DHAWAAQA MAQLOO KACAAY WIXII DHIIG LAHOW KACAAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2019

ความคิดเห็น • 132

  • @eagleeyes9758
    @eagleeyes9758 5 ปีที่แล้ว +9

    Well done hassan. Somalia needs leader like you who put prison all qaran dumis and those who betrayed their country. If you nominate yourself to be the president of Somali we will support you 100% because you shows us a good leadership.

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 5 ปีที่แล้ว +9

    Walahi waxaa tahay qabiir, mida doorasha iyo mida Berbera waa talooyin aad u muhiim ah. Aduun ninkiisii isagaa laharay. Talada iyo madaxnimada rag badani gabeen, ilaahow yaa Xasan Caynaanshe udhiiba. Mahadsanid Geesiga Soomaaliyeed

  • @boongedirie2212
    @boongedirie2212 5 ปีที่แล้ว +7

    Wadan aan ku dhashay oo aan calfan qurbahana uu ii ahaa hooy ilaa maanta oo aan sodon jir noqdey. Shisheeyuhu ku naaxey dhaxalkii wadankeygii iyo dadkeeygii lahaayeen. Ustaad ceynaanshe iftiimiyaha dhacdooyinka. Thanks 🙏

  • @istahilyusuf321
    @istahilyusuf321 5 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah xasan caynaanshe waa ku salaamay illahay ha ku xifdiyo oo adoo kale soomaali haw badiyo walaahay waa ooyey sida aad xaqiiqda utaabatay

  • @safiyohusein6283
    @safiyohusein6283 5 ปีที่แล้ว +10

    Wadani isma qariyo Mashaa Allaah.

  • @nurabas1241
    @nurabas1241 5 ปีที่แล้ว +5

    Sc macalin Hasan waa runtaa walaalkeey

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 5 ปีที่แล้ว +3

    Wadaniga dhabta ah Alloow dhaaawr.🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪👌🥀.

  • @naimoabdo1109
    @naimoabdo1109 5 ปีที่แล้ว +7

    Ee ilaah ha kuu soo saaro dad garab kaaga noqda oo kula fahma xanuunka wadaninimo ee ku haya inshaa'alaah

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 5 ปีที่แล้ว

      Dad ka waa adi iyo ani ee enu kacano hadaan nahay soomaali oo dhamaan naimo Abdi ee kaca

  • @Aisha-mn9si
    @Aisha-mn9si 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Allaha kula jiro halyey Rabbi ha naga qabto inta dhibta nagu heyso oo dawladdena dhibka ku heyso Noolow Samajecle.

  • @anarabotaan1132
    @anarabotaan1132 5 ปีที่แล้ว +10

    Somalia federaal uma bahno, aqal sarena uma bahno ee waxeey u bahantahay dowlad dalka oo dhan maamulkeeda ka shaqeeyo, oo maamul goboleed kastana loo sameeyo governatoore isku xira dowlada dhexe iyo maamulkas!!!!!!!!!!

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 5 ปีที่แล้ว +12

    Asc mansha Allah walaal Allaha inaga qabto dhibaatadooda Aamin Allaha Aqbalo Thanks Walaal
    🇸🇴❤️💝💝❤️💝💝❤️❤️❤️❤️💝❤️💖❤️💝❤️💝💝❤️❤️💝❤️❤️

  • @saidoroble8338
    @saidoroble8338 5 ปีที่แล้ว +12

    Salaan sare
    Al-Ustaad Xasan, Xisaabi xil maleh xishood maleh, wadanka aboor iyo bulanbuli ayaa dhuuxa ka galey, meeshu waa Casino, lacagta isbaroyinka ku dar,
    XAL ma jiro inta siyaasiyiinta qaldan meesha joogaan. Mandeeq waraabe ayaa meel loogu oodey, inalaahu maca sabiriin.

    • @fmohamud2237
      @fmohamud2237 5 ปีที่แล้ว +1

      Said Roble ❤️❤️❤️🤣🇸🇴

  • @ashaparekh6839
    @ashaparekh6839 5 ปีที่แล้ว +1

    Soomaliya tag adeer oo kashaqey nimankan wasiirna noga noqo inshallah guul amiiin

  • @MrDahirdayax
    @MrDahirdayax 5 ปีที่แล้ว +10

    لا غالب الي الله.
    guusha. Xaga alle weeyaan.

  • @saeedahassan5935
    @saeedahassan5935 5 ปีที่แล้ว +5

    asc ilahey haku xafido aduun iyo caaqiro waxaatahay wadani madaala ah

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Masha Allah Allah Raxmaan Ka Ah Ha Ku Xafido Mr Hassan, Abdi, Aiynanshe Waa Aqoon Yahanka Weyn Ee Mar Walba Iftiinsha Xaqiiqooyinka Ka Jira Soomalia Oo Dhan Dawlada Federalka Waa In Ay Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan Ula Shaqeeyso Aqoon Yahannkaan Weyn Ee Soomalinimada Ay Ku Weyn Tahay Waa Sax Hassan Hadii Walaalkaa Kula Dhashay Uu Wadanka Cadow U Gacan Galinaayo Ka Hadal Xaqa Taageer Waana Ku Taageersanahay Mar Walba Ummada Soomaliyeed Meel Walba Ay Soomalia Ka Joogaana Ama Dibadiisa Tuugada Wadankeena Dhaceeyso Ee Dabada Ku Wadato Shisheeyaha Ee $$$ Dollar Dhaafsiisanaayo Wadankiisa & Hantidiisii Aan Iska Qabano Kana Tagno Qabiilka & Qabyaalada, & Nin Jecleeysiga Madaxda & Indhaha Soomali Oo Dhan Tirtay Ee Anaka Oo U Jeedna Lagu Dhacaayo Wadankeena Waxii Allah, SWT Inoogu Deeqay In Tuug Soomali Ah Loo Adeegsado Si Nin Ajanabi Ah Uga Gurto Kheyraadkeena Ku Jira Soomalia. Dooni Meeyno Waa In Aan Ka Kacnaa Sidii Uu Aqoon Yahanka Inoo Sheegay Allah Xafidee Mr Hassan, Abdi, Aiynanshe Soomali Meel Ay Joogaanba Allah SWT Xaqa Ha Tuso Wadaninimada Allah Jecleeysiiyo Allah SWT Quluubtoodana Ha Ka Madoobeeyo Qabiilka & Qabyaalada 30 Sano Dib Inoo Dhigay & Nin Jeceleysiga Foosha Xun Ee Danahiisa Gaarka Ah Fiirsanaayo Bal Maxaad Ku Heshay Qabyaalada, & Qabiilka & Nin Jecleysiga !! Bilado Diamond Ah Waaba Haduu Kaa Yaqaan Saxaradiisa Iska Daa Shilin Uu Ku Siiyo!! Adiga Waqtigaaga Iska Ku Lumiyey Wax Habayaraatee Aan Faaido Ku Keeneyn Laakiin Hadaad U Kacdid Wadankaaga & Ummada Soomaliyeed Faaidooyin Badan Baad U Keenin 1 Wadankaaga Ayaad Cadowga Ka Qabatay Tuugii Jeebkiisa Ka Talin Jirey Baad Kashiftay Wadankaaga & Adiga & Ummada Soomaliyeed Baad Horumar U Keentay Marka U Kac Wadankaaga & Ciidaada & Ummada Soomaliyeed Viva Geesiga Aqoon Yahan Ummada Soomaliyeed Ee Mar Waliba Xaqiiqooyinka Dhabta Ah Am Saxda Ah Iftiinsha Mr Hassan, Abdi Aiynanshe Soomali Allow Isku Keen Cadowga Allah SWT Hanaga Qabto Soomali Allah Mideeyo Ameen Waa In Aan La Wada Shaqeeyno Halyeeyga Geesiga Weyn Ee Runta & Xaqiiqooyinka Mar Walba Iftiinsha Mr Hassan, Abdi, Aiynaanshe 👍👏👌✌🏻😍❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah hacawiyo mulsliminta oo dhan inshallah,ragaa musliminta masulka kah Allah ha hanuniyo

  • @rumorhasit9129
    @rumorhasit9129 5 ปีที่แล้ว +16

    Intay nu isku maqa nahay aya xoolihii iyo dahabkii iyo dhaymankii somaliya cadow guranaya. Somaliya problem is our leaders, we have one the richest country in world when it come to ressources that we have but we the people are poor, it shows that we have leadership problem where our leader work for other countries and their pockets, and is repetitive all over Africa. We neec to educate our people and erase tribalism and Mr Hassan Aynache is one of the few that we should listen. Merçi.

  • @globaltruckingllc1618
    @globaltruckingllc1618 5 ปีที่แล้ว +6

    Wadanigii dhabta ahaa oo aan jecleyn dowlo ceynaanshe noo soo badi video yaasha plz hogaamiye

  • @sahrahusseinahmed3688
    @sahrahusseinahmed3688 5 ปีที่แล้ว +6

    Muddadan waa la waayay halgamaa Xassan

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 5 ปีที่แล้ว +1

    xasanaw illaahey hakuxifdiyo taladaadana ku wii daneeyesoomaali alaha kadhigo oo ku dhaqma oo kula arka waxaad aragtid waayowaxaad wax ka muujisay meelo muhiim waana loo baahan yahay adookale allaw noobadi sii wad dadaalkaaga maalin baad ku guulaysan dootaa insho allah nin walba taariikhdaa qorin allaw qaran keen quwo uyeel adaa qaadiree aamin

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 5 ปีที่แล้ว +5

    maasha Allah❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏🌼🌻

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 5 ปีที่แล้ว +2

    Asalaamu Calaykum Walaal jizakalah Allaha ha ku barakeyo aduun iyo Aaqiro aamin yaa Rabi ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 5 ปีที่แล้ว +9

    ah isdaalin ummaadani waa ummaad sumaysan o aan garanay
    wax u fiicaan iyo wax kale waa ummad u hilisa cadowga iyo ka dilaya
    ummaad wixii ay xaqa u laayeen laga idha sabay o lagu saliday qabiil
    cadowaga alle ah qabto ayaanshe

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 5 ปีที่แล้ว +5

    SHARE GAREEYA KHAYR ALLAHA IDIN SIIYEE

  • @naimoabdo1109
    @naimoabdo1109 5 ปีที่แล้ว +4

    Asalaamacalaykum xasanow alaha ku barakeeyo soomaali ilaah baa u maqan dad ma hayno oo wadani ah ee dhiiga yay kuugu karinin

  • @sahraadan6762
    @sahraadan6762 5 ปีที่แล้ว +5

    Geeesi Cabdi Xasan Caynaanshe ilaahay raali hakaa noqdo xaqiiqdii baad nasoo hor dhigtay isbaarada ugu xun ee dalka loo dhigtay waxaa ugu aqalka beenta ee tuugada laysugu keenay

  • @hafsaaa7237
    @hafsaaa7237 5 ปีที่แล้ว

    Adeer aad baan kuu taageeraa caafimaadka iyo caqligaba alha kuu daayo aamiin

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 ปีที่แล้ว +4

    Dalka in Turki iyo shiine Ruush ilaalintiisa bad iyo berri lagula heshiiyo

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 5 ปีที่แล้ว +7

    Wadan kan waxa baabi iyey gacmo shisheeye

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah aqoon yahanada Soomaaliyed kaca oo Dalka difaaca rutana sheega war kaca oo gesinima la imaada Asc

  • @ahmedAhmed-dk4iq
    @ahmedAhmed-dk4iq 5 ปีที่แล้ว +2

    Well done xasan caynaanshe guuuuuuuuuuuuuuuul wadaniga dhabta ah

  • @sahrahusseinahmed3688
    @sahrahusseinahmed3688 5 ปีที่แล้ว +7

    ASC halyay Xassan

  • @marianhaji791
    @marianhaji791 3 ปีที่แล้ว

    Allow na sii dad wanaagsan oo caqli leh oo wadanka badbaadiyo. Amin.

  • @samatarhussein4368
    @samatarhussein4368 5 ปีที่แล้ว +4

    Mr legend hasan.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 5 ปีที่แล้ว +8

    mashaa alaah garabkaag alle ha galo waxaan kaa sugeynaa xisbigii aad sameynlaheyd wall xisbigaag ku dhawaaq waa midka bedeli lagaa mweyn farmaajo waa sidaan rajeynayo .intaad ka dhawaajisey waa intaan dhihi lahaa horey usoco

    • @wadanidhuul1263
      @wadanidhuul1263 5 ปีที่แล้ว

      Hassan Aynaanshow we Love So Much Indeed you're Greatest man On Earth Come to us we will Joine you to Free Soomaalia

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 5 ปีที่แล้ว +1

    وَلَا تَحْسَبَنَّ اللَّهَ غَافِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الظَّالِمُونَ ۚ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيهِ الْأَبْصَارُ (42) waxaan lenahey xasanow kuwaas ibsadey dhulkeeni dumiyey qarankeeni doxey ubadkeeni cabey dhigeeni waa runta kuwa aqalka sare waa aqalqabo dhigii dhalaankii iyo hoyooyiinkii abayashii ayadaas buu ilhay noogu shegey qarandumayaasha iyagey udambeysa hoog iyo baroor qabri mugdi xisaab WALLAHI RABIGEEN MA MOOGA DALIMIINTA BAL AQRISTA AYADAN AAN IDIN SOODIREY ADUUNYADA WEYDHAMAAN AQIRANA WAXA DAMBEYSO XISAAB IYO MAXKAMAD CADALAD AH اللهم فانصرنا على القوم الظالمين اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين

  • @hassanmire847
    @hassanmire847 5 ปีที่แล้ว +3

    Soomaaliya, Soomaali Baa Leh:
    Muddane Caynaanshe, Waan ku salaamay, Waxaan kugu salaamayaa salaanta Islaamka, salaanta Soomaalinimada iyo tan waddaniyadaba. Waan kaaga mahad celinayaa goor kasta sida waddaniyada iyo kartida hufan ee aad wax noogu sheegtid, mahadsanid.
    Muddane, mowduucan waa mid aad iyo aad noo naxdin geliyey, anagoo wax ka og dhibka iyo ayaandarada haleeshay dalka iyo Soomaali oo idil.
    Muddane Caynaanshe, Geed baa hadloo, wuxuu yiri: "Gudin-yahay imaad goyseen haddaan gibilkey kuugu jirin". Haddaba, maamaahdan yaa sameeyey? immisa fac ayeey soo jirtay? Waxay maahmaahdani maskaxdiisa ka soo go'day oday ka mid ah kuwii aan ka soo farcanay, intey jirtayna waa qarniyo badan oo qiyaas lahayn. Maahmaahdan, waxay si xoog leh u dhex taagnayd ummadda Soomaaliyeed laga soo bilaabo sannadkii 1979kii ilaa Maantadan aan joogno. Muddane, Waxaanu noqonay ummad walaalo ah, oo isku sinji ah, oo 40 sanno dagaal iyo jabhadeysi ka dhammaan waayeen, dagaaladaasina waxay dhaleen waxa maanta taagan.
    Muddane Caynaanshe, waxaa aniga ila haboon in la isu yimaado Soomaali oo dhan aqoonyahanadeeda, madaxda maamul goboleedada iyo culumo-u-diinka sidii looga arrinsan lahaa masiibadan na dul taagan. Marnaba yaan la adeegsan gadood iyo dagaal hor leh oo lagu wiiqmo. Halaga taariikheeyo hana laga faa'iideysto 40kii sanno ee la soo dhaafay wixii dhacay iyo dhibaatooyinkii aan dhaxalnay.
    Muddane, Allah weyn wuxuu inagu abuuray dunidda halka ugu qanisan, uguna udgoon, oo adduunka oo dhami u miliqsanayaan. Waxaa haggaagsan in aqliga suuban in la adeegsado oo dhinaca wanaagsan isha loo jeediyo. Haddaan saas la yeelin oo aan la isu sabrin, si fuddud ayaa dalkan loola wareegayaa, si dadban ama si toos ahba.
    Arladaadu waa hodan, aan ku hagraneyne'. Waa malab rigaadanoo hareertaada yaale'. Waa haleelodiino godol hoorineyso, howshuna ku darrartee.
    Hantiyey macaan waa middaan, hooy lagaa orane'...Heeloyeey.
    Ciiddaadu waa hadho, aad ku hirqaneyse', hoobaal bislaato aad ka haqabeeshe'. Waa haleelodiino haruubkaad ku maasho, ku hammuum tireysee. Hantiyey macaan, waa middaan hoy lagaa orane', heelo yeey.....
    Heybad waxaad ku leedahay dhulkaada Hooyo. Waana lama huraane' hagar la'i wax ugu qabo.
    Erayadii Allaha u naxariisto
    Abwaankeenii: G/sare Abdi Bashiir Indho-buur

  • @fahmonuur9309
    @fahmonuur9309 5 ปีที่แล้ว +7

    Sorry manta walagaxanajiyay ka rali noqo duugada ma mucaarad bey soo bilaabeen oo intas balayo bey ka shaqeynayaan faroole iyo xasan shiiq alah naga qabto

  • @yaaskam5045
    @yaaskam5045 5 ปีที่แล้ว +6

    Asc adèro arintan la wadaag xukuumaada somaliai please. Shukran.

  • @AM-ip7xj
    @AM-ip7xj 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waxaad ka hadashaa xaqa oo run baad sheehtaa.waxaad ku fiicnahayd in madaxda lataliye lagaaga dhigo.ama jago foican laguu magacaabo.waayo xaq baad u leedahay.madaama aad tahay nin wadaniya. Hantida maguurtadaha eaa dadkii lahaa ka gaajoonayaan .qaarna shul shisheeye uga qaxeen. In dadkale iska gurtaan qaa ayaan daro. Raga somaliyeed baan ug qacan oo badankoodii dhuunoqaatayaal noqday.gaboladan Awa!l,Sanaag, Sool qaxaa ka jiifa oo aan dan kalahay dawlada faelaaka.oo ka baqaysa somalilnd.waxaa jira gobolka sool coidan wiixii ay lahad baa laysugu keenay..dunidana qay kadib dhecewn. Fadaraalku waxay npqotay fadhiid.maxay kaga duwanyihiin gobaladaasi. gobalada kale ee wadanka ka jira..

  • @sahraahmed4682
    @sahraahmed4682 5 ปีที่แล้ว +5

    Dhib ka bixi meyno ilaa la baabiyo 4.5

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 5 ปีที่แล้ว +2

    Saracen weeye xasanow. Waa runtaa

  • @TheYoBrothersSubscribeplease
    @TheYoBrothersSubscribeplease 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc madaxsare Kharan uhiilshe nolow🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪❤❤❤👌👌👉👉

  • @wadanidhuul1263
    @wadanidhuul1263 5 ปีที่แล้ว +4

    Hassan Abdi Aynaashoow Waa kacnay Oo Ku Raacnay ee Kaalay Oo nahogaami

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 ปีที่แล้ว +1

    Ummada soomaaliyeed hagaagi maayaan ilaa ay katagaan xaaraanta cunaana xalaasha nin walbana meeshii madax looga inuu daacad uugu shaqeeyo lacagtii lagu aamineyna uusan xadin islaamka ay yihiina iney karun sheegaan islaamka maaha intii larumeeyo allaah iyo rasuulkiisa scw hadana wixii ay xarimeyn dhaqan laga dhigto ummaadii soomaaliyeed waxey diideen xaqii illaahey soo dajiyey qof xaqii diidey barako mayeesho waana taas waxey soomaali ubarakoowi weyday

  • @elmicadow9004
    @elmicadow9004 5 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso guulayso

  • @nurabas1241
    @nurabas1241 5 ปีที่แล้ว +3

    Xaji hasan walahi waa runta waxa kascda dalkena oo ha ka boob kheyradkooda qarax na u badal al xaji Hassan ku Wii kadan beyay in somaliya la boobo hantidooda wiliba qarax loo badalo Allow ku Dunida dusheda ku ciqaab intanba la garin tii narta

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 ปีที่แล้ว

    abti salaan gobeed iga hoo cimri dheer iyo cibaado ilaahay haku siiyo caqliga gugu jiraa cid uu kujiraa baa yar ilbax

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 ปีที่แล้ว +1

    Xasan allaha kuxafido waxaan kudhihi lahaa dhalinyarada soomaaliyeed ubadi wacdiga kana dhaqdid qalbigooda waxa xun oo lagu shubey loogana dhigey taariikhdii soomaaliya kuna dhiiri geli iney noqdaan ummad mideysan oo illaahey dartiis isu jecel yaa hal meel oogasoo wada jeestaan

  • @aminahassanallowrunkadhigh726
    @aminahassanallowrunkadhigh726 5 ปีที่แล้ว +2

    masha alaah walaahi waa run

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 5 ปีที่แล้ว +3

    manta waxa kadhacy hargase jeegaan law , time 2 stand n figth ,jeegaantu wa fuley ,innocent unarm man killed in cold

  • @thunderlight4619
    @thunderlight4619 5 ปีที่แล้ว +4

    Wcs Soomaaliyeey maxaa keenay in aad cadoow dalkiina ku soo hogaamisaan sorry waa in aan ka dagaalanaa odayadaan dabadooda gadayaan war farmajo maxaa helay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sakariasheikh9739
    @sakariasheikh9739 5 ปีที่แล้ว +2

    Aynanshe waxaa ii muuqata dalkeenu uu midka noqondoino WW3 ayagoo anaan dooran. Due to its geographic location Somali is must have by ..........!

  • @nurjilacow3627
    @nurjilacow3627 5 ปีที่แล้ว +1

    Dr Hassan abdi Noloow Eebow

  • @gabadhfariidcaqlibadaninac1615
    @gabadhfariidcaqlibadaninac1615 5 ปีที่แล้ว +2

    Sorr dad qalbi goodii waa hore dhintay laakiin qolofkoodii nool yahay baad la hadlaysaa😭😭😭😭😭

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 5 ปีที่แล้ว +2

    Guuleeyso hogaamiye sare

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 5 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah jisakAllahi khair walaal

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 5 ปีที่แล้ว +4

    Hadaan wadanka loo wada kicin dhibku na dayn maayo waa kaas Faramaajo la hiifaayo cadow somaliyeed iyo hororkoodiiba shisheeyaha ahaa aay meelwalba ka qaylinayaan oo Ali Geedi iyo Salaad Ali Jeele aay dhawaaqayaan oo aay khaladka sheegayaan laakiin dal iyo dibadba kuwa na curyaaminaaya loo hiilinaayo qabiil qalbigu bakhtiyey oo aan dantoodu noqotey tuugadayadu gobol kasta ha noolaadeen looma jeedo cadowga shisheeye oo dalka loo raraayo lawada difaacayo xitaa dibadaha kuwa jooga oo ku dhibaateysan dantooda waxaa ka wayn nimanka maamulgoboleedyada wadanka xaraashaya xitaa Fanaaniintiibaa meelwaba u heesaya oo xafladihii xaraashayaaasha ka qayb galayaan intey meelwalba ka duulaan hal Fanaanad baa ka dhiidhidey waana la diley alaha u naxaariistee Saado Ali Adeer Caynaanshoow maxaa talo u ah somalida oo Faramaajo lagu ciilayo Farta uu qaado geesaha lagu dhegan yahay shacabku ku daba fayshan yihiin dhib wadayaasha danleyda ah o.o qabiil lagu difaacayo xitaa idaacadahooda ayaa u hiilinaayo oo difaacayo beenta barobogaadada xumaanta aay ka faafiyaan dowladda Faramaajona meel khasaaro ah ayuu taagan yahay waxna keligiis ma qaban karo maanta xaqa iyo baadil ka ayaa is hortaagan baadilkaa loo hiilinayaa inta baadilka wadana waa la arkaa oo loo sacabo tumayaa dowladdii wax qabadkeedii la qaraaraynayaa bal dey Hassan Sheekh,Abdiraxmaan CC, Fiqi,Mahad Salaad,Ahmed Madoobe,Xaaf , Sheekh Shariif,Abdiwali Gaas, Muuse Biixi iyo qaarkaloo badan baa horboodaya dad iyo doladba xaraashaya dowladdiina iney dhaqaado u diidey in lala shaqeeyo daayee maalin walba waa eedaynayaan xilalna waa hayaan mushaarkana waxay ku qaataan iney been ka faafiyaan mooryaantoodana aay iyo qabiilba aay ku owr kacsadaan shacabkiina dal iyo dibad ba lama orankaro xilalka nooga kaca ama wax noo qabta bal iyagaa lala jiraa dalkiina shisheeyihii bay lacag uga guranayaan ma naxayaashaan aqal sare iyo mid hoose baarlamaanba way ka buuxaan mid ka mid ah lama cayrin karo oo qabiilkiisaa kacaayo oo raali ku ah bal Rooboow maanta Odayaashii Koonfur Galbeed baa leh hanaloo soo daayo goormaan nin xun iska qabanaynaa shisheeyihiina iyagaa noo loogaya cadona ku dayn maayo ilaa aan noqono ul iyo diirkeed albaabada aay naga soo galayaanba waa siyaasiyiin isku sheega bad gad gabdho gad oo sacuudiga u geeyey qadaamado dhuxul gad baa lawada daba socdaa oo idaacado laga difaacona bay leeyihiin Faramaajona wa khaldan yahay iyana waa saxan yihiin ee hana xaraashaane aan fiirsano Abiye Ahmedna waa na sugayaa badaheena ayuu u fadhiyaa dabadhilifyadiisuna way u xoreynayaan dalka marka waa hadalkii aay tiri naagtii arimaha somaliya uga ahayd masuulka oo la dhihi jirey Jandaaya Farise baa waxay tiri baan maqley in ay Etiopia bad la'aan hayso dad aan dhamayn 8miyana aay haystaan labo badood is not fair waa dhibaato anagu aanu fiirsanayno wax ka dhiidhiyo na ma jiraan .

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 ปีที่แล้ว +2

    Scww abti waa ku salaamayaa, fiihaa udunun waaciya. Shifo lagala quusey

  • @socialmobilizationservice2661
    @socialmobilizationservice2661 5 ปีที่แล้ว +3

    Xasan wll codka waa yaryahay ee microphone inoo hagaaji mahadsanid

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 ปีที่แล้ว +1

    *Somali and Somalia oo Idil Weakup and Smell the Coffee* ☕️
    Thanks Mr H CAYNAASHE.

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 5 ปีที่แล้ว +1

    Ascww damaan,, ghaar ahaan hassan, Somalia ha noolaato, Allah qaalib,,, عسى الله يسعدكم ويحفظكم

  • @khadrahayle3078
    @khadrahayle3078 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc nin fiican adiga waye masha allah i like your af somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 5 ปีที่แล้ว +2

    xasan nabadoon somaliyed ad auan u farxaa marka dhigaysto fikirkaga wanagsan ee dy ku dherxan wadani nomadu nool

  • @hafsaaa7237
    @hafsaaa7237 5 ปีที่แล้ว +1

    Geesi geesi dhalay waakan

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 ปีที่แล้ว +3

    Addin yaa bilaal

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 5 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waxaad tahay nin caaqil ah dacad na ah wadani ah oo dalkiisa iyo dadkiisa ba jeceyl laakiin dhibka jiraa wuxuu yahay yaa miir lahoo maas la weeydiiya sheekadii raha soomaalidu waxaan kula telin anoo nafteeyda ka bilaawaayo alah aan dembi dhaaf weeydiisano jariimooyin baan gacmaheena iskugu geeysaney weli na qabiil soomaaliyeed oo alah u toobad keeney lama haayo dembiga qabiil baa lagu galey ee shakhsi shakhsi looma galin hadii aan yeeli waayno tiihaas umbaan ku jireeyna waa caqligeeyga yariis ka ah

  • @vandenbrouckesamira262
    @vandenbrouckesamira262 5 ปีที่แล้ว +2

    Guul Hassan frère

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxey RABAN ha sameyan mucaradka iyo KHAINIINTA galada munafaqiinta ilahhey ba waxuu ku yiri ayadan quraanka وَلِكُلٍّ دَرَجَاتٌ مِّمَّا عَمِلُوا ۚ وَمَا رَبُّكَ بِغَافِلٍ عَمَّا يَعْمَلُونَ (132)

  • @ikhyarsomali9067
    @ikhyarsomali9067 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha codowga kaa ilaalsho walaal

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 ปีที่แล้ว +2

    Dillaal iyo mallaal,
    Dab liqay oo
    Dhuxula daacey!
    Damiir laawe,
    Doollar saniya
    Wax deeqayn,
    Dalkii iibshaa
    La daawanayaa
    Weliba la difaacayaa !
    Intaa loo doodayaa !
    Waa duul falane
    Kuwii dilayey ee
    Dayacaa badee,
    Dabar gooyey bay
    U durbaan tumaan
    Daba yaacayaan!
    *dadweynow kacoo,
    Dirgadoo mar qudha
    Dabarka iska jara!
    Inta lagu dikado
    Maalin wada deldela!

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 ปีที่แล้ว +4

    Dhagax tuujin iyo taabad waa kii tabtii ka ahe

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 ปีที่แล้ว +3

    Nooloow, lax lagaa yiri

  • @hiddigaale7951
    @hiddigaale7951 5 ปีที่แล้ว

    Geesiga dadkiisa, guusha u horseeda, geerida dishaay, geedkaa ha ba'o. Alle hakaa raali noqdo.

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 5 ปีที่แล้ว +2

    Dadka waa kheeyr sheg iyo Bala sheeg kheeyr sheeg baad tahay

  • @cabdilaahiidriis598
    @cabdilaahiidriis598 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi xaqiiq dhab ah baad ka hadashay saacado kohor baan lahaa lacagta baarlamaanku mushaarada u qaato dalkoo faqiir ah 2 guuto oo ciidan ah ama hal gaas buu u noqdaa

    • @anabgelle8723
      @anabgelle8723 5 ปีที่แล้ว

      Maan shaa Allaah afkaaga caano kaqabtay adeer waad usheegtay nimanka soomaaliyeed haday waxkuqaadanayaan
      My Allaah protect you and your family and all somaali people who like peace and prosbirty of Soomaalia

  • @sahraahmed4682
    @sahraahmed4682 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan is leeyahay ilaa mahdiga uu kasoo baxayo somaaliya cadaalad heli mayso waayo shacabkuba diyaar uma aha iney cadaalad helaan intey taageerayaan qabqable daneyste qabiil illaah ayaanu leenahay quusan mayno

  • @fabu2526
    @fabu2526 5 ปีที่แล้ว

    Niman baa jeebka ku shubta shacabka laftigiisaa waalan ma is tiraahdeen.ilaaheey caqligii tegey how soo cesho,

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 5 ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤ Ilah hakula jiro.

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 ปีที่แล้ว

    Thank you for that keep it up 👍💐🌿💐🌿💐🦁❤️💕👑👍🏆🙋‍♀️🇬🇧

  • @nurabas1241
    @nurabas1241 5 ปีที่แล้ว

    Sc adeer xasan waa xalka manta iyo xunteen maxaa la yiri waa la qodaa Maya waa la fagaa Maya hee Waa lagada maya Waa la xarashaa haa waa la xarshaa ama waan waa gadan oo waxaa dhaxal ebe i siiyay so sortaa iyo deystaa Somali baa leh ee somaliyee kor fiiri oo ku madi Allah oo hos fiiri oo fiiri waxaad ku fadhisid bal fiiri hareeraha kursi Lee ha fiirin hakula jabee ee manta ka faa ii deyso fursada ceymi qeyraad kaga hada qodo waxaaga

  • @abdicade7422
    @abdicade7422 5 ปีที่แล้ว +1

    Masul sare nolaw

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 5 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walaal

  • @Maadpro
    @Maadpro 5 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad xasan dhabtii waxaad ka hadashay xaqiiqada,waxaana doonayaa in aan kula so xidhiidho ee halkeebaan kala so xidhiidhaa ustaaad. Mahadasanid.

    • @HassanAbdiAynanshe
      @HassanAbdiAynanshe  5 ปีที่แล้ว

      Fb hassan abdi aynanshe, massengerka

    • @Maadpro
      @Maadpro 5 ปีที่แล้ว

      Anigu wa igu Qoran Cabdisamad Cali Cumar Kadiye.

  • @fabu2526
    @fabu2526 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahey caqliga kaama ,qaado

  • @shukriesmail8869
    @shukriesmail8869 5 ปีที่แล้ว

    Asc walalow tariiqda iyo bisha ku xiji ducada diiwaankaad kheyr ku gashayè

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 5 ปีที่แล้ว

    Manta"wadxanaQsantahay''duQa"Caadi',iskadhig"adunyo;Oradlagumagaaro',intaawakaftan',galkadil;gartiisana"sii'Runtii"war,iyo"wacalUmaHayo"cabdiXaashi',wankuguracsanahay;'inuuumusiiboyahay',Faroole,waxanseku,leeyahay'Aakhiraa'warJiraa"xabashi"horleh'Na"waalashegayay;tuugobadan"oo"Tariig'wata"waalasheegayay'Alowsahal,umurah

  • @user-xn3lq3yl6h
    @user-xn3lq3yl6h 5 ปีที่แล้ว +3

    sii fican bay uusocota ha ubaqin

  • @mohamedamenmohamed6697
    @mohamedamenmohamed6697 5 ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🙏

  • @marianhaji791
    @marianhaji791 3 ปีที่แล้ว

    Raga dal iyo dadba xaraashay dhulkayagiina xalooshooda oo kaliya dantood tahay. Allow naga qabo shartooda dad ma aha. Waa shayadiin

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 5 ปีที่แล้ว +1

    Wadaniga somaaliya baad tahay

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 5 ปีที่แล้ว

    waa wax laga xumaado maxaa u haraayo dalka iyo umada oo lagu horumariyaa ku daro shacabkana way isku diraan oo ay kala ilaaliyaan

  • @abdiqanihaaji8207
    @abdiqanihaaji8207 5 ปีที่แล้ว +1

    Scm.Ninkan yaa numberkisa igu caawinaya.thanks

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 5 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 5 ปีที่แล้ว

    SALAAN SARE ABTI

  • @kelanihaych1946
    @kelanihaych1946 5 ปีที่แล้ว

    Waa Gudoomiyaha Gobolka

  • @fabu2526
    @fabu2526 5 ปีที่แล้ว

    Kilmad khalad ah afkaaga kama soo bixin

  • @ababdi5157
    @ababdi5157 5 ปีที่แล้ว

    waar kahadal niil ka kenaye 4.5 dulika dulika dhaley.

  • @mursalwarsame5839
    @mursalwarsame5839 4 ปีที่แล้ว

    somali is destroyed by 4.5 and identity tribes which i am really sorry :'(