ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Kabanka ayaa xataa hadlaya Eesh calaa Qaraam
Allow kuu Naxariiso Aamiin yaa Rabi markale somaali soo ma mari doona isaga oo kale
Ilaahay Ha ku sharfo laxankaan aad ban u jeclahay lipaax guulayso.
Yaah Yaah Yaah! Waynakaas!✌️
Hala yaa Tubeec❤
Boqor Tubeec Iyo Boqor Hudeydi Alle Ha Wada Janneeyo. Ragbaa Meeshaan Isku Helay.
Waayo waayo❤
Qof walba wxbaa shaqadiisa heestaan xuseen fannaanka ay dhahaan baa barteeda dhiga.
Allow alle heestan oo ay qaadayaanCumar DhuuleTubeec Kuluc DalaysJoofMushteegWalaan Xuseen Iyo Xasan kale loo baahnayn.
@@khabiirqaraam7935 xuseen cali kaahin heellada iyo heesaha noocaan loo qaadayo blo buu ku yahay laac iyadoo cabdinasir macallin caydiid ugaraacayo baan dhagaystay oo casri ah waan sakhraamay wllhi waayo wax kle ma uusan qaadi jirin isagu.
@@cabdiwalibeeroof2483 sxb waa kala labo Cod Taas Xuseen Sida layaabka kale uu u qaadayo Waa Laxankii Layaab.
@@khabiirqaraam7935 haa haye sxb mhdsnd halmaan hadal kma jiro.
#QaraamAdi ahaan yaa wanaagsan oo kowaad gali karaa baad is Leedahay Heestaan Laac Waayo dhawr Heesod oo Laac eeh baad soo galiseey adiguba Chanele-kaaga Maatka inoo sheeg 1one2 two
Yacni Laxan walba Fanaan baa u sareeya Marka Laac Fanaankee u sareeya miyaa lee dahay sxb?
@@khabiirqaraam7935..
Laac waa Mushteeg Muran ma le taasi. Tubeec iyo Cumar iyo Kuluc ba u kaadiya baanu leenahay. Keysow sxb miyaanay sidaa ahayn?
@@qaraamyahan sxb Xamsoow Laac Fanaaniinta si fiican bay isugu xoog sheegteen balse xagayga Cumar baa No : 1 ah sababtuna Waxaa weeye Qalabka loo tumay baa saaciday mar hadaad haysato Xudeydi oo Boqorka Kabanka ah iyo Xuseen Baajuuni oo Boqorka Foorida ahaa labadaas Cid ay wax u tumayaan cidna iskama celin karto Marka Cumar Dhuule Laac isagaa u sareeya sxb waa xagayga.
@@khabiirqaraam7935 sxb dookhaa Kala duwane. Balse anigu Marka muusiga laga tago, hab qaadista Mushteeg baan la dhacay. Cumar waa legend lkn waa boqorka qaraamka hadal ma le.
Kabanka ayaa xataa hadlaya Eesh calaa Qaraam
Allow kuu Naxariiso Aamiin yaa Rabi markale somaali soo ma mari doona isaga oo kale
Ilaahay Ha ku sharfo laxankaan aad ban u jeclahay lipaax guulayso.
Yaah Yaah Yaah! Waynakaas!✌️
Hala yaa Tubeec❤
Boqor Tubeec Iyo Boqor Hudeydi Alle Ha Wada Janneeyo. Ragbaa Meeshaan Isku Helay.
Waayo waayo❤
Qof walba wxbaa shaqadiisa heestaan xuseen fannaanka ay dhahaan baa barteeda dhiga.
Allow alle heestan oo ay qaadayaan
Cumar Dhuule
Tubeec
Kuluc
Dalays
Joof
Mushteeg
Walaan Xuseen Iyo Xasan kale loo baahnayn.
@@khabiirqaraam7935 xuseen cali kaahin heellada iyo heesaha noocaan loo qaadayo blo buu ku yahay laac iyadoo cabdinasir macallin caydiid ugaraacayo baan dhagaystay oo casri ah waan sakhraamay wllhi waayo wax kle ma uusan qaadi jirin isagu.
@@cabdiwalibeeroof2483 sxb waa kala labo Cod Taas Xuseen Sida layaabka kale uu u qaadayo Waa Laxankii Layaab.
@@khabiirqaraam7935 haa haye sxb mhdsnd halmaan hadal kma jiro.
#QaraamAdi ahaan yaa wanaagsan oo kowaad gali karaa baad is Leedahay Heestaan Laac Waayo dhawr Heesod oo Laac eeh baad soo galiseey adiguba Chanele-kaaga Maatka inoo sheeg
1one
2 two