Riwaayadii Somali Museum 2021 ( Ismaan Dhaaf Qoys )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 277

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 2 ปีที่แล้ว +53

    Maashaa Allah gabashas naciima jookar ah il iyo cadaw Alle haka hayo qurux sida ilahay jirkeda u sameyay dhamays dumar aftahanimo loogu daray noolow sister ❤

    • @fadkabari8554
      @fadkabari8554 2 ปีที่แล้ว +3

      Jirkaasaan lahaan jirey markaasan sida canjeerada u faaxay oo imanka iga dhumay 😭😭

    • @haboonhoodo2663
      @haboonhoodo2663 2 ปีที่แล้ว +5

      @@fadkabari8554
      Waa soo ceshan kartaa qali no problem

    • @fadkabari8554
      @fadkabari8554 2 ปีที่แล้ว +3

      @@haboonhoodo2663 waa runtaa walaashey waa inaan dedaalo

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 2 ปีที่แล้ว +1

      @@haboonhoodo2663 ma madaxbanaantahay anaa u diyaar u ahe

    • @fswillmar1834
      @fswillmar1834 2 ปีที่แล้ว +2

      @@fadkabari8554 kkkkkkk wlhi wad iga qoslisiisay Abayo!
      Hadaad isku nuug dhasho iyo caruur badan waad faxi mahee wad qarxi hadad qurbahan gawarida lasito aad jogto lkn gym ka ku dadaal aniga wan wadaa gym ka wlhi faidooyin badan buu inoo leyahay hadaan haween nahay!

  • @cazuzyareahmed3224
    @cazuzyareahmed3224 2 ปีที่แล้ว +21

    Can we stop one moment and say thank you Somali Museum of Minnesota for their effort to establish events like this. It doesn’t matter how actors are hilarious or not. Thank you SMM team. Somali Canadian 🇨🇦 wa inan ku dayana Reer America.

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 2 ปีที่แล้ว +14

    Fanaanada heesta qaadaysa magaceed waa mashaa Allah, beautiful tone mashaa Allah

  • @ahmedsaleban3629
    @ahmedsaleban3629 2 ปีที่แล้ว +68

    Ajakis alle haw naxariisto 🤧😭😭😭😭

  • @sawdashaqale2970
    @sawdashaqale2970 2 ปีที่แล้ว +39

    Inta nimco jokar darteed ku dawatay iso rac

  • @hamdiahmed7405
    @hamdiahmed7405 2 ปีที่แล้ว +7

    Sanadkan riwaayadu nuur maleh sanadihi horaa shidnaa

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 2 ปีที่แล้ว +19

    Gabdhaha dhar wacan haloo xidho. Maana garan waxay dabada lada lulayaaneH

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว +3

      Shaskir, dhaqan xumo ka soo qaad, meesha dhan waa bilaa nidaam iyo is dhex yaac, murti xumo iyo qaab daro iskugu biirtey.

    • @fadkabari8554
      @fadkabari8554 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa walaahi fawaxish soo taagan weeye

  • @momofchampions7293
    @momofchampions7293 2 ปีที่แล้ว

    Wow Manshallah somali museum i love you walahi..i thought there was no event during the 2 years pandemic but im glad you guys come thru..i love the topics being discussed here especially mental health stigma and parenting of our kids walahi this is all common in our community it is not a stereotype but facts and it happens to many. I look forward to more videos inshallah and love your work. Somali Australian 🇸🇴💙😭🇦🇺🤲🏽

  • @muhanadcade2253
    @muhanadcade2253 2 ปีที่แล้ว +39

    Nimca joker is the only person who is the funniest and most humorous in the drama

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 2 ปีที่แล้ว +6

    She is gurguurad am socod only wallee gabadhasi waa aktarad

  • @hodansaciid8706
    @hodansaciid8706 2 ปีที่แล้ว +46

    Nimco jokar beauty and talent combined Masha’Allah ❤️

  • @ramloosman2619
    @ramloosman2619 2 ปีที่แล้ว +9

    First one👋👋👋👋

  • @zakibingolden6717
    @zakibingolden6717 2 ปีที่แล้ว +1

    Inantas hoyadeda necbantahy m.a jilideda wa rer Hollywood ogadaaa aniga marwalbo ey oysooo wala 😢 oyaaa

  • @dekasabriye3725
    @dekasabriye3725 2 ปีที่แล้ว +1

    Dad dhar wata o hadana qawan Allow na astur

  • @brokenheart-nh3js
    @brokenheart-nh3js 2 ปีที่แล้ว +2

    Exkaygii ka arkay xagaas 🥰😂😂waryaa Yuusuf wan kujeeda

  • @نعمنريدوجهالله
    @نعمنريدوجهالله 2 ปีที่แล้ว +1

    ‏الله يحفظكم من كل شر 🤲🏽

  • @megfmliq7393
    @megfmliq7393 2 ปีที่แล้ว +14

    Dharkina iyo dhaqankina iniga muhuimsan waxano dhan

  • @orangecolor5836
    @orangecolor5836 2 ปีที่แล้ว +4

    30:07 allah😂😅 xaran iga dheh she’s so funny and I love her so much can’t wait to meet her

  • @maguled
    @maguled 2 ปีที่แล้ว

    Daawadu meel aanay ku jirin ha ka raadinina'e dhulkiina u soo noqda, oo dhista.

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 2 ปีที่แล้ว +1

    It's a good learning for a family masha Allah

  • @نعمنريدوجهالله
    @نعمنريدوجهالله 2 ปีที่แล้ว +1

    ‏صومالي محمد 🇸🇴😍

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 ปีที่แล้ว

      Soomaali maxamed wax la dhaho ma jirto.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

    Habeen dhan baan uqaawanaaye kuye

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa ruwaayadihi hore waliba kasii wanagsan kuwii hore aaaad baan aga helay qosol waan ceshan kari waayay😂😂😂😂😂😂😂

  • @Simanadan1
    @Simanadan1 2 ปีที่แล้ว +3

    Joookar & samira dhaqane💕

  • @zakibingolden6717
    @zakibingolden6717 2 ปีที่แล้ว

    This words makes me 😢😭😿crying

  • @iftinadenchannel8553
    @iftinadenchannel8553 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw hodan iyo nimco love them keeping

  • @abdijabarteno
    @abdijabarteno 2 ปีที่แล้ว +1

    Feeling entertained from 🇰🇪

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah hore u socda
    Soo booqda hirgelinta cuntada dalka hooyo somali community kitchen

  • @hibanuura4612
    @hibanuura4612 2 ปีที่แล้ว +1

    www🤗ruwayad ad u qurxon

  • @suleeqochannel8519
    @suleeqochannel8519 2 ปีที่แล้ว +5

    Laandheere legend

  • @user-qx8op7pn1o
    @user-qx8op7pn1o 2 ปีที่แล้ว +5

    This was hilarious! Makes me learn my language again. One thing I didn’t like was the typical stero type Somali Family’s

  • @queenahmed6170
    @queenahmed6170 2 ปีที่แล้ว +4

    sanad wlbo wn daawadaa ruwaayadaan somali museum aadaabaan u jeclhy jilaayaasha weey mhdsanyihiin inteey naga qosliyaan

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 2 ปีที่แล้ว

    Riwaayadani kama tarjumayso dhaqanka wanaagsan ee qoys Soomaaliyeed. Waa ruwaayadihii dadka looga qoslin jiray.
    Hooyo Soomaaliyeed qoyskeeda waa isku waddaa.

  • @cabdilaahifaarahAwil
    @cabdilaahifaarahAwil 2 ปีที่แล้ว

    Somli museum dadka soomli wax badan ka faa.iiDan

  • @ruwaydarayaan6903
    @ruwaydarayaan6903 2 ปีที่แล้ว +4

    www nimco jokar she has talent🥰❤️

  • @caishacudonlyrics5816
    @caishacudonlyrics5816 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dadki hore camal udhaqantaa hore usocoda all

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 ปีที่แล้ว +4

    Hodan shibis i like her

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 2 ปีที่แล้ว +6

    Machallah machallah amazing happy to be somali

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle. Ayaa. Ii. Gargaaray

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 2 ปีที่แล้ว

    SUBXAANALLAAAAH XIJAABKII AAWAY

  • @hibooo9164
    @hibooo9164 2 ปีที่แล้ว +14

    Inta ila aragta aroosadii sida walida u ciyaaraysa likta

  • @MaxamedMuslim-6
    @MaxamedMuslim-6 2 ปีที่แล้ว +3

    Nacima Jokar English Carabik Somali Taayirka lala dhacayakkkkk

  • @xaawomaxamed9123
    @xaawomaxamed9123 2 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha Goa sidata mashalah abaayo sa uasturnow

  • @nuuraabdi3990
    @nuuraabdi3990 2 ปีที่แล้ว +2

    Nimca jooker 💞💞💞

  • @hamdaadangooye5370
    @hamdaadangooye5370 2 ปีที่แล้ว +5

    Maxa nalugu casuumi wayay anaka

  • @nimcoabdihaybe507
    @nimcoabdihaybe507 2 ปีที่แล้ว +1

    Niciimo jokar qof jirta alle haku xifdiyo

  • @nadiaqali6240
    @nadiaqali6240 2 ปีที่แล้ว +1

    Safiyo tusmo mee🥺🥺🥺

  • @mohamedhamari2483
    @mohamedhamari2483 2 ปีที่แล้ว

    wllha waxaa tihiin wali dad dhoqonkoda ilowin

  • @mulkiabuubakar2676
    @mulkiabuubakar2676 2 ปีที่แล้ว +3

    nimco jookaree waakuwataa habar yar3e

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ปีที่แล้ว

    Waa xaqdarada Lagu haayo ilmaha oolakalajecelyahay somaalida sidas ayay sameyaan

  • @abdiaziizidiris7698
    @abdiaziizidiris7698 2 ปีที่แล้ว +21

    Naciimo jokar waxkale English waa kutumatay reer mudugnimo😄😄😄

  • @brownahmed2160
    @brownahmed2160 2 ปีที่แล้ว +1

    Amazing Job.. Keep Going Guys 🔥🔥

  • @gawshinebakari8047
    @gawshinebakari8047 2 ปีที่แล้ว

    Plz heesta Hodan Shibiin soo galiya

  • @نعمنريدوجهالله
    @نعمنريدوجهالله 2 ปีที่แล้ว +1

    ‏سلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @fardowsoahmed5041
    @fardowsoahmed5041 2 ปีที่แล้ว +5

    Mama canab xagee ku dambeysay walawayay

  • @dawapress2225
    @dawapress2225 2 ปีที่แล้ว

    wooow

  • @ahmedomar9804
    @ahmedomar9804 2 ปีที่แล้ว

    Gabdhahaan dharka ku dhag dhagan qabo, ma oga miyaa in rag ay daawanaayaan? Naga daaya dhaha hadii aad garaneysaan - Jirkooda in ladaawado miyey meesha lasoo istaageen mise in wax laga dhageysto?

  • @aminodheyman265
    @aminodheyman265 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤

  • @mabdi1406
    @mabdi1406 2 ปีที่แล้ว +16

    Joker lol another level 🤣

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 ปีที่แล้ว +4

    Nimca joker so funny 👍💯🇸🇴

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 ปีที่แล้ว

    Naciimo quruux

  • @aseelabdull7048
    @aseelabdull7048 2 ปีที่แล้ว

    Safiyo tusmo iyo parctemol la aantood nuur maleh 😭

  • @umumuna2441
    @umumuna2441 2 ปีที่แล้ว

    Naciimo jokar mashlh quruxo iyo qosol

  • @muslimgirl4163
    @muslimgirl4163 2 ปีที่แล้ว +1

    Nimco jokar🥰🥰

  • @ibrahimmed5433
    @ibrahimmed5433 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @zainabahmed9405
    @zainabahmed9405 2 ปีที่แล้ว +4

    "Habeen dhan baan u qawaanaa" the 🤣🤣🤣

  • @MohamedMohamed-sj4vq
    @MohamedMohamed-sj4vq 2 ปีที่แล้ว +11

    The best event !!!

  • @cashoahmed1195
    @cashoahmed1195 2 ปีที่แล้ว +2

    Am late 😪 😕

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 2 ปีที่แล้ว

    I like this video wlahi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 ปีที่แล้ว +10

    Joker is always jookar jiro joog

  • @abdullaahiahmedali2629
    @abdullaahiahmedali2629 2 ปีที่แล้ว +3

    Ruwaaayad ma arkoh sanadkan
    Joker lee qosola leee ma ogiye
    Lakin wx fa ida maleh "safiyo tusmo" iyo legendski somali mesuim waa latabay bllhi😕

  • @fartuuncadarey902
    @fartuuncadarey902 2 ปีที่แล้ว +4

    ninco jokr xppti ku jecliya

  • @Naseeha2055
    @Naseeha2055 2 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂😂nimca joker is hilarious 😂

  • @cowboycerrone2348
    @cowboycerrone2348 2 ปีที่แล้ว

    who is the girl at 5:58 ? She’s so beautiful Masha’Allah

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 ปีที่แล้ว +3

    👏👏👌💯👌❤️

  • @نورالحياة-ش3خ4ز
    @نورالحياة-ش3خ4ز 2 ปีที่แล้ว

    30:49

  • @hoorulain5527
    @hoorulain5527 2 ปีที่แล้ว

    I have just seen The Ambassador Ali Americo.

  • @sacdiyosaidwarsame8362
    @sacdiyosaidwarsame8362 2 ปีที่แล้ว

    Nacimo jokar actarad❤

  • @fartunsuleiman8941
    @fartunsuleiman8941 2 ปีที่แล้ว

    Nimco joker we love u

  • @Abdikariimsheikhali2333
    @Abdikariimsheikhali2333 2 ปีที่แล้ว

    very nice

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 ปีที่แล้ว

    Waxmagarad inan gumeed iidoor somalidiidow wax la waayey ruuxaas waashay baa doona waligiise
    Inan gumeed iidoor somalidiid xinle, xunle, xasadle tiilka ba'ay waa isagii isyiri: somaliya dad iyo dal iyo diin adiga iyo kenya ku qabsada kuma qadaysaane
    Saqiir baa hooyo macaan dhimatay ku dul ooya muuse biixi cabdiyow intaan cidiba soo heline
    Inan gumeed iidoor somalidiid kornayl taanihii saakaarka xumaa ee shanta kaare ee iidoorta tigreey siisay oo habraha daaroodka sool iyo sanaag ku cayrcayrsan jiray ayaa ku caacleeyey digil iyo miriflaha laascaanood iyo ceerigaabo tarxiil iidoortu qoor isu yeeshay iyadoo ay sanka uga duran yihiin daaroodka iyo samaroonta iyo ciisaha intii somaliya soortu kaba qaaday cajuuskaan cooshadoobay somlida koofureed uu ka caraysiiyey in kastoo aysan digil iyo mirifle falin inan gumeed iidoor somalidiid doorshaan sidiisii uu saxaro uba sayrsayrshay
    Qoomuluutka ayaa iska raaca ina kaahinow cid kastoo qosol ugu deeqda waayo erayga geey (gay) waa faraxsane sida qaamuuska laga helayo
    Cajuus gaal ihi barako ma leh saleemaan gaalow sidii Guule (Allaah) noo sheegay
    Cajuusad cirqowday oo dabadii iyo daamankii isku dhaceen oo wali dhilaysato ah oo sharr iyo balaba sheeg sheegta edna aadan somalidu way ku wada taqaan sabankaan joogno taasoo somaliya aan marnaba hore looga maqal waa la soo marayba
    Oo cajuusad dhexe sahra halgan ay macaws u xiratay siday qawlasatada iidoorta snm iyo garacyada iidoorta saf ka soo wada galeen markay galmo ugu deeqday sidii iyadu ay warisay oo iyadoo ku faanaysa inay mujaahidad snm-a tahay oo shaqadii ay u halgameen snm barkeedii sidaas u soo qabatay habartaan sinada kuba faanaysa
    Cajuus dhurwaaboobihii caac iyo cabasho la cabaadaayey oo caynka uu yahay somalidiid iyo somalidoon midnaba boonayste faysal cali waraabe waatuusan caanka ku ahaaye
    Oo kuwaan iyo kuwo ka badan oo la dhaqana inan gumeed iidoor waa wuxuu washaynsigaani caanka kuba yahay wakhtiga la joogno
    Citiraafka inan gumeed iidoor somalidiid uu maanta rabo waatuu ka yiri cigaal caymo: wax la waayey geelow nin waalan baw duda'e
    Inan gumeed iidoor somalidiidow faranji iyo gaal madoobe daba gashay oo daacad noqotaye habarti cay dabamadoobow miyey beelahood daraja sare kaa siinin, waa idinkaan sawaab yahaw somaliya dadkeedii iyo dalkeedii iyo diinteedii sacsaca ku ahaaday
    Inan gumeed iidoor somalidiidow maad talo iga maqasho oo bahdaada soomaliyeed dhinac ka soo raacdo oo Biyomaal kuma nicinine maad bar uu ka ahaato
    Oo biyomaal haduu bun sharuur kuu shiilo durbaba waad bogsanaysaaye
    Cudurkaas iyo cashigaas baas ee caqliga iyo curuqyada idin ka galay ee citiraafdoonka ah runtii fay waabad kaba orane. 18

  • @farahahmed7429
    @farahahmed7429 2 ปีที่แล้ว

    Marax waxay u soo faristen oo ay dawanayen agag

  • @manaal3968
    @manaal3968 2 ปีที่แล้ว +6

    Nimco jokar 🥰🥰🥰🥰🥰❤🙏

  • @wppro6921
    @wppro6921 2 ปีที่แล้ว

    Yrd

  • @Rahma-ji9wv
    @Rahma-ji9wv 2 ปีที่แล้ว +11

    Nacimo jokar riwaayadahay kujirta dhan wa shidanyihiin

  • @hindaabdi2680
    @hindaabdi2680 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk hadaxanuunmajiro

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 2 ปีที่แล้ว +2

    Nicima jokar qadar cadim

  • @sucdimohammed7796
    @sucdimohammed7796 2 ปีที่แล้ว +1

    Laandheere nin jira

  • @xananmahamuud383
    @xananmahamuud383 2 ปีที่แล้ว +5

    Niciimo jokar umadena mahan wlhi waa qosol miiran

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว +5

    Dhaqan biis ayaad tihiin ee dadka Wax ka fiicaan u soo bandhiiga waxuu xigmad daranaa

  • @AliDiyat-ul4is
    @AliDiyat-ul4is ปีที่แล้ว

    1000

  • @muniirno.1youtube24
    @muniirno.1youtube24 2 ปีที่แล้ว +1

    Garac yhy ku tiri show dhexdiis

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว

      MUNIIR, Mala yaabtey walaal 🤔🤔 anaaba is moodayey inaan kaligey maqley, meeshu maamul xumaa kuwa wax matalayaana dhaqan xumaa waaba mashraxii cayda lagu baranayey.

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxa jokar barkiin mee soo gishatay

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 2 ปีที่แล้ว

    Somali qurbo joog xigmatii baa ka tagtay somali ma aha gaalna ma aha

  • @haniitomouse3541
    @haniitomouse3541 2 ปีที่แล้ว

    No so badiya pleas😂😂💋💔💯

  • @thinkbeforeyoutype7106
    @thinkbeforeyoutype7106 2 ปีที่แล้ว +1

    Hahaha this was hilarious.

  • @Amishaa8009
    @Amishaa8009 2 ปีที่แล้ว

    💯👂

  • @hooyoamish6438
    @hooyoamish6438 2 ปีที่แล้ว

    Ilahow na astur wada qaawni hadana wacyigalin maxay dad waaniyan iyagaba wada qaawin kuwa dibka sokala xirtee moodid ido seynta ruxaya qurux mey Mooden qiimaha binidamku wuxu kuleyahay waa dharka yaa ilah nasaamax

  • @sahroyussuf2571
    @sahroyussuf2571 2 ปีที่แล้ว +1

    Nimco joogar ❤️❤️❤️

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 ปีที่แล้ว +3

    Nimco jookar😂😂😂😂😂😂😂😂😂 balaayo weeye acuudu qofka halka halaky ku baraty hadalka