xog Gelle oo Firdhiye uga yeeray Jabuuti, xiisada oo waji kale yelatay, Xasan sh oo Abiye ku tunte.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 23

  • @NimcoNuska
    @NimcoNuska 3 หลายเดือนก่อน

    somaliya hawarto❤❤❤❤

  • @CabdiSamad-u4q
    @CabdiSamad-u4q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wniia jiilec
    Xasan shakh oowalagfaiidasaannaha

  • @mahdifarah6554
    @mahdifarah6554 2 หลายเดือนก่อน

    Guuul guuuul firdhiye

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdulqadir Axmed awcali Firdhiye

  • @CabdiSamad-u4q
    @CabdiSamad-u4q 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wanu ku faraxsnahy
    Iinna xiilka lagaqdo
    Xamse cabdi bare
    Hadnu
    Soomlilaan nahay🎉 9:48 😊

  • @AhmedDahir-mz6to
    @AhmedDahir-mz6to 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc,m/weyne firdhiyow ina cumar geelle ,is ilaali wuu ku sumayn,sheekooyinkan isaaq ,iyo djibouti way kala fogaadeen sheekooyinka waxba kama jiraan

  • @blackboysfamily5781
    @blackboysfamily5781 3 หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @NadiiraDhalmagalo-nt5gj
    @NadiiraDhalmagalo-nt5gj 2 หลายเดือนก่อน

    guul.ssc.dhaatuumo.satata❤

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xil/ Miyaabenalayaal Ah misewariyayaasha Ayaabeenlowwayaal Ah?

  • @NimcoNuska
    @NimcoNuska 3 หลายเดือนก่อน

    somaliya hawarto

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk 3 หลายเดือนก่อน

    Karbeesha:??ma kusoco🌝

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia waxaay u bahaantahay dowlad wax qabaad leh markii la fiiriyo fulinta dowladnimada sida ay ku socoto waa mid ah fadhiid waxqabkeedu, kuna faraxsanayn shacabka Somaliyeed oo rajeynaya isbedel horumarinta dowladnimada iyo nabadgalyada iyo difaaca dalka oo la adkeeyo.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 หลายเดือนก่อน

    XAMZA DOWLADAN WAXBA KAMA AHEE DOWLADA XASAN IYO ILMA ADEERADIISAA SHAR IYO KHAYR WEXEY LEEDAHAYBA LEHE DOWLADA XASAN SHEEKH DHEH

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ war soomalilnd jabuuti 🇩🇯 waxba ka qaadi Mayso

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 3 หลายเดือนก่อน

    Bahalo Higlo afqudhun lama kalo tagto waxna iskuma biiriso

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 3 หลายเดือนก่อน

    Xamso waa liitaa oo xasan sheekh ayaa ku shaqeysta ee mamasalikaro cidda uu magaceeda meesha ku fadhiya soomaaliweyn iska da,e.haala bedelo lakiin haalugu bedelo qof masalaadi yeela. Karo oo uusan xasan keensan.

  • @SiyaadcabdiMacalin
    @SiyaadcabdiMacalin 3 หลายเดือนก่อน

    😮😢😂

  • @Cirsankayeere
    @Cirsankayeere 3 หลายเดือนก่อน

    Haddii firdhiye aado Jabuuti waa xoolo! Wax ka jira majiraan khilaafka Jabuuti iyo Muuse Biixi (S/Land). Waxaan loo yeerayo OO dhan waa la qaarajinayaa ama la sumaynayaa, ama la shirqoolayaa. Khaas ahaan Firdhiye haddii tago Jabuuti waa uu is qarxiyey, wuxuuna burburiyey SSC. Allen hadduu yaqaano ha la joogo shirqoolkaas!

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 3 หลายเดือนก่อน

    Harte yaanu Geele taageerin ololaha dagaal ee isaaq kala dhexeeya; Firdhiye yaanu u Tegin Cadowga Daruud

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 3 หลายเดือนก่อน

    Somali waxa ilahey uqadaray
    Madaxweyne
    Tuga,benale,ah
    Fulay,ah isku
    Diary somalidi
    Bedelki,itobiya
    Uu odhanlaha
    Gala dagalka

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 3 หลายเดือนก่อน

    War geele miyuusan ahayn kii hubka iyo ciidanka kutaa geerayay biixi adeer reer S/L anagaa sidayada udagaala maynay jabuuti iyo cidkale toona usoo raacimayno cidii dagaal lagalaysa iskood ha,ula dagaa lamaan firdhiyena dhiiqo lugaha looma galin karo reer S/L maxaabiista uun baa isaga keen hadhay dagaal iniima soowadno