Waa maxay amar fulineed ama amar madaxweyne | VOA Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • Waa maxay amar fulineed ama amar madaxweyne ee ka soo baxa madaxweynayaasha Mareykanka?
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

ความคิดเห็น • 2

  • @user-hanad
    @user-hanad 6 วันที่ผ่านมา +2

    Qofka ugu horeeeya like please 🙏

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 6 วันที่ผ่านมา

    Dalxureeye guuleyso❤❤❤❤❤❤❤❤qalinka iyo book qaado ee wax so saar no more xildhiban tuugo lacag iska qaato💣💣💣💣💣👎🏻👎🏻