HEES | Nafba waa ayaankeed | Kinsi Xaaji Aadan |▪︎Kaban | Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com
    Qoraalka Heesta
    ----------------------------
    Qofba iintii ula cabay
    aadmigaa kan ugu xiga
    Intuu karo awoodii
    Anna ilaxidh hoosaa
    La igu ilaashaa
    Ifkaa kii naftaa u qoran
    Xeredaada ooda leh
    Indho kaama sii dayn
    Oogadaa dushaa
    Igahoo salaan
    Iyadoo indhuhu
    ku soo ololayaan
    Kugusoo idhaahdaa
    Ahow guri nagaadiya
    Aafaadka dhacayana
    Boqol afar iyo tobanka
    Inuu kaaga adkeeyaa
    Kuu baryaa ilaahay
    ........................................
    Nafba waa ayaankeed
    Ifka waxay la kulantee
    Anna edeg qarsooniyo
    Meelaan cidi arkayn baa
    La igu ilaashaa
    Isna ooda qodaxdiyo
    Afartayda geesood
    Olol iga baxaayee
    Ugub lagu curtoo
    Aan lahayn awood
    Sida oohin ugu go'ay
    Adna maygu oloshaa
    Ma ogtahay inaan ahay
    Ahow guri nagaadiya
    Aafaadka dhacayana
    Boqol afar iyo tobanka
    Inuu kaaga adkeeyaa
    Kuu baryaa ilaahay
    ............................................
    Anigu eelka caashaqa
    Urugadaa xasuusta leh
    La asqoobayaayoo
    Umalkaa i haystaa
    Waan uubateeyaa
    Sida igadh maqaarkeed
    Afka looga dhigay baa
    Hadda aan u ololaa
    Ugub lagu curtoo
    Aan lahayn awood
    Sida oohin ugu go'ay
    Adna maygu oloshaa
    Ma ogtahay inaan ahay
    Ahow guri nagaadiya
    Aafaadka dhacayana
    Boqol afar iyo tobanka
    Inuu kaaga adkeeyaa
    Kuu baryaa ilaahay

ความคิดเห็น • 55

  • @mohamedabdinour5077
    @mohamedabdinour5077 3 ปีที่แล้ว +2

    Murtidii maskaxdii iyo midhihii Abwaan Axmed Saleebaan Bide iyo codkii mar la maqalka ahaa ee kinsi x aadan cismaan if iyo aakhiroba alle ehlu sharafka haka yeelo.
    Heestan 2 sano ayaan raadinayay maasha Allah waaayo xusuus iyo raad bay maankayga ku lahayd

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 3 ปีที่แล้ว +7

    Aun, Kinsi Xaaji Aadan waxey ku dhex nooshahey qalbiyadeena.

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 3 ปีที่แล้ว

      Qoftan ku saran mgaranysa nio

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 3 ปีที่แล้ว

      @@A.A.E93 xage jogta nio

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestani waa heesaheefii ugu qalisaanaa

  • @jamamohamud3438
    @jamamohamud3438 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid saaxib hees qaaliya ayaad soo galisay kinsi xaaji alaha unaxariisto iyo kabankii jiim sh muumin marlabaad mahadsanid

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 ปีที่แล้ว +1

    Nafba waa ayaankeed AHN kinsi xaaji aadan 😢taariikhuhu wey is qorayaan

  • @duceysaneoffical5582
    @duceysaneoffical5582 3 ปีที่แล้ว +4

    "Adna maygu oloshaa "
    Mucaashaqiinta waxaan u rajayhaa farxad waarta.

  • @olaadjokarr7408
    @olaadjokarr7408 3 ปีที่แล้ว +9

    Waa hees igu cusub maadeys dhulka waanu dhaafnaye dayaxa ayaa inoo balana

    • @osmankulane1525
      @osmankulane1525 3 ปีที่แล้ว +1

      War meel dhexe igu sug sxb . Wlh waa hees laxan, kaban iyo codba 100%%% kakeeenay

    • @osmankulane1525
      @osmankulane1525 3 ปีที่แล้ว +1

      Shaki miyaa kaaga jira in Jiik Sh. Muumin uu yahay ninka kubaashaalaya Kabanka.

    • @olaadjokarr7408
      @olaadjokarr7408 3 ปีที่แล้ว +1

      @@osmankulane1525 Absolutely no lkn maadeys usheeg inaanu mar dambe hordhaca inagsoo jarin

    • @olaadjokarr7408
      @olaadjokarr7408 3 ปีที่แล้ว +1

      @@osmankulane1525 hhhh haye so soco

    • @osmankulane1525
      @osmankulane1525 3 ปีที่แล้ว

      @@olaadjokarr7408
      Heesta in ay sida kuseef garaysneed baa laga yaabaa, Maadeys tube kama jaro heesaha hordhaca kabanka ama music ga heeso badan baan arkaa iyagoo dhamays tiran, koleey kuwaan hore ayaa kooga soo jaray.

  • @mohamedAhmed-ci2bh
    @mohamedAhmed-ci2bh 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala yarxama raaximiin

  • @abdulrahmanmoha3424
    @abdulrahmanmoha3424 3 ปีที่แล้ว +2

    Libaax waa qalbi dhaydo AHNt kinsi xaji aadan waana sawabta aan uga dhax bixin madeeys tube inoogu soo xiji jiim shiiq mumin hees tii Ambiyay

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 10 หลายเดือนก่อน +1

    Bqoradi codka maandeeq.❤

  • @markalemidnimo3859
    @markalemidnimo3859 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Yaxya Nin maamuusan oo dadaal badan baa tahay sxb horey usoco

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow kuu naxariiso🤲

  • @aminhussein578
    @aminhussein578 10 หลายเดือนก่อน

    Allah yarhamuhaa kinsi X adan

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 3 ปีที่แล้ว +1

    allah yaraxma kinsi xaaji

  • @jaaburcabdikhadir2316
    @jaaburcabdikhadir2316 ปีที่แล้ว

    Kinsi x aadan AHUN
    Waayo waayo

  • @ibnuhaji1802
    @ibnuhaji1802 2 ปีที่แล้ว +1

    Iyadoo indhuhu
    Ku soo ulanayaan

  • @roobraac
    @roobraac 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore u socda saxibayaal ❤❤❤

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 3 ปีที่แล้ว

    Waaah waaaah boqorka lyrics maadeys

  • @saalaxcabdiraxman3510
    @saalaxcabdiraxman3510 ปีที่แล้ว +1

    Wakhtigu waa 11:08 haheen nimo xadaa shaqo ka soo baxay waxana hotel ilet heebta labo mar missage call keega arkay gabadhii jamada isku baranay xadan wacay waxana rabaa inaan cawa guur u ban dhikto ❤❤❤❤❤ waiting ✋ 😄 😆

    • @abdikanimohamed4766
      @abdikanimohamed4766 ปีที่แล้ว

      🎉Malagaa aqbalay Sxb Guurkui Guulayso Insha.alah

  • @husseinbulshawi6546
    @husseinbulshawi6546 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanaanad Cod macaan

    • @omarelmi7946
      @omarelmi7946 3 ปีที่แล้ว

      Waa waqti aan soo noqonayn

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 ปีที่แล้ว

    Waa beesha dhediga ah ee habaryoonis oo majeerten u cabaneysa ilaahey umad kasta oo geesi ah wuxuu ku dhex daray qoom la magac ah oo cadowga u adeega sida ibnu xaaraan ibnu xaaraan dhalay habaryoonis waxay fuftada u kala hayaan daarood jeberti oo ku raaxeystaan

    • @YaxyeCumar-nd6nm
      @YaxyeCumar-nd6nm ปีที่แล้ว

      Xanuunka kuhaya allehalakacafiy0

    • @siciidcabdulahi6187
      @siciidcabdulahi6187 11 หลายเดือนก่อน

      Waxaan ahay nin majeerteena habaryoonis waa dad nasab ah si gaar ah baan u jecelnahay wll qabyaalada ilaah hakaa caafiyo majeerteen si gooniya qabii uma necba

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 ปีที่แล้ว +2

    iyadoo indhuhu kusoo ulanayaan
    sidaasuu u dhacayaa baydkan heesta kujira
    ulasho: eegmo ama dhawrid ay kamuuqato qiiro iyo jacayl aad qof u hayso
    faaiza goox inbadan mahadsanid wllo,

  • @abdinurabdullah5625
    @abdinurabdullah5625 ปีที่แล้ว +1

    Misna oogadoo qodaxliyo afarteeda Geesood olol iga baxayaa

  • @abdinurabdullah5625
    @abdinurabdullah5625 ปีที่แล้ว

    Ma ogtahay inaan iri ahow guri nabaadiino

  • @abdofarah334
    @abdofarah334 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsanthay walaal lyrics kiinaa waad kusoo daray. Ilahay haa farxyoo walaal. Mahadsanid

  • @abdinurabdullah5625
    @abdinurabdullah5625 ปีที่แล้ว

    Nafbaa U qoolan
    Uurka kaama siidayn

  • @iiddaroor5269
    @iiddaroor5269 ปีที่แล้ว

    Adan tarabi sida lasheego xabsiga ayuu kujiray wakhtigaa waxa xidhay siyaad bare

  • @asmacabdiraxman905
    @asmacabdiraxman905 3 ปีที่แล้ว

    Axlaan kinsi xaaji adaan

  • @maxamedabdinour-dt1zf
    @maxamedabdinour-dt1zf ปีที่แล้ว

    qofba iintii ula cabay aadmiga kan ug xiga intuu karo awoodii! eesh calaa hadal kinsiyeey alloow janadii kugu hoy

  • @iiddaroor5269
    @iiddaroor5269 ปีที่แล้ว

    Heestan waxa sameeyay abwaan aadan tarabi jaamac
    Tuug tarabi

  • @abdirazakabdullahi1182
    @abdirazakabdullahi1182 3 ปีที่แล้ว

    wah wah

  • @badridualle
    @badridualle 3 ปีที่แล้ว +1

    Qorsalka Sxb iska sax

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +7

    Heestan Hore uma Maqal Hees Kinsi Xaaji Aadan Leedahay baaa kuu hadhsana isma lahayn !!
    Boholaha Jacayl Soogali Walal Hdaad Hayso Fadlan ?
    MAADEYS MahadsaniT 😍

  • @mohamedabdinour5077
    @mohamedabdinour5077 3 ปีที่แล้ว +1

    Aafaadka dhacayana 114-ka inuu kaaga dhawraan u baryaa ilaahay

  • @kahiyechannel8580
    @kahiyechannel8580 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll Alle dartiis subscripe noogu saar mahadsanid ❤️❤️❤️❤️❤️💯

  • @abdinurabdullah5625
    @abdinurabdullah5625 ปีที่แล้ว

    Sxbow heesta ha ku ciyaarin

  • @sopmaliya4381
    @sopmaliya4381 ปีที่แล้ว

    Hoogada.gashoo.yaa.kinsi.

  • @fin5823
    @fin5823 2 ปีที่แล้ว

    Maxaan doon doonay heestan

  • @abdinurabdullah5625
    @abdinurabdullah5625 ปีที่แล้ว

    Inataasba lyrics ka sax

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 ปีที่แล้ว

    Hista aya gadayso kinsi xaji adan ali naxarstisa jano haka abal mariye mida cugdadaysan aya kobnti kuso garaya rir ucayayo hadaya cidi dhadiga tahaya adigay ku magca baxadaya habra yonsna futadada ayay xoriyin adgo hunoda hanya hakrmo sigin habara ligu kariwaye dhankada isga kaxigtan ayay dholi motahaya amba dhofa watedun sidi dhalo nugledine

  • @iiddaroor5269
    @iiddaroor5269 ปีที่แล้ว

    Sida lasheego heestani waxay kusocotaa aadan tarabi indrkii oo ay kiis jabhadiya wadagaleen ayaa isugu siyadbare isudhiibay aadan oo diiday inuu isdhiibana waalaqabtay heesta midhaheeda ayaad ka fahmikarta

  • @jamageelle5678
    @jamageelle5678 3 ปีที่แล้ว

    Add a public