Sideen luuqad cusub ku baran karaa Sanadka cusub ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 133

  • @NacimaYonis
    @NacimaYonis หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤alle ha ku daayo

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 8 หลายเดือนก่อน +1

    26:40 Qodobka aanka qoray coach maryam uguna muhiimsan ee ah isku day waxa jaceshahy ina ku dawato english ✅💯 👏👏

  • @nimcocllaahi7440
    @nimcocllaahi7440 9 หลายเดือนก่อน +5

    Ustaad maryan and ustaad mubarik waxan idinka faaidney waxa badan dawashadiina kuma qasaro inshallah sanadkan 2024ka focus kaga igu weyni waa in aan English sifican u barto

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid wll soo dhawoow

    • @Mohamett779
      @Mohamett779 9 หลายเดือนก่อน

      iso qabo kula barte

    • @qamarsalad9471
      @qamarsalad9471 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Mohamett779aby ana isoo qboh isla baranee

    • @nimcocllaahi7440
      @nimcocllaahi7440 7 หลายเดือนก่อน

      OK walalayal halkee iska soo qaban karnaa

    • @fatimaali-ch5ft
      @fatimaali-ch5ft 4 หลายเดือนก่อน

      Abayo iso qabo anigana

  • @Caliya7
    @Caliya7 9 หลายเดือนก่อน +4

    Sideen quraanka ku barankaraa iyo tafsiirkiisa 2024 ma iska dhahdidoo.

  • @abdiasisadendualle1723
    @abdiasisadendualle1723 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanidiin ustaad mubarik iyo ustaado maryama

    • @PkDeva-f5x
      @PkDeva-f5x 8 หลายเดือนก่อน

      Fuu

  • @Burhaan-k5e
    @Burhaan-k5e หลายเดือนก่อน

    thank you very much teacher

  • @hassan2abdourahman451
    @hassan2abdourahman451 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha ALLAH
    USTAAD IYO USTAADA

  • @sahraibrahim5601
    @sahraibrahim5601 9 หลายเดือนก่อน

    Macalin waad inofaidiysay mahadsanid

  • @haliimosiciid-re6et
    @haliimosiciid-re6et 9 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo Aad ayaa u mahadsantahay ustaad iyo ustaado❤❤

  • @fardowsoapdihirsi
    @fardowsoapdihirsi 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad mubarak and coach maryan respect

  • @Jk.channel-
    @Jk.channel- 9 หลายเดือนก่อน

    m.a allah idin Barakeeeyo waxbadan ayan idinka daaiday ❤

  • @hamdiabdirahman4096
    @hamdiabdirahman4096 8 หลายเดือนก่อน +6

    Insha Allah sanadka danbe halkn ayaan kusoo laaban anoo hadfkayga xaqiijay bi,idnilaah 😊

  • @mohanhero296
    @mohanhero296 9 หลายเดือนก่อน +17

    I appreciate to you reports us meaningful and useful information ❤

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน

      You are so welcome

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 9 หลายเดือนก่อน +3

    Iga gaarsiiya inay maryam kitaabka Kitaabka Allah xifdiso sanadkan 2024 tafsiirkana ay barato

  • @hanagureysaid780
    @hanagureysaid780 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh Alle hakubarakeeyo Waxaan jeclaan lahaa gabdhaan in aan lasaaxiibo waliba bAlle dartiis waayo markaad Argto qof wanaagsan waa lala rafiiqaa .

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 9 หลายเดือนก่อน

      Abayo waxan kugula talinaya in aad xoga saarto dadka kahadla horu marka sida gabadhan okale
      Lasaxibid wa hadaad qibrad kaqaadato lasocoto dadaashid
      Waa intaa uun lasaaxiibida iyada iyo kuwo Lamido ah maashaa allaah

    • @hanagureysaid780
      @hanagureysaid780 9 หลายเดือนก่อน

      @@SagalMohaned aad & aad mahdasanid wlle

  • @astudent860
    @astudent860 9 หลายเดือนก่อน

    M.a saa ku wada wax so kordhiya ❤

  • @FeysalmuminAbdi
    @FeysalmuminAbdi 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allh waxaan jeclahay Inaan barto luqada English ma iga caawin kartaa ustaadow barashada

  • @caliyacaliya6611
    @caliyacaliya6611 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad Mubarak iyo coach maryama

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 9 หลายเดือนก่อน

    Maraa waaxid Mahadsanidin
    Labadaiinuba

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 หลายเดือนก่อน +10

    Mahadsanidiin both of 2⃣
    Dhalinyaro wax hala barto

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid wll

    • @aminoahmed8015
      @aminoahmed8015 9 หลายเดือนก่อน

      No. A. B. V. 47I y

  • @shirdoonofficial
    @shirdoonofficial 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid ustaad ❤📌

  • @Nololadag
    @Nololadag 9 หลายเดือนก่อน +6

    Ustaad mubaarag inaa kugu Soo biiro kama qoomameyn walhi ustaad waxaa rabnaa inaa channelkan dad takhasus leh inaa halkan noo keento ustaad

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll
      Soo dhawoow

    • @Miss.cdrama
      @Miss.cdrama 9 หลายเดือนก่อน

      Wllo waxan raba inan barto luqaada

  • @RuqiyaFarah-ym1ty
    @RuqiyaFarah-ym1ty 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah waad mahadsan tihiin

  • @S.A.12789
    @S.A.12789 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah dhalinyaro aad baad uugu mahadsantihiin sidaad waxa wanagsan ee aan ubahneyn noogu soogudbuseen❤

  • @ubaxciiseibraahim9373
    @ubaxciiseibraahim9373 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabarakalaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah
    Aniga Ra.yigeyga 2luqadod Arabic iyo English ka unban xooga saari lahaa waayo 10luqadod maskaxda mashqulaysa
    Dadaalkuna waa mihiim

  • @Mariaruun992
    @Mariaruun992 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wad mahad santihiin Ustd Mubarak iyo Coach maryama 🥰 wad ii dhiri galisiin labadinaba Maku soo kobi karo Qoraal sidii idinku mahad ciliyo 🥰💯

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll
      Soo dhawoow

  • @dhuuxshafi984
    @dhuuxshafi984 9 หลายเดือนก่อน +1

    Manshalah

  • @Sara-nw8ut
    @Sara-nw8ut 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks wll
    Channels ilmo 10 year ka yar luqada carabiga ka baro ila ao wadaag
    Luuqadooda kobaas wa English marka marka mid English iyo arabic isu sharaxaya
    Mubarak inshalah waxa so dhigta mesha community page kagan waan arki doono waan Kula socda inta badan

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน +1

      Wll
      TH-cam waad ka heli muuqaalo badan ee ku qor "learning arabic for beginners in english pl"

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 9 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah cajiib mahadsanid

  • @SamiiroFarxaan-b1m
    @SamiiroFarxaan-b1m 9 หลายเดือนก่อน

    Waadmahadsantihin labadayda macalin waxbadan baan inaka bartay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah labada macallin waan salaamayaa

  • @suweydosaydiin6396
    @suweydosaydiin6396 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaat maryama iney inaan ka barto luuqada rabah seeh ku heli karah mrka

  • @CabdiwahabgediXasan
    @CabdiwahabgediXasan หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @nuuraladan9851
    @nuuraladan9851 8 หลายเดือนก่อน

    English conversation play ga baanbkaa faaiidaybinbadan baanbqorayay English bilaaw lkin play da ayaan kaa faa iiday ustaad mahad sanid waana ku soo followgareeyay mahad sanidvadigabiyo maryama

  • @XamdiAbdulaahi-i7o
    @XamdiAbdulaahi-i7o 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤mansh guulayso ustaad

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanidiin:)

  • @mursalsayed
    @mursalsayed 9 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah waa barnaamij aad u faaido badan waad mahadsan yihiin labada ustaadba. weliba coach maryan hadaf baaanu wadaagnaa oo anba sanadkan qorshaha waxaa iigu jirta barashada luuqada French. English ta ayaan rabaa inaan kala nasano😂.
    Waxaan jeclaan lahaa oo ustaad mubaarak ka codsan lahaa inay xalqad kale inooga soo sameeyaan qaabkan liita ee soomaalidu luuqaha u bartaan ee markaba laga bilaabayo naxwe ama Grammar iyadoon qofkii luuqadii waxba uga baxsanayn. Balsaad u barateen luuqada bilow ilaa dhamaad waan jeclaan lahaa inaad dadka la wadaagtaan.

  • @FaadumoGeedi-w7v
    @FaadumoGeedi-w7v 9 หลายเดือนก่อน

    Seen uku bharat luuqaada englishaak

  • @ahmedosman7221
    @ahmedosman7221 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah

  • @SomaliCamelBoy
    @SomaliCamelBoy 9 หลายเดือนก่อน +1

    I Start learning english on This Days😊

  • @NadaSaleban-l3m
    @NadaSaleban-l3m 9 หลายเดือนก่อน

    Hadii illahey idmo ku dar markaa mustaqbal ka hadlaysid

  • @Sucdi-s7o
    @Sucdi-s7o 9 หลายเดือนก่อน

    TANKS you Very much teacher

  • @iqromaxamed7962
    @iqromaxamed7962 9 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd ustad io coach maryama 🥰

  • @ifraaxmawliid8960
    @ifraaxmawliid8960 9 หลายเดือนก่อน

    Janalka ustaad maryama meel.wll

  • @TraderLii
    @TraderLii 9 หลายเดือนก่อน

    Coach Maryama Aad Baan U Taageeraa, Yaanan Hilmaamin" MUHIIM BAAD II TAHAY COACHKEYGI " ❤❤..

    • @siisuuali5963
      @siisuuali5963 9 หลายเดือนก่อน

      Wll xageen kala xiriiraa macalimada adoo mahadsan❤

    • @amran3450
      @amran3450 9 หลายเดือนก่อน

      @@siisuuali5963walal Qoralka farta blue ga ah oo kore tabo oo chanle keda kala xirir

    • @amran3450
      @amran3450 9 หลายเดือนก่อน

      @@siisuuali5963comontiga maha video ga kor qoralka ku qoran aad oo qoralka blue ga ah tabo

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 9 หลายเดือนก่อน

    M.a wll Nagu qaali ah guleyso ❤❤❤❤❤

  • @MoSalh-hy9pr
    @MoSalh-hy9pr 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad baad u-mahadsantihiin podcast Waa mid Qiimo badan runtii Waxaa sigaara iigu ah muhiim Habka Barashada luuqad cusub la isku baro macalin la,AAN ama online iyo podcastiyada iyo dajinta Jadwalka Lagu Baran Karo

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll

    • @jiijoshariif4532
      @jiijoshariif4532 9 หลายเดือนก่อน

      Masha allh dhiirgalin wacan

  • @mohamedfamily-td1pb
    @mohamedfamily-td1pb 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waxanu nahay islaam ee dhaha inshaallah walalahay

  • @ShaaficiApdisalaam
    @ShaaficiApdisalaam 9 หลายเดือนก่อน

    Waxbadan ka faa,iday runtii wllhy labafa ka taageero TH-cam ka thanks ❤

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll
      Soo dhawoow

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @umalkhayrcabdilaahi8559
    @umalkhayrcabdilaahi8559 9 หลายเดือนก่อน

    masha Allah runti waxbadan ban idinka faa idnay❤

  • @AsmamuhumedAsmamuhumed
    @AsmamuhumedAsmamuhumed 9 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad mubarik aad bd u mahadsantihiin adiyo coach maryan waxn idinka faaiiday waxyaabo badan

  • @geelleyare
    @geelleyare 9 หลายเดือนก่อน

    ❤shukran ustaad

  • @shadaaweyz1535
    @shadaaweyz1535 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you all

  • @aminohassan8919
    @aminohassan8919 8 หลายเดือนก่อน

    Barnaamij aan fiirsado kii iigu qiimaha badnaa allaha idiin barakeeyo fadlan waxaan u baahanahay luuqadda faransiiska macalin ma heli karaa weliba verbs

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  8 หลายเดือนก่อน

      Bal youtube ka raadi wll

  • @sahraibrahim5601
    @sahraibrahim5601 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaan rabaa in aan barto lukhada English sanadka cusub insha alaah

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน

      Bilow oo joogtee guulbaad gaadhiye

    • @khadroali
      @khadroali 9 หลายเดือนก่อน

      Sida ku barta

  • @HusseinAdan-bu4fw
    @HusseinAdan-bu4fw 9 หลายเดือนก่อน

    Asc Mrs maryama wasabkada soodgig

  • @-sb3mt
    @-sb3mt 9 หลายเดือนก่อน

    Runtii aad baan ujeclahay inan barto luuqada englishka. Mahadsanidiin

  • @mohamedsaleh3241
    @mohamedsaleh3241 9 หลายเดือนก่อน

    Thank you guys.you are motivavite.

  • @ismaaciilMaxamuud-en6sl
    @ismaaciilMaxamuud-en6sl 9 หลายเดือนก่อน +1

    Luuqada ENGLISH IN aanbarto ustaad mubarak imisa bilood bay iguqaadanasaa
    Mahdsanid❤

    • @shadaaweyz1535
      @shadaaweyz1535 9 หลายเดือนก่อน

      6 bilood

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน +1

      Wakhti gaara oo laysku raacsanyay ma jiro balse ugu yaraan 6 bilood way kugu filanyiin

    • @Miss.cdrama
      @Miss.cdrama 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wllo halke ugu ficaan inan barto

    • @shadaaweyz1535
      @shadaaweyz1535 9 หลายเดือนก่อน

      @@Miss.cdrama speaking baro sxb

    • @ismaaciilMaxamuud-en6sl
      @ismaaciilMaxamuud-en6sl 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@mubarak_hugur😊

  • @osmaan210
    @osmaan210 9 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanidiin ❤

  • @amina7327
    @amina7327 9 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad qof aan aqon qoralka and ku hadalka English ma bartaan walaal adigo mahad san gabadh baa rabta oo qurbaha ku nool oo jaanis u helin
    Thanks

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน

      Haa ku hadalka wuu baran karaa

    • @amina7327
      @amina7327 9 หลายเดือนก่อน

      @@mubarak_hugur ustaad inte kala so xariira
      Adiga o raliya Insha Allah

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน

      instagram ayaaad fariin iiga soo diri kartaa wll @mubarak_hugur
      @@amina7327

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod 9 หลายเดือนก่อน

    Wlk anigu ilaa 2022 English waan akhriyaa lkn kuma hadli karo erayadana waan hilmaama 😢

  • @MohaYare-q1m
    @MohaYare-q1m 9 หลายเดือนก่อน

    Carbi iyo english isku mar ma baran karah maclin mise mid ba mar plz i jwb

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน

      Waxa fiican inaad kala horaysiiso

  • @luckyahmed6753
    @luckyahmed6753 9 หลายเดือนก่อน +1

    Scm wl waad mahad san tihiin dhaliyaro is xilqaamay baad tihiin , anigu waxaan ka mid ahay dadka jecel in ay wax ka dhagaystaan ama wax ka faa’idaan dadka ay isku afka , dhaqanka iyo bulsho ahaan ba isku midka yihiin markaa intaas wax baan idinka faa’idaynaa ee mar walba wx fiican noo soo gudbiya, mahad sanidiin mar kale

  • @najmaadam1262
    @najmaadam1262 9 หลายเดือนก่อน +1

    Vedioga noofur ustaad aan ladegno llzź

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน

      Wuu furanyay wll

  • @CabdiwahabgediXasan
    @CabdiwahabgediXasan หลายเดือนก่อน

    Waaan kusalaamay abti alakhayr hakusiiyo ee cimiga bartaa kuhay

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 9 หลายเดือนก่อน

    Pls wll icawi❤anigu waxba ma ihi wana jabanaha❤inan wax bartana❤wana raba jahin❤ayan ahay isona boqda muslimintaay

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  9 หลายเดือนก่อน

      Waad baran insh allah

  • @Amounbile
    @Amounbile 8 หลายเดือนก่อน

    This is the best year of me improving some of my life skills and I saw alot of somali TH-camrs that talk about self improvement ❤i can’t count them ✊thank you guys all

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 9 หลายเดือนก่อน

    Maryama

  • @Maryamo-y3w
    @Maryamo-y3w 9 หลายเดือนก่อน

    Hello appkas aa shekeysi free miya

  • @-farhia
    @-farhia 9 หลายเดือนก่อน

    Gabdhan Saad luqada oga wareysaneysey dhiig ka keen tey iskada wllo

  • @engsomane9184
    @engsomane9184 9 หลายเดือนก่อน

    Anigu adiga baan kula talin lahaa maryan ah xijaabo qaawananta qurux maahane

  • @xasanxaaji5768
    @xasanxaaji5768 8 หลายเดือนก่อน

    War oo kaliya looma bahna macalin hala arko wax qabadkaaga

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaad ku baran kartaa adoo dadka dhex Gala anigu waxaan ku hadlaa shan aff

    • @Haniqali-z9i
      @Haniqali-z9i 8 หลายเดือนก่อน

      Sidaas ayaa aminsanahay aniguba dadka ladhexgala

  • @ahmedmuktar1416
    @ahmedmuktar1416 8 หลายเดือนก่อน

    war ii sheega meel aan English kabrta?

  • @LovelyLakeHouse-ls7ls
    @LovelyLakeHouse-ls7ls 8 หลายเดือนก่อน

    Wan kufaraxsnhy inan in kuso bira

  • @farhia2984
    @farhia2984 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaa igu adag xifdinta luuqadaha iyo xusuusta taas waxaan ka qaadey niyad jab maxaa igula talin laheydeen idinkoo mahadsan

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  8 หลายเดือนก่อน +1

      Ku dhex jir in mudo ah ,wax walba iyaga hagaagiye , hore hayska dhiibin

  • @ahmedmuktar1416
    @ahmedmuktar1416 8 หลายเดือนก่อน

    أخي أنا أحب اللغة العربية وأعرفهما أذ كرني أحدا يشرحني الإنجليزية بالعربية؟
    أريد أسماءالمعلمين الذين تعلمت منهم

    • @ahmedmuktar1416
      @ahmedmuktar1416 8 หลายเดือนก่อน

      ؟؟؟؟

    • @ahmedmuktar1416
      @ahmedmuktar1416 8 หลายเดือนก่อน

      حتى الآن مارأيت جوابك

  • @caliyacaliya6611
    @caliyacaliya6611 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid ustaad Mubarak iyo coach maryama

  • @caliyacaliya6611
    @caliyacaliya6611 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad Mubarak iyo coach maryama