SHORT FILM SIRIQ U DHIG SAXIIBADAA 2

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 193

  • @zumiishchannel7206
    @zumiishchannel7206 3 ปีที่แล้ว +119

    Inta faaadumiina taageerta like dhac igu siiya 🙌

  • @pharihaabdi3772
    @pharihaabdi3772 3 ปีที่แล้ว +11

    Sir naaged lagama sal gaaro faadumiina dar alaa ku jeclahaY wlh hor mar wcn💋❣

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 3 ปีที่แล้ว +2

    Viiva actaradeena Faadumiina ku jeclahy ku na taageera wlhi qali hor mar wacan❤❤❤❤👰

  • @cusmaanwardheerecw5648
    @cusmaanwardheerecw5648 3 ปีที่แล้ว +7

    Msha allah abaayo faadmiina Horay usoc libaax ma lafeesto
    Waxaad tahay libaaxad banaan keeda kudhacday viva❤💔💓💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💓💔❤💔💓💕

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 3 ปีที่แล้ว +6

    big fan fadumiina way iga qoslisaa gabadh baan ahay kaalay eegga kulahaa

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.7963 3 ปีที่แล้ว +9

    Fadumiina wa ku jeclahay mar walba wa iga qosleysisa...guul aya ku rajeyna💜💛

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 3 ปีที่แล้ว +5

    masha Allaah maasha Allaah Abaayo fadumiina😍😍😍😍😍

  • @raewinters8723
    @raewinters8723 3 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️🌹💋❤️❤️❤️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣masha allaah fadumiina illaahay ha noo kaa daayo aamiin ❤️❤️❤️💋❤️❤️❤️

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 3 ปีที่แล้ว +4

    Walahi gabadh aan sxb lahaa oo sas ahayd baa xusustay lkn markii danbe waa ku ogaaday in aan kabaheeda tolayo ayadna ay kafankayga tolayso 😂😂😂😂😂😂

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 3 ปีที่แล้ว +29

    Walahi qisadan anigay igudhacday, wiil aan wada soconay ayaa gabar saxipdaya dumashinimo ahan ubaray kadib intay lamabrka mobilkyga kaqoratay waxan ay nafaxad shegee cml igasheegty kadibna ninkii igaguursaty gbdhow waligin naag saxib hala nqoonina waa iga talo 😪😪

    • @nasraaahmed9165
      @nasraaahmed9165 3 ปีที่แล้ว +1

      Non to trust abayo

    • @ummuabdalla1037
      @ummuabdalla1037 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay baa ku dhaafiyaya nin noocaas ah

    • @ifoozasalad2454
      @ifoozasalad2454 3 ปีที่แล้ว +1

      Hh nak ey waaye abyo Aamin mlhn

    • @amranali6867
      @amranali6867 3 ปีที่แล้ว +1

      Qeyr kuuma eheen xppti iska daaa🥺🙏

    • @balqizayarey
      @balqizayarey 3 ปีที่แล้ว +2

      @@amranali6867
      Thnk you abyo

  • @Umu_Xanaan
    @Umu_Xanaan 3 ปีที่แล้ว +56

    NABI MUXAMED SCW dardiis fadlan subscribe iigu saar wll

    • @liii1286
      @liii1286 3 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @fadxanuura6369
      @fadxanuura6369 3 ปีที่แล้ว +2

      Jooji qofyahow like aad kuradineysid xabibkena muxamd scw

    • @rukiaabdinoor
      @rukiaabdinoor 3 ปีที่แล้ว

      S. C. W.

    • @caashocuud9105
      @caashocuud9105 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw

  • @user-rl9tx2ut6p
    @user-rl9tx2ut6p 3 ปีที่แล้ว +3

    أنا أم عبدالله من السعودية ، إن شاء الله توصلي ١٠٠ ألف

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 3 ปีที่แล้ว +2

    Qosol igu ma harin wlhi faadumina ilove you 😘noso badi riwayada 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😉👌🥰🔥🔥🔥nafaxad cadi maha wlhi 😍

  • @drsiqradagan1750
    @drsiqradagan1750 3 ปีที่แล้ว +4

    Horey usoco walashey

  • @fadumahussein8797
    @fadumahussein8797 3 ปีที่แล้ว +4

    Sir naged lagama salgaro saxibtaa garbaha ka jooji😁😁😁😁❤️❤️❤️

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 3 ปีที่แล้ว

    Kkklkkk istaqfurullah dhashiiko dabada ha looga dhufte kulaha

  • @aminamohamed8145
    @aminamohamed8145 3 ปีที่แล้ว +6

    Fadumiina love you

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 3 ปีที่แล้ว +19

    fadumina tan xagaad ka keentay waa mid halaagane kkkkkk

  • @maxamecadedeeq9122
    @maxamecadedeeq9122 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a faadumiin iidaaba lagabadiyay kaabartaa kaabadiya horay isocda

  • @ifraxcadey1976
    @ifraxcadey1976 3 ปีที่แล้ว

    fadumina wa iska jeclhy runti keep going abyo

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 ปีที่แล้ว +1

    Salaan qiima badan fanaanadeyda nafaxaad iyo fanaanadeyda fadumiina hore u socda Aad idiin taageera 😘😘💗💗🙌🏽

  • @fufuaweys1771
    @fufuaweys1771 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hooray usoco faadma❤💕🥰

  • @maxamedcalifoot3001
    @maxamedcalifoot3001 3 ปีที่แล้ว +6

    Zeydigaa baan ahay ee aan kala xishoono kulahaa kkkkkķkkkkk

  • @simransucaado99
    @simransucaado99 3 ปีที่แล้ว

    Quf an jclhy musalsaladeda wad iga qoslisa wlhi filmadan no so badiya

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw munye salan sare abwankeyna masha Allah keep going

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 ปีที่แล้ว

    My nafaxaad qurux 😘😍🥰Salaan qiima badan I like u my queen 💗fadumiina saalaan fanaanadeena I like you 2😘💗hore u soco Waa idin taageera

  • @nafisonafta4576
    @nafisonafta4576 3 ปีที่แล้ว +3

    One love abyo mcn💋💋💋😘

  • @yasmiinaxmed3185
    @yasmiinaxmed3185 3 ปีที่แล้ว

    Walhi qosolka iga dhamesay qoftan oo fadumiino lajogto 😂😂😂😂😋😋

  • @ankarahamarwaan1972
    @ankarahamarwaan1972 3 ปีที่แล้ว +6

    QoF aan jeclahay wlhi wyt ika qoslisaa FUADUMIINA

  • @fathimaahamad6841
    @fathimaahamad6841 3 ปีที่แล้ว

    Dhashiiko dabada ha loga dhufte shuban shan biri haka dhigo qosol iguma harin walhi fadumina tagero buxo ku ahay qaliyey hormar wacan abayo

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 ปีที่แล้ว +2

    qayb kale inoo samee faadumiina insha,allah

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 3 ปีที่แล้ว

    Arfadumina jecliyaa markey xanaqdo jilinkaga waa uu iga gadan yahay keep going fadumina boqortoyo

  • @zeynabdahir4772
    @zeynabdahir4772 3 ปีที่แล้ว

    Love u habo gorme xamar i manay

  • @Fartunos5
    @Fartunos5 3 ปีที่แล้ว +4

    Walee fadumino waa qof nool

  • @luulabdirahman8027
    @luulabdirahman8027 3 ปีที่แล้ว +1

    Queen fadumina keep going xabiibtii

  • @daganxaajicabdi9803
    @daganxaajicabdi9803 3 ปีที่แล้ว +2

    Ka qaad faadumiina aday kuu taal hayeey naagta

  • @MohamedIbrahim-re4kx
    @MohamedIbrahim-re4kx 3 ปีที่แล้ว +12

    Filmakan wuxubkahadalay saxibada inayasan faido lahan

  • @qadrocbdulahi7442
    @qadrocbdulahi7442 3 ปีที่แล้ว +3

    fadumiina ka arso nagta 💕💕💕💕🙏🙏💕🙏

  • @umusalma5235
    @umusalma5235 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa sugaye had tahay qeebtii labaad famiimo ❤👌

    • @xuseenilkcse4329
      @xuseenilkcse4329 3 ปีที่แล้ว +1

      Ifka lagu yahya wll blz subscirbe isar alle ayan darti

    • @maryanabdillahi6725
      @maryanabdillahi6725 3 ปีที่แล้ว

      @@xuseenilkcse4329 waan ku saray wll👌👌🌹

  • @ishkobashir621
    @ishkobashir621 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan sugayy wlahi ♥️😂yes

  • @waaberiqaasimhilowle9107
    @waaberiqaasimhilowle9107 3 ปีที่แล้ว +13

    Wlh naag saaxiib ma gasho anay igu dhacday hada ka hor

  • @safaabdi5882
    @safaabdi5882 3 ปีที่แล้ว

    asc faduma fananada aan taa geero walee wixii aad sheegtay oo dad badan sheegen boss baasna waa sheegay kooxdina wuu ka baxay. . fadumo waa kusugoynaa xabiibti

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 ปีที่แล้ว +1

    Niin ducaysan Aya weceel dhalaay as a koorsana shushu shumaalaa teewaa Lee yaa kujiiriikaara

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan kaheley jilinkaga abwaan munye keep going aadban kutageraa

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว +1

    timoweyne kkkk waa baxsaday 😳😳😳😳😳

  • @axmedcusmaanmayow7187
    @axmedcusmaanmayow7187 3 ปีที่แล้ว

    Waaw warka isii
    Fadumiina kkkk🌹🌹💯🌷🙏

  • @asc5398
    @asc5398 3 ปีที่แล้ว +1

    Horay u soco fadumiina

  • @Abdirisakziito
    @Abdirisakziito 3 ปีที่แล้ว

    Fadumina Waa Fani

  • @maryama4686
    @maryama4686 3 ปีที่แล้ว +3

    Fadumiina laki heshiiya waa isku soobaxaysaan inaaa wax isla jishaan xbti iga talo

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 3 ปีที่แล้ว

    Saydiga ahay Ee aan kala xishoono ka dhacdy wlhi kkklkkk hhhhhj😃😃😃😃

  • @quratulcayni2496
    @quratulcayni2496 3 ปีที่แล้ว +1

    Muunye jug iyo xusul buu udhamaaday 🤣🤣🤣astaqfirulah

  • @pabloromeo27
    @pabloromeo27 3 ปีที่แล้ว +1

    faadumiina ILov you hor usoco xabiibtey

  • @khadromohamed8294
    @khadromohamed8294 3 ปีที่แล้ว +4

    Filmka qatar waye lkn nag sxb makasho

  • @fadumasaleban9992
    @fadumasaleban9992 3 ปีที่แล้ว +1

    Horey u sco fadumina iyo kooxdeda qaaliga Oo ilhaan xarago ka midtahay

  • @xilkascabdi5712
    @xilkascabdi5712 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaahayow meshaas haijoojinin xanuun waaye wlhi

  • @naimaenow7060
    @naimaenow7060 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascw.Kkkkkkk Qarashka Sii kkk❤️❤️❤️👍

  • @maryanismaaciil5890
    @maryanismaaciil5890 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk🤣🤣ar faadumiina

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi wax kle faadumini nafaxaad caadi mhn waaan wataa jilaa weyn waye 🤣🤣🤣

  • @qadrocadey5
    @qadrocadey5 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiina aad ban ku tagera xapipti hore usoco

  • @fadumaj5011
    @fadumaj5011 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasidnimo. Com tanoo kale waaye

  • @nafaxaadnaftanafaxaadnafta658
    @nafaxaadnaftanafaxaadnafta658 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniba qosoli kkķkkk sxb

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +4

    Maano wiifto 😂😂😂

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily8565 3 ปีที่แล้ว +4

    WALSHEY FADUMO MIINO GARABA ISII MANTAY MALINTA KU BAHNA WAYE WALSHEEY

  • @iqraabdinaasirali7702
    @iqraabdinaasirali7702 3 ปีที่แล้ว +1

    Masaha allah😍😍😍😍😍

  • @ashaahmed9780
    @ashaahmed9780 3 ปีที่แล้ว

    Asc fatumana walasheyadi cade waan Ku salamey Abaayo.mcnto kkkkk

  • @warsancadeeymohamed2473
    @warsancadeeymohamed2473 3 ปีที่แล้ว +1

    Naagaha saxib magalan

  • @kadijaali3597
    @kadijaali3597 3 ปีที่แล้ว +1

    Naaagaha qaar iimaankay la yahiin ani waa u soo joogay

  • @aadamaadam1794
    @aadamaadam1794 3 ปีที่แล้ว +3

    Faadumiina waan kusalaamay

  • @juujuuquruxu2689
    @juujuuquruxu2689 3 ปีที่แล้ว +6

    Subscrita maxaa iga jacleysaten walaalahey igu sharfa pls

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว +1

    alla tanaa bacdan la buufiyey run run ayeyba noocan ugu soo baxday xaasidad

  • @nuuramaaow5641
    @nuuramaaow5641 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allha

  • @sahamafgooye929
    @sahamafgooye929 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadumo please like I saar my sister

  • @naimahussein5598
    @naimahussein5598 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wanku wataaa fadumiina

  • @safaabdi5882
    @safaabdi5882 3 ปีที่แล้ว +1

    fadumo shekh hilowle waa inad jamilo mahdi youtubeka ka dacwaysaa saas haku dayn inay riwayadahaha ka soo dayso toutube keda

  • @nasteexofaarax596
    @nasteexofaarax596 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhh fadumiin shactiradan ku jeclahay wlhi dabada dhashiike haloga dhufte kulaha hhh

  • @ladantoxow5967
    @ladantoxow5967 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂 aniga ma wecelyaal dhal dhalay

  • @Amiira810
    @Amiira810 3 ปีที่แล้ว +2

    Qfka uku horey waa ani fadumiina wn ku salamy

    • @xuseenilkcse4329
      @xuseenilkcse4329 3 ปีที่แล้ว

      Wll mcn subscirbe isar an ku waan ku sarey

  • @fadumahussein8797
    @fadumahussein8797 3 ปีที่แล้ว

    Waa kaxumahay sida lagu galay😭😭😭😭

  • @wacdiwaano7467
    @wacdiwaano7467 3 ปีที่แล้ว +1

    War qoftan way iga yaabisay fadumiina waa intixaan hadalka way heshaa

  • @qureyshaabdulahishaafow1625
    @qureyshaabdulahishaafow1625 3 ปีที่แล้ว +2

    Faatumina love you

  • @MohamedIbrahim-re4kx
    @MohamedIbrahim-re4kx 3 ปีที่แล้ว +1

    Fatumo 🤗🤗🤗

  • @gobbobatun6207
    @gobbobatun6207 3 ปีที่แล้ว

    Fadumino hore usoco

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 3 ปีที่แล้ว

    Fadumo miini waaaw kkkkkkkkkkkkkkkhhhhh

  • @xaawoabdisalah8910
    @xaawoabdisalah8910 3 ปีที่แล้ว +2

    asalama alaykum iska waram maficantahin abaayo fadumina waxan rabay inada telkada side ku helikara

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 ปีที่แล้ว +2

    Faaduumiina Qosol ugu imow😂

  • @hanimohamed2178
    @hanimohamed2178 3 ปีที่แล้ว +2

    Bisinka gawdha maxa kudhacey sowti dumarka xishoon jireen hada ragi aya xishonaayo bisinka🤔

  • @minamahammed940
    @minamahammed940 3 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣 wecelka nin baadhalay.

  • @ishadheeg3287
    @ishadheeg3287 3 ปีที่แล้ว

    Naagtan waa halaag walhi buuran waa rer waqooyin

  • @maxamedcalifoot3001
    @maxamedcalifoot3001 3 ปีที่แล้ว +4

    Yurub nin la.aan maa ka jirto waaba yaa.bee

  • @user-et5yy1xr8j
    @user-et5yy1xr8j 3 ปีที่แล้ว

    asc xld kawaran abaayo fadumiina wlh wa kugu haaysta

  • @Duceysan361
    @Duceysan361 3 ปีที่แล้ว

    Alla faadumiinaa hhhh

  • @umuaishaali5633
    @umuaishaali5633 3 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka nagaha kala roon lakiin kuwano kale waliska ilaliya mana lala saxiibo

  • @juujuuquruxu2689
    @juujuuquruxu2689 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkk heesta laki aa lo jwbaa kkkkk

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 2 ปีที่แล้ว

    I Iove kkkkkkkkkkk

  • @kalay9083
    @kalay9083 3 ปีที่แล้ว +1

    That's great

  • @3azuzah
    @3azuzah 3 ปีที่แล้ว

    Faadumina horo usoco

  • @misspamba1
    @misspamba1 3 ปีที่แล้ว

    Fadumina we love you 😍

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 3 ปีที่แล้ว

    Dil fadumina nagta ninka kaa balogtey

  • @filsancabdinaasir8665
    @filsancabdinaasir8665 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂 bisinka naguhu waa sun wali😂🤣

  • @halimahersi7924
    @halimahersi7924 3 ปีที่แล้ว +4

    inaad nikineyso mahee ma joogi kartid miyaa?