MANTA WAA MALIN WEYN CIIDANKA DHULKA IYO CIRKA AYAA WERER KU AHAY MALIN SHAQO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @sainabhassan3236
    @sainabhassan3236 9 หลายเดือนก่อน +1

    ASC ABAYO ALLAHA KU BARKEYO ALL NADAAFATU II MAAN WAA MUHIIN NADAAFADA CAAFIMAADKEENA KU JIRO ANIGA WAXAAN KU SIYEY 10 ❤❤❤❤❤

  • @Akp83366
    @Akp83366 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo mar waxaad gaari doonta aad daali doonto wali energy ayaad heysataa Allaha kuu siyaadiyo masha Allah

  • @lulmohamud9421
    @lulmohamud9421 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo you did a great job maashaalaah xooga iyo caafimaad ka allaha kuu barakeeyo alnadaafatu nusfu minal iimaan jazaakalahu khayr an kathiiran mubaarakan.

  • @maryamadaahir1727
    @maryamadaahir1727 9 หลายเดือนก่อน +1

    ruumi mcnto waxad tahay gaari lahubo mcnto allaha kuxafido xppti ruumi cadey❤

  • @aminoqaaliofficial1073
    @aminoqaaliofficial1073 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ruumi abaayo iilahey ha ku xafido waa jecelahaye dhiri ganiltada dhalada iyo talefankaba waa ka dawada

  • @amalyusuf9685
    @amalyusuf9685 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah Qali alle haku xafiido

  • @JamiilaHassan-wt3rf
    @JamiilaHassan-wt3rf 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo isha bini aadanka illahey haka xijabo ❤🎉🎉🎉

  • @SowdoShukri
    @SowdoShukri 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allh 100/100 ayaad u qalantaa qali dumar xooga allaha kuu barakeeyo ❤❤

  • @mamadagan5894
    @mamadagan5894 9 หลายเดือนก่อน +1

    10/10 walal Masha Allah and barikallah

  • @Exlacme
    @Exlacme 9 หลายเดือนก่อน +1

    10 jazakallah Nadal fad wax dhaama lawaaa wxaa kaa hella positive energy keep going sis noosaabadi

  • @umuilyaas2597
    @umuilyaas2597 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah masha allaah abayo mcn illahey xoga iyo cafimadka haku barakeyo iyo owlaada iyo aabahod ❤❤❤

  • @ismahaanjmahamud1743
    @ismahaanjmahamud1743 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah gabar fcn danteeda og hore u soco

  • @queensaafi
    @queensaafi 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo shukaran gacanta alllah ku barakeyo

  • @amaalahmed9734
    @amaalahmed9734 9 หลายเดือนก่อน +1

    Manshalah dhexdaa kuu xidhan 💪💪🥰🥰

  • @SahraAhmed-v6j
    @SahraAhmed-v6j 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah walashey qali

  • @munamohamud1555
    @munamohamud1555 9 หลายเดือนก่อน +1

    Msha allh ❤

  • @Kulmiye123
    @Kulmiye123 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw manta waxaad mooda in aan ku sii sugayay ❤mashaa Allah My rool model.baa tahay

  • @hamdiali1498
    @hamdiali1498 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah tabarakallaah waruntaa abaayo

  • @Ubaxii
    @Ubaxii 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dhib waaye yuutubekan adoo labisan ayaa howl guri heysaaa ilaahey hakuu hormariyo TH-cam ka

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  9 หลายเดือนก่อน

      Alx dhib iguma aha aniga waan ku raxeyst markan wax ini so duubayo jazakalah

  • @IndhouronHaji
    @IndhouronHaji 6 หลายเดือนก่อน

    Markan cajis daremo adaan ku darta rumiyey jizakilah qeyran abayo❤

  • @sadaahmad4250
    @sadaahmad4250 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw masha alaah rumi dhiregalesadena wan sugaynay video gan ❤

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah beautiful sister ❤❤waa kula soo karay xbti❤

  • @HodanAdan-d9d
    @HodanAdan-d9d 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Abayo mahadsanid 🎉❤

  • @salmacadey5128
    @salmacadey5128 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah good job harder work mom please guys give her big support ours sister

  • @khadraali3097
    @khadraali3097 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc yaaaa Xabibti Cadetak 1000 bil 1000 🫶🫶🫶🫶💐💐💐💐💐💪💪💪💪💪🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💃🏻💃🏻💃🏻💃🏻💃🏻💪💪😍😍😍🥰🥰🥰🥰🤱🤱🤱🤱👌👌👌🫶🫶🫶🫶💯💯💯💯🤱🤱🤱🤱💪💪💪💪💪

  • @IfrahabdulahijamacQalanjo
    @IfrahabdulahijamacQalanjo 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hadalkada waxu iqabtaa buunka camal sxpy

  • @asmaaosmn981
    @asmaaosmn981 9 หลายเดือนก่อน

    mashallh runy illahy xoogaaga hakuubarakeeyo anigu hadaan wax yar qabto waa tabaanaa dhowr bari makicikaro

  • @habibaabdulla875
    @habibaabdulla875 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah keeps going sister. I am doing something us you.

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 9 หลายเดือนก่อน +1

    Anigaaha Ruumi cadeey abaayo macaan manshall keep going inshallah xabibiti I like clean and cooking.

  • @Nura-p7d
    @Nura-p7d 9 หลายเดือนก่อน

    Qof waxa ka sheegay waa qof walan runtii waayo anigu wan suugi kari layahay in taay soo galinayso mashallah aabayo qof ku gaadhi wayay ayaa ku caaya

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah tabarakallah ❤❤❤❤

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah you are my role model 🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @safiaali4756
    @safiaali4756 9 หลายเดือนก่อน +1

    Msha Allah wxaa u qalantaa100%100 habo ❤

  • @keyfmuse7296
    @keyfmuse7296 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qali video aad ledahay albabka la igu soo garacay baa manta odaygu ii soo diray manah dhamastirnah xageh ka dawah plse

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  9 หลายเดือนก่อน

      Tuugada iso garacday iska ilaasha albabka habenki galabti ha furina

  • @hawoismail8883
    @hawoismail8883 9 หลายเดือนก่อน +1

    My Roelmodel maba idhaafo video ❤❤❤❤❤

  • @ruqiahusseinhassan1545
    @ruqiahusseinhassan1545 9 หลายเดือนก่อน +1

    10 maasha Allaaaah❤ Gob Baa tahey

  • @ZamzamAbdullaahi-bq8ce
    @ZamzamAbdullaahi-bq8ce 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah waxaad u qalantaa 100/ 100

  • @qalimohammed7209
    @qalimohammed7209 9 หลายเดือนก่อน +1

    Gari dumar my sistar

  • @fatoumasouleiman6098
    @fatoumasouleiman6098 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 100/100 ❤❤❤

  • @DaauudDaher
    @DaauudDaher 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allaaah

  • @AaminaAweys-l7y
    @AaminaAweys-l7y 9 หลายเดือนก่อน +1

    masha alaah Aamiin😊

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 9 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah 😍 dagaal culus ku qaaday guriga

  • @tkidzzz2913
    @tkidzzz2913 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah 🎉naag nool❤

  • @AbdiazizJaamac
    @AbdiazizJaamac 9 หลายเดือนก่อน +1

    1000 ba u qalan taa wana kula soo gadhiy hoooyo ruun

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 9 หลายเดือนก่อน +1

    💯

  • @jannah3447
    @jannah3447 9 หลายเดือนก่อน

    Maskinka aniga wan haysta melkasta wan kuu dagac albabka iyo kirsiga iyo darbiga sifican buu kuu dagayay

  • @safiyaahmed4054
    @safiyaahmed4054 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤asc wll Ruumi qali

  • @nimco368
    @nimco368 9 หลายเดือนก่อน

    abaayo qalabka aad fadhiga kunadiifaydo asoo faah faahsan noosoogali

  • @qalimohammed7209
    @qalimohammed7209 9 หลายเดือนก่อน

    امين ❤❤❤

  • @Munawacn
    @Munawacn 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ruumi tiktok baan kaa so raacey

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  9 หลายเดือนก่อน

      So dhawaw xabiibti

  • @hindayomahmmudgeedi1337
    @hindayomahmmudgeedi1337 9 หลายเดือนก่อน +1

    10

  • @jisooismybiasandsoisyours4299
    @jisooismybiasandsoisyours4299 9 หลายเดือนก่อน +1

    Rumiee wankusalame walaalo 🥰

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa ilaaway hooyooyinka dhaqeeyo ama iskoolka dhigto sida aniga hada ka imaaday iskool alx isla hada shaqo horay ka galay

  • @shukriyamuhammad295
    @shukriyamuhammad295 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aabyo mcm ❤️ sax 🙏

  • @cabdinajiibkhaliif9188
    @cabdinajiibkhaliif9188 9 หลายเดือนก่อน +1

    10🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 9 หลายเดือนก่อน +1

    Faan iiga😂 😂

  • @suadaadan1282
    @suadaadan1282 9 หลายเดือนก่อน +1

    10/10

  • @ummusalmaan.41
    @ummusalmaan.41 9 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂ruumi adaaa soo dhexgashay awal maysa ku aqoon hada way ku barteen marka caadiba lanoqotay waji maleh soomali ‏‪16:03‬‏

  • @fortunjelani9982
    @fortunjelani9982 9 หลายเดือนก่อน

    Alla walalayalow 6000 Kun ayaa firsataye maa like iska sartan waba free

  • @NimoMohamed-n7e
    @NimoMohamed-n7e 9 หลายเดือนก่อน

    10/10🎉🎉🎉🎉🎉

  • @siyadomuhumed9304
    @siyadomuhumed9304 9 หลายเดือนก่อน

    Hhhh maya daad ma xamaneyno dhaxadan xiiranay ❤

  • @hassanosman3668
    @hassanosman3668 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mishiinka ituus gadhiga ad ku dhaqayso

  • @CaashoTahir
    @CaashoTahir 9 หลายเดือนก่อน

    💯💪

  • @hiigasi123
    @hiigasi123 9 หลายเดือนก่อน

    M.alh❤❤❤

  • @khasimosman8410
    @khasimosman8410 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 9 หลายเดือนก่อน

    Nadaafada aniga wan jeclahay .
    Ilmo wali iskuul IIma aadin xanaano kahoreeso.hhhhhh
    Shalay aan bilaaway nadaafada isku diyaarinta ramadaanka.

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 9 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂

  • @nimco368
    @nimco368 9 หลายเดือนก่อน

    hadaan gacanta kudhaqo

  • @safiyaahmed4054
    @safiyaahmed4054 9 หลายเดือนก่อน +1

    🫡

  • @nimco368
    @nimco368 9 หลายเดือนก่อน

    Seekuqalalaa

  • @LuulBaaruud-oe9je
    @LuulBaaruud-oe9je 9 หลายเดือนก่อน +1

    Anaa kula mida dharka ma dhaqo hadaan dhegaysan suurtu baqra manshlaha