Dhexda Duubo Sidan kuuma qalanto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 302

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 ปีที่แล้ว +106

    Imtixaankii Final Ka ahaa e jamacadda ayaan diyaarinayey xoga wan hurdooday balse Codkaga markan maqlay runtii wan kacay. mahadsanid Ustaad🙏❤️

  • @sahromaxamuud252
    @sahromaxamuud252 ปีที่แล้ว +35

    Wlhi xili 𝗔𝗮𝗻 ubaahnaa buu muuqqalkan isoo gaaray thanks mclinkeyga nolosha ku taageeraa ❤😢😢😢😢

  • @nasroabdixasan9405
    @nasroabdixasan9405 ปีที่แล้ว +22

    Xaqiiqdi malinkasta oo an shaqadyda bilabayo vedio yada dawada si shaqada aan qabanayo uga cajisin darted shukran ustada💯

  • @nuurahmed8102
    @nuurahmed8102 ปีที่แล้ว +9

    Muqaalkan qofkii daawada noloshiisa waxbadan ayuu kabadali doonaa waa hubaa i appreciate you our teacher 🙏🙏

  • @aboudy-
    @aboudy- ปีที่แล้ว +47

    Hard work is the best feeling i have ever seen

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  ปีที่แล้ว +20

      True wlhi shaqee as hard as you can afuunka looguma tala galin dadaal yar lacag badan

  • @hudaahmed27
    @hudaahmed27 ปีที่แล้ว +6

    wlhi muuqaalkan wuxuu isoo gaadhay wakhti aan waxa aad ka hadlayso oodhan aan ubaahi qabay waxa kale oo layaable anoo imika youtube soo galay anoon furin ayuu muqaalkagani iifurmay anoon arkayn waxan eegay xiligaad soo dhigtay mise waaba 13 hours ka hor wlhi ilaahayba ila jeclaaday muqaalkan😢mahadsanid walal ayuub ❤

  • @hassanahmedibraahim4618
    @hassanahmedibraahim4618 ปีที่แล้ว +13

    best motivation ever i listening
    thnks my pro AYuuB ahmed🎉❤

  • @sumayyoeducator5123
    @sumayyoeducator5123 ปีที่แล้ว +4

    maclin aad ayad u xigamad badantahey eray dhahdo qalbiga sameyaan naftana weey dhirigalisa Allah ku xifdiyo carabkagana bir iyo balaayo Allah ka dhoowro❤‍🩹❤‍🩹❤💯💯

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 ปีที่แล้ว +9

    Kolley qof ilaahay kheyr la doonay baa dhageysta oo la solonsiiyaa muuqaalkaaga wll Ayuubow❤

  • @najmahirsi
    @najmahirsi ปีที่แล้ว +4

    Am so motivated by this guy. He choice of words how he edits his videos iyo sidaa qalbikeyga uu tabtaa thank u

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj ปีที่แล้ว +7

    Thank‘s Teacher Ayuub Wan Rajayna Damiir kaygu inu Kor Ahado Moye Ma rajay Nayo Inan Hoos Ka Dhigo 🙏🏾😥

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf ปีที่แล้ว +7

    Macalimka noloshayda😥💖
    Dhiirigaliyaha naftayda🙂🤗
    Walaalkay aanan isku hooyo ahyn💘❤️
    Allaha ku Sharfo maclimkayga

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar ปีที่แล้ว +4

    Qufkii wax fahmaayo waxaa lalahadlay dadka dhamaantood iyo kuwo isku sheegaayo inay caanyihiin We Love Ayub Ahmed ❤❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +14

    Dhiiri-galiye aad u Qiimo badan Ustaad Ayub Mahadsanid inbadan❤️

  • @zhakibabdirahman1202
    @zhakibabdirahman1202 ปีที่แล้ว +5

    iLaahay abaalkaga jano haka dhigo ustaad runtii inka badan 2000 oo dhalinyar ah ayaad badashay firirkooda musTaqbalkooda iyo siday nolosha u arkaan runtii abaalkga iLaahay ayunbad kuleedahy thank you so much nin nolosha nasiib Leh ayuunba video yadada dhagaysan kara .mahahTsanid . 🙏🙏
    kaga kusoo biira

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman9060 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah ❤❤ macalinkaga waqtiga munasabka ay thy bay marwaliba dhirintadu igarabqabataa ❤ allaha kuxifdiyo adun iyo aqiraba waxad Igarab istagtay carabado badan Ayub axmed nolow intey nolijidho oo Farhad kunagaad❤❤🥰🥰🥰

  • @zahraosman3504
    @zahraosman3504 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah .walaalkey allah ku xafido.dhiirigalinta wanaagsan.waa yartahaye umada. Soomaaliyeed

  • @maanali8868
    @maanali8868 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustad wal wad idhirigalisa wax badan ayan kafaiday mahdsanid macalin

  • @NalkaDaakir
    @NalkaDaakir ปีที่แล้ว +2

    Noloshayda waxbadan ayaad kabadhshay alaha koxfido inbadan mahadsanid ❤❤❤❤

  • @mahadyuusuf6297
    @mahadyuusuf6297 ปีที่แล้ว +2

    Thank you very much your advice illaahay hayaa alaal Mario kaagana hanad garan siiyo Aamiin

  • @FihiimaFaysal-r2s
    @FihiimaFaysal-r2s ปีที่แล้ว +2

    Waan rajaynayaa inay dhirigalintaadu qaato Mahad sanid wll😊❤

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 ปีที่แล้ว +8

    Wow that’s really touching motivation i loved it keep it up

  • @HaawoMohamed12
    @HaawoMohamed12 ปีที่แล้ว +1

    M. Wllhi video ayu malinkasta wan dhageysta xaqiiq ayu ka hadla ilahay kheir haku siiyo ustaad ayuu b😊

  • @AyanAhmed-m8b
    @AyanAhmed-m8b ปีที่แล้ว +1

    Walhi Allah Darti Baan ku jclhay wana Kugu xidhnhay Walk Allha Ha Ku Sharfo ❤

  • @CawilCabdi-ns7xj
    @CawilCabdi-ns7xj ปีที่แล้ว +1

    Manshaa allh ayuup alle hakuxafido waxaa igu kaadanbaysay mudo 1sano ka hor ah balse nasiib wanaag mantaan kusoolabtay

  • @sacdiyosalaad
    @sacdiyosalaad ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walal si qalbi ayan ku dhahaya walal qali horey usoco Allah ha ku xafido

  • @jamaalwacas-m2x
    @jamaalwacas-m2x ปีที่แล้ว +1

    masha Allah saxib ilahay ha ku barakeeyo wax badan ayaan ka fa iiday wax badan

  • @cabdifataaxmuuse802
    @cabdifataaxmuuse802 ปีที่แล้ว +3

    Great motivational contents life transforming really appreciated tnx

  • @ppppppp3807
    @ppppppp3807 ปีที่แล้ว +4

    Runti waa dhiirigalin qalbigeyga taabatay waxana fila inay wax badan itarto thanks teacher you're definitely awesome my inspirator 😊❤ nooloow.

  • @hakiimcadeh9096
    @hakiimcadeh9096 ปีที่แล้ว +1

    Walal ano inan yara ayan kuku deydah adigah Horumar inta ka badan ku rajenayah ❤

  • @ubahbarre4770
    @ubahbarre4770 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku barakeeyo ❤

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah jzklAlla khayr ustaad Ayuub

  • @rahmahassan2530
    @rahmahassan2530 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Masha Allah illaahey ha ku xifdiyo

  • @fatimaabukar9097
    @fatimaabukar9097 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid wllke ayuub axmed🤴💛💛💛💛💛

  • @zakariafarah7159
    @zakariafarah7159 ปีที่แล้ว +7

    Hard work Always give pays 🎉

    • @anbiyamohamed453
      @anbiyamohamed453 ปีที่แล้ว +1

      Hadiifqofadisjeclaydeen adaption cafadiiogatagtay mar kuu labadalugoodgudohoogaogaday iyarkabacadi waxaubolabayinuuicayo wllo idhirgali

  • @gudoonxuseen8618
    @gudoonxuseen8618 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq dhiiri galiye alleh ha ku sharfo faaida ku dhan❤

  • @LayloHilowle-z6g
    @LayloHilowle-z6g 14 วันที่ผ่านมา +1

    Jasaa kallhu kheyr wll ad ban ku dawada ❤

  • @basrailyaas3362
    @basrailyaas3362 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wllo ayuub axmed waxad ii sheegtay xaqiiqada wll alleh Haku xiftiiyo❤❤😢

  • @daweya12
    @daweya12 ปีที่แล้ว +1

    Waxan rajaynayaa anigoo isbadalay inan usoo laaban doono thanks macalinka uma soamliyeed😢❤

  • @faysalhanad8106
    @faysalhanad8106 ปีที่แล้ว +10

    I really learnt alot from your motivations.. and i appreciate the way you are always encouraging...i request to keep on 🙏🙏🙏

  • @ayaanmahamud3180
    @ayaanmahamud3180 ปีที่แล้ว +2

    Jazaa kallahu kheyr wll kama dalaayo in aan ku mahad celiyo waxaa tahay dhiira galiye abaal ayaa igu ledahay aniga waayo mar walba aan dareemo hoos u dhac waxan dhagestaa video dhiira galinta ah shukran wll qali horey u soco ❤❤

  • @Gaaani7
    @Gaaani7 ปีที่แล้ว +2

    Aad baad u mahadsantahay.... ustaad ❤❤
    Dhirigaliye.......

  • @Shukrishacni-ed1yh
    @Shukrishacni-ed1yh ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Hore usoco dhiirigaliyahayga ustaad

  • @nimconuur3681
    @nimconuur3681 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad ayuub Ahmed

  • @Raxmasaleban-12
    @Raxmasaleban-12 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga oo fadhiya oon habba lahayn ayaan hapmar kacay.
    Mahadsanid my teacher

  • @HudaOmar-rl8ms
    @HudaOmar-rl8ms ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sidaad dad badan u badashay alle ha kaaga abaal maroyo

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali3866 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle ha naga dhigo kuwa waanada qaata

  • @mohamedxuseen2793
    @mohamedxuseen2793 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ustaad waxbadan baan kaa faa,iiday

  • @feysalabdulaahisheikh1185
    @feysalabdulaahisheikh1185 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo 🎉🎉🎉 400k subscribe hori usoco
    The best motivator I've never seen
    You helped alot never forget you
    ❤❤❤❤❤

  • @jirojoog
    @jirojoog ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin allaha kaa abaal.mariyo

  • @umulkhayrcabdirashiid1431
    @umulkhayrcabdirashiid1431 ปีที่แล้ว +2

    Mahdsanid ayuub AllaH Haka abaal mariyo🤲🥰

  • @Hodaniisheyy34
    @Hodaniisheyy34 9 หลายเดือนก่อน +1

    Best teacher ❤

  • @MohamedAbdulleyMohamed
    @MohamedAbdulleyMohamed ปีที่แล้ว +3

    Waad mahadsan tahay walaal allaha ku xafido

  • @MunaMaxamedaxmed
    @MunaMaxamedaxmed ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wllkay ayub axmed ❤😊

  • @abbasabdimohemed2652
    @abbasabdimohemed2652 ปีที่แล้ว

    My teacher ilxun Alle kuma tuso cimri dheri Alle ha.kusiyo pro🙏🙏

  • @dr.ashmid6058
    @dr.ashmid6058 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustad Ayuub
    Waqti badan ayaa kudaba daa
    Lkn waa comment gii iigu horeyay

  • @QeyrQabe
    @QeyrQabe ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad ayyub Ahmedabad allaha hakubarakeho jamacad Waxanan kabaranin baan kabartay

  • @xafsaibraahim4091
    @xafsaibraahim4091 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub Axmed hore usoco wllo runtii wax badan ayn kaa faiday

  • @diamondabdirashiid710
    @diamondabdirashiid710 ปีที่แล้ว +1

    teacher of my life💕

  • @dr.mariasoul5261
    @dr.mariasoul5261 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah best motivational speech

  • @mohamedqasimhussein9150
    @mohamedqasimhussein9150 ปีที่แล้ว +1

    waqti aan ubaahnaa ayaa firiintan ayaad iisheegtay allaha ku xafido wll

  • @Ina-cabdi2244
    @Ina-cabdi2244 7 หลายเดือนก่อน

    Best teacher Ustaad Ayuub Axmed👍

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah! Amazing video! ❤❤💯

  • @Mrindhayare-ld9cx
    @Mrindhayare-ld9cx ปีที่แล้ว +2

    Mahad SANID WALAAL ❤

  • @hamdayuusuf7737
    @hamdayuusuf7737 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad alle cimriga hakuu dheereeyo talooyinkaaga iyo waayo aragnimadaada waxaad iga jaahil saartay waxyaalo badan mahadsanid ustaad

  • @hooyomcn1682
    @hooyomcn1682 ปีที่แล้ว +1

    400k coming soon ustaad ayuub

  • @dagandahir7620
    @dagandahir7620 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢2023/Jun/3/Saturday/11:04😞😞😞

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir3583 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allha thnks ustaad ayuub🥰🙏🏻

  • @saidohersi
    @saidohersi ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad jazakalaahu khayral jazà

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 ปีที่แล้ว

    My ALLAH blessed you my best teacher Ayuub Ahmed.🤲🥰❤🙏💯

  • @CabdiMaxamed-x8y
    @CabdiMaxamed-x8y ปีที่แล้ว +1

    Waad iga farxisay ustaad alle hakaa farxiyo❤

  • @CabdilaahiMahamed-lb4wi
    @CabdilaahiMahamed-lb4wi ปีที่แล้ว +1

    Wllhi runtii sidii aan nolosha ugu diyaar garobay ayaad igudhirigalisay mahadsanid wllky

  • @fatushqurux-u6m
    @fatushqurux-u6m ปีที่แล้ว +1

    Tunti wadhirigalin wanagsan ustad❤❤❤

  • @XAMUUDI111
    @XAMUUDI111 ปีที่แล้ว +2

    Aad io aad baad umahadsanthy macalinee noosobadi ustaad 🎉❤

  • @MohamedCabdinasir-ej4el
    @MohamedCabdinasir-ej4el ปีที่แล้ว

    M.a .ustaad. Alllaha..kubarakeyo. Sida .wngzn.eed..nogarb. Qabatay

  • @shamsahusseinshamsahussein339
    @shamsahusseinshamsahussein339 ปีที่แล้ว +1

    Walalo aniga adh ayan kaga mahad celinaya wah badan oo an kadageysan jire ayan hada ogade oo faida ii eh wlhi ayub wahu inkuwaninayo qata hadhi kale dib ayad ushaleysan koley aniga wagi hore wankudageysan jire lakini erayadada maqadan jirin lakini hada dib ayan ufahme wah walibo naga wanise walalo cilmiga iyo aqliga Alle hakubarakeyo Allahuma ameen❤

  • @shaadiyoabukar4347
    @shaadiyoabukar4347 ปีที่แล้ว +2

    Thanks 😊 wll ayuub xifdul Allah

  • @hidaayo2000
    @hidaayo2000 ปีที่แล้ว +3

    My teacher ❤❤❤

  • @AhMeD-HaaDI7
    @AhMeD-HaaDI7 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad ayuub really

  • @Abdi-jaliilAbdinour
    @Abdi-jaliilAbdinour ปีที่แล้ว +1

    Coming soon 400k🎉❤

  • @raaxomaxamed8320
    @raaxomaxamed8320 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal ayuub wan dadaalayaa

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 ปีที่แล้ว +1

    That si true dear teacher 🙏

  • @akfatima7321
    @akfatima7321 26 วันที่ผ่านมา

    Ayuub ahmed mar walba wan uduceeeyo ilhy khayr farabadan hasiiiyo

  • @HalacUpdiUpdilaahi
    @HalacUpdiUpdilaahi ปีที่แล้ว +2

    Dhiirigaliyahayga Suhayb Saajid Gulayso Wllo 🎉❤

  • @abdiwalibahrawi4528
    @abdiwalibahrawi4528 ปีที่แล้ว +1

    Habeen wayn waaye caawa
    03/06/2023....💔

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Yaawaaye.familibaanahee noloshaydaan wax tairi iyo wax jiro Nin iyo afadiis ama afo ooriyareeey iyo say , saanay ahayd iyaaaaaaaaaaah Arimo

  • @muqdishostudio7632
    @muqdishostudio7632 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaa uqalantaa million subscribers macalin ❤ ❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As yaaawaaaye.qiimobadandumaroo kheyrto lagufarxeeeey.

  • @Maryanabdi-kr7hp
    @Maryanabdi-kr7hp 11 หลายเดือนก่อน

    Teacher of my life🫶❤️‍🩹🌚

  • @GAAGAABFILM
    @GAAGAABFILM ปีที่แล้ว +1

    Keep goin my pro

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf ปีที่แล้ว +1

    Aslaamu Alaykuma first one thanks

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Wlhy waan cafimaada qaabo hdaa 2023 waa runtaaa my teacher

  • @jamaapdi3200
    @jamaapdi3200 ปีที่แล้ว +1

    Wllo channel kaaga waan Ku cusbahey waad Mahadsntahey wllo
    Wxaan ahey ardey 17jira ah wxaana hada diyaar u ahey inaan nafsadeyda sidii ay hore u aheyd inaan Ka badalo oo aan ka dhabeeyo fikirkeyga.
    wllo wxaad igu caawisaa inaad soo galiso sida xiisado fudud lagu baran Karo wxaana ahey ardey hada u wareegaya classka form one

  • @asmaabdilahi6035
    @asmaabdilahi6035 ปีที่แล้ว +1

    Allah Haku xifdiyo
    🤲

  • @MohamedYazin-px8bv
    @MohamedYazin-px8bv ปีที่แล้ว +2

    Guulayso pro❤

  • @Cabdifitaax1111
    @Cabdifitaax1111 ปีที่แล้ว

    M.a wll mahadsanid wllahi waa waano muhiima keep going my pro

  • @FaaraxMuxamad-fk5nb
    @FaaraxMuxamad-fk5nb ปีที่แล้ว +1

    400k coming inshaalah

  • @ShakuurYare-xt2cu
    @ShakuurYare-xt2cu ปีที่แล้ว +1

    400k comen Soon 🎉 Macalin 🤚🏻

  • @boloalifaiza8435
    @boloalifaiza8435 ปีที่แล้ว +3

    Walal ayuub shukran 😊 runtii waxaa nodhirigalisa sida psychologist ❤

  • @UmulkheyrAbdiwali
    @UmulkheyrAbdiwali ปีที่แล้ว +2

    Ustaadkeena❤💯🤞