Deg Deg Wiilkii Qoyskiisa Baadi Goobka Ugu 12ka Sano Oo Hooyadii helay Warbixin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 465

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 6 ปีที่แล้ว +29

    Dadki intaa hayey oo xifdiyey alle sidaa oo kale ha u xifdiyo Aduun iyo Aakhiro ba.

  • @rabiileomar7395
    @rabiileomar7395 6 ปีที่แล้ว +90

    Somalida waa dad fiican. Ilaahay baa mahad leh. Hooyooyinkii korshayna waa somali xalaal ah. Dadkeena iyo Dadkeena ilaahay ha noo wanaajiyo.

  • @deeqomohamedmahamud5363
    @deeqomohamedmahamud5363 6 ปีที่แล้ว +6

    Maansha allaah hooyo wa qaali caawa waxa u seexanaa hurdo macaan

  • @AslahAbaSafi
    @AslahAbaSafi 6 ปีที่แล้ว +2

    S c walaalaheeyga muslimiinta waxaan leeyahay jenal waxaan rabaa inaad iigusoo biirtiin ilaah dartiisa janalkeeyga waxaad ka daawan kartaan filimo diiniya ah iyo qisadii nabi yuusuf oo ku tarjuman afkaaga hooyo jizaakallaahu qeyran janalkeyga waa aslah aba safi

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa wiil hadal yaqaan ah maasha Allah. Hambalyo cimri aad hooyo iyo qooyskaada kuwada noolaataam Allaha idin siiyo.

  • @amiirtuahmed2112
    @amiirtuahmed2112 6 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi waaan.ilmeyey.hooyo waa macaaan alle haxafidyo dadkii soo koriyey intaaas oo dhan hayey wllhi abaaal weyn ayuu kuleyhiin reerkaa soo koriyey

  • @Bintihaji432
    @Bintihaji432 5 ปีที่แล้ว +2

    Markan daawado video gan ooyin iyo wiilkeyga ayaa xasuusta waxuu IGA maqan yahay 5sano waxa layga waday asagoo 2sano jiro hada waxuu Jira 7sano allow Ahmed yare iisoo celi wiilkeyga aan intaas oo xanuun usoo maray ayaa layga haysata waliba si jeesjees la iidhahay Iska iloow rabiyow iisoo celi wiilkygii hooyo Ahmed ilaahay ikaa soo celiyo aamiin yarabi

    • @lunamud3143
      @lunamud3143 5 ปีที่แล้ว

      Habo wiilkaaga intuu joogaa adi intee joogtaa waa lagu caawini karaa.

  • @abrahammussa4658
    @abrahammussa4658 5 ปีที่แล้ว +3

    masha allah ninkan dhalinyarta ah isaga ayaaba sadex hooyo leh ugu danbayna hooyadii dhashay u soo noqoday farxad badanaa...

  • @fathiaosman1620
    @fathiaosman1620 6 ปีที่แล้ว +41

    Ad bayisugu egyihin wilka iyo hooyadi masha Allah

    • @HassanMohamed-ov6oy
      @HassanMohamed-ov6oy 6 ปีที่แล้ว

      Fathia Osman runta waye ad bee isu egyihiN

    • @jeeysharma3737
      @jeeysharma3737 6 ปีที่แล้ว

      Shaadiya abdirximaaan aniga dad badman aqaano libiya Labarki ugu soo wace 0041766367370

    • @Salmancade10
      @Salmancade10 6 ปีที่แล้ว

      Sax waa runtaa sister weey isku egyahiin.

  • @shaadiyaabdirahmaan6937
    @shaadiyaabdirahmaan6937 6 ปีที่แล้ว +64

    Wll waad heshay hooyadaa alle umahadceli wlhi ani hooyoday haystaa lkn anuu aabahay ayaan la ahay ma aqaan meel uu ku suganyhy anigoo yar ayaa libya ayuu jooga oo hooyadey iga keentay wxn jirey 9bilod sida lay shegay walina ma aqaan meel uu ku suganyhy alle ayaan ka baryayaa inuu iiisooo dhaweeyo isagoo bad qabah aameenta ii raaciya wllyLL

    • @shaadiyaabdirahmaan6937
      @shaadiyaabdirahmaan6937 6 ปีที่แล้ว

      Aaameeen wll mhdsnd

    • @galowjama7244
      @galowjama7244 6 ปีที่แล้ว +1

      Shaadiya Abdirahmaan ilahay hakuu soo dhaweeyo lkn maxaad u baafin wayday

    • @shaadiyaabdirahmaan6937
      @shaadiyaabdirahmaan6937 6 ปีที่แล้ว

      Leedo Jama wll mAAN BAAFIN LKN IMIIA RABAA INAAN BAAFIYOH

    • @galowjama7244
      @galowjama7244 6 ปีที่แล้ว +1

      Shaadiya Abdirahmaan ilahay hakuu fududeeyo wall wakula qaysananaa fekerka kugaysta

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 6 ปีที่แล้ว +1

      Shaadiya Abdirahmaan abaayo aabo macaan alla haku sahlo lknse magaceyga ma noo sheegi kartaa si aan kugu raadino waxaa laga qof naga mid ah inoo yaqaano

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 6 ปีที่แล้ว +12

    Mashaa Allaah! Allaah ayaa u sahlay hooyo wiilkeeda muddo ka maqnaay.

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 3 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilaah Walaahi Waaba U Egtahay Hooyadiis Masha.Alaah

  • @amalali3640
    @amalali3640 6 ปีที่แล้ว +20

    Wiilka abahiis ma dhintay. Wlilku wuu qurux badan yahay. MASHA ALAH. Dadkii koriyay waa dad wanagsan ALAHA wanaajiyo Aduunkooda iyo Aqiradooda. Ilaahow somaali DALKOODA Nabad Waarta iyo Dad wadaniyiin AH sii..

    • @ismailaweys4730
      @ismailaweys4730 6 ปีที่แล้ว +1

      Amal Ali
      Darood waa sidaa dadka imaha ama reer soo magan galay way hayaan haboowsan waxay u koriyaan sodooda oo kaleento waxaa lagu koriyay dhul warsangali dhahar sanaag

    • @amalali3640
      @amalali3640 6 ปีที่แล้ว

      ismail aweys DAAR OOD ! Hhhhhhh Hhhhhhhh.

  • @saynababdi458
    @saynababdi458 6 ปีที่แล้ว +18

    Waa isu eegyiin maamsha allaha shaqo wacan ayaa qabateen

  • @omaniyare4031
    @omaniyare4031 5 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha iyo shacabka hayey ee Reer ceerigaabo iyo Dhahar Alle ha guuleeyo waa arin qiira leh runtii

  • @vikramxajiabdi8438
    @vikramxajiabdi8438 6 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah wa qer Alxmdulliah thank you my blood abdirahman Ahmed

  • @niciimasacid5336
    @niciimasacid5336 6 ปีที่แล้ว +1

    Walhi waan oyaya markan dawaday hoyadu waa qaali cabdiqani khayr baan ku rajanay waay ku egtahay hooyadii waa arin farxad leh Dad somaliyeed waa dad aad u fiican iyo intii kaqayb qadtay ilay khayr haka siiyo amiin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 ปีที่แล้ว +38

    Alla Hooyo Ilaahay baa kujecl
    Isagaa kuuso bidh bidhiyey
    Wiilkaaga 😢Masha Allah

  • @yusufahmed599
    @yusufahmed599 6 ปีที่แล้ว +1

    waan ku farxay runti ee somali ilaahay ha idin cawiyee dadka ha la caawiyo

  • @samiirodagan4989
    @samiirodagan4989 6 ปีที่แล้ว +3

    Alla ilaahaw wiilka farxada ka muuqata waan ilmeeyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 alxamdullahi waaye mar hadaw hooyadis helay

  • @safiyotarah7294
    @safiyotarah7294 6 ปีที่แล้ว +13

    WALAAHI CAAWA WAXAAN KA FARXAD BADANAHYE MALAHE WIILKAAS HOOYADII HELAYE ILAAHAYE GABADHII HAYSE JANO HAKU ABAAL MARIYO WALAAL WAXAA WIILKAA U QABTE WALAAHI CARUURTAADA BAA ILAAHAYE KUUGU XIFDINAAYAA WAXA UU NABIGA YIRI QOF WALBA SIDUU U DHAQMAA LOOLA DHAQMAA CARUURTAADA WALIGOOD DHIB MA ARKAAYAAN IINSHA ALAAH

  • @ixsaanjumbur5720
    @ixsaanjumbur5720 6 ปีที่แล้ว +6

    xaaax wlhi ilmada Waa ceshan wayey Waa xanuun marka weydo wiilkaaga ama gabadhaada ilaahow adaa mahadleh oo isusoo sahlay

  • @Bintihaji432
    @Bintihaji432 5 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ayaa wiil yar oo Ahmed ladhaho aabihiis IGA qaatay hada waxuu jooga Kenya ayaa Isla joogna lkn wiilkeyga ayey diisa ayaa haysata wa la iidiiday inaa lahadlo xita sawirkiisa waa Kay diiday ani Nairobi ayaa Ku noolahay asagana waxaa lagu hayaa gobolada Kenya waxaa laygu dhahay Iska iloow allow wiil keyga isoo celi allow ha iga dhumin adoo ifka Isla nool ilmahagi halaga qariyo soo xanun maahan illahayow icaawi

    • @lunamud3143
      @lunamud3143 5 ปีที่แล้ว

      Habo wiilka raadi meeshuu joogo dad raadi yaqaan oo masawir kaaga soo qaada ama qof kenyaati ah lacag yar sii oo ninka intuu is baro meeshuu deganyahay soo arka ama sawir kaaga soo qaada ama kuu soo xada. Hadii laguu keeno sow ma ogid wuu kusoo heli karaa hadaadan is qarin oo xaafad aan la aqoon u guurin telkaagana tuurin waa inaadan qofna wicin inta wiilkaagu 18 ka gaarayo oo aad aamusto. Allaha kuu soo iftiimiyo wiilkaaga habo. Ii soo qor telkaaga. What'sApp ka.

  • @edilhassan7542
    @edilhassan7542 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan ooyey hooyaa dareemi karta ilmaheeda ka maqan yahay. Ilahay ajar haka siiyo dadkii ka shaqeeyey. Hooyada iyo wiilkeeda allaha isku daayo. Alla mahad leh.

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 3 ปีที่แล้ว +1

    Ceerigaaabo dad gobaa kunoool. Illahay reeer ceerigaaabo cizi iyo sharaf ha u siyaadiyo reer ceerigaaabo ma ihi anigu. Balse waxaan qirayaaa inay dhamaan reee ceerigaaabo dad dun xariira yihiiin

  • @kcabd8889
    @kcabd8889 6 ปีที่แล้ว +1

    subxannallah ala isu ekaa, dhiigu waa cajiib....indhashay oo beerkeedii uu yahay wag muuqataa indhaha iyo sanka....manshallah wiilka iyo maamada illhay khayr badan haydin siiyo qurux manshallah

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 6 ปีที่แล้ว +4

    masha allaah illhey ha xafido umada muslimka ah oo illahey kheyreka ku baneystay viva walalaha fiicnanta badan ee S/land guul ayaan rabbi idinkaga baryaah

  • @qabwalamqurtubqurtub6305
    @qabwalamqurtubqurtub6305 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah Allaha idiin barakeeyo dhammaan intii ka qayb qaadatay baadi goobkiisa

  • @hanifarah6370
    @hanifarah6370 6 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah alla maxaan il meeyay habeenkii murugo aan dhagaystay Alxd ullaah farxad Rabi baa mahad u sognaatay good luchy 😍😍😍❤❤❤ cabdiqani Yare

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 6 ปีที่แล้ว +2

    congrats media the hardwork ur doing

  • @jamaaljego2322
    @jamaaljego2322 5 ปีที่แล้ว +1

    Mcha allah way issu eegyihiin
    Walhi waa farxad

  • @cafiifofaarax3860
    @cafiifofaarax3860 6 ปีที่แล้ว

    Walaahi farxad baan la ilmeenayaa Allahii is haleeshiiyay wiilka iyo hooyadiis ayaa mahad iska leh hooyadii soo hesana ajar Alle haka siiyo

  • @fadumoibrahim1679
    @fadumoibrahim1679 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waa ilaahey mahadii hado heley hoyadis waa is ku igyahin masha allaah hoyada haayse wiilka khary badan alaah hiiyo allaahuma amiiin

  • @sumayaducale2555
    @sumayaducale2555 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah alla mahad leh walaahay qiiran la ooyey mida kale waa lagasoo jeexay aadbu ugu eeg yahay soo barbaar baari

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxa igu soo dhacay buraanburki ahaa (Hooyooy hadaad hilimaale aado iyo hadad howd halo ku hayso anuun baa hooyaada ah). Waa qiso farxad iyo murugoba leh. Ilaahay is waafajiyay baa mahadaas leh.😍

  • @somcana
    @somcana 3 ปีที่แล้ว

    MaashaaAllah hooyadu way is dashay.

  • @sahrafarah528
    @sahrafarah528 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah illaahay dib isku kiinsoo celiyay wlhi qiiraaan laooyay hooyadu waa qaali allow hooyinkena unaxariiso aduun iyo aaqiro

  • @axmedcalishiil6321
    @axmedcalishiil6321 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah hooyo ilaahoow hooyinka meelkastaH uu joogto

  • @umomaryam1517
    @umomaryam1517 3 ปีที่แล้ว

    Manshaa alaah waaba nin akhlaaq kamuqato ale ha ino xafido awlaada

  • @sweetheartmuniish9534
    @sweetheartmuniish9534 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaah 😢😢😢i am so happy.

  • @daadirabdulaahiabukar1015
    @daadirabdulaahiabukar1015 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha hooyadiisa wayba isku egyihiin masha allaha iyada inta joogto waaye wiilkeey masha allaha

  • @umuzaki8476
    @umuzaki8476 3 ปีที่แล้ว

    ALXAMDULILLAH
    ILAAHEY BA U SOO
    IFTIMIYAY UNA SAHLAY
    INTII RADISAY IYO GABADHI
    SO KORISAY KHEYR ALLAHA SIIYO

  • @rodadegen9784
    @rodadegen9784 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah tabaaralaah wan farxay wlhi saaid Alhamdulillah

  • @aminaosmanmoha1726
    @aminaosmanmoha1726 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa Allaah illaahay baa mahad iska leh waa hooyo iman badan.walahi waan ilmeyay.

  • @fathiaosman1620
    @fathiaosman1620 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waa guul hooyada iyo wiilkedaba

  • @sumayasweet8939
    @sumayasweet8939 6 ปีที่แล้ว +4

    mashaa Allah Somalidu wey isjecelihin

  • @raazehajiomar7293
    @raazehajiomar7293 6 ปีที่แล้ว

    Magaceyga waxa la dhaha waxana raba ina garab igu siisan hooyadey badi goobkeedii wllyl plz

  • @SomCooking
    @SomCooking 6 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah allow isku daa waaba isku egyihiin

  • @hibomohamed8767
    @hibomohamed8767 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah allxamdulilaah allaah ayaa mahadleh waan la Farxay wiilka yar , markii horena waan lamurugooday cimri dheer iyo cidaado suuban adiga iyo hooyadaba allaha idin siiyo ,dhaman dadkii kaqeyb qaatayna allaha Ka amaalmariyo.amiim anion.

  • @suadhaji5754
    @suadhaji5754 6 ปีที่แล้ว +1

    Waan ooyey somalidu waa dad isku naxariista gabadhii haysay&faafiyeyba qaayr alaha siiyo

  • @rabiicweli850
    @rabiicweli850 6 ปีที่แล้ว +4

    Alx alx wllhi dar alla ugu farhay
    Alle hays ku daayo

  • @hanadibnuwarfa9576
    @hanadibnuwarfa9576 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaww wuuu Helay mashaaaa alllaaaaaaah waaan kufaraxsanahay

  • @lamyalamay3049
    @lamyalamay3049 6 ปีที่แล้ว +16

    ma sha alaah wan ku farxay ilahow isku daa

    • @qadarxasan284
      @qadarxasan284 6 ปีที่แล้ว

      masha allah allow isku daa

  • @berberabranch8298
    @berberabranch8298 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah way isku eegyihiinba hooyo waa naxariis walhi qaalisanaa

  • @momokillerboy1599
    @momokillerboy1599 6 ปีที่แล้ว

    masha allah hooyo waa lama huraan bal abahaas sidas wax yeelay maxuu faa iidayay oon aheen hooyo iyo wiilkeed ukala fogeeyay waxeey aheed haduu furayba inuu udaayo hakorsatee

  • @ladanosman1325
    @ladanosman1325 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah walahi wa arin farxad leh hoyo waliba o nol iyo ubadkeda o nol way is helayan ama magac hala badelo ama qabil hala badelo xaqiqdi way is helaya

  • @original_muslim2405
    @original_muslim2405 6 ปีที่แล้ว +4

    Manshallh ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭whli naxriis buu dareemyaa

  • @abumasaakiin7946
    @abumasaakiin7946 6 ปีที่แล้ว

    Alxmdullilah , Jazakumallahu khayr Alle swt miisaanka xasanaadka ha idiin saaro dad khayr badan baa tihiin dhamaantiin qofkastoo QAYB ku lahaa isay isku helilahaayeen Wiilka Iyo hooyadiis Alxmdullilah , gabdha madiina Ee kacanta kusii haysay Wiilka intaas dadkoodii laga helayo Jazakillahu khayran jazaa

  • @aishamahat2705
    @aishamahat2705 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa isku egyihin wallahi
    Walle ine dhashay ilahy habarakeyo

  • @ismo_official
    @ismo_official 6 ปีที่แล้ว +3

    manchaaa alllah alllahii ku siyaaa mahadleh

  • @abdirizakmohammed4360
    @abdirizakmohammed4360 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Wa Ku Farxay ilahey Hadu u Sahlay Hoyadis Masha Allah Hoyo La Aan Teet Abar Waye

  • @guntane143
    @guntane143 6 ปีที่แล้ว

    allahu akbar ilahay ajar hakasiiyo waa alx haduu manta hooyadi la joogo wlhi waa murugo wiilkan waxa helay aabe hiina allah ha u raxmo qof naga hooseeyo yaana wax laga sheegin u duceeya bas

  • @aishaart8804
    @aishaart8804 6 ปีที่แล้ว +1

    Alhamdulillah You so lucky Masha Allah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah. ❤❤❤

  • @joornalisteabahadalkaabaha2818
    @joornalisteabahadalkaabaha2818 6 ปีที่แล้ว +1

    Waan farxay walahi waxii ka qeeb qaatay ajir ilahey ha siiyo

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi aad baan uga qiirooday wiilka yar ilahayba mahad leh oo maanta ku simay inuu helo hooyadii maccaan 😢😢

  • @seeda.d3895
    @seeda.d3895 6 ปีที่แล้ว

    ALLAH ha barakeeyo intii hawshan ka qayb qaadatay.

  • @umusalman4048
    @umusalman4048 6 ปีที่แล้ว +4

    ilaah baa Mahad iska leh Oo wil iyo hoyadee dib u midoobay alxm

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 6 ปีที่แล้ว

    alxmdulillah Allah ha u dambi dhaafo cidkastoo gacan ka geeysati ayagana Allah isku barakeyo wlhi wa farxad alxmdulillah guuleysta idinka alle hooyada samirka badan masha Allah sabirki ayay ku heshay

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah , Allow isku kiin daaa oo isku kiin barakeeey

  • @shukrimohamedkalif5465
    @shukrimohamedkalif5465 6 ปีที่แล้ว

    ilahay hooyo ha cadaabin ilahay na habarakeeyi walaashay madiiina abdi waasac

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlhi wan qiirooday alle baa mahadaa le

  • @sacdiyodahir8343
    @sacdiyodahir8343 6 ปีที่แล้ว

    Alhamdulillh ilaah ba mahadas leh hooyo wa lma huraan hooydi kle e heysana jizakallhu khayrn

  • @saddamsaddam6933
    @saddamsaddam6933 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle aya mahad iska leh wllo

  • @cabdikariimgeelemaashaalla7748
    @cabdikariimgeelemaashaalla7748 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah
    Hooyadaa Heshey Wiilkeedii Alxamdulilaah.

    • @willosacdiyo8897
      @willosacdiyo8897 6 ปีที่แล้ว

      Cabdikariim Geele Maasha Allaah. Gjhnp

  • @osmanali4696
    @osmanali4696 6 ปีที่แล้ว +25

    Wa qadiya kailya on ku tageero si buuxda warbahantan,marka tan oo kle inatay baahiyan hadana,midha dhasho, faraxd ban ilmeyey wxnad imooda ina ahy kii hooyadii wayey ayaantii an dawyday video gii hore murug ban la dhamaystay video hadana faraxda bn ku dhamsty manshallah wa wx kaliya on naxriista uu allle igu abuuray ku ogaado markan.sidan oo kle faraxd ooohin cishan wayo wxn leyey is heshee isku wara is cawiya nol ficn ku bashala ,wariyaha wxn leyey misanka xasnadka allle haku gasho

  • @haar91
    @haar91 6 ปีที่แล้ว

    maasha alah waa guul weeye alaha barakeeyo

  • @ayaan-177
    @ayaan-177 6 ปีที่แล้ว

    masha Allaaaah hambalyo aboowe farxad kuwaar

  • @ahmedjamav8704
    @ahmedjamav8704 6 ปีที่แล้ว

    Ax wihy waka ilmanay ilahaba mahada leeh mansha allaaha

  • @sacdiyodaahir2122
    @sacdiyodaahir2122 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha
    Allah
    allaha
    Idaho

  • @idmanahmed9260
    @idmanahmed9260 6 ปีที่แล้ว +3

    Alx illahey bey mahad usugnatay

  • @johrofarah916
    @johrofarah916 6 ปีที่แล้ว +7

    Mnsha alah alle ayaa siiyey hooyadiis allow hooyo mcnto khyr ku sii miskiin maxaa hooyo la cadibey oo ilmeheeda lagu dhibay caawa farxad ayaa ka muuqatah mnta iyo maalinkii ui raadinaayey waa kala aragti duwanyhy mnsha alh

    • @faja7550
      @faja7550 6 ปีที่แล้ว

      Allaxmdu lillah raga somalida meey iska daayaan ciyaalka hooyada laga xadaayo wallee hooyo xaqeeda weey hellee mareey heshaba

  • @ayanali9514
    @ayanali9514 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah alxamdulilah aad ayeyba iskugu egyihiin

  • @muniiramuniira2547
    @muniiramuniira2547 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah sanji waa ma guuraan say iskuugu egyihiin masha Allah alle haku xifdiyo maamo la aan waa dhib allehii kusiiyey ayaa mahadleh

  • @Tallaab0
    @Tallaab0 6 ปีที่แล้ว +2

    الحمد لله رب العالمين أماه عجيب

  • @hayaanhalyey8964
    @hayaanhalyey8964 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah waa sheeko cajiib ah. Nijaaskii magaca iyo qabiilka beddeshay waa in sharciga islaamka la horgeeyaa. Viva Soomaaliwayn down mooryaanta hawiyaha

  • @abdulazizmohamoud821
    @abdulazizmohamoud821 6 ปีที่แล้ว

    ALXAMDU LILLAH WALLAAHI WAAN U DUCEEYEY WIILKAN YAR MARKII AAN MAQLAY DHIBKA HEYSTA ALLAHNA WUU AQBALAY

  • @shukribbe7773
    @shukribbe7773 6 ปีที่แล้ว +6

    abduwali waxa dhalaay abtigey mcn xgenka helaa

  • @abassyare9176
    @abassyare9176 5 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah wlhi wankufarxey

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 6 ปีที่แล้ว +5

    mashaAllah happy for them

  • @hindaibrahim2513
    @hindaibrahim2513 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waa ilahay mahadi hadu hooyadi helay wu dadlay sidu hooyadi ku heli lahaa raga qaraba xun o ilamaha iyo hooyadi kala foogeya tano kala igu dhacday in ilmahayga nala kala foogeyo lkn alaxm illaahay baa iga hiiliyay o.igaso ceshay.dadki nakala foogenayay ilahay dulmiga ma jecla

  • @kushiilove9513
    @kushiilove9513 6 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh wuuwa uegyhy

  • @cabdiraxmanelmi3465
    @cabdiraxmanelmi3465 6 ปีที่แล้ว

    Maansha allh jazakala khayr kuligiinba siiba ilsar iyo maamo da haysay wiilka mudadaas u jogay ceerigaabo

  • @nuuracaynaan385
    @nuuracaynaan385 6 ปีที่แล้ว

    mashaa Allah tabarakallah walaalahay ilahay ha idinka ajar siiyo

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney205 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @toosane1030
    @toosane1030 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah barakallah ad bay isugu egyahii wiilka iyo hoyadis

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 4 ปีที่แล้ว

    mahad koowad ilaahey baaleh midlabaadna hooyadii ilaa intaas heeysey ayaa mahad leh qof ku soo koriyey xaq badan buu ku leeyahey

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wiilka iyo hooyadiis mataano ayaad moodaa

  • @ninkaleh1569
    @ninkaleh1569 2 ปีที่แล้ว

    Waba isku egyihiin wiilka iyo hoyadiis masha allah

  • @cadnaandeeley2090
    @cadnaandeeley2090 6 ปีที่แล้ว

    Macha Allah wlh waa arin farxad leh allow hoyoyinkena no dhaaf