Geyi dheer jaceyl tegay Oo galbadoo mar hore tegay Oo aan la gaareyn Ha ka daba gucleynine Aan gam'ee naf yahay Hurdada ha iga goyn Geyaan kale ma waayine Nafyey guhaadiyo Iga daa gilgilashada Gabay baa mar hore yiri Xilligaad ka gudubtiyo Gelinkii ku dhaafaa Gadaal kuuma soo maro Aan gam'ee naf yahay Hurdada ha iga goyn Geyaan kale ma waayine Nafyey guhaadiyo Iga daa gilgilashada
car soo hela fanaaniinta danbe qof kama, iska daaye durbaan sida loo tuma yaqaan :::::: fanaaniintii hore waa kuwan kamankana kaga oohinaaya codkana haba ka sheekyn heesta iyo midhaha xikmadaa ka daran ;;;;;;:::: kuwaan danbena way qasbayaan kuwii horena jacayl fan iyo hubi ayaa u gayn jiry kuwaan danbena ;;; inaan caan noqdaa fanaan u noqdaa ayay u galeeeen
@@Ehel_Caashaq1 MahadsaniT inadeerow mar kale Anaa meel walba u marayo Ciyaar ciyaar lagu heli maayo Heesaha inta la,hayo waxa ka badan inta luntay dawladi inaga bur burtay ayay wax walba raaceen Wiilkasa Heesa aan badana khadka ku jirin Soo galiya @bashiir maxmuud
Geyi dheer jaceyl tegay Oo galbadee mar hore tegay Oo aan la gaareyn Ha ka daba gucleynine Aan gam'ee naf yahay Hurdada ha iga goyn Geyaan kale ma waayine Nafyey guhaadiyo Iga daa gilgilashada Gabay baa mar hore yiri Xilligaad ka gudubtiyo Gelinkii ku dhaafaa Gadaal kuuma soo maro Aan gam'ee naf yahay Hurdada ha iga goyn Geyaan kale ma waayine Nafyey guhaadiyo Iga daa gilgilashada
Legend hanuniye waxa uu jooga muqdisho waana uu xanunsanaa usoo duceya wllken in uu Allh cafiyo
Alla ha cafiyo legendka 😢
Allaha caafiyo waa nin qaali ah💓💓💓💓💓💓💓💓
Allaha caafiyo
Alllaha cafimad kamila siiyo
Waaah waaH gayaankale mawaayine nafyahay guhaadkiyo igadaa gil gilashada adeer yaa noo kaa badali doono waxeynu joogna waqti ninkii hadli karo waa hesi karaaa
Alla maxuu ahaa wiil xasuusleh
Wiilkii masraxu soo doontay
nin rageed a dale yusuf hanuniye waan taageeraa waligaba waanan taageeri doonaa intaan noolahay eesh qiyaasiga
Geyi dheer jaceyl tegay
Oo galbadoo mar hore tegay
Oo aan la gaareyn
Ha ka daba gucleynine
Aan gam'ee naf yahay
Hurdada ha iga goyn
Geyaan kale ma waayine
Nafyey guhaadiyo
Iga daa gilgilashada
Gabay baa mar hore yiri
Xilligaad ka gudubtiyo
Gelinkii ku dhaafaa
Gadaal kuuma soo maro
Aan gam'ee naf yahay
Hurdada ha iga goyn
Geyaan kale ma waayine
Nafyey guhaadiyo
Iga daa gilgilashada
Thanks for the lyrics
waa maxay macnahaa ereyda?
Waa heesaha aan uugu jecelahay runtii hanuuniye Waan taageeraa waanan dhagaystaa gaar ahaa ku lamidka ah isla heestan cidkasta oo ila midana Waan soodhawaynayaa waanan ku faraxsananahay runtii waxa aanu nahay dad isku mida
Kabanku waa daawo lahubo oo la isku raacey❤️
Allah haku barakeeyo Abdalla Hanuuniye
❤
Waaw Bilaa speaker ( mic ) cod + rikoor ayaa lagu duubi jiray heesaha qaciga ama kabanka fadhiga ah. ❤❤❤❤
aan gam'ee naf yahey hurdada heeyga gooynin ❤ all time blockbuster songs
car soo hela fanaaniinta danbe qof kama, iska daaye durbaan sida loo tuma yaqaan :::::: fanaaniintii hore waa kuwan kamankana kaga oohinaaya codkana haba ka sheekyn heesta iyo midhaha xikmadaa ka daran ;;;;;;:::: kuwaan danbena way qasbayaan kuwii horena jacayl fan iyo hubi ayaa u gayn jiry kuwaan danbena ;;; inaan caan noqdaa fanaan u noqdaa ayay u galeeeen
respect from #somaliland burao axya cabdilhi old is gold
Ma´aanan fahmin waxaad qortay, Waxayse dhadhammaysaa Jaahilnimo, waayo Wax Somaliland ladhahaa majidhaan.
+Zaam Musse jidhaaan ayaa tidhi afka iska hagaajiraan dheh
@@zaammusse2900
Wey jirtaa sxb oo waa ummad dhan oo aqlabiyad leh adiga waxaagu midnimo Soomaali jaceyl maahine dad ayaad si gaara u inkireysaa
Nasab nasab dhalay
@@kabanlekabanle1963m
Take me back! Wakhtigii somalidu jirtay!
adeerkeey mcn aloow caafimaad iyo cimri dheer ku sii
Ader hanuuniyo wxaa layidhi mel aar jogi jiray atoor fadh fadhiisay
Markaa meel hanuniye iyo dhuule gacyte iyo ragii lamid ahaa kasoo heesi jireen
In maantana socdaal iyo fala dagan kasoo heesan
Waa iska aduunyo gadoon,,,,,
Waa runtaa wallhiC.dhuule iyo A gacayte iyo C. Hanuuniye dad mucjisa ah waye
alle cimri iyo caafimaad taama hakuugu deeqo
One of the best somali songer ever
Waxaa gacantiisa ulategay codkana leh Abdalla Yussuf Hanuniye yaa salaam
Aan gam ee nafyahay hurdada hayga goyn waaah waaah
Woooooow illaahow ku xafid all fanan qaali
Rest in peace Abdallah Yusuf Hanuuniye
allow kuxafid waa fanaan qali ah noloow waligaa
nasab dhalad dad wa dadki hore ax ax ax alla
yaa salaam hanuuniye best fanaan
Fanka qiimo ayu lahaa balse kuwa hadda iska yeeraayo sida dameer cml ayaa fanka inacsiiye... #viva hanuniye
Gabay baa marhore yiri xiligaad ka gubtiyo galinkii kudafaa gadaal kuuma soo maro........ Ax Ax noolow
Mohamed Muhidin nhf
Hesta heesah♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Xilidaadka gudubtiyo galinkii ku dhafaaa gadaaalkuuuma soomaro that’s true
al fanaan,gam'a hana gilgilan.
sanadka xilliga yaa qiyaasi kara alla dad waa dadkii hore allana ha caafiyo
Heeso waakuwii hore xigmadbay lahaayeen.
Ya dawanya 2020🥰
Heestaan oo lasoo cusboonaysiiyay yaa qaada asxaabay thanks..
Ya awoda o codkan libaxa ah keno karo, i think no boday.
Yaa fanaan hanuuniye alow kudaa
Markale 5/4/2020 from togwajale xidigaha geeska iyo akhyaar badan oo qaliya
hanuuniye waa fanaan cod dahabiya leh
nolow wa fananka kaliya ee an tagero
Hurdada hayga qasin 😂😂👋
markale 26/9/2020 from togwajaale iyo xulka
nasab dhalad alle haku dhowro my best friend and all fanan
heestan waxaa lahaa wiil yare oo ahaa askar tii somaliya waa qiso dhab ah
waxaa umaleeney saa somalidu haduu qpf kasoo jeeda qoos sabool ah uu waxa jeclaan Karin
Aaan gam,ee nafyahay hurdad hayga goyn!!
Aaan game hurdada
Haiga goyn 🔥🔥🔥
Raadinti Malab iyo Sabiib ayaa heestaan itustay saaka🔥🔥
@@Ehel_Caashaq1 MahadsaniT inadeerow mar kale Anaa meel walba u marayo Ciyaar ciyaar lagu heli maayo
Heesaha inta la,hayo waxa ka badan inta luntay dawladi inaga bur burtay ayay wax walba raaceen
Wiilkasa Heesa aan badana khadka ku jirin Soo galiya @bashiir maxmuud
@@dailyxiin maxaa meela badan commentigada ku arkay waliba heesaha c.dhuule😂😂
@@chitopaz252 Mahadsanid Wlal Hdaadba dadka iga dhex AQoon Satay (Cumar Dhuule Cali) *My forvirte*
@@dailyxiin adaa mudan bro cawa anoo heesta isga tuuraty ba replygada arkay 🥰
waa fanaan qiima leh
goorma kan la duubay?
Aan gam'ee nafyee hurdada hayga gooyn
viva haruniye fanaan sare
best fanan hanuniye
hanuuniye sharmaarke fuaad ali berberawi
gayaan kale ma waayine nafyahey guhaadkiyo igadaa gilgilashada.
MUDANE SOOYAAL
Hanooniye
Qarami caadi mahan❤️🔥🔥
best song
Respect from #Kenya
fanaankan ma dintay?
Ax yaa wadani
Waaaaaw
eesh qiyaasak. waakaa hadalku.
Qofwalbo walaxa galay miney farkalulato lug kalulato madax kalulato mar hada dulmi mago faryar waa ilulata sanka waaifirfira sheko isnina roobey obakar aab aabihis dhashay saleman abaha midi dhashay tisidhashay qafal ajAnib hadana waxa dhACDA SHATCI MARABTA IGURSO CIYALKODI CIDLO LAGAQATA KANO INUDHALIN gaanka inta uukeno tiiboblik uahed qabay ista uuqudbasire kudhala kasotaga kabadan shukulato jalagsi sacudiyanka adugu xaseyan iskulada aabahey aabihis hoyadi dhashay baa kusokaxeystay inaga xolahen digadoda sidan ah oorumeysAtay isagey kadanbeysaybeen aalagu xera galiyaa runa waa lagudhaqaa
warya hanuuniye
Caadi ma ahan
waaaaw waaaw
Mafahmin heesta noo fasira
Naftiisa ayuu la hadlayaa oo uu ku leeyahay qofkaad jeclaatay wuu kaa tagee iska seexo ana ha i kadeedine..
Gobolada ayaan ari kusoo raac. Wuxuu ku heesayo dhan sifiican baad u fahmi doontaa.
Jalatagosa
waah waah hanuniye fanan qaran
khalaf
mudug boy
moogr dile (hanuuniye)
Esh cala
dahir culusow
Wew
@bashka285 Alaha ku haniiniyo
Wow
geyi dheeri jacayl tagay oo galbaday oo mar hore tagay ha kadaba guclaynine
Lolz
Fanaan haddii aad maqasho meel kale haka raadin.
Kusoow
aclaahi
raciyefaoga
mxamad
5:36
Haka goyn kk
800
V
hurdada haka goynin lol.
Geyi dheer jaceyl tegay
Oo galbadee mar hore tegay
Oo aan la gaareyn
Ha ka daba gucleynine
Aan gam'ee naf yahay
Hurdada ha iga goyn
Geyaan kale ma waayine
Nafyey guhaadiyo
Iga daa gilgilashada
Gabay baa mar hore yiri
Xilligaad ka gudubtiyo
Gelinkii ku dhaafaa
Gadaal kuuma soo maro
Aan gam'ee naf yahay
Hurdada ha iga goyn
Geyaan kale ma waayine
Nafyey guhaadiyo
Iga daa gilgilashada
Waaaaw