Sheeko Gaaban---Col baan la ahee adna la coloow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024
  • Waa sheeko gaaban oo ka hadleysa saaxiibka xun oo amar ku taagleenta ku caan baxa. Princess Xaawo Kiin, Ilhaan Xarago iyo Laki H. Wacays.

ความคิดเห็น • 610

  • @simantrueloveneverend4391
    @simantrueloveneverend4391 7 ปีที่แล้ว +62

    I love laki waa jilaa yaa igu racsan way iga qoslisaa aniga marwalba

  • @googlegmail3753
    @googlegmail3753 7 ปีที่แล้ว +5

    Waan jeclahay ilhaan xaraago. Qabkay u hadasho waa qab aqliyeysaan. Hadalkedanah Wu misaman yahay love you ilhaan qurux baayo MCN

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 7 ปีที่แล้ว +74

    Ani wlh saxiibty aaan ku kala go nay say ii lahay qofkaaas hala hadlin col an nahy waxaaabo ka yaby magaladi dhan in an col noqono markii dambe iyadi aaan go ay iga tag yaa waqti kasto qof lagu diraaa saxiibada xun hasoo dhawaysan
    like iisaaar hada iga dambayso
    bye

    • @abdirazakabdullahimohamed8331
      @abdirazakabdullahimohamed8331 7 ปีที่แล้ว

      Keyf Karshe adi xataaa sheekadan cml wy kugu dhacdaaa yh

    • @quruxdumarwaaxishod7949
      @quruxdumarwaaxishod7949 7 ปีที่แล้ว +1

      Keyf Karshe hhhhhhhhhhhhhh

    • @naimashandi1662
      @naimashandi1662 7 ปีที่แล้ว +2

      hhh run zxp waa ruun

    • @hamdadaud1008
      @hamdadaud1008 7 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkk

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 5 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhh wlhi aqligada qabtaa saaxibka xun asagaa la goyaa waayo aduunka oo dhan iyo hal qof waxaa muhiimsan aduunka oo dhan inaad hishiis la ahaato

  • @cabdisamadjama7145
    @cabdisamadjama7145 7 ปีที่แล้ว +198

    Hhhhhhhh Laki iyo ELHAAN IYO XAWA kiin inta tagerta ka so hor jeda tv ga xunka habalaha xumayay like egu qabata

    • @madongamadey8830
      @madongamadey8830 7 ปีที่แล้ว +2

      Cabdisamad Jama kl

    • @ruweydaahmed3203
      @ruweydaahmed3203 7 ปีที่แล้ว +2

      kkkk kkkkkkkkkkkkk

    • @qaladidqaladid2557
      @qaladidqaladid2557 5 ปีที่แล้ว

      Ruweyda Ahmed جاررتتتتتل

    • @hindiahassanabdirahman1633
      @hindiahassanabdirahman1633 5 ปีที่แล้ว

      Wllhi elhaaan saaaaidbaan u taagersanahy filimanteed Kama dhigo daawashad elhaan xargo 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @munosaidmunosaid1227
    @munosaidmunosaid1227 7 ปีที่แล้ว +167

    kkkk my queeen laki xaji wan tagera inta tageerta like isara

  • @laqanali1005
    @laqanali1005 7 ปีที่แล้ว +73

    waa sheekadii sucuudiga iyo qatar iyo soomaalia hhhhh inta igu raacdey #like isaar

  • @munajama5507
    @munajama5507 7 ปีที่แล้ว +231

    ruwayadan waxaan u fahmay inay ku socoto universal tv inta ila fahantag like igu qabta

    • @oskardesile394
      @oskardesile394 7 ปีที่แล้ว +4

      Muna jama iyo abukar mahdi ay kusaabsantahay

    • @daahirgarabey2608
      @daahirgarabey2608 7 ปีที่แล้ว +1

      Oskar Desile

    • @faaizamohamed5004
      @faaizamohamed5004 7 ปีที่แล้ว +2

      Muna jama haa waa runta saas ayaan ufahmay

    • @aishanuur7690
      @aishanuur7690 6 ปีที่แล้ว +1

      MashaAllah aqliley ayad tahy mcnto

    • @queenofqueens7152
      @queenofqueens7152 6 ปีที่แล้ว +1

      Muna jama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😁😀😀😊😊

  • @ayanabdi7093
    @ayanabdi7093 7 ปีที่แล้ว +514

    Qoofkiii kufaraxsaan xaawa kiin o ruwayadan kujirto like isaar

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 7 ปีที่แล้ว +93

    Xawo kiin dhal gobeed wlh aniga wan kula qabaa qofkii aniga camala like ok

  • @seynabaweyschannel6081
    @seynabaweyschannel6081 7 ปีที่แล้ว +37

    kkkk ar laki iyo XAWO kiin xaa kala hesto biyaha cab kulaha XAWO kiin wan caby ma arkeen niyaa kulaha laki waan Ku firi nayey mabo cabin lakin adaa cabi dono kulaha indii ka heshy like igu cawiya

  • @aminahussein3208
    @aminahussein3208 6 ปีที่แล้ว +2

    Universal tv kkkjkjj wanfahmay ujeedadina khatarbaatihin👆👌

  • @dagannafuroondn3691
    @dagannafuroondn3691 7 ปีที่แล้ว +6

    wale waaa u sarbebten qofkas isku modo ino adunka u sareyo ilahay ha ni xafido amin

  • @stephenstephen2917
    @stephenstephen2917 7 ปีที่แล้ว +12

    Laki H. Waceys waa atirisho dhamaystiran wlhy.👏👏👏

  • @cariraxmaandiini8616
    @cariraxmaandiini8616 7 ปีที่แล้ว +63

    ruwaayada dadbay kuso socotaa qofkii ila fahma iigu qabo lke

  • @mandeeqali9931
    @mandeeqali9931 7 ปีที่แล้ว +9

    Goobe video production adaa ka riwaayad fiican universal tv plz samee riwaayad taxane ah adaa ka Qatar sanaan doono universal tv

  • @zahrocumar3878
    @zahrocumar3878 6 ปีที่แล้ว +9

    lki xaaji wacees walhi waa fani Mar walbo waan iska jeclhy xawo kiine kama liidto inta igu racsan lk isara

  • @زهرةالحارثي
    @زهرةالحارثي 7 ปีที่แล้ว +27

    Ciwaanka sheekada waxey isoo xasuusiyeen markaan dugsiga dhigan jiray 😽✋
    #no time to waste !😴

  • @idrisskafiya5603
    @idrisskafiya5603 7 ปีที่แล้ว +20

    Haaa universal tv aye ku socota so that universal wa xiligii ee duubeysay bisaadaha iyo jiirga if u agree please like ii saare don t Forget !!!.

  • @idilhussein6796
    @idilhussein6796 7 ปีที่แล้ว +81

    Anaa ugu horeeya igu qabta like ilmaaderayaal

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 7 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw i like melkasto ay laki haaji wacays ku jirto xbbti guulayso waliga
    Waa sheko xaqiiq ku salaysan in badana dhacda ((col kanoqo anba waa ka ahay ee)

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  7 ปีที่แล้ว +85

    Asxaabta TH-cam habeen wanaagsan! Waa riwaayad ka turjumeysa Saaxiibka amar ku taagleyta kula dhaqma saaxiibadiis, iyo cidlada uu ku soo dhaco marka ugu dambeysa!! Enyoy the evening!!!!

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 7 ปีที่แล้ว +2

      Goobe Video Production salamullah aad baanu idiin jecelnahay

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction  7 ปีที่แล้ว +2

      Dalha Mahadsanid bro, sidoo kale!

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 7 ปีที่แล้ว +2

      Goobe Video Production waanka qaaday laki iyo ciyaalkeda iyo adigaba love u

    • @maryanali1829
      @maryanali1829 7 ปีที่แล้ว +2

      Goobe Video Production mahad sanid in badan wlhi wa film xaqiiqda ka hadlayo
      Hawo kiin iyo laki xaji salan qaaliya iga Hooya❤❤❤❤❤❤

    • @maniiramohamed6880
      @maniiramohamed6880 7 ปีที่แล้ว +1

      Goobe Video Production

  • @zamzamabdi472
    @zamzamabdi472 7 ปีที่แล้ว +81

    Tan caml aneeyba igu dhacday wlh intee ku dhacday like ku qabta

  • @aymancillaansaartooy.3932
    @aymancillaansaartooy.3932 7 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanidiin sida sarbeebsan oo ibaxnimada leh ee aad dibadda ugu so dhigteen dhaqan xumada TV universal, iyo wixii la dhaqan ah.
    Habka duubista(casri)
    Habka jilista( macaan)
    I love you and you make sense.

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Hawa Kiin congratulation about your twins sister Laki H Wacays good answers.

  • @fansfarhiyafiska2411
    @fansfarhiyafiska2411 7 ปีที่แล้ว +25

    Istaaqfululah manooli wlh 😂 😂 😂 😂 😂 😂 waa fuuray xaawa kiin jecliyaa inta yar 4:34 kulahaa awoow qoftii ladagaasho anne mala dagalaa ileen princess xawa caadi maahan nolow full respect yaqey laki caadi maahan

  • @hoodoqaali3241
    @hoodoqaali3241 7 ปีที่แล้ว +1

    Ganjiibo ganjiibo magado erayga wa iga gadnyhya kaliyo lab xawakiin iyo lakii cadi matihin labadiina wan idin tagara xabiibatii noladaa

  • @sahrasy7102
    @sahrasy7102 7 ปีที่แล้ว +199

    Ani waxan u maleyey in ruwayadan ka rutjibeyso aburak mahdi iyo universaltv lol qofki ila qabo like saar 😊😃

    • @saidahussein260
      @saidahussein260 7 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Sadiiq 👌👈

    • @caaishacaaisha3480
      @caaishacaaisha3480 7 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Sadiiq waba lojeyda abukar mahdi in laheysto

    • @ummuaanas4580
      @ummuaanas4580 7 ปีที่แล้ว +2

      Sahra Sadiiq kkkkkkkkkkk beentaa ma ahan sir ayaa kuduugan ruwayada

    • @asliabdinoor8412
      @asliabdinoor8412 7 ปีที่แล้ว +2

      Sahra Sadiiq waxa tahay qof waxa garad ah runta ona araagti dheer

    • @maryanmohamed5882
      @maryanmohamed5882 7 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Sadii anbo waan umaleeynaayaa walal

  • @deeqoabdule4512
    @deeqoabdule4512 7 ปีที่แล้ว +12

    Wa wax run u dhaca wxana ku dhaqma naagaha sxbda laga dhiganayo mid maalin dhaweed arka sooxasuusta yaaahu 😳😳

  • @abdifatahosman5343
    @abdifatahosman5343 7 ปีที่แล้ว +2

    Aamow shaashi waa milkilaha universal tv qofki igu raacay like kuso qawo

  • @sahrosiyaad8878
    @sahrosiyaad8878 7 ปีที่แล้ว +1

    ilhaan.xarago si fiican ayay u hadashay.waa. gabar fiican 👌👌👌👌😍

  • @Itsnajaxey
    @Itsnajaxey 6 ปีที่แล้ว +3

    Oh my god warbadnaa Subxaanalah uf uf reer somalia laan

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 7 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi this film is true. Those days some friends are just like this. If you talk to someone they don't like/ talk, they get angry. I don't like that kind of friends. Everyone is free and they can be friend with anyone they like.

  • @Awale.british
    @Awale.british 7 ปีที่แล้ว +13

    Hhhhhh Walahi waa qoslay Laki Haji Wacays Salan sare Abaayo Sharaf kunolada Gumaystihii Universal Tv laga baxyee 😂😂😂

  • @munamanka6897
    @munamanka6897 5 ปีที่แล้ว +2

    Laki xaji waceysle iyo xaawo kiin ruwayad cajiib ah iga dheh intii laki tager san sideeda kale ah like igu qabo

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +9

    Xaawo Kiin jecliya Waa funny😂

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 7 ปีที่แล้ว +10

    hoosha hasocoto waa dhacdaa shekadan qurbaha weykubadan tahay waa qisoyin ubaahan in lasso bandhigo goobe video horay usoco shaqo wacan iyo ruwayado bulshada KA turjumayo waxey KA indha dadan yihiin iyo qurbaha waxa laga la laban doonno adi wadanki lagu labto ragii iyo dumarkii qurbaha waxbadan ayaa iska badalay

  • @sadiyalove7908
    @sadiyalove7908 7 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh xaawa kiin ileen caadi ma ahan actin keeda hhhh love it ilaahn xarago na jawaab fcn siisay wlhi Hhhhh lakiyeey la anta abaar 😂

  • @maryamadan1225
    @maryamadan1225 6 ปีที่แล้ว +1

    I love you xaawa kiin and ilhaan inta taageerata sadexdaa hablood like ha isaaraaan

  • @muslimoshuceyb4123
    @muslimoshuceyb4123 7 ปีที่แล้ว +7

    sheekadaan waxaan ka dha dhansaday in eey ku socoto tv kag universal sida muuqatah. heesihii laki iyo ilhaan weey tuureen

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 7 ปีที่แล้ว

    Sidaad isudagaasheen universal madaawado adiga sidaan kuu taageero awgeed. Maansha Allaaaaaaaaah kujeliyaa

  • @mandeeqali9931
    @mandeeqali9931 7 ปีที่แล้ว +7

    Waa Abukar Mahdi iyo universal laga wadaa 😂😂😂😀😂waaba canaadsiye waxaas oo kale yahuu qooto qooto waa xabis gumeesi 😳😳😳

  • @idrisskafiya5603
    @idrisskafiya5603 7 ปีที่แล้ว +4

    Ma la dhihi karaa laki xaji wacays inta ee timidhay london fanaanitii ingiriska waye xoorobeyn. Inta ilaqabta arinkaas please like igu qabta.

  • @caraweelostyle2763
    @caraweelostyle2763 7 ปีที่แล้ว +12

    wuuuw dhulka kujiida ruufiyaanka idinku dhaxjira👏👏👏👏

  • @safiamohamud3035
    @safiamohamud3035 7 ปีที่แล้ว +4

    That's true they're bad friends thank you laki love you sweet sister 💝

  • @fansfarhiyafiska2411
    @fansfarhiyafiska2411 7 ปีที่แล้ว +31

    Xaawa kiin I love you wlh qof fcn wayay ilahey amarkis waanba iska taagare maskiin wayay hadane daacad ah iyada fiska ahlu shrf waa ahlu daacad

    • @حسنالداري-ب9ظ
      @حسنالداري-ب9ظ 7 ปีที่แล้ว

      Fans Farhiya Fiska t5tt

    • @haniibrahim8
      @haniibrahim8 7 ปีที่แล้ว +2

      walee.hada Ayan sheekada fahmay wa xaawa kiin wa atariisho cadi mahan

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 ปีที่แล้ว +6

    Xaawo jilida Kuma fiicna, she is just like Fiska. Btw i am looking forward to How things will end

  • @starsomali7276
    @starsomali7276 5 ปีที่แล้ว

    Naagaha uk inta ugu badan saas waaye aroosyada maba u aadaan farxad shaqo kale ma laha ruwaayadaan sax waaye

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilhaaan xarago inta igu raacdey like isaara

  • @ayanahmed8948
    @ayanahmed8948 6 ปีที่แล้ว

    Too saxiib ahaan jirne midoo kale oo saxib idyada laheed saan cml lee eheed

  • @amiishhassan8807
    @amiishhassan8807 6 ปีที่แล้ว +1

    Laki iyo xawo waku hestaa like ta isara ana hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @habondeeqa7827
    @habondeeqa7827 5 ปีที่แล้ว +1

    Laki haji wacays ku jecliyaa inta tagerta like

  • @hooyojecel9674
    @hooyojecel9674 6 ปีที่แล้ว +3

    Laki xaji warunted wan ku racsnhy wayo sxbka waxad necbtahy waa inu kula nebcda

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 7 ปีที่แล้ว +2

    Markaaan dhaho like ii Sara la ii a saroh Somali Maxamed maxaan idnka samiiyay please like igu qabata 484 baa iga horeeyah 😭😭like like plzzzzzz

  • @fariidoinaowkewaxbaigudiri826
    @fariidoinaowkewaxbaigudiri826 7 ปีที่แล้ว +2

    naag dhiig leh laki wlhi so funny aniba sasan dhihi lahaa

  • @jibiso4491
    @jibiso4491 7 ปีที่แล้ว +3

    Xawakiin 😍😍laki😍ilhaan xarako😍

  • @dahir-decostaofficial4903
    @dahir-decostaofficial4903 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilhaan naag nool wlhi karti bdnaaa alla ilhaan xarakoow 😂😂😂

  • @hafsaabdixarago7796
    @hafsaabdixarago7796 5 ปีที่แล้ว +4

    Jiliinka xaawa kiin baan ka helay🤣

  • @asmaaasmaa-kg6yt
    @asmaaasmaa-kg6yt 7 ปีที่แล้ว +1

    Abubakat mahdi ineee ku socoto waa la arkaaaa wlhi dhulkaaa lala jaray kkkkkkkkk

  • @caamirlajakis2950
    @caamirlajakis2950 7 ปีที่แล้ว +19

    Xaawo kiin Wllhi ayadda ayaa Ku heestaa

  • @balqiisbeautycooking-show8985
    @balqiisbeautycooking-show8985 7 ปีที่แล้ว +1

    Haso gogoyso ama yeysan so gogoynin ama lisku gosan ama wa lakala goosan hhhhh hawo kiin cadii ma ahan love you sister

  • @foosruun7511
    @foosruun7511 7 ปีที่แล้ว +14

    waaw waa ruwayad fican xawo kiin iyo laki cadi mahan

  • @umuibrahim8641
    @umuibrahim8641 7 ปีที่แล้ว +1

    Waa arin run oo yurub kajirto anaaba arkay walaahi stress qurbaha iga dheh

  • @queenabdisamed9649
    @queenabdisamed9649 7 ปีที่แล้ว +5

    queen laki xaaji love u 😍😍

  • @anfacaxmed2195
    @anfacaxmed2195 7 ปีที่แล้ว +8

    Lakiyey shareey maxa ahaan jirtey shoow

  • @لاالهالااللهلاالهالاالله-خ4ت

    Walashey an jeclahay ina adertey xawo kin warkeda wa sax

  • @mohamedcdulahi3608
    @mohamedcdulahi3608 7 ปีที่แล้ว +1

    Shekada waa tan universal shekadeda dhexmarty

  • @sirabdullahi7089
    @sirabdullahi7089 6 ปีที่แล้ว

    Goobe production tv xunka mesha wa kasaarin abukar mahdi wx lama joogo

  • @hodannuura7579
    @hodannuura7579 6 ปีที่แล้ว +2

    Laki xaji ways ku tageeeraaa😍😍

  • @hamdiabdulle7807
    @hamdiabdulle7807 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh alla beerka gaanjibo gaanjibo magaado kulahaaa she is funny

  • @bilanadan4981
    @bilanadan4981 7 ปีที่แล้ว +2

    Kiin IYO laki love you 😍😍😍

  • @qadanqueen3478
    @qadanqueen3478 7 ปีที่แล้ว +1

    alaylahe karbaash ayaa kudhacay TVga universal kulahaa dad kumaharine waa inad jiirka iyo bisadaha duubtaa laki caadi mahan xaawa kiin ayadana waaba agratad wayn ilhaan ayaba kadhicin wixii idin soo weerara sidaas ukarbaasha

  • @ifraahosman7623
    @ifraahosman7623 7 ปีที่แล้ว +23

    walee TV aan ogahy waa lagu cunay meshaan laky caadi mahn

  • @Dhamo1986
    @Dhamo1986 7 ปีที่แล้ว +3

    Bisinka illeeen hawa kiin heeesaha lagu fahma 😱😱markay hadasho waaba sheeeka kale🤣🤣

  • @joofcftah8934
    @joofcftah8934 4 ปีที่แล้ว +1

    Abuukar Mahdi ayey ku socotaa qofkii sidaa ufahmay like saar

  • @princesshayaat6648
    @princesshayaat6648 7 ปีที่แล้ว +1

    Waru walahi ani wan arkay qaarsidaasa sxp imika jooga wa yartahay inun sxp wanagsan noqdo sxp kaa, waliga ha, aaminin inuu wax kale kugusameeya dhici kartee

  • @haboonosmanhasan6519
    @haboonosmanhasan6519 7 ปีที่แล้ว +1

    wallahi kal iyo lab aan uqoslay Shakada socoto lee kahadlen ķkkkkkkkk

  • @hanadyare1925
    @hanadyare1925 7 ปีที่แล้ว +1

    Dheriga karkarka waxa kageenay kuleelka like ta iku shuba 👍👍

  • @husseinahmed7222
    @husseinahmed7222 5 ปีที่แล้ว +2

    Shagadan melbay ku socota kkkkk univers tv

  • @ugaasomaxamad833
    @ugaasomaxamad833 7 ปีที่แล้ว +9

    Somalida waxkasto cashegeen haiscaayiin hasqayaanino lknkanin dhaqankeena kumajiro intii iguraacsan ?

  • @mohamedabshif1003
    @mohamedabshif1003 7 ปีที่แล้ว +23

    wlhy kal iyo laap bn uqosley ileen xaawo kiin waa atriisho jirta
    laki buse bey ka shey hh

  • @hayaatmohamed4772
    @hayaatmohamed4772 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc walla laheey like igu qabta

  • @ckariimmaxamudsamatar4323
    @ckariimmaxamudsamatar4323 7 ปีที่แล้ว +3

    cimli Somalia sacudi iyo qatar wax kama quseeyo meeshaan ee tv ga #universal ay ku socota walee laki cuqdad lee waa ilaahow cuqdada kasaar dadkeyga 🇸🇴
    Aamiin
    Inta igu raacsan like iga daba keen he maxa suge

  • @ceebla2687
    @ceebla2687 7 ปีที่แล้ว +5

    Laki waxy ku hadlysa magaca universal Tv

  • @sabahibrahim1285
    @sabahibrahim1285 7 ปีที่แล้ว +23

    Riwaayad run ka hadlaysa Ala maxaan qof soo xasuustay

  • @mohammedcabdi2712
    @mohammedcabdi2712 5 ปีที่แล้ว +2

    hhh sxbtimadu waa sidey laki sheegty m.a

  • @studiocadaadocadey7473
    @studiocadaadocadey7473 7 ปีที่แล้ว +1

    Shekadaan bari aanyareenbaan suubin jirnay sxb hebal col aan la ahy ee col lanoqo

  • @faatimaabdow8329
    @faatimaabdow8329 7 ปีที่แล้ว

    Kkķkkk hadaan isla shaqayno ma adaan kuu ibsanahay good ilhaan runta u sheeg

  • @munobeelocooking3576
    @munobeelocooking3576 7 ปีที่แล้ว +11

    laki jilaaa way wow kala goooso

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 7 ปีที่แล้ว +7

    Sheekadan meeley ku socotaye tolow waa xagee umadaa lagu hargufoya

    • @samraabdi843
      @samraabdi843 7 ปีที่แล้ว

      Nasreen? what do we do hav Ali abuukar mahdi ayey kusocotaa

  • @nijjhaha9585
    @nijjhaha9585 7 ปีที่แล้ว +2

    Rowayadan Qufki micnaheda fahmy aa fahmy qofka luula jeedo waana heee ma shegaa mise

  • @nuuroali8710
    @nuuroali8710 7 ปีที่แล้ว

    lakii haji wacas abaaayoy wan ku bahanahay hagee kala so xiriraaa

  • @itisaamcaraab9434
    @itisaamcaraab9434 7 ปีที่แล้ว +1

    shenahan universal eyku socota yaa fahmay heee

  • @hudaapdirahmanhindi4110
    @hudaapdirahmanhindi4110 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂xaawo wllhi waka bxsatay

  • @Nimcoqaali1
    @Nimcoqaali1 7 ปีที่แล้ว +2

    Naag sxbtinimadeeda saas iska ah 😹😹😹intee ku hoojiiseey hadana Inee ku lee dahay mooda 😹

  • @yaabnemayabteen3930
    @yaabnemayabteen3930 7 ปีที่แล้ว +2

    sheeekadaan waan fahanay kkkkkkkkkkkkk kkkk laki waxay matalaysa universeltv 😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆 is garo Kay sheekadu ku socotooow

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 6 ปีที่แล้ว

    Kkk kkk xaaawo kiiin shactrO miraaaan waaaye waaa sooo niikiyey waaan sooo bodbodaY waaan so Baraq baraaqeyeeee kulhaa wx wlN kiiin

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 7 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkisu ekaa xaawo kiin iyo laki saaxiib naageed wa saaas iyaga wax Isla cunaya Bey is xantaan

  • @lilazlovebarcelona8051
    @lilazlovebarcelona8051 7 ปีที่แล้ว +1

    Wlh lucky wax run aye ka hadashay wlh

  • @abdiwalialihassanwali9092
    @abdiwalialihassanwali9092 7 ปีที่แล้ว +2

    Sheekada waxay kusocotaa kamireys tahay TV universal ee abuukar mahdi

  • @faceedkaroon2875
    @faceedkaroon2875 7 ปีที่แล้ว +5

    Riwaayadaan Abukar mahdi bay ku socotaa