Ruwaayadii Lacala, Jayte Iyo Ilkacase. A.H.N

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Ruwaayadii Lacala, Jayte Iyo Ilkacase. A.H.N
    #SUBSCRUB #SHARE #LIKE #COMMENT

ความคิดเห็น • 663

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 4 ปีที่แล้ว +528

    2020 iyo jiilka Ka dambeyo like Sara Alaha unaxaristo jeyte iyo lkacase😭

  • @iimaancali8334
    @iimaancali8334 ปีที่แล้ว +200

    2023 ayan firsanayaa 😢waqti wakaa 😭allaha idin naxaresto

    • @craxmaanxasan
      @craxmaanxasan ปีที่แล้ว +1

      👁️😥😥👁️

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว +3

      Aamiin dhamantooda😢

    • @nimahaider1921
      @nimahaider1921 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa rabi

    • @mmc72023
      @mmc72023 ปีที่แล้ว

      Xasuus ayeey i galisay

    • @hassanupdullahi
      @hassanupdullahi ปีที่แล้ว +1

      Aamin y’a allaaaaah ❤😢 legend’s hada nimco heebe Iyo maki xaaji banaadir aa ka nool inta garanaayo dhamaantiin allaaaaah Hani xafido inta dhimatay allaaaaah ha unaxariisto xasuus waaye wllhi 2023 ayan markale dawanayaa ❤😢

  • @nuurshegeedi
    @nuurshegeedi ปีที่แล้ว +87

    Waxaan mar labaad daawanayaa sabti /24/2/2023 saacadu waa 10 :36 daqiiqo anaga iyo ciyaal kayga wada joogna allxamdulila iyagana allaah ha u naxariiisto ameen yaa rabi

    • @zumgaming12
      @zumgaming12 ปีที่แล้ว

      😂

    • @mohodinPliano
      @mohodinPliano ปีที่แล้ว +1

      Xiliga dawaneso Mxa naga galay 🤔😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @faraj114
      @faraj114 ปีที่แล้ว

      M.a wll guul wcn hye

    • @madadaalotv24
      @madadaalotv24  ปีที่แล้ว +5

      Adiga iyo famil kaaga Allah idin xifdiyo. Aamiin ayagne Allah ha u naxariisto

    • @ahmedomer5918
      @ahmedomer5918 ปีที่แล้ว

      ​@@mohodinPlianoadi maxa kaa galay

  • @odaycabdillewiilkisa1897
    @odaycabdillewiilkisa1897 ปีที่แล้ว +55

    Caruurnimo waaka soo booday hada ruwayadahan so daawanin old is gold 😢

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. ปีที่แล้ว +127

    Lacalla hda commintgeyga arktid like ma isari lhed😂

    • @Xamdixarako66
      @Xamdixarako66 9 หลายเดือนก่อน +2

      Maya

    • @axmedxayoow7.
      @axmedxayoow7. 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@Xamdixarako66 hhh mka yelayi maxkamada isla tageyna 😂😁😂

    • @maan8746
      @maan8746 8 หลายเดือนก่อน +2

      Weli lacalla maa iga dawa wdaan

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n 8 หลายเดือนก่อน +2

      Lacala hadaaa arko maku sarayi😅

    • @axmedxayoow7.
      @axmedxayoow7. 8 หลายเดือนก่อน

      @@Urcristiano-z2n 😂😂

  • @nuurcaynush6173
    @nuurcaynush6173 ปีที่แล้ว +22

    Allh ha unaxariisto
    Ilkacase iyo cusman jeyte iyo ajakis😭😭😭2023 inta ila dawaneyso

  • @ilkacase2143
    @ilkacase2143 2 ปีที่แล้ว +56

    Waqti adag bay soo mada daaliyen soomali bur bur iyo qax kujira allah ha unaxariisto dhamaantod wixi dhintay qabriga ha unuuriyo 😭😭

  • @kulanchannel1645
    @kulanchannel1645 4 ปีที่แล้ว +67

    Nuurki dadlka ayay ka mid ahaayeen allow u naxariiso dhamaantooda...
    Xaqiiqdii qabiil wuuna cuuryaamiyay😭😭😭

    • @drlegendpaddington48
      @drlegendpaddington48 ปีที่แล้ว +1

      yaa is gaaray ninkii ilaahay danbi ka galo ma fakanaayo xaqiiq weeye 10 million baa is dulmiday iygoo jaahil ahayn diin wanaagsan iyo dhaqan fiican haystey kumay shukrin Allah way is dulmiyeen iska daba wareeg lixaadle waa dhimanyahay

  • @naimasalaad2148
    @naimasalaad2148 4 ปีที่แล้ว +90

    allaah u naxariisto jayte iyo ilkacase hadaa fiirsaneeso 2020 like iisaar

  • @aadancalimaxamed2031
    @aadancalimaxamed2031 ปีที่แล้ว +23

    Haween jimco sogaleyso 10:45 anigoo sugayo elcalasic ayaan dawaday tariikh 2/3/2023 allah uraxmada dhamantod🥰

  • @cabdullahiibnumoha8056
    @cabdullahiibnumoha8056 ปีที่แล้ว +25

    Dadko qaxayo is dilayay bee Dhira Gelin jireen rabi Ha Unaxaristo qar qabil dartis lodilaa kamida🥺

    • @bilancabduqadir
      @bilancabduqadir หลายเดือนก่อน

      Yaa ka mid eh walaal😢

    • @MASHCITY
      @MASHCITY 10 วันที่ผ่านมา

      ​@@bilancabduqadirjeyta aya kamid ah

  • @xasancalimaxamed7739
    @xasancalimaxamed7739 ปีที่แล้ว +12

    Allaha u naxariisto jeyte iyo ilkacase jeyte gacan ka gardaran aya dishay 1999ki aya ladilay baska banadir istar aya laga dajiyay allaha u naxariisto Wax magarato aya dishay inta u dhaxeyso jardiinka iyo siinay aya lagu dilay cawa 17)1(2023 ayan dib u dawaday lkin wan u duceyay allaha u naxaristo janatul fardowso haka warabiyo isaga iyo sxbkis ilkacase

    • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
      @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 ปีที่แล้ว +4

      Aaax ALLAAH ha u naxariisto dhamaantood maxaa wax inaga lumay gacmaheena ayaan ku halaagsanay

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +14

    Dadku cod macanaa maxay cuneen😊Jilin rag ugu fiicnaa Somali ma soo marin wlhi Allow unaxariiso Jeyte iyo ilkacase.

    • @muqtaarmuhudiin7493
      @muqtaarmuhudiin7493 ปีที่แล้ว +1

      Ajakiz haka reebin codka dambe buu leeyahay oo nin go a wato saaran legands bey ahaayeen dadkaas codkoorana macn buu ahaa rag kama dambeyn ilaahey how naxariisto dhamaantoor🥺🤲

    • @bilancabduqadir
      @bilancabduqadir หลายเดือนก่อน

      Isaga codka kaliye ayuu leeyahey😢allaha unaxariisto😢

  • @faadilabdulkadir408
    @faadilabdulkadir408 8 หลายเดือนก่อน +6

    Muqaalkaan waxaan daawanaya kadib mudo 13 oo laga joogo markeygi 1aad hadase taarikhdu waa 14/01/2024
    allah yaraxma jeyte iyo ilkacase xitaa ajakis aw kuuku marshale dad wa dadki hore old is gold ❤

    • @qaaligacal3626
      @qaaligacal3626 8 หลายเดือนก่อน +1

      Allha unaxaristo qabriga Allha uwaasiciyo dhamaantooda😢😢

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 ปีที่แล้ว +15

    Alh xa unaxristo dhamntood
    Abdihakim alfaghi ayaa u danbeyey
    5 beri kahor dhintey 😢🤲🏼🤲🏼

  • @anasiribrahiimshiine7587
    @anasiribrahiimshiine7587 ปีที่แล้ว +37

    Hada Fiirsaneyso 2023 Nasiiba Ledahay Like Saar 👍 👌

  • @zadamfarahdiriye6664
    @zadamfarahdiriye6664 ปีที่แล้ว +24

    28/2/2023 Tuesday ✅💯🤟maalin talaado ah xasuus baan dawaanooya 😊Dad iyo dal waa kuwii hore

    • @suusuuapdy7577
      @suusuuapdy7577 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi kula mid ahy 1.3.2023 0.30 bar fiirsanoyaa

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว +1

      Xasuus wlhi yaranteda 30/3/2023 /daawanayaa

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 ปีที่แล้ว +9

    ALLAAH ha u naxariisto dhamaan jate ilka case iyo c/xakiin ALFAGHI oo asbuucaan geeriyooday 6/3/2023 ayaan dib u daawaday 20 dhawr iyo labaatan sano ka dib ALLAAH cimriga ha noo barakeeyo dadkan xili adag ayay soomaali mada daaliyeen MAXAA WAX INAGA LUMAY!!!!

  • @khadijoabdi5902
    @khadijoabdi5902 ปีที่แล้ว +25

    Boodo qoyaankaa lagu qabtaaa old is gold😢ilaah ha unaxariisto

    • @shamfifamula
      @shamfifamula 6 หลายเดือนก่อน

      abyo wn ku garaana ilaso hdl wn kala dhumne kenya joogte den India

  • @ugaasatam1382
    @ugaasatam1382 6 หลายเดือนก่อน +8

    Still eatching 2024😢😢😢😢 AUN jayte iyo ilkacase

  • @husseinlove5940
    @husseinlove5940 ปีที่แล้ว +38

    My people. 😭❤️💙

    • @SiciidAxmed-gv3fz
      @SiciidAxmed-gv3fz 9 หลายเดือนก่อน

      ❤😂😢😮😅😊❤❤1121😮www1st and to you

  • @GALOOL.
    @GALOOL. 11 หลายเดือนก่อน +6

    Ninka shaalka watoow iisheekee
    Shaki hayga qaadine iisheekee
    Shaah ii shub 500 keen
    Shib hayga dhihine iisheekee
    Sharka cuudu bilaah hay sheegan
    Kuma shaafin karee hay sheegan
    Shaqo mahayee shaxaad mahelee
    Shiidaan ahaye hay sheegan
    Xaajiyow qumanow qorshaha fuli
    Adigaa qoyane qorshaha fuli
    Maanta waa qamiis qado iidab
    Qaadkiyo sigaarkana iisoo qabo
    Haygu qaa-qicine iska quuso
    Waad qaad wayn tahaye iska quuso
    Quud aan jirin qoryo haw guranin
    Qalbi caruuray iska quuso
    Xaaji badar noolow boorsada fur
    Boqorahay giiyow boorsada fur
    Habaqiilin baal waynta
    100 doolar isii boorsada fur
    Wad baadiyowdee hay baaran
    Waaad boojay san tahee hay baaran
    Baska yuusan' kaataginee
    Baa-buurka iska eeg hay baaran
    Eshcala eshcalaa 😂😂

  • @mohamedahmed12335
    @mohamedahmed12335 ปีที่แล้ว +8

    Allaha u naxariisto jayte iyo Ilkacase Amiin ya rabbi 😢#2023

  • @hagajiye8549
    @hagajiye8549 ปีที่แล้ว +5

    wa ku somadnay dadkan xili muqdisho Hogamiyo koxed jiren inti dhmatay Allaah u naxaristo

  • @mustafekaraama-lv5dm
    @mustafekaraama-lv5dm ปีที่แล้ว +6

    1 April 2023 malin sabti ah Ramadan old is gold😢😢

  • @maxamedgubaye4822
    @maxamedgubaye4822 ปีที่แล้ว +4

    Malaha dadkan dawaday kuma jiro rux waqti hore dawaday qof kaste 2023 le shegoyaa imo wakas ❤❤❤

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 ปีที่แล้ว

      2013 aniga

    • @Suheylasiman888
      @Suheylasiman888 10 หลายเดือนก่อน

      2004 shaleemo darbi yaqshiid an aadi jiray ayadoo hoyo idhaheyso hadaa baxdo macalinka kugu diraa bari Wana sabti ogoow sxb dadka Dhan isku mid ma ahan ruwaayadan iyo sheekadii magafe radio nashnaal Aya so maray iyo heesaha Laga dhageysan jiray canjalka xasuus 2004 2005

    • @BacSaliid
      @BacSaliid 3 หลายเดือนก่อน

      ana 2005 ti a dhashay waqti wa waqti wllhi

  • @deeqofficial8771
    @deeqofficial8771 4 ปีที่แล้ว +26

    jeeti walahi waa ku heestey ilahey haa unaxariisto gacan ka xaqdaran ayaa dishey amiin

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle ปีที่แล้ว +4

    Jayte oo ku magac dheeraa xiirey xoorya dhuxul waa comediankii ugu waynaa muqdisho sida dad badan ila aaminsan yihiin

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 5 ปีที่แล้ว +20

    Allah ha u naxariisto labada agtar ilka case iyo jeyte

  • @azwanitaaarty4795
    @azwanitaaarty4795 ปีที่แล้ว +28

    2023 jiilka ka dambeyo salaman 😢

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 ปีที่แล้ว +13

    1/9/2021 maalin arbaca sacadu thy 11:37 alle ha u naxaristo😥😥

    • @abdiqatarabdifalaq1142
      @abdiqatarabdifalaq1142 2 ปีที่แล้ว +2

      14/9/2022 hal sana kasowaregate iyo malmo 🥲 sacadu wa 10:00 hawenimo malin arbaco biri wa khamis 🥲 ilhy haunaxaristo

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiqatarabdifalaq1142 aamin zhp

    • @sumayocabdi
      @sumayocabdi ปีที่แล้ว

      @@yaxyeym3766 wll sheekadaan sanadkee ahayd ma 2013 ayey ahayd bl ii sheeg Micnaha sheekadan wxan dawaday anoo yar ma xasuusto marka sanadkay ahayd e bl ii sheeg adigu

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 ปีที่แล้ว +1

      @@sumayocabdi wll sanadkay ahayd ma garanyo

  • @powerfullmotivations942
    @powerfullmotivations942 ปีที่แล้ว +11

    Aqyaareey lacalaa hadaa I aragtid ogoow lacalaa waan ku agjoogaa 😅😂😂

  • @MohyadinSheikhAbdi-n3m
    @MohyadinSheikhAbdi-n3m 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto Abwaan Ilkacase iyo Abwaan Shurufle
    Dad ummada qaali ku ah ayey ahaayeen.

  • @rahiimmo7221
    @rahiimmo7221 3 ปีที่แล้ว +18

    wlhi hees taan way ishaa fisay👌👌👌❤❤🔥🔥👍👍

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      sanadkee ayay sameeyeen filimkan?

  • @axmedcawar6800
    @axmedcawar6800 ปีที่แล้ว +3

    Waa ruwayadii uguwanaagsanayd. Lacala waa qosol miidhan 23 2.2023 ayaan daawanayaa 5.52 minid axmed cawar like saara

  • @babysharkofficial2693
    @babysharkofficial2693 2 ปีที่แล้ว +19

    Ya dawanaya 2022 naxarista Rabbi idhiin isiii

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta ปีที่แล้ว +3

    Marka hore Allaha u naxariisto legend Nuur cisman jeyte io legend ilko case

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha u naxaristo Jayte & ilkacase labo majaliste oo naso madaliyey.
    ila hada wan fiirsanaya 13/6/2022.

  • @SuldaanCudhaadh
    @SuldaanCudhaadh ปีที่แล้ว +8

    Dadkan Reer xamarku Boqol sanay ka horeyan Somalida kale si kastay u Qaraxdo Ama dagaalo iyo qalaase ,iyo xasilooni daro iga jirto hadan xadaaradba meesha ku dhan Allow Nabad ku soo dabaal.

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. ปีที่แล้ว +6

    2023 baa daawan haya habeen fiid nimo ah bisha Ramadan ee tahy 27 Allow unaxariiso Jayte iyo Ilkacase 😭😭

  • @ridwanali7666
    @ridwanali7666 4 หลายเดือนก่อน +2

    2024 ayaan firsanay 😭Allah idin naxariisto 😢

  • @الحمدان-ذ2ي
    @الحمدان-ذ2ي 8 หลายเดือนก่อน +2

    Jayte iyo shuute maxay wadagaan isku cod eka o hadana socodka iyo lafyaha isaga eka masha allah dhamantood allah ha u naxaristo

  • @Suheylasiman888
    @Suheylasiman888 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dad wa dadki hore waqti nabada iyo waqtigii adkaay ee qaxa labadaba wey so mada daaliyen dadka wlhi niman ayako kale maso marayan somali jeyte iyo ilkacase iyo ajakis ilahy ha u naxariisto amin 😢😢😢😢😢

  • @ahmedalielmi1457
    @ahmedalielmi1457 3 หลายเดือนก่อน +3

    Lacala hadad 2024 kadib dawato like sar😂

    • @BacSaliid
      @BacSaliid 3 หลายเดือนก่อน

      2024 dawanoya😂

  • @MohamedOmar-jr6xw
    @MohamedOmar-jr6xw ปีที่แล้ว +14

    28/2/2023 qofkìi daawanaayo like ta rest in peace legends

    • @mohamuudsiciid
      @mohamuudsiciid ปีที่แล้ว

      𝑾𝒂𝒓 𝒘𝒂𝒂 𝒍𝒂𝒅𝒂𝒂𝒘𝒂𝒏𝒐𝒚𝒂𝒂𝒂 𝒘𝒊𝒍𝒊

  • @adanmohamedhassan5968
    @adanmohamedhassan5968 ปีที่แล้ว +6

    Labada gabdhood midood in ay fanaanada SURQO YAREY tahay inta gartay gacanta taaga✋

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anaa is dhahay mar mida tinta furan waaye surqa yarey❤

    • @adanmohamed4793
      @adanmohamed4793 3 หลายเดือนก่อน

      @@hodmaniitaqueen267aad iyo aad

  • @jose-iy2zg
    @jose-iy2zg 6 หลายเดือนก่อน +2

    Habeen axad ah tariikhada 12 marso 2024 bisha Ramadan ey 2 tahy ayan dawanayaa ❤

  • @mohamadinhojr3557
    @mohamadinhojr3557 4 ปีที่แล้ว +23

    Qabiil cudur ka xun ma lahan bal maskiin maxuu ka galabsaday oo ay udileen

    • @madadaalotv24
      @madadaalotv24  4 ปีที่แล้ว +5

      Bro Walaahi beentaa maahan Jaahilnimo ayaa heeyso, dadki qiima noo lahaa ayaan qabiil ku dilnay

    • @yahyehussein
      @yahyehussein 3 ปีที่แล้ว

      Kala dilay waa kumana wll ado raliya

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว

      @@yahyehussein ; waxaa aano qabiil Xamar loogu Jayte weliba isagoo koox fanaaniina la socda oo riwaayad wada jili lahaayeen.

  • @mohyadinabdihussein4162
    @mohyadinabdihussein4162 ปีที่แล้ว +4

    Intaan qof waxaa ka nool
    Luujiyo iyo Maki Xaaji Banaadir
    Inta dhimatey allaha u naxariisto

  • @yuusufajuuke2754
    @yuusufajuuke2754 4 ปีที่แล้ว +14

    🤧😭😪wlhi inaad wax iga siineysid alaah hanii naxristo

  • @ismahanmohamedsaalax9080
    @ismahanmohamedsaalax9080 5 ปีที่แล้ว +13

    Allaha unaxariisto jeyte iyo ilkacase

    • @madadaalotv24
      @madadaalotv24  5 ปีที่แล้ว

      Aamiin bro.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

      @@madadaalotv24 iyo ajakis aamiin

  • @abdinur2699
    @abdinur2699 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan Daawanayaa Mar 4 kii Afraad allow u naxariiso intii xaaqu u yumiid alle ha u naxariisto. khamiis 2/3/2023 sacadu waa 8:56 goobtayda shaqaada ayaan dhex jogaa mansha Allah alle somali ha mideeyo

  • @sareyeali-b8r
    @sareyeali-b8r 9 หลายเดือนก่อน +19

    codadka ❤❤😢

  • @YuusufJeylaanicasareey
    @YuusufJeylaanicasareey 3 หลายเดือนก่อน +2

    Naxariis Jano Alle hasiiyo jeyte iyo ilkacase❤

  • @adanabdille1796
    @adanabdille1796 หลายเดือนก่อน

    2012 wixi ka dambeyay aduunki ciriri iyo iyo stress bu noqday alla maxa waqti qurux badan ahyd marki dadkan ruwayadoda la daawan jiray time flies 😢

  • @kamaalbashiir1567
    @kamaalbashiir1567 ปีที่แล้ว +3

    Ajakis codayntiisa jayte ilka case dhamaantoonba allaH Ha u naxariisto

  • @AbdirahmansalatAbdirahmansalat
    @AbdirahmansalatAbdirahmansalat 3 หลายเดือนก่อน +12

    2025 ya iladawanaya😅

    • @MareeAdbi
      @MareeAdbi 7 วันที่ผ่านมา

      Ana kula daawanaya xasuuus😂❤

    • @anasabdirahman8223
      @anasabdirahman8223 5 วันที่ผ่านมา +2

      wali lama Gaarin😂

    • @ABUYASIR2024
      @ABUYASIR2024 4 วันที่ผ่านมา

      Aniga

    • @QurxiStudio
      @QurxiStudio วันที่ผ่านมา

      Sidii saacad haleesan baa sanad horeesaa.😅

  • @ihatepeople5083
    @ihatepeople5083 4 ปีที่แล้ว +12

    Wllhi inad wax iga siinyso 😃😃
    Allaha idiin naxariisto

  • @theworldtube9423
    @theworldtube9423 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wlh muqdisho xita xiligas ayay ka qurxon badnayd hada oo la joga 2024

  • @ClaahiDauud
    @ClaahiDauud 6 หลายเดือนก่อน +1

    24 03 2024. 14 ramadaan 1445 maalin axad imtixaan aan soo galey ayaan daawadey old is gold

  • @saidmohamed4529
    @saidmohamed4529 4 ปีที่แล้ว +6

    Alfaghi caadi may ahayn ruwayada wa la matalay codkana wa lagu dul qabana sida filimanta waayo wayo dheh 2020 ayan dawanaya ruwayadan

  • @naasil9940
    @naasil9940 3 ปีที่แล้ว +3

    Ha nixin nixina caawada maqribka dheel jirtaaa wlhi Kal iyo laab u quslay illahay ha u naxariisto baaba ajakis iyo jilayaasha somaliyeed

  • @mahadofficial8915
    @mahadofficial8915 4 ปีที่แล้ว +7

    Allha unaxariistoH
    Jeyte$ilkcase
    Jilaayaazha janntu firdowsoH allha kawaraabiyoH

  • @iskalaajiwaziir8172
    @iskalaajiwaziir8172 10 หลายเดือนก่อน +2

    Malin sabdi ah sacadu thy 7:45 Am subaxnimo tariqduna thy 9/Bish12/2023 Wana markii igu horeysay aan dawado ruwayad ilaah ha una xariisto intii Muslim ee dhimatay 😢

  • @MohyadinSheikhAbdi-n3m
    @MohyadinSheikhAbdi-n3m 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha u wada naxariisto
    2 Abwaan Abwaan Jeyte iyo Abwaan Ilkacase.

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali ปีที่แล้ว +1

    Allaha ha unaxariisto dhamasntood. Xili adag ayay riwayadaan sameeyeen. Magaaladu cidlo ayay ahayd

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 ปีที่แล้ว +4

    Kuli codkooda filimaan Hindi ayaanku daawaday siibo taliyaha iyo labada gabdhood

  • @mohaanofficial1287
    @mohaanofficial1287 ปีที่แล้ว +6

    Allow idin naxariiso dhamaanyood 2023 Yaa Ila Daawanaya💌

  • @messi5347
    @messi5347 2 หลายเดือนก่อน +2

    2024 iyo kuwi iga dambeyaan ba Like ta hadhaafina. Dont let this master piece Ruwaayad flop

  • @Zakariye-
    @Zakariye- 3 ปีที่แล้ว +7

    August 8/2021 malin Axada sacada 6:27 Allah ha unaxarizto 😢🙏

  • @NimcoHassan-z8j
    @NimcoHassan-z8j 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024 firsanaya allow unaxariso inta ruwayadan jileyso ee dhimatay aamiin

  • @saaxilcadde7095
    @saaxilcadde7095 ปีที่แล้ว +7

    Dad waa dad kii hore hadalna waa hadal koodii
    😂😂😂😂😂
    Qosol wa iga dhamaaday

  • @maxamadonline9165
    @maxamadonline9165 6 หลายเดือนก่อน +3

    2024 iyo dadka inaga si dambeya wani samalay

  • @fitttzone
    @fitttzone ปีที่แล้ว +14

    2023 ya wali dawanaya na

  • @abdikarimmohamed8818
    @abdikarimmohamed8818 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi xusuus waxaan daawanayaa markii kumaad ila thy 7:53pm waqtiga nashville 28/12/2023 insh allah sanad cusub coming soon Wlhi waqti waxaa lasoo maray jidadka xamar cidlo ahaayeen allah uwada naxariisto inta dhimatay muxuu waqti nasoo maray

  • @mohamedsheikhmohamud3048
    @mohamedsheikhmohamud3048 ปีที่แล้ว +5

    Waxan mar labaad daawanayaa 2023/3/25
    Old is gold inta iga danbaysay like ku xada

  • @SahrujSuhuur
    @SahrujSuhuur 10 หลายเดือนก่อน +2

    Lacala😂😂😂 ma laysku haystaa hada old is gold❤

  • @yasinahmedosman82
    @yasinahmedosman82 ปีที่แล้ว +3

    26/02/2023 ayaan daawanayaa Hadda dhow ayaan afuray anigoo sooman 15 beri shacbaan ugu horeyso waliba anigoo caafimaad qaba oo sariirteyda saaran

  • @cwaaxid3695
    @cwaaxid3695 ปีที่แล้ว +1

    Maanta oo ay ta hy jimco trq May 12,5,2023 watch ⌚ 7:19 AM
    Ayaan daawa day waliba subax ay ta hy inta iga dambaysa aan u wada ducayno 🤲 😢 Dhamaaan tood
    Janatul Firdawsa in Allaah ☝️🤲
    Kawaraabiyo
    Aamiin 🤲 yaa rabbi Aamiin 🤲☝️😭😭😭😭😭

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 ปีที่แล้ว +1

    1/05/2023 Hadan dawanoya waqtiga wa cajiibsana allah u naxariisto Jayte iyo ilkacase

  • @saedguray43
    @saedguray43 ปีที่แล้ว +1

    13/8/2023 xasuus waayo waayo alle haw naxariisto inta dhimatyna

  • @quruxbila2022
    @quruxbila2022 ปีที่แล้ว +6

    Dadkan cod udaa mxn filin aan kuraaxaystay cododkaa kudaawaday❤

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 ปีที่แล้ว +4

    26/2/2023,ayaan.soo booqday hadad, dawanaysid,2023 like 👍isaar😁😁

  • @MohamedKhadar-n3r
    @MohamedKhadar-n3r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wxaan dawanyaa 18/6/2024 xasuus hore old is gold

  • @muxuyadiinodaysomaliyeed1466
    @muxuyadiinodaysomaliyeed1466 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan dawanaya 5.12.2023 habaynimo Allaha unaxaristo inta dhimatay

  • @suugaanxse
    @suugaanxse 9 หลายเดือนก่อน +1

    24-12-2023 ayan dawaday markan alle ha unaxaristo😢😢😢😢

  • @ahmedafgooye3427
    @ahmedafgooye3427 8 หลายเดือนก่อน +1

    Taleefan shiines kadaawan jiray 2012😢😢😢😢😊

  • @Maxamuud_Filibiin
    @Maxamuud_Filibiin ปีที่แล้ว +3

    Hada Waa 23/01/2023 Wali Waan Daawaneynaa Alle ha U Naxariisto

  • @jamalsaleeban1666
    @jamalsaleeban1666 9 หลายเดือนก่อน +2

    24.12.2023 ayana dawanaya 7 cisho Kadib waa 2024

  • @IskudhuuqWeyne
    @IskudhuuqWeyne วันที่ผ่านมา +1

    2024/10/5=ilaahoow unxariiso mawtada islaamka😢

  • @aminaosman1807
    @aminaosman1807 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahoow unaxariiso dhamantood

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 ปีที่แล้ว +1

    Aduunyo waataas ilaahow khaatumada noo hagaaji iyagana una xariiso
    Wallaahay dunidaan baaba cabsi cabsi nafta inta loosio jiro lama oga hadana xogaaga yaree barwaaqada waan kibirnaa rabbiyoow noo naxariiso dhamaanteen iyo intii muslim ah natusna dadkayaga iyo dalkayaga oo dhismey shareecada islaamkana laysku xukumayo waliba si xaqqa

  • @sakariyecabdi7369
    @sakariyecabdi7369 9 หลายเดือนก่อน

    Taariqtu tahy 27 December 2023 allah unaxaristo❤😊

  • @dalla112
    @dalla112 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilaaho u naxriiso jeyte & ilkacse

  • @maxameddeeq1849
    @maxameddeeq1849 ปีที่แล้ว +4

    Allah unaxariisto dhamaantod waxaan daawanaya maanta oo ah tariikhdu tahay 3 mar 2023

  • @iqradaganofficial117
    @iqradaganofficial117 3 ปีที่แล้ว +4

    Intii jilashaan kadhimatay Allah ha u naxariisto

  • @AdenSugal
    @AdenSugal 10 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto jeyte iyo ilkacase wa taariikh

  • @mohamudabdisalam1565
    @mohamudabdisalam1565 2 ปีที่แล้ว +5

    Ciyalkan tiktok ku waalan dadkan ma garanayan 2008 iyo 9 ayey eheyd waqtigi la daawan jiray

    • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
      @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 ปีที่แล้ว

      Aad bay uga horaysay xiligii la sameeyay sababtoo ah jayte waxuu dhintay oo la dilay xili hore 1999 ayuu geeriyooday ALLAAH ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin

    • @mohamedjamal3222
      @mohamedjamal3222 ปีที่แล้ว

      Haa waxaa lasameeyay 1994 iyo inta udhaxeysay 1995.

  • @DeeqShire-m4x
    @DeeqShire-m4x 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh xili adag bay naso madadaliyeen maxan shines kudawaday rabi haidiin naxariisto

  • @hassanjamac4130
    @hassanjamac4130 ปีที่แล้ว +1

    Hablaha koonfu hadalkodaan aad ujecelay waa hablo hadalkodu yahay naxariis wallhi waxan dawanaya manta oo ramadan tahay 8 2023 horana waan udawaday. Italy 🇮🇹 yaan ayaa ubadan hadalka marxuminta Alleyaraxma raximiin