Riigaga Biyaha ee Turkiga Warbixin Dhamaystiran ($65000) 🇹🇷

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2021
  • Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeAbdullahiAli
    Waxaan booqday wershada lagu soo saaro Riigaga ceelasha ee wadankan Turkiga.Qofkii rabba iibka Riigagan ha igala soo xidhiidho emailkan hoose
    suuqaturkiga@gmail.com
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/Zakariye127

ความคิดเห็น • 151

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  2 ปีที่แล้ว +44

    Fadlan muuqaalkan Like saar wakhti iyo dhaqaale ba waa qaadatay diyaarintiisu wixii iib riigagan ah Halkan igala soo xidhiidh ( suuqaturkiga@gmail.com )

    • @souheibyoussouf7382
      @souheibyoussouf7382 2 ปีที่แล้ว

      Fadlan wll qaybta buskud yada noo so dondon

    • @user-sd8ez1nf3n
      @user-sd8ez1nf3n 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll zakariyoow machinada si lacagta yar soo bandhig sida tii sisinta sameyneysay oo kale kuwa lamid ah aad ayuu usoconaayaa waxa kugu tixan waa dhalin sxp

    • @engmohamoudhassan3044
      @engmohamoudhassan3044 2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid hawl muhiim ayaad soo qabatay

    • @hadliye1144
      @hadliye1144 2 ปีที่แล้ว

      Mashalah wll ka 65000 ah msrks lisu wada geyo riga iyo budhiga iyo gadhiga wa imisa?

    • @saidhajinour2271
      @saidhajinour2271 2 ปีที่แล้ว

      Qiimaha mud pumpka iyo awoodiisa, iyo air compressor, different sizes and types of drill bits maxaad u qiimayn weyday ilayn lagama maarmayo e

  • @aliyusuf4910
    @aliyusuf4910 2 ปีที่แล้ว +4

    inta aan youtuber arkaayey waxaad tahay dadka ugu faaiidada badan ee umada wax tara جزاك الله خيرا

  • @alihajiayanahmed9352
    @alihajiayanahmed9352 2 ปีที่แล้ว +4

    Wall Khair badan Alle ha ku siiyo wa dhalinyarada somaliyeed sidas o kale ba loga wada bagan yahay intii laga shekeynlaha qabil iyo qaran dumin ,wa in wax dadka iyo dalka anfaca o hor u mar leh sidas lo sheega shacbka somaliyeed jazak Al Khair wall .

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 2 ปีที่แล้ว +12

    Good job zakariye marwalbo waxaad soo gudbisa aqbaarad ka ganacsiga hore usoco nin dhalinyaro oo dadkiisa horemar lajecel baad tahay information ka iyo fursadaha lagu shaqeysankaro aad ayuu u fiican yahay qalabka kaluumeysiga kasoo haddal beeraha hore ayaa u dhageystey kaluumeysiga iyo xoolaha kasoo haddal insha Allah.

  • @abdulahi1800
    @abdulahi1800 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa warbixin qabyo ah!
    Ado mahadsan totalka mid kasta sheeg. biraha,gaadhiga iyo guuud ahaan mid kasta lacagtiisa

  • @cabaasxuseen7659
    @cabaasxuseen7659 2 ปีที่แล้ว +13

    Waxaa fiicnaalahay
    In dad badan ay lacag isku daraan
    Kadibna loo dhiibo dad aamin ah
    Oo lagu caawiyo caawiyo dadka abaaruhu saameeyeen

  • @oldsomalisongs8026
    @oldsomalisongs8026 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wall Qali dedaalka iyo videoyada quruxda badan ee aad noosoo gudbinaysid

  • @aidarousmeirane9471
    @aidarousmeirane9471 2 ปีที่แล้ว +5

    Rabi hanaga dhigo kuwa ka faaiidaysto

    • @abdillahisheikhmohamednour5319
      @abdillahisheikhmohamednour5319 2 ปีที่แล้ว

      As wlaal zakariya mid kii baroobada ahaa soomali loo soo qaaday jawaabtiisa ayaan kaa sugeeynay

  • @marymoabdulkadir6804
    @marymoabdulkadir6804 2 ปีที่แล้ว +5

    Wll ganacsiyo hablaha ay samen karan lcg macqul ahna lagu bilabayoinoga faiide 2000 -5000 thnks

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah sxb Sakariye Allah yaxfadak waa information wanaagsan

  • @ciisehaji7616
    @ciisehaji7616 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wad dadaashay waa wax lo baahan yahay insha Allah yakun kheyr

  • @abdullahinoor1724
    @abdullahinoor1724 2 ปีที่แล้ว

    Zakariya Abdullahi Ali
    MASHA ALLAH
    Wlhi waa shaqo aad & aad umuhiimsan howsha aad uhayso umadaada soomaaliyeed,
    Thanks dear bro.
    Go forward❤👏✌👍👌👈

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha-allaah wallaal horay u soco, riigyadda waxay ilatahay goboladda ay ku xirantahay laakiin Soomaaliya waxaan isdhahayaa meesha ugu dheer in au tahay 300m in biyaha laga heli karo meelaaha kale 100 iyo ka yar waaye qaasatan koonfurta

  • @getto10
    @getto10 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaka allah kheyr

  • @abdiazizibra2998
    @abdiazizibra2998 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid, mudane

  • @apdohakim1650
    @apdohakim1650 2 ปีที่แล้ว +2

    Msha AllAH zakaria halyay .

  • @asadsom324
    @asadsom324 2 ปีที่แล้ว

    Well done. Jazaakallaah

  • @matoorh94
    @matoorh94 2 หลายเดือนก่อน

    Baarakallah walal fikirkaaga caawinta ah

  • @abshiradam4836
    @abshiradam4836 2 ปีที่แล้ว +5

    Midka 2500 ah kaliya biyaha miyaa mise Oil and water waa loo adeegsan karaa? Sxb suaashaan jwb teeda ayaan ubaahanahay adoo raali ah

  • @Jamadeeble5665
    @Jamadeeble5665 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid saxiib sakariye runtii waa xog muhiim ah

    • @fadumo4024
      @fadumo4024 2 ปีที่แล้ว

      Aad bay qaali uyihiin welib dhoofintiina waa gaar dawlad uunbaa iibsan karta iyo Taajiriinta
      Mashaa Allaaah dalkeenaa ubaahan kan ugu yar wallaal kan yar meelaa biyuu ka dhawyihiin waxma ka soosarayaa

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad aad u mahadsan tahay

  • @husseinduale1380
    @husseinduale1380 2 ปีที่แล้ว

    Great job thank

  • @somalipatriot7160
    @somalipatriot7160 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah wll mahadsanid

  • @enghassanchannel3951
    @enghassanchannel3951 2 ปีที่แล้ว

    Thanks my bro

  • @mohamedabdukerim7607
    @mohamedabdukerim7607 2 ปีที่แล้ว

    Good job god bless you

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsanthy wllo zakariye

  • @engmohamuuddableofficia
    @engmohamuuddableofficia 2 ปีที่แล้ว

    Thank you pro

  • @aliyusuf4910
    @aliyusuf4910 2 ปีที่แล้ว

    شكرا لك اخي الكريم

  • @somalia5019
    @somalia5019 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 ปีที่แล้ว +1

    Good job 👍 sxb

  • @abdukadirismail2133
    @abdukadirismail2133 2 ปีที่แล้ว +8

    Wa kusalamay Wll zakarie, Ado mahadsan 3da Riig qiimayaashooda Guud Noosheeg markii Aad Xisabisid Waxkastu ubaahanyahay riiga+ Shipping cost noso raaci Thanks.

  • @hodanmohamud6923
    @hodanmohamud6923 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah, Mash Allah

  • @ayanleozmanade3574
    @ayanleozmanade3574 2 ปีที่แล้ว

    Keep going 💪

  • @abdiomar908
    @abdiomar908 2 ปีที่แล้ว +2

    zakariye shaqo wcn baa qabatay wll mcn waa riigagan waa qaali markaad ufiiriso kuwakale ee suqa yaala Chinese kay sameeyan baa ka adkaysi badan kana awood badan kana qiimo jaban wxn rajaynayaa inad mar china nagusoo boqan doontid

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว

    Nolow wll zakariye alle haku barakeeyo Wll

  • @shaficijimcale6120
    @shaficijimcale6120 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah wlle

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 2 ปีที่แล้ว

    MAASHA,ALAAH WALAAL WAAD KUMAHADSANTAHAY SIDA AAD INOOGU SOO WARANTO HADAANU NAHAY UMADA SOOMALIYEED

  • @mohed7950
    @mohed7950 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shaqo wcan ayad qabatey.

  • @ahmedi_zakid
    @ahmedi_zakid 2 ปีที่แล้ว

    Illaahay hakaa jazaa'i siiyo wll

  • @ofindhe1117
    @ofindhe1117 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa qaali kuwa ka Jaban ayaan hayna

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว

    Thanks for sharing wllo lakin was so expensive

  • @mohaade7622
    @mohaade7622 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @cabdirashidwarsame6620
    @cabdirashidwarsame6620 2 ปีที่แล้ว

    Asc zakariye adeer maashaa alaah aadbaan kuugu farxay waxaan ahaa macalin quraanka ee crashid warsame laascaanood

  • @aidarousmeirane9471
    @aidarousmeirane9471 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walahi waa wax horay loo arag

  • @harun7450
    @harun7450 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsenid walaal

  • @MOHAMEDIBRAHIM-wy5gs
    @MOHAMEDIBRAHIM-wy5gs 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @Mass998
    @Mass998 2 ปีที่แล้ว +1

    Models-ka Baabuurta iyo mileage kooda iyo awooda Baabuurta horse power ahaan MA Nala wadaagi kartaa fadlan? Shukran

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 2 ปีที่แล้ว

    Mashllah Jzkllah

  • @gedikhadar9300
    @gedikhadar9300 2 ปีที่แล้ว

    Mansha.allah

  • @molisalmis9618
    @molisalmis9618 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadbad u mahadsantahay wa warbixin aad u qimo badan

  • @maxamudcali1340
    @maxamudcali1340 2 ปีที่แล้ว

    Waan kaaga mahad celinayaa warbixinta Zakaria waa loo baahnaa warbixintan

  • @mahdihaashi5015
    @mahdihaashi5015 2 ปีที่แล้ว +1

    I already contacted you about the RIIG 150 up to 200 meters

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaaaaah zxb

  • @SOOMAALI_ENTERTAINMENT
    @SOOMAALI_ENTERTAINMENT 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsantay walal

  • @abdisamadmohamed2361
    @abdisamadmohamed2361 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo aad iyo aad baad u mahadsantay. Shaqada wacan ee aad noo heyso. Mahadsanid

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @abdillahisheikhmohamednour5319
    @abdillahisheikhmohamednour5319 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlaal zakariya riigii yaraa ee baroobada soomaliya loo soo qaaday ma shaqeeyay adoo mahadsan

  • @cabdiraxmaanxassan9287
    @cabdiraxmaanxassan9287 2 ปีที่แล้ว

    wallaal naga sii faahfaahin mashruuca digaaga

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 2 ปีที่แล้ว

    Mnshllh warbixin aad u wngsan

  • @siciidjamaalsalafi2252
    @siciidjamaalsalafi2252 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll waad mahadsanthy hadda wxan bilaabay plantingka guriga markaa waxan rabaa inaad iisheegto greenhouska ugu jaban

  • @hassanmhd1570
    @hassanmhd1570 2 ปีที่แล้ว +1

    Good news

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 2 ปีที่แล้ว +4

    Sxboow yurub ayaaba ka raqiisan runti asiga oo gaari moodal danbo ah saaran oo lixdan kun ah aniga ayaa arkay runti kunbut ah sedax gurubo uu wataa 50 xabo ayuu wataa biraha lixda mitir ah

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 ปีที่แล้ว

      Waa si wanaagsan walal nala wadaag noo faa’idee halkee macaamiisha Soomaaliyeed ugu hagaagi karaan qiimayaasha xogta iwm.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      Celis miyaa? mise cuseyb?

    • @dhugashowacan7030
      @dhugashowacan7030 2 ปีที่แล้ว

      Wll dadka uga faa iidey oo lawadag zakariye hasoo gudbiyee

    • @darwishka5669
      @darwishka5669 2 ปีที่แล้ว

      @@ZakariyeCaawiye Asc Sakeriye walallala Waan kusalaamay walalalal waxaaan rabay suaalo kanacsi oo ku aadan dalkiiye xagee kaala sooxidhaa

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @haaruunhaaruunmacruuf9420
    @haaruunhaaruunmacruuf9420 2 ปีที่แล้ว

    Asc sxp zekeriye mishiinada siliga sameeya ee wadanka turkiga information naga soo sii noocyadooda iyo qiimahooda adoo mahadsan sxp

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 2 ปีที่แล้ว

    Sxb sakariye Abdulahi waad ku mahaddantahay arintani

  • @mubarakjamac3506
    @mubarakjamac3506 2 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsantahay walalo

  • @axmedguray3218
    @axmedguray3218 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllo kan ugu yar markuu isku dhanyahay wax waliba u dhanyahay imisa ayuu noqon karaa

  • @cabdinasir5600
    @cabdinasir5600 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll wan uso diyar garoobeynaa dad dhalin yaro ah aya nahayee cidaan jeebkeda wax ku ognahayna wan kula so xiriirineynaa si uu dhigeysto kanshadan

  • @ahlusharafchannel8425
    @ahlusharafchannel8425 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll waa mahadsantahay
    Wllo waxaan rabaa mishin biyah cusbada ka reeba

  • @mahadabdifatah5293
    @mahadabdifatah5293 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Sxb maclumadka aad inaga sisay

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub4342 2 ปีที่แล้ว

    Shaqo wanaagsan baad qabatay In kabadanna waa kaa sugeeynaa mahadsanid

  • @daauuddaahirclaahi
    @daauuddaahirclaahi 23 วันที่ผ่านมา

    Qof africa jooga riig 300m ku filan sababto ah africa madama qorax fican haysato roobkedana uu ficanyahay waxba yun isku daalin 600m 1km 2km oo riig ah 😇👍🏾

  • @ilyaasmohamed8836
    @ilyaasmohamed8836 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal
    Waxaad nala wadaagtaa machines ka daabacaadda qaabilsan nuucyo badan ayuu leeyahay sida kan boorarka lagu daabco, kuwa ID Cards ka lagu daabaco iyo kuwo kale oo badan, xog inooga keen walaal qaliya mahadsanid

  • @maxamedabdirahman2552
    @maxamedabdirahman2552 2 ปีที่แล้ว

    Wlahi waad asiibtay inbadan ayaan rajaynayay barnaamijkan

  • @maryamamaxamed2262
    @maryamamaxamed2262 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll sakariye waa gabar walaashaa ah oo joogta somali wll ilaah baan kugu dhaarshee iisoo jawaab
    Wll waxaan kaarabaa qof somali ah oo alibaba ushaqeeya.
    Waxaan doonayay in aan wax kadalbado alibaba markaa waan isfahmi waynay . Wll intaa igu caawi

  • @herifmr5430
    @herifmr5430 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyeey gaar ahaan reer GEDO iyo reer HIGLOOLEY jaaliyada halagato riigagaas oo bulshada biya la aanta halagasaaro higlooley waxay ka tirsantahay soomaali galbeed. Shiilaabo..

  • @ykhalid182yusuf6
    @ykhalid182yusuf6 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa qaali 35000 Finland Ana ku hayna

  • @mahamoudismail7717
    @mahamoudismail7717 2 ปีที่แล้ว

    Good Job. Mahadsanid

  • @khaliifoos
    @khaliifoos 2 ปีที่แล้ว

    Waadku mahadsantahay tahay sxb

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 2 ปีที่แล้ว +2

    Investmentika wa jeclahy lkn waxa muhim ah waxa lamalkashana in lafahmo.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 ปีที่แล้ว

    Guulayso idam alaaa maxaa.wax dhulkeenu ubahnaa meeshan kabuuxa barri ba biyo la.aani haase zxb

  • @axmeddheeg2234
    @axmeddheeg2234 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan qiimaha oo dhan
    Inta uu Ku iman karo Hargaysa..noo sheeg.
    Isagoo isku dhan

  • @ayanleozmanade3574
    @ayanleozmanade3574 2 ปีที่แล้ว

    M.sh

  • @sacdiyoahmed5402
    @sacdiyoahmed5402 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal waxaan daawaday muqaal aad Soo galisay 11bilood ka hor aad Soo galisay oo ah mashiin dharka lagu talo Marka walaal in wax kaawareysto Ayaan rabaa please walaal intee kala so xiriiraa mahadsanid

  • @ubuuxamzaalqoryooliy2972
    @ubuuxamzaalqoryooliy2972 2 ปีที่แล้ว

    Hada ka hor waxaan kaa maqleyso adigoo leh qiimaha midna waa 10000$ kan kalne 3000$ kan 3000 shaki yer ayaa iiga jira lkn. Kan 10000 waa hubaa ee maxaa is bedeley

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan labarkisa ayan ubahanahy

  • @qader1519
    @qader1519 2 ปีที่แล้ว

    Runtii qiimayaasha riigaga ee turkey ga waan raadinayay waadna ku mahadsan tahey. Email kaagas waan kaala sooxidhiidhi . Lkn suaal , ma riig cusubaa mise waa kuwo celis ah oo lasoo isticmaalay

  • @burjilibax
    @burjilibax 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Insha Allah kula so xiriri
    Wxn raba ka 600 mtrs ah

  • @MohamedOSMAN-dp2pz
    @MohamedOSMAN-dp2pz 2 ปีที่แล้ว

    Aquaponics information ayaa aad logu bahan yhy sooraadi qiimaha lagu sameynkaro

  • @ganacsadeguure8909
    @ganacsadeguure8909 2 ปีที่แล้ว

    Sxb ninkii aan hayn lcgta laakiin shaqa taga shirkaduhu waxa ma dayminayaan

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 2 ปีที่แล้ว

    Shukran walal laakiin cashuurtiisu waxay noqonayso maad sheegin marka somaliland oo kale laga dejinayo.

  • @omiirahoney2141
    @omiirahoney2141 2 ปีที่แล้ว

    Waxan kugu Abaal gudno garanmeyno Allah KU Xifdiyo in Badan Waliba

  • @beautiful.chanel8801
    @beautiful.chanel8801 2 ปีที่แล้ว

    Sxb waxan raba qalabka dahabka lagu baro

  • @shaaciyeshowshaaciyahwaxak9935
    @shaaciyeshowshaaciyahwaxak9935 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb wiishka shubka dabaqyada qiimihiisa so ogaaw

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 2 ปีที่แล้ว

    Illahay madaxda soomaalida xaqa ha tuso soomaali haraad u dhinta lama arkeen hadii gobol kasta dhawr xabo loo iibsho

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 2 ปีที่แล้ว

    Sxb 20010 ilaa 20015 moodalka riiga walaa gaariga hadii doonto waxaa ka hagee meel ka dheer waxa uu wataa sistam sida suunka uxiraneeso oo sida gacanka geemka laga ciyaaro camal ah hadii toonta leebooyinkiisa sxb

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 ปีที่แล้ว

    Thanks for that good job keep it up 👍

  • @caliciise9743
    @caliciise9743 2 ปีที่แล้ว

    wall wad ku mahadsanthey xogtan aad noo so gudbisey

  • @hadliye1144
    @hadliye1144 2 ปีที่แล้ว

    Oky

  • @najibhussein4524
    @najibhussein4524 2 ปีที่แล้ว +1

    somalia meel biyaheeeda ilaa 1000mitir gaarayso miyaa jirta