Jiilka Ugu Jilicsan | Jaamici laakiin umi ah ! | Mustaqbalka sugaayo 15 - 25 jirka .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2021
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 1K

  • @gurey-ology
    @gurey-ology 2 ปีที่แล้ว +327

    Nabiga ku sali wll hadaad qoraalkan isha saartay muhiimadu waa inaan labadeenuba guuleysano ❤❤❤

    • @hogotolyrics2895
      @hogotolyrics2895 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw

    • @Ali-uh4lo
      @Ali-uh4lo 2 ปีที่แล้ว +2

      🌹🌹🌹🌹Scw scw scw🌹🌹🌹🌹
      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @maxamedxasan6503
      @maxamedxasan6503 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @asadyare1885
      @asadyare1885 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @wacyi7242
      @wacyi7242 2 ปีที่แล้ว

      Ma dhiiri geliyayaashaad ka mid tahay hh

  • @-thecaptain9171
    @-thecaptain9171 2 ปีที่แล้ว +265

    Halyeeey SooMaliyeed Waxbadan Baan Kaaparanay Walalkeena cumar💯❤️Allah Haku Cizeeyo

  • @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937
    @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937 2 ปีที่แล้ว +88

    War Bal Ku,salia Xabiibkena Mohamett Scw ❤️🥰✌️

  • @AhmedAli-mo4ji
    @AhmedAli-mo4ji 2 ปีที่แล้ว +83

    Seriously This man is legendery 💯

  • @user-yu5il6sp5o
    @user-yu5il6sp5o 2 ปีที่แล้ว +74

    Somalia needs more TH-camrs like you. Thanks a lot for this very informative video. Young Somalis need to wake up since we’re the hope of the country.💯🇸🇴

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk af somali kuso qor bal hadalkaaga.
      Waxaan nahay rajada dalka aya tiri adigo English kuhadlaayo😅.
      Maxaa qaldan🤣

    • @user-yu5il6sp5o
      @user-yu5il6sp5o 2 ปีที่แล้ว

      @@sayidka.6122 “kkkkk” af soomali miya ?

  • @inaxaashi3845
    @inaxaashi3845 2 ปีที่แล้ว +25

    Cajiib hdii kuwa Malayacniga malin walba dadka La hortagan Ay sidan wax uso gudbin Lahayen runtii waqica dhalintena sida mu ahaden wax bdan wu iska badaLi Laha Thanks❤❤🙏

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 ปีที่แล้ว +12

    Ogaansho
    Ayaan goobdoon
    Waaberi media
    Sahanka xogaha
    Caalami one
    Ogaalka dunida
    Best chanels

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 2 ปีที่แล้ว +131

    Ustaad you are my special accdemy of education and more information.
    Thanks my goat.

    • @aweysmuqtaar1408
      @aweysmuqtaar1408 2 ปีที่แล้ว +4

      war luuqada honoga dheylin xoolo

    • @jakedones2099
      @jakedones2099 2 ปีที่แล้ว +1

      Go read a book

    • @jakedones2099
      @jakedones2099 2 ปีที่แล้ว

      @@aweysmuqtaar1408 dadka ha caynin

    • @aweysmuqtaar1408
      @aweysmuqtaar1408 2 ปีที่แล้ว

      @@jakedones2099 Maxa kaagaly

    • @jakedones2099
      @jakedones2099 2 ปีที่แล้ว

      @@aweysmuqtaar1408 afkaa u ooynoosid adigaa foolxumaynoosid. Markaa caytamaysid

  • @mohamedhussein6563
    @mohamedhussein6563 2 ปีที่แล้ว +47

    Aan ku salino xabiibkena salalahu caleyhi wasalam❤

    • @mohamedzakiibraahim6096
      @mohamedzakiibraahim6096 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @mohamedzakiibraahim6096
      @mohamedzakiibraahim6096 2 ปีที่แล้ว +1

      Inshaaroow ilaahey ka sugoow anoo wado xun ka socdo ayaad ika weecisay waxaadna iftiimisay wadada wanaagsan waad ku mahad santhy wanaagaga aad la jeceshahy walaalahaa keep going💔💘💔💘💔💘💔 Mahadsanid!!!!

  • @yoman7762
    @yoman7762 2 ปีที่แล้ว +11

    Ethiopai burburkeda waa uguul somali

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi cajiibaa tahay yacni wuu yaryahay qof sidaa dhalinyarada uga war haya oo uwacyi galinaya the one only ogaansho alle haku karaameeyo

  • @kishlishmacalin5432
    @kishlishmacalin5432 2 ปีที่แล้ว +8

    Been maahin hadaa nahay jiilkaan cusub anigo nafteyda tusaale uso qaadaayo waxaan ahay da'da aa sheegeesid ee ka yar 25
    Mudo waxaan shaqeenayaaa aan ku qiyaasay 3 sano in badan aan isku day sameeye oo wax aan ani leeyahay abuuro ayaan ku guul dareestay aan waxaa iska so jaray ani maba ii calfana waxaan lkn waxaan xaqiiqsaday ina jilcanahay oo noloshu aheen 3 sano ee ubaahantahay samir hadaa rabtid ina guuleesatid Alle waxaan ka baryaa ino ii saqiro Aduun iyo Aakhiro iyo qof walba muslim ah usaqiro
    Noloshu waa samir 💪🏽🤔💪🏽
    Wixii so daaho ayaana kheyr ku jiraa i.a
    Qof walbo muslim waxaan urajeeyna guul i.a
    Aana isku duceeno wll
    Wll Omar Alle haka abaalmariyo adne 🥰

  • @jokermax6432
    @jokermax6432 2 ปีที่แล้ว +33

    In reality you talking about me, after watching your video I realize my mistakes.
    I don't know what I say but thanks you ❤️❤️❤️❤️
    You're helpful man

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 2 ปีที่แล้ว +1

      Qofku inu garto iney wax kaqaldanyihin wa talaabta uhu horeyso ee guusha,
      Marka hore dadaal.muuji waqitgu wa kobanyahay adigo.dareemin ayaad 30ka.geleysaa.welina wax.gacan kuheyn hadaadan dadaalin.

  • @juweiria8241
    @juweiria8241 2 ปีที่แล้ว +243

    Waxan jiraa 22 master ayaa diyarinooya, jilka jilicsan ha igu darina people are not all same... wallahi i struggled so much in life and insha allah I'll make it.😇

    • @kadiye7589
      @kadiye7589 2 ปีที่แล้ว +6

      Wa ku slmy✋

    • @hafza2135
      @hafza2135 2 ปีที่แล้ว +9

      wow m.a.👏👏👏👏😍😍😍😍❤❤❤ilaahey haku xafido abaayo

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +27

      Adigu lee haisku darin, cidna kuguma darine, waalku waa nawaaniyey, ilaahy haka abaal mariyee,
      Adiguna ilaahy haku sahlo hana kuubarakeeyo waxbarashadaada

    • @salim.123
      @salim.123 2 ปีที่แล้ว +4

      you can make it

    • @wllahmed7024
      @wllahmed7024 2 ปีที่แล้ว +8

      Adi yaa farta kugu fiiqey ee Adigabo isku daroysa

  • @saidabdirahman6707
    @saidabdirahman6707 2 ปีที่แล้ว +16

    Dhiirigalintaa macalin Alle hakaa abaal mariyo جزاك الله خير Al xaqiiq walhi waan dhaartaye intaa aad sheegtayba iyo in kabadanba waa ay jiraan waan mushkilada ina wada sugaysa dhamaanteen dhalinyaro sida ha la isu dhaamo fadhiga ka akaca oo Alle tala saarta❤💙💬

  • @zainzamir2059
    @zainzamir2059 2 ปีที่แล้ว +2

    Qalbiyadena ayad kadexhadleysa wax yalo dareen ubahan ayaad nalawadageysa omarow ninki darema aya darema koley✅❤❤❤❤❤✅✅✅✅🇸🇴

  • @xafzayar5322
    @xafzayar5322 2 ปีที่แล้ว +6

    Tukaanku wuu dhawyahay waad awoodaa😂😂😂😂❤❤❤❤
    Waa run mar ayan dawan jiray muqaalo idhirigalinaya marka waa hada waan jojiyay sobabtoo ah wixi oofudud ayu wax sii adag iga dhigi jiray oo dhirogalin ubahan intaa laeg
    Run ahantii markan iskadayay cadi ayan noqday mahadsanid cumar i am16 years old❤❤

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 2 ปีที่แล้ว +39

    Cumarow Jazakallah khair Hooyada Allaha u naxaristo Malintay ku dhashay haan biiya may dhalin,Barakallah from Birmingham UK

    • @dalboondd879
      @dalboondd879 2 ปีที่แล้ว

      Bringham maxa ka galy ninkan jiilka jilicsan Ku jirtaa😂Somali tahay khalaas

    • @Muslimiintawaawalaalo
      @Muslimiintawaawalaalo 2 ปีที่แล้ว +1

      UK waanku riyoodaa inaa imaado balse ma awoodi

    • @anabmohammed2746
      @anabmohammed2746 2 ปีที่แล้ว

      Dalboon your sick 😫

    • @dalboondd879
      @dalboondd879 2 ปีที่แล้ว

      @@anabmohammed2746 You de one who is sick am in Canada but i don't mention it who the f**k asked u where u are

    • @anabmohammed2746
      @anabmohammed2746 2 ปีที่แล้ว

      @@dalboondd879 Am I asked you where you live?Why you are telling me !!

  • @sahalcabdiaxmed4992
    @sahalcabdiaxmed4992 2 ปีที่แล้ว +14

    Waad mahadsan tahay waxaadna mar walba ka hadashaa waxyaabaha dhabta ah ee noolasha quseeya. horey usoco mudane
    waxaanse codsi ama talo ahaan kugu soo jeedin lahaa in aad turjunto soona bandhigto taariikhii hore islaamka iyo ummadaha maadaama channel kaagu ku xiran yihiin wax ka badan Nus milyan qof. arrintaas aad bay muhiim u ahaan lahayd adna waa kugu tusmayaa qof taariikhahaas haya

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 2 ปีที่แล้ว +2

    Omar masha allah wax iga guuxayay ayad u shegtay waxad ka tagtay in waxyaabo maalaayacni ah ay hor mariyaan bedelka sheyga muhiimada leh.

  • @Derie10
    @Derie10 2 ปีที่แล้ว +10

    Legendary philosopher Omar Inshar📚👨‍🏫🧠😊❤️✊

  • @cabdiyare8310
    @cabdiyare8310 2 ปีที่แล้ว +4

    Run waa wlhi hadii an nhy dhalan yarta hada jirta waxaa ka dapa orodn aaa wax aanan wax ka faaideynin
    Yaa allaah dhalin yaro kasta allow so hanuuni 😇
    Ogaansho . Wad kumahadsanthy sidi fcn oo aad wax inoo darensiisay lkn sidee uku guuleesan karnaaa😍

  • @lukaupdy5766
    @lukaupdy5766 2 ปีที่แล้ว +27

    Alle Haku xifdiyo wll cumar. Hore usoco bulashada somaliyeed wx badan oo daah kasaaranyHy waad u cadaysaa ... we love you brother ❣❣🤴🤴

  • @Abdi-waahid
    @Abdi-waahid 2 ปีที่แล้ว +18

    Instant gratification & delayed gratification baad si fiican u sharaxday Ustaad.... Waxaa keenay jiilkaan in ay jilcaan waa technologiyada gaar ahaan social media.. Jiilka hada nool maskaxdoodu waxay aad usoo daysaa " Dopamine " taasoo keenaysa qofku in uu wax naftu ku adag aysan samayn halka Waxa fudud ay doorbidayso

    • @Abdi-waahid
      @Abdi-waahid 2 ปีที่แล้ว +1

      Waan kaaga mahad celin hadaad chanelkayga booqatid.

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhh jiilka hashka ahow kor isku qaada caajis badanaa dadka shukran ogaansho 🤗

  • @antospubg7116
    @antospubg7116 2 ปีที่แล้ว +15

    10:45 😂😂😂😂😂 wlhi waa iga qoslisay macalin 😂😂😂

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣 beentiis ma ahan wlhi

  • @maxamedilkacase7179
    @maxamedilkacase7179 2 ปีที่แล้ว

    Alla run badanaa oo muhiimsanaa mawduucani. Xaqiiqooyin baad ka hadashay Ustaad Omar.

  • @yoman7762
    @yoman7762 2 ปีที่แล้ว +4

    Ha burburto Ethiopia wa guuusha somalia Wana in laga faidaystaa fursada dahabiga ah ee somali heshy manta

  • @dhugmaallyrics
    @dhugmaallyrics 2 ปีที่แล้ว +10

    Thanks cumar inshaar dhabta ayaad ka hadashay
    Runtii waxaa tahay Dhiirigeliyaha iyo wacyi geliyaha dhalinta Soomaaliyeed

  • @couldntfindgoodname1574
    @couldntfindgoodname1574 2 ปีที่แล้ว +15

    Video Xaqiiqaha jiro ka hadlaayo wll omar inshaar Thankis 🥰😘

  • @mohamedcumar2743
    @mohamedcumar2743 2 ปีที่แล้ว +1

    Cilmi bad nabartay alle haka ajarsiiyo anaga kuwi kucamal fala hanaga dhigo thnks ustad♥️

  • @Shafiabdulle
    @Shafiabdulle 2 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad Omar Thank’s For Supporting our generation Thank’s Million❤️🙏

  • @maxamuudcabdi6919
    @maxamuudcabdi6919 2 ปีที่แล้ว +6

    Omar inshaar keep going bro waa iga qoslisay wllh xaqiiqo dhab ah ayaad ka hadashay oo jiilka JILICSAN kusabsan😂😂

  • @abdirashidmohamedhassan7536
    @abdirashidmohamedhassan7536 2 ปีที่แล้ว +10

    Aad iyo aad waxaan nahay jiil jilicsan aan kaftamee yar sxbkey ah oo hadda muqaalka inta daawanayay i ag joogay waxna ka maqmaqlayay baa igu yiri "Maalmahan waxaan aqrikari waayay buugii waxbarashada ee maxaan sameeya maxaan dhageystaa " si kaftan ah baan ku iri waxaad ka mid tahay Jiilka jilicsa🤣😂😅

  • @abdinasirmohamud5314
    @abdinasirmohamud5314 2 ปีที่แล้ว +9

    أرجوك السعادة في الدارين

  • @Funny99554
    @Funny99554 2 ปีที่แล้ว +24

    CUMAR WAA LEGEND WLLHI ❤🇸🇴🔥🔥🔥🔥

  • @moabdi4392
    @moabdi4392 2 ปีที่แล้ว +8

    Wax an kugu xidhanahy ..../02/2019 walhy wax badan ayn ka faa'iiday جزاك الله خيرا

  • @hanimahadcali4058
    @hanimahadcali4058 2 ปีที่แล้ว +5

    🥺🥺wlhi anaa liga hadlooya waqtiya iga lumooye allow igu soo hanuuni in aan waqtigeyga ka faa'iideysto😔

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah allaha caqliga iyo maskaxda hakuu barakeyo xaqiiqo jirta ayaad walaahi kahadashay
    Alaha ku anfoco inbadan waanada aad nalawadaagtay jasaa kallaah khayr cumar

  • @samiiramohammed6534
    @samiiramohammed6534 2 ปีที่แล้ว +23

    M.A horey usoco halyeysoomaliyeeed runtiii waxaan kugu xirnahay inbadan lkn waligey kaama bixin faalo muuqaaladaada way Jiraan waxbadan oo aan kaafaaidey & waxbadan oon kugu khilaafey Bowe maantase waxaa itaabtey muuqaalkaan
    Jazaakallah Khyran wllky alle hakuu barakeeyo cimrigaaga caqligaaga & caafimaadkagaba m.a tabarakllh

  • @mytime6237
    @mytime6237 2 ปีที่แล้ว +14

    Supper ogaansho Great man wllky qli ah ❤💫💥💋🤍

  • @ibraahimcirfe
    @ibraahimcirfe 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh wxad ka hadashay mawduuc aad u muhiim oo anfaceysa ani jiilka ila midka runtii hadalada runtii mar walbo wax i dhinnaay bey ii kurdhiyaan jazaakallah

  • @ayuubmohamadmahamuud2206
    @ayuubmohamadmahamuud2206 2 ปีที่แล้ว

    شكرا علي تفا صيلك القيمه

  • @abdiali2533
    @abdiali2533 2 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantay walalkay .cumar ilaahay ha ka abaal mariyo wacyiye galinta walaalaha

  • @Suleiman_Nor
    @Suleiman_Nor 2 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad cumar inshaar wad mahdsanty❤

  • @Ali-ibrahim252
    @Ali-ibrahim252 2 ปีที่แล้ว +4

    Mowduuc muhiim ah Barakallah

  • @hassanjelle6525
    @hassanjelle6525 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waaye qofkas ogaansho

  • @aminaabdi7068
    @aminaabdi7068 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad cumarow waad naga dhax hadashy maanta waaxaad ka hadashy oo dhan waa sax❤️🙏

  • @MohamedAli-zq3cj
    @MohamedAli-zq3cj 2 ปีที่แล้ว +9

    أهنئك يا عمر إنشار بخدمتك لنا وللأمة

  • @Ali-uh4lo
    @Ali-uh4lo 2 ปีที่แล้ว +5

    Wll Ogaansho U are The Best youtuper💯
    For Somali Youtupers❤❤❤🌹🌹🌹🌹

  • @user-ic6oc2hy8f
    @user-ic6oc2hy8f 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah ustaad mawduucu aad ayuu muhiom u yahay waana dhibaatada uugu wayn ee maata aad u soobadanaysa
    Waxaan odhanlahaa noosoobadi mawduucyadan ookale
    Jazaakalaahu khayr.

  • @mohamedAbdul98
    @mohamedAbdul98 2 ปีที่แล้ว +1

    cumarow wallahi waad naga dhex hadashay
    calashan run baad sheegtay runti waan kugu raacsanahay inay dhaliyaradii noloshii oo dhan khiyaali ka dhigeen
    noloshaad waxay nagu noqotay daroogo caadi ah oo waxay inagu noqotay mid aanba badali wayno❗

  • @geedwareershechannel677
    @geedwareershechannel677 2 ปีที่แล้ว +3

    mansha allah waad mahadsan tahay teacher

  • @zakiali4591
    @zakiali4591 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah arimo in badan aan is weeydiinaaye iiga jawaabtay Mahadsanid🥰

  • @kingyuuabdi4908
    @kingyuuabdi4908 2 ปีที่แล้ว

    M.a walal omar inshar waxan ilahay kaga baryaya cimri dher iyo cibada suban Ameeen.

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed4401 2 ปีที่แล้ว

    thnx ustaad cumar

  • @bahjaadan5737
    @bahjaadan5737 2 ปีที่แล้ว +46

    Dadaydu 24 weyi waxan haysta double degree telecommunication eng iyo shareeco islamiya hadana waxa an wada master project management marka dadku isku mid ma ahan way jiran dad an danayn waxbarista lkn wllo maclumadkan aad nala wadagtay way jiran wanad mahadsantahy

    • @afifalizhiek7501
      @afifalizhiek7501 2 ปีที่แล้ว

      M.a keep moving sis

    • @alcadaadichannel2583
      @alcadaadichannel2583 2 ปีที่แล้ว +1

      cv wacan ayad noso gudbisay w😁 lkn tix raaci away 😏

    • @abuqaasim5527
      @abuqaasim5527 2 ปีที่แล้ว

      Horta marka hore msh allah ilaahay ha kugu Anfaco Aqoontaa aad paratay
      Lkn markaynu eegayno dhanka axkaamta shareecada Lama eego waxyaalaha badan ee waxa la xukumaa wixii yar

    • @ALIM_SOM
      @ALIM_SOM 2 ปีที่แล้ว

      Af somaliga masoo bootisey marka

    • @aweysmohamed3091
      @aweysmohamed3091 2 ปีที่แล้ว +1

      30 jirad jamacad kadaba waregeso waa guur diid 30 jir jamacad kadaba waregayana waa shaqo diid

  • @shuaybsheekh.maxamed3979
    @shuaybsheekh.maxamed3979 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a warbixin in badan aaan sugaayey m.a alah yubaarik fiik akhii❤🙏

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad Omar Inshar mowducyo muhiim aha kahadashaa inbadan shukran kulenahay hada nahay dhalinyarta waxbarata bugagtaa ad nalaso wadageyso wakuwo aad muhiim u ah

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 ปีที่แล้ว +20

    Waxaan maqlay xiligii ay talineysay dowladdii islaamiga ahayd ee andalus
    Ayaa boqor kamid ah boqoradii yurub ka talinaayay waxuu dhulkii andalus u dirsaday sirdoon si xogtooda usoo basaaso,
    Sirdoonkii markuu andalus galay ayaa waxuu la kulmay wiil yar oo ooyaya waxuu yari maxaad la ooyeysaa
    Wiilkii waxuu ku jawabaay shiishka ayaan baranaayay
    Markaan 99 mar saxay ayaan markii boqolaad gafay oo sidaas ayaan u ooynayaa,
    Sirdoonkii boqorkiisa ayuu ku noqday waxuuna u sheegay in uusan weerari Karin dal ay dhalintiisu sidaasi u fekerayaan
    Dhowr sano kadib ayuu boqorkii mar kale amray in uu dalkii ku laabto oo uu xog ugu keeno
    Ninkii sirdoonka ahaa markuu dalkii galay waxuu markale arkay wiil kale oo ooyaya
    Waxuu weydiiyay maxaad la ooyeysaa waxuu wiilkii ku jawaabay gabar aan jeclaa baa idiidday
    Sirdoonkii Isla markiiba isagoo faraxsan ayuu boqorkii ku noqday waxuuna u sheegay in uu hadda weerari Karo dalkaasi uuna qabsan Karo,
    Ujeeddada sheekadaan waa habka ay labadaa wiil u kala fekerayeen

  • @mawliidc.qaadir5774
    @mawliidc.qaadir5774 2 ปีที่แล้ว +6

    Alle haku sharfo ustaad 💯♥️. Dhalintan danbe badankooga waxa kadhiman research inay sameeyaan iyagoo internetkii ay haystaan nasiib xumo lkiin negative ayay kaga faa idaystaan tiktok iyo pubg .waxaan lagu horumarin

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 ปีที่แล้ว

    Waa mowduuc muhiim ah, waana xaqiiqda jirto wax walbana waxaad moodaa in afkeyga aad kala baxday. Jazaakallahu al jannah👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏

  • @hassanneeto8360
    @hassanneeto8360 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ogaansho.
    Run ahaantii mawduuc muhiim ah ayaad ka hadashay, Mahadsanid

  • @sadaamjamac8744
    @sadaamjamac8744 2 ปีที่แล้ว +4

    Ani xita waa la yabanahay wax an fa,ido lahayn ayay ku mashqul san yihin marka qofki inta uu dhalin yaro yahay waqtiga wax fa,ido lahah bixiya biri ayu miraheda guranaya lakin qofki waqtiga warega ah ka fa,idaysan isaga aya ka shalaynaya 30 marka gartid waxa la raba ina guulaha ad ku tamausay at dhadhawdahay khamiis wcn🕛

  • @caawiye98
    @caawiye98 2 ปีที่แล้ว +6

    Good dialogue, true event.
    "Horaa waxaa loo yiri doqon lama kaalmeeyo lamana kaalmeysto"
    Doqon shahaado wato.
    Dhalinyaroy hurdada ka kaca.

  • @shukriabdirizak6368
    @shukriabdirizak6368 2 ปีที่แล้ว

    Shukran wllo cumar

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Cumar Inshaar xaqiiq qodob aan inbadan ka fikiray ayaad ka hadashay❤️👏

  • @ahmedmahad5537
    @ahmedmahad5537 2 ปีที่แล้ว +4

    Inshaar xafidahahu laah

  • @user-xf9gf6dp6u
    @user-xf9gf6dp6u 2 ปีที่แล้ว +17

    Xaqiiq ustad🥺❤

  • @ayaancabdullaahi9655
    @ayaancabdullaahi9655 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a ustad mahadsanid❤❤

  • @yusuffarah6873
    @yusuffarah6873 2 ปีที่แล้ว

    Runta ayaan kahadashay ustaad cumar Jazakallahu kullal kheyr.
    Runtu waa qaraar

  • @Abdisalam_32
    @Abdisalam_32 2 ปีที่แล้ว +38

    Thanks my dear teacher ❤✌🙏

    • @aweysmuqtaar1408
      @aweysmuqtaar1408 2 ปีที่แล้ว

      maxa laga wadaa!

    • @Abdisalam_32
      @Abdisalam_32 2 ปีที่แล้ว

      Jiilka jilicsan miyad ka mid tahay maad Google kaso raadisid✌😂

    • @aweysmuqtaar1408
      @aweysmuqtaar1408 2 ปีที่แล้ว

      @@Abdisalam_32 haa nio sidaan wax u cunaayi aan barari marka maxan qabtaa😄!!!

    • @Abdisalam_32
      @Abdisalam_32 2 ปีที่แล้ว

      Ustaad omar inshaar weydii

    • @aweysmuqtaar1408
      @aweysmuqtaar1408 2 ปีที่แล้ว

      @@Abdisalam_32 oky waayahe maxa dhahaa!!

  • @khadaribrahimjama9546
    @khadaribrahimjama9546 2 ปีที่แล้ว +4

    " Waqtiga adiga waxa uu soo saaraa rag adag , ragaas adagna ay soo saaraan kuwo jilicsan rabi inagama dhigee "
    Jiilal abaareed
    Ninka yidhi waxaan jaqi
    Malab aan ku jiifsado
    Mar danbuu jaraha garan ✍️

  • @Burtejunior
    @Burtejunior 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks sxp Omar inshaar sida aad Marwalba dadkeena qaabka ugu haboon wax ugusoo gudbiso.

  • @abzinokant
    @abzinokant 2 ปีที่แล้ว +2

    Runta ilahay ba kugu jecel. KEEP GOING BROTHER. JAZAKALLAH KHEYR

  • @thetreoklk6740
    @thetreoklk6740 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going pro I am here since 2017

  • @user-eg8br7ym6o
    @user-eg8br7ym6o 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @Sahmiye_1
    @Sahmiye_1 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha’Allaah mowduuc Muhiim ah

  • @maxamudtimojilac3468
    @maxamudtimojilac3468 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax yaabo mudan in laga hadlo ayaad ka hadashey alle haku xafido aduun iyo akhiro guleyso

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 ปีที่แล้ว +24

    Masha Allah ❤keep going channelka ogansho ❤🙏

  • @Hodantinimo
    @Hodantinimo 2 ปีที่แล้ว +3

    legend Omar inshar tageero ku ahay keep going 😍

  • @dr.ahmedderie5918
    @dr.ahmedderie5918 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omer Inshar.

  • @khadrahappy8939
    @khadrahappy8939 2 ปีที่แล้ว +2

    OGAANSHO WEHELKA DHALINYARADA💪gulayso WALAL

  • @honestlytiktok8189
    @honestlytiktok8189 2 ปีที่แล้ว +6

    هناك أناس طيبون مثل الأخ عمر.

  • @nomadic4927
    @nomadic4927 2 ปีที่แล้ว +7

    still we have a chance and we to turn the side of Allah*

  • @abdala_isak
    @abdala_isak 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Mahadsanid ustaad 💫
    Allaha nagu anfaco waanadaada marwalba ..Aamiin

  • @maxamednuur7582
    @maxamednuur7582 2 ปีที่แล้ว

    Thank you ustad omar oinshar

  • @Garasho_1
    @Garasho_1 2 ปีที่แล้ว +16

    Mashaaa alh OMAR
    Waxa Na hesto dhalinyada in badan geme wax macna laheyn aye ku mashqulsanyihiin

  • @kinglove6299
    @kinglove6299 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wll horay usoco waxad kalinta 10 kaga jirtaa yutubarada somalida

  • @caashodahir6050
    @caashodahir6050 2 ปีที่แล้ว

    Walalkey cumar Mahadsanid soo gudbintaada wanaagsan

  • @aishamursal1321
    @aishamursal1321 2 ปีที่แล้ว

    waa mowduuc aad loo baahnaa shukran wll omar🙏

  • @Zayidamiir241
    @Zayidamiir241 2 ปีที่แล้ว +5

    Waad ku mahadsan thy wll omar sida aad runta inoogu soo ban dhigeyso wllhi waxaa inoo sheegtay waxba ka been maahin. Insha allh waxaana rijeynayaa in ay wax badan aan isku fali doono nagana bedeli doonto

  • @user-bj8zv8qr7x
    @user-bj8zv8qr7x 2 ปีที่แล้ว +17

    Jiilkeenii waxey wada noqdeen Game 🎮🥺 WAXA kaliya ee uu kufaani wadanwalba waa dhalinyaro 😰

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah waxad ka hadashaa arrin loo baahnaa beena kamaad sheegin waa xaqiiq jirta shukran cumar

  • @salaadguurreeye127
    @salaadguurreeye127 2 ปีที่แล้ว

    Thankz always you talk reality.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +7

    7:20 🤣🤣 walahi waa xaqiiqo, dadkaas wacyigaa kuyar, waa kuwa liketa dadka kabarya oo xitaa qaar eey dadnimadoodu daciif tahay,
    Wacyigu waa muhiim, intaad Tiktok iyo Facebook waqti kulumineysiin, waxaa kuu dhaamo, kaagana fiican muuqaal aad maclumaad iyo aqoon kadheeyfeysid, mise qoraal (Koorso iyo kitaab akhris)diintaada iyo dadnimadaada wax utarata wacyina kuu kordhinaaya,
    Cmr Ogaansho aad ayaa umahadsanthy, Baaraka Allahu fiyk 🤍🖤

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 2 ปีที่แล้ว +4

    Wll halkan ka daawo shorts yada iyo wa waxyaabo ku raali galiya

  • @cabdallafilms9390
    @cabdallafilms9390 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ustaad Cumar Alle haku barakeeyo

  • @ayaanabdirsak6426
    @ayaanabdirsak6426 2 ปีที่แล้ว

    Thanks allaha noo adkeeyo jiilka jilicsan aamiin

  • @kinglb2676
    @kinglb2676 2 ปีที่แล้ว +3

    True fact wallahi