Caawa Waxaa Ii Casuman Fatuma Baraanbur

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 257

  • @nasrakulmiye2101
    @nasrakulmiye2101 4 ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 illaahow adiga dartaa aan u soomanay illaahow gabadhaan walaashy ah i lmaheeda cadawga ugu soo celi yaa rabi. Iyda iyo ilmaha soomaaliyed oo dhan yaa rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @xadiyosalebanyusuf4232
    @xadiyosalebanyusuf4232 4 ปีที่แล้ว

    asc walshey macaney imankaga illahey haku siyadiyoh illaheynah ku xiirnaaw habeen iyo malinbaah cadwaow iyo xasidbah ilahey hoortisa waxba uma yalaan oo ilahey ayaa aayadisa nagu yiiri intaan aaburay qofta aan wajigeyga aarkin doonin waa kaan xasadka aaha oon firineyn qeeyrkaan siyaay ku shigrineyn ee fiirinayan qofkale waxey heysatohoo xasdayan malintii qayamoh wajigeyga maarkin doonaan markah aabayoh kuwaa ku xasdayan kuma quran imaankadleedahay iyo samirkaga ee aadigon dhaawcmin qalbigaagah cafimad qabah insha llaha carurtadnah cafimad qaban ayaad aarkin doontayeha salada soonkah siidaqadah iyo wardiga ku xiir ow xasid iyo kuwaa ku maqan daadka kaa fogow fadumina ooyin ayyad iga keentay waan ku salmay xabibti

  • @naftauroonqaali2262
    @naftauroonqaali2262 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waan ku faraxsanahay iimanka heesato sidoo qalbigada udagan yahay waa wanagsan tahay qofka inoo ilaah ku xiran yahay Alxmdullillah waa kheer ku badtay sabarkada adkeey oo ku sabar allah dartiisa asaga ku soo celin doono waqtiga iska dhiman waqtigoda ayaa kugu soo noqon doonan insha allah abaayo fadumo buraanbur ilaah haku aqbalo ducada umada muslimka aamiin

  • @sakinaishaaq83
    @sakinaishaaq83 4 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah fadimo buranbur Xbbty well come. To London wanku.guso dhowey neyna InshaAllah Adoofaraxsan iyo caruurtada oo dhaxda ugu jirto Ameen Ameen Ameen 🤲🤲🤲🤲

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 4 ปีที่แล้ว +3

    Inanta walaashen ah ee fadumo buraanbuur allah beerka haw adkeeyo caruurtedi oo nabad qabta allah haw soo celiyo

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr 4 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo fadumo burabur macaanto marwalibo ii faraxsanow wxa walibo waa qadarda allah alxadulilaah dheh lakin farxadaada daad ha u joojinin ilaaheey aya ku cawinaayo

  • @mohasiad6639
    @mohasiad6639 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahey cawa waa cawo aduun ilaahey gabadhaan caruurteyda ha uso celiyo wlhi wala murugooday wlshey ilaaheyow uso saqir ilmaheeda 🤲😭😭

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllaah fadumiini waa qof qalbi fiican imashaheeda ayaaba wax weyn ah Abaayo islajoogina waa farxad waxaan kasii jecelnahay in aan aragno adigoo faraxsan oo caruurtada kulajoogan ayagoo nabad ah inshaAllaah waan rajenenaa. farxadaas .waan.idiin salamey labadiinaba .plz heesaha katoobad kena wax Alle raali kayahay maahan..

  • @nickmic3728
    @nickmic3728 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahyow uu soo celi waan oyeey, labo faduma Somali dhab ah, ilahayow inaago faraxsan iyo dhulkeena uu nabad ah I love you 😘

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 4 ปีที่แล้ว

    Faadumiini saa uga farxisay faduma buranbur oo uga qoslisay alaha kaaga farxiyo xbbt

  • @munasamater9392
    @munasamater9392 4 ปีที่แล้ว +2

    Sabar walaalo waa laa guu soo celiinaya waan kuu reeyoday ilmihii oo laguu soceliyeye
    Insha Allah khary 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽💋💋💋

  • @hibster2113
    @hibster2113 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaal Allah caruurtaada gacantaada ha ku soo celiyo Aamiin.

  • @osmaneeyofficial
    @osmaneeyofficial 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah walasheey waa runtaa allaah naxariistiisa hanoosoodajiyo Amiin Amiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @wayahacusub3420
    @wayahacusub3420 4 ปีที่แล้ว +13

    ilaahey ilmahaga hakuu soo celiyo adinkoo nabad qaba isku imaada isha Allah

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 4 ปีที่แล้ว

      Qaar,soloma,so,celin wll

    • @fardowsomohamed4608
      @fardowsomohamed4608 4 ปีที่แล้ว +2

      Asc abaayo kamadaleno ducadiina Allah kuu aqabalo inasha Allah imanak Allah nagu irasaqo amiin amiin

    • @Arafodore
      @Arafodore 4 ปีที่แล้ว +2

      Ameen ya Rabbi.😢😢😢

    • @adamillex4813
      @adamillex4813 4 ปีที่แล้ว +2

      Maanshallaaah

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 3 ปีที่แล้ว

    Wlshay mcn faadumiina Adigana ilaahay ha ku xifdiyo sidaad walaashaa ula qeybsaneyso murugta ula qeybsaneysid mac mac Abayo mcn USA 🇺🇸 ayaan kaa soo salaamaa Abayo mcn ❤️❤️❤️

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah cod illaahey waa kusiyey fadumiin heesaha hore waxey ku dhisnayeen murti maad muusigada kadaysaan si aan murtida u fahano saanaba ku qurux badan yahay codkaga umaba baahno musig murtida in aad sheegtid waalobahan yahay lkn muusiga nagadaya Abaayo is Astur waxaa tahay qof qalbi fiican dad badana kutageyro waxaa kafiican in aad kudadashid Rabitanka Rabigaa quruxley ayaatahay Asturkana waad kuqurux badantahay MashaAllaah Allaha ku xafido waan idin jeclahay labadiinaba Allaha ituso iyadoo caruurtada oo nabad ah kusonoqdaan inshaAllaah kheyr.

  • @hindiyanuur9730
    @hindiyanuur9730 4 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin illaah caruurtada haku soo celiyo

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr 4 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo fadumo qof imaan leh aya tahy walaahi waan kula ooyaay caruurtada ilaaheey ha ku soceliyo walaahi rasalada kama daalo qorida wxaan umaleyaa inaa ila fadhisit xawatka aya kusaarilahy

  • @ifrahahmed7775
    @ifrahahmed7775 4 ปีที่แล้ว +2

    ALLAH KUSOCELIYO CARUURTADA IYO INTII MUSLIM YARABI

  • @haldhaainboqor5026
    @haldhaainboqor5026 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay waxan uga baryaya inuu caruurtada isla weekan kusoo dayo sido kale fadumiina in ilahay fanka ka madoobeyo xijabayo walal adigagan akhrisanaya ilahay haku barakeeyo 1k ii gaadhsi

  • @ibtisammohamed8123
    @ibtisammohamed8123 4 ปีที่แล้ว +5

    Norway. Bakistaanta waxab lagam qaato ciyaalkuda lakin somalida iyagaa ugo badan tase waxaye yishaye safarad ficn ma lihen

  • @xaliimosacdiyo9837
    @xaliimosacdiyo9837 4 ปีที่แล้ว

    Illahey ilmaha ha kuusoo celiyo Abaayo samirkaada Allaha kuugu gargaaro

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alah fadumo buraanbur faraxsanow waligaa labiso is qurxi ha qalbi jabin waligaa insha alah waligaa maalin uun waad helaysaa oo ay kuu soo noqonayaan caruur taada one day Waan kuu soo duceynaa mar walbo

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux5185 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo buraanbur imataxan allah kugu guleyo waku guleysanee insha allah waladogiye yala dacaronin ayay dhahan rer abahay waxan kurajeyna kheyr badan fadumo buraanbur love you

  • @aishoahmed9837
    @aishoahmed9837 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaashey wan ka xumahay wad iga ooysisay waana ka calool xumaday illahey qeyr ha keeno

  • @daganxaajicabdi9803
    @daganxaajicabdi9803 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay adigoo nabad qabo iyo ubadkaaka oo nabad qaba hakuu soo celiyo

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux5185 4 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin allahuma aaamiiin aaamiiin allahuma aaamiiin allow dowlaat nasiiiiiiiiiiiiii😭😭😭😭😭

  • @xxoriyad1890
    @xxoriyad1890 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha Allaah bicitnillaahi kariim ayagoo nabad qaba iyo adigoo nabad qaba oo hal guri ku wada nool Allaha nawada tusiyo macaanto 🤲🤲🤲🤲

  • @Arafodore
    @Arafodore 4 ปีที่แล้ว +2

    ❤️❤️❤️ May Allah bring your kids back sister it’s very painful indeed.😢😢😢😭

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah3991 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahe waxaan ka baryey Nabad kugu soo celiyo dalkeena dadkeena dawlada halagu dadaalo shacabka meelkasta way ku Dayan yahiin

  • @munahassan5579
    @munahassan5579 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha uso celiyo caruurteda Mar walba wan u duceeya ilaahey ha iga aqbalo

  • @manaomar212
    @manaomar212 4 ปีที่แล้ว +2

    AXEY AX ILLAHOW u gargaar umadeena YAA RABI YAA RAXMAAN YAA RAXIIM🤲🤲🤲 😭😭😭

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 4 ปีที่แล้ว

      InshaAllah ilmaha Allah ku soo celiyo Aamiin YA Allah 🤲❤

  • @ismahanita4
    @ismahanita4 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku siyadsho faxdada fadumo ilmahana ino so celsho ❤❤❤❤👌👌👌👌🐅🐅🐅🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah fadumiin fanaanka ducadii wey baxdaa illaah ha u aqbalo caawa

  • @abdi1582
    @abdi1582 4 ปีที่แล้ว

    Roob ayaa noo da aya samada way furantahay wana saqdhaxe habeenimo ilahayga awooda iyo naxariista badan 99 shanka magac eee wanagabadan ayan kubaryayaa inuu gabadhaan fatuma caruurteda dhaman gacanteeda kusoo celiyaa cafimaad iyo barwaqo amiin

    • @abdi1582
      @abdi1582 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭

  • @shukriali9890
    @shukriali9890 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo wlhi waoyaa markasto hadane ilaah aunoqda markan arko sabarkaga. Wakuduceya ilaah hakugu guleyo sabarkaga. Insha allah farxada kudanbeyso ilaah idankiisa ❤❤❤❤❤

  • @blue_blood_cfc9237
    @blue_blood_cfc9237 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo waad samiir baddan tahaay. 💪be strong

  • @saagalmm9624
    @saagalmm9624 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow u so ciliy Caruurtiida oo nabad qab

  • @shamso6156
    @shamso6156 4 ปีที่แล้ว

    Wey ku garab siisay faadumiina 👍👍👍👍👍illaahey haku soo celiyo ilmahaaga

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 3 ปีที่แล้ว

    Was idin salaamay faadumooyin ilaahay carruurtaan hakuu soo celiyo

  • @najma8198
    @najma8198 4 ปีที่แล้ว

    Gadumiina waa gabar qaalbi wanagasan gaduumo bubarbuurto cariurta allaha ku soo celiyo qalbigan allaha qaboojiyo

  • @wayahacusub3420
    @wayahacusub3420 4 ปีที่แล้ว +12

    Waa ilmooday ee Alle waxaa Alle ha baryey in ilmahaaga kusoo celiyo

  • @shamsomursal5335
    @shamsomursal5335 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi imaaan ayey ledahye plz aan wadada duceyno ilhye carurtada hakuso celiyo

  • @omermhd985
    @omermhd985 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah illah ajar iyo xanasan hakasiiyo walaalah niyada kuu dhisayo waan ku faraxsanahay inaad ku soo dhoweysey waji faran ilaah niyadaa sidey jeceshahay kuu yeelo🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @xaliimosacdiyo9837
    @xaliimosacdiyo9837 4 ปีที่แล้ว

    Walaahi waan ilmeeyey allow noo gargaar fadumayaal jira jooga

  • @naimamohsin2547
    @naimamohsin2547 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi caawa waa ooyi waayo faadumo oo imaan ilaah siiyay

  • @aweyscalafornia3846
    @aweyscalafornia3846 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaaheey adoo sidaas ufaraxsan ilmiihiina hasoo celsho waxa kula hadlaayo waa gabar ciwaan kaan malihi abayo insha allaah qeyrku waa imaan hadaahsan

  • @fowziyaweheliya3332
    @fowziyaweheliya3332 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey ilmahaada hakusoo celiyo insha Allah

  • @omermhd985
    @omermhd985 4 ปีที่แล้ว +1

    Farxadiinaadiga iyo zowjkaaga waxanillah indinka baryaa in weligina faxad ku noolaataninshaa allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🌹❤❤❤🤲

  • @lulabukaryusuf1777
    @lulabukaryusuf1777 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc habo
    Reer waaberi
    ayaa ku soo
    Booqday qeyrka waa soo degdegaa
    inshaa Allah 💟

  • @CafiifaChannel1926
    @CafiifaChannel1926 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah walaladey ILAHEEY heydin xafido 🥰

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 4 ปีที่แล้ว +2

    Fadumo waan ku du ceeney ilaahey carota haso ciliyo iga garsii salan fadumiina

  • @luulabdirahman8027
    @luulabdirahman8027 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah my queen faadumiina keep going ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @minamahammed940
    @minamahammed940 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey haku soo celiyo ilmahaada Faduma walaashey macaan 😘😘😘.

  • @safaso92
    @safaso92 4 ปีที่แล้ว

    Ilhayow waxaa ugu baryaa inoo ilhayow nawad ugu soo celi Aamin yarabi

  • @zamzamyusuf4919
    @zamzamyusuf4919 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaalo waxaan allah kaaga baryayaa in uu kuu soo celiyo caruurtoodhan insha Allah guul.insha Allah walaalo

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi fadumina waa wadani I really love fadumina qalbigeeda waa Saafi

  • @nimconimco8622
    @nimconimco8622 4 ปีที่แล้ว

    Asc wa insalamay fatumayaal wa in jecelahay wallahi aad aad ilahay carirtada nabad kugu soo cili insha allah

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah cawada aad baan ufarxaye lawo qof aan jeclhy horay usocda

  • @osmaneeyofficial
    @osmaneeyofficial 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa usoo duceenenaa walasheey fadumo

  • @ikramjamal7543
    @ikramjamal7543 4 ปีที่แล้ว

    Ashakaruuni laa asiidakum buu illahaye yiri wall alxmdulillah illahaye haa uso celiyo carurat yarib

  • @naftauroonqaali2262
    @naftauroonqaali2262 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiini waan ku salaamay tageeran ku ahay masha allah ruwayadahadan fiirsadaa maasha allah sister masha allah keepp going fadumiini

  • @HoyoSom2024
    @HoyoSom2024 4 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi allow fadumo iyo hoyoyinka ilmaha laga qaatay gacantooda ku soo celi wadankeenana dowlad caadila nooga dhali

  • @xurmobadanofficial1700
    @xurmobadanofficial1700 4 ปีที่แล้ว

    Fadumo walahi wan kujeclahay farxadada mashalaah wan kuguxiiranahay xabibti nosobadi shekadaa dadka caankaah

  • @rahmohusein478
    @rahmohusein478 4 ปีที่แล้ว +2

    Fadammin markan arko waba isk qosl ilhey xa ku dhafo my sister 💞🙋‍♀️

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ilmahaaga ha kuu soo celiyo

  • @aminamaydane8570
    @aminamaydane8570 4 ปีที่แล้ว

    Walaahi waan ilmeeyaa markasta oon ku arko ee illahay ha kaaga soo celiyo gaalada

  • @zamdahir3513
    @zamdahir3513 4 ปีที่แล้ว

    Yaa alaaa bi faraj, faraj khayr qaba kolay ducadas ma halaabayso ale uu soo ururinayaa degdeg

  • @faadumomohamed7060
    @faadumomohamed7060 4 ปีที่แล้ว

    Masha'allaah whi waa hooyo xalool adag horey ayey u tiri uurkaan ka ooyaa waa runteen illaahow u soo celi yaa rabi.

  • @زهرهمعلم-ش6ص
    @زهرهمعلم-ش6ص 4 ปีที่แล้ว +2

    ASC 2 Fadumo wan idin wada salamay 114 Khuranka Karinka.

  • @hijrayusuf728
    @hijrayusuf728 4 ปีที่แล้ว

    Asc labo faadumo a baayo fadumo qofkii kugu qosola. Waa qof ismoodsiiyay aduunka inuu la dhashay ama uu ka tagaynin eehooyo kasta oo wax dhashay qalbigaa xanuuna markii ilmo islaam ah gaal u gacan galaan fadumo miino love.🥰 You’re all beautiful masha allah

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah waalabo faadumo qalbifiican Illaahay haidiinbarakeeyo Aamiin

  • @jiijo7579
    @jiijo7579 4 ปีที่แล้ว +1

    Qalbiga alah ni qabojiyo adiga iyo odaygaga insha allah xabibti😪😪

  • @hubkakhan4955
    @hubkakhan4955 4 ปีที่แล้ว +1

    mshlh my fav human being......salan sare my habo yal....

  • @zamdahir3513
    @zamdahir3513 4 ปีที่แล้ว

    Ale caruurta da ha kuu soo celiyo wll man moodayn ba in aad daganty UK

  • @luulabdirahman8027
    @luulabdirahman8027 4 ปีที่แล้ว

    Faadumo buraanbur abaayo adina ilaahey ayaan kuu barinaayaa inuu kuu gargaaro insha allah aamiin yarabii

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 4 ปีที่แล้ว

    Illaahow ugargaar faadumo buraanbur Illaahow Aamiin

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 4 ปีที่แล้ว

    Illah ha ugu soo qado caruurteda fatuma

  • @zakimohas
    @zakimohas 4 ปีที่แล้ว +7

    5:00 faadumiima waxkale abuukar Mahdi mooday waaba xanaaqi gaartay😂😂

  • @abdiazizahmed625
    @abdiazizahmed625 4 ปีที่แล้ว +3

    Aamiiin🤲 aamiiin🤲 aamiiin 🤲aamiiin🤲 aamiiin 🤲aamiiin 🤲

  • @sahramuse1375
    @sahramuse1375 4 ปีที่แล้ว

    Yaa allah nabad ku so celi caruurta

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa alle swc kaga baryayaa in uu caruurtaada kuu soo celiyo xabiibtii sabarka badi qaaliyeey.

  • @qamarmuhyadin5139
    @qamarmuhyadin5139 4 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa fadiminina mar hore baan ku taliyey in aan tashano hadaan dumar nahay rag meesha ma joogo

  • @mahadmahad4375
    @mahadmahad4375 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahahow owladeeda u soo celi iyagoo nabad qaba samar qayr qabo alaha ku siiyo walalay

  • @aweyscalafornia3846
    @aweyscalafornia3846 4 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo hhhhhhhhhhhh caawo qosol aanan wali nooqoslin ayeey kaa keentey faadumo miini😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo fadumo buraabur lakuma dhehee waxaa laku dhahaa fadumo bulshaawi cadawgaga cakta hoos marwalibo farxad iigu nolaada adiga io caruurtada macanto dhibta citnah dhaxal uma lahaa bes samirkaga ayoo allah firina xayaati horii usoco

  • @nafisatahliil7384
    @nafisatahliil7384 4 ปีที่แล้ว

    Somalia maxamed gabdha u kaca fataxad u mara inu ale ugu so qadato caruurta Galad masajidad kuli u ducey

  • @fatoumaapdurahman2504
    @fatoumaapdurahman2504 3 ปีที่แล้ว

    rabbi hà'ku soo celiya carúurtà baayo

  • @user-bo9sj4bw8n
    @user-bo9sj4bw8n 4 ปีที่แล้ว +2

    Thank you happy day uk what u is beautiful al your to come to our kid to our house we will 🙏 for u i all the time i watching your video and i all so cried watching your video ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💙💙💙💙💙💙💙

  • @fatxiyafarah5714
    @fatxiyafarah5714 4 ปีที่แล้ว

    masha allah allaha ku xafido ilmahaga allaha kaga so qaado

  • @nafisaabdulkadir5902
    @nafisaabdulkadir5902 4 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭 ha ooyin abyo faadumiini.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 ปีที่แล้ว

    Allaha ku soo celiyo caruurtada

  • @aminaaden3777
    @aminaaden3777 3 ปีที่แล้ว +1

    Abukar mahdi eey salaami rabtay faadumina gujis ay bilowday markase alpha trust wiilka heesto u badashay faadumina wajiga fiiri intaas kkkkkk umadena ma tihid 😅😅😅😅

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqanka muqdisho maahe waaa macmacaanka after casariye. Galmudug waa yaqanan, balse cad iyo caano waa cunto maaha casariye

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 4 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah tawarakaAllah keep going sister❤

  • @راشدددحربيوأفتخروليموعاجبوينتح

    xababasheq hilowle walashed fadumiina waidinsalamay adiiyofaadumoburabur iyonaciima walashena carurteda allahausoceliyo😚😚😚

  • @haniali8718
    @haniali8718 4 ปีที่แล้ว +6

    Fadumiina xaladan hooray uso maaray Allah ha u so ceeliyo caruurteyda 😪🤲🤲

    • @hakiwimu7789
      @hakiwimu7789 4 ปีที่แล้ว +1

      masha allh abyo hadaa ka baxday xgee jogtaa quruxeey dadka waa loo shegaa waxaa martay sida ay oga sii tigtonadaan faadumo buraanbur wax yaabo bdn bay dadka u faa idaysay illhay dhibka ha ka dulqadee

    • @haniali8718
      @haniali8718 4 ปีที่แล้ว +4

      @@hakiwimu7789 8saano ka hor ariintan i qabsatay dhoowr meelod wan ka hadlay waqtiqas walashay illahay u baaryah ineey fadumo caruurta nabad qaab ugu so ceeliyo

    • @hakiwimu7789
      @hakiwimu7789 4 ปีที่แล้ว +3

      @@haniali8718 masha allh abyo hadaa hadashay illhay khayr ha ku siiyo dad aan wax ogayn baa wax ogaanaya hadaa ilmihii heshay alx alx illhay gaalo ha naga qabto

    • @haniali8718
      @haniali8718 4 ปีที่แล้ว +4

      @@hakiwimu7789 reer Norway ahay. Amin walashay

    • @hakiwimu7789
      @hakiwimu7789 4 ปีที่แล้ว +2

      @@haniali8718 masha allh haduu illhay dhibkii kaa dulqaaday abyo illhay gaalada sharkooda ha naga qabto dad bdn waad baratay wxy gudaan iyo wxy gooyanba dadka markuu dhib kugu dhacaa barataa

  • @maryamamaxamed2045
    @maryamamaxamed2045 4 ปีที่แล้ว +1

    abyo waa kula dam qaneenaa wali waxaa katiriye burabur wlh xbbti wadareemayaa hoyo baa kula ahay illhw inoo sooceli ubadkeena

  • @nuram3495
    @nuram3495 4 ปีที่แล้ว +2

    Labo fadumooyin I ❤️ you

  • @زهرهمعلم-ش6ص
    @زهرهمعلم-ش6ص 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxan isla qadnay hees Sheffield.😎✌✌✌