SHOR FILM ISMA FAHANO 2020-FAADUMIINA MURIIDI BABA ILHAN XARAGO NAFAXAD NAFTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Welcome to Faisa Amir Channel Best Somali Video Production
    I create Music Videos,Short Films Editor & Photographer working Somali National Tv Please Subscribe My TH-cam Channel Thank you For Watching

ความคิดเห็น • 88

  • @amanaahmed8405
    @amanaahmed8405 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansh Allaah fatumina iyo ilhan qalanjoyin qiimo badan salaan sare sxb qaliya fatumina xasuus

  • @tahliilsamawade619
    @tahliilsamawade619 3 ปีที่แล้ว +8

    Runtii waa film aad u qosol badan waana inkaga mahad celinaa bahda fanaaniintaa ee film kaan soo diyaariyay

  • @ina__kaare2820
    @ina__kaare2820 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi fadumiina jiliinkeeda waaban iska jecelahy keep going quruxeey💯♥️♥️♥️

    • @shukriali2912
      @shukriali2912 3 ปีที่แล้ว

      Pls sis subscribe isar plz

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 ปีที่แล้ว

    Nafaxaad Nafta my queen 😘😍🥰💗👑hore u soco xabiibti I love you 💗👑🌹

  • @suhuurabdikariin5869
    @suhuurabdikariin5869 3 ปีที่แล้ว +10

    Ilhan iyo fadmiina wan Idin jeclhy hore uzovda

  • @wilobh1063
    @wilobh1063 3 ปีที่แล้ว +5

    Dumiina macaneey hori usoco atariish iyo fanan ba allaa kugu muneeystey e hori usoco

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 ปีที่แล้ว

    Fadumiin cadeey 😘😍😂💗👑🌹👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽hore u soco xabiibti 🙏

  • @ibraahimofficial6018
    @ibraahimofficial6018 3 ปีที่แล้ว +4

    Hami ayan lehay mana maleyo unu hirgalyo lkin waxkasta wa khadarta rabi iso boqda WALALAHEY

    • @umunahida5926
      @umunahida5926 3 ปีที่แล้ว

      Hami wad ledahay sax wllo marka hure naftada kalsoni sii is amaanin inad gari karto halka ad doneso markad adigo is dhirigeliso kadhib aye dadka ku dhiro gelinayan la dhadhici naftada ina wax qabsankarto sameey wax ee dadka kaga helaan ee kugu so boqdaan

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxaaba iigu daran
    Kuwii lays lahaa waxbay
    Kala furdaminayaan
    Iyagaaba udaran
    Jaho kaleyba reeerka ka dhex bilaabeen yaabny
    Fadumiina ayaab udaran
    Kula haa meel iiroon ma gagaranayo cajip
    Hiilkay ka rabty xarago iyo nafta maba lays fahmayo
    Amiraay hore usoco
    Flimn bdano cajipa kaaga fadhinaa.insha allah

  • @qaaliquman5898
    @qaaliquman5898 3 ปีที่แล้ว +2

    ilhaan xarago ♥️🙏🙏♥️♥️♥️

  • @maimunabdulaahimohamud8641
    @maimunabdulaahimohamud8641 3 ปีที่แล้ว +2

    Qurbaha mel fican mahan uf naago waaweyn oo isqawinayo wa dad stress intuu kabatay isqawiska kunafis leh illahow hanadulayn

  • @ayaanbadan9301
    @ayaanbadan9301 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiina hore soco xxbti from burco we love y

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 3 ปีที่แล้ว +3

    Qosol igu ma harin wlhi faadumina ilove you my quwen 😘🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 3 ปีที่แล้ว +4

    Huuma kujeclhy wallee

  • @sucadmaxamed8565
    @sucadmaxamed8565 3 ปีที่แล้ว +2

    Faadumiini walhi qosol ayaa igu dishi naagaha waa kusugti

  • @iimaanali1542
    @iimaanali1542 3 ปีที่แล้ว +2

    Naag aamino dhoole u ekaah wayabah

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 3 ปีที่แล้ว +1

    LAA XIKMA!!.
    WAXBAYAHAY!!.

  • @aminashire3608
    @aminashire3608 3 ปีที่แล้ว +4

    Fadumina wa wax yaroo karti leh daadax leh

  • @Somalimamuschannel7087
    @Somalimamuschannel7087 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla kuwan way igaqosliyeen

  • @waxqabadchannel6668
    @waxqabadchannel6668 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Aktaro aa isugu yimid

  • @khadramohamud823
    @khadramohamud823 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂 ala fadumiina waka baxsatay

  • @ayanfarah1554
    @ayanfarah1554 3 ปีที่แล้ว

    Nice 👍 I like it specially fadumiina nac nac

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 ปีที่แล้ว +4

    Ar fadumiino wax xun helay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @somaliyahanolatomuha1313
    @somaliyahanolatomuha1313 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad bana ku jecelahaya fadumina aalaha ku dhafo

  • @AliKhan-sq9iz
    @AliKhan-sq9iz 3 ปีที่แล้ว

    Thanks biibi

  • @barlinsalah7013
    @barlinsalah7013 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi ilhan iyo fadumiini caadi ma ahan

  • @shamsoaweyz6149
    @shamsoaweyz6149 3 ปีที่แล้ว

    Love u

  • @maxamuudaweesgoodliimodhan4192
    @maxamuudaweesgoodliimodhan4192 3 ปีที่แล้ว +1

    xiddigta banadiriga faadumino isar subcreb binka

  • @xilwaali9953
    @xilwaali9953 3 ปีที่แล้ว +3

    xawaajiga unuka bariiskaa ku darsanaa kkkkk

  • @hawaali5209
    @hawaali5209 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk ala kuwani walahi qosol bay igu dilen

  • @asmachennel6749
    @asmachennel6749 3 ปีที่แล้ว +1

    Qoftan fadumiina la dhaho hadalkeda ma fahmo

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha buuranay illahay ka cabso diracaad xidhantahay jidhkaaga aya laga dhex arkaa subxanallah illahay haku so hadeyo

  • @ayanahmed4288
    @ayanahmed4288 3 ปีที่แล้ว +5

    Kkkk Mar u jawaab marna shib dheh ku teh. Meshaan af somali aa gacan galay. Kkk waa la dhun dhunjiyey. Maxaa kuu geyey fadumina dadkan waa nogee ma jogtidoo

  • @shamsoaweyz6149
    @shamsoaweyz6149 3 ปีที่แล้ว

    Fatumina

  • @shuushuu7495
    @shuushuu7495 3 ปีที่แล้ว

    Waligey sidaan uqosley uma qoslin way iga qosliyeen

  • @ibraahimofficial6018
    @ibraahimofficial6018 3 ปีที่แล้ว +3

    Subsgarab haleygu cawiyo gabar walshin ayan ahe walahey

  • @luul5891
    @luul5891 3 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣 Khaka jibiyay 😂😂

  • @sahrahaji1455
    @sahrahaji1455 3 ปีที่แล้ว

    ilahan xarago TH-cam halo sameyo

  • @fabu2526
    @fabu2526 3 ปีที่แล้ว

    Reer xamarka ayaa riwaayadeynta ku fiican .

  • @muali9773
    @muali9773 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadalka kala suga sidii waaberi fadlan

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 3 ปีที่แล้ว +5

    Balwaxan wawayn e isqawinaya daya akh qurbaha habro wayn o isyareynaya ka buxa wlhi

  • @israibra317
    @israibra317 3 ปีที่แล้ว +1

    😀😀😀😂 xawaash kkkkk

  • @kk-uy7zk
    @kk-uy7zk 3 ปีที่แล้ว +1

    Kuwani xamar msy arag waligood

  • @xilwaali9953
    @xilwaali9953 3 ปีที่แล้ว +1

    qaladaadka noosoo gili kkkkk

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk waxaan kaaga tagay gabadha in aad dubo la dhacdidid

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 3 ปีที่แล้ว

    Garaac dumarka waaladubeeyaaaye hhhh

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 3 ปีที่แล้ว +1

    Ha dhawbay is cayayan taas toobka madawna kor urow iyo gacma xunba lagu caaya kuwan kala an dhagaysano waxa iso so dhahan😂

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว

    Manooli kkkkkkk

  • @xjhdffjhdg9737
    @xjhdffjhdg9737 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👌👌😂😂

  • @raamdaasofficial7529
    @raamdaasofficial7529 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll ilaahay dartii SUBSCRIBE iigu saar

  • @apo4417
    @apo4417 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk fadumiina May ku dhaheeN wx manooyaalo kulaha mnta zaan uqzlay zanad kadib qzol ma rabo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว

    Waa qaldanyihiin qaawan miyey inkiraayan reer waqooyi waali cad weeye

  • @shamsocali4442
    @shamsocali4442 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👌👌👌👌❤👌❤👌❤❤👌❤👌❤👌❤👌

  • @ebyanofficial8963
    @ebyanofficial8963 3 ปีที่แล้ว +3

    Please walal Allah dartii subscribe iigu saar 1k igaadh siiya😭😭😱😱🙏🙏😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏ifka ayaa wax laisku tarikaraa soomaliyeey

  • @fadumaofficialschannel661
    @fadumaofficialschannel661 3 ปีที่แล้ว

    Fadumiina 🤣🤣🤣🤣 sheikh maxa udaqardey hahahaha

  • @kk-uy7zk
    @kk-uy7zk 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 ปีที่แล้ว +1

    1k wax yar iga dhiman plz ii garsiya🙏🙏😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏

  • @ubahmohamed2609
    @ubahmohamed2609 3 ปีที่แล้ว

    😃🤣🤣🤣🤣😄

  • @amanaahmed8405
    @amanaahmed8405 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣😱😱😱🤣😱😱😱😱

  • @naciimoidirisytr3340
    @naciimoidirisytr3340 3 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkk 😂

  • @amanaahmed8405
    @amanaahmed8405 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk

  • @aishamohamud8926
    @aishamohamud8926 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhj🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yeraanka-xafada
    @yeraanka-xafada 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk😁😁😁😀😂😁😆😆🤔

  • @user-ks2nf6vc3f
    @user-ks2nf6vc3f 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣😂😂😂😂

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay dartis subscribe igu saar plz 😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏

  • @waxqabadchannel6668
    @waxqabadchannel6668 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Aktaro aa isugu yimid

  • @wilobh1063
    @wilobh1063 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk