Wareysi: Xildhibaan Axmed Fiqi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2019

ความคิดเห็น • 208

  • @Eng.Amiir.
    @Eng.Amiir. 4 ปีที่แล้ว +10

    waa midka mid ah shaqalaha emaraatka. fiqi mahan xildhiban somaliyeed waa xildhiban shisheye.

  • @ahmedm7221
    @ahmedm7221 4 ปีที่แล้ว +22

    Emirates Waa cadow umada somaliyed waxeyna fara galin ku heysaa syria somali Yemen and libya ilaaah hanaga qabto emirates iyo dadka la shaqeeyaba

    • @kaamilfiqi6201
      @kaamilfiqi6201 4 ปีที่แล้ว +1

      Emirate iyo kenya waa cadowgeena
      Ka wrn sxb Ethiopia iyo Qatar? Maxeey inoo yihiin ayaganeh

    • @ahmedm7221
      @ahmedm7221 4 ปีที่แล้ว

      Kaamil Fiqi Ethiopia 🇪🇹 Waa dal aan daris nahay dagaal kugumo soo qaato lacagna kugumo bixiso si loo bur burin lahaa somali
      Qatar 🇶🇦 waad u jeedaa dhaqaale bey ku siisaa dhawacyada qaadeysaa iyo turkey 🇹🇷 Sxb

    • @kaamilfiqi6201
      @kaamilfiqi6201 4 ปีที่แล้ว +1

      #AhmedM aad iyo aad baan kuu fahmay sxb.
      Ee wxn ku oran lahaa iska daa taageerada indho la'aanta ah nuucee dontaba haku timaadee.
      Mxd tiri xabashida dagaal naguma so qadaan dalkeena ma burburuyaan 🤔🤔🤔🤔

    • @kaamilfiqi6201
      @kaamilfiqi6201 4 ปีที่แล้ว

      @Ahmed tankale Qatar soo ma ahan wadankii dhoor bil ka hor lagu edenayay ineey argagixisada al Shabaab tageerto waliba eey qarax ka fuliyeen #bosaaso arintaas ma maqashay horta

    • @AliHassan-hc8xh
      @AliHassan-hc8xh 4 ปีที่แล้ว +1

      Inta aanan dowlado kale eedeen marka hore teyna waa inaan xisaabinaa amnigeenna dowladdeena ayaa laga rabaa iney sugto waa iney la
      xisaabtanto mas'uuliyiinta amniga ee ma aha iney arrintu ku dhamaato dowlad shisheeye ayaa ka dambeysay(cid kastaba hakadambeysee) dowladda......waa fashilantay waana iney iscasishaa

  • @dahaboshariif3903
    @dahaboshariif3903 4 ปีที่แล้ว +15

    Shacabka somaaliyeed meel walba ay joogaan ha u indho yeeshaan amniga hana la sheqeeyaan dawlada.

  • @dahaboshariif3903
    @dahaboshariif3903 4 ปีที่แล้ว +9

    Wadanka waxa u soo dhigtay imaan laawe iyo imaaraad waxay ka cabsanayaan in dakadaha laga 1ado iyodahabka bililiqada ay ku wadan iyo basinka ay daboolan si koogu u gadmo

  • @hagoganemohamed5384
    @hagoganemohamed5384 4 ปีที่แล้ว +5

    Maxaad Ka filan kartaan, VOA waxaa dhaqaalaha siiya shisheeye, wey Ku khasban yihiin in ay waraystaan qof shisheeye u shaqeeya😉

    • @dalmarsheikhabdi4563
      @dalmarsheikhabdi4563 4 ปีที่แล้ว

      Sxb waa waalan tahay fiqi waa ninka ugu aqoonta badan xaga Sirdoonka Qaranka waa ninkii aas aasay marka aqoon aanu Fahad yaasiin iyo cid kale toona u lahayn ayuu u lee yahay sirdoonka

    • @ugaasqoodaar4671
      @ugaasqoodaar4671 4 ปีที่แล้ว

      Dalkasta oo soomalia cadaw LA ah ayaa loo.malayn karaa mana lihin hal.cadaw lkn waxaan leenahy. Kumanaan cadaw qofkastoo soomalia fiira gaara haw.yeesho

  • @mohammedyoussouf4103
    @mohammedyoussouf4103 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxan leeyahey inaa lilahi wainaa ileyhi raajicuun, inta dhaawaca ahna Allaha caafiyo, ninkan difaacaya iney dowlad shisheye ku lug leedahey waxan u arkaa oo keliye iney aragtidusu gaaban tahey, runtuna alshabab 10sano oo aan garab ka heysan dowlado shisheye awood uma hesheen iney sii jirto, kala saara mucaaradnimada iyo xaqiiqda jirta.mahadsanid

    • @mmelady962
      @mmelady962 4 ปีที่แล้ว

      Wa ruunta taas aya qof kasto oo somali ah uu ogyahay...

    • @manaishasaid2203
      @manaishasaid2203 4 ปีที่แล้ว +1

      Anigu yaabaye ninkaan maxaa udiiday in uu runta sheego waayo waacalooshiis ushaqeeyste sidoon xaalqaado igadheh

    • @user-bw7dx3kl7r
      @user-bw7dx3kl7r 5 หลายเดือนก่อน

      Iyyiyyiyyiyýýyyy66y6y⁶yýyý⁶yýýyy66yý6yý

  • @kamata850
    @kamata850 4 ปีที่แล้ว +10

    imaarat ayaa ka dhex hadlaaya

    • @siraadhassan4116
      @siraadhassan4116 4 ปีที่แล้ว +1

      MAYA ITOBIYAAN FIRQAAJO AA KA DANBEYO CUQDAD QABE ILKA YAR NO MORE

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 4 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahow kno gar gaar😭😭😭😭

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 4 ปีที่แล้ว +7

    Voa markasta waxaay wareestaan qof mucaarad ah oo aad tayadiisa liidata

    • @saidmohamed2096
      @saidmohamed2096 4 ปีที่แล้ว

      isfahamka umada qof phd ah ayaa waxaa ku tilmaamee qof liito adoo ku diidan qaab qabiil

  • @khadara8172
    @khadara8172 4 ปีที่แล้ว +16

    Fiqi waxaa modaa inoow Emaraat xildhibaan uyahay aniga fiqi waan ka shakiyey

    • @cabdimajuud7813
      @cabdimajuud7813 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi dambi ayaa galeysaa illahey ka baq

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes3631 4 ปีที่แล้ว

    Gaasi horay u soco fiqi ku ifi tooshaka maashay ka dabacsatahay nisa ayaga shababa

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว

    I hope peaceful Muslims country Insha allah

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 4 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkķ Khaa,in mujrim ah

  • @AhmedMohamed-rw6pd
    @AhmedMohamed-rw6pd 4 ปีที่แล้ว +7

    Siyaasada somalia waxaan oo kale inta laga wareysanayo haka sugin xasilooni waarta. Doqonkaan oo kale xagee ku arkay dowladnimo wuxuu cunijiray quunle waligiis xitaa uma shaqeyn dowlad fowdadii kahor

  • @mos1954
    @mos1954 4 ปีที่แล้ว +2

    Maangaab nimadaan in Dad wadooyinkeynii noodhisayay aan boqolaal Somali ah unafgooynay waa Maangaabnimada iyo kala aamin baxa iyo xaaraan kunaaxnimada Reer Koonfureedkeyna ayaa meeshaan ina keentay.

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 4 ปีที่แล้ว +7

    Fiqi wuxu ogyahay in isaga io inta la midkaaba aysan ka marneyn lashaqeynta Shisheeyaha wxn leenahay Taas la isaga harimayee iska Aamusan Danleeyda siyaasadeeda

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 4 ปีที่แล้ว +1

    Fiqi Emarites. Miyuu. Xildhibaan u yahay waa isaga difacay Dowladiisana caayay

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 4 ปีที่แล้ว +1

    Imaaraadka ayeey u shaqeeyaan una fududeeyaan danahoooda waana aragtaan siduu u difaacaayo

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaad bare DABADII NOOL LAHAGO

  • @yoonischannel9966
    @yoonischannel9966 4 ปีที่แล้ว

    Ok thanks barasha

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 2 หลายเดือนก่อน

    I MARKAA ITOOOBIYA KEENA WAA CADOW GA OF SOMALIA 🇸🇴

  • @abdiabdi8887
    @abdiabdi8887 4 ปีที่แล้ว +2

    Fiqi you’re sick man moryan

  • @liibanali5182
    @liibanali5182 4 ปีที่แล้ว +3

    Fiqi Been low Waan ognahay Asaga iyo mucarad ku sheega xag jitkaa Allé ummada haka qabto.

    • @dalmarsheikhabdi4563
      @dalmarsheikhabdi4563 4 ปีที่แล้ว

      Sxb Waxaaa ogaataa Aqoonta uu sirdoonka u lee yahay in aan ruux soomaaliyeed u lahayn waa ninkii aas aaasay sirdoonka qaranka bur burkii kadib
      Waa ninkii dilay 6 kamid ah Ajaanibtii ugu sareesay Al shabaab
      Sida abuu Xamsa oo ceelasha biyaha lagu dilay iyo Maxamed Saalah Nabhan oo lagu dilay bu.aalle iyo Kismaayo inta u dhexeysa

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 4 ปีที่แล้ว +1

    Bulshadi soomaaliyeed xukumada iyo mucaaradkuba way maaweelinyaan meesha cadawgi uu sii wada xasuuqi dadkeena rabi xaqa ha inawada fahamsiiyo aamiin

  • @rashidibrahimmohamed6771
    @rashidibrahimmohamed6771 4 ปีที่แล้ว +2

    Maxan aminsanahay hadan hilka amniga shacabka an isu magacabo inan katakalusii karo dedkaan ilaahay awodisa

  • @abdikariinabdiguure2807
    @abdikariinabdiguure2807 4 ปีที่แล้ว +8

    War wax aad xog ka ogtihiin ma jirto mar walbo oo Qarax dhaco waxey dhahaan. Waan ka xun nahay iyo sorry I.e Taasi daawo ma u noqoto ummada soomaaliyeed. Waxaan waa wax iska cad ee shiisheeyaha wadanka halaka saaro soomaali ayada ha isku tashato

  • @mohamedmohamed614
    @mohamedmohamed614 4 ปีที่แล้ว +2

    Kani waa tuug maxaa laga wareysanaa;isagaba la shaqeeyo emiratka iyo al shabaab

  • @abdiraxmaanyuusuf3585
    @abdiraxmaanyuusuf3585 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma madaxda qaranka ayaa ku eedaysay mase al shabaab ayaa qirtay alle xildhibaanku tuugsanaaa al shabab way gaysteen imaratku na wuu abaabulay

  • @hasind
    @hasind 4 ปีที่แล้ว +1

    Kan wakhti ha iskaga lumin. Waa siyaasi aqoon darro heyso

  • @abdirashidshaqash2343
    @abdirashidshaqash2343 4 ปีที่แล้ว

    Dhuniqaate khaa inu wadan ah fiqi iyo rag badan o lami ah insha allaah way fashilmi doonaan

  • @elyasgilany9402
    @elyasgilany9402 4 ปีที่แล้ว +3

    Adıı. Iyo. Kuuwakulamııdka. Aah. Ayaa. Kadanbeeyo. Waax. Iıdıın. Kaxun. Maraak. Haa. Tıhıın. Muucarad

  • @Somali-One
    @Somali-One 4 ปีที่แล้ว +3

    Fiqi tuug miyaa amniga ka waraysanaysan. Waar kan waa dameer aqli guun wata

  • @mahmoudnur7259
    @mahmoudnur7259 4 ปีที่แล้ว +6

    SUAAAL AYAAN QABAAA WALI SIYASI HABAR GIDIR AH O MELKUDHINTAY AMA MELAY JOGAAAN LAGUWERARAY YAAA ARKAY WALI

    • @alle-Aamin-ma-iisho
      @alle-Aamin-ma-iisho 4 ปีที่แล้ว +2

      mahmoud nur waa su’aalaha Soomaali inay iswaydiiso ay tahay dadkaan maxaa mucaarad joogta ah ka dhigay maxay dhib ahoo ku qabikaraan hadii dowladu xoogaysato maxaa dadka kale hormuudkooda loo ugaarsadaa iyagana koodka badbaadiya timir lafbaa ku jirta

    • @mahmoudnur7259
      @mahmoudnur7259 4 ปีที่แล้ว

      @@alle-Aamin-ma-iisho sax tasaa kayabay szb wa inlayswaydiiyas

    • @prosl11
      @prosl11 4 ปีที่แล้ว +2

      Anaa sual baan iswaydiiyeey maxaa xildhibaanada marexaan ay kuu dhiman wayeen qaraxyada?

    • @munjatsaid7877
      @munjatsaid7877 4 ปีที่แล้ว

      Mahmud nur !!!!!!! Cinwaanka ciil habgidr @com , ayaa kujirtaa adiga iyo fullayada cararijiray markay habargidir arkaan oo xaniinyo shisheye ku daac daac sanaya awod aadan lahayn awood kuuma noqto dhimasho intaas kabadan baa la rabi lahayd ,waxaa lajeceshihiin adi iyo inta kuujibineysa Allaha idiin kaso

  • @aliandi6710
    @aliandi6710 4 ปีที่แล้ว

    Waxan uu rajeynaye shacaabka somaliyeed in ee ka hortagan tuugaad sidii fiqi oo kale awaaye waxa kasto oo kadhaco dalka waxa masuul ka ah macaaradka dhamaan mucaaradka dalka hadii ee yihin golaah shacaab Hala soo xiro

  • @musedahir4031
    @musedahir4031 4 ปีที่แล้ว

    Waa xildhibaano Somalia ah waxa difaacaya cadowgayaga. amaanka wadanku waana wala qiseeya qof loo idmaday kaligii majiro ee wan u dhanahay. ma garankaro wax dowlada oo kali ah loogu eedaynaayo.

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 4 ปีที่แล้ว +1

    Horta fiqi Muxuu emarat u difaacaya. mar walba soo asagaba masuuliyad kama saarna shacabka somaliyeed emarat qof walba waa ogyahay iney cadaw yihiin dantoodu ma aha iney soomali kala jecel yihiin bel waa. fidno. iyo but bur ilaahey baa soomali umaqan

  • @mohata6969
    @mohata6969 4 ปีที่แล้ว +1

    Fiqi waadhibka uguweyn eesomalida losoadeegsado waxuu difacayaa imaaradka oo nacebdaran uhaya dowlada Somalia

  • @abdinasirmohamed2516
    @abdinasirmohamed2516 4 ปีที่แล้ว

    U fiirsada Eimarates waxii laga waaydiiyo wuu badalayaa subxaana laah. Fiqiyoow good luck 😉

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 4 ปีที่แล้ว

    Ma shaki baa kaga jira Fiqi Ina Alshabaab dawlado danbe ka danbeeyaan

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 4 ปีที่แล้ว

    #Emirate was behind that barbaric attack may Allah bless our love ❤️ ones

  • @sharmamoha6502
    @sharmamoha6502 4 ปีที่แล้ว

    Fiqiyaw
    Ilaah
    ja
    baq
    idinkaa
    Ku
    Lug
    Yeeshay
    xisaabna
    Aakhiray
    Taalaa
    magaalada
    guri
    Guri
    Geed
    Geed
    waad
    U
    tagaanaa
    magaalada
    Dadka
    Dagan
    ayaa
    Sameeya
    dawladu
    Eed
    Kuma
    lahan
    dad
    Gurigooda
    Gubayo
    cadawga
    ku
    dhex
    haysto
    Dawlad
    waxba
    kama
    Qaban
    karto
    war
    wadankiina
    ogaada
    is
    jeclaada
    ilaah
    halaga
    baqo

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 4 ปีที่แล้ว

    Haq Hadi afka laqabto feruhu kadilaca

  • @mohamedcamir8823
    @mohamedcamir8823 4 ปีที่แล้ว

    Qofkaan oo kale aa ladhahaa xildhiban waaye Somalia ilahay aa umaqan

  • @leylomaxamed5308
    @leylomaxamed5308 4 ปีที่แล้ว

    Walee waansheegay caku soomaali I yo.isqabqabsigeeda

  • @ahmedyusufmursalmursal3596
    @ahmedyusufmursalmursal3596 4 ปีที่แล้ว

    Please Mr Xildhibaan AhmedFiqqi dalkeenna Somaliyed waa wada leenahay please waxogaa ama si aaad ah u yareeey colaaadda aad u heysid dowladnimada Somaliyeed qaladadyada inaaad saxdidt yes haaa waaa mid lagaaga fadhiyo marwalba mucaaradidaana please ha noqoto mid dabacsan aaad baaan kuu jeclahay runtiii si walaaaalnimo saaxiiibnimo ah.

  • @simeh9612
    @simeh9612 4 ปีที่แล้ว

    Fiqi - khaa'in

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 4 ปีที่แล้ว +1

    Siyasi ma aha

  • @fatumamohamud7798
    @fatumamohamud7798 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah iimaanka ha inigu sugo madaxda soomaalida ,waa kuwo ushegeeya shisheeye si ay danawooda ugaaraan,markaad madaxa ahayd sidaas xamar waa ka xumayd, marka adiguba waxaad tahay tuug u shaqeeya shisheeye caleeshiida u shaqayste,waxaad ku khafiifay farmaajo wax wanaag ah ma lihid,maxaad ku soo kordhisay ummada soomaaliyeed

  • @onkotgondeey3181
    @onkotgondeey3181 4 ปีที่แล้ว

    Mkkkkkkkkk

  • @cmcxasanm7979
    @cmcxasanm7979 4 ปีที่แล้ว

    Kan maxaa laga warysanayaa,isagaa shisheeye kalkaal ah

  • @warbaansoosidaa9108
    @warbaansoosidaa9108 4 ปีที่แล้ว

    Qatar sow ma ahayn dalkii lagu cadeeyey qarixii Bosaaso, dee tana waa ay qarinayaane dalka shisheeye ee aysan magiciisa sheegin waa Qatar.

  • @sabirjama9475
    @sabirjama9475 4 ปีที่แล้ว

    Payrollka hormuud ayuu ku jiraa Code name (GALMAAX) inta aan ka baxsanin Hormuud Telcom, 238 Qof ayaa ku jiray Payrolka Hormuud Magaca aan u naqqanay waxa uu ahaa (GALMAAX) .Shiikh cali dheere Fiqi, mahad waa isku mid.

  • @onkotgondeey3181
    @onkotgondeey3181 4 ปีที่แล้ว

    Nin waalan iga dheh aadinkaa wareeystey dulqaata

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 4 ปีที่แล้ว

    War orod soco qaraha kada umada

  • @hsjsbupqjsbhd4858
    @hsjsbupqjsbhd4858 4 ปีที่แล้ว

    1

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 4 ปีที่แล้ว

    Ridwaan Ninkaan Fiqi Filinkiisa Cirka Waaye.!!!.

  • @haalacayuni6827
    @haalacayuni6827 4 ปีที่แล้ว

    Fiqi warkisa sax ma aha wax badan bu kalexlexanaya runta

    • @abdiabdulearab6967
      @abdiabdulearab6967 4 ปีที่แล้ว

      Beenta kala tag shacabka faqay wax kaa xun oo somalia ah ma jiree

  • @halimafarah8012
    @halimafarah8012 4 ปีที่แล้ว +1

    Fiqi tuug warwax daamanihi hehalkana manihin hadaad difacayso emmaraad dhiiganagad kunoshahay

  • @mohakabyar7566
    @mohakabyar7566 4 ปีที่แล้ว +1

    Voa Niin xanusan aya nokentay

  • @samalemakadshah8801
    @samalemakadshah8801 4 ปีที่แล้ว

    Fiqi waa dameer caqlixumada ka muuqata bal fiiriya. Ninkaan amni wuxuu ka ogyahay majirto wax qof walba uu ogyahay ayuu ku celceliyaa. Tan kale wasiirka amniga kuma noqon karti iyo aqoon simply kan habaaraney xataa sharafteeda meel uu ooga dhacay. Fiqi cirka roob ka keen.

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 4 ปีที่แล้ว +3

    Isagu ma nissa ayuu yasayaa?

    • @kaamilfiqi6201
      @kaamilfiqi6201 4 ปีที่แล้ว

      Yasmo ma jirto ee waxaa lakala saari layahay argagixisada al Shabaab iyo nisa oo isku milmay

    • @omarahmedlaite7572
      @omarahmedlaite7572 4 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 4 ปีที่แล้ว

    Ridwaanoow dowlada somaliya ma weeraraysid ee adigaa is dhibaataynaya marka aad waraysanayso fiqi moryan

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 4 ปีที่แล้ว

    faqi waa danleey u shaqeyo imarad kuna rad sa naayo in la barto imaradka abaalmarin ka rajeynayo waa afmariid aanxishoon balaayo haku dhacdo dadka la jiroiinshaa allaah waxkuu tarimayano imaraad kuwaasne waxaa ka dan beeyay the maradka

  • @khadarshiine3848
    @khadarshiine3848 4 ปีที่แล้ว

    Waxajir

  • @salmanmoha1979
    @salmanmoha1979 4 ปีที่แล้ว

    Kan anaga miyuu xildhibaan noyhy mise imaraat hadalkiisu wuuxu u egyhy dal uu udhashy inuu difacayo

  • @hm1c586
    @hm1c586 4 ปีที่แล้ว

    Ridwaan shaqada dowlada katagay Waxuu wareysanaaa lalushqato fiqi waa Imaaraadka ayuu lacag kaqataa mucaradnimada dowlada darteeda

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa yaaab leh dawlad wargays Turki ah wax qof ku qoray ka dhigaysa xog sir ah aad u weyn . inta ay xilkii ay u hayeen umada dayaceen ayay dagaaal Geopoliticis ah ka dhexeeya Turki , Qatar iyo imaaraadka u soo rareen Xamar.... waxay muujinaysaa kali ah in aanay dadkaa dhintay wax dan ah ka lahayn wax xal ahna aany u hayn amnigooda.

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay kan umada hakaqabto

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 4 ปีที่แล้ว

    Majirto beryahan ba wuhu kutahayey isaga Iyo Mahad salad vilasomalia maxey security ga uadkeyen qarahas beyreben ineugeliyan lakin ilaha lajira Dowladena fiqi faruq Allaah kusoqabey

  • @hassanjamaleh9617
    @hassanjamaleh9617 4 ปีที่แล้ว

    Hassan Jamalah

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

    Fiqi asagaaba damjadiid dadkii xasuuqay

  • @user-zr9eh3xl7b
    @user-zr9eh3xl7b 4 ปีที่แล้ว

    cajiiib mid walba dani hiisuu ilaalsan yaa umaqan umadeena mid mid dhaama majiro waxba hanoo doodina waayo xayawaano adinkoo kalaa markii xil la idiin dhiibtay xaqbaan uyeelanay in sidaanoo kale naloo xasuuqo waayo calooshiisa yaqaan markii wax laga dhigay hada waxkale mayaqaan tiisa udaran ilaahay ha inka qabto umada

  • @ahmedabdiwali6105
    @ahmedabdiwali6105 4 ปีที่แล้ว +1

    Adigu fiqiyow hadufaacin imaaraadkee caddeyn hala keeno dheh

  • @osobleahmed3141
    @osobleahmed3141 4 ปีที่แล้ว +1

    War.waĺlahi.billah.ina.macalin.fiqi.qaraxas.inow.wax.ka.ogyahay.war.danahina.iyo.dana.shisheye.kahor.marina.danaha.shacabka.shacabow.ina.macalin.fiqi.dhagax.halagu.dilo.nacala dhale

  • @mariamawil605
    @mariamawil605 4 ปีที่แล้ว

    Fiqi warkisa wa cadyahay dadka waxu kujira fiqi okale

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 4 ปีที่แล้ว

    Waa hubaal inaay imarad ka danbeeyso fiqi dadka lacakta qaateen ayuu ku jiraa

  • @mos1954
    @mos1954 4 ปีที่แล้ว

    Waa midaan sumcad lahayn ,marwalba
    Xukun iyo Kursidoon ah . 30 sano ayeey nadubanayeen imisaan ehelkeyna bohol ugu jirnay?

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan layaabay dadkaan mucaaradka isku sheegaya maxay udifaacaan emirate ka🤦‍♀️😔

  • @saidali6305
    @saidali6305 4 ปีที่แล้ว +3

    Voa idinku ma waxaad isku dirka umada somaliyeed markaad waraysana dadka aan u qalmin dawlad in daljoodu yeesho ogalayn

    • @sahromohamed4375
      @sahromohamed4375 4 ปีที่แล้ว

      Weyiskacadahay marku fiqi sofarisiyey iyagana shisheye ushaqeyan there on the same boat 🤔💙🇸🇴

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 4 ปีที่แล้ว

    Intu ilahay hildibano badiyeye ma hildiban ad wareysatid miyad weydey ninkan macarid ma aha wa cadowga ufududeyo qarahyada si u dowlada dusha ogasaro Emaratka na abihi ba wah kadoqonsa weli imasomarin hadal mayaqano wa ciyal fay Ali his nothing

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 4 ปีที่แล้ว

    Voa inaa wareeysataan ragii ka danbeeyay isaga ee aan xil jayn sida cabdla cabdala wax wuu nagu kordhin lahaa

  • @AliHassan-hc8xh
    @AliHassan-hc8xh 4 ปีที่แล้ว

    Waa mafia dhiigga dadkeeda jaqda una nixin shacabkeeda waxna kama duwana alshabaab

  • @injineerkafaryaamada4631
    @injineerkafaryaamada4631 4 ปีที่แล้ว

    Xildhibaanku hadaladiisa waarun waxaa loo bahanyahay cadeencad. Oo buuxdo saxan

  • @axmadxaaji2760
    @axmadxaaji2760 4 ปีที่แล้ว

    sanhduyahay hasugo malintisa

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 4 ปีที่แล้ว +3

    Tol beelay ma nimankii dhahaayey tirada hasheegin ayaa hadana noo keenay qaraxaan dowlad shisheeye ayaa ka danbeeya anigu xildhiban axmed macalin fiqi ayaan ku raacsanahay

  • @Diidnay
    @Diidnay 4 ปีที่แล้ว +7

    fiqiyow imaratka ha difaacin lkn cadeyn itusa dheh

    • @zamzammaxamed3050
      @zamzammaxamed3050 4 ปีที่แล้ว

      Saxiix walahii iyaga noo geystay qarax imaradka iyo kuwa daba dhilifka u ah dh imaradka

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 4 ปีที่แล้ว +4

    VOA kan aa waraysanee miyaa maanta iga dhimatay ridwaan
    Kan ma jeclo somali iyo midnimadeeda

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 2 หลายเดือนก่อน

    WAARON TAASIC MAR WALIBA IYO BAR KASTABO MA IMIKA SOMALIA 🇸🇴 BARAAR G TAY 14 1O 2O17 14 1O DAL SHEEYE AYAA KADN BEEYAY XASOOQA SHACAB KA MUQDISHO

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 4 ปีที่แล้ว +1

    DEYUSKAN OO KALE AYAA BARLAMANKA KU DHEX JIRA.

  • @onkotgondeey3181
    @onkotgondeey3181 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaad wareeysto miyaa weeyseen

  • @faraxcali3918
    @faraxcali3918 4 ปีที่แล้ว

    Mxad ka wareysanesa tuugan qaran kiisa uga hiilinaya ajnabi ga war xishoo uff

  • @shafihussein8552
    @shafihussein8552 4 ปีที่แล้ว

    Fiqi waa aqoonyahan fahansana arimahaan waana ninkii Alshabaab xamar kasaarey ee dadka qabyaalad hadlaya ha toosaan fiqi idinka wuu idinka muwaadinsanyahey

  • @idmanidil3177
    @idmanidil3177 4 ปีที่แล้ว

    Numberka phonka voa noo soqora numberka phonka laga galo usa 🇺🇸

  • @yoonischannel9966
    @yoonischannel9966 4 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkk

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 ปีที่แล้ว +2

    📺📺👍👍📺📺

    • @khadaressa8735
      @khadaressa8735 4 ปีที่แล้ว

      Dhiladani meel walpo 👍bey la joogtaa Yaa Qahpa sariirtada goglo kii Ku Cabeyn lahaana u yeero Oo shilimadaada Ka Ururso

  • @ahmedwarsame3422
    @ahmedwarsame3422 4 ปีที่แล้ว

    FIQI WUXUU KA MID YAHAY CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAASHA IMAARAADKA DABADHILIFKA U AH.

  • @abdirazakhassan6361
    @abdirazakhassan6361 4 ปีที่แล้ว +3

    Figi waa runtiis xildhibaan wadani ah sharafleh noolow fiqi

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 4 ปีที่แล้ว +1

    ALLOW FIQI NAGA QABO IWM🤲🤲🤲

  • @khalidsl686
    @khalidsl686 4 ปีที่แล้ว

    The terrorists have taken responsibility for the attack and they said they are sorry for the innocent lives lost. This is the latest news.

    • @sahromohamed4375
      @sahromohamed4375 4 ปีที่แล้ว

      A you one of them❔

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 4 ปีที่แล้ว

      @@sahromohamed4375 Astaghfirullah do not be stupid. but to answer your question in a simple way because I know you lack intelligence. No I am not one of them.

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 4 ปีที่แล้ว

      @Marwo Amansan NO I don't but they have taken responsibility for it and its all over websites and media I am just telling you the news which is already available.
      The problem about you guys are you love to take things out of context. Read my comments properly. I said "terrorists" in which way do you not understand my comments?
      Or are you one of them jaahil uneducated somalis????

  • @GallaGoojacade
    @GallaGoojacade 4 ปีที่แล้ว +4

    I saga ka Masuul ah waayo I saga xiriiriya alshabaabka iyo emaradka.

    • @abdulazizahmad9488
      @abdulazizahmad9488 4 ปีที่แล้ว

      Magacaagaa jawaab kuugu filan tan kale waddanka xaarmaajaa madaxweeyne u eh haddoowsan amni unkeeninkarin ummadda soomaaliyeed heeska cararo oo oo yoowsan madaxweeyne siinsheganin loser has always been loser.