Qisada buuggiisa dunida ka yaabiyay | Maxaynnu Muslimiin u nahay?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Asc
    Turkey, Maraykan, Australia iyo Yurub ayaad buugtan ka heli kartaa oo laguugu keenayaa:
    1- Hayaankaygii Rumaynta (Aadan-Sahan)
    2- 55 Dhibaabo Jacayl ah (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
    3- Mashruucii La-Dagaallanka Nuurka (Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac)
    4- Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad (Cabdiwali Mucalimuu)
    5- Loollan (Aadan-Sahan)
    6- Aabbe Hodan ah, Aabbe Sabool ah (Dr. Jaamac Sahal)
    7- Salaad Ayaa I Dhaaftay! (Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye)
    8- Dabadeed Qofna Ma Hadhin (Aadan-Sahan & Jacfar Suldaan-Yuusuf)
    9- Faca Koraya (Aadan-Sahan)
    10- Xusuusihii Guwaantanaamo (Cabdicasiis Maxamed Iimaan)
    11- Garaadso inta aanad guursan (Mubaarak Hadi)
    12- Qudus Haa Iska Leh (Cabdiqani Xaaji Cali)
    13- Yaa Qaatay Burcadkaygii (Nasruddiin Maxamed Axmed)
    14- Dib u Qor Sheekadaada (Hodan Xuseen)
    15- Yididiilo (Cabdijabaar Aadan Cabdi)
    16- Wabar (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
    17- Maanshaxan (Khaalid Mahad)
    18- Cilmi-Boodhari Caasaqiisii (Maxamed Xirsi Guuleed)
    Dhammaantood ka dalbo Website kan:
    www.iqrabooks....
    Haddii aad Turkey Joogtana la xidhiidh Lanbarkan:
    +90 (551) 993 46 35

ความคิดเห็น • 102

  • @bile-25
    @bile-25 2 ปีที่แล้ว +17

    Alxamdulillah
    walhi nimco balaayiin qof oo dunida ku nool aysan haysanin baan haysanaa
    kuwii ruuxda xaqeeda siin waayay wa kuwaas markuu dhib yar ku dhaco is dilayo oo noolashiibo micno u yeelan waysay.

  • @hogamiyahabulshada2430
    @hogamiyahabulshada2430 2 ปีที่แล้ว +16

    الإيمان: هو قول باللسان وإعتقاد بالقلب وعمل بالجوارح.
    Iimaanku waa oraah carabka lagaga dhawaaqo iyo guntin qalbiga lagu gunto
    Iyo shaqo xibnaha laga qabto.
    Midkood haduu maqanyahayna waxaana weli dhameystirmin iimaankii.

  • @axlaamaxlaam7883
    @axlaamaxlaam7883 2 ปีที่แล้ว +14

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربنا يخليك ياأخونا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +12

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @shucaybmaxamed3150
    @shucaybmaxamed3150 2 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhh... waa cajiib iyo cajiib qof somaliyeed oo waxanoo cilmiyaa soo bandhigaya MashAllah wow..!

    • @gabrielagrest9739
      @gabrielagrest9739 2 ปีที่แล้ว +1

      Oo waayo wll qofka somaliga dadka lama sima miyaa mise ...

    • @saidhussein1064
      @saidhussein1064 2 ปีที่แล้ว +1

      @@gabrielagrest9739 qalbiguu kaliidan yahay hala yabin

    • @n.a.1916
      @n.a.1916 2 ปีที่แล้ว

      @@gabrielagrest9739 way jiraan lkn soomalidii intii badneed baa siyaasad iyo qabiil lagu sixray.

  • @elmiroble4608
    @elmiroble4608 2 ปีที่แล้ว +40

    إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما

  • @norbilmusic3549
    @norbilmusic3549 2 ปีที่แล้ว +8

    Ilahay haku naxaristo labada daroodba walal ee subiccreb isii haduu sinjii somalinimo kugu jiro😭😭😭

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 2 ปีที่แล้ว +4

    Waad mahadsantahay wll qaali Allah haku dhowro

  • @usaamemahamuud
    @usaamemahamuud 6 หลายเดือนก่อน

    الحمد لله على نعمة الإسلام والايمان

  • @ahmedabdi6056
    @ahmedabdi6056 2 ปีที่แล้ว +4

    الاسلام سيكون اقوا في العالم

  • @rahmoyusuf8825
    @rahmoyusuf8825 2 ปีที่แล้ว +6

    Allxamdulilaah Allow mahadaa Hadaad iga dhigtay Muslim iina doortay diintaas Karaamada badan❤
    Allxamdulilaah Allxamdulilaah Allxamdulilaah

  • @apdyrizaqzayid7994
    @apdyrizaqzayid7994 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah WALAL AADAN ALLAH JANADA HA INAGU KULMIYO 💛

  • @hanaadan8206
    @hanaadan8206 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going teacher

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 ปีที่แล้ว

    Aadan sahan wll waxaad tahay qof illaahay caqli iyo garasho siyay illaahay haku barakeeyo

  • @nimcoali4568
    @nimcoali4568 2 ปีที่แล้ว +1

    الله يبارك فيك يا استاذ ادم 😍

  • @cilmidaadshe1518
    @cilmidaadshe1518 2 ปีที่แล้ว +1

    Zhp horay uu soco anugu aad baan ugu xiran ahay yubtebkaga zhp
    Ilaahay kor hayno qaado

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin

  • @Xasan9881
    @Xasan9881 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 🥰 🥰 🥰

  • @khadarabdi9494
    @khadarabdi9494 2 ปีที่แล้ว +1

    Manzha alllah

  • @amiinshaafi2464
    @amiinshaafi2464 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a macalin waan kusalaaamay

  • @najiibbarreahmed5891
    @najiibbarreahmed5891 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @maxamedcraxmaan8235
    @maxamedcraxmaan8235 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha aalh macalin

  • @abdiphone3
    @abdiphone3 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a zxp

  • @csalaanfaaraxaxmedwayd8835
    @csalaanfaaraxaxmedwayd8835 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allh wll

  • @hoodoaxmed182
    @hoodoaxmed182 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wll Adanow Alle khyr Haku siiy0

  • @mrpirate3020
    @mrpirate3020 2 ปีที่แล้ว

    Macallin Sare Jasakallah kheir walal Aan jeclhy ❤

  • @AhmedKrama75-wr3ke
    @AhmedKrama75-wr3ke 6 หลายเดือนก่อน

    الحمدلله علي نعمة الإسلام

  • @munasarabdisaln9803
    @munasarabdisaln9803 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Aaden. Alle hakuusiyaadiyo cilmiga

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ❤

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 2 ปีที่แล้ว +2

    Diinta islaamka waa mucjizo sababto ah waa Diinta kaliye hadii ladhaqaan kaliyo lagu helyo barare ii barwaqo aduunka waana Diinta kaliye hadii aad dhiimato adigo ku dhaaqmayeey ku balaan qadeeyso dhimashadada kadiib kamiid noqoneeyso boqraada am madaxda janada ee Allahu dhaqnkeeda hangu oofsado Amiin Amiin Amiin

  • @JalaaluDiin-f6n
    @JalaaluDiin-f6n ปีที่แล้ว +1

    Wallaahay Thumma Wallaahay Allihii Naftaydu Gacantiisa Ku Jidhaan Ku Dhaartee Barnaamijkan Ama Videowgani Wuxuu iifuray Albaab Weyn Oo Aan Hore Loo Furin Runtiina Garaadkayga iyo Caqligayga iyo Maankaygaba Wuu Furay Korna Uqaaday Yaa Allaah Qofkaad Kheyr La Doontid Diintaad Fahansiisaa 😊😊😊 Shukran Yaa Rabbi
    Macalin Aqoonyahan Aadam Khadar Cali Aadam Sahan Allaha Ku Sharfoo Kor Kaa Yeelo Labada Daaroodba Runtii Umadaadu inay Umad Garaad Furan Noqdaan Ayaad Sbb Unoqotay Allena Kuugu Soo Dhiibee Kun Jeer Mahadsanid Macalinkeena Weyn ❤❤❤ Abaalkaaga Ma Gudi Karni Wallaahay 😊
    Caawa Ayuu Liiska Buugaagtayda Khaaskaa Buu Ka Mid Noqday Buugani ❤❤❤

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh

  • @amazingknowledge9072
    @amazingknowledge9072 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @cabdulcali1980
    @cabdulcali1980 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahbaa mahad leh naga dhigay muslimiin

  • @hooyohooyo697
    @hooyohooyo697 2 ปีที่แล้ว

    Machallaha Aadan khadar Cali (Aadan sahan)

  • @mohamedf.hussein6665
    @mohamedf.hussein6665 2 ปีที่แล้ว +2

    ASC adan waad ku mahadsantay soo diyarinta barnamijyada iyo xogaha iyo bugagta aad soo turjumto laakiin inkastoo aad you tuber aad lacag ka someyso waan kaftamaya
    waxaad noo soo diyaarisaa barnaamiyo ka hadalyaa taariikhdii philosophy of Islam aqoonyahanadii umada islaamka

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว +6

    Baraarujin : islaamku ma aha falsafad ee waa diin allah ugu talagalay adoomaha oo dhan dhankastaba

  • @madadaalomadadaalo8219
    @madadaalomadadaalo8219 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh wll alle haku barakeeyo ee xagee laga helaa buugaagta aad turjunto

  • @Maan-Shiil
    @Maan-Shiil 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll aadan waxaan kaa faa'iiday wax wayn allaha kaa abaal mariyo.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 2 ปีที่แล้ว +6

    Somali waxay ugu baahi badan tahay inay akhrido waa quraanka iyo kitaabka muqadimada ibnu khalduum
    Intaas uun hadaynu si wcn ufahamnona islaam awoodii way soo noqon somalina islaamnimo waxan ahayn meel kuma gaarayso oo wax walba ka warkeentay

  • @maxamedcabdi5705
    @maxamedcabdi5705 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Ustad hory usoco

  • @aslamqalbizaliim6446
    @aslamqalbizaliim6446 2 ปีที่แล้ว +3

    Ana u horeyo wll sahanka pls reply mee

  • @jaamachaan8250
    @jaamachaan8250 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep goin

  • @xuseenaxmed8027
    @xuseenaxmed8027 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb allah ajar hakaa siiyo wax badan kaa faaidnay buugagta goormee uganda soo gaarayaan sxb.

  • @abdiaziizomar1311
    @abdiaziizomar1311 2 ปีที่แล้ว

    Alhamdulihah waxay mahad u sugnatay illahaygi iga dhigay Muslim imaan saalixa wata

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc , ugu horay mahadsanid wLaal waxaan jeclaan lahaa walaal inaad nala soo wadaagto noona soo tebiso fikradaha soomalidu isku faquuqdo ay ka mid tahay waa kii ina hebel iyo waxaas baa lagu naanaysaa oo waa reer hebel , iyadoo waxa mudan in waxlaga sheego aynu iska indha tirno walaal tusaale ahaan maalin dhawayd suuqa baraha bulshada waxaa haystay dood uu soo daayey tvga universal waadna kaso hadashay sodohda waadna mahadsantahay walaal bal nalana soo wadaag sheekada ina hebel iyo waa reer qudhace muxuu tarayaa kaasi .... Shukran walaal qali

  • @maxamedxasan2855
    @maxamedxasan2855 2 ปีที่แล้ว +2

    wllo aadan wan ku baqayaa wllhi wllo intaso kun ba ku daawate gabdhaha qaawan ee muqaalada kuso daraysid ka daa

    • @ramlodhalhow6088
      @ramlodhalhow6088 2 ปีที่แล้ว +2

      Maxamed xasan xumaanta ilaxaadka iyo wanaaga isalamka ayuu isku barbar dhiige ee wll dhaanga wanagsan wax ka eeg

  • @chanalkabulshada4211
    @chanalkabulshada4211 2 ปีที่แล้ว +2

    First

  • @younglion7425
    @younglion7425 2 ปีที่แล้ว

    Subhanallah 💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @caaqilkabeesha8179
    @caaqilkabeesha8179 2 ปีที่แล้ว

    al.madiina

  • @qadarcmpunk9403
    @qadarcmpunk9403 2 ปีที่แล้ว +1

    ياأيها الذين ءامنوا وعلموا الصالحات
    quraanka kuma jirto plz ka daa oo soo baar waad mahadsan tahay

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 2 ปีที่แล้ว

    Wcs m.a

  • @joinownpaypaylsavebiihi301
    @joinownpaypaylsavebiihi301 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid wa cashar faa.iido leh wa qodob aqoon ku dhisan Jasaa kalaah khayr

  • @cxakiinismailcabdi1185
    @cxakiinismailcabdi1185 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxb halkeen ka daawadaa antrikhtoos zxb aadanoow

  • @daherguirreh2639
    @daherguirreh2639 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalah

  • @ciisemaxamed5524
    @ciisemaxamed5524 2 ปีที่แล้ว +2

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @xafzayar5322
    @xafzayar5322 2 ปีที่แล้ว

    🤩

  • @maxamedcraxmaan8235
    @maxamedcraxmaan8235 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle

  • @hawamadey9144
    @hawamadey9144 2 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @CAWADCHANNEL
    @CAWADCHANNEL 2 ปีที่แล้ว

    Aadanow wll buuga isma lure meel ku sheeg

  • @nasrudiinalmanawy266
    @nasrudiinalmanawy266 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @xafzayar5322
    @xafzayar5322 2 ปีที่แล้ว

    🤩😘

  • @xamsemaxamedxuseen3015
    @xamsemaxamedxuseen3015 2 ปีที่แล้ว

    𝚖𝚘𝚟𝚒𝚗𝚐 𝚏𝚘𝚛𝚠𝚊𝚛𝚍 𝚊𝚍𝚊𝚖

  • @Cafadaaji24
    @Cafadaaji24 ปีที่แล้ว

    Buugaan halkaan ka helaa

  • @Awlaadulcaasimah-rk4ix
    @Awlaadulcaasimah-rk4ix 4 หลายเดือนก่อน

    Aadanow haddii hardware ku yahay jidhka software Kuna ruuxda naftuna tahay electrictyga __________ Internet Kuna tolow ma cibaadada qofka iyo ilaahey isku xidhayaa?

  • @QIShow
    @QIShow 2 ปีที่แล้ว +1

    1st

  • @mustaphxirsi5628
    @mustaphxirsi5628 2 ปีที่แล้ว

    Adam Sallamullah walal Maxa buug so baxaya dhowaan

  • @xafzayar5322
    @xafzayar5322 2 ปีที่แล้ว

    Www

  • @xafzayar5322
    @xafzayar5322 2 ปีที่แล้ว

    Wwwwwww

  • @maxamedcraxmaan8235
    @maxamedcraxmaan8235 2 ปีที่แล้ว +1

    Haku

  • @useryoutuber4747
    @useryoutuber4747 2 ปีที่แล้ว +2

    Baraarujin: islaamka in falsafad lagu magacaabo sax maaha
    Waayo falsafadu waa fikir islaamkuna waa waxyi ee fikir maaha

  • @مرسلسليمان-ي6ز
    @مرسلسليمان-ي6ز 2 ปีที่แล้ว

    Ruuxda iyo dhaftaa mxay kla yihin isku mid sow maha mxa ka qaldan teeda kale nashidada ku saran isheeg macaceeda zhip

  • @samiramaxamed9514
    @samiramaxamed9514 2 ปีที่แล้ว

    Wan ka helay barnamujyadaad ilahayna misanka xasanaadka hakugu daro
    Waxan ka codsanayaa inaad turjumaad usaarto dadka buuga مذكرات خير دين بربروسا waa buug aad u insane badan

  • @OY-bile
    @OY-bile 2 ปีที่แล้ว +1

    sec

  • @maxamedcraxmaan8235
    @maxamedcraxmaan8235 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhowro

  • @Tilawa5
    @Tilawa5 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa maxay falsafad?

  • @Xasan9881
    @Xasan9881 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 🥰 🥰 🥰

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 2 ปีที่แล้ว +32

    الحمد لله على نعمة الاسلام والإيمان

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid wll

  • @hibaqsalad4301
    @hibaqsalad4301 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 ปีที่แล้ว +2

    Jir oo joog Adam Sahan, waxan kugu jeclahay xaq ka hadalka, hadii ay dadku wax u fahmi lahayen sida oo kale horumar baaan gaari lahayn, Allah ha dhaliyo kuwa sidado kale u fakarayo oo diin iyo aqlaaq leh qabyalad iyo isnaceybna ka xora

  • @azharxabiibiofficial1851
    @azharxabiibiofficial1851 2 ปีที่แล้ว +2

    الله اكبر 🤲❣💞💞💞

  • @nuurka658
    @nuurka658 2 ปีที่แล้ว

    MIDA KALE IIMAANKU WAA DAAWADA QALBIGA.
    DADKA AAN ISLAAMKA AHAYN & TAARIKULSALAADKABA WAXAA HAYSTA WELEF,WELWEL,WALAAC,HAMI,QAMI,IIMAAN LA'AAN iwm.
    LKN QOFKA MU'MINKA AH EE TUKADAA EE RABBIGIISA KU XIRAN WUXUU HAYSTAA SACAADO,AMAL,FARXAD QALBI & IIMAAN BUUXA.
    DIGNIIN:TUKO INTAAN LAGUGU TUKAN.
    DIGNIIN:"WALAA TAMUUTUNA ILAA WA'ANTUM MUSLIMUUN"=HAYSKUSOO DHIMANINA IDINKOON HOGAANSANAYN!!!!!!

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 ปีที่แล้ว

    Jasaakalaah khayr wllo adam sahan

  • @younglion7425
    @younglion7425 2 ปีที่แล้ว

    Sxb geesi baatahay 💯💯

  • @sumayaahmed2271
    @sumayaahmed2271 2 ปีที่แล้ว

    Software ku haduu lumo turo ee waa lugu shubaa😜

    • @Addour
      @Addour หลายเดือนก่อน

      Kolay sidiisii hore noqon maayo dee 😂

  • @mohamethali2274
    @mohamethali2274 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 2 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍

  • @xafzayar5322
    @xafzayar5322 2 ปีที่แล้ว

    🎈😃

  • @xafzayar5322
    @xafzayar5322 2 ปีที่แล้ว