Psychiatry (29)Illness Anxiety Disorder |Xanuunka qofku ka warwaro xanuun aan haynin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #drmawliidkudar #nafsiga #caafimaad #xanuun #afsoomaali

ความคิดเห็น • 19

  • @Nafisa23-uz3yf
    @Nafisa23-uz3yf หลายเดือนก่อน

    Dr xanunkan waa iskuarkay in mudoo ah jirkayga intan tabto aan dhahaya qandho ihayasa hadana waxba ima hayaan dr heer waxa gaara aan cuduro aan ihayn dawadoda qaato kadibna naftayda kadhadhiciya inee xanunkan ihaayay mudo 1bil cml wa fiicnana markas hada bartee aaka bilaaba dr daawada sifican inoogu soo sheg dr sychatric mahelikaree kheer allah kusiiyo

  • @BishaaraSaalax
    @BishaaraSaalax หลายเดือนก่อน

    Asc Dr markan fahmay xanuunka ihaayo Dr ayan udakay wan ficnaday Alx

  • @Oldisgold48
    @Oldisgold48 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Dr Kudar guulayso

    • @drmawliidku-dar6625
      @drmawliidku-dar6625  3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay wll

    • @msshajji6868
      @msshajji6868 2 ปีที่แล้ว

      @@drmawliidku-dar6625 mahadsanid dr waxaa ii sharaxdaa anxiety disorder iyo ilnnes anxiety disorder miyay kala duwanyihiin

    • @drmawliidku-dar6625
      @drmawliidku-dar6625  2 ปีที่แล้ว +1

      @@msshajji6868 illness Anxiety gu wuxuu la gaar yahay qofku wuxuu warwar ka haystaa xanuun oo inuu xanuun hayo ayuu moodayaa, xili kastana dhakhtar ayuu ku noqnoqonayaa si kastoo xanuunka looga waayana ma runaysanayo

    • @msshajji6868
      @msshajji6868 2 ปีที่แล้ว

      @@drmawliidku-dar6625 mahadsanid dr adigoo iga raali ah anxiety gu ma welwel qofka uu xanuun ka qabo baa mise xaalado kale uu ku iman karo way jiraan oo wuxuu la midyahay sida Depression ptsd Bipolar and etc.

    • @drmawliidku-dar6625
      @drmawliidku-dar6625  2 ปีที่แล้ว +1

      @@msshajji6868 waa walwal sababi keento sida social anxiety disorder ka oo kale oo qofka wax walwalka ku keena ayaa jira markaa Anxiety waa calaamad siyaabo badan ku iman karta hadba wixii qofka walwal galinaya ayaa lagu sii ladhayaa

  • @مصحفقرءانمرتل
    @مصحفقرءانمرتل 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wb dre waxa an ku nolahay somaliland xanuunka bipolar disorder qabaa meel aan kaala soo xiriiro iisoo sheeg

    • @drmawliidku-dar6625
      @drmawliidku-dar6625  3 ปีที่แล้ว

      Walaal anigu kumaan takhasusin walaw aan markii hore takhuskaas qaatay se hada endocrinology ayaan ku takhasusay se xanuunada nafsiga kuwo badan ayaan muuqaal Ka sameeyay aan bulshada ugu talo galay inay wax kaga ogadaan waxa haya iyo ciday tahay inay u tagaan . bipolar disorder kana muuqaalkan ayaan kaga hadlay ..
      th-cam.com/video/0Fc0wPjqCrY/w-d-xo.html

    • @مصحفقرءانمرتل
      @مصحفقرءانمرتل 3 ปีที่แล้ว +1

      @@drmawliidku-dar6625 haye dre waad mahadsantahay ilaahay cilmiga ha kuu barakeeyo

    • @drmawliidku-dar6625
      @drmawliidku-dar6625  3 ปีที่แล้ว

      @@مصحفقرءانمرتل waad mahadsantahay wll

    • @مصحفقرءانمرتل
      @مصحفقرءانمرتل 3 ปีที่แล้ว +1

      @@drmawliidku-dar6625 dr hal suaal xanunkan markuu igu dhacay qof active ah ayaan ahaa hadda se waxba ma fahmi karo marka maxay kula tahay
      Fahmadu se miyey soo noqon kartaa

    • @drmawliidku-dar6625
      @drmawliidku-dar6625  3 ปีที่แล้ว

      @@مصحفقرءانمرتل intaan ka ogahay xanuunku malaha wax dhanka fahanka ah waxa laga yaabaa dawooyinka loo qaataa inay saamayn taban keenaan