DOOD ABUUR : Tayada Dawooyinka iyo Dhakhaatiirta.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2022
  • © MM Somali TV

ความคิดเห็น • 298

  • @aminsuleyman8049
    @aminsuleyman8049 2 ปีที่แล้ว +20

    Thanks to MMTV. Dooodahan bulshada noloshooda taabanayaa Waa kuwa loo bahan yahay. 👏🏻🙌🏼

  • @tusiye4356
    @tusiye4356 2 ปีที่แล้ว +31

    1:31:55. وَكُلُّهُمْ آتِيهِ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَرْدًا

  • @marmaarso
    @marmaarso 2 ปีที่แล้ว +14

    Bravo ilig, waxaa ka soo baxay doodda in dayacan yahay caafimaadka iyo dawooyinka somalinad.

  • @kalidsahal7413
    @kalidsahal7413 2 ปีที่แล้ว +25

    ASC WR WB,
    Farriintaydu waxay ku socota Maamulka MMTV iyo Maxamed Cabdi Ilig.
    Mudane Maxamed ,Barnaamijyada aad waddid wad ku mahadsantahay.
    waxan ku soo jeedinaya qodobadan hoos ku xusan:
    1: Dadka ka qayb galaaya Doodahaaga waa inay Afka Bulshada ku hadlaan.
    2:Af-somaliga bulshada oo dhan ayuu isku xidhaya,haddi laga hadlaayo ,arrin bulshada si siman u wada taabanaya waa in afka bulshada lagu hadlo,si ay bulshada dhammantood uga bogato,una fahamto waxa laga hadlaayo.
    3:Dhallin yarada waxan usoo jeedinaya inay caafimaadka ku bartaan afkooda hooyo.
    Waayo waxad u adeegaysan hooyada suuqa tamadhada ku iibinaysa ,Aabaha xamaalanaya,Ilmaha yar iyo qaybo kale oo bulshada kamida.
    waxan ku raja weynahay inay farriintaydu kusoo gaadho mudane maxamed,
    maxamed muse,
    VA,USA

  • @abdulrazakfarah2478
    @abdulrazakfarah2478 2 ปีที่แล้ว +21

    Maxamed Ilig sxb aad ayaan ku salamaya, Barnamij yada aad sii daysid aad ayaan ugu xidhanahay waxan ka so slamaya Sweden. Waxan kugula talin laha su alaha qarbadan ayaa la dhafay oo muhiim ah marka waxa iga tala ah in aad xasuusiso ka qayb galayasha inay qortan si anay su aashu udhaafin, anagna uga faa idno. Mahad sanid

  • @hanuuniye7979
    @hanuuniye7979 2 ปีที่แล้ว +14

    Maxamed cabdi ilig wariye ilma xalala good job sxb

  • @AbdiasisAbdilahi
    @AbdiasisAbdilahi 2 ปีที่แล้ว +9

    Subxanllah, wallhi wan ka murugooday ilmaha yar iyo hooyada laakin malin ba jira qofkastaba xaqiisa helayo. Wan ka xumahay

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว +27

    😭😭tuug weeye wax jawaaba umahayan shacabka, dowlad ilaa ganacsato waa qaade iyo qarshe allah ayaan ku reebney waa inoo qiyaamaha masuul ilaa ganacsade 😭😭

    • @glamafterglam7732
      @glamafterglam7732 2 ปีที่แล้ว

      See way is cover garaynayaan

    • @zamihassan4434
      @zamihassan4434 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa qiyamaha ayaynu ka laaladaynaa uskagan

  • @hurt3094
    @hurt3094 2 ปีที่แล้ว +7

    وَلَا تَحْسَبَنَّ ٱللَّهَ غَٰفِلًا عَمَّا يَعْمَلُ ٱلظَّٰلِمُونَ ۚ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍۢ تَشْخَصُ فِيهِ ٱلْأَبْصَٰرُ

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 2 ปีที่แล้ว +2

    Runtii waa dareen ka oohinaya qof wal oo damiir leh wax ilmaha yar ku dhacay Allah ha u sahlo
    Congratulations MMTV iyo agaasime Mohamed Abdi Ilig

  • @cawilfaanto8994
    @cawilfaanto8994 2 ปีที่แล้ว +11

    Tvgan iyo mukkiilahaba waxaa ka muuqata muwaadinimo iyo islaanimo
    Waa nin daacad nimo ku jirto iyo inuu bulshadiisa ushaqeeyeyo

  • @saweeriyayusuf6673
    @saweeriyayusuf6673 2 ปีที่แล้ว +35

    This is a great way to open a discussion about this important topic that was needed. But there must be actions taken upon it after inshallah.

    • @cuntadaadagaro3800
      @cuntadaadagaro3800 2 ปีที่แล้ว +2

      0

    • @abdirahmanmustafaking6808
      @abdirahmanmustafaking6808 2 ปีที่แล้ว +1

      1

    • @FrontlineDiplomatsFD
      @FrontlineDiplomatsFD 2 ปีที่แล้ว

      You are right

    • @saadmusa9492
      @saadmusa9492 2 ปีที่แล้ว +1

      I think the issue is the health security of the citizen, and I do not think that the Health Authority has regular health standards with regard to public health, but there is great neglect and in the end there is no reproach or reckoning.

  • @ahmedgelle5192
    @ahmedgelle5192 2 ปีที่แล้ว +10

    That story of that little girl actually heartbreaking and she must get justice

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว +5

    Xaax abayo aad baan uga naxay walahi waan qaracmay waana agoon weliba yaa laah ugar gaar saqiirkas iyo hoyadeed ba amiin

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye 2 ปีที่แล้ว +12

    The new bread if young Somaliland professionals are leading our country. This kind of discussions are the mechanism to have check & balances in government services. Lets continue doing this . Mashaallah.

  • @Amerah_Ammy
    @Amerah_Ammy 2 ปีที่แล้ว +31

    1:53:02 what a beautiful message mashallah

  • @mohkibirdiid
    @mohkibirdiid 2 ปีที่แล้ว +5

    Meesha waa lagu dhintay subxaana llah waar illahay Ka baqa ragii hadalkaa kuwada Dhagan nin si cad u jawaabayaa ma jiro wlhi 🥺

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 ปีที่แล้ว +6

    #Vital and great debate thank you guys.🙋‍♂️

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 2 ปีที่แล้ว +13

    Mr ilik dooda dambe ee aad qabanayso martida u sheeg inay 100% afsoomai ku hadlaan doodan 40%waa ingilish dad soomliyeed ayaa lala hadlayaa

    • @yaqubburhan7858
      @yaqubburhan7858 2 ปีที่แล้ว +1

      Nidaamka bar-baarineed iyo kan waxbarasho ee dalka ka jira baa nagu qasbaya in luuqaddeena English-ku ku bato, xataa adigu meesha aad "Mr" ka isticmaashay adoo mudane isticmaali kara waa pressure ku qasbaya oodan awoodi karin jaangoyntiisa, marka taasaa keenaysa inaynu dadku sidaas u hadlaan ee maahan mid ay eeddeeda yeelan karaan.

  • @adoonti-allahmercyforyoufr8674
    @adoonti-allahmercyforyoufr8674 2 ปีที่แล้ว +2

    Finally! Walahay waa lo bahana wada hadalka dawoyinka dhalkiina hooyo lagu iibiyo. Shaqada Allah ha idinku guuliyo amin
    Dalkagayga waan jeecalahay❤️

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 2 ปีที่แล้ว +11

    1:11:07 This is very serious business.
    Hadi khalad jiro oo babuur iyo wadooyin is khilafsan jiran adiguna ma sidad doontad uu soconaysa?
    Caqliyadas wa mid liidata runti..
    Waba badheedhay ninkan inu risk weyn ku qaadanayo caafimadka ummada..

  • @abdirashidyusuf2199
    @abdirashidyusuf2199 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed Abdi ilig Allah haku garab galo sida wacane ad markaste bulshada ugu soo badhigto barmamusho nocanokale ah

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhakhaatiirta caalamka kale waxay iskugu faanaan intaas oo qof baanu badbaadinay xaga kuwa soomaalidu iskugu faanaan anaa kaa fooq dheer iuo kaa lacag badan se illaahaybaa maalinta qiyaame xisaabin doona allah hainoo wanaajiyo madaxda iyo dhakhaatiirta ba

  • @maxamedqawdhan2664
    @maxamedqawdhan2664 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah maxamed cabdi ilig thanks tvga kaliya ee Ku shaqeeya dareenka shicibka somaliland

  • @faisasoleman6685
    @faisasoleman6685 2 ปีที่แล้ว +1

    Doodi abid igu saamayn badanyd ee qalabiga iyo murugo igu reebtay ilmo agoona oo indhaha laga tuuray subxaanallah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @idirisegeh3635
    @idirisegeh3635 2 ปีที่แล้ว +8

    Food wanaagsan, lkn waxaad dareemaysaa in luqadii somaliga laga aradan yahay ama aad moodaysid in laga faanayo, medical terminology miyaan af somali loo badali karin.( Prescription, standard, quality, safety ......) Iyo qaarkaloo badan

  • @nimcojesto
    @nimcojesto 2 ปีที่แล้ว +17

    First of all, I will like to thank you for this discussion. Second, If you could follow up with the little girl and let us know how we the public can help. There’s a famous saying “A civilization is measured by how it treats its weakest members” (Gandhi) . Walahi my heart break’s for that little girl she’s the same age as my daughter. Allah swt is watching us please do whatever you can to help her. Jazakallah kharyn

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 2 ปีที่แล้ว

      that’s absolutely great reminder to give us a follow up about her. thanks mate may Allah bless you in abundance Ameeen

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 2 ปีที่แล้ว

      also not to mention the i absolutely love how the journalist showed his emotions wlahi. MashaAllah may Allah protect him and his family from all evils and bless him jannatullfirdowsa Ameeen.. subxaan Allaah

    • @grigorig1055
      @grigorig1055 2 ปีที่แล้ว

      The continent of Africa and Somalia in particular is cursed. How on earth can that “doctor” be free. There’s no accountability in the cursed continent of Africa. Also every is a bogus “Dr”, “Bafasoor (Professor)”, “Engineer “, “general “ and finally “borafashinal (Professional)”.

    • @arimahacaafimaadka3702
      @arimahacaafimaadka3702 ปีที่แล้ว

      Subxanalahaa

    • @arimahacaafimaadka3702
      @arimahacaafimaadka3702 ปีที่แล้ว

      Inan ta yar ee dawada khaladka ah in dhaha laga ga shubay. Yaa haya lan bar laga ga xidhiidho

  • @said1498ify
    @said1498ify 2 ปีที่แล้ว +2

    MMTV waan idiin hambalayaynayaa sidaad dadka ugu adeegaysaan waxaanse aaminsanahay in fiiro loo yeesho ganacsatada dawada wax bilaa tayo ah bay dalka keenaan.

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 ปีที่แล้ว +16

    Subxanalah illhayo caafimadkeeda usooceli 😭😭😭.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.

  • @Ballo_moha39
    @Ballo_moha39 2 ปีที่แล้ว +4

    Dooda dambe tayada xumada cuntoonyinka sanado badan bakhaaro ku xaraysnaa ee wadanka la keeno halagaga hadlo insha allah

  • @dugsigaall-ansaar
    @dugsigaall-ansaar 2 ปีที่แล้ว +1

    MMTV waaa wehelka bulshadda soomaliyeed
    Wariye. Maxamed Ilik
    Wariye aan jeclahay codkiisa iyo su'aalhisa sxb hore usoco

  • @mohamedali-aden9079
    @mohamedali-aden9079 2 ปีที่แล้ว +11

    This is great , continue
    Change will come,
    Don't wait for change be part of change.
    I'm so
    impressed by this program and the upcoming generation

  • @engkadra1451
    @engkadra1451 2 ปีที่แล้ว +5

    subxan allah
    allaw qofba masuulkuu umada uhayo garadsii sida ugu saxsan waa dhiibaato aad udaran mustaqbal arag ilmayar ayaa meesha ka baxay
    wll waa dood aad umuhiima ee waxan ku darsan lahaa in lasoo bandhigo raashinka laftiisa quility control ka laga sameeyo

  • @qlutojannah1670
    @qlutojannah1670 2 ปีที่แล้ว +9

    Allahu akbar
    Waxaan ka rajeynya in Public Health system adag ku shqeynaya iney dalka uso baxaan

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah guul guul Somalia 🇸🇴 Insha allah barnaamijkii qarniga

    • @mustihaji97
      @mustihaji97 2 ปีที่แล้ว

      SOMALIA meeshan maaha waa Somaliland adeer

    • @boqoradasomaliland6351
      @boqoradasomaliland6351 2 ปีที่แล้ว +2

      Somalia meeshu maaha Ee waa somaliland neefyahow guul somaliland cadowgeedana jabi

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 2 ปีที่แล้ว +8

    asc
    waxaan soo jeedin lahaa in gabadhaas yar loogadoono xaqeeddi ninkaas

  • @xamseabdirahman4575
    @xamseabdirahman4575 2 ปีที่แล้ว

    mashaa allaaah.
    waa wax lagu faraxo in la helo madalo lagula xisaabtamayo dhamman intii shacabka masuuliyad uu qaaday , taaso daaha laga qaadayo dhamman wixii madow iyo dalool jira laguna sii buurinayo dhamman wixii iftiin iyo ibofur wanaagsane ee ay sameeyen. Aad ayan ugu mahadsantihiin soo gudbinta iyo na horkeenida masuuliyintayda.

  • @aasiyamaxamed8764
    @aasiyamaxamed8764 2 ปีที่แล้ว +2

    MASHA AALLAH MAXAMED CABDI ILIG ALLE HAKUUDAYO MASKAXAD IYO QLIBA HAKUU DAAYO HALKAA KA SIIWAD

  • @abdihakiimahmed5667
    @abdihakiimahmed5667 2 ปีที่แล้ว +3

    Mm tv iyo wariye ilig hambalyo.

    • @abdihakiimahmed5667
      @abdihakiimahmed5667 2 ปีที่แล้ว +2

      Runtii waa barnaamij muhiima, mmt waxaan ka codsanaynaa inay sobadiyaan barnaamijkan oo kale, thanks again 😘

  • @muxiyadiinaxmed1511
    @muxiyadiinaxmed1511 2 ปีที่แล้ว

    Barmaamjiyada ha la soo badiyo waaa muhiiim mmtv waad ku mahadsan tihiiin fikiradaaa aad keenteeen

  • @khadarhaji8346
    @khadarhaji8346 2 ปีที่แล้ว +3

    1:33:30 xaqiiqatan ilmada ayan ceshan wayay alle Sw arageedi gabdhas yarta ah ee agonta ah ha usoo celiyo malinpa hoyo somaliyed o oyneysa ayan arkynaa💔😭

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed iliig waa wariye ka horeeyah qaarbadan waa ninka aan ka dawadoh tv dadka somaliyeed.

  • @nagaadahmed5540
    @nagaadahmed5540 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax halkaas ka sii wada In badanba baan tabayay barnmajuyadan Hanbalyo 👏👏

  • @zainabdaher2859
    @zainabdaher2859 2 ปีที่แล้ว +15

    كلكم راع وكلكم مسؤول عن رعيته2:00:02 mashallah new generation educated and full of iimaan

    • @ahmedadan2745
      @ahmedadan2745 2 ปีที่แล้ว +1

      walahi I cried for that young girl and department of somaliland should got her right ASAP

    • @zainabdaher2859
      @zainabdaher2859 2 ปีที่แล้ว +1

      Inshallah she will get her haq ASAP in this dunya and aqira

  • @nimanhmemo2434
    @nimanhmemo2434 2 ปีที่แล้ว

    MMtv. Wehelka bulshada Thanks. Walal Hormar Wacan

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 ปีที่แล้ว

    Aaaad bad u mahadsantihiiiin MMtv hormar saxafaded baydun ku tilabsaten 😍

  • @mohamedabdi2443
    @mohamedabdi2443 2 ปีที่แล้ว +1

    Umadani dawlad ma haysatee , hada dawlad ha dhistaaaan, hadalkaasi waaaa Xaqiiq

  • @parkhadmahamed8251
    @parkhadmahamed8251 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan la hadlaa siyaasiyiinta 🗣
    Xilalka hadaad rabtaan qaata 🤗
    Laakiin maatida wax u qabta 😭

  • @mk404
    @mk404 2 ปีที่แล้ว +2

    Muwadin hadu jiro wa suxufi Mohamed ilig tooshkaga sido sxb dadkana u hiili inta aad noshahay. 👍

  • @yaqiinsichannel6935
    @yaqiinsichannel6935 2 ปีที่แล้ว

    Adban horta ugu hambalyeynayaaa habda tvga
    Kadip doda wan dawaday wana wada dhamysaty halkaaz waxa ka cad inanu jirin isla xisabtan dawladed oo shacabka
    Sidii la doono laga yelayo
    Alle ha inoo sahlo
    😭

  • @carafathyet1542
    @carafathyet1542 2 ปีที่แล้ว +5

    2:29:31 Dr Buuxane waa ruwayad kulaha islaantii oo Ciicda haysa igu soo noqotay 😁😁

  • @shukrimo6550
    @shukrimo6550 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan xasuusta pharmacy kuyaal somalialand 2014 ayaan dawo ka iibsadey markaan guriga tagay oo liba cunay ayaan ilahay amarkii arkay in dawadan dhacdey 2007 waan igeyey ayuu imagay sabab iweydisaba illahay kabaq oo muda waxa dhacey kadaya ayan dhahay rer kayguu iiga dacwoodey walhy wada keena somalia oodhan illahayba illahay ilmaha yar hacawiyo oo arageeda hausoo celiyo 🤲🤲😭

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 2 ปีที่แล้ว +6

    Dr charges you $20 to see you but he prescribed $ 250 doesn't mater whether he or she needs it

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 2 ปีที่แล้ว +1

    #Mmtv #Top weyaan walahi #Doodihi caalamka horumaray ayay noo qabteen

  • @engabdirahimali4167
    @engabdirahimali4167 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waan ilmeeyey dhakhtarkaa waa in la daba galaa dadkana laga qabtaa
    Maxkamadna la soo taaga

  • @cabdibasidanakhlan9821
    @cabdibasidanakhlan9821 2 ปีที่แล้ว +1

    waanu isgaynay doodan oo kale mansha allah

  • @nadiramohamed8542
    @nadiramohamed8542 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ugargaaaro yarabi aaadbad mahdsnatay mohamed abdi ilig alle haku barkeeyo tvga

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxa keena xanuunada badidooda waxa keena khudrada debada laga keeno iyo cuntooyin dhacay.

  • @mubarakcumar6226
    @mubarakcumar6226 2 ปีที่แล้ว +5

    MM TV IYO WARIYE ILIG HAMBALYO

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 2 ปีที่แล้ว

    Inaalilaah wainaa ileyhi raajucuun ilaahayoow dadkaaga ukala naxariiso Ilaahey umadaada hakuu sakhiro

  • @tusiye4356
    @tusiye4356 2 ปีที่แล้ว +2

    waligey waa markii ugu horeysey ee aan si xidhiidh ah u daawado barnaamij 2:50 saacadood soconaya oo khuseeya arimaha bulshada aniga oo xiiseynaya waliba .

  • @abdi-aziizosmannor8919
    @abdi-aziizosmannor8919 2 ปีที่แล้ว +2

    Inanta yar alle arageda ha uso celiyo 😥😥😥 ilahaw noo gar gaar

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 2 ปีที่แล้ว +4

    Dawlad xumada dalka ka jirta ayay ka faaideysteen,illaahow na illaali

  • @cadegude1939
    @cadegude1939 2 ปีที่แล้ว +2

    Jisakalahu kheyran

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah dhalinta diin iyo cilmi baa ka muuqda

  • @anabhussein9209
    @anabhussein9209 2 ปีที่แล้ว +4

    I am so sad for that little girl.

  • @user-gf3mz4bm9p
    @user-gf3mz4bm9p 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh go frowder wllo dooda noca ayaa loo bahaan yhaay inta laga doodi laha malycniga

  • @asmanasie2905
    @asmanasie2905 2 ปีที่แล้ว +6

    Subxanalaha😭😭😭

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 2 ปีที่แล้ว +8

    😭😭😭😭
    Inantaa yarban ka naxay , alle waxan ka baryaya in dadka keenaya dawooyinka qaldan in uu alle calaamo ka muujiyo

  • @nadiramohamed8542
    @nadiramohamed8542 2 ปีที่แล้ว +3

    Godomiye ilig nooso fadhisi kuwa raashinka ino dajiya kuwaasina way ina qasheen

  • @daariqxamse9282
    @daariqxamse9282 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed Ilig Qalbi Jilicsanaa 😭😭😰

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 2 ปีที่แล้ว +7

    *MM TV AAD BAAD UMAHADSANTIHIIN WAXAAN INTAA RAACIN LAHAA STUDIO-YAHA DESIGN-KIISA BALAADHIYO OO QAABKA KA UNIVERSAL EE DOODAHA KA DHIGA MAHADSANIDIIN*

  • @barnihajiali4896
    @barnihajiali4896 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilig damqasho iyo dacadnimo aya ka muqata ilahay ha barakeyo wadaniga dhabta

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

    Almuhiim sharcigu ha shaqeeyo dowladuna sidan ha isu dhaanto

  • @daahirsalebanm.dorthopedic8090
    @daahirsalebanm.dorthopedic8090 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxa iga talo ah mmtv please qofka dooda daadihinaya waa muhiim inuu aqoon uleeyahay field, waxyaaba badan ayuu uga faa’idaynkaraa bulshada aan field aqoonta ulahayn, xitaa su’aalaha uu waydiinayo panel deeply ayuu ugalayaa

  • @saadmusa9492
    @saadmusa9492 2 ปีที่แล้ว +2

    I think the official of the ministry is a person who is not honest with himself first with the program. I personally, Muhammad, was affected by the poor orphan girl, and I ask you, Muhammad, not to forget the right of the girl ... Thank you, Muhammad

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib, kuwa ka ganacsanay daawooyinka ee hadana lugoonaya oo wax aan daawo ahayn ka gadayaa allow degdeg ummadda uga qabo.

  • @ilyaazjama5252
    @ilyaazjama5252 2 ปีที่แล้ว +4

    Walhi waa ilmeeyay 😭😭😭

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +2

    ALBAABKA KALIYA EE LAGU HELI KARAA DAAWO TAYA LEH WAA DOWLADU LA WAREEEGTAA SOO DAJINTA IYAGOO LA KAASHANAYA SAXIIBTINIMADA DIPLOMASIYADEED EE TAIWAN IYO UAE DALABKA AY SOO QORTAAN FARMASIYADA HAYSTA AQOONSI W/CAFIMAADKA XEERKANA IYO LACAGTA KU BAXAYSA WAA IN WASIRKA CAFIMAADKU KU DAGAALAMO BARLAMAANKA HORTISA IN AY LACAGTA ANSIXIYAAN KUNA QANCIYO GOLAHA WASIIRADA INAY MEEL MARIYAAN

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 2 ปีที่แล้ว

    Gudoomiye Maxamed ilig saaxiibka danyarta ♥️

  • @cawilfaanto8994
    @cawilfaanto8994 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahay caawa ceeb baa dhacay meeshan
    Walahay way qajileen caawa
    Agaasimihu isagu caadi buu u qirtay
    In wasaaradu shaqadeedii gabtay
    Lkn haayada dhiwrista taydu shaqo mana qabto mana qirin shaqoyinkin kama soo bixin
    Dadka somalilan way arkeen siday wax udhacayaan dawooyinka hayska daayaan

  • @cwaasacjamac9354
    @cwaasacjamac9354 2 ปีที่แล้ว

    Wakhtigii dawladii siyaad bare miskiinku laboba kama fikiri jirin baahida iyo wx barashada

  • @eshwaksirman3114
    @eshwaksirman3114 2 ปีที่แล้ว +3

    1:53 xaqiiq buu ka hadlaya
    Xafadena wa bada cas Wahan dhacday 2019 awoowe aya xanusana illahay haw naharisto wuxu yeshay nabaro badhida ah kadibna nabaradiisa wa la dhayi jiray dhakhtarka laka so saray awoowgayga kale isagana hada ma nola illahay kuligodaba haw naharisto wuxuu tagay farmasi deriskena ah gabadh ba haystay wuxu weydiyey alabti dhaymaha nabarka wahay uku jawabtay kuwe bad donaysaa i tus yacni maba garanayso wuu so magay kadibna gabadh ika yar an walalo nahay oo marka u tini guriga awoowe si ay awoowe u dhaydo oo neras ah buu u yedhay kadibna intay tagatay farmasigii ba wahay rabatay so qadadaty intay dhexgashay kadibna way ka so iibisay markaa kuwaso kale baa joga farmasiyada oo an garanaynba dawada ay bixinayso illahay swt ha ka qabto umada masakiinta ah wlahi cunugtaas yar aad ban uka nahay ee infhaheedi waday wahna loma qaban miskiina 😭😭😭😭😭

  • @hamzeaydiid9687
    @hamzeaydiid9687 2 ปีที่แล้ว +2

    Hada Oon qoraalkan qorayo waxay doodu iimaraysaa 1:08:28 Kaliya qoraalkayga waxaan ugu mahad celinayaa maamule Mohamed cabdi sheekh ilig runtii waxaad ku jirtaa kaalin ay bulshada somaliland abaalkeeda kuu hayso gaar ahaan dadka dan yarta ah ale haku xafido wll

  • @mohamedxoogsade7918
    @mohamedxoogsade7918 2 ปีที่แล้ว

    Subxaan allah waan ka naaxay ilmaha yare waxa soo gaadhay waa in waxa laga qabtaa Dr kaasi waxaa si sameeyay cadalada ha la keeno

  • @mahamedganay5851
    @mahamedganay5851 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco mr ilig

  • @khalidfiir9919
    @khalidfiir9919 2 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiqo dalka ka dhex tagan

  • @hasanturki9673
    @hasanturki9673 2 ปีที่แล้ว

    Keep going zxp

  • @mohamedjahur5401
    @mohamedjahur5401 2 ปีที่แล้ว +5

    Weligay faallo Kama bixin youtube. Runtii waxay cadeyneysaa in weli dagaal ku jirno oo boqalal qof innaga dhintey dawo xumo iyo cunno xumo awgeed.

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 ปีที่แล้ว

    Yaa Allah subxanahu watacaalaa haku eegin munaafiinta iyo khaa'immiinta dadka Muslimka ah dhagarta ku haya. Rabiyow raxmmaanow dadkayga adiga ayaa u maqan ka ilaalinta Kuwa naxaariista iyo iimmaanka Allah subxanahu watacaalaa ka qaaday adiga ayaa arkaaya.

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 2 ปีที่แล้ว +1

    Ina lilahi waina ilahay rajicuun inanta yar wlhy way iga ohisay 😭😭 ilahay halaga cabaado mel kasra yan lcg lo gelin dadka cafimadka halaga fekero

  • @nurmohamed8427
    @nurmohamed8427 2 ปีที่แล้ว

    Agaasime ha war- wareejin inanta sida ugu dhaqsiyaha badan.

  • @koosahmed3168
    @koosahmed3168 2 ปีที่แล้ว +1

    Rabiyow ilamahaa yar ugar gaar 😭😭😭😭😭😭😭

  • @shamsaabdulle5985
    @shamsaabdulle5985 2 ปีที่แล้ว

    Asc finally alxamdulilaah in laga hadlo dhacdooginka dhakhtarada qaar licenses lahayn oo ay iska sheegtaaniyo pharmacy dadka haysta oo aqoon u laheyn daawada waa in wadanka oo dhan la daba galaa.

  • @hmzeomaar981
    @hmzeomaar981 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi meesha waxba kuma hayno allaha inagu asduro

  • @haybehassan7837
    @haybehassan7837 2 ปีที่แล้ว

    Quality checker is very different.!!!!! For western and 3rd world

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga aragtidayda waa in dowlada sharcigeedu shaqeeyaa oo sharciga oo qofku ogtahay haduu waxaa sameeyo in sharcigu qabanayo

  • @abdirahmanosman9754
    @abdirahmanosman9754 2 ปีที่แล้ว +5

    ìlig waa kalaamay barmaamij ka waankula bilaabay wanna kuladhamaystay anoo kaga jiray uk.waa 100%waa doodaad iyo aad umuhiima fadlan hajoojin.waa guul horteedii ama rejo fiican
    salamad sare

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye 2 ปีที่แล้ว

    In most countries 💊imporation & distribution are under professional pharmaceutical companies & pharmacists.

  • @aidenhassan37
    @aidenhassan37 2 ปีที่แล้ว

    Subhanallah dadka wadanka dawada keena ilahay ha ka baqaan