Manta Aniga Iyo Ciyaalkii Xasid Nimadan Oo kale wali Ma Argten🥺

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 ปีที่แล้ว +1

    Hbo alx dheh hadii ilaahay kuu fududeyey adkaan waxa iskuma qooran m.a
    Hooyo lagu daydo

  • @nourahussein3993
    @nourahussein3993 ปีที่แล้ว +2

    Malintaan deep cleaning sameynayo wa malinta igu farxada badan❤ Alx habeenka si fiicana u seexdaa😊

  • @fadxiyamuxumed561
    @fadxiyamuxumed561 ปีที่แล้ว +2

    Masha hooyadu wa macalimada guriga

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 ปีที่แล้ว

    Abaayo hal idea ku siina wiilasha sariiraha iskor saaran usoo gad ama kuwooda xataa isku kor rakib spacekana miis iyo kuraas ay wax ku aqristaan oo qaanada leh u dhig maadamay school aadan

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah❤❤❤

  • @UmalkhayrCabdi-ve9ub
    @UmalkhayrCabdi-ve9ub ปีที่แล้ว +1

    Masha.allha

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 ปีที่แล้ว +3

    Ruunay abaayo dharka gacanta lagu dhaqo 1isbuuc lama sugi karo wuu badanaa marka aniga gacantaan ku dhaqdaa 2 maalin basa ayaan sugaa malin dharka malin guriga malina waan nastaa

    • @zemzemibrahim4620
      @zemzemibrahim4620 ปีที่แล้ว

      Masha Allah dadka Somalia jooga way kaduwan yihiin abaayo program Kaas hooyoyinia Europe Ku socday

  • @fatushdimples
    @fatushdimples ปีที่แล้ว +1

    Africa usodir dharka ilmo ubahan aya jiro abayo

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @fatumoahmed8093
    @fatumoahmed8093 ปีที่แล้ว

    Masha. Allha❤❤❤❤

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 ปีที่แล้ว

    Wlhi 16 bisha sabtidii bilaaabay schooadki lakala aaday sidii kusoo noqotay maxaa yeelay dharki sumerka wali maka saarin
    18 isniinti markay achoolka iga aadeen dharkii sumerka meesha ka guray hada alxm

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 ปีที่แล้ว

    Abaayo qaanadaha wax u qayqaybiya ugu xidh filsan ayaan sheegayaa

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 ปีที่แล้ว

    Dharka in lakala sooco aya fiican masha allh ruumi aniga sidaa baan u kala guraaa❤

  • @mamammss8164
    @mamammss8164 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ruumi si fiican baa sameysay😅 aniga qoowsaaro iijogaan saas isku daba socona maba rabaan ineey shaqeestaan saa ogu sameynayay waan dalay masha Allah filsan❤ soo barbaar

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 ปีที่แล้ว +1

      Fasaxa ayan casho idin geyna ama outing dheh howshan qabta 😂

    • @zemzemibrahim4620
      @zemzemibrahim4620 ปีที่แล้ว

      Abaayo Ku shaqee hadaadan hada Ku shaqeen hadhow noloshooda iskuma filnaanayaan
      Mida kale ilmaha ayaga yarbaa lagu shaqeeya aniga 5 years armaajadiisa ma taabto waan u laalaaba lkn asagaa Kala xaraysta

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว

    Manshaallah 😍

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 ปีที่แล้ว

    Iskoobaha marada leh oo dhulka ku tir tirtay❤magaciis abaayo thanks

  • @shukraansheekh7241
    @shukraansheekh7241 ปีที่แล้ว

    MashaAllah family qurux badan

  • @Uetendorf3661
    @Uetendorf3661 ปีที่แล้ว

    Ibrahim iyo ismail❤❤❤ wilashega samigot

  • @aminasuudi6280
    @aminasuudi6280 ปีที่แล้ว +1

    Ehelada wadankii udir joga somaliya

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah ❤😂😂😂

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 ปีที่แล้ว

    shaqo wacan

  • @umyusuf5466
    @umyusuf5466 ปีที่แล้ว +1

    Ruuney intee jeer baa dharka Qasaalada ku dhaqdaa Maalintii

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว +1

      Ilaa 6 ama 5 mar

    • @umyusuf5466
      @umyusuf5466 ปีที่แล้ว

      Thanks Xbbti Waan ka baqi jirey inaan dhow jeer Shido Shukran Xbbti

  • @Hoyoo55
    @Hoyoo55 ปีที่แล้ว

    5 ilmood baa haysta oo 8 jir uwayn yahay weakastana 3 jer ba dhaqada ugu yaraan walaley halmaalin ma anaaba ka bixi karo dharkoo buuxsamay dhar wasaqana ima aruuri karaan ilahay amarki armajada 90ka inay taganyhy baa rabaa

  • @SafaanaChannel1
    @SafaanaChannel1 ปีที่แล้ว +1

    Isoo booqda walalayaal