DrMawliid Ku-dar
DrMawliid Ku-dar
  • 434
  • 314 824

วีดีโอ

Pharmacology (31)Anticancer drugs-2 Antimetabolites | Dawooyinka lidka Kansarka q2aad
มุมมอง 114หลายเดือนก่อน
#anticancerdrugs #antimetabolites #dawooyinka #kansarka #drmawliidkudar
Pharmacology (30) Anticancer drugs -1 Alkylating agents| dawooyinka kansarka lagu daweeyo
มุมมอง 143หลายเดือนก่อน
#pharmacology #anticancerdrugs #kansar #dawooyinka #kansarka #drmawliidkudar #soomaali #somali
Pathology (49)Sideebay bakteeriyada helicobacter pylori ku keeni kartaa kansarka caloosha?
มุมมอง 1372 หลายเดือนก่อน
#carcinigenesis #helicobacterpylori #kansarkacaloosha #kansar #gastriccarcinoma #drmawliidkudar #caloosha
Pathology (48) Sidee buu fayraska keena Joonis-cadku (Hepatitis B) u keeni karaa Kansarka beerka ?
มุมมอง 962 หลายเดือนก่อน
#hepatitisbvirus #hbv #jooniscad #cagaarshaw #kansar #beerka #drmawliidkudar #caafimaad
Kansarka unugyada difaaca jidhka(Burkitt's lymphoma) waxa keena ,calaamadaha baadhista iyo dawaynta
มุมมอง 1012 หลายเดือนก่อน
#burkittslymphoma #lymphoma #kansarka #gumudodheecaaneed #difaacajidhka #lymphocytes #drmawliidkudar #xanuun
Pathology (47) Sida uuu fayraska Epstein-Barr uu u keeno kansarka qanjidha iyo dalqada
มุมมอง 712 หลายเดือนก่อน
#epstainbarrvirus #ebv #kansar #pathology #drmawliidkudar #burkitt #lymphoma #nasophrayngealcarcinoma
Siduu fayraska Papillomavirus u keeni karaa kansarka iyo burooyin halkan ka daawo
มุมมอง 762 หลายเดือนก่อน
#drmawliidkudar #burooyin #buro #kansar
Sidee baa burooyinka (warts) loo daweeyaa loona baadhaa?
มุมมอง 1232 หลายเดือนก่อน
#burooyin #warts #dawaynta #baadhista #drmawliidkudar #caafimaad #xanuunka #burahafaraha
Pathology (46) Sideebuu fayraska Papillomavirus uu u keeni karaa burooyinka iyo Kansarka ?
มุมมอง 752 หลายเดือนก่อน
#papillomavirus #p53 #carcinogenesis #hpv #drmawliidkudar #oncogenicdnaviruses #cyclind #apoptosis #soobax #buro #burooyinkagacmaha #benign #squamous #papillomas #warts
Pathology (45) sideebuu shucaaca qumbuloduriyada iyo qalabka baadhitaanadu u keeni karaan Kansarka ?
มุมมอง 872 หลายเดือนก่อน
#ionizingradiation #shucaac #xray #drmawliidkudar #caafimaad #kansar #soobax
Pathology (44) sideebay falaadhaha cadceedu u keenaan Kansarka maqaarka ? |Xeroderma pigmentosum?|
มุมมอง 1312 หลายเดือนก่อน
#kansar #maqaarka #xeroderma #pigmentosum #xanuun #caafimaad #drmawliidkudar #pathology
Qalinjabinta ardayda Kuliyada Caafimaadka een macalinka u ahay oo Hindi iyo Masaari u badan
มุมมอง 1333 หลายเดือนก่อน
#kbsu #кбгу #graduates выпускной #india #egypt #somali #drmawliidkudar #qalinjabin #jaamacad #caafimaad
Maalintii qalinjabinta Injineer Cabdulaahi Maxamuud Qaddoomi oo ah Falastiini
มุมมอง 1103 หลายเดือนก่อน
#kbsu #кбгу#выпуской #falastiini #qalinjabin #soomaali #jordan #drmawliidkudar
Sidee baa bariiska looga saari karaa maadada keenta kansarka ee Arsenic la yidhaahdo?
มุมมอง 2463 หลายเดือนก่อน
Sidee baa bariiska looga saari karaa maadada keenta kansarka ee Arsenic la yidhaahdo?
Pathology (43) Cancer Epidemiology iyo waxyaabaha KANSARKA keena sida khalkhalka hidesidayaasha
มุมมอง 1353 หลายเดือนก่อน
Pathology (43) Cancer Epidemiology iyo waxyaabaha KANSARKA keena sida khalkhalka hidesidayaasha
Muxuu Kansarku kaga duwan yahay soo baxyada aan dhibka wadan?
มุมมอง 1053 หลายเดือนก่อน
Muxuu Kansarku kaga duwan yahay soo baxyada aan dhibka wadan?
Pathology (42) Neoplasia | Benign and malignant tumors | Soobaxyada iyo Kansarada
มุมมอง 1703 หลายเดือนก่อน
Pathology (42) Neoplasia | Benign and malignant tumors | Soobaxyada iyo Kansarada
Maxaa looga baahan yahay qofka xubin bixinaya si aanu organ rejection u dhicin?
มุมมอง 1213 หลายเดือนก่อน
Maxaa looga baahan yahay qofka xubin bixinaya si aanu organ rejection u dhicin?
Maxaad hurdo u dareentaa markaad wax cunto? Postprandial Somnolence
มุมมอง 1613 หลายเดือนก่อน
Maxaad hurdo u dareentaa markaad wax cunto? Postprandial Somnolence
Waa maxay dhibaatada ay ilmaha u keenayso haday hooyada kala dhiig noqdaan? Erythroblastosis Fetalis
มุมมอง 1033 หลายเดือนก่อน
Waa maxay dhibaatada ay ilmaha u keenayso haday hooyada kala dhiig noqdaan? Erythroblastosis Fetalis
Sida Qarandidaad habeenkii uun soo baxaa wakhtiga fasaxa kkk
มุมมอง 483 หลายเดือนก่อน
Sida Qarandidaad habeenkii uun soo baxaa wakhtiga fasaxa kkk
Noocyada dhiigu maxay ku kala duwan yihiin? Waa maxay Rhesus factor ku?
มุมมอง 1773 หลายเดือนก่อน
Noocyada dhiigu maxay ku kala duwan yihiin? Waa maxay Rhesus factor ku?
Ma CAARO ayaa kugu kaadiday mise fayrusbaa jidhkaaga soo galay oo dibinta ku buuray?
มุมมอง 2063 หลายเดือนก่อน
Ma CAARO ayaa kugu kaadiday mise fayrusbaa jidhkaaga soo galay oo dibinta ku buuray?
Sideebaa looga hortagi karaa HIV/AIDS ka ? | PrEP & PEP(Post Exposure Prophylaxis)
มุมมอง 1443 หลายเดือนก่อน
Sideebaa looga hortagi karaa HIV/AIDS ka ? | PrEP & PEP(Post Exposure Prophylaxis)
Waa maxay sababta Aydhiska wali TALAAL loogu samayn kari la'yahay?
มุมมอง 834 หลายเดือนก่อน
Waa maxay sababta Aydhiska wali TALAAL loogu samayn kari la'yahay?
YouTube oo waawaynka igu daray (YouTube Partner Program)
มุมมอง 1474 หลายเดือนก่อน
TH-cam oo waawaynka igu daray (TH-cam Partner Program)
Pharmacology (29) HIV Treatment | Dawooyinka lagu daweeyo Aydhiska ama lagu xakameeyo fayruska keena
มุมมอง 1344 หลายเดือนก่อน
Pharmacology (29) HIV Treatment | Dawooyinka lagu daweeyo Aydhiska ama lagu xakameeyo fayruska keena
Pharmacology (28) Immunosuppressants I Dawooyinka dabra difaaca jidhka ama xakameeya
มุมมอง 944 หลายเดือนก่อน
Pharmacology (28) Immunosuppressants I Dawooyinka dabra difaaca jidhka ama xakameeya
Pharmacology (27) Glucocorticoids | Dawooyinka lidka Caabuqa iyo difaaca jidhka
มุมมอง 1554 หลายเดือนก่อน
Pharmacology (27) Glucocorticoids | Dawooyinka lidka Caabuqa iyo difaaca jidhka

ความคิดเห็น

  • @munabintumoha1627
    @munabintumoha1627 2 วันที่ผ่านมา

    M.a Dr alle hkaa abaal mariyo Dawooyinka antibiotics bn daneenaynaa Dr kuwaas lecture kasoo sameey

  • @HabonJamahusen
    @HabonJamahusen 4 วันที่ผ่านมา

    After one year thnks teacher

  • @xaawopuntlander7169
    @xaawopuntlander7169 4 วันที่ผ่านมา

    UstaaD mhdsanid

  • @xogkaab.8749
    @xogkaab.8749 5 วันที่ผ่านมา

    Waxa ihaysata cilad ah markaan is idhaahdo wax cun cuntada waan soo tufayaa xitaa anoo aad ugaajoonaya cuntada gaar ahaan daqiiqda

  • @qureeshoxaaji4315
    @qureeshoxaaji4315 6 วันที่ผ่านมา

    kasohadal hypertonic hypotonc isotonic

  • @MaslaxCabdi-gc1zn
    @MaslaxCabdi-gc1zn 6 วันที่ผ่านมา

    Aad iyo aad waan bilaawi raway laakin waa iska daayay❤

  • @mubarikmoumin9880
    @mubarikmoumin9880 7 วันที่ผ่านมา

    Thanks Dr mawliid

  • @mubarikmoumin9880
    @mubarikmoumin9880 7 วันที่ผ่านมา

    Jazaa'i alle hakaa siiyo wllo dadaalka aad galisay cilmiga aad nala wadaagayso

  • @NacimaAdam-i5r
    @NacimaAdam-i5r 8 วันที่ผ่านมา

    Wax macaan hadaan cunaa waan xanuusana xaladayda way is badalaysa

  • @mubarikmoumin9880
    @mubarikmoumin9880 10 วันที่ผ่านมา

    Thanks Dr

  • @mubarikmoumin9880
    @mubarikmoumin9880 10 วันที่ผ่านมา

    Alle haku sharfo Dr mawliid waxaad ka mid tahay dadka ugu qiimaha badan ugu sharafta badan dadka aan bartay abaal aad duugoobayn ayaan kuu hayaa wll wlhi

  • @mafiayt3496
    @mafiayt3496 17 วันที่ผ่านมา

    Aada umahadsantahy macalin 🥰🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @kumeelgaadh3438
    @kumeelgaadh3438 19 วันที่ผ่านมา

    Macalin hesology waad ku soo bixi

  • @Apdullahi_Youseph_Hussein
    @Apdullahi_Youseph_Hussein 19 วันที่ผ่านมา

    Dr wxaa u paahna inaa kula so xidhiidho fadlan

  • @Farxiyomaxamad-b9v
    @Farxiyomaxamad-b9v 21 วันที่ผ่านมา

    Dr 4 sano kadib daawaday see isaga daweeyaa iga caawi walhi waxba waan qabsan waayey dr 😢

  • @mohamedkhadar7601
    @mohamedkhadar7601 22 วันที่ผ่านมา

    Mushkilada dadka saniska dadka qaar dad la colobaan ama ku odhanaya hebel colbaan la ahay waxna kuma samyn sanifkaa noogasoo faai,dee

  • @mohamedkhadar7601
    @mohamedkhadar7601 22 วันที่ผ่านมา

    bro aqoontada hadii dadku ka faai,daysan lahaayeen garaadka in isafahan habdhaqan ahaa isku badli lahaa

  • @sakariyecabdicaliaxmed6142
    @sakariyecabdicaliaxmed6142 22 วันที่ผ่านมา

    Ustaad wali wakula socda adna waad umahadsantahay

  • @mohamedkhadar7601
    @mohamedkhadar7601 23 วันที่ผ่านมา

    google haduu arku calamaado ka aqristo kadib urumayato waayo xaaladaha cafimaad wa isku calaaamad ekanaan kartaa hypochondriasis

  • @FilsanAli-e5x
    @FilsanAli-e5x 23 วันที่ผ่านมา

    Cacharkiii 1 aad ee gynecology meeee

  • @omarabukarabdikadir5686
    @omarabukarabdikadir5686 23 วันที่ผ่านมา

    Mxaa farqi u dhaxeeyo rate and rhythm Dr...

  • @ayuushabdisalan9301
    @ayuushabdisalan9301 24 วันที่ผ่านมา

    Thanks ustd

  • @NimcaNather-sg3py
    @NimcaNather-sg3py 25 วันที่ผ่านมา

    Shukrn dr.

  • @Nima-n9e
    @Nima-n9e 28 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk

  • @FarhioAhmed-x2e
    @FarhioAhmed-x2e 28 วันที่ผ่านมา

    Thanks teacher ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarhioAhmed-x2e
    @FarhioAhmed-x2e 28 วันที่ผ่านมา

    Thanks teacher

  • @abdallaSiikaawe1
    @abdallaSiikaawe1 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaasa ihaysta shaki iyo welwel ayaa igu badan

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad intee kaala soo xiriira

  • @MohamttAbdikhadir-vs4ph
    @MohamttAbdikhadir-vs4ph หลายเดือนก่อน

    Wadna garaac io dhidid aa lasocda😢

  • @ayuushabdisalan9301
    @ayuushabdisalan9301 หลายเดือนก่อน

    Udtdii🫡

  • @cabdirisaaqfaarax3926
    @cabdirisaaqfaarax3926 หลายเดือนก่อน

    Dr mawlid Ahmed faarax kudar adeer ilaso hadal waa cabdi Faarax halkan lanbarkayga ma kugu qora adeer

    • @drmawliidku-dar6625
      @drmawliidku-dar6625 หลายเดือนก่อน

      Waakan numberkayguye +79287018614 dhanka WhatsApp ka igala soo hadal adeer

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 หลายเดือนก่อน

    Allow aqoontada ku ziyaadi oo ajarkaa sii dr sifcn baad nogu sharaxdey wana ushere gareyy ardeyda asxbtyda

  • @BarliinkhalifBarlin
    @BarliinkhalifBarlin หลายเดือนก่อน

    Asc d,r ani cadadii wan wayey bishaan 8 daad markii aan baaryna wuxuu itusayaa negative

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid หลายเดือนก่อน

    Dr.aad ayaan ula liita xaaladan 😢 Inaad iga caawisaan raba aad ayaan ubaadha muuqallo ku saabsan arinkan adiga ayaa noqday wlha qofka ugu soo dhawaa ee iisheegay qaabka la iskaga dawayn karo idinka alle please dr. Ila soo xidhiidh lambarkaaga iiso qor Arinkaan (xaaladii waxbarasho dugsi sare ku jiraa mana aha sahal aad ayuu iigu badan yahay xanuunkan 😢😢

  • @amalmuse7624
    @amalmuse7624 หลายเดือนก่อน

    Masha'allah mahadsanid wll inta aad noga faa'iidaysay aqoontada alle ha ku barakeyo cilmiga, caqliga iyo cimrigaba.

  • @mubarikmoumin9880
    @mubarikmoumin9880 หลายเดือนก่อน

    Alle hakugu anfaco Dr mawliid cilmiga aad nala wadaagaysana alle jazaa'i giisa haku siiyo wll

  • @xamdicalimaxamuud9865
    @xamdicalimaxamuud9865 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid 👩‍⚕️ ❤

  • @KhadarMohamoud-jj5tw
    @KhadarMohamoud-jj5tw หลายเดือนก่อน

    manzh allah mahdsanid dDr mawliid

  • @asmahkhadar2332
    @asmahkhadar2332 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilah goor ficanbu ilahay ika baray😂 shaykastoo channelkaga ku jira wan ubahna wlhi mahadsanid

  • @aishaMoha-pg2hr
    @aishaMoha-pg2hr หลายเดือนก่อน

    Mida kle dr naaska intiisa finanka ku wareegsan baa isoo weynaaday lablabo subixii xanaaq badan wareer taagnaanshada i dhibta dhabar xanuun qandho iyo jirka oo i kululaada markaa baaray negative wye dr jwb plz 😊😢

    • @faadumocabdullaahi2233
      @faadumocabdullaahi2233 10 วันที่ผ่านมา

      anifa hadaa dareemayaa sidaas uur mey kuu noqotay abaayo

  • @aishaMoha-pg2hr
    @aishaMoha-pg2hr หลายเดือนก่อน

    Dr tellkaada isiii wax baan kula wadaagaa ii faaidey i.a 😊

  • @ismahanmawlid2399
    @ismahanmawlid2399 หลายเดือนก่อน

    Chronic sinusitis ayaaba i hay dr malyga dawayn karaa 2 sano ayaan la dhibany dhakhtiir badan waan teegay is bedela kama hayo

  • @mubarikmoumin9880
    @mubarikmoumin9880 หลายเดือนก่อน

    Manshallah Dr mawliid alle hakaa jazaa'i siiyo juhdiga aad galisay wll inad cilmiga nala wadaagto si aanu uga faaidaysano

  • @qalinlemedia1526
    @qalinlemedia1526 2 หลายเดือนก่อน

    Xagee kaalaso xidhiidha Dhimashan qarka usaaranehe dr WtsAppkga ireeb

    • @drmawliidku-dar6625
      @drmawliidku-dar6625 2 หลายเดือนก่อน

      Facebook ayaad igala soo xidhiidhi kartaa isla magacan ayaa iigu qoran FG:Anigu dalka ma joogo waxaad u baahan tahay dhakhtar dalka jooga ood u tagto

  • @mubarikmoumin9880
    @mubarikmoumin9880 2 หลายเดือนก่อน

    Alle hakaa abaalmariyo wll Dr mawliid

  • @abdirahmanhambalayso4711
    @abdirahmanhambalayso4711 2 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @Nafisa23-uz3yf
    @Nafisa23-uz3yf 2 หลายเดือนก่อน

    Dr xanunkan waa iskuarkay in mudoo ah jirkayga intan tabto aan dhahaya qandho ihayasa hadana waxba ima hayaan dr heer waxa gaara aan cuduro aan ihayn dawadoda qaato kadibna naftayda kadhadhiciya inee xanunkan ihaayay mudo 1bil cml wa fiicnana markas hada bartee aaka bilaaba dr daawada sifican inoogu soo sheg dr sychatric mahelikaree kheer allah kusiiyo

  • @KhadarMohamoud-jj5tw
    @KhadarMohamoud-jj5tw 2 หลายเดือนก่อน

    very interesting topic , thank you Dr mawliid ku dar , casharka chemotherapy waan sugaynaa incha allah

  • @MaxamedMaxamuud-d8q
    @MaxamedMaxamuud-d8q 2 หลายเดือนก่อน

    Dr wad mahadsantahy marka hor sid ad bulshad adugu ad shaqanaso khar ayku rajan Dr xanuunka dhakhatair hor ay utagay se waxb way ka garan waye Dr waxa ikal sarta ma dhakhar odhan ay utaga mis dhakhar ku takhasus gar ahn xanuud guud

    • @drmawliidku-dar6625
      @drmawliidku-dar6625 2 หลายเดือนก่อน

      Dhakhaatiirta ku takhasusay hadaad heli karto iyaga u tag waanankuwa Ku takhasusay cudurada faafa (infectious diseases) hadaanad heli karina dhakhtarka cudurada guud