Dilkii Wasiir Cabaas - Killing of late Minister Cabaas

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Waxaa laga joogaa bil dilkii Marxuunka Wasiir Cabaas, waxaan u safarnay Dadaab - goobtii uu ku koray - si'aan u wareysanno dadkii garanayay.
    It's a month since the late Minister Cabaas was killed, we travelled to Dadaab - the place he grew up - to talk to those who knew him.

ความคิดเห็น • 43

  • @sumayah8823
    @sumayah8823 7 ปีที่แล้ว +2

    Thanks a bunch for the subtitles y'all, we really appreciate it

  • @ciyaalxamaraahay2714
    @ciyaalxamaraahay2714 7 ปีที่แล้ว +2

    Wlh Waa Ciil Cid Dhan Hader islahayen Wiilkina Wad Kunasan Dontan In Sidan loo niyad Jibiyo Aduunka Iska Imtixaan Ah wlh Ilahey Badal Qeyr Qabo haydin siiyo Walaashe Koley Maso lawanayo Aboowe

  • @najmaqaali3200
    @najmaqaali3200 7 ปีที่แล้ว +10

    qofkii qof muslim ah xaqdaro ku dila wuxuu ku noolaana nolol cidhiidhi ah oo foolxum cadaabka Alle-na wa ka danbeeya hadaba Alle ha u naxariisto dhamaan muslimiinta inta dhimatey iyo inta xaqdaro lagu dileyba

    • @skyflytv2517
      @skyflytv2517 7 ปีที่แล้ว +1

      Najma Qaali amiin

    • @fadumoabdi6812
      @fadumoabdi6812 7 ปีที่แล้ว

      walaalhi wan kaxumahayi dilka wasir. siraji wan kaxumahai

  • @frankie6995
    @frankie6995 7 ปีที่แล้ว +2

    Oh, i this is so emotional. i'm Just crying too 😢

  • @abdinurmahamed4524
    @abdinurmahamed4524 7 ปีที่แล้ว +1

    Very sad wlhi geeridii #Abass yare allow u naxariisa. Still can,t hold my tears wlhi bil ramadaan ayaan ku jiraa heer waxaan maraya shaqo anoo ku jiraa aan xasuusta geeridii #abass ka dibna aay ilin iga soo daata ilaa aan isqabta waa geeridii sidaxaat oo igu naxtin badneet walakeey waan kaa samri lanahay balse illaheey ayaa naga kaa jeclaaday janatul fardowsa allaha kaa waraabiyo.

  • @huskyjamapuntland1385
    @huskyjamapuntland1385 7 ปีที่แล้ว +2

    aad ban uga xumahay wallahi .
    ilaahay jannatul firdows-al-aclaa haka waraabiyo . aaaamiim

  • @miskidowlad4795
    @miskidowlad4795 7 ปีที่แล้ว +1

    ilahey ha unaxaristo cabas ayagane samir iyo imaan

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 7 ปีที่แล้ว +1

    Allah Ha u naxariisto Wasiir Cabaas Nin qiimo badan buu aha
    waa in Cadaalada la hor keenaa
    tuugta Caadaystay inay dilaan dadka bulshada qiimaha u leh
    hay kun qof xitaa yihiin

  • @abdirahmanmuktar3946
    @abdirahmanmuktar3946 4 ปีที่แล้ว

    Iftiin u soo baxay dalka somaaliya oo lagu nagaadin ayuu ahaa. Maalin maalmaha kamid ah insha'Allah riyadiisa aniga ayaa rumeyn doona

  • @rahmamursal8261
    @rahmamursal8261 7 ปีที่แล้ว +2

    abayoy nafkasta weydhimane wana wada ognahy idunkuna samir iyo iiman horta nasibana wadledahy wll fcn ayad qabtey oo dadbadani ay u ooyen oo anigu kujiro lkn wahan wa adunyo wala iskasamra

  • @rageyusuf5763
    @rageyusuf5763 7 ปีที่แล้ว +1

    walahay is very very sad. Alle ha unaxariisto walalkeen. wa geeri xanunbadan wixii dilay Alle aya ka abalmarin

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 7 ปีที่แล้ว +2

    illaaah haaa unaxariiisto tiiisaaa dhamaaatey eee ku sabra

  • @calicabqaricalicabqari8242
    @calicabqaricalicabqari8242 7 ปีที่แล้ว +1

    MUDANE CABASS ALE HAUNAXRISTO INNALLILAHI WAINAA ILAYHI RAAJIICUUN

  • @libanabduqader3455
    @libanabduqader3455 7 ปีที่แล้ว +1

    Alah ku naxaristo familka iyo qarabadi uu ka tagyna Alah samir iyo iman Alah ka siyo

  • @nasteexaladan6092
    @nasteexaladan6092 7 ปีที่แล้ว +1

    Markaan Argo Waan iska ooyaa walhi😭

  • @ramatgan1
    @ramatgan1 7 ปีที่แล้ว

    He was a good man. It's a absolute tragedy to lose patriotic young people like this. I hope someone the government help the family and give them assistance.

  • @mohamedahmedomarsaalihi4613
    @mohamedahmedomarsaalihi4613 6 ปีที่แล้ว

    waziirkii howlaha guud iyo dib udhiska qarana cabaaas Allha unaxriisto walahi waaa nin da'ayar oo gacan ka xaqdaran baaa dishay allow jantul fardowse ka waraabi

  • @bubblygur5960
    @bubblygur5960 7 ปีที่แล้ว +1

    yarbi

  • @abdishakurxabeeb9110
    @abdishakurxabeeb9110 7 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariiisto, qaraabadiisana samir iyo iman haka siiyo .

  • @kalamaantv8429
    @kalamaantv8429 7 ปีที่แล้ว

    😢😭😭😭😭😭😢 ilahey ha u naxariisto. gaca ka xaq daran dishay..

  • @mohaaalii2631
    @mohaaalii2631 7 ปีที่แล้ว

    Allah haunaxaristo wasiir cabaas allah janadisa hageeyo

  • @nasrabulaale750
    @nasrabulaale750 7 ปีที่แล้ว +1

    Allh yarxam amiin

  • @abdinurmahamed4524
    @abdinurmahamed4524 7 ปีที่แล้ว +1

    #Duligii ka danbeeyay geeridaada haday dowlada cadaalad inuu sameeyni waysa illaheey ayaa si fudud iyo silac kusoo dhaafin doona dunida anakoo habaareena illaheeyna uma naxariista duligaas illaheey ka furtay asagana maanta kaa walbahar badan.

  • @nalkainaqalifcabdulah2803
    @nalkainaqalifcabdulah2803 5 ปีที่แล้ว

    Iska samar abayo qali willkena anago dhan ayu naga geriyoday walahi jiran ahan jirne ila hada jiran nahay familkan said iskugu dhernahy allow kunaxariso cabax

  • @rowdajamal6673
    @rowdajamal6673 7 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariiato

  • @hagardaamotube3873
    @hagardaamotube3873 6 ปีที่แล้ว

    Walaalkii kayar baa buuskisa buuxiyay masha allh guleeso

  • @swegargirl3726
    @swegargirl3726 6 ปีที่แล้ว

    Allah u naxaristoh abyo

  • @garasho8888
    @garasho8888 7 ปีที่แล้ว

    walee hoyadda wiilka dhashay waa la indha tiray taasi wàa wax lahubo balse ilahays samir iyo iiman ha ina kasiiyo cabaas ilaahayna jana ha kawaraabiyo

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 ปีที่แล้ว +1

    Ax xanun wlhi 31/may2017 lama hilmaamayo wlhi😭😭😭😭😭😢😢😢👎🏿 sanadkaas 😭😭😭😭
    Cabaas siraaji jnnadi fardowsa
    Allah ka wwrabaaiyo
    Cabaas
    31 maaalin ayu xilka hayayyy
    31 sano jir ayu ahaaa
    Sorry Allah ku naxaristo😭😭😭😭😭😭😭

  • @hamzematan7495
    @hamzematan7495 7 ปีที่แล้ว

    I'm so sorry about that 😪😪😢😢

  • @MohamedAIsse
    @MohamedAIsse 7 ปีที่แล้ว

    Allah yaraxma raximin jandi fardowso Allah geeyo Amiin ya Rabbi.

  • @cimranhassanibrahim9627
    @cimranhassanibrahim9627 7 ปีที่แล้ว +2

    Aax Geeri xanuun badan weeye lkn Cabaad Geeridiisu waxa ay la mid tahay dadka somaliyeed ee Sida maalaa yacniga ah maalin walbo loo leynaayo ee ku dhimanaayo micno darada balse tan cabaas dhamaan dhalin yaradi waxa ay ku ridey Rajo Beel Malaayiin uu ka soo dhex baxay oo dagan Xero Qaxoontina Waxa ku dhacay Hanjab weyn oo ku noqotey dhaawac sida ay uga soo kaban karaan aan la garaneynin waayo dhalin is lahayd dowlad ayaad yeelateen wadankiinii nabad ayuu noqdey nolol iyo nabad ayaad ka heleysaan ayaa hankii laga jabiyey wlhi waan Ooyey ani markii aan daawadey video gan rajo xuni ayey i galiseyna ku aadan dhanka Somaliya ah waayo dil qorsheysan waa dhici karaa lkn waa in sida ugu dhakhsaha badan looga howl galaa loona soo ogaadaa cidii ka danbeysey dilkiisa cadaaladana lagu oogaa markiia in unbey rajada malaayinta hadda ay ka burburtey u soo noqon hadii lkn laga aamuso ma aaminsani Farmaajo waa ugua dareyba wadankii xagga dil ka iyo qarax yada amnigii uu laha wax ayaan ka qaban mee ? tolow Cabaad waa Halyey ka baxay dhalinta Somaliyed ma ahayn shaqsi Sidaaz dhibta yar dilkiisa loo daboolo dhalin yarada ayaan leeyahay hal yar dhalin yaro aan dhamaan teen ku dadaalo inaan halkeen dib u soo dhisno oo cabaad inaga bax ye cabaas yo kale iska soo dhex saarno
    Cabas qoys kiisii Allah samir iyo iiman ha ka siiyo isagana Janatul firdows ha ku waaro insha Allah
    Amiin

  • @AbdullAbdull1
    @AbdullAbdull1 6 ปีที่แล้ว

    May Allah have mercy on him

  • @mohamedkalif3728
    @mohamedkalif3728 7 ปีที่แล้ว

    allow janada geey

  • @kajsi9709
    @kajsi9709 5 ปีที่แล้ว

    sorry

  • @ruqiyahajji7868
    @ruqiyahajji7868 7 ปีที่แล้ว +3

    alloow cadaabta geey kuwa dhalinteena haldoorka ah laayay

  • @AbdulAziz-vl9pu
    @AbdulAziz-vl9pu 7 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto