CAGAFTA BEERAHA IYO QALABKA WAX LOOGA SOO SAARO - BILOW MASHRUUC GUULAYSTA! 🇹🇷

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ธ.ค. 2022
  • suuqaturkiga.com/consulting/
    Foomka Latalinta iyo iibinta qalabkan buuxi qofkii raba inuu maalgashado mashruucan!
    Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/sGK95
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/Zakariye127

ความคิดเห็น • 80

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +27

    zakariye.com/balan/
    Qofkii Raba mashruucan inuu Maalgashado Foomkan ha buuxiyo. Like saar Muuqaalka.

    • @sacadmawliid7459
      @sacadmawliid7459 ปีที่แล้ว

      Zxp sakariyow umissa ayuuh ku ka cayaa qiimaha cagafta dhul diyaarinta

    • @alhudaquraancenter1635
      @alhudaquraancenter1635 11 หลายเดือนก่อน

      Qiimaha cagafta beeraha kaso hadal sakariyow

    • @mrdallace4499
      @mrdallace4499 2 หลายเดือนก่อน

      Walaal zakariye cagaf ayaan ubaahanay hadaad iga caawin karto ama igu xer quf iga caawin karo

  • @farhiyoaliwarsame3695
    @farhiyoaliwarsame3695 ปีที่แล้ว +2

    In aad sheywalbo qiimahiisa u ogaano iyo qarashka aan heeysano ineey iskeenayaan awal waxkasto qiimahiisa waad noosheegi jirtay waxaadna tahay dhiiri geliyaha umada somaliyeed illaahey khrye haku siiyo we love u

    • @abdirauf7948
      @abdirauf7948 ปีที่แล้ว

      Linka kalaxarir walal for more information

  • @mudalibhaarin5542
    @mudalibhaarin5542 ปีที่แล้ว +5

    Waa riyadayda taas insha allah

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 ปีที่แล้ว +11

    Asc salaan ka bacdi ninka macalinka ama inosoo gudbiya waxyaalo muhiima wuxuu u qalmaa one Milons 💗💗💗💗

  • @axmedculusow1906
    @axmedculusow1906 ปีที่แล้ว +5

    AQOON AYAA MUHIIM AH WAXAA KA IMID MAGAALO BEERELEY AH QORYOOLEEY ANIGA WAXAA MUHIIM AH MARKA HORE CILMIGA BEERAHA IN LA BARTO.

  • @AH78078
    @AH78078 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ma Sha Allah

  • @halimaHussain_
    @halimaHussain_ ปีที่แล้ว +13

    Asc wll Alle hakugu abaal gudo Janno runtii waxyaabaha aan kaa faaido ma ahan wax yar Mahadsanid inbadan.

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah walal guleso 👍👍 isoo boqo inshaallaah walalkey 👈💯💯💯💯

  • @sahalabdiladif3517
    @sahalabdiladif3517 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal zakariye

  • @anasibrahim5278
    @anasibrahim5278 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @inasayid8791
    @inasayid8791 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah Tabaraka Allah walal khayr badan Allaha kusiiyo walal sual ayan wataa hadad inad iga jabato aad u daneynaya hadad kari karato
    Walal Dhul aan daneynayay inan bero ka sameysano waxa la ii shegay geed Garan waa la dhaho ama geed yahuded inuu qatay dhul kii inad maqadhay gedakaa dhibatada uu dadka ku hayana wan filaya siiba somali galabed waxa Talo ah ma iga siin karata ama malaga yaba gedakaas waxa lagula dagalami karo inan heli karo khayr allaha kusiiyo bal arinataas waxa iga soo dheh

  • @user-yy1gi9ld9u
    @user-yy1gi9ld9u ปีที่แล้ว +1

    Oky

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah habo

  • @mudalibhaarin5542
    @mudalibhaarin5542 ปีที่แล้ว +1

    Good job

  • @abdirisakhussein9114
    @abdirisakhussein9114 ปีที่แล้ว

    Masha allaha
    Sakariye idinka shaqaysanaysaan yaad wadanka ku soo kordhiseen horumar fiican waxaan idin leeyahay hanbalyo
    Waxaan ahay beeraley
    Cagaftii waan haystaa ee tii abuurka galayda iyo sisinta falkana ku daraysay
    Diyaar ayaan u ahay

  • @sumayaabshir4909
    @sumayaabshir4909 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah wallaal qiimo macquul haday yihiin waan u bahanahay

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah qof ku doonaya in yar in yar ma uga qaadan kartaan lacagta

  • @jamalabdi3900
    @jamalabdi3900 ปีที่แล้ว +3

    Waan saaray likta

    • @halwomohamed3766
      @halwomohamed3766 4 หลายเดือนก่อน

      ASC walaal ii qir téléphone kaaga qalab baan u baahnahay

  • @laarih8549
    @laarih8549 ปีที่แล้ว +3

    Zak coz insha allaah Waan buuxinayaa waanna kula soo xiriirayaaa. Mahadsanid

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah walal soo dhowow

    • @engcabdirisaaqaxmednuur385
      @engcabdirisaaqaxmednuur385 ปีที่แล้ว

      @@ZakariyeCaawiye
      Asc wll inaan kula soo xidhiidho ayaan rabaa halkeen kaala soo xidhiidhaana

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว

      Walal form ka Linkiga ugu sareeya nagala soo xidhiidh adoo detail ku reebaya

  • @mohamedshoeb4091
    @mohamedshoeb4091 ปีที่แล้ว +1

    Eng Riga ama makiinka lagu soo saaro biyaha dhulka kujira ilaa 200 oo mitir biyaha kasoosaaro maheleysaan

  • @YasiinJimale
    @YasiinJimale ปีที่แล้ว +1

    Zxp Hadaa ibsado waxa lobahanyahay markab cashuur ilaa somaali

  • @dalmar4709
    @dalmar4709 ปีที่แล้ว +1

    Walaal halke kala soo xidhiidhna

  • @abdulahimohamedweheliye90
    @abdulahimohamedweheliye90 ปีที่แล้ว +1

    Assc.sakeriye c/lahi anigaa doonaya canasta iyo qalabka muhiimka u ah beeraha sida yaambada, Kan burburiya, Kan abuura
    Kan Sima, Kan wanjalka, Kan Jara balka Isla markaana xirxira

  • @m.cabdirashiid2442
    @m.cabdirashiid2442 ปีที่แล้ว +1

    Mashruucyadan oo kale inoo soo badi

  • @QoslayeYare-th1fb
    @QoslayeYare-th1fb หลายเดือนก่อน

    Sakriyow meesha aad jogtana nooma sheegin lambar kaagana ma aadan so raacin , xageen ka tixracna?

  • @user-nu8tu5sg9f
    @user-nu8tu5sg9f 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waan ubaaxanaxay wll

  • @garyaqaanmansuur4372
    @garyaqaanmansuur4372 ปีที่แล้ว +1

    Walaale Solar irrigation system ayaan danaynayay hadii aad muuqaal noocaan ah nooga soo samayn lahayd Cid nagala talisana aad inoo tilmaami lahayd aad baanu kuugu mahdin lahayn

  • @alielmishire5131
    @alielmishire5131 ปีที่แล้ว +1

    Asc ilasoxariir bro

  • @Mooyan186
    @Mooyan186 ปีที่แล้ว

    Chuma mubarak

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 ปีที่แล้ว +2

    Ruqiyo office subskreb isara walaheyga somaliyed 🇸🇴👈😁💯

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj ปีที่แล้ว +1

    Siid cidna kuu garanmeeysee Af soomaali u bedel walaal Adigoo mahadsan

  • @ibraahim2427
    @ibraahim2427 ปีที่แล้ว

    ok

  • @user-dl8tx2od1f
    @user-dl8tx2od1f ปีที่แล้ว +1

    Beer ilaa 100 hektar ayaan haaystaa balze uma awoodo qarash

  • @salasabuukar908
    @salasabuukar908 10 หลายเดือนก่อน

    Asc. Mid cajiinka lagu shrdqo malahan miyaa

  • @user-ez2iu3gv1z
    @user-ez2iu3gv1z ปีที่แล้ว +1

    Asc hooyo waxa aanrabaa in aan su aal ku weydiiyo markaa
    Hooyo number kaaga iisii

  • @mukhtaarmaxamed2679
    @mukhtaarmaxamed2679 ปีที่แล้ว

    Waa imisa cagafu

  • @saleebaancismaanhaibe1399
    @saleebaancismaanhaibe1399 ปีที่แล้ว

    Isosheeg

  • @naadiyamaxamuud6756
    @naadiyamaxamuud6756 ปีที่แล้ว +3

    wllo zakeriye weli waan la cadibanahay domain flippingkii ma jirtaa meel aan kaala soo hadlo oo aad iga caawisid wllo mahdsanid .

  • @najiibhazan6734
    @najiibhazan6734 ปีที่แล้ว

    Waa imisa qiimuhu

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 ปีที่แล้ว +1

    Qiimaha sooraaci

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 ปีที่แล้ว +2

    Runtii wan jelahay beraha iyo marwaliba dakeyga wax kaso sarto lkn qarasha la aan ayan ahay yahadee dhalinyarada mal galinhee

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms ปีที่แล้ว

      Adigu is maal gali inader oo intood yara shaqaysato shere gasho markay ilaa 200kun oo dollar kuu noqoto bilow mashruucaaga adigoo kaashanaya khubaro beereedyo

  • @mrdallace4499
    @mrdallace4499 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal sideen ku helaa cagafta beeraha daruuri ayaan u ahay

  • @abdirahmanabdilahi2630
    @abdirahmanabdilahi2630 ปีที่แล้ว +1

    Whats appkaaga wll si aan kuulasoo xiidhiidhno

  • @gabarmuqdisho3078
    @gabarmuqdisho3078 ปีที่แล้ว

    Walal sidee ku heli karaa telefon kaaga kaaga soo xiriiro

  • @enggahayr7743
    @enggahayr7743 ปีที่แล้ว

    Wll qiimaheedu waa imisa

  • @najaxnuura186
    @najaxnuura186 ปีที่แล้ว

    Sakariyaw qalabkan cagaf walba macnaha cagafyadii hore ee lagu qodanjiray malagu xidhi karaa mise waa cagaf gooniya

  • @cabdulahiilyaas364
    @cabdulahiilyaas364 ปีที่แล้ว

    Makiinada digirta jalowgeeda guraysay ayadoo geedka digirta wax ugaysaneynin

  • @fay5183
    @fay5183 ปีที่แล้ว +1

    Please sidaan Somaliland u keeni karaa machine ka calafka u googooya geela

  • @saleebaancismaanhaibe1399
    @saleebaancismaanhaibe1399 ปีที่แล้ว

    Whatsab

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 ปีที่แล้ว +2

    Qiimahooda maxaad inoogu soo dul dhigiweyday.

  • @abrahmanahmek2197
    @abrahmanahmek2197 ปีที่แล้ว +1

    30 kun 😃😃😃
    War wakuwan 🇩🇪 🇦🇹 🇳🇱 ka buxa iyako 6000 iyo 8000 dadkeenu maadama oy dad dabaqada dhexe ah ubadan yihiin waxa fcn ina alaaabaha jaban Ee tayada leg uso gudbiso
    ✌️

    • @ac-cy7wy
      @ac-cy7wy ปีที่แล้ว +3

      Xaqiiq waaye wan kula qabaa xata Italy ban ku arkay ayagoo 3000 ilaa 5000

    • @abrahmanahmek2197
      @abrahmanahmek2197 ปีที่แล้ว +1

      @@ac-cy7wy ha wll 30 kun marku idha waxa laga yaba mid 8000 awoodey inu kasi cararo oo yaabo ba de
      Sida kale xog fcn wu so gudbiya Sheekhu Ee halka Preis ka un dib ha u eego Incha Allah

    • @ac-cy7wy
      @ac-cy7wy ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad dadka isku wada mid maaha sad ka dhawjisay Horatio waan kula qabaa aniga iyo inta caqliga u saaxibkaa wll waayo wax ka hoseeyo 10.000 wa macquul lkn 30.000k macquul maha qof beer qotana ma heli karo lacagtaas

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +7

      Walal Market Qiimo kasta walaga helaya waa qodob!
      Waxaa nala soo xidhiidhay dad kuwaa qiimaha jaban laga gaday oo cilad ku timi!
      Markaad iibsatid Cagaf modelkeedu 1988 yahay oo duug ah engine gaboobay - awood 50 horse power iyo kasii yar. Gear geedu 4 yahay Saacadii aan 20km jari karin iyo waxyaabo badan oo kale dancan 5 kun iyo 8 kun ba waad ku heli balse naftaada ayuun baad khiyaami ama lugoyn adoo indho lacag kaliya ku fiirinaya!
      Qiimayaasha aan xusnay 10 kun ilaa 30 kun waa cagafyo 75 horse power koodu yahay, 2006 wixii ka dambeeyay modelkoodu yahay 12 Gear le ah. 30im saacadii jaraya.
      Markaa walal dadka yaan lahodin wax jaban oo tayo lahayn waa waxa wadankeena daawo dhacday kareem tauo xun raashin dhacaya loogu soo gado.
      Wax qiimo leh oo qofka Mustaqbal dheer dheef u leh wax u dhaama majirto.

  • @lakimatan6176
    @lakimatan6176 ปีที่แล้ว

    USA wax laga ibsan karo xagee kahelnaa qof noga shekeyo

  • @baarexashi1465
    @baarexashi1465 ปีที่แล้ว +3

    mahad sanid wll

  • @maxamedfiifa7323
    @maxamedfiifa7323 ปีที่แล้ว

    wan uba hanay meqa waye

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid

  • @mudalibhaarin5542
    @mudalibhaarin5542 ปีที่แล้ว

    Waariyadayda

  • @maryamaruunchanel
    @maryamaruunchanel ปีที่แล้ว +2

    Waxwalba oo jeceshahay allaha kusiiyo wll subscribe iisaar