Sidee ayay isku bartay luuqada English-ka kaligeeed iyada oo gurigooda dhaafin ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • Waakan kanaal coach
    Maryama oo ay ku bixiso talooyin iyo
    Casharo la xidhiidha luuqada Englishka
    • Sideen uga bartay Engl...

ความคิดเห็น • 150

  • @mubarak_hugur
    @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว +12

    Follow me on instagram .
    @mubarak_hugur

  • @NajmaSiciid-b8r
    @NajmaSiciid-b8r 2 หลายเดือนก่อน

    Mcha Allah Lapa qof oo mug iyo miisan leh Aad ayaad umahadsantihiinجزك الله خير Aad ayaan idin ka faaidey qodabo aad umihiim ah ayaad no soo jedisen

  • @AdnoDaaudAbdullahi
    @AdnoDaaudAbdullahi 6 หลายเดือนก่อน +1

    thank you coach maryama you are good teacher🥰

  • @jibriilcalishax-shax3501
    @jibriilcalishax-shax3501 ปีที่แล้ว +20

    Ustaad, interview gan wixii ka dambeeya, su'aalaha martida inoogu badi, sharraxaaddana yaree dhankaaga. Mahadsanid.

  • @AmaamoCusman-pj8uw
    @AmaamoCusman-pj8uw 11 หลายเดือนก่อน +1

    M.a whi waan ka xaley vedio loo bahan yahey waaye m.a keep going mubarak and coach maryan

  • @MuxsinCabdikariim
    @MuxsinCabdikariim ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH MARYAMA ARDAYDAYDI GUUL AYAD GAADHAY

  • @abdielmi6419
    @abdielmi6419 ปีที่แล้ว +9

    The term "الحديث الصحيح" translates to "authentic hadith" in English. Hadith refers to the sayings, actions, and approvals of the Islamic prophet Muhammad, and they hold significant importance in Islamic teachings. When a hadith is classified as "صحيح" (sahih), it means that it has been authenticated and deemed reliable by scholars of hadith based on rigorous criteria and chains of narration.

  • @MustafeCumar-pi4ig
    @MustafeCumar-pi4ig 6 หลายเดือนก่อน

    Macaalin mybaarik Alle haku barakeeyo macalinki ugu horeyay e higaada ibaabay ❤

  • @Mohamuoud
    @Mohamuoud ปีที่แล้ว +13

    Not even postgraduate level , you should have the ability to write full essay whether you are doing first degree , or second degree . I recommend to the students to read these books ( Improve your writing / reading ) by Ron fry , .. I agree with Maryan " Using English language should be first for the students ' because A student's mastery of any language is ultimately measured by how well he/she can use it in public , not how much he knows about it , how much vocabularies he/she has memorized .Quoted - As Somalis we really have challenges , I can't guess how our institutions are aware of this . thanks brother and sister for sharing this clip with Us

  • @nimcoabdiwali6193
    @nimcoabdiwali6193 ปีที่แล้ว +3

    Maanaha alllh waa muqaal aan aad uga helay thanks dhiiri galintiina.

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah alaah haydin barakeeeyo inantaas waa inan fariida mubaarik sxb alaah haku sharfo m a❤

  • @nimcocllaahi7440
    @nimcocllaahi7440 ปีที่แล้ว +3

    Mchallah thank you ustaad adi iyo maryan waxa badan baanu idinka faaidney❤

  • @abdala707
    @abdala707 ปีที่แล้ว

    Mubaarak wali maadan waydiin su,aalihii anfac u noqon lahaa dadkan daawanaya, 1 dadeeda inaad waydiiso ayay ahayd maryama waayo sanadka wuxuu nabarayaa siday fresh u ahayd maskaxdeeda, 2 inaad waydiiso ahayd maryama ma xaas baa mise waa gabar aan laqabin taas waxay na bari lahayd ma mashquul badan ayadoo kujirta ayay baratay luuqada mise firaaqo badan bay haysatay oo waa gabar aan laqabin, 3 waxay ahayd inaad noo waydiiso maryama saaxiibo maleedahay waayo waxay na bari lahayd kalinimada inay faaiido tahay wax barashada iyo asxaabta badan aad leedahay inay waqtigaaga waxbarashada kaaga ciyaarayaan, mubaarak qofkas ood wareeysanayo sadex su,aal noo waydii kanalkaagaan alaha barakeeyo aamiin

  • @ayanali9514
    @ayanali9514 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidiin mubarak iyo coach maryam

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waad mahadsantahay waxaan u baahannahay PART TWO.

  • @7messix
    @7messix ปีที่แล้ว +7

    Two of my best youtubers❤❤

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 ปีที่แล้ว +10

    Anigoo bilaabay ayaan xanunsaday 😢 iso duceeya walalayaal maryamana igu caawiya meel laga helo

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว +1

      Allaaah haku caafiyo wll

    • @rodahussien1993
      @rodahussien1993 ปีที่แล้ว +1

      Allah yashfiika

    • @jiijomohamed354
      @jiijomohamed354 ปีที่แล้ว

      ​@@mubarak_hugurplease gabadha TH-cam so geli

    • @Zaam495
      @Zaam495 ปีที่แล้ว

      😂😂aniga lacag bxshaa msna barto wa yaab😂😊

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah waxan is iri hadiilaga dhigi lahaa luqada kowad. somaligana tanlabad si da kenya

  • @nurmahamedali
    @nurmahamedali ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ustad aadaa umahadsantahy😊

  • @cabdishakuurcasse4901
    @cabdishakuurcasse4901 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad iyo coach marayama waad mahadsantihiin

  • @zacduushppe5124
    @zacduushppe5124 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad podcasts ka noo soo badi dadka guuleystay

  • @ismaaciilMaxamuud-en6sl
    @ismaaciilMaxamuud-en6sl ปีที่แล้ว +4

    M.Allaah ustaad mubarak
    Maxaad imtixaan qur aan igaqaaday cilmiga iyo cimriga alle hakuubarakeyo

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 ปีที่แล้ว

    Shan sano ayaan taaganahay luuqada englishka igu adag mana dhaqaaqi karo wana raba inan barto ta xigta maryama halke kala xidhiidhaa

  • @queenfoos8265
    @queenfoos8265 ปีที่แล้ว +2

    Muuqaalo aad uxiiso badan❤mhdsanid wll

  • @queenxasan2220
    @queenxasan2220 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ❤❤ maryama waa gabdh yaro caqli badan

  • @fatumaibrahim7045
    @fatumaibrahim7045 2 หลายเดือนก่อน

    WELCOME MADAM MARYAMA

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahadsaniid inantaa aad soo casuuntayna waa shakhsi haybad iyo diini ka muuqato

  • @abdifatahmustafshoble2657
    @abdifatahmustafshoble2657 ปีที่แล้ว +7

    Waa podcast aad u mihiim ah, wax badan ka faaidey kuna mahadsantihiin ustad mubarak iyo maryama.
    *TALO AAN SIINAAYO MUBAARAK*
    USTAD qofkaa warey saneysid sii fursad uu ku hadlo hana ka qasin hadalka, tusaale *PODCAST KAAN 70% adaa hadlaayo qofkaaba cazuumtey in yar ayuu hadlayaa ee plz si aan uga faaidno sii fursad uu ku hadlo* MAHADSANID

  • @bederkeyse8771
    @bederkeyse8771 ปีที่แล้ว

    Thank y first and foremost , i really found useful watching y both discussing a very serious matter our pple need to know more about. In the mean while,, i sea unbalanced conversation where the tv hoster is dominating the guest for not allowing her to fully explain what she needs to explain.

  • @Barashadajarmalka
    @Barashadajarmalka ปีที่แล้ว +1

    Guulayso ustaad, waxbadan ayaan kafaa,iiday ustaad alle haku sharfo

  • @baashecabdikhaliif9265
    @baashecabdikhaliif9265 ปีที่แล้ว

    Mr. Hugur are you the interviewer or the interviewee please?.
    He's speaking more than her while he invited her to give us guidance.
    What a talkative man he is!.
    Try to change this manner brother.
    Thanks

  • @weedhsameproduction2606
    @weedhsameproduction2606 ปีที่แล้ว

    amazing video

  • @Nadiira-Genyo
    @Nadiira-Genyo ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidiin❤

  • @ShucaybMohamed-g2p
    @ShucaybMohamed-g2p ปีที่แล้ว +4

    Asc, wll mahadsanid lkn wxd samaysa cida aad waraysanayso su'aalo waydii hana ka dhex galin inta uu jawaabta dhamaysanayo waayo intaad hadlaysa ka badan qofka ad waraysanayso intuu hadlayo.

  • @FaatimaMohamedbuuleFaatima
    @FaatimaMohamedbuuleFaatima ปีที่แล้ว

    Talooyinka hala soo badiyo adinko mahadsn

  • @malyunsalad3228
    @malyunsalad3228 ปีที่แล้ว

    Really it’s helpful thank you so much guys

  • @ismailomar6015
    @ismailomar6015 ปีที่แล้ว +7

    Luuqada carabiga sida lagu baran karo ee ugu sahlan kasoo hadal ustaad casharkaa dadku aadbay ugu baahan yihiin fikirykayga

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan gabadha mabasiinayo waqti yar!!

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 ปีที่แล้ว +1

    ustaad Adaa Barnaamijki Dhameeyay gabdhi waqti bdan Umaynaan Helin Awoodna umaadan siin ayada inay qodobada Keensato Marar bdanna Topic-ga waa ka baxday step by step weeyw ustaad horay usoco Waa mahadsantahay ❤

  • @bashir871
    @bashir871 ปีที่แล้ว +3

    Mubaarik gabadhan maryama mada aroosi mise waad idayne 'ayadaaba English inoo noqone😂😂

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 ปีที่แล้ว

    Ilahay khayir ha idin siiyo mubarik iyo maryama walaahi su aalo badan oon ubaahnayn ayaad no waydiisay laba qof oo culculus baa is helay

  • @-farhia
    @-farhia ปีที่แล้ว +1

    Thanks my sister well done

  • @QuenIlhan
    @QuenIlhan 5 หลายเดือนก่อน

    Aniga hadan bilabay alxm Allah haiku garabgalo❤

  • @XamdiAbdulaahi-i7o
    @XamdiAbdulaahi-i7o ปีที่แล้ว

    ❤❤mansh ustaad

  • @MahmudmanurCabdinur-kb8ts
    @MahmudmanurCabdinur-kb8ts ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ustaadii❤

  • @awraabbi-rh1qm
    @awraabbi-rh1qm ปีที่แล้ว +1

    Know that I know of: Authentic hadith means when the hadith is sound( Saxiix) or good( Xasan).

  • @ahmedsalad6842
    @ahmedsalad6842 ปีที่แล้ว

    ❤Macalinmaryamoalaahkubararkayowaanubahnahayanigawaxanjogahkampala

  • @MustafeSureer
    @MustafeSureer ปีที่แล้ว +1

    Maryam xppi❤

  • @Mohamett779
    @Mohamett779 ปีที่แล้ว

    Labadinaba wa ini dawada gulaysta waxwa iniga faiday wana rajaynaya in kabadan ina iniga faa ido

  • @siradcumar3562
    @siradcumar3562 ปีที่แล้ว

    thanks

  • @ahmedhaaddi3727
    @ahmedhaaddi3727 ปีที่แล้ว

    Maryammo hadalka sii ayada 80% adiga kaliya ayaa wax noo sheegaya

  • @axmedshakir19
    @axmedshakir19 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadi ma adigaa couch ah mise Maryama gabadha u daa si ay u sharaxdo wadiiqada ardayda anfaceysa fursadsii ay ku hadasho waa ku mahadsantahay barnaamij qurux badan

  • @Barashadajarmalka
    @Barashadajarmalka ปีที่แล้ว +1

    Ustaad macquul matahay inaad youtube podcast ah aad samayso ok muuqalada dhaadheer halkaas aad kusoo gudbiso kanalkaana muuqaalo gaagaaban aad noogusoo gudbiso ustaad mhdsnid, waa iga fikir

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว

      Waa samaynaynaa insha allah
      Mustaqbalka

  • @adamhassanabdi3715
    @adamhassanabdi3715 ปีที่แล้ว

    Macalin muuqaaladaadu album u samee si aan qeyb qeyb u raacno

  • @CabdiwahabgediXasan
    @CabdiwahabgediXasan 4 หลายเดือนก่อน

    Abti ilaahay ilaahay haku barakeeyo

  • @munayusuf9938
    @munayusuf9938 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thanks for your Advice

  • @LuckymohaJaamac
    @LuckymohaJaamac ปีที่แล้ว

    Thanks alle ha idinka ajar siiyo

  • @cabdiali5372
    @cabdiali5372 ปีที่แล้ว

    podcastiga yaa la wareesanayaa waanba fahmi la’ahay adiga ayaa maanta dhan hadlaya

  • @hassan2abdourahman451
    @hassan2abdourahman451 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad sheekh Mubarak Hugur iyo martidisa

  • @DG-explains
    @DG-explains ปีที่แล้ว

    Hi koojo Maryama. I need to attend your ur class. I haven’t seen you speaking yet. Where is your class.

  • @ZubZubi
    @ZubZubi ปีที่แล้ว +1

    LUUQAD INGiRIIS MA AHA QUR'AN WAXAA BARATAAN QUR'AN KA IYO AXAADIISTA.

  • @qamaraliaden4029
    @qamaraliaden4029 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah❤

  • @Rahma-j2d
    @Rahma-j2d ปีที่แล้ว +1

    Thank..❤

  • @ina____garaad
    @ina____garaad ปีที่แล้ว +1

    Ustaadadaydii❤

  • @osmanbazar2429
    @osmanbazar2429 ปีที่แล้ว +1

    Adigaa hadal wada qaatay, gabadha ma waxaad isuu casuuntey iney ku dhegaysato?

  • @Jinnikuus
    @Jinnikuus ปีที่แล้ว

    Anigoo fahansan 30%hadaan dhageysiga bilaawo iyo aqrinta ma baran karaa luqada englishka

  • @SiciidMaxamed-tc6tr
    @SiciidMaxamed-tc6tr ปีที่แล้ว

    Waxan jeclahay in aan helo maryama chenalkeeda

  • @zhakirmaxamed6649
    @zhakirmaxamed6649 ปีที่แล้ว +1

    Hada ku soraacay from coush maruan

  • @madaaleyare9424
    @madaaleyare9424 ปีที่แล้ว

    Nin waalan ayaa wareeysatay gabadha fursad dhan maba siin

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers ปีที่แล้ว

    Beautiful ❤️ lady

  • @geeddimohammed6636
    @geeddimohammed6636 ปีที่แล้ว +5

    Hugur pls give her a chance to answer. 90% you're the speaker why?😢😮

  • @cabdijaamaccali
    @cabdijaamaccali ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @munaaHussein
    @munaaHussein ปีที่แล้ว +2

    Fascinating 🥰🥰

  • @SayidCabdi-o4y
    @SayidCabdi-o4y ปีที่แล้ว

    Macha allah thanks for you advice

    • @ahmeyhaji3557
      @ahmeyhaji3557 7 หลายเดือนก่อน

      Thanks for your advice

  • @abdallaofficiall2421
    @abdallaofficiall2421 ปีที่แล้ว

    Keep giong shp hugur

  • @niciima9218
    @niciima9218 ปีที่แล้ว

    Mansha allh

  • @Ahmed-xb3wl
    @Ahmed-xb3wl ปีที่แล้ว +1

    Gabadha guurso ninyahow hadii kale nagadaa ustaad 😮 ninwax bartay macagas iga qabso

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว +3

      U kaadi xaaji
      Noloshu guur kaliya maaha ee way ka balaadhantee .
      Dano kale oo badan ayaa la wadaagi karaa iyada aanu guur meesha iman .

    • @hassan2abdourahman451
      @hassan2abdourahman451 ปีที่แล้ว +2

      Niinyahow ixtiraam dadka
      Guurku ceeb maaha
      Ee gabdhaha ha la ixtiramo madaamo ehelkii, qarabadii, asxaabtii iyo dhamaan umada somaliyeed ayay dawanayaan.
      Hadii kale gabadh walba oo wax no fa'iideyn lahayd ba shashadaha ayey dib uga jogsanayaan
      Hadalkeega wa talo oo kaliya ee canaan maaha.
      Shukraan wll

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg ปีที่แล้ว

    Waa dhirigalin fiicaN

  • @army_girl305
    @army_girl305 ปีที่แล้ว +3

    Arday wax soo bartay ma ihi lkn English inaa barto waa riyadeyda ugu ween aan le yahy lkn maskax deyda wixii maanta aan bartay Bari Ku noqo markaa is dhoho HAL kama haayo 😭

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว +5

      Waxa ugu horeeya maskaxda dadka burburiya xasuustana ka dila waxa mida daawashada musalsalaadka bilaa macnaha ah ee dhaqan xumada gudbinaya.
      Sida sawirka kuu saaran iyo magacaaga iiga muuqata adna malaa adbaad u daawataa

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว

      ​@mubarak_hugur Kamaad xishoon si dadnimo iyo sharaf ku jirtana wax ugumaad sheegin, waxaad ku boodey isla markiiba inaad dadnimadiisa iyo habdhaqankiisa wax ka sheegtid adigoo u adeegsanaya profile kiisa sawirka u saaran ama username kaasi uu wato, halkii aad u tilmaami lahayd dariiqada wanaagsan ee uu u mari lahaa waxbarashada luqada uu u ooman yahay ka dibna aad si dadban uga waanin lahayd wixii aanad jecleysan ee kuu muuqda. Horaa loo yidhi, "Do not judge the book by its cover."

  • @salmaanabdishorts8289
    @salmaanabdishorts8289 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @FahadAhamed-w7r
    @FahadAhamed-w7r ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad yaakinse xagee kaala sooxiriiraa ustaad

  • @qamaraliaden4029
    @qamaraliaden4029 ปีที่แล้ว

    Whatsappka Maryama ma heli karaa wll Mubarak

  • @abokorcamuud
    @abokorcamuud ปีที่แล้ว

    how can speak English

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid

  • @maxamuudjibriil2862
    @maxamuudjibriil2862 ปีที่แล้ว

    Ku Sali nebiga scw markaad soo qaadoba

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanidin akhyarta

  • @cabdixasan-b4b
    @cabdixasan-b4b ปีที่แล้ว

    Asc,sideebaadmac,iigunoqonkartaa,aoojoogabanaadir

  • @MahadAbukar-l7o
    @MahadAbukar-l7o ปีที่แล้ว

    Nio gabadha hadalka ayada sii

  • @MacalinKhadarcute-e7v
    @MacalinKhadarcute-e7v ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad mubaarak waxaa kadhawaajisay in erayo badan laxifdiyo ilaa meeqo kun Ayaan xifdiyaa si aan si fasiix ah luqada english ka ugu hadlo mahdsanid jawaabtada waa sugayaa in sh

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid wll .
      Tiro xadidan oo laysku waafaqsanyay ma jirto , balse waxa ugu badan oo la yidhaahdaa ugu yaraan 3000 oo eray waa inaad xafidaa

  • @cabdirisaq8
    @cabdirisaq8 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha waxaad sheegtey iney choach tahay luuqada english ka hadaan rabo iney i choach gareyso inteen kala xiriiraa

    • @salmomohamed7919
      @salmomohamed7919 11 หลายเดือนก่อน

      youtubka ku qor coah maryama❤🎉

  • @TAAYOSCAROFFICIAL
    @TAAYOSCAROFFICIAL ปีที่แล้ว +1

    M.A shaqo wanagsan qabatay wll lkn muhiiimada wa inad qofka martida suaalo weydiisa ee ma ahan sharaxaad inad gasho ama aad kaso dhex gasho INSTEAD DO AS PRO INTERVIEWER Not like this sxp tankle iyado caadi iskaka so duuptay wixii muhiim ah noso gudbsio Edit kuso sameesa laqaatay 1hr without nonsense oo macno aad u ween laheen

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว

    Inta maanku gaajaysanyahay Guuli waa weli. LUUQADDU WAA FURAHA AQOONTA

  • @cabdijaamaccali
    @cabdijaamaccali ปีที่แล้ว

    Shaqadhan baa awgaa layga eryey

  • @cabdiwahaab456.channel
    @cabdiwahaab456.channel ปีที่แล้ว

    Good girl

  • @-farhia
    @-farhia ปีที่แล้ว

    Axadki hadal badana war Gbdha hadalka udaaaa

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 ปีที่แล้ว

    Codsi labaad qofka inoo casuuuman waqti sii uu wax ku falanqeeyo.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 ปีที่แล้ว

    Aniga waxa idhibaya writing ✍️ maxaad igula talin lahayd deen Spelling

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  ปีที่แล้ว

      Maalin kaste isku day inaad qoraal samayso

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 ปีที่แล้ว

      @@mubarak_hugur okay insha'Allah thanks

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 ปีที่แล้ว

    Gabdha waad ku qabsty adaaba ka.qasay

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 ปีที่แล้ว +2

    Waar inantu ingiriis keeda hahaysatee waa qurux leeye reer maleedahay oo ma allow ubarakee baan niraahnaa Mise waa madax banaantahay

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @zahra11573
    @zahra11573 ปีที่แล้ว

    Wax badan baan idinka faa iday alle wanaag ha idinkugu badalo