Sideed ku ogaan kartaa in fiitamiinadu ku yar yihiin ama ay ku badan yihiin jidhkaaga.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @fawzihadjiahmed8905
    @fawzihadjiahmed8905 2 ปีที่แล้ว +26

    runtii waa xal caafimaad LUXEVITA waana goobtii lagaga maarmi lahaa cisbitalada iyo daawooyinka daran ee lacagta ka dhameeyey shacabka lkn zamzam iyo yazmen hadii ay ka dhigaan qiimo sare oo aan la awoodeyn guul iyo libin kama gaadhayaan dadkeena masaakiinta ahi ee aan awoodeyn dollar iyo bound

  • @Life_Journey2030
    @Life_Journey2030 2 ปีที่แล้ว +32

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw scw ❤️

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 2 ปีที่แล้ว +26

    LuxeVita hamblyo guul ninkaa Hereri meel aanad fileyn buu wax ka soo faqaa thanks

  • @wanaag-sheegmedia6289
    @wanaag-sheegmedia6289 2 ปีที่แล้ว +8

    The best person ever most knowledgeable, and the most shy of all has allah created Prophet is Muhammad صلي الله عليه وسلم❤❤❤❤❤
    ........... ................

  • @aminaali691
    @aminaali691 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashaalah cabdisalan waanu ku mahad celinayna sida aad somalida u soo ururiso wax qabadkoda

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว +1

    Wey ku mahadsan yihiin ayagoo aqoon leh shaqo wanaagsan haysta dal horumarsan ku nool ayey ku fikireen inay u soo guuraan gudaha dalkooda si dadkooda uga faa'iideystan.tnk u hereri.

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
    @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع 2 ปีที่แล้ว +25

    Soomaalidu waxay aad iyo aad ugu baahantahay Magnesium, vitamin B-Complex iyo Zinc. I love Magnesium Citrate.

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 2 ปีที่แล้ว +3

      Markaa maxaa sababay inay macdanahaasi ku yaraadaan Soomaalida?

    • @cabdijabaarcali369
      @cabdijabaarcali369 2 ปีที่แล้ว +1

      Wslaalo nala soo wadaag amase noo tilmaan goobta lagaa helicopter karo adoo mahadsan

    • @nuurahmed1659
      @nuurahmed1659 2 ปีที่แล้ว +3

      @@Somaliland-First Magnesium waa mineral muhiim i u ah in ka bafdan 300 oo unug jirkeena waana Mineralka ugu yar ee ka dhamaaday shucuubta caalamka waxaana sababay waa dhulkii oo lagu buufiyay daawooyin sun ah oo loo yaqaan Pestcides iyo Herbicides taas oo ay keentay in macdantii ay dhamaanto cunnada aan cuno ma lahan maanta Magnesium iyo Borax waana waxa keenay cuduradda 90% maanta.

  • @MohamedHassan-wu9ij
    @MohamedHassan-wu9ij 2 ปีที่แล้ว +13

    Maashaa Allaah, Gabdhahaanni waa dadaaleen, waxayna mudan yihiin ugu yaraan in loo mahadceliyo.
    Waxaan jeclaan lahaa in aan weeydiiyo ugu badnaan immisa gram ayeey siin karaan qofkii u baahda sida Vitamin C Iwm.
    Waa mahadsan tihiin, halkaas ka wada dadaalkiina.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +4

    Somali hadan nahey juhaal nahey ma ogaan karaan arimahan oo kale maansha allaha hableehan wax bartey faaida inoo keenyaa illahow noo daa muddo dheer amiiin

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 2 ปีที่แล้ว +8

    masha allaah waa hawl fiican oo aad loogu baahan yahay

  • @faisalnoor9025
    @faisalnoor9025 2 ปีที่แล้ว +6

    C/Salaan Hereri, Masha Allah.

  • @abdis70
    @abdis70 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah. Waa qayb kale oo Addeegyada wacan ka mid ah. Bulsho caafimaad qabta ayaa dhisan karta Nolol lagu wacan oo Horumar leh. Waa Adeeg faa'iido badan leh.

  • @yusufcumarcumar5518
    @yusufcumarcumar5518 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allsha tabaaraka allaaha

  • @getto10
    @getto10 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah waa fikir wngsan vitamin waa muhiim

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE 2 ปีที่แล้ว +1

    Hareri mashaa alaah waad ka raysatay Universal TV.
    maaha wax loo shaqeeyo inj ahmed dhiigmiirad weeyan.
    be your own boss.

  • @munamahamud6211
    @munamahamud6211 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah thanks wll hadda kahor ban ku waydiiyey in aad hargeisa ka furayso and all thanks to fartun duvet ban kugu bartay❤

  • @abdihakimabdullahi5938
    @abdihakimabdullahi5938 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah you are doing great job Ladies 👏🏾 👏🏾👏🏾

  • @khadarcadayse949
    @khadarcadayse949 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdisalaan hareeri waad ku mahadsantahay waa barnaamijkii ugu wanaagsanaa

  • @umaddamediachannel104
    @umaddamediachannel104 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran Hareeri war bixintaada. Waana ku farax sanahay Gabdhaheene aqoonta leh in hurumar kusoo kordhiyaano wadanka Alla ha garab Galo

  • @shucaybabdirahmaan9957
    @shucaybabdirahmaan9957 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin wllyal wa Qorshe wanagsan o Aad loogu Baahna
    Sido Kle mr hereri wa so gudbiye wanaagsan

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว

    Hareri iLaahy baa Somali usoo dray
    Bravo

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว +10

    Mnsha Allh Samsam iyo saxiibadeed waa xabad-xabada cilmigay barateen dalkodiii iyo dadkodiii dib ugula so noqday uguna faiideyay iygoo iyguna ka macashaya lacag wllhi waa gbdho mudan qiimayn iyo abaal marin inta kolba scbka loo tumayo qaar cilmi iyo wxtrkle midna dadkoda dib ugula so noqon wliba u bdn ragg isku shega sbnkn intodii bdnyd ku fashilmeen klintodii , Luxevita 🙏🙏 Somaliland

  • @2011BARO
    @2011BARO 2 ปีที่แล้ว +13

    Waxaad karsataan lafaha xoolaha maraqana cabba , maraqa kalluunka cabba, wax badan lugeeya.
    Soomaalidu wax qaalli ah oo dibada laga keeno uma baahna.

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaasmi wan la kmay vmiinadana waan qaatay inlaahy ha igu anfaco
    Oo ha igu caafiyo amin amin amin

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 ปีที่แล้ว

      Ma faleenbo la isku xiraya mise wa irbado caadi ah mise wa kaniin waxa qaadatay

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 ปีที่แล้ว +3

    GOOD JOB, WELL DONE. SHAQO WANAAGSAN HERERINA WAA MAHADSANYAHAY

    • @odowaaabshir6262
      @odowaaabshir6262 2 ปีที่แล้ว

      Ma dhaca masakinta shaqo fiican ah vitamin mar walba waa kaa dhici karaa ma companies u tageysa markasta caqli kale keen

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, yaasziim iyo Zamzam
    Shaqo wacan baad haysan

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 2 ปีที่แล้ว +10

    Maansha allaah waa wax lagu farxo dad kaaga inaad wax fiican kusookordhiso

  • @hibookay7269
    @hibookay7269 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah thank you so much dear 💕

  • @saharacaday6652
    @saharacaday6652 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah Allah haydin barakeeyo xarumihiina waaxay faaaido badan uleeyihiin bulshada oo dhan alleh haydinka abaal mariyo xaruntiina hargaysa e bada cas kutaal qofkii garanaya meel caan ah oo ay udhawdahay isoo sheega sidoo kalena qofkii number ka hayoow numberka isoo qor 😍mahadsanidinin

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi cabdilaahi wa salaamaya 🙏

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah wll tellkooda u baahanay iisoo dira asxaabeey

  • @aminaali691
    @aminaali691 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah mashaalah meel fiican bay bay ka bilabeen

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashallaah herari 2 months 60k keep going waa u qalantaa coming soon 100k🤟👍

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah aadbaan ugu faraxsanahay shaqada aad qabataa zamzam iyo teamkeeda allaha idin barakeeyo wallaahi aadbaan ugu baahneen waana idinku soo booqan doonaa xaruntiina hargaysa mahadsanid hareeri sida quruxda badan aad inoogu so jeedisay

  • @ahmedAhmed-dk4iq
    @ahmedAhmed-dk4iq 2 ปีที่แล้ว +1

    Well done cabdisalaan hareri hore u soco

    • @anabjama7166
      @anabjama7166 2 ปีที่แล้ว

      Adaa u baahan ssbabtoi ah waad jiran tshay

  • @mohamedmuxsin1256
    @mohamedmuxsin1256 2 ปีที่แล้ว +3

    good content aadba dadku ugu baahnaayeen adeegan

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah, wallahi anigaa hordo la,aan ah ee xabibti help

  • @mubarikmohamed7536
    @mubarikmohamed7536 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhul mareenka somalida waan ku slmay ustaad

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 2 ปีที่แล้ว +1

      Mubarik magac fiican baad u heshay hereri

  • @XuseenjamaOday
    @XuseenjamaOday 7 หลายเดือนก่อน

    Jigjigayar xagay ka taal amazing tellphone

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah way dadaleen hablahani ,keep going.

  • @kadra825
    @kadra825 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم اميين امين امين امين يارب العالمين

  • @hodanhappyahmed9618
    @hodanhappyahmed9618 2 ปีที่แล้ว +2

    Halku kuyaalo iso shego

    • @hererimedia
      @hererimedia  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa Badda cas, Hargeisa. Waxay aad ugu dhaw yihiin xarunta Negaad.

  • @kaldeeqmedia
    @kaldeeqmedia 2 ปีที่แล้ว +2

    Hareri wax qabalkaaga wuu inoo muuqdaa legend 🙌

  • @elmimuhiyadiin7746
    @elmimuhiyadiin7746 2 ปีที่แล้ว +3

    Xagee lagu arkay shaaybaadh dhiig aan la qaadaynin, oo hadana dhiiga wax laga sheegayo ama faaytamiin ka dhiiga ku jira, bal arintaa iga soo baadha!!!

  • @fardowsamohamedmuse2579
    @fardowsamohamedmuse2579 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah waa meel loo baahnaa illaahey mar un hargeysa nabad ha igu geeyo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว

    Habrahani DADKA Reer HARGEYSA Iney laayaan BAY u yimadeen

  • @AhmedHassan-dn1tb
    @AhmedHassan-dn1tb 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allah very inportant brogram

  • @haala552
    @haala552 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha alaah hareeri waa socotaa 100 kii ayaba kidhawdahay

  • @SAMATALIS998
    @SAMATALIS998 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa wax aad loogu baahnaa Soomaalidu weliba aad ugu siibaah nayd lkn markay maqlaan iminkay isku qaali garaynayaan siiba dumarku way buux dhaafinayaan way kaga raysanayaan cilaajyadii loo samaystay

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 2 ปีที่แล้ว +16

    😢🥺😪................................ASC
    Ugu horrayn waan kuu cudur daaranayaa walaal. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay balse ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigi hiilli, walaalnimo, walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho.
    Lambarkayga: 610256673
    Magacaygu waa nuuriye Cabdi

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 2 ปีที่แล้ว

      FARAXSANE : WALAAL QORAAL KUMA ANFACAYSO EE U TAG ABDICASIIS REALLY IYO WARIYEYAASHA KALE OO DADKA CAAWIYA TH-camRADA MARKAAS WAA LAGU CAAWIN KARAA HADASE XITAA TELKA WAA WAX DAD KU SIIYEEN KAANA QAADAN KARO EE TAG MEEL LAGAA CAAWIYO HADAADAN CAYAARAYNIN OO AAY DAACAD KAA TAHAY MEELWALBA DAD BAA DADKA KU DHACAAYO OO BEEN SHEEGA DHOWR MAR OO HORENA WAAN ARKEY QORAALKAADA EE RAADI DADKAAS DADKA USOO BANDHIGA.

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว +6

      Masajidka gudihiisa gal tuko illhy bari kdibna mamulka masajidka wydiiso ind msjidka ka dhex shqyso illhyna ku dhex barido hbnkiina ad dhex seexato kna noqoto shaqale guriga illhy waa hdii ay ka dhbtahay wyo qofka muslimka ah dhibksto so wajahda wa inu illhy kow baryaa laba salada iyo samirka weheshda sadex xogiisa hdu cfmd qbo ku dhqaqa sidu u xogsan lahaa mar uu xaabo soo gurana mrka sxb illhy haka dul qado dhibka ku hysta

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 2 ปีที่แล้ว +1

      Waar ilahay wax waydiiso ha ku waalan miidh yaha

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 2 ปีที่แล้ว +2

      @@cabdisheekhidiris6566 walaal haduu dadkiisa icaawita dhaho dhib ma leh kowna ilaahaay baa labaryaa dadkana ilaahaay baa kuu saqiraayo.

    • @nuuurcabdii
      @nuuurcabdii 2 ปีที่แล้ว

      @@libaaxasomaliland1066 waxaadba u hadlaysaa sidi qof xog ogaal ii ah oo igu yaqaan inaan ahay qofaan rabbigi col ah ama aan waxba waydiisan walaal alxamdulillah ilaaheey ha igu anfoco inta aan baryo. Adna kulayaabi maayo maxaayeelay qof walba caqligiisa intuu yahay ayuu hadlaa hadalkaagu wuu wanaagsanyahay lkn balse waxaa ka maqan asluubki wax sheegista iyo is indha tirid ityo weliba aflagaado shaqsiyadeed. Dhibka aan ku jiro inaan ilaaheey la kaashto waa muhiimadayda koowaad wixi aan xamili waayo inaan walaalahayga la wadaagana ilaaheey igama reebin adna lagaa warsan maayo, adna dib iskugu laaboo inta aadan cid wacdin naftaada soo wacdi oo qof aadan aqoon iyo cilmi u lahayn ha xukmin

  • @ubahharirmuhumet7228
    @ubahharirmuhumet7228 2 ปีที่แล้ว +2

    Waryaha koowaad ee uugu professional san geyga somaliga illahay cimriga haguu dheereyo hereri

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah great job thank you 😊

  • @nadifaaadow3681
    @nadifaaadow3681 2 ปีที่แล้ว

    Masha Äĺaah HORAY USOCO WALAASHAY

  • @axmedyuusuf2915
    @axmedyuusuf2915 2 ปีที่แล้ว

    M.a igu soo xir gabadhaas sll hereri

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hore soco wallo

  • @maxaacusub9533
    @maxaacusub9533 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan meeshaan u baahna waan imanaya dhawaan insha ALLAAH

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah waa bar maaji qurxda badan lakin xagee hablaa iyo xarunta lga xidhiidhi karaa fadlan

  • @ogaalkadalkaagahooyo7808
    @ogaalkadalkaagahooyo7808 2 ปีที่แล้ว +5

    Waad mahadsan tahay hereri waanu u baahanahay vitamins badan

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +4

    Great 👍🏾 job zamzam iyo Yaasmiin
    Masha Allaah from Switzerland 🇨🇭

  • @yusufcumarcumar5518
    @yusufcumarcumar5518 9 หลายเดือนก่อน

    Walaalo galkee kagayalaa husitalku hargaysa

  • @ahmedabdikahin8504
    @ahmedabdikahin8504 2 ปีที่แล้ว

    Great!!!!!!
    Halkay kutaalaa mudane Hereri noo tilmaan

  • @SomYTCreator1
    @SomYTCreator1 2 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamij aad u xiiso badan

  • @maryandhibka1818
    @maryandhibka1818 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll maasha Alaah
    Walaalaha arka qoraalkeeyga
    Ha iga caawiyo haduu yaqaano talefanka lagala xiriiro in shaa Allah

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا الاستاذhareeri

  • @khadrahassan4374
    @khadrahassan4374 2 ปีที่แล้ว

    Asc walo lamber kag nolsowadag inshalaah thank you

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 ปีที่แล้ว

    Allaw hablaha Noo Daa
    Masha Allah

  • @adamalimaygag9903
    @adamalimaygag9903 2 ปีที่แล้ว

    mshaa allah this is so great...alllah garabkiina hagalo

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa runteed gabadha vitamins ka waa ka koow caafimaadka

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 2 ปีที่แล้ว +4

    Inantu quruxbadanaa, iyadaaba vitamin socda ah

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 2 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhh mixnadiyo qof ah😄😄😄😄

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 2 ปีที่แล้ว +1

    aad Baan ugu baahanhayee

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo. Waa loo baahan yahay

  • @ifraahsaciid6425
    @ifraahsaciid6425 2 ปีที่แล้ว

    waa shaqo fiican dalkoo dhan ubaahan

  • @raxmaabdirahman2693
    @raxmaabdirahman2693 ปีที่แล้ว

    Asha allaah waa wax loo bahana

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 2 ปีที่แล้ว +1

    Herari wariye sare

  • @oumal3765
    @oumal3765 2 ปีที่แล้ว

    Fartun duveit ayaan ka arkay gabadhan

  • @cabdiyakiini7509
    @cabdiyakiini7509 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waa mid loo baahnaa vitamins kaasi

  • @yusufcumarcumar5518
    @yusufcumarcumar5518 9 หลายเดือนก่อน +1

    Iisoo sheega gobtamaarag wabada cas lakii meesha maaragtalafonakamahayo

  • @cabdinaasiralishiikh4870
    @cabdinaasiralishiikh4870 2 ปีที่แล้ว

    Waan soo arki doonnaa hereri

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 ปีที่แล้ว

    Maashalah Waa Meel Loo Bahna

  • @teamfarmajo1389
    @teamfarmajo1389 2 ปีที่แล้ว +2

    Walalkey ama walashay codsi walalnimo somalinimo wadanaa naga aqbal fadlan na caawi cimamada Nagu tuur no Saar adıgo MAHADsan abaal ban kaga heynaa kunka no buuxi

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud8909 2 ปีที่แล้ว +1

    Zamzam walaal nooga fur muqdisho mid kale

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ❤

  • @hamzaismail4919
    @hamzaismail4919 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah

  • @halimaomar9258
    @halimaomar9258 2 ปีที่แล้ว

    Maanshalaah hableheenii waa kuwaas

  • @kaltunali9081
    @kaltunali9081 2 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb abayey U S A maku leedihin

  • @rawdaxuseen1826
    @rawdaxuseen1826 ปีที่แล้ว

    Laabarkii naa xageelagaa heelaa

  • @hindabashe6952
    @hindabashe6952 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll xageen kala soo xiriirkara ama helikaranaa mahadsanid

  • @yusufcumarcumar5518
    @yusufcumarcumar5518 9 หลายเดือนก่อน +1

    Talafon malagahayaa wan ubaahnahay

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 2 ปีที่แล้ว +1

    Labarka noosoo sheegadee

  • @khadarxiis2628
    @khadarxiis2628 2 ปีที่แล้ว +1

    Clsalaan waa barnaamij qiimo leh runtii lanbarkoodana Shaashada noogu soo qor

  • @abdihakiimmuuse9300
    @abdihakiimmuuse9300 2 ปีที่แล้ว

    Well done sister gabadh wax baratay waa umad waxbaratay

  • @jamaali
    @jamaali 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wax fican

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว +1

    luxe vite WAA shirkad BUG ah ISKA JIRA Kuwani qurabaha KU SOO wareerey

  • @kingcunaaye7411
    @kingcunaaye7411 2 ปีที่แล้ว

    Xarun ta hargaysa

  • @aqooncusubchanelofficial4299
    @aqooncusubchanelofficial4299 2 ปีที่แล้ว +1

    *xage kala xidhidhi kara waan u bahan ahy zaid*

  • @idirisjeeni8624
    @idirisjeeni8624 2 ปีที่แล้ว

    Hlkee Ku Taala Xaruntiinu

  • @ilkacase8572
    @ilkacase8572 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco sxb

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah, Allaha idin barakeeyo,
    Pls clinic ka fura Birmingham, 🇬🇧

  • @engliban
    @engliban 2 ปีที่แล้ว

    Thanks