SHEEKO TIME IYO SIDE JADWALKA KU SAXDA👏

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024
  • #ISMA DHANTO INT#ISMADHANTO SHOW#SHADIYO SHARAF OFFICEIL#DIRISLE SHAADCADE#ADNAHENNA#AMIRAQURUX#like #share #asxabta #subscribe #20k €#nagarsiya #RUUMIKITCHEN#

ความคิดเห็น • 59

  • @ruumichannel
    @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว +4

    AS ASXABTA DHAMANTIN WAAN INI SALMAYA KUSO DHAWADA CHANNELKA SUBCSRIEB LIKEE SHARE WAA XAGINA IGA SO DHISO THANKS😘😘👏👏👏

    • @hananhassan5363
      @hananhassan5363 2 ปีที่แล้ว

      Abyo jadwal malhi runti waxa waliba waye isku keya qasan yahiin 3 carura heysat shaqlo ijogato waxa waliba ayda inaya qabto ayan raba oo aan fadhiga leygu adeego runti waxan isku arakay xanuna dabecad xumo dal farbadan subxi hurada waxan kaso kac saldi oo iga tagatya 9:0 0 so kaca runti qof nimadeyaa ayaa luntaya social media waxan 7 hour ama 9 hour mushkilda bar I Heysato walhi carurteyadan qeyrkoda waa Kan hareen iso duceyaa wlsheyey

    • @suheybdahir240
      @suheybdahir240 ปีที่แล้ว

      @@hananhassan5363 abayo ilahay ha ka qado culayska ku saran wax is badala ma yelatay hada muda kaso waregtay

  • @makoislaw
    @makoislaw 2 ปีที่แล้ว +4

    Sax masha allaah jadwal xumada waa lagu dawaqayaa horay usoco xabibti inshaallaah guul iyo gobanimo

  • @ayaankayse2900
    @ayaankayse2900 2 ปีที่แล้ว +3

    Wa runtaa wlhy hadan cawa wax go ansado biri kumadhaqmayo dhibtaihaysata

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 2 ปีที่แล้ว +1

    Wsm ala abayo walaahi masha allaah nayaa banaanka mahaaqday digsiga masafeeysay hadii kale waan ku yaa weylak qosol

  • @som1
    @som1 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah habaryar I like your channel and your advice x

  • @nimomubaarak6099
    @nimomubaarak6099 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaah walaal jazakallaahu kheyran ❤️❤️❤️

  • @nafisoibraahimcali9394
    @nafisoibraahimcali9394 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abyo sax inaa jadwal leydahay wey fcn thy shukran👍👍👍👍❤❤❤❤❤

  • @mohamedhirey1569
    @mohamedhirey1569 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo mahadsanid
    Wa na dhiira galiyay

  • @kaltuunabdullahi5402
    @kaltuunabdullahi5402 ปีที่แล้ว

    Masha allaah Quruxey Allaha ku xafido

  • @nimcocabdixakim368
    @nimcocabdixakim368 14 วันที่ผ่านมา

    m.a

  • @ayaancadey3854
    @ayaancadey3854 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah

  • @fadumojama4035
    @fadumojama4035 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah cnto

  • @munohassannur
    @munohassannur 3 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @CookingwithZuli
    @CookingwithZuli 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah saax waye walasheey bila jedwade waa waliin beeh

  • @youturnedtogoldwhenitouche6786
    @youturnedtogoldwhenitouche6786 ปีที่แล้ว

    Boqol karoon
    I supd & liked
    Oneness

  • @munohassannur
    @munohassannur 3 หลายเดือนก่อน

    😮m.a

  • @ebyansahal5768
    @ebyansahal5768 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaaah tabarakalaaah xabibti horay u soco

  • @zuzuali1507
    @zuzuali1507 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jasaakalah khayr wallo

  • @hamdidhiblawedhiblawe4128
    @hamdidhiblawedhiblawe4128 ปีที่แล้ว

    MashaAllah abaayo

  • @rukiyanur9658
    @rukiyanur9658 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo thanks 🥰😘

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah goed advies zusje 👍💝

  • @fadumakherow4902
    @fadumakherow4902 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wallashey qaali

  • @fatushmalaq7658
    @fatushmalaq7658 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo thanks

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo jazakumulahi kheer 🤩🤩😍🌹🌹🌹🌹🌺

  • @halimokitchen1284
    @halimokitchen1284 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah qaalideyda ruun qalpi

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walaal

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 2 ปีที่แล้ว

    masha allh wamuhim jadwalku

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @museruqiyo2437
    @museruqiyo2437 2 ปีที่แล้ว

    Jisakalaah qeer

  • @kifaayoali5164
    @kifaayoali5164 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah👍👍👍

  • @fadumosamra4127
    @fadumosamra4127 2 ปีที่แล้ว

    maasha Allah been maha waa daal ✋✋💕❤

  • @xamdi-vl2yk
    @xamdi-vl2yk ปีที่แล้ว

    M.a❤

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 2 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiq ✅

  • @hamdidhiblawedhiblawe4128
    @hamdidhiblawedhiblawe4128 ปีที่แล้ว

    Bentaa maha wlhi aniga qoralka waxaan ka jecelnahay hadalka

  • @fadumosamra4127
    @fadumosamra4127 2 ปีที่แล้ว

    OK QAALI WAA TALO FICAN ✋✋❤

  • @halimoosman9528
    @halimoosman9528 2 ปีที่แล้ว

    Thanks xbti sida no cawisid😘

  • @samiraibrahim8869
    @samiraibrahim8869 2 ปีที่แล้ว

    👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @sahracuud8139
    @sahracuud8139 2 ปีที่แล้ว

    Abayo wankahelay jadwalka shugran abayo sidaas ayaa nowanagsan hadan hooyo nahay alaha kubarakeyo

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax

    • @jamaalshirtag9249
      @jamaalshirtag9249 2 ปีที่แล้ว

      Asc mashallahu macato waa ruuunta💔💔💔💔💔💔💗💗💗💗💗💗💗💋💋💋💋

  • @qaalicadey9736
    @qaalicadey9736 2 ปีที่แล้ว

    Wadmahadsanthy

  • @anr4578
    @anr4578 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo aniga Waa xanun sanhy anxiety wax ladhahaayo ihaayowadnaha igaraacma waa wareeraaa cunug yar waa haysataa qurbaha joga ninkana hda inuu tried yahy dareemaa mxaa igula talin laheed howsha waaba idhibty

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว

      Adun howal kama dhamado u nasnaso abayo nus saac naso wax yar qabso aayartada markad is dhahdo ma awoodid ka naso Allah ku caafiyo abayo

    • @amuunxasan7954
      @amuunxasan7954 ปีที่แล้ว

      Abyo jadwal usameyso aksi sesna samey jadwalkgaga ilamaha jadwal bar wat nasane no walwal adna naftada uraxeyne

  • @ibtihal2417
    @ibtihal2417 2 ปีที่แล้ว

    1.9k views iyo 236k like xasidnimada iska dayaa liketa ugu dedala

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว

      Macanto thanks waa SAS wax kale hadi An ka hadliy lahaa wey Sari labyen like wax xun bey raban somalidii

  • @OpulentMotivate
    @OpulentMotivate 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid abaayo sida aad noodhiira galisid

  • @cafiifasadiiqi4690
    @cafiifasadiiqi4690 2 ปีที่แล้ว

    Abyo Aniga Waxa ii joga 4 Ciyal Oo laygu furay ,Hadna Uu Ninka ila Gursady Nag kle Wax Ma qabsn karo
    Wan fekeraa Carurta Ayn ka fekeraa
    Xanun Darn bn daremyaa ,Xita Waxn ku Sigty inan Sun Cabo
    Isoo Duceya,Taloyin isiya Qofka ila Damqaday😭😭😭

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  2 ปีที่แล้ว

      Dheydanka iska naar abaayo waan kuso jawaba

    • @faduminabdiraxman4028
      @faduminabdiraxman4028 2 ปีที่แล้ว +1

      Cafiifa sadiiqi abyo Alle udhawaaw adkaarta badso is mashquuuli hoosha isku mashquuli qalbigaada cafimaadkisa waxuu muhiim uyahaye ilmahaada abyo ilmahaad kafikir allle qalbiga haku qawoojiyo

    • @cafiifasadiiqi4690
      @cafiifasadiiqi4690 2 ปีที่แล้ว

      @@faduminabdiraxman4028 Shkrn Abyo hada Aad bn Ufcnhy Adkarta ban ku dadala,

    • @fardowsah1816
      @fardowsah1816 2 ปีที่แล้ว +1

      cafiifa abaayo caafimaadkaaga ku dadaal aduunyada waa imtixaan qof waliba meel buu imtixaan ka heystaa adiga tan ku heysatana qbaayo ilaah hadaadan qaadi karin kuma saareen abaayo ilaah waxaan kaaga baryaayaa inuu wax walba aad jeceshahay oo kheyr kuugu jiro si fudud kuugu sahlo aduunyada intaa ku nooshahayna dhib ku tusin caruurtana kula koriyo baariyaal kaaga dhigo abaayo adkaarta badso hadaa taqaano suuratul baqara aqriso is mashquuli waqtiga aad ku jirto weey adagtahay inaad is moodsiiso lkn dadaal ilaahna halula garab galo abaayo dhibka waan kula dareemayaaa naftaadana ilaali waa amaano ilaah kuu dhiibtay marnaba haku fakarin inaad naftaada wax ku sameyso sabantoo ah dhibka ku heysto mid ka weyn baad isgalineysaa abaayo ilaah talo saaro asiga ku xifdinaayo

    • @cafiifasadiiqi4690
      @cafiifasadiiqi4690 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fardowsah1816 Shkrn Abyo Qaali Alle haynaga dhigo Kuwa imtixnkisa ku Sabra inshllh