Laxanka Rogaal - Caasha Cawaale Aun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +2

    Caasha Cawaale waa hablihii ugu horeeyay ee RTD Jabuuti waxay walaalo ahaayeen Muuse Cawaale oo caan ku ahaa qasiidooyinka loona yaqaaney (Nebi zeyni) Aun labada sida aan xogtab ka soo xigtay sxbky Ismaaciil Dubad.

  • @inaapdihazzan6119
    @inaapdihazzan6119 4 วันที่ผ่านมา +1

    Aun caasha cawaale alle haw naxaristo D jabuutina waan salamyaa wan idin jeclahy dadkaygi fanka iska LaHaa

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 หลายเดือนก่อน +2

    AHUN Caasha

  • @M0eDahir
    @M0eDahir 2 ปีที่แล้ว +3

    Wa laxanka aan laxamada qaraamka ugu jeclahay ROGAAL axyaa qaraam

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +4

    Jabuti qalabkii wax ku tumi jireen waa cajaaip wllhi

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Faananadan magaceeda iyo codkeedaba maantaa iigu horaysa laxanka rogaal aadbaan ujecelay

  • @M0eDahir
    @M0eDahir 2 ปีที่แล้ว +3

    Mar ay Zainab cige qaadayso o cajib ah ayaan mar dhagaysan jiray walow aanan baryaan maqal

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +3

      Waa hagaag sxb iyadana Mar baynu eegaynaa.

    • @M0eDahir
      @M0eDahir 2 ปีที่แล้ว +3

      @@khabiirqaraam7935 mahadsanid inbadan anana waanu ka sugayna idim alle goor ay ahaataba

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +2

      @@M0eDahir haye sxb.

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan 1991 Djibouti nasiib u helay aun Hudeydi iyo Faadumo oo qaadaysa laxanka Rogaal, cajjiib. Tolow waa goorma wakhtigii heestan Caasha Cawaale la duubay?

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa taariikh cajiib ah Caasha Cawaale waxay ahayd fanaaniinta ugu horaysay ee Jabuuti ee heesayay 1959 kii xiliyadaas marka Xil yar ilama ahan goorta la qabtay Codkan.

  • @mohmudjama121
    @mohmudjama121 2 ปีที่แล้ว +2

    Laxanka rogaan maan ragu qaadinba waa suaale

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +1

      Rogaal iyo Laxanka Qoomamo wali ma arkin fanaaniina raga ah oo qaadaya.

    • @mohmudjama121
      @mohmudjama121 2 ปีที่แล้ว +1

      @@khabiirqaraam7935 waarun Zhp maan arkin

    • @umulkhairahmed168
      @umulkhairahmed168 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohmudjama121 May qaadin wll Dumar keliya loogu talagalay laxankan wll manay qaadin Rogaal iyo Qoomamo

  • @IsmailHassen-mi1bi
    @IsmailHassen-mi1bi ปีที่แล้ว +1

    Woof cakeyk