Xaggee ayuu hummaaggoodu inoo wadaa?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 144

  • @user-vg4xw5bu9u
    @user-vg4xw5bu9u 4 ปีที่แล้ว +27

    Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga
    ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير
    ٥.التجويد
    chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg
    Mahadsanid in badan

  • @dragonwarrior4047
    @dragonwarrior4047 4 ปีที่แล้ว +15

    Aadan Khadar Ali ♥️ Aniga Dhiirigelintayda Dhabtaa Waa Mid Dadka Ka Duwan Inyar Mooyaane Waxanan Minute Walpoo Noloshayda Kamida Xasuusanahay Geerida Cabsi Badan Bad Dareemaysaa Runtii Wana Qaacido Aad Hadafka Aakhiro Ugu Dhiirananeyso ♥️

  • @dahirmohamed9407
    @dahirmohamed9407 4 ปีที่แล้ว +10

    Eraygaad qeexday tusalaalaha qotodo dheer ka bixisay waan fahmay
    Maskaxiyan buuna kuu fahmay
    Micnahaada oogu wayn waxuu ahaa dhiira galinta hawlaha aduunyada ayaa dhalinyaradii marin habaabinaysa taa aakhara ka awood badatay sidaa daraadeed dhiira galintu yayna ku ekaanin guushe nololeed ee geeri aakhirana ku darsada weeye micnaha
    Sahan media waxaan kaaga mahad naqayaa wall waxaan kaa faa iiday markaaan
    Hadalkaada dhagaysanayo aniga basa ilama hadshidee ee waxaad toos oola hadashaa maskaxdayda

  • @aamincismaan5441
    @aamincismaan5441 4 ปีที่แล้ว +1

    Wallhiba ku dhaarte runta kaliya ayaad umada somaliyeed u sheegta Alle hayngu baraarujiyo aamiin aamiin 🤲

  • @aadan3286
    @aadan3286 4 ปีที่แล้ว +7

    Anigu wax kasta waan ku fiicnahay!'ay sababtu tahay wax walba iyo dhinac walba markaan eegay wax aan ku xumahayba waan waayey.

    • @daryeelkabulshada9787
      @daryeelkabulshada9787 4 ปีที่แล้ว

      ᵐᵃ ʲⁱʳᵒ ʳᵘᵘˣ ᵃˡˡᵉ ᵈʰᵃᵐᵃʸ ᵗⁱʳᵃʸ ᵇᵃˡˢᵉ ʰᵃᵈⁱⁱ ᵃᵃᵈ ᵈʰᵃᵐᵃʸˢ ᵗⁱʳᵃⁿᵗᵃʰᵃʸ ʷᵃᵃ ᵐᵘᶜʲⁱˢᵒ

  • @VibesVoyage14
    @VibesVoyage14 4 ปีที่แล้ว +6

    Wll may allah reward you for all this 🙏 amen 🙏

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow qofkasta oo muraadleh muraadkiisa oo kheyr ku jiro waafaji intii xanuunsan xanuunka Ka korqaad intii caafimaad qabtana caafimaadka usiyaadi آمين
    th-cam.com/video/C7N6ZVi81Lk/w-d-xo.html

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +4

    Aad iyo aad Thank u Ustaad👏

  • @juweriaaqoonjecel7946
    @juweriaaqoonjecel7946 4 ปีที่แล้ว +2

    Sahanka xogaha chanelka ugu macqulsan ee soo gudbiya wax macquul ah ayaa tahay wll guulayso

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 4 ปีที่แล้ว +8

    Wll
    Balan aaad qaaday adaa jirta
    Inad barnaamij kasoo smayso
    《Gudniinka》
    Fadlan naga shiki zaar
    Mahad zanid❤❤❤❤

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Adan wa ruunta everyone has talent and place in society. Mashallah you are truly an intellectual. God bless your knowledge walalo

  • @Daaci.M.deeq5047
    @Daaci.M.deeq5047 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah walal Aadan sahan

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah aadan aqoonyahan aa tahay 👏👏

  • @bileahmed875
    @bileahmed875 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxan nhy Dhalinyaro somaliyed oo isku abaabushay dalkooda hooyo adigu nagusoobiir 🙏🙏🙏🖐️

  • @aadan3286
    @aadan3286 4 ปีที่แล้ว +3

    Indheer-garad.❤we love you .

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 ปีที่แล้ว +1

    #Qofna yuusan kuu tilmaamin#
    #Jidka aad ku soconayso#
    #Anigu wn aqaan waxan dadka#
    #Kaga soo canahay waa abwan#
    #Mahadsanid adan sahan#

  • @mustafeshide3176
    @mustafeshide3176 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wallky aadan wall aan dar alle u jecelahy alle haku sharfo wall

  • @alishire2125
    @alishire2125 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah jazaaka allaah khayr wllo

  • @zakariye_nasabzakariye_nas137
    @zakariye_nasabzakariye_nas137 4 ปีที่แล้ว

    Wll wax fiican ayaad Ka hadlysaa waayo khiyaali ay wadaan ayaad soo saarty waan kugu raacsa zxp zahanka xogaha thanks wll

  • @ahmedkhayr1902
    @ahmedkhayr1902 4 ปีที่แล้ว +3

    wll mawduuca wuxuu ku saabsn yahay halka hore ku sheeg . horudhacaaga aya dheer. waxaagu wa sida sheekada oo kale. points u samey muqalka. sidan wax ka bedel wll

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah Shukran aadan nin aan waxbadsn kafaaiidey ilaahay hakaa abaalmariyo

  • @nimcoali748
    @nimcoali748 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah allah xifdiyo wll

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin kaliya aan TH-cam ka ku arko

  • @zu_ath_ezmail389
    @zu_ath_ezmail389 4 ปีที่แล้ว +1

    الله يحفظك يا اخي انت مثل لأعلى

  • @suaadali1197
    @suaadali1197 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll adan💞❣️🥰

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid saaaxib

  • @cjamareamare3509
    @cjamareamare3509 4 ปีที่แล้ว

    Mazhalah wll aad baan kugu xidhanay fidyow aad soo dhigto ma dhaafo walaahi soo badi fiidyowyada wan ku taaba mar kasta ilaahey hakugu anfaco aqoonta aad noo faaidaynayso

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 4 ปีที่แล้ว +4

    Walaal.mahadsanid waxa jira laba arin oon isku khaldo oon rabay inaan sul,aal kaa waydiiyo
    Sheekada ah gabadhii tiri oo miyay keegaba cunaan ma nabruud xaaskiisa ayay eheed mise kacdoonkii france ka dhacay ayay ku jirtay sheekadaa

    • @___Joseph__
      @___Joseph__ 4 ปีที่แล้ว +1

      Magaca ma adaaa igu haysta mise anaa kuugu haysta😂😂😂

    • @ayuubibnismaaciil1841
      @ayuubibnismaaciil1841 4 ปีที่แล้ว

      @@___Joseph__ ku heshiiya brothers 😂😂

    • @sahanka97
      @sahanka97  4 ปีที่แล้ว +4

      Gabadhii.boqorkii louiskii 16aad ee lagu kacay ayay ahayd, weedhaasina kutirkuteen laga faafiyay ayay ahayd

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sahanka97 thanks for everything saaxib

  • @axmedzugar406
    @axmedzugar406 4 ปีที่แล้ว

    Mzha allah zxp hore u soco wan tageera wax diyaarintada

  • @ayuubibnismaaciil1841
    @ayuubibnismaaciil1841 4 ปีที่แล้ว +3

    Fikirkaas waan kula qabaa aadanow wll💓💓💓

  • @zakarieabas711
    @zakarieabas711 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllkey.😘

  • @shiinemen7198
    @shiinemen7198 4 ปีที่แล้ว

    جزاك اللهُ‎ wlla adan

  • @fiideeycali
    @fiideeycali 4 ปีที่แล้ว

    Masha,allaah aadan qadar cali waxaan aaminsanaa fired qaldan illaah mahaddii warbixintaan waxbaa kale baxay waxna way iika soo baxeen mahadsanid walaal aad baan ugu bogtey

  • @elmiroble4608
    @elmiroble4608 4 ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم.

  • @Filkarooon
    @Filkarooon 2 หลายเดือนก่อน

    Wxbadanbaan isku midkanay adan Alle haku sharfo wllo thank 😊

  • @maxamedhiis7629
    @maxamedhiis7629 4 ปีที่แล้ว

    Keep going Bro Nin Qalbi Wacan Ayaad Tahay Ilahay Haku Gaadh Siiyo Goals Kaag

  • @samarafarax2300
    @samarafarax2300 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂yaa adeer waqti uhaya inuu kulayaabo ninba tiisi cuslaysay
    Aadan wlhi waayo arag tahay hamigaad xambaarsan tahay Allah hakuu fududeeyo 🤲🤲

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc wll mcn aadan✋

  • @mohamedyusuf1208
    @mohamedyusuf1208 4 ปีที่แล้ว +1

    Qoldaa dhiri galinta ah mid baan ku arkey Waxey KU odhanayaan Habeenkii inyer seexo
    10 saac wax Akhri
    Waxey beeninyaan ayadii QURA'ANKA Habeenkii seexda malintiina macaasha.

  • @cabdirisaqmaxamedcali
    @cabdirisaqmaxamedcali 4 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad wll adan wadkumahadsantahay shaqada aad bulshada somaliyed uheyso allh haka abalmariyo waxad kuhadasha caqliga kisa wanaksan

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid wll adam waxan ka dalabanaya i n aad 5ta dumar ee kale aad yagana noga sameeso muqaalo mahadsanid wllo alle ha ku sharfo 1 Nancy Wake: 2 Jane Vialle 3 Hedy Lamarr 4 Mya Yi 5 Rasuna Said

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah alaah caqligaaga hakusiyadiyo

  • @cabdicasiissaleebaan9020
    @cabdicasiissaleebaan9020 4 ปีที่แล้ว

    Asc (wll Adam barnaamij kaso samee difaacida macalimiinta iyo malcamada la leeyahay macalin ba wax ku fufsaday wa Ben lkn malcamada in laga yaco ayay raban,}

  • @sakariyeshaaqo3100
    @sakariyeshaaqo3100 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah aadan khadar cali

  • @Akvlogs_2025
    @Akvlogs_2025 4 ปีที่แล้ว +8

    Kuwa dhegaysiga iyo comentiga kufican iyo kuwo sotebinaya sidada hhhhh

  • @khadarmuhidiin811
    @khadarmuhidiin811 4 ปีที่แล้ว

    Keep going nin culus alle haku xifdiyo i.a dhamantena

  • @hanuushqueen4688
    @hanuushqueen4688 4 ปีที่แล้ว

    Asc wllo marka hore Waan kaaga mahad celinaa waqtiga aad noo soo hortay. Jazaaka ALLAH kheyr. Marka xigta waxaan kaa codsanaa in aad video ka soo sameysid. Waa maxay philosophy politics and economics iyo mar xaladaha la maraayo marka la baranaayo . Waxaan rabaa in aan barto, falsafada ayaan ka yara baqayaa in aan ku fidnoobo. Diinta se maxay ka qabtaa barashada falsafada.
    Shukran wllo

  • @dhiirigaliyenololeed582
    @dhiirigaliyenololeed582 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid_________💖💖

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 ปีที่แล้ว

    Thanks wll Aadan jazaaakillaaah

  • @omarinshaar9962
    @omarinshaar9962 4 ปีที่แล้ว

    *MASHA ALLA Xaqiiqada ayaad mar walba nala wadaagtaa*

  • @muhyiddinmuhammad5904
    @muhyiddinmuhammad5904 4 ปีที่แล้ว

    اثلجت صدري يا حبيبي💗💗💗

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 4 ปีที่แล้ว

    Kwrn hadii hankaygu gaadhsiisanyahay madaxwayne ama maal qabeen isaga loo shaqeeyo taas micnaheedu ma in nolosha atoorayaashu ku soo bateenbaa?
    🤔🤔

  • @marwanmohamed6816
    @marwanmohamed6816 4 ปีที่แล้ว +3

    #woow maclin qimo leh

  • @aflaxanshax589
    @aflaxanshax589 4 ปีที่แล้ว

    Maclin aadan sahan waxaa kaso hadashaa HalYeYada somalida Ee Tarkhdu ilowdaY ama.aaan.la.xusin
    Sida saYida.maxamad cl xasan
    Maxamad siYaad bare
    Axmad GuraY
    Cl Rashiid cali sharmake
    Iwm

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +4

    Wad I Nacazizayba Dhirigalinta 😂

  • @suldaanyasiin7319
    @suldaanyasiin7319 4 ปีที่แล้ว

    Allah ya cisak adan

  • @aftaxkaraamahofficial7493
    @aftaxkaraamahofficial7493 4 ปีที่แล้ว +4

    Really 💥💯

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 ปีที่แล้ว

      Really ❌
      Runtii ✅ xaqiiqdii ✅

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Mahadsanid sxb

  • @filmcusubcomedy3356
    @filmcusubcomedy3356 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad Bari maad ka dhigtid casharkan maanta khadka internet muqdisho ayaa xun ama
    Cilad baa ku timi

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma waxa ay naga dhaadhicinayaan noloshu waa wada atoore

  • @engusame1697
    @engusame1697 4 ปีที่แล้ว

    Macalin AdaN

  • @abdirahmanabdilahi4044
    @abdirahmanabdilahi4044 4 ปีที่แล้ว

    Macalin ilaahay afarta Cisho ha noo kaadayo

  • @sahamiye1087
    @sahamiye1087 4 ปีที่แล้ว

    Wll music gaa aad dulsaarto malaga heli karaa internetka

  • @somalinewtest8128
    @somalinewtest8128 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allh

  • @juweriaaqoonjecel7946
    @juweriaaqoonjecel7946 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan joojiyay muqaalka waxaana kayara fikiray dhaman filmku inuu wada atore noqdo xalada waxaan ku qiyaasay waxkasta caqabado inay noqdan oo khalkhal galayo filmkas ayaan ku matalay meel uu usocdo iyo meel uu kasacdo uusan lahaan lahayn waayo atoore kasta waxuu wataa xaladisa gaarka ah lagana yaaba hal xaafad laba atoore haday kasoo baxaan familygas keebay taageri lahaayen keebayse diidi lahayen waayo waisku qoys

  • @geefeyle
    @geefeyle 4 ปีที่แล้ว +2

    Shugran wll mcn

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid ✅ shukran ❌
      Walaal ✅ macaan ✅

  • @tafojr942
    @tafojr942 4 ปีที่แล้ว

    mnsha Alaah kor usoco wlll

  • @carraalemediaw9562
    @carraalemediaw9562 4 ปีที่แล้ว

    Waayeel waxgarada borumar keeb going zxb illaa jano fardawsa

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 4 ปีที่แล้ว +2

    Waad zaxantahay
    MAHADSANID 💕

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 ปีที่แล้ว

      Saxantahay ✅

  • @saredoomar6903
    @saredoomar6903 3 ปีที่แล้ว

    M.shlah wll

  • @Osaama-Said
    @Osaama-Said 4 ปีที่แล้ว +2

    JaSaaKaLaaH wLaL aaDan ❤

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 ปีที่แล้ว

      Jazaakallaah ✅ = Allaah ha kaa abaalmariyo ✅
      Walaal ✅ aadam ✅

  • @ubahhusseinalisudi146
    @ubahhusseinalisudi146 4 ปีที่แล้ว

    Qofkasto reer TikTok ga ee raba ineeey caaan wadda noqdaan video gaan si fiican u dhuuxa waaridkiin la cafiye 😂😂😂

  • @nuurdinmxamad910
    @nuurdinmxamad910 4 ปีที่แล้ว

    Thanks zxp

  • @yamaaniabshir9222
    @yamaaniabshir9222 4 ปีที่แล้ว +2

    walhi kuwaas way i dileen ilaahay baa iga soo gaaraye diyadayda halaga qaado.

    • @mohamedyusuf1208
      @mohamedyusuf1208 4 ปีที่แล้ว

      tolkaa u yeedho si ay kaaga so qadaan

  • @cabdixakiinbulshaawi8305
    @cabdixakiinbulshaawi8305 4 ปีที่แล้ว

    Waa barmaamij aad loo tabyay hada waxa inagu badan dhiri galiyal dadkiiba miskaxada ka qabsaday waxad arkaysa qof xaqiiq alle ku laha dayacay ama kii walidkii dayacay oo aan ka war hayn gurigii soo galaya ka baxay ku oranaya waxan ku mashqulsanahay saan hadaladayda iyo hiigsigayga uga dhabayn laha🤔 markasad arkay meelkasto aad gasho badana waxa ay dhiri galinayn kaas oo ay guubabinayn ma arkaysid ama aad buu u yar yahay inad aragto meel lagu dhiri galinaya ama lagaga hadalayo ka xaqiiqi alle iyo kii walidkiiba ku foofsan sidu u hagaajin laha ee laga yabo inu caqabado kala kulmo

  • @sahraabdirizak4057
    @sahraabdirizak4057 4 ปีที่แล้ว +2

    mahadsand. wllky😯😯😯😯😯

  • @ubdyahmed9714
    @ubdyahmed9714 4 ปีที่แล้ว

    Ilahy kharhakusiyo walakay

  • @abdirahmanhassanofficial5386
    @abdirahmanhassanofficial5386 4 ปีที่แล้ว +2

    sxb horey usoco

  • @shaqalecabdikariin1565
    @shaqalecabdikariin1565 4 ปีที่แล้ว

    Adanow sxb waxaad kadoo hadashaa taariikhda sheikh(( Khalid Rashid )) oo sucuudiga xedheen2005 want maqalay sheikhaad inuu isagu wax isbaray bilaa macalin.... asc

  • @issemohodin469
    @issemohodin469 4 ปีที่แล้ว

    Jzkallh 😍

  • @mukhtaarabdi9403
    @mukhtaarabdi9403 4 ปีที่แล้ว +2

    Shugran wll

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaal ✅

  • @aarkatogwajale4193
    @aarkatogwajale4193 4 ปีที่แล้ว

    Adaan meheradaa ino kalaa duug maanta anaaga Naa haysataa anaagu kumaa dhiri galino inu qof walba noqdo atoore zee waxaan uu dhirigalina inu naftisa mamuli Karo oo uu isagu remut kantrolka naftisa isagu qofku haayo oo Ka dherado xasidka iyo xaanta tasan Ku dhirinaa dhaman dhalunta Somali

  • @khadarmuhidiin811
    @khadarmuhidiin811 4 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @nadiiribnuraabi2593
    @nadiiribnuraabi2593 4 ปีที่แล้ว

    aad baad umahadsantahay Adan khadar

  • @gulaidandsacad
    @gulaidandsacad 4 ปีที่แล้ว

    Waar aadan wabsikii maxaa ku dhacey?.sahanke.net

  • @hamzelove578
    @hamzelove578 4 ปีที่แล้ว

    NadiiifiyE Caan ahi Ma Jiro Dalkeena Wll Waa Wax Loo Baahan Yahay Oo Aan La OGayn 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shakoofficial2054
    @shakoofficial2054 4 ปีที่แล้ว

    Ilaaxdka dad faafinayaa way jogaan magaaladayda hargeisa waanan arkay lakin gacana waxba ga qaaban karayo waxa kaliye ee aan qaaban karaa inaan iska shuuriyo .
    😂😂😂😂😂😋

  • @daarulquraanonline4032
    @daarulquraanonline4032 4 ปีที่แล้ว +1

    DAARUL QUR'AAN ONLINE ACADEMY ku baro qur'aanka adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo nagala soo xidhiidh tell:0634521161. Ama kusoo biir group what's appkan👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd

  • @master.aldahahbi8972
    @master.aldahahbi8972 4 ปีที่แล้ว +2

    Qofwalba isaga Is yaqan

  • @liibaanaadanahmed326
    @liibaanaadanahmed326 4 ปีที่แล้ว +1

    Indheer garad gobo, da, so gudbiya guulyso, Aadan Khadar.

  • @cilmiaqoon5327
    @cilmiaqoon5327 4 ปีที่แล้ว +3

    Soomali uu dhan waa hadal ficil ma sameyan yaqaanan

  • @raadraacmedia7721
    @raadraacmedia7721 4 ปีที่แล้ว +2

    Ďhaman umada somaliyed waxan sinaxariisle uga codsanayaa inaad
    Ďar illahay 1k subscribe igu cawisan
    Please🙏🙏🙏🙏🙏😢😢😢😢😢

  • @HasanHasan-fs8go
    @HasanHasan-fs8go 4 ปีที่แล้ว

    Manta waxa so bandhiigtay ariin iga dhexguxaayay oo aan laa yabanaaa sida ay wax uu socdan qof aan Aqoon aan lahayn oo laga yabaa Bulshada uu laa hadlaayo in ay ka Aqoon badan yihiin badankoodu uu isagu yahay qof caama oo jaahil ah ama wax fican uu so bandhigayn kulanaa waxa aan ahay caan ama dadku waa ilaa yaaban caajib inta aad nooshahay wax wallbaa waa arki yaabka yaabki

  • @xasanturky1935
    @xasanturky1935 3 ปีที่แล้ว

    Keep going zxpqali

  • @gicilo386
    @gicilo386 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabaar ayaan kafa'karay film wada atoora ah wexeeyna ila noqotay inuu kusoo bexeyso musal sal shidan inta badana filimkaas wuxuu noqonaa film taariiq dib loo celi naayo ah 🤣🤣

  • @suldaancawke5110
    @suldaancawke5110 4 ปีที่แล้ว

    Inshaallah allen hanla garab galob

  • @najmaali3911
    @najmaali3911 4 ปีที่แล้ว

    Haa waaruntaa wll qof waliba wax buu ku fcnyahay hadana dadka waan kayaabay waxa aanad ku fcnyayn wey kugula yaabayaan ilahay dhamanten wuxu inoo abuuray hayna garad siiyay

  • @ziidaaaneziidaane8689
    @ziidaaaneziidaane8689 4 ปีที่แล้ว +1

    haa walaahi.waadhab aadanawI

  • @xaadaxmed8480
    @xaadaxmed8480 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad Sanid wall aadan