Sidee Loo Bartaa Luuqada English-ka? | How to Learn English - Talaabooyinka Ugu Fudud PART 2/2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 33

  • @Maryan-ik5bo
    @Maryan-ik5bo หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh allaha idin xafido macalin kena macalin Ibrahim iyo bahda sheerxirfad waa ku mahadsan tihin taloyinka aad nala wadagten jasakalahu qeer ustaad

  • @MohamedOmar-mb1ec
    @MohamedOmar-mb1ec หลายเดือนก่อน +1

    Mr:ibrahim best teacher i know this teacher ❤❤

  • @queenlove2563
    @queenlove2563 25 วันที่ผ่านมา

  • @abdirahmanabdullahi6793
    @abdirahmanabdullahi6793 หลายเดือนก่อน +1

    My best teacher ever

  • @DeeqaMaxamed-ui1dx
    @DeeqaMaxamed-ui1dx หลายเดือนก่อน

    Ustaad ibraahim

  • @NasiimoMohamed
    @NasiimoMohamed หลายเดือนก่อน

    Mash allh teachar

  • @AymanCumar-w1k
    @AymanCumar-w1k หลายเดือนก่อน

    My teacher ibraahim❤

  • @Harun-ke9nh
    @Harun-ke9nh หลายเดือนก่อน

    Mi brother Ibrahim congratulations ❤

  • @isninarage6277
    @isninarage6277 หลายเดือนก่อน +1

    Mr ibrahim ma fomer clasmte keep going

  • @mursalsayed
    @mursalsayed หลายเดือนก่อน +1

    Sax maaha sidaa uu Ibraahim u sheegay waxay u kala horeeyaan
    Listening
    Speaking
    Reading
    Writing

  • @MoBiinn
    @MoBiinn  หลายเดือนก่อน +2

    Koorsoyinka Ibraahim: sheerxirfad.com/profile/ibraheemabdi/?view=instructor
    Halkaan kala xiriir Sheerxirfad +252610920007
    Our Telegram Channel
    ✓ t.me/ytmobiin

  • @MohamedothowaOthowa
    @MohamedothowaOthowa หลายเดือนก่อน

    Wow m.a wllkey qali

  • @amiiraosman-j8z
    @amiiraosman-j8z หลายเดือนก่อน

    Mahadsanidiin wllyal

  • @AbdifatahAbdullahi-oy6pg
    @AbdifatahAbdullahi-oy6pg หลายเดือนก่อน

    My brother Ibrahim abdi muse horey usoco wll childhood friend ❤

  • @UbaxCali-s4l
    @UbaxCali-s4l หลายเดือนก่อน

    Thanks❤❤❤

  • @CabdulaahiAlhaatimi
    @CabdulaahiAlhaatimi หลายเดือนก่อน

    mahadsanid ustaad

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 หลายเดือนก่อน

    macalinkaan waa xereey caadi ah

  • @Feysal-xd6vf
    @Feysal-xd6vf หลายเดือนก่อน +1

    War ninyohow English waa horaan baranaye, Aaaway Podcast gii FOREX ta sxb???!!!
    All the time waiting waiting...

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 หลายเดือนก่อน

      Wu ku jiraa wall wu so galiyey

  • @OmarSaid-x1h
    @OmarSaid-x1h หลายเดือนก่อน

    Sheekhow afrika laguwareriya

  • @HothonHaamud
    @HothonHaamud 21 วันที่ผ่านมา

    English gammar iyo raraamar la'aam waa werere booskaa carabic noogh bedel

  • @Mohadeckaden
    @Mohadeckaden หลายเดือนก่อน

    Asc Sxb mobiinn marka hore aaad baa u mahadsantahay sida aad umada uguso gudbineysid wax yalaha fcn marka labaad mclinka iso dir haduu jogo kenya an ka faideysto wa iga codsi ado rali iiso jawab
    Shukran akhii

  • @fatumaosman7736
    @fatumaosman7736 25 วันที่ผ่านมา

    Asc wrx wbr aad baad u mahadsantihiin kadib waxaan codsanaya macalinka numberkiisa in la isiiyo si aan Online uga barano insha Allah

  • @sahalbare-ys8xy
    @sahalbare-ys8xy หลายเดือนก่อน +1

    My brother Ibrahim ma former clasmte keep going ❤

  • @najiibabdi2849
    @najiibabdi2849 หลายเดือนก่อน

    Asc mo bin waxaan rabay inaan kuwaydiiyo duaal aan Aad iigu soo noqnoqatay waxaan Barta web development waxaa a ahay beginner. Research aan sameeyay waxaan arkay waarvoor waxay leyahihin waa qasab inaad Baratid algorithms waarna waxay leyihiin Uma baahnid inaad si qooto dheer leh aad ubaratid algorithms waxaan ku arkay adigoo ka hadlaya clip ah inaad adigu iska aad wax isku bartay.
    Waxaan rabaa Su,asha ah algorithms ma qasab la mise waad ka maranta web developer ahaan.

    • @MoBiinn
      @MoBiinn  หลายเดือนก่อน

      Uma baahnid algorithms markii aad bilaw tahay.

  • @Maaxduran7009
    @Maaxduran7009 หลายเดือนก่อน

    Macalinka xagee kahelayna

  • @Mohadeckaden
    @Mohadeckaden หลายเดือนก่อน

    Asc Sxb mobiinn marka hore aaad baa u mahadsantahay sida aad umada uguso gudbineysid wax yalaha fcn marka labaad mclinka iso dir haduu jogo kenya an ka faideysto wa iga codsi ado rali iiso jawab
    Shukran akhii

  • @Mohadeckaden
    @Mohadeckaden หลายเดือนก่อน

    Asc Sxb mobiinn marka hore aaad baa u mahadsantahay sida aad umada uguso gudbineysid wax yalaha fcn marka labaad mclinka iso dir haduu jogo kenya an ka faideysto wa iga codsi ado rali iiso jawab
    Shukran akhii

  • @Mohadeckaden
    @Mohadeckaden หลายเดือนก่อน

    Asc Sxb mobiinn marka hore aaad baa u mahadsantahay sida aad umada uguso gudbineysid wax yalaha fcn marka labaad mclinka iso dir haduu jogo kenya an ka faideysto wa iga codsi ado rali iiso jawab
    Shukran akhii

    • @Abdwiilhoog0987
      @Abdwiilhoog0987 หลายเดือนก่อน

      Sherexirfad ayaa ka heleysaa course english mhsnd