DHIBTA AN KALA KULMAY WINTER IYO DANTEYDA OO AN SEEGAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #subscribe #share #ruumikitchen #dhiragalinta #jadwalka #byruumikitchen

ความคิดเห็น • 25

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 10 หลายเดือนก่อน +2

    Reer Yurub heat & biyo kulul dhib kuhaya war iska raxaystaa allaah faxane heater mar ladamin mar ladaarin waa rafaaad daaqadaha subaxdii fur hal mar windows mold ka intabadan kuryaha oldka ubadan kuryaha cub malaha

  • @Zusan15
    @Zusan15 10 หลายเดือนก่อน

    Aniga guuri cusub ayaan daganhay dhulku ku jiira hiitku darbiga kuma dhagana guurigayga dhulku waa dirimad mshlha

  • @faadumoaxmed2137
    @faadumoaxmed2137 10 หลายเดือนก่อน +1

    maanshallah hore usoco

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu.
    Mahadsanid wll.
    Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
    Ilaahay ha u gargaaro walaaleheena Falastiin

    • @maryanyare1323
      @maryanyare1323 10 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aaamiin yaaarbi 😢

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 10 หลายเดือนก่อน

    Daxarka laga wadaa aniga xitee 2badaan sano daganahay guryihii hore.
    Subax walbo wan dhaqaa daaqada biyo badan eey dhashaaa .
    Lkn hooyo guri joogto ah ayaan ahay kudhawaad 10jeer wan firaa daaqadaha dhan .
    10daqiiqo kadibna wan xiraaa.
    Lkn hooyo mcnto 1su aaal hadii haasunka ladhamiyo oo ladaaro soo lacag badan ma cunaayo.

  • @ugaasosaid1879
    @ugaasosaid1879 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah walashay qali allaha kuxifdiyo

  • @user-fs3pq7nz2t
    @user-fs3pq7nz2t 10 หลายเดือนก่อน

    asc masha Allaah abayo waadku mahadsan tahy sidaad u dhiiri galineysid jazakumulaahu qeyr

  • @ugbaadmuhumed4373
    @ugbaadmuhumed4373 10 หลายเดือนก่อน

    ruumi janno ❤

  • @Zusan15
    @Zusan15 10 หลายเดือนก่อน

    Shimel ayaan uu naqana xagayga wa kulaylka gudah iyo barfka bananka is diidaya

  • @munocadeey2839
    @munocadeey2839 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah walashey waaruunta ❤❤❤❤

  • @fatimamohamud42
    @fatimamohamud42 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abayo wax badan ba kafaiday

  • @fam3573
    @fam3573 10 หลายเดือนก่อน

    België walahi waan iidinka qolal waa waynahay

  • @miskiqase7747
    @miskiqase7747 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallah❤

  • @ayanbadan8856
    @ayanbadan8856 10 หลายเดือนก่อน

    Allaa ruuneey wlhi aniga yurup ku cusub sanadki hare ayaan dhiiga isku arkay uurna wan lahaa waxan modi jiray uurka ugub ayan ahaa dhiig badanaa iga imaan jiray sanka bal sanadkan ayan eegaya inuu igu in an arko

    • @yusramaalim4865
      @yusramaalim4865 10 หลายเดือนก่อน

      Sorry abayo diga waxa keno marki hawadha humidity kayardho marka waxa laisticmala humidifier fixitedha nah kirid hawa Diran macan ayad heleysa.anaga mawa isticamlno heat madhax xanun aya lagaqadha .

    • @ayanbadan8856
      @ayanbadan8856 10 หลายเดือนก่อน

      @@yusramaalim4865 abayo ifahansii pls sidee ayan dhahaa ma daaqadaha ayaan furaa kuma fahmine

  • @yartaweynxusen4970
    @yartaweynxusen4970 10 หลายเดือนก่อน

    3,766 oqof ayaa firsatay kwrn intaas haday like usaari lahaayen aad ayey ufcnan laheyd wlhi wargabadha dhirigaliyaa oo àn mesha kaqaadno

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 10 หลายเดือนก่อน

    Meel walba dhibkeedey leedahy somliyba hdda qeybna wxey ku jirtaa roob qaybna kulely saa Ida korontduna sdasey qaali u thy waayo wxd isticmaaleysaa mukeyf iyo mrawaxdo

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaa jiro geed lashido biyo laku shubo hawada kasaraya daqadahana sidii samar okale ubalqo ilaa caawa

  • @jannah3447
    @jannah3447 10 หลายเดือนก่อน

    Aniga bay igu dacay iyo sanka wax nadow kaa sobahayo

  • @user-hr5ns1jo1u
    @user-hr5ns1jo1u 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 10 หลายเดือนก่อน

    waa talo fcn

  • @habonali9734
    @habonali9734 10 หลายเดือนก่อน

    Sax