Insaaniyadda bugta ah | maxay i noo daabulanayaan?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 115

  • @sahanka97
    @sahanka97  3 ปีที่แล้ว +56

    Asc
    Waa kan Linkiga Iqra Books laanteeda dibedda oo buugteenna haysaa, gaar ahaan dadka ku dhaqan Maraykanka, Yurub iyo Turkiga ayay gaadhsiin kartaa, ee qofkii u baahani halkan ha kala xidhiidho.
    Message Iqra Books on WhatsApp. wa.me/message/56XT3I62JZ6YN1

    • @Zakmani
      @Zakmani 3 ปีที่แล้ว +1

      Bro apologies but would u plz make a video about somaliweyn. Thank you

    • @GaBal_DaYe
      @GaBal_DaYe 3 ปีที่แล้ว

      Wll qadar Mogadishu mka helayaa.....

    • @wllqanuni9571
      @wllqanuni9571 3 ปีที่แล้ว

      Macalin aniga waxaan rabaa buuga abwaan hadraawi lagaqoray

    • @wllqanuni9571
      @wllqanuni9571 3 ปีที่แล้ว

      Waxana jogaa wadankii

    • @ruqiiyacawiil9116
      @ruqiiyacawiil9116 3 ปีที่แล้ว

      Waarun aadam sh mustafaa sheegay

  • @elmiroble4608
    @elmiroble4608 3 ปีที่แล้ว +7

    إ ن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 3 ปีที่แล้ว +2

    Macalinka mustaqbalka tariiqda Mansha allah

  • @amazingone9134
    @amazingone9134 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Adenow qof wax badan og ayaa tahay aniga iyo inta kale ee Europe joogtaba waa casharada ugu waaweyn ee ay noloshu na bartay
    Masha allah adiga oo burco jooga
    Oo aan kharash iyo wakhtiba anay ka lumin ayaad wax kasta ku daristay
    Alleh haku barakeyo Sxb

  • @Annaatti
    @Annaatti 3 ปีที่แล้ว +3

    intaasi aad sheegtay Aadanow saan filaayo waan wada ognahy, qofka mnta aaminsan reer galbeed ayaa aadaminimo/ insaaniyadnimo xushmeeya, siiba kuwa Siyaasada kulug leh (yacnii qaar kamid shacab weynaha oo aad uyar marka laga reebo) runtii wxn dhihi karaa qofkaasi qarowga kasoo kac walaal.

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 ปีที่แล้ว +1

    Mar kasta oo dhabaha alle jideeyey laga weecdo dhibaato hor leh ayaa la galayaa.

  • @galladgarfoosh224
    @galladgarfoosh224 3 ปีที่แล้ว +4

    AllaHa caqliga nooso ceLiyo 🤲

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 ปีที่แล้ว

    Aadam siday galaddu ku fakarayso way ka badal naan doonta mustaqbalka islaamka leeh yuruub oo qaraad islaam ah isku badashan arkii doona insha allaah

  • @N6Bofficial
    @N6Bofficial 3 ปีที่แล้ว +7

    Walaal adaan waxaad barmaamuj inooga soo diyaarisaa dastuurkan u afduuban gaalada iyo sidaynu uga haajirnay kitaabkii alle. se yaa sharciga dajiya ma golaha wakiilada mise alle sareeya

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +4

    Aadan khader God bless

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 3 ปีที่แล้ว +3

    Aadam mahadsnd ustaad

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin

  • @Dr_Jabra
    @Dr_Jabra 3 ปีที่แล้ว +1

    Adanoow been madan sheegin Morocco 🇲🇦 anaa jooga dadka waa weyn aad bey ugu badan yihiin 😃

  • @xasanturky1935
    @xasanturky1935 3 ปีที่แล้ว

    Keep going zxpQali pro

  • @naazirbaaashe6373
    @naazirbaaashe6373 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah wllo

  • @abwaandalxoreeye9234
    @abwaandalxoreeye9234 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle haku barakeeyo wlll qaali

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 3 ปีที่แล้ว +1

    Haa waasidaa aadanow oo waa kuwa kaxidhay xuduudaha dadkii ay dalkooda burburiyeen ee Ree suuriya oo turkiga oo dadkiisii kabadan yihiin uu qaabiley 3.5 milyan oo suuriyaan ah lkn dhalinta qaaradan waxay uguranayaan inay halkaana uga shaqeeyaan khayraadkaAna ay iyagu gurtaan

  • @Alfaaro
    @Alfaaro 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad 💜💛

  • @suldaansaafi9010
    @suldaansaafi9010 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks 💯💯

  • @mascuudcabdirashiidyarow4366
    @mascuudcabdirashiidyarow4366 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid pro

  • @mamiin8287
    @mamiin8287 3 ปีที่แล้ว +3

    Chanalkan hadaad waxbadan kafaiiday sideyda okle like saar

  • @sacdiyoosman4163
    @sacdiyoosman4163 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalow markasta ee an ogado dhagarta gaalada iyo wxii racsn iyo indho xirnanta shacabkena walwal aya igu siyada

  • @maxamadxuseen8611
    @maxamadxuseen8611 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a allah wllo adinkan waxan idinleyahay kajoga reergalbed dan inomawadane hadiikale miidamo dhegamaleh hadiimalag dhawaqayo waa yeelka

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc wllka kherka jecel muradkiina allaha idin saqiro amiin yrap 🤲🤲nasoo booqda insha allaha mahadsanidiin🙏🙏

  • @fathihaipesaid
    @fathihaipesaid 3 ปีที่แล้ว

    Aadan sahan aqoon yahan alle cilmiga hakuu barakeeyo

  • @ayaancabdullaahi9655
    @ayaancabdullaahi9655 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid malaalkeen qaaligaa❤❤❤❤❤

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +4

    Thank you for sharing!!!!

  • @hafsazoonaa6497
    @hafsazoonaa6497 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllo buugaanta oo aad aqriso noo sheeg ama appka waxa aad ku baadho

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 ปีที่แล้ว +7

    Ninka kaliya ee runta ku dhinta sida coldon hdana anan laxidhi karin 🤔
    Wan kuwadana zhp qli😍🥰🥰

    • @أبوالقاسم-ب5ز
      @أبوالقاسم-ب5ز 3 ปีที่แล้ว +1

      Nin kan xogahoo wuu degenyhy caadhifada waa iska ilaaliyaa lkn shaqo wangsan buu hayaa jazaahallhu kheral jazaa

    • @abdirahimahmethashi924
      @abdirahimahmethashi924 3 ปีที่แล้ว +3

      @@أبوالقاسم-ب5ز somaha wan wata anigu ilahay haka abal mariyo

    • @أبوالقاسم-ب5ز
      @أبوالقاسم-ب5ز 3 ปีที่แล้ว

      Zaaid waan wadanaaa

  • @Garaad-
    @Garaad- 3 ปีที่แล้ว +1

    sxb , dhaqanka soomaali markaad ka hadleyso iigu baxdaa , 😍😍😍

  • @withCARABEY
    @withCARABEY 3 ปีที่แล้ว +3

    و تقتلوا اولداكم خشية املاق نحن نرزقكم وإياكم thanks my teacher 🙂 inta igu raacsan laketa

  • @sagalismacil7475
    @sagalismacil7475 3 ปีที่แล้ว +1

    adan mahadsanid

  • @saapir7545
    @saapir7545 3 ปีที่แล้ว +1

    Haldoor keep going

  • @daahqaad1624
    @daahqaad1624 3 ปีที่แล้ว +1

    saaxiib kasoo hadal qabawga saaidka ah waxa keenaya thanks

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 ปีที่แล้ว

    Waa intaas uun u jeedada,
    Kuwa aaminsan reer yurub baa ina jecel way siranyihiin

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 3 ปีที่แล้ว +1

    Professor money heist hadaa sawirkiisa soo raacday love 💘 iisaar

  • @maxamedxasan6503
    @maxamedxasan6503 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw

  • @niciimamohamud6081
    @niciimamohamud6081 3 ปีที่แล้ว

    Wll waxd noo sheegaeata macnaha ARGAGIXISO

  • @aishaahmedshiekhali3279
    @aishaahmedshiekhali3279 3 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته aadan sahan wll kasoo hadal sirta cocola waan ku baryaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @hamzelenjamaxamed1424
    @hamzelenjamaxamed1424 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan ky Suga Zxp

  • @useimsharif7983
    @useimsharif7983 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalow si khaas ah makula kulmi

  • @ahmedmaxamed5890
    @ahmedmaxamed5890 3 ปีที่แล้ว

    AlProfessor baan arkay waan kusoo orday jacaylka maxaa lagu tilmaami karaa

  • @Edbashir
    @Edbashir 3 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏🏼

  • @gahmed5947
    @gahmed5947 3 ปีที่แล้ว +2

    Well said bro!

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 ปีที่แล้ว +1

    Wligaa hada aqoonta doonto yeelato re galbeedka ki ku caawiya shaqooyinka hoose inu qbto uun ahaanysa lkn jago sare madxwyne o kle majirto
    So kle asxpteena sahnka xogaha so booqda chnlkygan inshlh

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad wczln

  • @nassiribraahim2584
    @nassiribraahim2584 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad-saniid ✌️

  • @za-ig9sx
    @za-ig9sx 3 ปีที่แล้ว +1

    2050 meeqa sana jiree qof nuuce ah ayaad rabtaa inaad ahaato 2050

  • @khaalidcabdalla6686
    @khaalidcabdalla6686 3 ปีที่แล้ว +2

    Professorka mrkn arkay ayaanba moodey inad ka hadlyo un barnaamijkii uu waday.

  • @aadamyuusuf5070
    @aadamyuusuf5070 3 ปีที่แล้ว +1

    John f kenedy maxaa lgu dily maanzooni ma uu ahyne

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 3 ปีที่แล้ว +1

    Adaanow xogtaa xagee nagala soo wadaagtiya?

  • @kadarxariir
    @kadarxariir 3 ปีที่แล้ว

    Ka soo hadal filmka Taxanaha ah ee money hest

  • @amaanmaxamed7838
    @amaanmaxamed7838 3 ปีที่แล้ว +4

    Xaqiiq weeye wlhi

  • @mascuudsalahqasim8599
    @mascuudsalahqasim8599 3 ปีที่แล้ว +10

    Professeur kii ban halka ka arka😂😂😂

    • @kingabas1876
      @kingabas1876 3 ปีที่แล้ว

      tuug wye wye professeur

    • @dahirmahad5305
      @dahirmahad5305 3 ปีที่แล้ว

      Waa kuma profesarku?

    • @savageboy1844
      @savageboy1844 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dahirmahad5305 filimka money heist buu perfosorr ka yhy

    • @mohamedshire8774
      @mohamedshire8774 3 ปีที่แล้ว +1

      @@savageboy1844 i.a season 5 next month soobaxaa

    • @savageboy1844
      @savageboy1844 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedshire8774 wa ogahay bro wuxu soo baxaya 3 septemper waanba sugi lahay nio filimkaasi waa filimki ugu macana aan dawado intan noola

  • @bushroomar5487
    @bushroomar5487 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aqoonchannel1438
    @aqoonchannel1438 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend always legend

  • @zakecabdi5596
    @zakecabdi5596 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxey kusi darsaden qanisnimo cadanka jiritankoda wey si ba baesaa

  • @khayrqabe3108
    @khayrqabe3108 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll aadan haan ku dhibee,
    Marka aad hadlysid soo dhig sawir ama video hadalka la mid ah
    (Yacni hadii aad dhahdid dhalin ama dhalin yar video ama sawir la mid ah soo dhig, markaa way sii fiican tahay,)
    Koley wan ku dhibee iga rali noqo

  • @samiiryare705
    @samiiryare705 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxp adanow sida masooniyada loogu biiro soo sheeg

    • @abubakarmuhudin1680
      @abubakarmuhudin1680 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh ina ku biirtid maa rbtaa

    • @maxameddaahir5112
      @maxameddaahir5112 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga ilaa soo xidhiidh lnbrakga halkan soo dhig isla markaba aan kula soo xidhiidho badal lanbarka

    • @samiiryare705
      @samiiryare705 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maxameddaahir5112 maxa tiri zxp

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 3 ปีที่แล้ว +2

    #AADAN KHADAR CALI
    IYO CHANELKIISA HORUMAR
    BALAADHAN BAAN U RAJAYNAYA

  • @Suldan932
    @Suldan932 3 ปีที่แล้ว

    Muusiga aad dulsaartay baadku xaartay lakin barnaamijka waa shidan yahay

  • @hanadsayid7081
    @hanadsayid7081 3 ปีที่แล้ว +4

    Professor ka inta maxuu ka qabanaa
    Adanoow 🤣

    • @zerpwron8696
      @zerpwron8696 3 ปีที่แล้ว +1

      I can't wait season 5

  • @xashiibrahim4543
    @xashiibrahim4543 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadan wakusalamay

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 3 ปีที่แล้ว +1

    Waanu ka maydhnay

  • @calanside95
    @calanside95 3 ปีที่แล้ว

    Asc waad mahadsan tahay sxb

  • @blue-mf1bd
    @blue-mf1bd 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc free cabdu maalik coldooN 🥶

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninka gaalka naagta xalaasha waxaa u wehliya 20 girlfriend oo uu ka dhalo boqolaal wecelo ah ee kontoroolka dhalmada waa mid lagu khiyaameynayo dadyowga kordhaya sababtoo bulshada marba marka ka sii ka dambeyda korta waxaa usii kordha horumar ay la yimaadaan dadkaas faraha badan oo xal u hela nolosha markey fikradahooda isbiirsadaan,
    Anaga soomaali ahaana maxaad u tarmi weyseen ayaa nalagu haystaa dhulka in la inaga boobana loo doonayaa
    Markaa qorshahan hijriga islaam ahaan inuu qofka isaga hayaamo meeshuu ku faqriyo ama ku dhibtoodo diinteenu way qabtaa balse tan aad ka faalooneyso xaqiiqdu waa dhulkaad ka timid ee aad soo faaruqisey mustaqbalka isagoo sidiisii ah oo dhowr qof oo loo awood sheegan karo Ku nool yihiin lagala wereego,
    Calaa iyo xaal naxariis nalooma hayo balse gaalada iyagaa naga dhalmo badan shacabkooda sii koroyana waa waxa keeney iney nagu wacyi geliyaan family planing si dhulkeena ula wereegaan aakhirkana anagaa ugu horeyna dadka la dhici doona.

  • @nurang7364
    @nurang7364 3 ปีที่แล้ว

    Tan kale ee aan iswaydiiyaa aadan sahanoow waa hay'adaha bariiska iyo lacagta bilaashka ah wadanka dhexdiisa inaku siinayaa iyagu maxay rabaan?
    oo xitaa howl yar inoo dirsan ama wax la oran karo way inakaga bedelanayaan aysan jirin hdana biilka bilaha ah iyo bariiskaba soo dhooba dantoodu maxay tahay tolow ?
    Waa waydiin aan warcelinteeda weli helin hase yeeshe maankaygu uusan dhaadanyn

  • @jamaadmahmed3212
    @jamaadmahmed3212 3 ปีที่แล้ว +1

    💛💛

  • @abduqadirabdirahman7706
    @abduqadirabdirahman7706 3 ปีที่แล้ว +6

    The first Watching

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll Adan mahad sanid
    Jaziirada Malta ee dhacda qaarada Europe barnaamij kasoo samey adigoo raali ah mahad sanid wll

  • @doublethreesomalichannel2223
    @doublethreesomalichannel2223 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadda waxaaba Somalida dhexdeeda caadi ka ah in dhaqanka la faafiyo Fathia absie
    Iyo kuwo kale oo badan ayaa diinta intay qofku dhaqma iska dhigaan ayay caqliga ka xadayaan
    Waaana waxa u baahan in sifiican loo baadho oo wax looga qabto

  • @osmanwanaag8132
    @osmanwanaag8132 3 ปีที่แล้ว

    Wellcom bro.

  • @liilshikinow6720
    @liilshikinow6720 3 ปีที่แล้ว +2

    The professor

  • @gamadiid9
    @gamadiid9 3 ปีที่แล้ว +1

    Africa mustaqbal kama fikirto malinkii wixii ay cuni lahaayeen ayaa u daran.

  • @csirmaqabecsirmaqabe5052
    @csirmaqabecsirmaqabe5052 3 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว +2

    Afghanistan dadkii dhanba waa laga qaatey oo laga rartey 🙄😵

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 3 ปีที่แล้ว +1

      Intii bilaa iimaankiibay u badanyihiin

  • @wacaysmaxamed2255
    @wacaysmaxamed2255 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣qaar badanoo canada🇨🇦 ku riyooda ayn arkaa shaw sheekada iimay dhmeystirine iyagoo la xamaalanayo sida dameeraha ayay ku riyoodeen🤣

  • @faafintakhayrka7041
    @faafintakhayrka7041 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadan khadar cali mahad sanid,
    Baryahan waad yaraysay barnaamijyadii ma hawlaa kugu batay?

  • @calimaxamas4205
    @calimaxamas4205 3 ปีที่แล้ว

    Gaala naga yaraaneyso waye sxb

  • @lipanfaarah9508
    @lipanfaarah9508 3 ปีที่แล้ว

    Gaaladu waa wey ka naxariis badan yihiin muslimiinta hadii aad loogu fiirsado waana dad wanaagsan. Daacish,alshabaab iyo boko haram oo muslimiinta eber kadhigay miyaad leedahay wey fiican yihiin? Magac diin Islam ayaa dadkii lagu dhameeyey

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 3 ปีที่แล้ว +6

    Somlida Inta badan WAA la badali karA wlhi 😜😜

    • @Xogogaal-s4k
      @Xogogaal-s4k 3 ปีที่แล้ว

      Fatush ppe ex ciyal whatsap way ku garanayan

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 3 ปีที่แล้ว

      @@Xogogaal-s4k hdii u garanysaid Maxaa igu garanee what's problem

    • @abdulahiahmed3592
      @abdulahiahmed3592 3 ปีที่แล้ว

      Abayo whts Nummer kada ma ishege karta

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 3 ปีที่แล้ว

      @@abdulahiahmed3592 hee Maxaa jiro

    • @abdulahiahmed3592
      @abdulahiahmed3592 3 ปีที่แล้ว

      @@fatushbbe689 waxbo majiran qofaa aqana ila egtahay

  • @lipanfaarah9508
    @lipanfaarah9508 3 ปีที่แล้ว

    Dadka ayaad isku diraysaa oo xagjirnimo ayaa kugu jirta

  • @crisaaqxiis3097
    @crisaaqxiis3097 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilmahan yar ee aan dhaafin burco iska hadal cadabu maxay kugu soo dhaweyn waayen oo iskugu ka diraya iyago islama ku dhibateynayan .halka reer yurub kuso dhawrynayan

    • @elmanmohamed118
      @elmanmohamed118 3 ปีที่แล้ว +1

      WA xagjir wahaabi ah oo aan wax caqli ah aan lahayn WA dadka iska aaminsan afkaarta shirqolka sxb

  • @cabirmaxmed366
    @cabirmaxmed366 3 ปีที่แล้ว

    Aabahood wasooyinku insaan maahe mindiyey hoosta kuwataan,musqulahay idinka dhaqanayaan dhaqaalo raqiis ah,markad wax fahamtidna daba gal ayey kugu samaynayaa yacni terrorist ayaa tahay weeyaan,somaliyana waxa la rabaa diino kala duwan inay ku beeran si futureka ay isugu laayeen maadama qabiilkii ay ku jabeen waa sun gaaladu