Diidmo Kasta nolosha la kulantid laguma qasaaro mida ugu layaabka badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 138

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 ปีที่แล้ว +30

    اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك 🤲

  • @AbdirahmanIbrahim-gi2gd
    @AbdirahmanIbrahim-gi2gd ปีที่แล้ว +14

    Erayo kuma koobi karayo
    Wanaaga iyo mahdnaqa aan ku hyo
    Aakhiro Allaha janada inagu kulansiiyo❤

  • @facecrack2k864
    @facecrack2k864 ปีที่แล้ว +23

    Bro I could listen to you for hours wlhi

    • @balqiisahmed3001
      @balqiisahmed3001 ปีที่แล้ว +1

      video yadisa lagamaba dalo brother 😂

  • @ahmedadangedi199
    @ahmedadangedi199 ปีที่แล้ว +3

    Ustaadi jazakallah abaalkaaga rabi ayaa kugu dikaro farikardahaga wax badan ayay nolosheyda kabedelen alx shali iskuul dhiganayay manta jamacad ayan dhigta shali iskuulka waa laiga bixin jiray manatana alx jamacada aniga iskabixiyo

  • @asmamaxamud-nf8mz
    @asmamaxamud-nf8mz ปีที่แล้ว +1

    Isoo duceeya asxaabeyy Yaaa rabi nollol San iyo niyadsan ayaan Ku weydisteyy😢😢🤲🤲

  • @adhfa9151
    @adhfa9151 ปีที่แล้ว +3

    Ayuub, waan kuu duceyn lahayn walaal, buugag maad ka diyaarisid barnaamijyadan si aan kaaga faa'ideysanno...

  • @asmaaragsan2785
    @asmaaragsan2785 ปีที่แล้ว +28

    Asc asxaabta ayuub axmed
    Waxan idinka codsanaa
    In aad isoo duceysan
    Waxan ahay ardayad Mar dhow imtixaan dowladed Ayan gali rabaa😢🙏
    In ilaahey ii fududeeyo

    • @wlltaaraaa1868
      @wlltaaraaa1868 ปีที่แล้ว +1

      Allah idin fududeeyo wll

    • @abaganaabagana5828
      @abaganaabagana5828 ปีที่แล้ว +1

      Allaha Kuu Fududeeyo.
      Wlshey.
      Asma.Ahmed
      Waxaan.Allaha Awooda leh.
      KaaGa Baryaaa.
      In'aad Natiijo
      WnGsn Aad ka Keentid.
      Iinsha Allah

    • @sumayoahmed2303
      @sumayoahmed2303 ปีที่แล้ว

      Allaha ku fudey aby

    • @asmaaragsan2785
      @asmaaragsan2785 ปีที่แล้ว

      @@abaganaabagana5828 aamiin Aamiin wll mcn mahadsanid

    • @asmaaragsan2785
      @asmaaragsan2785 ปีที่แล้ว

      @@wlltaaraaa1868 aamiin Aamiin wll

  • @hamdayusuf4292
    @hamdayusuf4292 ปีที่แล้ว +3

    Ilhy qof walba wuxuu jecelyahy oo khayrku ugu jiro ha siiyo anigana shaqo khayr qabta xirfadayda haygu siiyo😢allahuma Aamiin🤲🤲🤲🤲

  • @abaganaabagana5828
    @abaganaabagana5828 ปีที่แล้ว +2

    Wlh.
    Ayuub Aad & Aad ayaan KaaGa Faa'iiday.
    Wlh.
    Waxaad tahay. .ShaQsiGa Keliya Ee Noloshayda Horumarka U Horseeday.
    Alle Ka Sokow.
    Wasyo.
    Waxaan kaa Faa'iiday.
    Wax'weyn..
    Allaha kaa Jizeeyo.
    Abti

  • @mohamedburhan299
    @mohamedburhan299 ปีที่แล้ว +2

    My best Motivator. my allah give you his paradise.

  • @stromkilson5066
    @stromkilson5066 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا
    😊
    Dhiirgaliyaha noolashow walaal
    Ayuub
    Wax dhacey dhaafo ka guudub
    Waqtigu yuu kaga dhuumin
    Dharaaro darrato tagey
    U yeelo dhugsa damba
    Dhigtiyo tala ka rabte
    Taariikhda dadba ku dhigan
    Dhinta jiro nagu dhex nool
    Waxa dhulka ugu tagta xasuus
    Iyo waa dhigaal
    Dhashaduna waa u keyd
    Adoo dhaxal reebi kara
    Ha noqon dhinte aan la tabin
    Miyaad na tidhi hadeynu dhalinyaro nahy
    🥺🤝🏾

  • @hrfhdhrhrhr5268
    @hrfhdhrhrhr5268 ปีที่แล้ว +2

    Wll ayuub noosoo badi dhiirigalinta imtixanadkii jamacada noosoo dhow Ilahey hanoo fududeyo 2daar imtixaankooda Aamin yarabii🥺🤲

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 ปีที่แล้ว +2

    thanks walal shidal anku dhaqaqno notahy 😢 mahadsanid ustad😊

  • @satyameyzzo7269
    @satyameyzzo7269 ปีที่แล้ว +2

    A real man won't care about your past, if he spends time thinking about your future... is it true ?????

  • @hibocisman3659
    @hibocisman3659 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh walagu helay caawa shukran wall waxad tahay dhiiri galiyahayga😊

  • @zainabduale9289
    @zainabduale9289 ปีที่แล้ว

    Waa bil Ramadane wax kasta ood jeceshahay qeyr kugu jiro allah kusiiyo Ustaad🙏❤️

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد

  • @cabdifataaxmuuse802
    @cabdifataaxmuuse802 ปีที่แล้ว +1

    Your collection of videos gather ideas insights experiences knowledge wisdom philosophies those will make somali people triumph and overcome bigger life challenges enroute to success and accomplishment as always thanks for your hard work mr ayub philanthropist and god bless

  • @upahdaudjama2135
    @upahdaudjama2135 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid.wll zad no dhirkgalizay🙏

  • @adanali9483
    @adanali9483 ปีที่แล้ว +1

    Wow mashalah wax walboo kugu dhacaayo oo dhib ah waa waxaa awood uledahay marka daciif ha iska dhigin😂
    Jazakallah dhiirigelintada

  • @hibakmohamed6843
    @hibakmohamed6843 ปีที่แล้ว +2

    Asc waa runta wllo Allah ku xafiido ❤

  • @barwakomohamed-dh4wg
    @barwakomohamed-dh4wg ปีที่แล้ว +2

    My fav youtuber ❤ aan wax badan ka faaiday🙏

  • @ahmedadangedi199
    @ahmedadangedi199 ปีที่แล้ว +2

    Lkn hal problem iheysta waan dhanka gabdhaha gabdho wanagsan ayaa xiriir iso bandhigta marka mar waxan isdhaha waqti maheysid sdkle shaqada kusugeysa ayan kabadan hadan wan shakiya waxan isdhaha gabartan wanagsan yay kudhafin marka ustaadi talo inad igasiso jeclaan laha mahadsanid

  • @yusufwarsame6771
    @yusufwarsame6771 ปีที่แล้ว

    Ayuub Ahmed good morning saxiib Mahadsanid thanks again by warsame Alberta Canada

  • @idiljama4969
    @idiljama4969 ปีที่แล้ว

    Mnshlh illhy haku barkeyo cilimagada noga faaidyso macli ayuub wan jecelhy ruunti❤

  • @القارئمحمدآدمعبد
    @القارئمحمدآدمعبد ปีที่แล้ว +2

    Hooray usoco sxp جزالك الله خيراَ

  • @wlltaaraaa1868
    @wlltaaraaa1868 ปีที่แล้ว +2

    Allah noo sahlo wax noo fiican

  • @jimcaalemohamud341
    @jimcaalemohamud341 ปีที่แล้ว

    Bro Respekt sida ragad nolahadashy guul iyo gobanimo

  • @hayaat_yusuf
    @hayaat_yusuf ปีที่แล้ว

    Mahadsanid
    Ilahey ajar iyo xasanad hakaa siiiyo 👍

  • @Gaashan1
    @Gaashan1 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله Wll 🌚🖤

  • @khadarsapia
    @khadarsapia ปีที่แล้ว +1

    waad mahadsan tahay walal qof wax isiiya waxan ka jeclahay qof wax ii sheeg aad ban kaaga mahad celinaya talooyinka aad bilaashka nagu siisay

  • @hafiif
    @hafiif ปีที่แล้ว

    mzhallaH macalin ayuub ahmed aynu gaadhsiino inta ugu sareysa tiro you tube lagu gaadho waan jamacad bilaash ah aynu dhamaanteed kawada faaiideysano

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Thanks you teacher 🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @TaysirPharmacy-te5wb
    @TaysirPharmacy-te5wb ปีที่แล้ว

    Markasta oo kuguldaraysto horaysocodki aanwaday ama akufashilmo ama aankacajizo waxan shidal usodonta youtube Kaga markas ayaan tilabo horay uqaada jazakallah ustad

  • @superedits8668
    @superedits8668 ปีที่แล้ว +1

    You keep me going bro....thanks a lot ❤❤❤

  • @farhiakitchen
    @farhiakitchen ปีที่แล้ว

    Masha Allah walal Ilahay ha ku barakeeyo thank you ❤❤❤

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 ปีที่แล้ว

    Alle Haku barakeeyo walal Ayub wax badan ka faiday runtii❤🥰

  • @shamsudiin4370
    @shamsudiin4370 ปีที่แล้ว +2

    Ayub wll waxaan ku waydiinaya quraanka sheikha aad ku akhriso ii sheeg magaciisa

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  ปีที่แล้ว +11

      wll Sheikhyo aan dhugaysto waxaan ugu jeclahay Cabdalla Jaabir iyo Cabdallah Basfar labadaa lagaa yaabee inaan u dhawahay laakiin sheekh aan copy gareeyo ma jiro codka sidiisa waa hadba sida ugu qurux badan inaad practice garayso adigu ku cel celin badan oo joogta ah maalin kasta cod macaan ayuu Alle kuugu hibayn markaa maalin walba akhridid.

    • @amansanjamac7447
      @amansanjamac7447 ปีที่แล้ว

      ​@@ayuubaxmedmedia Xage kalasoxiriraaaa ayuub apowe

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 ปีที่แล้ว

    Asc walal arin adag baa ihaysata isoo duceeya jazakallah kheyr

  • @barwakomohamed-dh4wg
    @barwakomohamed-dh4wg ปีที่แล้ว +1

    My fav youtuber ❤

  • @IgaranMahda-ux1mk
    @IgaranMahda-ux1mk 6 หลายเดือนก่อน

    Ayub Ahmett Abaalkaga jano alle hakaga dhigo Wll❤🎉

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid waxan ahay waan ku faraxsanahay *

  • @rehanhassansoubaneh1240
    @rehanhassansoubaneh1240 ปีที่แล้ว

    My fv youtuber thanks you ayoub to give us all this ☝

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf ปีที่แล้ว

    M.a wll ayuub allaha ku daayo markaana ku aqoon waan jeclaa barashadaada 😊markaan ku bartayna waxaan ku ducaystaa inaan adoo kle noqdo❤️✨️lkn ilaahay ima kaa gaarsiin adoo kle😭😭ilaahy ha ku daayo abaal Kuma haayo wlhi

  • @najinurow8148
    @najinurow8148 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Thanks for you bro❤❤❤❤.....

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 ปีที่แล้ว

    Thankz wll Ayub 🙏

  • @abdirashidmohamed3244
    @abdirashidmohamed3244 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid pro waxaa rajo uyeshaa qufkastoo quustay 💯

  • @hodmansaleban1474
    @hodmansaleban1474 ปีที่แล้ว

    Teacher ayuub

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sxb waxbadan ayaa kafahmy waad mahad santahay❤❤❤

  • @fardowsohasan744
    @fardowsohasan744 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad mahadsanid

  • @thebestshortsvideo5154
    @thebestshortsvideo5154 ปีที่แล้ว

    Guuleyso sxb Allaha Ku sharfo waxaad tahay qof Wax badan nagusoo kordhiye

  • @ibrachanal
    @ibrachanal ปีที่แล้ว

    wala shaloo dhan ayaan dhahayay bal shaqadeeda adkaa waad saxabtahay wax la qabtaa way adagtahay

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 ปีที่แล้ว

    Thank you teacher... 🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 ปีที่แล้ว

    Allah haka abaal mariyo wll wax badan ka faa iidaye

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว

    Xaqiiq waye ayuub mahdzanid wll runti ima dhaafo videogaga ❤❤❤

  • @hanaqaadhahabaabin1890
    @hanaqaadhahabaabin1890 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal ayuub

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 ปีที่แล้ว

    Ustaad alle haku xifdiyo

  • @aweysabdi8265
    @aweysabdi8265 ปีที่แล้ว

    Haye ustaad thank you so much

  • @abdilahiabdi8766
    @abdilahiabdi8766 ปีที่แล้ว

    Waaqica jira mar kasta ka hadasha alah yaxfid kum wax badan wan ka fa.idaY wll🥰

  • @NaimaQurux-ig8jx
    @NaimaQurux-ig8jx ปีที่แล้ว

    Tnkiz teacher xili an ubahna ayu iso gadhy video ❤️😊

  • @fatoumabachir5076
    @fatoumabachir5076 ปีที่แล้ว

    M'y favoris youtube thanks macalin🎉❤

  • @messixfan_
    @messixfan_ ปีที่แล้ว

    M.a ayuub axmed my ticer waxa badan kafiiida

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 ปีที่แล้ว

    جزاك الله ألف خير ولال🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuurcadaawe5095
    @nuurcadaawe5095 ปีที่แล้ว +1

    Tnks dhiirigeliye

  • @zeymed6756
    @zeymed6756 ปีที่แล้ว

    Thank you ❤ teacher

  • @apppilot7713
    @apppilot7713 ปีที่แล้ว

    Ilaahay waa nawaafajin doonaa

  • @hamseshide
    @hamseshide ปีที่แล้ว

    Bro jazakalah wlhi dhagaysigaga kama daalo 🖐👏

  • @mabruukamaxamed8421
    @mabruukamaxamed8421 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @khalidjamac1359
    @khalidjamac1359 ปีที่แล้ว

    mahadsanid bro❤

  • @ayuubabdisamadabdilaahi6154
    @ayuubabdisamadabdilaahi6154 ปีที่แล้ว

    Macalinkaygii🌱

  • @maajidcade8892
    @maajidcade8892 ปีที่แล้ว

    thanks brother aayuuub 🥰😍😍

  • @wanaajiye02
    @wanaajiye02 ปีที่แล้ว

    Wow farriin cajiib ah iyo isbeddelka ay nolosha u baahantahay

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Ustaad waad mahad santahay

  • @URronaldo22-v1v
    @URronaldo22-v1v ปีที่แล้ว

    M.a ayuub axamed mahadsaned adeer

  • @mariaali677
    @mariaali677 ปีที่แล้ว +2

    Hadad xirir kabaxday hadneh wali sifcn ubogsan🥺 ma waxa wacn
    Inaad nasato mise
    Dadka kle ee ku bahan baad waqti siso?

    • @rayanhasan2189
      @rayanhasan2189 ปีที่แล้ว +1

      Wax fiican inad xidhiiidhkii hore ka so kabsato markad bogsasho dareento mid kale bilawdo saas ila tahay

    • @niciimaahmed1157
      @niciimaahmed1157 ปีที่แล้ว +1

      Ilaa bogsato xidhiidhkale hagalin

    • @shucaybjigar1691
      @shucaybjigar1691 ปีที่แล้ว +1

      Sis hdana marka laga baxo so dhihi maysid sa hdaba haysku galin ila ka calafka moye

    • @niciimaahmed1157
      @niciimaahmed1157 ปีที่แล้ว +1

      @@shucaybjigar1691 wasidaa calafkalee iskasugaynaa

    • @mumtaazsaid3103
      @mumtaazsaid3103 ปีที่แล้ว +1

      Wll ka bogso kdip smyso

  • @maidohussain-it9nd
    @maidohussain-it9nd ปีที่แล้ว

    Ayuup Apwe wax bdn Ka faidey m.a Raga wxey JecelyihiN Wxey raban igloo sameyo balse Kama yeelo wanka Dhaga adkeya iLen Nafteyda dhibata ku thy xariirkas Meshisa iskaga taga

  • @cabduqanidaaud3865
    @cabduqanidaaud3865 ปีที่แล้ว

    M.a xaqiida nolosha ayaa ah in aad si kasto nolosha qalbi jab aad u darentid aad is ku dhiibin darufaha nolosha

  • @saadiyaidle
    @saadiyaidle ปีที่แล้ว

    Alxmdullahi

  • @luluah9566
    @luluah9566 ปีที่แล้ว

    Thanks for help myself 🙏🙏🙏💪🔥♥️

  • @wadnahatv6356
    @wadnahatv6356 ปีที่แล้ว

    Ayoub Ahmed walal Emailkaaga aan kaala soo xidhiidho iisoo dir
    Mahadsanid bro.

  • @ismailnuure2822
    @ismailnuure2822 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @barwaaqoxuseen9750
    @barwaaqoxuseen9750 ปีที่แล้ว

    Waad mahasanid wllo qali

  • @museabdile-fi1bb
    @museabdile-fi1bb ปีที่แล้ว

    Masha alah❤wll qali

  • @bashir871
    @bashir871 ปีที่แล้ว

    Masha alah ustaadka nolasha❤

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 ปีที่แล้ว

    Dhiirigaliyaha nolosha thanks

  • @hamsayarenn5304
    @hamsayarenn5304 ปีที่แล้ว

    Shugran sxb qali🎉🎉

  • @barwakomohamed-dh4wg
    @barwakomohamed-dh4wg ปีที่แล้ว +1

    First person 😊

  • @farxiyogabal7984
    @farxiyogabal7984 ปีที่แล้ว

    Saxiix weye warku mahdsnd wlllo

  • @miskitagane1678
    @miskitagane1678 ปีที่แล้ว

    Mashalla❤

  • @caishobintu5134
    @caishobintu5134 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH shaqsi wanasan

  • @MO-kh5vf
    @MO-kh5vf ปีที่แล้ว

    JAZAKALLAH

  • @timimaamubuqaari7181
    @timimaamubuqaari7181 ปีที่แล้ว

    Wllo tanks😢😢😢

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa run😊

  • @sumayah4349
    @sumayah4349 ปีที่แล้ว

    Who can prove to me that love really exist?

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj ปีที่แล้ว

    11:50 Wednesday ❤🙏

  • @maidomohmed7828
    @maidomohmed7828 ปีที่แล้ว

    Thnkz wlke❤

  • @sahradaahir5204
    @sahradaahir5204 ปีที่แล้ว

    mashallah walky ayuub huno macan ilahy ha noo kaadayo waxaadtahy qof ka noloshayda badalay walhi si wayn ayaad ii samaysay sida aaad noo dhirigaliso mashallah abaal wayn ayaad nagu leedahy khasatan aniga huno jasaaka allah kahayr walshy ilahy ha ku xiftiyo

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍

  • @AbwankaAbwaankiina-xr8cu
    @AbwankaAbwaankiina-xr8cu ปีที่แล้ว +1

    Dhiirigaliye dhaba