BEER IIB AH OO 14 HIGTAR AH LACAG YARNA LAGU RABO WAAXAA KA FAAIDEEYSAN KARO DADKA WAXTARKEDA YAQAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 มิ.ย. 2023

ความคิดเห็น • 62

  • @rashkaboy6148
    @rashkaboy6148 ปีที่แล้ว +13

    😂😂War saas dadka looguma shaqeyo beec wax iga dhin wuu leyahy, teeda kle chance niima hayo haku soo celcelin hadadan macamisha ina qanciso waqti uheyn mxaa shaqadaa usoo gashay

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 ปีที่แล้ว

      Wlh rashka waa runtaa qoftaan in wax la weydiyo ma rabto Inaa gadato lee rabtaa waa dalaal iyo dhaqankiisa

    • @dhaqankadiintaislaamka4935
      @dhaqankadiintaislaamka4935 ปีที่แล้ว +3

      Aniga waxaanba ka shakiyay in meesha qayaano ku jirto oo dadkeenan qurbaha joogo doqomo ay noomaleeyaan dadka dalkii joogo 😂😂 waraf iyo shimbiro war iskuma hayaan

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 ปีที่แล้ว +2

      @@dhaqankadiintaislaamka4935 waa runtaa wlh marmar waxee tiraahda dadka aad soo dirsaneysaan baa idiin quurin oo jaaniska idiinka fakiyo ee ani i wakiisha kakakk wax ka dheh heee

    • @safiyosayd7958
      @safiyosayd7958 ปีที่แล้ว +1

      Abaay canaanatoy aa la dhahaa gabadhan

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 ปีที่แล้ว

      @@safiyosayd7958 hahahaha sax waaye safiyo magacaa u heshay

  • @raxmoruun2312
    @raxmoruun2312 ปีที่แล้ว +4

    SaaS ha u hadlin jaanis u ma haayo waa qalad beecna waa Ku dar iyo ka dhin aadna waa hadal badan tahy hadalka yaree

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk raxmo abaayo qoftaan dadka dhan wee arkeen dhaqan keeda iyo dabeecada u qarsan

  • @fekermedia68
    @fekermedia68 ปีที่แล้ว

    Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran wll mhdsnd ❤❤❤

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂iibso kadibna halagaa qaado, anigu waqooyi ayaan ka iibsadey dadkuna way fiicanyihiin.

  • @darishore814
    @darishore814 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhi ugu horeysay dalaal noqotay

  • @Daqare666
    @Daqare666 ปีที่แล้ว +1

    ISKA JIRA BEERAHA AY GADAYAA BIIMAAL JARER.GALEDI WAA XALAL LAAKIN HADEY
    HABARGIDIR GADEYSO KA CARARA MARKIS.MARKIS HADAAD ARAGTO WAA BOOBKII OO LA BEECINAAYO

  • @user-fm8zi9yh8j
    @user-fm8zi9yh8j 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qurba joogto ayay moodaan inay Xisaabta aqoon mise dadka wadanka joogo ayaa Shilinka iyo dolarka aan kala garan waayo shilin soomaliga ku baa uweyn 1000 baa uyar fadlan dhaha 10000$ iyo wixii ka yar

  • @mohamudmohamed6875
    @mohamudmohamed6875 ปีที่แล้ว +7

    6000 oo doolar 1 hektar waa qaali aniga wadanka Zambia beer aan ku lahaa oo 50 hektara 8000 doolar ayaan ku iibiyey ceel gacmood 120 geed mirood ah 3 guri oo hal hal qola roobu 5 bilood xiriira ka dao Somalia dhulka maxaa qaali ka dhigay ma macdanaa ku jirta waa yaa banahay walahi ilahaahay ka baqa somalaay

    • @abdullahihagi7741
      @abdullahihagi7741 ปีที่แล้ว +3

      Sxb dadkaan waa waasheen, dhul beer waa in ay raqiis ahaato.

    • @mohammedabdullosman8583
      @mohammedabdullosman8583 ปีที่แล้ว +1

      Waali waaye bro

    • @Barakodiin
      @Barakodiin ปีที่แล้ว

      Aakhiro zamaanaa la joogaaa sxb mida kale somalia dhulkeeda oo bilaa nabad ah qaali

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว +1

      Soomaliya Waa wada qaali Dollar kay u maleeyaan inuu beer ka baxo imanige dhul Ceelasha ku yaalo $ 200 kun ayaa lagu iib sanayaa.

    • @sadiyogulled5663
      @sadiyogulled5663 ปีที่แล้ว

      Kaaga darane wax barasho maleh.

  • @ismailaden2627
    @ismailaden2627 ปีที่แล้ว +1

    Kan iibinaayo iyo midka kaa iibinaayo waa isla wada shaqeeyaan. Waxa aay furtaan dadka dibada joogo lkn kuwa gudaha way ka war haayaan

  • @abdikarinise2267
    @abdikarinise2267 ปีที่แล้ว

    Thanks gacalkeey

  • @abdinaasirmohamuud1445
    @abdinaasirmohamuud1445 9 วันที่ผ่านมา

    Dadka miyaa weysan meeleey lacagta geeyaan wuxu qaali badanaa

  • @yackir
    @yackir ปีที่แล้ว +1

    AMERICA BEER KUTAALO AYAA LEYGU YIDHI $2000/Hectare oo dowlada MAREYKANKA Lacag isiineyso ha sii aan tacbanayo.
    SOOMAALIDA WEYWAALANYIHIIN 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣😂😂😇😇
    Wiligiin baahi lee kujureysaan wallahi.

    • @user-km3fj5bj5s
      @user-km3fj5bj5s 8 หลายเดือนก่อน

      Adiga hada ma tabcatay beer tas 😂

  • @muuday6093
    @muuday6093 ปีที่แล้ว +1

    Quality waaya beer àan wabi u dhaween hadana intaa laguraba

  • @dhaqankadiintaislaamka4935
    @dhaqankadiintaislaamka4935 ปีที่แล้ว +4

    In aad adiga lasoo hadashay wax macno ah uma sameyneyso qofka rabo in uu gado sheyga uu rabo hadii aad tiraahdo uma noqon karo qofka wuxui fursad u helayaa qof kale oo fursad kaa badan haayo oo qeymaha qofka wax kurabo ugu keenaayo

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 ปีที่แล้ว

      Sax wlh inee ayada gadaneeso maka taqaanaa ayadi aaba ka horeyso taasna waxaa la ogaaday markaa dalaal adiga kaa socdo ii soo fiiri dhahdo wee gariiraayaan lol waala fahmay dhaqankooda

    • @mohammedabdullosman8583
      @mohammedabdullosman8583 ปีที่แล้ว +1

      Gabadha iyada ma milkiilaa ma dalaalaa ilaa hada shaqada ay heyso ma fahmin ganuunac lee ku jirtaa

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 ปีที่แล้ว +1

      @@mohammedabdullosman8583 aboowe waa dalaal balse iimaan li’i baahsan ee qabtaa. Waa soo dhigay dhulkaan ee gata waxba ha i weydiinina ee taagan tahay

    • @mohammedabdullosman8583
      @mohammedabdullosman8583 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanabdi580 walaashey markaad bulshada hortimaado oo wax gadeysid waa lagu weeydiina sabar ayaa lagaa rabaa hadaadan awoodin gurigaaga ayaa la joogaa qiimaha markeey dhaheyso waqti uma haayo inaan weeydiiyo marka dad wax raqiis uma raadineyso ee iyadaa shaqeysaneyso waa xanaaqeysaa kuleelka ayaa gaaraayo dadka qurbaha joogo dabaalo lacagta qashinka kasoo uruuriyo ayeey moodaan kuwa badan aan fiirsadaa kuli waa isku maskax liilive ayaa dhul soo geliyay markaska Caro madoowga waxaan ku dhahay dhanka Caro gaduudka 3 boos iiga soo raadi weliba meesha aan ka rabo waan u tilmaamay iyo qiimaha uu joogo dhul ayaan kuu haayaa meesha aad I weeydiisay 8000$ waxaan ku dhahay meeshaas 3000$ waaye waxuu soo duubay video uu leeyahay dadka qurbaha joogo xamar ma fahanso shidaalka lacag waaye waxaan ku dhahay bushkuleeti qaado

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 ปีที่แล้ว +1

      @@mohammedabdullosman8583 wlh beenta ma ahin isku mid waaye lkn ayadaa ugu xun cunugtaan ajmal la baxday

  • @darkskull9133
    @darkskull9133 7 หลายเดือนก่อน

    Diyaar waaye bertaan anaa rabo

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 ปีที่แล้ว +7

    Beer roobaad 6000 ma istaahisho, dambi waayana haddii laga dhigo boosas. Beer wabiga saaran ayaa 3000 illaa 4000 kun la gadaa.
    Kuwa wabiga ka dheer 2000 ay istaahilaan, mida laamiga saaran ee roobaadka biyo galeenka ah ama godka ahna 2500

    • @Taajiriintahada
      @Taajiriintahada ปีที่แล้ว

      Sxb anaa ubaahan mahelaa sxb

    • @abdullahihagi7741
      @abdullahihagi7741 ปีที่แล้ว

      @@Taajiriintahada haa wll dadka beeralayda ayaa loo diraa

    • @mohammedabdullosman8583
      @mohammedabdullosman8583 ปีที่แล้ว +1

      3500 ayaan ku arkay beer roob ah markaska u dhow😅

    • @abdourahman8231
      @abdourahman8231 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah wll dhanka somaliland dhulka ugu yar waa 10 kun oo dolar miyona maleh ila sadex boqol ba lagu gaadha ceelasha. Mashallah reer konfurka dhul jaban bay haystan Alleh nabd ha ugu daro

    • @abdullahihagi7741
      @abdullahihagi7741 ปีที่แล้ว

      @@abdourahman8231 dhulka beeraha Somaliland waa dhul dooxo biyaha maro laakiin dhulkaan hadda la xayeesiinni wabina maleh dooxana maleh ceelkana 30000 $ aa lagu qodi. Waxa ka bixi karo waa galay, masago iyo sisin.

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada ปีที่แล้ว +1

    Waraa adi 6000 lulahaa raali ahow

  • @amalelmi5882
    @amalelmi5882 ปีที่แล้ว

    Mahamud mahamed abowe isoqobo waxan raba inan kawaraysto Maal fadhiga sanbiya Pls

  • @muuday6093
    @muuday6093 ปีที่แล้ว

    Waxaan kawadaa qaali waaya

  • @BeeshaHubeer
    @BeeshaHubeer 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hectar maxaa laga wadaa geed miyaa laga wadaa

    • @fayecooking
      @fayecooking 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 waxan filaa inaad beeraley aheyn! Wax kasta cabir ayuu lee yahay sida saliid litir ama kilo /dharka yards ama mitir / dhulka asaguna waxaa lagu cabiraa hecter ama Jawaal !

    • @BeeshaHubeer
      @BeeshaHubeer 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@fayecooking beeraley waan ahay lkn maymaay ahay hectar mafahmeyno geed ukaseynaa haa jaawl waa maqley

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 6 หลายเดือนก่อน

    6000 kun aan wabi ku oolin waa yaab qof aan beero waxba ka Aqoon un baa lagu gada 👎

  • @citybern1493
    @citybern1493 ปีที่แล้ว +1

    Maashaalaah ❤️ ❤️ ❤️

  • @salasabuukar908
    @salasabuukar908 ปีที่แล้ว

    Wabiga meequu ujiraa abaayo

  • @fayecooking
    @fayecooking ปีที่แล้ว +1

    Dhul beereyd oo aan webi Marin 6000$ macquul ma aha 😮

    • @user-km3fj5bj5s
      @user-km3fj5bj5s 8 หลายเดือนก่อน

      Waa runta gabadhan dad key dhacaysa beer wabi saran ayaba intas iyo wax uu dhow la gadin

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว

    Beer baan ku soo koray

  • @dahirhassan4468
    @dahirhassan4468 ปีที่แล้ว

    Beer iib ah qofkii doonaya aniga haya oo 2500 hikterkii ah ku taalo balcad oo wabi ah

    • @libanayanle3954
      @libanayanle3954 ปีที่แล้ว

      Aniga ubaahan walaal war fcn iga sii 🤔

  • @dahirhassan4468
    @dahirhassan4468 ปีที่แล้ว +2

    Beer aan wabi marin ceelna laheynin baad rabtaa in 6000 lagu iibsado dadku iney aqli laheynin miyaad mooday wey kaa hoos baxday markale hala hor imaanin waxaan oo kale waa iga taalo

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 ปีที่แล้ว

      Talo wanaagsan ayaad siisay aboowe daahir

    • @dahirhassan4468
      @dahirhassan4468 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanabdi580 mahadsanad abaayo mcn

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 ปีที่แล้ว

      @@dahirhassan4468 u wlc walalo

  • @MsAbdikani
    @MsAbdikani ปีที่แล้ว

    Ma dhulkan ayaa dhoobay ah? Abaayo beenta ma fiicno. Dhulkaan waa caro cad ee runta sheeg oo ilaahay ka cabsp.

  • @user-km3fj5bj5s
    @user-km3fj5bj5s 8 หลายเดือนก่อน

    Beer wabi saran ayaba intas la gadin ee dadka ha dhicina 👎

  • @Seatbelt120
    @Seatbelt120 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa kugu filan inaad dhahdid intaas lagu rabaa inaad adiga qiimo kula heshiisid maaha oo qiimo goosid waxay noqaneysaa beec musmaar