Barnaamij Mashiinada Riiga Ceelasha biyaha lagu qodo $4500-$6000 Turkiga 🇹🇷

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 มิ.ย. 2021
  • Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeAbdullahiAli
    Muuqaalkan waxaan idiinku soo gudbinaya labo mashiin oo ah kuwa Riiga ceelasha lagu qodo iib na ka ah wadankn Turkiga. Si ay uga faaidaystaan qalabkan ganacsatada Soomaaliyeed qofkii iib ahaan u danaynaya emailkan ha igala soo xidhiidho.
    Consultzakariye@gmail.com
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/Zakariye127#Mas...

ความคิดเห็น • 314

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  3 ปีที่แล้ว +41

    Makiinadaha ceelasha Riiga ah lagu qodo
    Ma jeclayd beer aan 24 Saacadood biyuhu ka istaagin inaad ceel u qodo, ama ceelal waqaf ah deegaanka u hirgeliso. Wershad, hudheel/makhaayad ama Ganacsi biyo u baahan ceel u samayso. Hadaba aan kula wadaago labo mashiin oo aad u qiimo jaban ceelal riig ah kuuma qodi kara o Turkiga iib ka ah.
    Qofkii iib ahaan diyaar u ah InshaAllah email kan ha igala soo xidhiidho.
    Consultzakariye@gmail.com

    • @sakariyecalidiiriye2710
      @sakariyecalidiiriye2710 3 ปีที่แล้ว +1

      Qaabka loo isticmaalo inaad volg ka soo samayso ayaa fcn sida loo barto

    • @idirisabdirizackahmed5319
      @idirisabdirizackahmed5319 3 ปีที่แล้ว +2

      Intee mitir ayuu qodi kara riigan yat

    • @xidigahaqubrus1193
      @xidigahaqubrus1193 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc mas uul sidee kula so hadli karaa sakariye arintan aniga ayaa daacad u ah

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 3 ปีที่แล้ว +4

      Kani waa wax yar, 10-20 meter wax ka badan ma qodi karo; waxaa loo baahaan yahay riig weyn oo qodi kada 400-500 oo meter ugu yaraan.

    • @libanfarah6682
      @libanfarah6682 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah Zakiriye wad mahadsan tahay xogta kusaabsan matoorada

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 ปีที่แล้ว +20

    Waxaan ka baxay 1986 secondary school Technical for four years muqdisho Qaybta dayactirka mishiinada guud waxaan ka soo sheqeeyey warshadihii dalka sida warshadii bacaraminta qaybta farsamada ayaan joogay company talyaani ah ayaa aad wax iii sii baray 6 sano ladib warshadii sonkorta ee mareeray ayaa la ii badalay
    Hadlka waxaan ka wadaa hadii aynu is caawinno oo farsamayaqaanadii hore iyo kuwa hafa jira aynu soo ururino is kaashano Mishiinadan iyo kuwo kalaba waynu samaysan karaa

    • @kafiayousuf4587
      @kafiayousuf4587 3 ปีที่แล้ว +1

      xaqiiqah

    • @madaxdagsimedia7916
      @madaxdagsimedia7916 3 ปีที่แล้ว

      Waa sidaa ee ha fadhiisan

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 ปีที่แล้ว

      @@madaxdagsimedia7916 All ready qurbuhuu xamaal wakhtigii igaga lumay waan isku deyey in dad badan oo aqoonyahano ah aan la xidhoodho xitaa dhowr jeer oo aan dalka tegay waxaan la kulmay Engineero lkn madaxda dalka xunkunta ayaan u soo jeedin wax qabad

    • @jasrakay4594
      @jasrakay4594 2 ปีที่แล้ว

      Walaal maa helaya borta bluketiga

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

      @@jasrakay4594 ma buliteki mise waxaad u jeedaa machine ka sameeya

  • @Qarnijoog
    @Qarnijoog 3 ปีที่แล้ว +13

    Markii Ceel Kaas Lagu Qodo Matoor Masaaran Karaa Sida Ceelshaha Riiga
    Teeda Kale Tubadaas Yar Yar Uun Miya Mise Waa Tuba Kasta
    Tan Kale Tubada Le Miyu Ku Egyahay Balaca Weyninka Mise Wuu Ka Balaaran Yahay Dhinaca Afaka Aniga Waa Ii Muhiim Waayo Waan U Baahanaha Wax Uun Ii Faah Faahi

  • @nuraali6419
    @nuraali6419 3 ปีที่แล้ว +19

    Waxaa loo bahaan yahaay inta aad ka tagin turkiga in aad no soo baandhigtid qalabka beeraha ee kala duwaan insha allaah

  • @mohamedaidid8710
    @mohamedaidid8710 3 ปีที่แล้ว +4

    Thank you brother very informative video

  • @girremahamed5451
    @girremahamed5451 2 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah Tabarakaala, Zakariya your doing very good job

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc Thanks brother good program 🙏

  • @AhmedNurXaafid
    @AhmedNurXaafid 3 ปีที่แล้ว +4

    Welldone wax fiican baad wadaa adeer keep going

  • @awdiiriye8580
    @awdiiriye8580 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa kanal aad u qiima badan nolasha soomaalida wax ka badalaayo

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha alllah Waa qalab aad uu qiimo baden bulshada anfacaya’’
    Waxan ahey beerolay Degaanka Aan joogo biyahU aad bay uu dhowyihin’ Waxaana lagu gaadha inta uu dhaxeysa. 5Mite ilaa 15Miter’’ Per miter price Waa 20$ ila 25USD. Ceelka dhamayska Tirin Marka laguu qodo Waa lacag gaadheysa 240$ ILA 250$...
    Fafen River
    Jijga Somali galbed

    • @cabdiraxmanxasan6238
      @cabdiraxmanxasan6238 11 หลายเดือนก่อน

      Walaal shirkadaas rabaa ma heli karaa number shirkada ceel qodaysaa

  • @xaqiiqohadaltv
    @xaqiiqohadaltv 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaal guuleeyso waan kugu dhiiragalinaa sidaad mar walba nooga soo gudbisid waxyaabaha faadidada ah, waxaan kaa soo salaamaa Jowhar Somalia.

  • @abdirisaaqguled4318
    @abdirisaaqguled4318 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid zakariya

  • @adanmohammed594
    @adanmohammed594 3 ปีที่แล้ว +9

    Motor saran baan arka 230v 7,5kw 2hk ma ahan mid awood u yelan dona in uu qodo ceel 100m ah waxa iman dona. Cilad motor ka ah. Oo ah in uu kululado overloed iyo overhet macquul bay ahan lahayd 15kw whith axelmoter

  • @nuraali6419
    @nuraali6419 3 ปีที่แล้ว +5

    Scw mansha allaah biyaha waa important degmada xudun ee gobolka sool biyahu waay dhowyihiin miterkii $25 ayaa lagu qodaa

  • @ridwaanxasan7207
    @ridwaanxasan7207 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wllo zakariye

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid waa macluumaad muhiim ah

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran sakariye

  • @mona.ismail
    @mona.ismail 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah zakariye

  • @hiddentreasure1508
    @hiddentreasure1508 3 ปีที่แล้ว +5

    Mash Allah, Allah haku barakeeyo waxaad abaartay meeshii ay baahida ugu badan ka jiryaye

  • @Dhisidanafta
    @Dhisidanafta 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha alllah

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaa Allah

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 ปีที่แล้ว +2

    Jzk Qayran zakariye Habo keep going and be carefull

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abowe

  • @yusufmohamed9868
    @yusufmohamed9868 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @ayoubyassin9030
    @ayoubyassin9030 3 ปีที่แล้ว +1

    Sakariye cabdilaahi nin qiima badan baa tahay alle haku sharfo inder

  • @makeracistsafraidagain2700
    @makeracistsafraidagain2700 3 ปีที่แล้ว +1

    Very good idea Mashallah

  • @farhansaed5548
    @farhansaed5548 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaw Alla waa wilki gobta aha ilahow ku bad badi Mansha allah alla wacanida oo wanagsan Ida waxad u so ban dhigta wa yabaha lo bahanyahay iyo inta ugu yar ee business lagu bilabi Karo qof walibahunguriyagalay iyo sidi uu shaqo geli laha. Noolow yaaqeey matoradas wa lo bahan yahay si ad ah baardheere meeqa lagu geynaya

    • @user-jj8jj2yp5i
      @user-jj8jj2yp5i 3 หลายเดือนก่อน

      Walale bal aniga ayaa markasto kuxidhan ciwaan dib ufiiri uu kahadlay waxas aad kahadleysid

  • @asadabdallah4733
    @asadabdallah4733 3 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA’ALLAH RUNTII WAA BARNAAMIJ WAX KU OOL AH QEYR ALLAH KU SIIYO WAA KA FAA’IIDEYSTAY AAD BAA U MAHADSANTAHAY

    • @abdisamadaadan4284
      @abdisamadaadan4284 2 ปีที่แล้ว

      Masha alaha
      Waan u baahanaahy
      Lambarkaaga noo soo qor
      Waan kula soo xidhiidhaynaa

  • @Syfyany
    @Syfyany 3 ปีที่แล้ว +6

    Your guidance is very helpful and convincing. And the method that you follow is a method that gives the person reassurance of your words, what you explain to him to the viewer. Continue your style and I am sure that you are hardworking, honest and love the best for everyone

  • @mucammarmahat7666
    @mucammarmahat7666 3 ปีที่แล้ว +1

    It's very good 👍 I like it

  • @suugaan
    @suugaan 3 ปีที่แล้ว +3

    TALLO IYO DIGNIINO
    asc wll sakariye waa fursad fiican kolayna qaab nololeedka umada soomaliyeed wax ka badali karta una horseedi karta isbadal dhaqan dhaqaale khayr badan aad ka faaidi karto lkn fikirkayga mostly newly innovated technological materials including technical equibment are inspired by due its sustainable business benefits including maintenance and supply macnaha companyada agabyadan sameeyeeya faaiido dhaqaale ayaa ugu jira oo ka baxsan iibka agabka waxaa ka mida dayactirka iyo walxaha/ashyaada ay joogtada ugu baahan yihiin oo aanay la'aanteed shaqaynayn ku darsoo shirdaha iyo warshaduhu waxay awooda saaran qalabkoodu inuu noqdo mid u gaara makiinadwalba agab gooniya ku shaqayso oon helistoodu fudadyn iyaga mooye tusale saliido ugaara dhuxulo ugaara CARBON RODS iyo sensors waliba hightly complicated ah taas macnaheedu waxa weeye inay kuwii sameeyay makiinaduhu ay macaamiishooda maalaan sida xoolaha.
    HADABA MAXAA XAL AH
    marka aad soo iibsanayso agabyo suuqa ku cusub ama casriga la jaanqaadaya noloshaada uga maarmayn ama gabacsigaaga waa inaad la macaamiisha 1. shirkad xafiis ku leh ama agency meesha aad joogtid ama meel kuu dhaw ood gaadhi kartid
    2.agabkaad iibsanayso waa inuu registered yahay macnaha warrant leeyahay hadaanay applicable ahayna atleast waa inaad direct shirkada ama verified agent kasoo gadataa
    3. inta aanad agabka maalgalin ku samayn waa inaad analysis samaysaa sida affordability accesska reliability sustainability iyo alternative competitors price iswaydiisaa.
    4. waa inaad buuqa yaraysataa hadii aad ku khasaarto ama ay noqon waydo sidaad ka filaysay shayga aad iibsatay adoon talaabooyinka raacin
    5. waa inaad ilaahay ugu mahadisaa haduu agabku rabitaankaaga buuxiyo umadana la wadaagtaa.

  • @sacadsheekh1521
    @sacadsheekh1521 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa aallah xoogo miihiima aayad soo guud biisay mahad saaniid wll

  • @abdikhadijo7498
    @abdikhadijo7498 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalkeya soo dhowow

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 3 ปีที่แล้ว +5

    Does that price include shipping & taxes?

  • @abdihakimmohamed3851
    @abdihakimmohamed3851 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. London

  • @hamzaofficial1325
    @hamzaofficial1325 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlh ManshaAllh wll
    Qaaliya

  • @mci7052
    @mci7052 3 ปีที่แล้ว +13

    $150 per meter in Sool Region

  • @samiyaabdi4444
    @samiyaabdi4444 2 ปีที่แล้ว +2

    Zakariya we reached water in Burco at 200 or some areas at 300 do they have machines for that ?

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว +1

    Zakariye abowe waan ku salamay

  • @abdiwalimohamud1270
    @abdiwalimohamud1270 3 ปีที่แล้ว +1

    Zakaria walaal asc aad iyo aad aya umahadsantahay for the important videos, lkn qiimeenta waxa kuso darta tubooyinka riiga (complete set ) noo soo qiimee walaal thanks

  • @ibrahimshow3206
    @ibrahimshow3206 3 ปีที่แล้ว +2

    Insha alh wan rajeynayah inan beer beerto

  • @abdifatahahmed4127
    @abdifatahahmed4127 3 ปีที่แล้ว +1

    wllow waxaan rabaa iga caawisaa qalabka lugu qodo dahabka waxaan jooga good dahab ka laga qoto lkn dadku waxay ku qotaan gacmahooda waxayna aad ugu rafaadsanyihiin qaabka ay ku kala saarayaaan dahabka iyo dhagaca iyo kadib marka ay meel ku tuhmaan ma ahystaan qalab casri ah oy ku qotaan cagaftuna waa qaali plz howshaas igu soo warceli

  • @absheefilfil1840
    @absheefilfil1840 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxb waxaan u baahnaa in aan helo information about like 300m a powerfuly ah soo plse let me know any suggestions or inf

  • @mos1954
    @mos1954 3 ปีที่แล้ว +1

    Waadmahadsantahay walaal

  • @haajiabdi7914
    @haajiabdi7914 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalah

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 3 ปีที่แล้ว +1

    Degmadda lafoole biyaha meeqa mitir aa lagu gaaraa?

  • @ramadanmaxamed7319
    @ramadanmaxamed7319 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @caamirtv9464
    @caamirtv9464 3 ปีที่แล้ว

    Asc kabtan waxaan rabaa inaad shirkadaha systems ka solar ka inaad warbixin inaga siiso walaal siyaan korontada guriga uga marano

  • @safiyomahmedahmed4593
    @safiyomahmedahmed4593 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wll mahadsanid sida aad inola wadagtay

  • @husseinabdalla3287
    @husseinabdalla3287 3 ปีที่แล้ว

    Asc km walaal makinadaha side lagu helaa qaabkesa logu qodaa tan kale rigu sow magaabna

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc walalahy qali fadlan iso boqoda 😊😊

  • @hooyohamda9596
    @hooyohamda9596 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll sakariye wll waxaan doonayay in aad ka soo hadasho aday jiraan scholrship pilot ah dhinacaa iyo turkiga wll

  • @huwraar6120
    @huwraar6120 3 ปีที่แล้ว +2

    sxb sare waxaan rabey inaad soo bandhigtid qalbka dhismah sida machineska interlockyada qimohooda iyo waxyabaha kale ee laxareero dhismaha madaamo wadanku dhismo raqiis ah ubahanyshey

  • @abdinaasirhassan9668
    @abdinaasirhassan9668 3 ปีที่แล้ว

    Wll zakariye shukran
    Waad sheegtay qalabka lagu qodaayo iyo tayadoodaba
    Waxaad sheegtay sida loo ogaanaayo meesha biyuhu ku jiraan
    Hadaba sidee loo ogaankaraa biyaha meesga ku jiraa siday noqon karaan macaan iyo dhanaan ama adayg intaan hawsha lagalin shukran wll

  • @nuuradiinkamaludiin1964
    @nuuradiinkamaludiin1964 3 ปีที่แล้ว +1

    Sakariye

  • @maxamuudqooje8069
    @maxamuudqooje8069 3 ปีที่แล้ว

    Zakariye Abdilahi bro shaqo aax u wanaagsan baad haysaa khayr badan alaha ju siiyo waxaan ahay arday Soomaaliyeed oo barta maadada beeraha waxaan aad ugu faraxsanahy sida aad dadaalka ugu bixinayso inay umada soomaliyeed harumarto

  • @mohamedaddehassan1081
    @mohamedaddehassan1081 3 ปีที่แล้ว

    Wll Zakariya Makiinadda Waa Qodad Kaliye Aaway Wixii Gunta Ceelka Geli Lahaa Sida Kayska?

  • @mustafehayaan8529
    @mustafehayaan8529 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal waxaan jeclaan lahaa inaad qalabka beeraha oo dhan aad noo soo ogaato ( whole sale agriculture equipment) waad mahadsantahay

  • @nucmaanahmad6172
    @nucmaanahmad6172 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc zakiriyow waal waxaan doonayaa link in aannkulawadaago shaqo abuur somaliland iyo somaliya ood halkan kasiideysid halkeen kugusoodiraa

  • @mos1954
    @mos1954 3 ปีที่แล้ว +2

    Kuwan waa ceelasha dhawdhaw ee Auger Drillers ah laakin noosoobandhib up to 500 Meters .

  • @RaadReebProduction
    @RaadReebProduction 3 ปีที่แล้ว

    Wall Kay Mohamud ßoocame nin culus ßaan arkaa legend ✊✊✊✊🙏🙏

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 ปีที่แล้ว

    Mamo alah ku barakeyo zakariyow nin wax tar leh ayaad tahay

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad adigoo mahadsan, Solar war naga soo sii.

  • @khuuriye
    @khuuriye 3 ปีที่แล้ว +1

    Cagafta Beeraha Iyo Mashiinka shiida Caleenta Hadhuudhka

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 3 ปีที่แล้ว +2

    Hargaysa keen oo weliba xayaysiis ku samay anagaa soo iibsane wll

  • @mustafcali6347
    @mustafcali6347 2 ปีที่แล้ว

    Thanks bro waxa noo soo ugaataaa saacada lugu baaro macdanta gemstone ka ah

  • @daaniyahali6295
    @daaniyahali6295 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc walaal maloo isticmaali kara meel biyaheeda ugu yaraan 100 meter lugu gaaro maxaysa u ficnayn in meelaha dhaadheer sida meeshaan ookale

    • @sakariamohamedyousuf
      @sakariamohamedyousuf 3 ปีที่แล้ว

      Wllo hadii 100m ay gaadhan wxa kor u kacaya cost uu kaa cunayo mishiinka sido kle wxa hoos u dhacaya awooda mishiinka biyaha soo qaadaya

    • @daaniyahali6295
      @daaniyahali6295 3 ปีที่แล้ว

      @@sakariamohamedyousuf Tnx

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 3 ปีที่แล้ว

    Asc wallaal sakariye waan daneeynaya shaqaalaha ku shaqeeynayo main aanturkiga la kaxeeyo miyaa?midakale isbayrka xageenka keenayaa fadlan isoo kawaab

  • @abdurahimahmedmuhammed4440
    @abdurahimahmedmuhammed4440 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dadka waa anfacday

  • @maxamedali992
    @maxamedali992 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad qof engineer ah miyey ubaahan yihiin mise qofka training ayaa lasiinaa kadibna wuu isticmaalaa

  • @cabdikarinaxmed2549
    @cabdikarinaxmed2549 3 ปีที่แล้ว

    Sakariye wll video waxaa ka soo sameysaa Qalabka macdanta lagu baadho Jahaaska sool baan jogaa sidee ku heli karaa mahadsanid masul

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 3 ปีที่แล้ว +1

    *AADBAAD_U_MAHADSANTAHAY* Aaad baan ugu Baahnaa Information kan

  • @baraarujiyahanafta9461
    @baraarujiyahanafta9461 3 ปีที่แล้ว

    Wll waxaad mowduuc nooga soo diyaarisaa sidee loo gadaa sawirada aad qaaday plz and plz

  • @abdirashiidaliarale1628
    @abdirashiidaliarale1628 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll qalbkan wan ubahahy ee halkee kaalasoo xariira

  • @AliMohamed-zo9dy
    @AliMohamed-zo9dy 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wll.
    diameter waa meeqa.

  • @saladohasan5844
    @saladohasan5844 3 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha ka abalmariyo.

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed9988 3 ปีที่แล้ว

    Zakariye Adeer waa kuu mahadnaqaynaa adiga iyo waalidkii wax ku soobarayba

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 2 ปีที่แล้ว

    ZAKARIYE,,,,BARNAAMIJYADIISA WAX DHAAMA LAWAA WAAN KAAGA MAHAD CELINAYAA HAWSHAA AAD WADID
    MADIYAARSANI LKN WAAN KULA SOO XIDHIIDHI

  • @rodaegeh1079
    @rodaegeh1079 3 ปีที่แล้ว

    Asc Hargeisa meel u dhaw biyo waxa lagu gaadhaa 400 meters please ma heli karaa midkaas

  • @abdulkadirisse85
    @abdulkadirisse85 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waamahad santahay xogta muhiimkaa oo nalawatagtay

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 3 ปีที่แล้ว +1

    Maridijex area $300 per miter

  • @cawaalesogsog6997
    @cawaalesogsog6997 3 ปีที่แล้ว

    Bocame sxb wan ku salamay form hargysa cawaale

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว +2

    Haa warka noo dhamaystir matoorku waa meeqa biruhu lagu gurayo waa meeqa qaadista boosaaso ama Barbara waa meeqa halkii mitir meeqa birod ama caag baa lagu guraa kan aad na tustay dalooliyaa la dhahaa

  • @hortigarte7035
    @hortigarte7035 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalayaal waa mahadsantahiin waxka Barta meelaha aad joogtaan
    Sida sakariye mishimada yaryar ee ii natusay waa muhiim iyo warshadsha fudfudud oo dhan fiirsha oo Laga faa iidaysanaayo waa hor Mar weeyo
    Fudud

  • @malyundahiramiin989
    @malyundahiramiin989 3 ปีที่แล้ว

    Asc walayaal waa qaali nocan riga ah ama drill water loyaqan isaga kacasrisan kan walalken natusay qeyr alla siyee waa1000 dolar ila 2000 us dollar kafiiriya alibaba kuna qor drill water waxad arkeysa nocyo badan kan ugu jaban waa 1000 dollar wana kawanagsan yahay kan ka muuqda meshan

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว +1

    Zakariye aad baan kuu daawadaa 130 mitir baan rabaa kan 150 ah ma qodi karaa qalabka lagu arko in ay biyo meesha ku jiraan waa in lahelo oo sheegaysa inta mitir biyuhuhu jiraan waayo mar mar meeshii biyo lagama helayo birihii iyo caagagii meesha lagu gurayay meeye meeqaana ber mitir galaysa warbixinta oo dhamayso iran na sii si aan ugu soo diyaargarowno

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 3 ปีที่แล้ว +1

    *MAJIINADAN KALIYA WAXAY QODI KARAAN DHULKA JILICSAN SIDAA HALOOLA SOCDO*

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 2 ปีที่แล้ว

    Walaal dhulkeena waa dhul dhagxaan u badan Lama mid aha wadamada aad sheegtay ee afrikada kale Marka mashiinkan miyuu awoodaa in uu wax ka qodo dhulkeena siiba waqooyiga.

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 ปีที่แล้ว +2

    Birihii ama caagagii lagu guri lahaa meeqaa ku kacayso riigii caagagii ama birihii lagu guri lahaa iyo matoorkii lagukicin lahaa oohidaal ah kuli meeqaa ku kacaysa

  • @mariusstenersen5855
    @mariusstenersen5855 3 ปีที่แล้ว

    Waallo daynabada granfos 11 maxaa layga siinayaa

  • @nourmohamed2199
    @nourmohamed2199 2 ปีที่แล้ว

    Walaalow waxaan u baahanahay midda ceelka qoda iyo makiinada dhagaxa lagu qodi karo illaa 15 illaa labatan mitir

  • @mursalabdirihman3264
    @mursalabdirihman3264 3 ปีที่แล้ว

    ascw sakariye awlan mahadsanid
    kabacdi ii sheeg namber aan kaala soo xariiro
    waa rabaa alaabtaase

  • @Faarax_soomaali
    @Faarax_soomaali 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa fursad aadna wuu u jaban yahay

  • @yaasiinaadan7990
    @yaasiinaadan7990 3 ปีที่แล้ว

    Khsyr alla kusiiyo

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 ปีที่แล้ว

    Asc zakariye walaal. Jzk Qayran wax la isku Habo miyeey hay Aan walaal Turkish iska illaaliya. Feek” Ayeey dadka ka gadayaane

  • @Samakaabtv
    @Samakaabtv 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad ku mahadsantay war bixintan . Waxaan u baahnahay mishiinka beeraha lagu harameeyo ama lagu xagaafo sida caf yar oo kale u samaysan

  • @MaxamedRamadaan-mj4yo
    @MaxamedRamadaan-mj4yo ปีที่แล้ว

    Aniga ubahaan sakariye wll waxaan jooga xamar mugdisho sideen ku heli doona

  • @fairview125
    @fairview125 3 ปีที่แล้ว +15

    Dear Somalis, do your research before you buy anything. This machines look extremely weak for the high pressure needed to dig a well or borehole for at least 100 meters.
    If you take a look at the second machine ,that is supposed to dig a borehole of 200 meters, it will surely break apart due to the fact that the blades look too big and is cheaply welded. The drill bit is supposed to be made of one solid metal with no stress fractures.You need a tough drill with diamonds heads to penetrate the hard rocks. This one can work on 10 meters of soft soil or sand but it won’t work in Somalia where you need to drill through rocks to reach the water source

    • @mukhtaarmaxamed2679
      @mukhtaarmaxamed2679 3 ปีที่แล้ว

      Waa leebal

    • @YOONKA-BUULADATV
      @YOONKA-BUULADATV 2 ปีที่แล้ว

      But all of Somalia is not rock. There are 8 provinces with soft fertile land which is where i believe this machine would greatly contribute to.

    • @abdihakinahmedhassanwarfaa333
      @abdihakinahmedhassanwarfaa333 ปีที่แล้ว

      So what's your recommendations what about the second one

  • @khadab1220
    @khadab1220 3 ปีที่แล้ว

    halkee ugu dhaw oo lagala xidhiidhi karaa walaal talefanka shirkada mala helikaraa?