One of the best pilots we have is our nation's leading pilot of his time. He is a legendary pilot of our nation during his time. Viva MR PILOT ABDULLAHI AZHARI
Ayaanlow saaxib aad ayaad u mahadsantahay. Runtii wax badan ayaan ka faa'iiday barnaamishkaaga Hanoolaato. Aniga waxaan ka mid ahay dadka xiiseeya wax yaabihii ka dhacay Somalia, dad badan oo badan ayaa dhib ka soo gaarey wixii dalkeena ka dhcay. Runtii waa wax loo baahan yahay in barnaamij laga diyaariyo, si ay dadka uga faa'iidaan.
Mansha Allaah waa waraysi wax badan laga faa'iidaysan karo waliba qolada ku shaqaysa Civil aviation system mahadsanid adeer Azhari ayaanle sidoo kale adna waxa aad soo gudbisaa barnaamijyo wax tar u leh bulshada.
Ayanle wad mahadsan tahay wll allah ku sharfo. Halkan waxan ka bartay dad kala duwan oo fikir kale duwan xanbaarsan iyo waayo aragnimo kala duwan laga dhaxli karo.
I noticed that many people have commented in English, which is ok but... Are you really proud of not being able to comment in your hooyo tongue?!! Imagine an American or German person saying:" I can only read or write in Arabic. By the way, I am a doctor" what would your thoughts be about him? I want you to be able to write in Af-Somali as well as English German and the rest....Be proud of your Af-Somali.
Duuliye Cabdullaahi waa xasuustaa, oo deris aan reer Bardacad ahayn. Cabdullaahi oo dhalin yar, timo badan leh oo cad. Aad aan ugu faraxsanahay inaan arko.
Azhari gaanu sow ninkii leelkase ee reer gaalkacyo ahaa maha daris ban mar noqonay gaalkacyo wan yaraa isaga wajigiis ma arki jirin guri qurux badan bu lahaa I think inu wasiir mar aha dawladii cabdulahi Yusuf xiliyadaas bay ahayd. Inuu duuliye ahaa ma ogayn taariikhda waan xiiseeyaa
Mark hore waxan salama Fimilka so barbaariyay duliye ASARI. Mark xigta waxan salama Weriye AYALE IYO DULIYE ASARI. INA XUSEEM HORAY UU SOCO GADAL HOW LAABAN.
War ilaahay caadilsanaa dawladii kacaanka dalka waa laga saaray mid dhaantana maydaan dhisin markaad dawlad ka fiican dhisataan waxvka sheega lakin siyaad bare madaxmeyne ka dambeeyey oo somaliya soo maraya ma jirto
Dawlad xumada, musuqa, qabyaaladda, kibirka, dilka iyo dadka layska xirayo, kadib colaad iyo dagaal, kadib civil war, kadib burbur, qax iyo in dadkii Somaliyeed is naco oo lakala tago, waxaas oo dhan oo weli meel kasta ka jira, waxa sabab u ahaa Siyad Bare iyo dawladiisi kacaanka. Ko hor dadka Soomaaliyeed dad is jecel oo wada nool ayay ahaayeen.
Ziyad bare naxariis Allah hasiiyo , nin fiicaan buu. Ahaa Laakiin dad aan xaq qaarkood aqoon ba ka hoos shaqaynaayey sass oy tahay Dawlad baan haysanay diimo Aan la aqoonna ma jirin.waxse was khaldanasyeen .qofku waxba was saxa waxba was khalda laakiinmaanta noosheeg xageen u socona
@@abdirahmanxuseen8199 Inta aad difaacayso Siyad Bare, wanaag iyo horumar ma rabtid, caadifad qabiil oo marka horaba dalkaagii burburisey oo ku bara kicisay ayaad weli ku dhegentahay, waa sababta Somalia aan loo heshiin karin. Rwanda waa laba qabiil oo is xasuuqay, oo heshiiyey, kadibna waxay ay heleen hogaan fiican. Somalia waa 40 qabiil oo kala jeeda oo is nacay, hogaan fiicana ma aysan helin.
@@abdirisakdirie3124 abdirasaqow boosaaso garowe iyo laascano 30sano kan badan ayaa barakac lagu degenaa ee kuwaas maxaa loo beegsadaa lo magesjau u yahay barakac yaal raser xamar i to shanshiyo iyagaba taariikh bay dalkaan ku joogaane historier aqriso (dhulkanu dadka waw dhaxeys dhiishase ninba meel dhigtaa) ee qoralkaga ha sharciyes androgene you
@HmedMohamed Ayanle aniga sidaada ku qaldamay, haddase gartay waa nin fiican. Harti waa la xidid. Waxan fahmaya Marian Muse Boqor iyo Xaaska Ayaanle waa isku reer wase Qaraabe labaduba reer Maakhir ku xidhan. SOMALIDU WAA HAL QOYS
waa astaamaha lagu yaqaan dictators marka ay dadka fikir ahaan ka soo horjeesta waxay ku bahdilaan jeelaasha ama xabsiyada iyagoo uga dan leh laba arrimood 1. in ay xabsiga ku dhex waashaan 2. ama marka la soo daayo inuu jilbo dhigto.
I have nothing against him getting educated but why bot at least mention the part which makes the whole thing make sense instead of hiding it and trying hard to cover it. People who have no background for even a basic things like car or toilet were given the highest authorities and education. That is this guy feels they were respectful. What an entitlement.
@@mohamedhussien3757waxaa waalan dhal jaajuuseedka qof Aboor cunay ka daba yuusaya ee aanan arkeyn kuwa uu ka dhashay ee Bad, Berri iyo Dumarba iibinaya!
you have to know there's a difference between the car and Airplane rolls,licenses, roads & roots, i was working Danata in UAE, I saw one pilot never had car driving license
He didn't cut the line, Afweyne got you out of your lane, and put you where you didn't belong, this is where all hell started, Somalia is still in hell.
Proud of you dad !❤
You should very very proud of your father, what a great man, honest, hardworker, kind and inteligent man Maasha Allah great example for the youth.
❤
Idil abyo ali azhari ma walalo aya tihin mase wa azhari kale
Masha Allah....❤❤❤
One of the best pilots we have is our nation's leading pilot of his time. He is a legendary pilot of our nation during his time. Viva
MR PILOT ABDULLAHI AZHARI
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥🕋❤️☝️
@ahmedosmanshidane1840🎉😂
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=6G6nk1yrn5HzDJOc
Scw
Scw 🌹🌹
😂@@mahammedsiad5563
Hanoolaato ❤ ayad aya uu mahadsan tahay wariye Ayaanle wax tahay wariyah kaliye ee wareysiyo dhaxal gaal ah so duudbiyo thanks sxb
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=6G6nk1yrn5HzDJOc
Wasiir Azhari Alle ha xifdiyo waa Nin waxbadan og.
Runtii barnamijyadaan oo kale aad ayaan ujeclahay thanks adeera waxa noo faideysay qibradada iyo halgankii noloshada ugu muhiimsanaa ALLE cimri dheer iyo cibaada suuban alle haku saiiyo
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=6G6nk1yrn5HzDJOc
Somalia 🇸🇴 Waa Hal Guri Wuxuna Ka Dumay Aas Aaskii 😢 GOD BLESS Somalia 🇸🇴 Again And Again ❤
Forever 1 Somalia 🇸🇴
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=6G6nk1yrn5HzDJOc
Nin dhisan mashaAllah, adeer Allah hakudhowro
Ayaanlow saaxib aad ayaad u mahadsantahay. Runtii wax badan ayaan ka faa'iiday barnaamishkaaga Hanoolaato. Aniga waxaan ka mid ahay dadka xiiseeya wax yaabihii ka dhacay Somalia, dad badan oo badan ayaa dhib ka soo gaarey wixii dalkeena ka dhcay. Runtii waa wax loo baahan yahay in barnaamij laga diyaariyo, si ay dadka uga faa'iidaan.
Maashaaallaah waa waxbarashadu waa fursada ugu fiican ee qolka soo marta qalbigiisana aan ka go'in
Mansha Allaah waa waraysi wax badan laga faa'iidaysan karo waliba qolada ku shaqaysa Civil aviation system mahadsanid adeer Azhari ayaanle sidoo kale adna waxa aad soo gudbisaa barnaamijyo wax tar u leh bulshada.
Hanoolaato waa chanel aan aad u jeclahay
Ayaanle waad mahadsan tahay walal in badan !!!
Ayanle wad mahadsan tahay wll allah ku sharfo. Halkan waxan ka bartay dad kala duwan oo fikir kale duwan xanbaarsan iyo waayo aragnimo kala duwan laga dhaxli karo.
😂😂😂😂😂😢😢😮😮😮😊😊
I noticed that many people have commented in English, which is ok but... Are you really proud of not being able to comment in your hooyo tongue?!! Imagine an American or German person saying:" I can only read or write in Arabic. By the way, I am a doctor" what would your thoughts be about him?
I want you to be able to write in Af-Somali as well as English German and the rest....Be proud of your Af-Somali.
😂😂 Dr Yusufow da’da hada joogta waa wareeren wayo meel ay u socdaan iyo Waxay donayaan maba kala garan karaan.. it’s sad reality Dr.🤷🏿♂️
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=6G6nk1yrn5HzDJOc
Adiga laftirkaaga maxad english ugu qortay faalada
Adiga luuqadee kusoo qortay? kkkk
waa ku salaamay ayaanle waxaan ka mid ahay macaamiishaada kugu xiran qofka markaad wareysaneyso sheeg meesha aad joogtaan oo aad wareysiga ku qaadeysid adoo mahadsan raalina ahoow
Duuliye Cabdullaahi waa xasuustaa, oo deris aan reer Bardacad ahayn. Cabdullaahi oo dhalin yar, timo badan leh oo cad. Aad aan ugu faraxsanahay inaan arko.
Wasiir azhare sxb baan aheen waan wada shaqeyn jirney DGPl Dowlade AUN Abdullahe Yusuf.waxuu ahaa shakhsi cajiib ahaa dabecad fican kaftan badan maanshaa allaah
HANOOLATO WAA KAAGA MAHADINAYNAA SHAQADA ADAG EE UMMADDA SOMALIYED U HAYSAAN WAANA MUHIIM IN LA SOO QAADO TAARIIKHADA IYO DAWLADNIMADDA WIXII DHACAY. SPECIFICALLY AYAANLE HUSSAIN ABDI HANOOLATO MAHADSANIDIN
Full of experience masha allah kama caajisin wareysigan
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=6G6nk1yrn5HzDJOc
Macha Allh wlhi warysiyasi qiima badan bart 2 ban sugi la ahayba
Hanoolaato ha waarto
Azhari is one of the last pilots before the civil war.
He is mentioned in a new book about Somaliairlines.
Mashallah Mashallah runahanti belod kan aad ayan ujeclestay wxow leyahay so jidasho wax ka muqdo wanag badan iyo karti iyo dacad nimo cumriga alah ku dereyo inshallah Somalia AIRLINES 🇸🇴 dib uwadi dontin inshallah 🙏 ♥️
Sawirka ay kubbada koleyga ciyaarayaan waa hoolkiivdednaavee isguul banaadir sare, oo aad u qalabaysnaa waan xasuustaa wuxuu xigay jid cadaha ugu dambeeya isguulka waayo ruushka ayaa dhisay isguul banaadir xataa wuxuu lahaa qeyb ay xaasaska ruushku deganaayeen oo kasoo hor jeeday warshaddiivkooka koolaha ,waqti ayaa kasoo wareegay ilaahoow cimriga noo barakee
Wow! What an inspiring story.
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=6G6nk1yrn5HzDJOc
Abdullahi Axmed Abdulle Azhari Dugsi Hoose , Dhexe , Sare Banaadir Ilaa Xalane Isku Koox Ayaa Aheen Waagaas Ayaaa Iigu Danbeeysay Salaan Sare Azhari
Maansh Allaah
Iska ilaali hadalkaagu waxa uu xanbaarsan yahay, miyigu waa halbowlaha aynu ku joogno magaalada rafaad wuxu ku yahay qofka aan aqoon, laakiin waa inaan dhiirri gelino nolosha baadiyaha, waxa ugu baadan ee aynu adduunka u iib geyno waa xoolaha nool ee kasoo go'a baadiyaha.
Masha Allah❤❤❤❤❤
My ader asari abdile arab ❤❤❤
Degaanke kaso jeeda ashari wall
@@faysaldhuubane3781 mudug Galdogob
DUULIYE ASARI WUXUU AHAA DIYAARAD AAN RAACO TII IIGU HOREYSAY AYUU DUULIYE KA AHAA
Faysal hanoolaato waxaa lahubaa in aad tahay shaqsi nadiif ah oo soomaali ah in aad tahay
Waa sheeko wax badan laga barankaro
Asc
Ashari waxaan wada joognay magalada Munich ee West Germany 1980.
Wcs
Ayaanle adoo og sidaa ku taageersanahay caawa aabahay iyo awowgay iyo aabahay ninkee ilmo abtigayahiin aad sawir igu tusisay!
Azhari gaanu sow ninkii leelkase ee reer gaalkacyo ahaa maha daris ban mar noqonay gaalkacyo wan yaraa isaga wajigiis ma arki jirin guri qurux badan bu lahaa
I think inu wasiir mar aha dawladii cabdulahi Yusuf xiliyadaas bay ahayd. Inuu duuliye ahaa ma ogayn taariikhda waan xiiseeyaa
Haa waa asagiii
Waa qudhiisii😊
Asc wll ayale wankusalamay wll qeybata labad sodaa adiga oo rali ah
Hanoolaato ma garanayo baliga higlaale, mana yaqaan dhudub lkn labada degmo ee caanka ah ee uu garanayo ayaanle waa degmada goldogob mudug somalia 🇸🇴 iyo degmada galaadi wardher somali regional state Ethiopia 🇪🇹 bay u dhaxaysaa waa baligii loogu magacdaray dagaalkii higlaale.
Mahad sanid walaal❤💯💯💯💯👍
Wagaas uu Duuliye Azhari ka shekeynaaya goob joog baan ahaa, inta tababarka Duuliye loo qaatay 95% waxey ahayeen dad losoo xulay hab eexasho ah ama leeyn ka heysteen xakuumada . Badi aqoon ayaan u lahaa dhalinyaradii wagaas tababarka loodiray.
Adeerkey Aabahey Saxiibkisii ay isku dheerayeen. Adeer azheri waa aqoonyahan Somaliyeed.
SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW
Ibraahin abuukar Nuur Waaxid Gaaljecel Pilot Sarkaal na ah waa dariskeyga xalaasha ah
Dawladii Kacaanka ka horeysay musuqmaasuq bay ahayd Qoyska mj ku ha ugu badnaadee Dadka intiisa kale waxba looma ogoleyn Muuse fooxun muuse boqor iyo kuwa lamid ah baa gaalada kula heshiiyey dalka maxamed siyaad sidasuu il gaar ah ugu eegey Sifiican buu yeelay Muuse foolxun iyo bardacad iyo qabilistayashii oo dhan buu dadlka kawabtay
Scw waa qiso xiso badan inta ay noo joogto hada ayaale aad Baad u mahadsan tahay
Azhari buugiisa Burburkii bulshada iyo barakicii duuliyayaasha baan aqriyay, waa qiso xanuun badan iyo nolol isbadalkeedu aad u foolxun yahay.
PDF ahaan maloo helayaaa walal?
mahadsanid wll
Hannoolaato Hannoolaato 37k
AS HARI ma (z)baa mise waa (s)
Z Kuma jirto afka reer cushitic.....
Ayaan le taarikhdii guuled kusodar hanoolaato maadaa maa guuleed gudoomihii somaali arleen oo ahaa kusodar
Dhalinyarow sheekada yaan la iska macaansane wax halaga qaato
100% agree walaahi.
Axmed guure maanta ayuu geeriyooday. AUN. 😢
Ninka la xiray waa AUN Cabdullahi Cali Cilmi Sandheere baan filayaa
waa wax somalinimada looga xanaqo dulmiga tacadiga maamulkii somalida
Ashari buugisa wa aqriyay wa qiso naxdin iyo murgo leh mahsnid hanolota
Sorry wllhi duuliye azhar waa arrin aad u xanuun badan 😭😭
From 0 to 100 in seconds, this is how it was.
You were from below zero to 100 because you were hiraab.
@@easky363 one word: parasites
@@hiraabmedia5320 you have no idea what a parasite is. It's YOU, a hiraab and spineless.
Germany hadu sharfleeyahay iyadon Dowladi na so diran bn inaga isa soo dirnay, Luuqadooda +Iskuul iyo Ausbildung ba wn hayna
Mark hore waxan salama
Fimilka so barbaariyay duliye
ASARI. Mark xigta waxan salama Weriye AYALE IYO DULIYE ASARI. INA XUSEEM
HORAY UU SOCO GADAL HOW LAABAN.
Mabishii ladhuuntee dalka laga dhuyaalee dhoofka aanku yaacnaa mabishii dhalaan kiyo dhalin yariyo waayeel dhamidood qalqalatee midna dhaafi jirin baa dhaqaaq joogsigaygii sanad kale dimmay dhigay dhaylo dubato maantana maku ciiday dheel dheel abuhadra allaah yaa raxma
LKN GERMANY HADEER AKHLAAQ MALAHEYN MARKAAD FIIRISO KOOBKII ADUUNKA E QATAR 2022 WADANKA UGU AKHLAAQDA WNGSN WAXAY AHAAYEN JAPAN O XITA XAGA NADAAFADA KU FCNAA
War ilaahay caadilsanaa dawladii kacaanka dalka waa laga saaray mid dhaantana maydaan dhisin markaad dawlad ka fiican dhisataan waxvka sheega lakin siyaad bare madaxmeyne ka dambeeyey oo somaliya soo maraya ma jirto
Dawlad xumada, musuqa, qabyaaladda, kibirka, dilka iyo dadka layska xirayo, kadib colaad iyo dagaal, kadib civil war, kadib burbur, qax iyo in dadkii Somaliyeed is naco oo lakala tago, waxaas oo dhan oo weli meel kasta ka jira, waxa sabab u ahaa Siyad Bare iyo dawladiisi kacaanka. Ko hor dadka Soomaaliyeed dad is jecel oo wada nool ayay ahaayeen.
Ziyad bare naxariis Allah hasiiyo , nin fiicaan buu. Ahaa
Laakiin dad aan xaq qaarkood aqoon ba ka hoos shaqaynaayey sass oy tahay
Dawlad baan haysanay diimo
Aan la aqoonna ma jirin.waxse was khaldanasyeen .qofku waxba was saxa waxba was khalda laakiinmaanta noosheeg xageen u socona
Rwanda 🇷🇼 waatan xasuuqii ugu xumaa abid ayaa ka dhacay maantana waa wadanka ugu horu marsan africa hadiiba siyaad bare iyo dawladii kacaanka ay dhacaday oo kursiga laga tuuray maxaa bedelay wax ka sii xun saw maaha oo ilaa hada ayno ognahay xaalka somalia afkeed wax kaga sheegi kartaa marxuumka Ilaaahay ha unaxariisto salaamulaah calal xijaaj weeyi siyaad bare
@@abdirahmanxuseen8199 Inta aad difaacayso Siyad Bare, wanaag iyo horumar ma rabtid, caadifad qabiil oo marka horaba dalkaagii burburisey oo ku bara kicisay ayaad weli ku dhegentahay, waa sababta Somalia aan loo heshiin karin. Rwanda waa laba qabiil oo is xasuuqay, oo heshiiyey, kadibna waxay ay heleen hogaan fiican. Somalia waa 40 qabiil oo kala jeeda oo is nacay, hogaan fiicana ma aysan helin.
Wax dhaama mahaysaa siyaad Barre dhimaye
Been baad Illahay u sheegtay soomaali waa shaydaan shaydaana wax ma hagaajiyo.
Barnaajimka Hanoolaato waa dictionary isku xidhaya jilaal kala duwan ee soomalida. Waxana laga faaidaya wixii dhacay 60 sano ee soomali jirtay haysatayna xoriyad waqooyi iyo koonfurba
KA WARAN NINKII ISKU MAGAABAY PROFOSOOR YAXYE CAAMIR OO 2023KA LA SOO TAAGAN NINKA YIRAAHDA XAMAR WAA LAWADA LEEYAHAY WAA NIN YIRI HOOYADAY WAA LAWADA LEEYAHAY
Xamar waa deegan dad ilaah ku abuuray halse was la wada degi karaa lamase wada lahaan karo,aduunyada majoritet waa lage tixgeliya ee la soco
@@luulsuuley1884
Waa tahay dad KALEBA iska daa ,Ka waran Jareer weyn shaashi barawaniyiin reer Xamar BANAADIRIGA Bandhaboow, iyo wax la mid ah. iyana Mahooyadiis oo kalaay noqonayaan?
@@abdirisakdirie3124 abdirasaqow boosaaso garowe iyo laascano 30sano kan badan ayaa barakac lagu degenaa ee kuwaas maxaa loo beegsadaa lo magesjau u yahay barakac yaal raser xamar i to shanshiyo iyagaba taariikh bay dalkaan ku joogaane historier aqriso (dhulkanu dadka waw dhaxeys dhiishase ninba meel dhigtaa) ee qoralkaga ha sharciyes androgene you
Miskinow xamr reerbaa leh tuuladadu haku qaaado
Afkakaga hayso Ama afgooye aad. What is the meaning behind Is there a jail in there? Iso jeega please
Kan wariyaha ah Nacayb wayn baa ka muuqda
@HmedMohamed
Ayanle aniga sidaada ku qaldamay, haddase gartay waa nin fiican. Harti waa la xidid. Waxan fahmaya Marian Muse Boqor iyo Xaaska Ayaanle waa isku reer wase Qaraabe labaduba reer Maakhir ku xidhan. SOMALIDU WAA HAL QOYS
waa astaamaha lagu yaqaan dictators marka ay dadka fikir ahaan ka soo horjeesta waxay ku bahdilaan jeelaasha ama xabsiyada iyagoo uga dan leh laba arrimood 1. in ay xabsiga ku dhex waashaan 2. ama marka la soo daayo inuu jilbo dhigto.
Cabdi qaybdiid soo warayso
😂😂😂😂
W.m.santihiin .
3DA WADAN AAN PASSAPORKA sOMALIA LAGU TEGI JIRIN WAXAY AHAAYEEN ISRAIL? SOUTH AFRICA IYO RHODESIA?
OO MAANTA ZIMBAWWE IYO ZAMBIA.
Marwalba waxii nasoo maray kaliya haddii aan ka hadalno, waxa naga horreeyo goormaan ka fakareeynaa.
Waraysiyo waxba lagu dhisi maayo somali ilaa qiyaamuhu ka dhaco saas ayey ahaanaysa
14:28
Sheekooyinka qaarkood waxaa laga dhadhansan karaa sida soomaalida qabiiba qabiil kale uu urabo inuu dulmiyo oo xaqiisa u duudsiyo waana sababta keentay in cabdi rashiid ladilay kaddibna qabiil isasoo abaabulay uu udamcay inuu xoog ku muquuniyo Soomaalida kale welina lagama baran waxba.
Ayaanle waa qabyaaladiiste
KU SOCO SXB AYAANLE BARNAAMIJYADAN NOOCAN OO KALE AH,
MUSUQII WAAGAA JIRAY ILAAHADA AYUU DALKA KA JIRAAA TAASINA WAA AYAAN DARO.
😢
Waxaa moodaa in Ayaanle uusan soo diyaarsan suaalaha uu dadka waydiinayo, markaas waraysigu wuxuu u ekaanayaa fadhi-ku-dirir.
Nolosha miyigu nolol aad u adag maaha ee marka hore ayaynu nolo Artificial ah ku noolayn.
Buuga magaciis fadlan
Taariikhda somali airline sax MA aha. Dib ha loogu noqdo. Wali ragii halbawlaha u ahaa way nool yihiin
Cadaalad dara xumaa ee digtaatoriyiinta kamidtahay
Socialism and Communism are very different system
Berdacad AUN isku xaafad aheyn, Kacaanku dembi weyn ayuu ka galey,
Duuliyuhu kamuu fikirin da'da Ayaanle markuu waydiinayo harqoole 1980 ku yaalay Muqdisho. Ayaanle is so funny dhoolo cadayn ayuu isku dhaafiyey.
Ina dafle hala weydiiyo waxa dadka aan wax galabsan loo xirijiay. Ninkaasi wali waa nool yahay oo Yurub ayuu si nabad ah ugu nool yahay ee warayso.
I have nothing against him getting educated but why bot at least mention the part which makes the whole thing make sense instead of hiding it and trying hard to cover it. People who have no background for even a basic things like car or toilet were given the highest authorities and education. That is this guy feels they were respectful. What an entitlement.
You don't know what you're talking about, you lack basic history and fairness. You're a fly and he's an elephant. The pilot is a Prince among Princes.
One word: parasite!
Well said
Haah? I didn't get anything that you said . Because your English is lacking (sorry).
@@mussaali5239 obviously not. IT'S TOO ELOQUENT FOR you.
WAXAAN KULA KULMAY EDMONTON AB 2009 ISAGOO WASIIR AH!
@@easky363mayee waa faqashtii dalka laga caydhsaday ilaa maanta xaqoontiyada caalamka kaga cuna bariiska waanu soo qaxnay
Hanoolaato,dadkaamaangali😢😅😂
Mahad sanid ayaanle sodaa muu qalka duliyihii reer miga noqdey cajiib
Inta miyi laga keenay ayaa duuliye laga dhigay
Qofkan wareysiga laga qaday mrknn arkay wn farxay wllhi,lkini wali wxan la'yhay maqaal dheer u hdda ka hor qorey 😢😢😢
Book ayuu qoray ee raadi oo aqri. Aqoon yar ayaan u leyahay oo family ah.
Magaciisa Abdullahi baa la dhahaa. Intaad qofkaan leedahay ugu yeer magaciisa.
Ha noolaato ma kooxda dambas baa?
Ninkaan waa isfadeexeeyey
Magaca aad wadatid baa fadeexad ah. Dameeraleey.
One word: parasite
Odayga wa waayo arag wax badan bu uso jogay
Odayga iiken badanaa
Taariikhda uu xirnaa iska saxa.
Haddii uu xirnaa 18, waxaan filayaa lama xirin 1975.
1989 - 1975= 14 sanadood.
Siyaad barre qabriga uu kujiro ilaaheey ha uga jaro dhibka uu ugeystay dadka , diin iyo dalkaba lamasookoobikaro
Walalow Qofka Dhintay Lama Habaro Jazakallah Ugu Yaran Waa Bini Aadam
Siyaad Barre dad xun buu madax u ahaaye, isagu wuxuuna ahaa nin gob ah oo madax u noqday, Jaajuusiin Axmaaro, booli quute iyo shisheeye kalkaalka aan maanta arkeeyno, Dumarka Soomaalieedna Carab kamuusan iibsan jirin. Adiguna dad xunkaas dhashoodi baad tahay.
Dadka waalwaalan hadalkodu qiimo lahan
@@mohamedhussien3757waxaa waalan dhal jaajuuseedka qof Aboor cunay ka daba yuusaya ee aanan arkeyn kuwa uu ka dhashay ee Bad, Berri iyo Dumarba iibinaya!
Siyaad bare wuxu doonaba ha ahaado laakin wadan kama tagin taasina waxa sabab u ah hogaan xumadii dhamaan taliska ee isaga kow/uno ka ahaa
Tii horena majeerten iyo kabaqaadkood ayuunbaa ku noolaa cid aan majeerten ahayni waxaba kama heli jirin
*RUUSHKU MUXUU KUSOO ERYAY DUULIYE-YAASHII SOMLIDA*?
Dagaslkii 1977 bay Amxaarada la safteen soomaaliana waa cayrisay Ruushka
You see this jumped the line by corruption. Never driven a car and straight to airplane.
you have to know there's a difference between the car and Airplane rolls,licenses, roads & roots, i was working Danata in UAE, I saw one pilot never had car driving license
He didn't cut the line, Afweyne got you out of your lane, and put you where you didn't belong, this is where all hell started, Somalia is still in hell.
Baabuur dad yar baa lahaa markaas ama awooday inay gataan gaari. sxb.imtixaan buuna u galay pilotnimada
Ayagaba soo kuwan istaaga ku kaadiyo oo musqushii oo urayo kasoobaxa maad sheegtid adeer, kacaankana waxaa lagu tilmaamaa xiligiisi in soomaali gaartay meeshii ugu sareysey dhinackasta khaladaad waa jiri karaan ee lasoco wariye kusheegoow
FAQASH
@@easky363 Gaala jaceyl
@@easky363FAQash iyo munaafaq xaasid ah wey firgannilaa naarta ay galaan soomaali waxaa ceebeeyey wax duli ah
@@easky363waxaa jira dad daciif ah oo iimaanka la oo bilaa damiir ah oo iney wax liqaan mooyee aan shaqo kale aqoon
Somaali waxaa ka buuxa wax aan wax masuul ah loogu talo galin waxaas ayaa qasaya 33 sano akh
Ma gaca hadan khalday ayaanle weeye magucu ayaanle waa lahubaa in aad tahay nin soomali ah nadiif ah