Laxanka Nugul - Siciid Cabdi Aun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 27

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar ปีที่แล้ว +7

    Allow kuu Naxariiso yaa Allah cabdilaahi maxamuud Maxamad kabaneeyste Qarshe qof la mid asoo kale umada Somali laga heli maayo markale 🙏

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว +4

      Aamiin Waa run waa maskaxdii ka danbaysay inaynu helno Codadkan Layaab ka leh.

    • @HAWAAROMABDA
      @HAWAAROMABDA ปีที่แล้ว +1

      @@khabiirqaraam7935 MAASHA ALLAH WAA ASIIBTEY AUN MARXUUNKA ALLA IDAMKI!

  • @cabdulaahisaas7885
    @cabdulaahisaas7885 ปีที่แล้ว +8

    Laxankan Nugul Fanaanku wuu u awood sheegtay

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +9

    Hees xusid mudan Alle haw nqxariisto

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 ปีที่แล้ว +6

    In aad anbad tahay
    ma aragtaa!.
    Waa qodob.
    Aad baan ku salaamayaa khabiir.

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 ปีที่แล้ว +8

    Hee Hee . Yaa salaam

  • @yazkaofficial
    @yazkaofficial ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid sxb sidaad noola wadaagtay Heelladan Nugul

  • @Inaabdi-s3q
    @Inaabdi-s3q ปีที่แล้ว +5

    Ishqi qiyaas, axyaa qaraam khabiir mahad❤

  • @yasinpacificptlm3246
    @yasinpacificptlm3246 ปีที่แล้ว +7

    Caleek Caleek❤

  • @amiirmaxamed9759
    @amiirmaxamed9759 ปีที่แล้ว +8

    Yᴀᴀ sᴀʟᴀᴀᴍ

  • @Wadani123
    @Wadani123 ปีที่แล้ว +6

    ❤❤❤

  • @cabdinaaficcasayr5850
    @cabdinaaficcasayr5850 ปีที่แล้ว +2

    Ereygaan ku lahaa ayaantii!

  • @wiilkareerxaaji8577
    @wiilkareerxaaji8577 ปีที่แล้ว +8

    war kabankaa saa u macn yaa ku fara yarayst M.A koley waa kaban tumayashi waqooyie ma BUUSI BA mise XUDAYDI mise JIIM mise GOOBE mise CABDI HAYBE mise SAALAX QAASIM mise DHUULE.......

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว +3

      Adeer Fanaankan xiligaa uu heesayo Ragan aad soo qortay wax shaqo ah Fanka kuma lahayn ninkani wuu ka sii horeeyay Ragaas igu soo orod ma ahayn.

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan filaaya inuu yahay Siciid Xamarqodh Waa Labadii walal ee Jabuuti Cabdo iyo Siciid Aun Dhamaan

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 ปีที่แล้ว +7

    Yaa khabir wan ku tabny ustaad

  • @yaasirabdi6494
    @yaasirabdi6494 ปีที่แล้ว +2

    🙏AHUN said abdi nugul iyo codkaa sanqada Ka imanaya dhegtu jecelaa👂👂👂👂u"istaag🧍

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว

      Ninkani Waa Heer sare Dhamaan Laxamaduu qaaday Waa u wada istaag.

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA ปีที่แล้ว +1

    Waxa i cajabiyey saciid aun siduu u HINGAADINAYO!!

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 ปีที่แล้ว +6

    Sicid ismacil buux miyaanu ahayn ee ree jabuuti

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  ปีที่แล้ว +3

      May shaqo isku malahan Fanaankan baa Fanka kaga horeeyay Xoogaa

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA ปีที่แล้ว +1

    NUGUL!! WAA U NUGLAADAAYE!! KHABIIROW KHABARKAAGU HA NOO WAARO!!!😂😂😂

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail ปีที่แล้ว

    Markaasoo kale reer hargaysa waxay yidhaahdaan.....
    EESHQIYAASAK.!!!