KINSI XAAJI AADAN HEESAHEEDII OO QARAAMI AH TOP 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @umarabdi5814
    @umarabdi5814 4 ปีที่แล้ว +2

    kinsi xaji adan AHN😭🤲
    Gacantii macanayd jiim shiikh mumin
    Cimri dheer urajynaya🤗🎶🤲

  • @xasanmuxumad5416
    @xasanmuxumad5416 2 ปีที่แล้ว +3

    Kinsi xaaji aaden, waxan ku daweeyaa qalbiga markuu cidloodo, ee uu wehel la'aan tabo. Waxey aheyd muunaddii fanka. dad badan oo ciishoodey ama lagaga baxey jaceyl, waxan filayaa iney weheshadaan kinsi.

  • @aadamhoodaale8287
    @aadamhoodaale8287 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxan islahaa kinzi heeseheeda waad dhamaysay tanna ma isii dhimaneed😊 kapqnku waa jiiimi sida ka muuqata horey uma maqal heestan

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Waxbas kuu dhiman ee heesshan kuqanac

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka 2 ปีที่แล้ว

      Imisa sano ayad jirtaa wlalow hadii aadanba hestan maqal ma waynid

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 4 ปีที่แล้ว +3

    Kinsi xaaji alaha unaxariistee heesaheeda odhan ma jiim baa tumay

    • @MUQDISHOMEDIA
      @MUQDISHOMEDIA  4 ปีที่แล้ว

      Inta badan HAA Jiim ayaa tumay sababtoo ah isku KOOX Beey ahaayeen

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

      Boqolkiiba 99 asika sumaty jiim heesaheda

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Adiga dadkoo dhan maqoodaadibaa

    • @qodadimuuse5197
      @qodadimuuse5197 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdinasirclle2453 hahahaah maxaa kawadaa seediyoow

  • @abdikadirabdirashid8301
    @abdikadirabdirashid8301 4 ปีที่แล้ว +2

    Top song thanks

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka 2 ปีที่แล้ว

    Yaa dhagaysanayaa 12/1/2023 caafimad ban kuu rajeynayaa walal happy new year 🎉

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

    Kinsi Allh u naxaristo lkn waxa layaap leh sida far shaxanka ku dhehanyahy uu utumaayo jiim shekh mumin Allh ku caafiyo ustaaad

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail ปีที่แล้ว

    Heestan wax la qada Qalinle. Allah haw naxriisto dhamaantood

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 5 ปีที่แล้ว +4

    Mmmmm thanks Sxb

  • @abdirizakfarah7764
    @abdirizakfarah7764 2 ปีที่แล้ว

    Ale haidiin naxariisto

  • @mohamedmadaale824
    @mohamedmadaale824 4 ปีที่แล้ว

    Woooow 🤟🤟🎧🎧🎤🎤

  • @abdikadirabdirashid8301
    @abdikadirabdirashid8301 4 ปีที่แล้ว

    Wooow

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 5 ปีที่แล้ว

    top

  • @ahmedbadalabdiqani6717
    @ahmedbadalabdiqani6717 5 ปีที่แล้ว +1

    Laba aan is huri kerin
    Hal sidey u maalaan?