![DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA](/img/default-banner.jpg)
- 356
- 577 142
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 15 มี.ค. 2020
Why establish another research and capacity development institution? Is it going to replicate what others are already doing? What is the uniqueness about this institution? What is the added value of creating this new organization? Why would people be excited about it?
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Dr Cabdullaahi Maxamed Ciise.
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Dr Cabdullaahi Maxamed Ciise.
มุมมอง: 57
วีดีโอ
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan [2].
มุมมอง 1229 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan [2].
Hoggaan iyo Dowladwanaag | [2] Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi).
มุมมอง 8212 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hoggaan iyo Dowladwanaag | [2] Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi).
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Xildhibaan Barfasoor Maxamed Xaaji Axmed.
มุมมอง 12014 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Xildhibaan Barfasoor Maxamed Xaaji Axmed.
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Barfasoor Mascuud Wehliye.
มุมมอง 6016 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Barfasoor Mascuud Wehliye.
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Wasiir Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi).
มุมมอง 8819 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Wasiir Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi).
Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Caldullaahi Xaaji Dayib
มุมมอง 18719 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Caldullaahi Xaaji Dayib
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Sheekh Cabdulqaadir Soomow.
มุมมอง 17321 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Sheekh Cabdulqaadir Soomow.
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan
มุมมอง 166วันที่ผ่านมา
Hoggaan iyo Dowladwanaag | Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan
3/3 Wareysi | Iskudawaynta Dhirta | Dr Maxamed Mustaf Macsari
มุมมอง 13514 วันที่ผ่านมา
3/3 Wareysi | Iskudawaynta Dhirta | Dr Maxamed Mustaf Macsari
2/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye
มุมมอง 64314 วันที่ผ่านมา
2/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye
2/2 Waraysi Sheekh Usuuli | Waxbarashada Diiniga iyo Maaddiga.
มุมมอง 13721 วันที่ผ่านมา
2/2 Waraysi Sheekh Usuuli | Waxbarashada Diiniga iyo Maaddiga.
2/3 Wareysi | Iskudawaynta Dhirta | Dr Maxamed Mustaf Macsari
มุมมอง 12921 วันที่ผ่านมา
2/3 Wareysi | Iskudawaynta Dhirta | Dr Maxamed Mustaf Macsari
1/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye
มุมมอง 1.3K21 วันที่ผ่านมา
1/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye
1/3 Wareysi | Iskudawaynta Dhirta | Dr Maxamed Mustaf Macsari
มุมมอง 227หลายเดือนก่อน
1/3 Wareysi | Iskudawaynta Dhirta | Dr Maxamed Mustaf Macsari
3/3 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Maxamuud Maxamed Guuleed (Gacmadheere).
มุมมอง 1.3Kหลายเดือนก่อน
3/3 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Maxamuud Maxamed Guuleed (Gacmadheere).
2/3 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Maxamuud Maxamed Guuleed (Gacmadheere).
มุมมอง 1.4Kหลายเดือนก่อน
2/3 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Maxamuud Maxamed Guuleed (Gacmadheere).
Waraysi | Taariikhda Saxaafadda | Wariye Cagta Xaaji
มุมมอง 6Kหลายเดือนก่อน
Waraysi | Taariikhda Saxaafadda | Wariye Cagta Xaaji
1/3 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Maxamuud Maxamed Guuleed (Gacmadheere).
มุมมอง 1.4Kหลายเดือนก่อน
1/3 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Maxamuud Maxamed Guuleed (Gacmadheere).
2/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Xil. Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone).
มุมมอง 359หลายเดือนก่อน
2/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Xil. Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone).
Doorasho, Xisbiyo iyo Mustaqbalka Soomaaliya Cabdi Baafo
มุมมอง 1.3Kหลายเดือนก่อน
Doorasho, Xisbiyo iyo Mustaqbalka Soomaaliya Cabdi Baafo
1/2 Waraysi Sheekh Usuuli | Waxbarashada Diiniga iyo Maaddiga.
มุมมอง 485หลายเดือนก่อน
1/2 Waraysi Sheekh Usuuli | Waxbarashada Diiniga iyo Maaddiga.
1/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Xil. Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone).
มุมมอง 598หลายเดือนก่อน
1/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Xil. Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone).
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐆𝐞𝐞𝐥𝐥𝐞 | Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib
มุมมอง 36Kหลายเดือนก่อน
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐆𝐞𝐞𝐥𝐥𝐞 | Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib
Soojeedin | Qamadiga Soomaaliya Ma Lagu Beeri Karaa? | Jeylaani Cabdullaahi Cismaan
มุมมอง 16Kหลายเดือนก่อน
Soojeedin | Qamadiga Soomaaliya Ma Lagu Beeri Karaa? | Jeylaani Cabdullaahi Cismaan
2/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Garyaqaan Cumar Maxamed Cabdulle ( Cumar Dhagey).
มุมมอง 496หลายเดือนก่อน
2/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Garyaqaan Cumar Maxamed Cabdulle ( Cumar Dhagey).
The history of Somali civil society after 1991 | Dorethe appels
มุมมอง 1.3K2 หลายเดือนก่อน
The history of Somali civil society after 1991 | Dorethe appels
TAXANAHA TAARIIKHDA MADAXWEYNE AXMED SIILAANYO
มุมมอง 7952 หลายเดือนก่อน
TAXANAHA TAARIIKHDA MADAXWEYNE AXMED SIILAANYO
2/2 Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Salaad Cismaan Rooble
มุมมอง 7602 หลายเดือนก่อน
2/2 Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Salaad Cismaan Rooble
2/2 Waraysi | Taariikhda jabhadaha | Qoraa Xuseen Khaliif Jaamac.
มุมมอง 2.8K2 หลายเดือนก่อน
2/2 Waraysi | Taariikhda jabhadaha | Qoraa Xuseen Khaliif Jaamac.
Sh baqdadi alle ha xfido❤
Muuqaalku waa mid aad u faa'iido badan lkn music-ga ka dhaafa.
Aad baan uga helay ganacsadahan runtii waa khibrado aan laga gayoon karin. Lkn waxaan aad uga xumahay dadkeeni hal abuurla laha in dalal shisheeye ka faidaystaan ayadoo dalkeenii hooyo ka qatan yahay!? Ganacsatadu eed ku maleh "Dal ba.aw yaa ku leh "
Ninkaan soo kiiyiri maaha shacabka muqdisho oo madaaciif ay Ethiopia kugaraacayso oo muqdisho naftooda ugala baxsaday dalxiis bay aadeen
Eldoret wa xagee
kiinya
Tuugan sow mahan kii dhahay dadka reer muqdisho xagsy bax yey afgooye u aadeen iyado amxaaro duqeyn ku barakicisay
Listening to this podcast while studying Geology at NAU. May Allah make it easy for me to complete my degree and return to my homeland to contribute to its development and create job opportunities for my fellow Somalis. Allahayow ii fududee
Somaliland wala aqoonsanaya Adna xamar inay ku hayso bal aan aragno
Barnaamijka nuucaan ah oo aadka u qiimaha badan waxaa daawatay within 2 years 7 kun oo qof kaliyah halka arinmaha malaayacniga ah iyo qabyaalada aay million viewers hellaan😢😢😢
Aad ayd u mahadsanthy dadku waxay u qaybsamaan xoolo dhaqato iyo xooloraacato mrkaas dad xoolohoogu way kwarhyaan dadna way raacaan uun mraku neefku xanuun soo rito ayey arkaan
Ecoutez l histoire d un ancién
dad u dhintay anigaa arkay, nin aan aqoono iyo gabar aanan aqoon weliba isku gobol ayay ku dishay, waa halis
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Adigu maxaad ka helaysaa hortaa ayaa lagu hungobaye kuwa hungoobey uguma horaysid
walaanan Siyaasi Soomaaliyeed ka dhageesaneen Hogaamin iyo sida umad loo Maamulo, saa kuligiin waad bahaantihiin mna lihidin Mabaadi Siyaasdsadeed oo wadaniyadi hormuud u tahay, ee iska sheekeye awowayal.. waad ku fashiltaneen Maamulka Umadaan Soomaliyeed!
Maxaa diiday in dib loo soo celiyo warshada sokorta iyo suufka iyo galeyda,tomatada
Allahu akbar masha allah ada umahasantihiin dhaxal reeb
Runtaa waaye dadka ciida iyo xayawaanka wato oo la soo galayo,waain uu sheego si loo kontaroolo.
14kaa shir ee la galay ee fashilmay ee uu dhaxeeyay hogaamiya kooxeedyada xagee bay ka kala dhaceen. Ii faa'iideeya.
KEE SUGAYA TAAGEERO MUQDISHO AY KA WAAYEEN GARSOORE SALOOL IYO GARYAQAAN MAYKAL MARYAMA IYO HANTIILE CALI NUUR ?
KEE SUGAYA TAAGEERO MUQDISHO AY KA WAAYEEN GARSOORE SALOOL IYO GARYAQAAN MAYKAL MARYAMA IYO HANTIILE CALI NUUR ?
Ustaad cadow
Iskuul macalim jaamac wuu shaqeeyaa ustaad
Maasha Alaah
Qofkaan fartiinta ay dirirayso, waxay ubaa hantahay qalab iyo mirro abuur.
Kani Guulwade Kacaan ah ayuu ahaa
Ninkan waa lagu qaado dambiyadii uu ka galay shacab ka ree Muqdisho 2007-2009 kii
Aniga iuo ninkaan isku reer baanahay wlhi waxa uu kamid ahaa ragii jariimada soomaali kagalay ee itoobiyanka kuso hugamiyy
Somaliyeed ninkaan yuu idiin sumeeyn, dhaqaatiirta cuduradda sida goonida ugu takhasusay aniga kafiican ayuu lataafan yahay. 1-Laabjeega ama Gastric waxaa lagu ogadaa baaritaan dheer, isku midna ma aha 2- Sanboorka ana allergy usna waa sidoo kale. Ninkaan waa dadka Qaxada qaba dadka feeraga ka guba, Gastric Subag idaad siiyo, Sanbuurka kaadi ari dadka sanka ugu shuba.
Ninkaan xogtiisu kuma socoto qaab taariikh ku jaan go'an ama sidey xogta u soo kala horeyso. Yacnii dhacdo dhacday 10kii bisha buu ka bilabaya markaas buu mid dhacday 5tii bisha ku soo xirayaa taas oo marin habaabineyso sidey dhacdoonyinka u soo kala horeyaan.
Ninkaan xog badan ma haayo.
Mashallah barnamijkan aadban uga helay. Wll nooso badi waraysiyadan.😊
Gacmadheere Waa Soomaalidii Xalaasha ahayd ee aan Munaafaqada iyo xinta aqoon. Qabyaalad , isir nacayb iyo xaqiraad indhala' waa waxa halkaan nadhigtay.
kan ma soomaali sax ah ah miyaa hhh
Weriye Cagmadhige Waa Weriyaha kaliya ee aan Taageero Codkiisa, Weriyaha ii labeeyana waa Xeydara....
Wariye Cagmadhige 1996 ciyaarihii Olympic aduunka ee atlanta Georgia usa 27years a go ayaa iigu danbeysay long time waagaa dhalinyaro ayuu ahaa waa salaamey saaxiib
This interview of president of Djibouti City was 54% guessing analysis of somalia 4.5 tribal war solutions, which means Mr Gale the president of Djibouti something better than nothing else interview with self hiden political road self interest database
MASHALAAH WARIYE MAXAMED AXMED XAAJI CAGMADHIGE
War wixii lasoo dhaafay waxaa ka muhiimsan tan maanta lagu jiro ee u baahan dib u heshiisiin dhaba yaa loo bahan yahay waayo qabiil iyo colaad in laga xoroobo waa suragal iyo siyaasi qaldan oo ah mid u shaqeeya dawlada shisheeyo iyo mid Dan shaqsi u shaqeeya
Waa qofkii ugu xogogaalsanaa ninkaan Gacmadheere😮
1984 baad dhammeysey, balse aniga waxaan dhammeeyey Dugsi sare 1982 ( Secondary school Lafoole).
Waxaa la yiri taariikhdu dib ayey isusoo celisaa "the history repeats itself". Barnaamijkan taxanaha Xogta Shirkii Carta ee 2000kii runtii casharro badan iyo tusaalooyin taariikhi ayaa noogu sugan dhallinyaro iyo waayeelba. Waxaana ka mid ah waxa laga baran karo: 1_ wuxuu ahaa shirweyne u furan cid kasta oo ay ka qaybgaleen Culimo , siyaasiyiin iyo odoyaasha dhaqanka iyo shacab rag iyo dumarba leh. 2_ waxaan ka qaybgelin oo keliya ama iska diidey Jabhadihii ama Warlords kii dawladda dumiyey. 3_ waxaa shirka diidanaa Ethiopia oo weligeedba aan oggolayn dawladnimo Somaliyeed iyo Warlods kii ay gacansaarka la lahayd. 4_ khilaafka siyaasadeed ee ka dhex jirey dawladdii lagu soo dhisey Carta 2000kii iyo tabardarrideeda. 5_ dhammaan qodobadaasu waxay tilmaamayaan maanta baahida loo qabo shirweyne qaran iyo dibuheshiisiin siyaasadeed gaar ahaan markaad eegto khatarta ay ku jirto madaxbanaanidii iyo midnimadii iyo wadajirkii dalka iyo dadka.
H
Waa baranamish faa.ido badan cagmadhige waa wariye qiimo badan noo badiya barnamishyada sidan oo kale ah
Cagmadhige waxa uu aad ugu fiicnaa ka soo gudbinta ciyaaraha ee garoonka Stadio Muqdisho siiba Ciyaarihii Gobolada. Waxa uu ahaa qofka ugu degdega badan xagga hadalka. Dhinaca xayaysiinta Ciyaartoda waxa ugu fiicnaa Warye Cawke AUN.
Waxan barnaamijkan dhaxalreeb ka codsan lahaa inay baadhaan qofkii ugu horeeyay ee somali ah aqoon saxaafadeed Barta sidoo kale axmed cali askar in waraysi laga qaado waa muhiim
Afsoomaaliga xumada kas mey katahay
Mashallah dr ali
Sheekh Usuli dhibaatada jirta waa Nabi Maxamed (CSW) waxaa uu inooga tagay Diinta suuban, sunadiisii iyo Axaadiis. Waxaa soobaxay niman carabta u badan oo buugaag badan, iyo sharciyo ay islaam ku sheegen dad badan oo soomaalida ka mid tahay qaateen. Bugaagtaas in kamid ah waa iska soo horjeedaan. Wadaadkastana waxaa uu ku leeyahay keeygaa saxan, oo xataa wadaadada kale waa gaaleysiinayaa. Umadda soomaalida carab waqti 500, 600, 1000 sano kahor fikradiisa qoray ayey sax u maleeyaan waana qalad. Tusaale ahaan qofka khamiis gishto somalida waxay dhahaan wadaad. Maba oga in wadaad lagu noqdo cilmi labartay ee khamiis uu yahay dhar laxirto oo carabta gaalada ah ay xirtaan. Naagaha Soomaalida inta badan youtube ka ayey aad ugu xiran yihiin qoskasta oo aayad quraan akhrinkaro ayaga waa u wadaad. Waana ogtahay in dhawaan naago badan oo somali ah online Quraan ilmo u barid lahu dhacay. Naagaha soomaalida Qabiil iyo diinta waa lagu dhacaa waayo waa unugulyihiin.
Hantida qaranku maahan inaad rumaysatid inuu yahay wiilka somaliland adiga eygaaga
Dhegaysta beentooda kuwan neceb somaliland