Former Minister Abbas Siraji's incredible last speech about his life 12 days before he was killed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Wasiir Cabaas Siraaji oo ahaa Wasiirkii ugu da'da yaraa ee soo mara Soomaaliya, waxaa lagu dilay magaalada Muqdisho May 03 2017. 12 kadib markuu jeediyey khudbaddan cajiibka ah.
    Khudbaddani waxay kamid ahayd TEDX Muqdisho Apr 21/2017

ความคิดเห็น • 81

  • @shafueahmed9868
    @shafueahmed9868 6 ปีที่แล้ว +17

    Cabaas asagoo qurbo joog ahaa, afqalaadna waxkubartay balse halmar musan adeegsan hal eray oo English.
    Wuu kufanaya luuqadiisa.
    Rabi haunaxariisto.

  • @abdirahmanmuktar3946
    @abdirahmanmuktar3946 4 ปีที่แล้ว +2

    Maanta waa sanadguuradii sadexaad ee kasoo wareegatay dilkii wasiirkii hore ee hawlaha guud ee dowlada federaalka ee soomaaliya marxuum cabaas cabdullahi sheikh siraaji. Wuxu ahaa shakhsi aad u qiimo badan oo jeclaa inu dalkiisa iyo dadkiisaba horumariyo ee bil Ramadan ayaa lagu jiraaye fadlan haloo duceeyo. Samir iyo Allah haka siiyo qoyskiisa waliba hooyadii dhashay. Ameen

  • @abdinurmahamed4524
    @abdinurmahamed4524 7 ปีที่แล้ว +12

    He was very gentel guy wlhi i knw him more than anybody may allah bless my brother #Abass siraj still you are in my heart.

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 7 ปีที่แล้ว +8

    Who ever Did this to minister siraji must pay a heavy price for this. Bring them to justice

  • @codkaxaajitvt9778
    @codkaxaajitvt9778 4 ปีที่แล้ว +2

    Walee halyeey walba mid habaaran baa dilay alaha kuu naxariisto

  • @nimcomohamedfaarah9852
    @nimcomohamedfaarah9852 7 ปีที่แล้ว +1

    Young, innovative and inspirational human being. ALLAHU marxamhum warzuqhu Janatal Fardawsal aclaa amiin

  • @abdihollandmyboy6164
    @abdihollandmyboy6164 6 ปีที่แล้ว +3

    İllaaahay janadiisa haka warabiyo gacan kaxaq daran ayaa dishay waana runtii weliba qof nasiib badan

  • @abdinurmahamed4524
    @abdinurmahamed4524 6 ปีที่แล้ว +2

    My brother, my homie boy, my role model we are still waiting justice.

  • @xikmadiyoxasuus8026
    @xikmadiyoxasuus8026 4 ปีที่แล้ว

    wasir siraj i asked allah for blessing you and simply with hard questions in the grave.
    really! you are in my heart i hope we will met in jannah insha alllaaah

  • @qaalidumar3725
    @qaalidumar3725 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxariso abaas siraaaj rajadi umada somaliyeed ayuuu ahaaa😓😓😓😓

  • @bahjabatran3710
    @bahjabatran3710 7 ปีที่แล้ว +4

    wlhy waan ilmeyey markan live history kiisa dageyste qof saan oo daan oo ugu rafadhe hamiga uu lahaa iyo sey u laqmiyen daay baal inn kaar badana aduyadu....haah maskin ii lahow janadi fordosa kaa warawi

  • @athmadeyshegow729
    @athmadeyshegow729 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto

  • @sahalyare7653
    @sahalyare7653 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiil wanaagsan cabaas ziraaji alah ha unaxariisto reer ceyroow ninkaan xaq idinka raba cadaalada keena ninki dilay ninkan

  • @cabdulaahixeef6673
    @cabdulaahixeef6673 4 ปีที่แล้ว +1

    ... it's sad and painful
    may his soul rest in peace and better place .

  • @Maan_214
    @Maan_214 7 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto wasiirkeena hore wlhi aniga oo aan garanayn ayaa ka naxay geeridiisa iyo sida ay ummada somaliyeed uga giligilatay geeridiisa,waxa uu ahaa wiil aad ukarti badan,wasiirkii ugu yaraa iyo shaqsi door weyn ku leh dhalinyarada soomaaliyeed,
    waxaan maqli jiray ma waaro qofkii wanaagsan
    Allah jano naxariiso Ha siiyo

  • @abdifatahabdirahman1739
    @abdifatahabdirahman1739 2 ปีที่แล้ว

    Alle ya raxma cabaas siraaje wuxuu ahaa qof shaqiyad wanaagsan leh janatul firdowsa alle haka waraabiyo.

  • @EdwigeM
    @EdwigeM 6 ปีที่แล้ว +10

    Can someone please translate his speech in english ? Foreigners are also interested. Thank you Tedx Mugadishu

    • @engrabdiaziizheero6633
      @engrabdiaziizheero6633 6 ปีที่แล้ว +1

      Danielle Ya E. MANDA me sis

    • @sadam8268
      @sadam8268 5 ปีที่แล้ว

      He was minister of somalia but he got shot and died by somali army. Apart from that he is talking about in this video his backgrounds.he grown up in kenya refugee camp and ending up minister then he died

    • @nadamohamed4643
      @nadamohamed4643 4 ปีที่แล้ว

      He was talking about how he grew up, and that he grew up in a refugee camp in Kenya
      And that he didn’t even have electricity to study he used light up lantern to get light....

    • @abdirahmanmuktar3946
      @abdirahmanmuktar3946 4 ปีที่แล้ว

      Pouring his heart out. He struggled to educate himself and when he got to the pinnacle of success, an asshole shot him point blank. Sad Indeed 😤😤😤

  • @issaibrahim8892
    @issaibrahim8892 ปีที่แล้ว

    Allah yaa raxma.

  • @manchesterunitedfans2568
    @manchesterunitedfans2568 ปีที่แล้ว

    Justice was done to the culprit yesterday.
    22/10/2022

  • @axmedcalifaatax1129
    @axmedcalifaatax1129 ปีที่แล้ว

    alle hAunsxariisto

  • @basi4652
    @basi4652 5 ปีที่แล้ว

    Ninkaan dhibka wax ku soo bartay oo Allaah u gargaaray ayuu mooriyaan sahal kudilay alla ha unaxariisto eedadiis ayaan saxibo ahayn iyo qarababa

  • @MohamedAIsse
    @MohamedAIsse 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto walaallkey Abaas Siraaji.

  • @luqmanbashir1897
    @luqmanbashir1897 ปีที่แล้ว

    Justice achieved

  • @filsanisse1852
    @filsanisse1852 7 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto walalkeen wadiirkeen

  • @caana-geelosmaan6826
    @caana-geelosmaan6826 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahy ha u naxariisto waziir

  • @nasraofficialchannel6562
    @nasraofficialchannel6562 7 ปีที่แล้ว +2

    allaha unaxarista inalilah WA inaa ileyhi rajicun

    • @KhaalidKaamil1
      @KhaalidKaamil1 7 ปีที่แล้ว

      allaha unaxarista inalilah WA inaa ileyhi rajicun

  • @idmanqueen4962
    @idmanqueen4962 6 ปีที่แล้ว

    3May 2017 Alle ha unaxariisto wlhi waqtiga wuu cararaa allow qaatumada kheyr inooga dhigo

  • @daudin3033
    @daudin3033 7 ปีที่แล้ว +4

    This guy looked influential and the cartels may have targeted him. A serious investigation is necessary

  • @mohameddheereofficial5483
    @mohameddheereofficial5483 5 ปีที่แล้ว +1

    God bless him

  • @yasminbarre7215
    @yasminbarre7215 ปีที่แล้ว

    Allah hawnaxaristo amiin amiin amiin yaa Allah

  • @ruweyda_quruxx3955
    @ruweyda_quruxx3955 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku naxariisto wll 😭

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 6 ปีที่แล้ว

    Allah u naxariisto, Aamiin.

  • @maryamali8586
    @maryamali8586 7 ปีที่แล้ว +1

    So sad may he rest in peace

  • @AbdulYusuf9
    @AbdulYusuf9 6 ปีที่แล้ว +1

    Allha unaxariisto😱

  • @nourisack2849
    @nourisack2849 5 ปีที่แล้ว

    Rabiyow unaxaris allhu akbar

  • @munthirabdi7588
    @munthirabdi7588 6 ปีที่แล้ว

    Abtiii rest in paradise Insha Allah

  • @abdinoor7736
    @abdinoor7736 5 ปีที่แล้ว

    Allahu u naxariisa

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 6 ปีที่แล้ว

    Allaha kuu naxariisto

  • @Drammaboi1
    @Drammaboi1 5 ปีที่แล้ว +1

    An ignorant habargidir guy shot him in the forehead and the life of this highly educated minister came to an end. What’s even worse is that murder told the court that it was accidentally. Long as Mogadishu is this it will never get peace. Mark my words.

  • @sahramahamud9805
    @sahramahamud9805 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxristo qabriga alle haku wasaciyo kitabkada midi alle haku siyo amiin dad xaqdaro kugu diln

  • @fadumofarah2455
    @fadumofarah2455 7 ปีที่แล้ว

    allah haku naxaristo wlky mcn

  • @libancwali8713
    @libancwali8713 7 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariizto ninkan wxuu ahaa nin ku fiicnaa hogaaminta dalka Nin kudayasho mudan cadowga Somalia uma ogola hormar iyo iney ka soo baxaan dhalin u dhimaneyso dalka iyo dadka Somalia MA dilin Somalia Wxaa dilay cadowga Somalia Waa lasoo adeegsaday ayaan filaa ninkii uu sababsaday Allow umadeena badbaadi and all Muslim's everywhere they are live

  • @khadraahmed3105
    @khadraahmed3105 7 ปีที่แล้ว +1

    malintiisa shalay ahayd allah naxariistii waarta ha siiyo maxan kalo nafta ku qancina

  • @abdirizakrasaas2214
    @abdirizakrasaas2214 5 ปีที่แล้ว

    Aun cabbaas yare waxuu wll somalia ka dhintay

  • @khadraomar9168
    @khadraomar9168 2 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxriiiso janadi fardows kugu abaal mari wali qalbiyadeena ku jirtaa a😢

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว

    aammiin

  • @dalla112
    @dalla112 7 ปีที่แล้ว

    Asxaabey somali u nahay qiiro japanka markey sidaan oo kale wax dhacaan dhamanteen ,wadaniyin ayanahay ,naxariis badan oo danqanaya wa u duceynya marka qof qaaliya naga dhinto lakiin wa ilowsha dhowynahay maalma kadib cid is weydiineysa malaha wasiir cabaas alla ya raxma ,2009 hal maalin sadax wasiira la dilay cadow,qamar,waayeel,iyo qaar kal badan....

  • @abdirizakmsalan6974
    @abdirizakmsalan6974 4 ปีที่แล้ว

    Illahay janada haka warabiyo walal MCN

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭 Any educated Somali youth passed away in Somalia

  • @shukriabuukar8449
    @shukriabuukar8449 6 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxaristo dilkisa sameyn weyn ayu igu yeshay

  • @leilaibrahim3888
    @leilaibrahim3888 6 ปีที่แล้ว

    Allah yaa rahma walalken abass waa geri kulu

  • @ultimaterr2407
    @ultimaterr2407 6 ปีที่แล้ว +2

    somalia has lost such a grte guy and intellegant like master siraaji its disaster

  • @shaaficigabaxey524
    @shaaficigabaxey524 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxriisto

  • @mahamedsharaf5722
    @mahamedsharaf5722 6 ปีที่แล้ว

    allah.haunaxaristo

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 7 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto

  • @mustaphosman4529
    @mustaphosman4529 7 ปีที่แล้ว

    Allah yar hamuhu aamin

  • @libaanabdi5236
    @libaanabdi5236 6 ปีที่แล้ว

    Ilahow kunaxariso

  • @hafsaelmi7015
    @hafsaelmi7015 ปีที่แล้ว

    Ilaahow kuunaxariiso maxaa xamar halyey lahu qashay

  • @mwarnerhighmarkcalibre6204
    @mwarnerhighmarkcalibre6204 7 ปีที่แล้ว

    SAD AND SORROWFUL DAYS FOR EVERY SOMALI PATRIOT
    To ALLAH we belong and to HIM we return! Nor tact neither power but for ALLAH!
    My heart aches and as well my whole body and just in the gloomy and dull day full of worries resulted from the maiming and destructive murder of Abbas the eyes of the people May Allah be pleased with him!
    It is a great loss to us as a whole and the Somali patriots in specif!
    We see it is a killing aiming at the progress of the people and the land of Somalia but many young ABASSES alive for us!

    • @asadabdilaahi7910
      @asadabdilaahi7910 6 ปีที่แล้ว

      alle ha i naxariisto waa rajo Dilis dilka cabaas

    • @asadabdilaahi7910
      @asadabdilaahi7910 6 ปีที่แล้ว

      waxaa la daliyaa ama la dilay rajada nin walba oo dhalinyarada oo somaaliyeed

    • @asadabdilaahi7910
      @asadabdilaahi7910 6 ปีที่แล้ว

      way ii cadahay waxaa la dilay rajada qof walba oo somaaliya ah oo jecel dalkiisa....gaar ahaan dhalinyarada Lkn ma dhaceeyso

  • @ubahnor5977
    @ubahnor5977 6 ปีที่แล้ว

    ale haunaxariisto marxuunka

  • @rahmosamatar2122
    @rahmosamatar2122 6 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxristo 😭

  • @abdirahmanqoodnuur3402
    @abdirahmanqoodnuur3402 6 ปีที่แล้ว

    الله يرحمه

  • @daahrog4841
    @daahrog4841 2 ปีที่แล้ว

    Suaasha aad nooga tag tay dhalin yaro ahaan ayaan wali xasuustaa daqiiqad walba waliba anigoo wadanki jooga aad ku geeriyootay naftana u hurtay wadanka gadaasha wuu halabay intii hore mid ka badan fitno ayuu alle ku dhaafiyay alle ayaa naga kaa jeclaaday walal allah kuu naxariisto cawana waxa geeri kale oo xanun badan inoo ah walashen amina mohamed abdi ex xil. Waxa kaloo ayadana geeri xanuun badan igu aheyd hodan naaleye waxa kalo aheyd geeri xanun badan almaas iyo dhaman dhalin yarada maalin walba wax tarka u ah bulshada ee ku dhimata dalka ayago waxba anan galab san allow idin naxariiso dhaman tiin

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 6 ปีที่แล้ว

    Miskin ilahow ku naaxariiso waay diilan wiilkan walahe wanka naxaye

  • @ilyasmaxamedxuseen1209
    @ilyasmaxamedxuseen1209 5 ปีที่แล้ว

    alla yarxama walalken ninkii dilay hala dilo qubo allah ku rido tuuga

  • @abdimuktar9692
    @abdimuktar9692 ปีที่แล้ว

    Hawiyoow nacalaa idinkutaal goormaa qoriga dhigeysaan nin noocan ayaa aduunka dhafiseen,. Siraaji, engineer yarisow., elan., farhaan qaroole.,iyo kuwo kale oo badan oo wadanka wax uqabtaan hami ulahaa

  • @abdullahi110310
    @abdullahi110310 7 ปีที่แล้ว

    wiilkaas aqoonyahankaa oo wanaagsan ninkii dilay in la loo diloo oo loo qisaaso habargidir ayaa diidan, bal reeerkan maxaa ka qaldan?

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 6 ปีที่แล้ว +1

      MovieTrailers Walaal Habar Gidir anaa ah wiilkaan inuu ila dhashay cml ayaa dareemaa!! Dowlada ayaa Cadaalad rabin Habar Gidir iyo Hawiye Sharciga ayaa ka horeeyo iyo diinta