Wlhi Somalida lagama dhadhici karo xanunkan waxa lagu leyayahay shadanba kuhayo ama wa lagu sixray iyo wixi lamida lkn waxa xaqiiq cudurkan inujiro bulshada 💯 50 video wxn fiirsaday 24/8/2024 itii ila mida like
Wll waa runta qof Muslim kaa imankisa waa kalmesta lkn jiradi kama suulayso qof walba ila u dawo qato ilahay ha ina caafiyo iimanka allah no adkeyo wlh aniga muda san ahay
@@xamdicabdulahi2299 ani marka umule aya dr igu dhahy wxa ku ahay dibareshin wlshey qof marba mel laga qabayo ahay wal wal ani dhan nuc kle wlhi ilahey ha inag dul qado
Dhibtaas anigana way i haystaa 'allaah ha inaga wada kor qaado culaysyada werwerka wll. Insha allaah cibadada iyo digriga ayaa allaah inagaga kor qaadi
Walee anaad iga hadleysaa dr depprrssionka stage igu dambeeyey buu imarayaa wlhi 😢 hurdana hasheegin dr halkee laga helaa qaab online maku shaqeeyaa bal ila soo wadaaga please soomalaiyeey
Illahay hana caafiyo aniyo intii Muslim ahba🤲🤲
Aamiin wllo
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲🤲🤲
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲🤲🤲
أللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲❤️
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲🤲
Wlhi Somalida lagama dhadhici karo xanunkan waxa lagu leyayahay shadanba kuhayo ama wa lagu sixray iyo wixi lamida lkn waxa xaqiiq cudurkan inujiro bulshada 💯 50 video wxn fiirsaday 24/8/2024 itii ila mida like
Depression waa xanuun dhib badan illaahayoow nacaafi😭🥴
Abyo adi weli makugu dhacy
Amen ya RABBI 🤲❤️
Dr mahadsanid lkin quluubta waxaaa hagaaajiya. Digriga ALLe. Iyo cabsida rabbbi ...
Waa run Lkin xanuunkan wuunbaa fahmi kara nin uu ku dhacay xanuunkan waa xanuun maskaxeed oo dawo u baahan
Mubarak wlll labarkaga isheeg xanunkan wan daremaya
ماشآء الله ❤❤❤
ماشآء الله ❤❤❤
Xanunkan wu i haya wlhi sen iskga daweya Dr ma leyhy
Ana Ka caawin Kara walal
Rabiyoow maskaxdeyda iicaafi😰🥺😭
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲🤲
Amiin
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲🤲
اللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲❤️❤️
4sanadood oo xanuunkaasi I haystaeen oon fahmi waayeen ugu danabyn ilaahay wuu igu caafiyay dawadii Dr yacquub
Wll anaa ladhiaban xanuunkan ee in tee kalasoxariraa szb
Dr yacquub halkuu joogaa wllo
Wll mubaarka in tee kala sooxariraa sxbòw
@@indhodeeq5800 hrgysa
@@FarxanAxmed-lh4vp cinkayga ku siin wll
aney dhibaatadaasi ihaysataaye inuu ilaahay laydh caafimaad iga mariyo iigu duceeya
Insha allah wan kw bogsan donaa inta dhibkaan qabto Aan isku duceyno wllayal
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲❤️
Wlhi intuu doctorku sheegay anay iheysataa iisoo duceeya walaalayaal😥
Allah haku caafiyo wll lkn anaa soo maray waxas cibadada alle aad xoojiso Tasbiixda io saladaha danbiga io xumanta dhamaan aad iska ilaaliso ayaa caafimaad u ah ku dadaal xuska Alle dhakhtarn neurologist ahna la xidhiidh wllo
@@adontiialle5345 aamiin wll mahadsanid waynu caafimaadaynaa
@@adontiialle5345 wll hargeysa ayaan joogaa dhakhtarkii aad la xidhiidhay ii sheeg
@@cabdirisaaqfaysalcali2745 wllo dhakhtarka Hardoor hospital ayuu fadhiistaa cadaan weeye gaboose ayuu badalay Dawoyinku ku siiyo waad ku nafisi InshaAllah
@@adontiialle5345 wllo macaan waad mahadsan tahay
Mansha Allah waa ku farxsanahay inan helno dhakhatii bartay cudurk maskaxda anigu waxan lanolahay fcuudurkan dhimiirka 22sano Anig iyo inta qabata cudurkan illahay haa ba caafiyo Amiin. Teer hargaysa salaan date Ica guudoma . Anigu waan lasxiibay xanuunk dhiimirka
Alx cudurkani waaba fahan uun Ilaahay ha ku cafiyoo
Sawdiga sheegeynaya hadaa sidled uwalantey
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️❤️🤲
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲❤️
Wallaalyaal xanuun baan la noolahay iskubuuqa alle hay caafsho
Aamiin
Marka hore waan umahadnaqayaa Dr ka Runtiina sifiican buu noogu faaideeyay
Xaanuunkana aduun waynaha wuu kudhacaa gaal iyo muslim
Balse qofka muslimka ah haduu soo wajaho imaankiisa ayuu alle kubadbaadiyaa
Rabina umada islaamka ah haka dulqaado inta qabta
Fadlan dawada ugaarka ah hala igu caawiyo
Wll waa runta qof Muslim kaa imankisa waa kalmesta lkn jiradi kama suulayso qof walba ila u dawo qato ilahay ha ina caafiyo iimanka allah no adkeyo wlh aniga muda san ahay
@@xamdicabdulahi2299 ani marka umule aya dr igu dhahy wxa ku ahay dibareshin wlshey qof marba mel laga qabayo ahay wal wal ani dhan nuc kle wlhi ilahey ha inag dul qado
Dhibtaas anigana way i haystaa 'allaah ha inaga wada kor qaado culaysyada werwerka wll.
Insha allaah cibadada iyo digriga ayaa allaah inagaga kor qaadi
@@mustafeahmadgeedi9527 Amiin Yarabi
@@xamdicabdulahi2299 xage kala so xarira wllo
Nabarakega. Xagen. Kahelaya
Ilaaahow icaafi iyo inta la nool ya rabbi 😢🤲🏻☝🏻
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲🤲
آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲❤️
صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
Aniga wan qawaa Xanunkas Waxana igu wacan aya ah Nolol Adaga so maray 🥺😢
Ila Soo xiriir bro
@@wellnesswithhasher2428 halke ka helikara wll mcn
@@wellnesswithhasher2428xaga kala so xidhidha
Xmar baa jogaa aad baan ula xanuunsanayaa xanuunkaan intee ka helaa dhaqtar wangsan ila wadaag hadaa igu dhaantiin😢😭
A_c dr yaquub wuxuu jogaa hargeisa xafada jigjiga jar
Wllo markiiley furey ayaa igudhacay wll
Wlhi aad buu xanunkaasi iiheystaa nolol adag baana igu sababtay dartiina wxaa iigu dhacay migraine headache 😢ilhow cafimaad ba kuweydiisanay
Walaley isku buuqaa ban qabaa migraine wuu iigu darsan yahay hada see tahay
Walee anaad iga hadleysaa dr depprrssionka stage igu dambeeyey buu imarayaa wlhi 😢 hurdana hasheegin dr halkee laga helaa qaab online maku shaqeeyaa bal ila soo wadaaga please soomalaiyeey
Wll labar kiisa anaa haya intee kugu sodiraa xanuunkaan aniguba wandaremaya
Anigh buuqa wan necbhy qol kligey wa isku so xiraa tlow mxu yahy ani mskxda ixanuunta hdalkna wa idhiba
Anaa lanool 4 sano ee qofkii muslin ah ee icaawinkaro fadlan hay caawiyo ama dhaqtarkaas melaan kalo xariiro hay sheego fadlan waa nii baryaayaa😭😭😭😭😭
Muqdihsu myaad ku noo shahay
Hargeysa bu joga
Hargaysu joga
Fadlan ilaso xariir si anku cawiyo
wlh anigaba waan la tacaalayaa ilaa 3 sano waliba xld xun ayaan maraya , aniga xata ma ogi dhaqtar lkn xmr in laga helaayo filaa
Allah hana caafiyo aamin
😭😭😭😭😭😭wlh aad bay ii tabatay
insha allaah byo caafimaadka rabi ayaa haya ilaahay baa waydiisanaynaa runtiina dhib kasta waxa looga baxaa waa rabi oo latala saarto iyo in lagu sabro qadarta rabina lagu qanco aduunkuna waa isbadalaa marxalada ay noloshaadu kusugan tahay maaha mid daaimaysaa hadaad maanta xanuusan tahay i.a caafimaad baa xiga murugtana farxad baa kadanbaysaa culayskastana fudayd baa ka danbeeya i.a Rajadeenu waa khayr alle hanoo rumeeyo
@@fowsiyoaadan7260 amiiin abayo saas waye ilahay samirks iyo iimanka hano adkeeyo ilahay wx walba waa awooda adunkuna wxa manta daremayso ma aha inuu ku dhamaday I.A
@@xamdicabdulahi2299 amiiin amiin abyo
Masha allah qof wanaagsan talada rabi wax ka wanaagsan maleh iimaan adag allaha nasiiyo@@fowsiyoaadan7260
Drkan xaguu joogaa
Dr.xaggee joogaa?
Ar laki la iisaaroh
Dr xanuinka anuu idaashaday waxa sababayna waa shaki iyo waxaan ka baqay markaa iisoo duceeya walaalayal😢
Bro hada xladeda waa sidee dhibka ku hysta ayaa ihysto wllhi 7 blood marxlad xun maraa 😢
Pro weli isbedel weyn ma dareemin lkn waanka yara ladnahay
@@CabdiraxmaanmaxamednuurHagardi asc pro
Dr kan xageen ka helaa
Xaguu joogaa dhakhyarku
Waa reer Hargeisa
Dhakhtarku hargeisa jooga gaarahaan jig jiga yar
Magicisa wllo iyo meshu fadhisto iisheeg plz
Dr kaan gmailkiisa ma helikaraa ,ama meel aan kala xariiro
Yacquub Clinic ayaa La dhahaa xaruntiisa waxay kutaal hargeisa gaar ahaan Jigjiga yar goolada hoose wA nin aqoon leh runtii
walaalayaalow teelkiisa isheega
Ala depression xanuunka xanuun kulul ma arag
Ax anigu waan hayaa alle caafiyo àmiin
Ila so xiriir waanku caawina wll
@@wellnesswithhasher2428 xgn kala soo xidhiidha wll
Walaalayaalow anaa qaba isoogurmada
Xagee kaalasooxariiraa
❤❤❤
inshaAllh waan Bogdan doNa
Anaa aqaano waxa keena
Maxa Kena wllo
Taas anay ihaysat intu shegay
@@Aalow21 amiin amiin amiin yaa Allah ..shugran allaya macak
Danke dir
Drkan halkee laga helaaa isoo sheega walalayaal
Yacquub Clinic ayaa La dhahaa xaruntiisa waxay kutaal hargeisa gaar ahaan Jigjiga yar goolada hoose wA nin aqoon leh runtii
Ana hya tellkiisA
@@mustafeaxmed8807 ii sheeg wll
@@engapdirahman6079
Asc wll dr magacisa ayn raba iyo mesha laga heelo
Yacquub Clinic ayaa La dhahaa xaruntiisa waxay kutaal hargeisa gaar ahaan Jigjiga yar goolada hoose wA nin aqoon leh runtii
Yacquub Clinic ayaa La dhahaa xaruntiisa waxay kutaal hargeisa gaar ahaan Jigjiga yar goolada hoose wA nin aqoon leh runtii
Lanbarkisa esoqor wll
Madaxa xnn an dhamaneyn reerki marabo ma aqaan marka saa wax uwado
Abyo anaa sas ehsethy
Fadlan lambarka dhakhtarka ii sheega wllyll
Anaa ka caafimaday iso qabo
wllo cagen kahel labrk
@@rashkaomar6656 rashka xage laga hella bro contacta lagahelo isheg
Anaa hya wll nbrkiisa
@@faadumomaxamudmshallhshekh6574 hyee
Ax qofkas waa aniga waalhida
Cudurka waa ihaya iduceeya
Iso qabo si an ku cawiyo
@@rashkaomar6656 intee lagaa soo qabtaaa sxb
@@rashkaomar6656 walal anga sidaas ahay wlhi mudo sanad iyo afar bilood ee xagee kaala soo xiriiraa wll
Aaan kula taliyeee sida loola tacaalo uu igu dhacay wana ka cafimaaday
@@zinyuriitaalim6350 walaal kula taliyee aqoon uleeyahay igu dhacay ka cafimaaday
rapiyow maskaxdydi ii caafi
Abyo ila Soo hadal feceboka idil daahir idil daahir oo 2 mara iigu qoran ana kudejinaye😢
Soomaaliduna cuudurkan Qalda bay ka amiinsan yihiin lakii hadii aad tirhada Kansar baan qaba inay Normal tahay lakiin hadii
❤❤❤😋🇸🇴❤
😭😭😭💔🥺🥺🥺
😅😅😅
😰💔😰
Ang intah dhaqtarka sheeg wexe hayan walaladeey ilheey ha cafiyo
🤦♀️
Uy
Isoodir
Xage lagala soxiriirshaaa
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤