Candho calasey always candho bal ilmahan yar muxu ka og yahay qabil candho waliged bey qabyaladiste cuqdad qabto aheyd wa waxey qolka Breda ugu xiran tahay cabsi darted wale wilka yar wa very smart ah ka yar ba ka caqli badan
Maxkamada daahir calasow qof walba caawisay wax wiilkaas heli laheen daahir u soo saaray qabiilka daahir hada ciil u qabto adeer si kake ugu soo bareer
Cunuk kasto oof casi ama gadal Laga sorixoba walidkisuu ku mashqulaa asago intan la eg ayu abti iyo hoyo iyo hàbaryar uu la radinaya ceb walaxowla Wala quwata ilabilah
Donfarku Marna Ma Daahirmo Walaahi marki hore anigo ogaa in Dahir Calasow u qabiliste yahay aan weligey firsan jirin barnamish yadisa,ayuu maxkamadan sameyay,kadib aad iyo aad ban ugu farxay oo waxanba is iri war ninku waa nin ficaan oo mustaqbalka waa kii dalka iyo dadka Ilaahey u so diri doono calashan Cadalad garta sidu u qaadaya cajiib, Waa ka xumahay oo kama filaneyn in u si public ah u leeyahay anigu Qabiliste ayaan ahay,shalayna u dadko dhan u sheegay in u hilinayo dulmanaha. Waa waxaa ka jiro dalkena cadalad la’aan,cadalad meel eysan jirin waa mel lagu hoogay oo Ilaahey raali ka aheen,Nabad iyo Xasiloonina la heli maayo.
Daahir ilaahow wuu ilaawey. Maxkamad .qabiilbiu kadhigay
waaw wilyar oo raag aah waayo❤❤ dahir calaasow aas abti yalaahis caayo oo abgaal ku tagaan oo xitaa dahir calaaso ciyaal kisa. naag abgaal aah uu dhashay aasow cayaa ❤❤
Dahir inuu qabyaladayste yahay hadii aadan horay ufahmin waligaana fahmimaysid
Yarkan waa faarid masha Allah
Daahir waxaa helley fariid yer maskaxbadan...
Hawiyuhuu xataa kala qabyaladeeyaa iskadaa cidkalee
Candho calasey always candho bal ilmahan yar muxu ka og yahay qabil candho waliged bey qabyaladiste cuqdad qabto aheyd wa waxey qolka Breda ugu xiran tahay cabsi darted wale wilka yar wa very smart ah ka yar ba ka caqli badan
Wiilal balwad leh oo ogaden T.K. Oo dadka kudhibateeyo intuu lacag yar udiro ayad mooday inuu somalida udhexeyo
😭😭😭😭😭
Maxkamada daahir calasow qof walba caawisay wax wiilkaas heli laheen daahir u soo saaray qabiilka daahir hada ciil u qabto adeer si kake ugu soo bareer
Waata somali haabaargiidir waa raabiigawin haa caawiiyo wiilkan yaar
Dahirow mounafaqada iska dhaaf
Mawaxaad aragtay isagoo ogaden leeflefay isagoo ujedo
Guracan kalahaa, xagee ku aragtay daahir oo cadaalad kashaqeeya
WAAR BEENTA JOOJI MUNAAFAQ BAAD TAHAY
Cunuk kasto oof casi ama gadal Laga sorixoba walidkisuu ku mashqulaa asago intan la eg ayu abti iyo hoyo iyo hàbaryar uu la radinaya ceb walaxowla Wala quwata ilabilah
Donfarku Marna Ma Daahirmo
Walaahi marki hore anigo ogaa in Dahir Calasow u qabiliste yahay aan weligey firsan jirin barnamish yadisa,ayuu maxkamadan sameyay,kadib aad iyo aad ban ugu farxay oo waxanba is iri war ninku waa nin ficaan oo mustaqbalka waa kii dalka iyo dadka Ilaahey u so diri doono calashan Cadalad garta sidu u qaadaya cajiib,
Waa ka xumahay oo kama filaneyn in u si public ah u leeyahay anigu Qabiliste ayaan ahay,shalayna u dadko dhan u sheegay in u hilinayo dulmanaha.
Waa waxaa ka jiro dalkena cadalad la’aan,cadalad meel eysan jirin waa mel lagu hoogay oo Ilaahey raali ka aheen,Nabad iyo Xasiloonina la heli maayo.
Abti mooryaan
Asaga falaqe adunka ugu xun
Asc
✌️✌️✌️🔥🔥🔥♥️♥️♥️🥇
Sifican ayuu udhameeyay
Waar cawaanyahow qori qaado oo dagaal tag oo qori iibso aniga ayaa kuyusa meesha HG dagganyihiin.
Wiilka fariida weeyi cunigaayeri.
😂😂😂😂😂😂😂❤
Doqon an gargoyn karinbatahay batahay xagee laga hela maxgamad waxad ramto ku qabata hadana lacag kugu darta
ilaahay cadabta kugu bisharey
Waxaas ayaa tuubo raac layiraahdaa kusoco.