ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

AWDAL, SOOL IYO SANAAG, HARGAYSA MALAGA XUKUMIKARAA? TAL0 KUSOCOTA REER MUQDISHO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 229

  • @rahmaali5594
    @rahmaali5594 5 ปีที่แล้ว +26

    ASC SOMALIA WEEYN GUUL IYO GOBAANIMO INSHALLAH MY HERO GOD BLESS YOU INSHALLAH

    • @zahraabdalla7376
      @zahraabdalla7376 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa run ita aad shegtay. Allah ha ku xafido.Aamiin

    • @hurehiirad4274
      @hurehiirad4274 5 ปีที่แล้ว +1

      Guul soomaaliya

    • @stetsonaidan3404
      @stetsonaidan3404 3 ปีที่แล้ว

      Not sure if you guys gives a shit but if you guys are bored like me during the covid times then you can stream all the new series on instaflixxer. I've been binge watching with my girlfriend for the last months xD

    • @ryankenzo4971
      @ryankenzo4971 3 ปีที่แล้ว

      @Stetson Aidan Definitely, I have been using Instaflixxer for since december myself :D

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 5 ปีที่แล้ว +11

    Amin amin aammeen yaa rabi

  • @yassinjama1035
    @yassinjama1035 5 ปีที่แล้ว +15

    It has been over 30 years since the civil war. I'm so sad and mad of the people who destroyed my motherland. One love to those of you who feel the pain

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว +1

      30% destroyed by Siyad barre 70% destroyed by SNM,SSDF,SPM, USC

    • @abdulfatahjamar7314
      @abdulfatahjamar7314 5 ปีที่แล้ว +1

      Darood faqash woman Snm destoyed what was Zoomalia and we than we built Somaliland.,which is one most the peaceful countries in whole Africa.

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว

      @@abdulfatahjamar7314
      War maxaa beenta naftaada ugu sheegaysaa taarikhda baar waalidka waxay ku sheegeen iska hubi snm Burco iyo hargaysa soo galeen
      Lkn meesha Dowlada ka dhacday waa Koonfuur meesha siyaad barre laga riday waa koonfur
      Koonfur iyo central Somalia haddi ay hagaagto cid u baahan ma keh Hargaysa iyo burco kuwi ku noolaa ayaa buuxi jiray xamar shaqo iyo nolal u raadsan jiray

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulfatahjamar7314
      Tankale Qabiilka iska daa wax ku tarayi mayo
      SNM 1988 ayey soo galeen Burco iyo Hargayso
      Koonfur 1991 ayey burburtay
      1988 ilaa 1991 Koonfur nabad baa ka jirtay

    • @abdulfatahjamar7314
      @abdulfatahjamar7314 5 ปีที่แล้ว +1

      @@diiriyeahmed6699 faqash boy. i'm real Snm and we destroyed your faqash darood.

  • @samatarhussein4368
    @samatarhussein4368 5 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa Allah. Mr legend guul love you adeer

  • @whatwhat6393
    @whatwhat6393 5 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah ilaahay hakubarakeyo warun waxadshegtay Somali ilaahay xaqa hatuso inshalah

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 5 ปีที่แล้ว +9

    Salaan sare Gudoomiye. Mahadsanid goor walba.

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 5 ปีที่แล้ว +4

    Wcs, allaah haw naxariisto ummadda muslimiinta inta dhimatay iyo inta noolba, saburna aan ogaanno iyo adkaysi kuna ducaysanno ilaahayow gaalo iyo gaalo raacba iyo hagar noo maleegaya dhagartooda iyaga ku celi ilaahow na sug adduun iyo aakhiraba, adigana xasanaad allaah hakuugu beddelo iyo ajar. Saburna ogow kuwa ku caayayana haw jawaabin

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 ปีที่แล้ว +12

    Cudurgoboleed iyo cudurland allaha naga qabto 🇸🇴💕

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 ปีที่แล้ว +19

    masha allah wadani somaliyed caynaanshe

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 5 ปีที่แล้ว +24

    Haragii wadaniga guuleyso il nacab kuma aragto.

    • @leylawarsame2444
      @leylawarsame2444 5 ปีที่แล้ว

      Ducadaad laa aqbali maayo dabiilayohow qabiilaysta ahi
      Orad qabrigaaga ushaqeeyso dhawaan waad dhiman doontaaye

  • @hodanroble5337
    @hodanroble5337 5 ปีที่แล้ว +8

    Mashalah Abti Aynanshe wadaniga dhabta ah oo aysoomaalinimadu and wadaninimadu ku dheertahay guulayso waligaa ilxuni kuma asiibto inshalah war tolaayeey Alahayoow Nogadhig Raga soomaaliyeed. Abticaynaashe oo kale wabilaahi Tawfiiq

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 5 ปีที่แล้ว +3

      Cayaar cayaar laguma helo ninkaan oo kale caqligaaga caafimaadka qabo allaha kuu barakeeyo.

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 5 ปีที่แล้ว +9

    Ascww ina adheer, ilaahay ha ku barakeyo,, Somali ha soo hadeeyo,, allahumma aamiin

  • @burhaanali5196
    @burhaanali5196 5 ปีที่แล้ว +5

    HASSAN ceeynaanshe for president of all Somalis come to Mogadishu sir wee need a leader like you in Somalia let’s unite all of us

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 5 ปีที่แล้ว +11

    Waa Aftahan Hadal Yaqaan Ah Oo Runta Ka Sharqamiyey Bal Halaga Jid Baxo Qofkii Dooddaas Ku Diidanow.

  • @sahrahusseinahmed3688
    @sahrahusseinahmed3688 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah xassan illaahay haku xifdiyo aamiin aamiin aamiin

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 5 ปีที่แล้ว +15

    I wish everybody thought like you. Somali ilhay ha toosiyo

    • @Naxariiso
      @Naxariiso 5 ปีที่แล้ว

      Amiin ya allah isoo qor lumbarkaaga aan sheykasanee aqoinyahan baaahaye ina abti

  • @bilalhared8795
    @bilalhared8795 5 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 5 ปีที่แล้ว +1

    asc.mahadsanid ceynaanshe sida u sharaxdey.dhalinta iyo dumarkaba ayaa u soo bixi dalkaan. wabilahi towfiiq.

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 5 ปีที่แล้ว +2

    WAA LA FAHMAY DAALIMIINTII WAA RUNTAA CAYNAANSHE HALAAGII DHACAY IYO DULMIGII WAA LA OGYAHAY ALLE WAA XISAABIN ADDUUNKANA WAA LAGU XISAABIN MAR DHOW INSHA ALLAAH WAAYO ALLE WAA CADAALAD OO DAALINKA ALLAAH BAA KA SHIFIN OO DULAYN INSHA ALLAAH ALOW NA DHAAFI DAALIMIINTA KOOFUR IYO WAQOOYI BA OO UMMADDENA MIDEE MACBUUDOW AMIIN YAA RABI

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 ปีที่แล้ว +5

    Hassan A Caynaashe,
    Looooong time, xageed kadhacdey waayahaan WARKAAGA waa lawaayey eh ?
    Thanks you are back

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 5 ปีที่แล้ว +1

    ASC WALAALO WADANIGA DAACADA U AH DADKIISA IYO DALKIISA GUULAYSO GOOR IYO AYAAN GEESIYO GUUSHII WAA NOO DHAWDAHAY INSHA ALLAAH NABAD IYO BARWAAQO IYO BARAARE NOLOL WACAN IYO NAXARIIS INSHA ALLAAH GUUL IYO GOBANIMOALOW CADAWGA NAGA QABO IYO U SHAQEEYAHA SHARAFTIISA NECEB AMIIN YAA ALLAAH AMIIN YAA RABI AMIIN

  • @xogmalxarandid9369
    @xogmalxarandid9369 5 ปีที่แล้ว +19

    So dhawow cananshe runta dadka indhaha kasaar

  • @abdikhayryasin4054
    @abdikhayryasin4054 5 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso Adeer indheer garad soomaaliya guul

  • @ef609
    @ef609 5 ปีที่แล้ว +1

    شكرا لك يابرفسور صحيح والله من قال العلم نور والجهل ظلام

  • @Magis321
    @Magis321 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah walee intaad shegtey been maad sheegin waxaase ficnan laheyd inaad noqoto hogaamiyaha Somalia oo dhan Mahadsanid

  • @adarmohamed4209
    @adarmohamed4209 5 ปีที่แล้ว +2

    Maashaallha brother your good person

  • @maxamedsaciid1817
    @maxamedsaciid1817 5 ปีที่แล้ว +3

    Arinta Vissa-ha
    Aniga waxaan marqaat ka ahay Nin Caddan ah inuu igu yiri , Soamlia markay Nabada aheeyd waxaan Vissa-ha sugi jirnay Mudo Sanad ah , Waliba ninkaa isagaa ila soo aaday hadalka Anigoo sugaya Train . waan yaabay , Qalbigana waa ka gocaday , wajiga uunbaan u muudmuudiyay .

  • @nikkichan2805
    @nikkichan2805 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah hakubarakeeyo waxaatahay Somali sax ah

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan ahayn xibgii USP ee Somaaliya iku daray ee Hal dala ka dhigtay viva Somaliweyn love so much my country we must defand our integrity as a nation

  • @adoontiialle7922
    @adoontiialle7922 5 ปีที่แล้ว +4

    Guulaysa xasan caynaasha xagee kabaxday beryahan ader ilaa calanka blue uu kirkeena kababado oo soomaliya godka madW kasoo wada baxdo oo hal far noqoto jiif iyo raaxo iyo nasasho majirto.

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 5 ปีที่แล้ว

    Somalia somaliba leh waqooyi konfuur kuli wa dhul somaliyed guul somaliweyn

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 5 ปีที่แล้ว +3

    Hassan wax guul ah lama gaarin weli kuwa dhibti latagan oo kenya nofadhiya illah hanaga qabtay.

  • @saeedbashatah5740
    @saeedbashatah5740 5 ปีที่แล้ว +2

    Gentleman Caynaanshe, waxaan kuu sheegaya in dadka Soomaliyeed ay si xad dhaaf ah u cuneen xaaraan, bililiqo, iyo xoolihii Ummaddu wadaagtay, taasina waxa dhaxal siisa ummadda inay ka beermaan dad xumaan ka samaysan oo beleysan, oo shar-oo dhan kooba. Xaaraantii oo la xalaashaday, cidhib-xumo ubadeed oo hadda kacay ayaa meesha yaal. Ilaa iyo la celiyo xaaraanta, way adag tahay sida loo hagaago, weliba dadka sheegta Muslinka.

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 5 ปีที่แล้ว

    Xasan caynanshe guulayso ilaahay ha kulajiro
    Midnimada iyo somaaalimada aad jeceshahay waxaa ii soo laabtay rajadii
    Guulayso Guulayso 🌹🌹🌹

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 5 ปีที่แล้ว +17

    So sad i never knew or saw the golden days. All i ever saw or hear about somalia is cival war , war lords, pirates, fighting for qabil religion affiliation ., qabayalad , dhabadhilif, al shabab, mucarad, hunger, famine drought, sucide, children , women students being blown up. lack food, infastructure, hospital. Tahrib, Gabre, mamumul gobaleed fighting government, somali stooges, Ethiopia division, gulf arabs fighting to take our resources, taking our resources our sea .
    Nothing ever good has come of somalia since growing up coming to being and it is not just me 2 generations 3 decades . Until these old men who rule are thrown out and the young generation wake up and fight for their country the status quo will continue.

    • @khamarhussein2211
      @khamarhussein2211 5 ปีที่แล้ว

      Thanks

    • @shakushaku2646
      @shakushaku2646 5 ปีที่แล้ว +2

      Somalia was good before under adal and ajuraan

    • @burhaanali5196
      @burhaanali5196 5 ปีที่แล้ว

      mushtaq ahmed yes sir we will win inshalah allah pleased is a beautiful ccountry with plenty of resources.. we have to fight.. just came back from Mogadishu in30 years I loved it.. rise up somali

    • @ismailahmad4429
      @ismailahmad4429 5 ปีที่แล้ว +1

      INSHA ALLAH CHANGE IS GONNA COME BUT IS UP TO US TO DO WHAT WE GOT TO DO TO SURVIVE THAT MEANS WE GOT TO STAND UP AND SAY NO THOSE CORRUPT LEADERS FROM FARMAAJO TO MAAMUL GOBOLEEDTHEY SELLING US OUT WITH LITTLE CHAP CHANGE WE THE RICHEST IN THE WORLD AND WE BEGGING LIKE THE POOR!

    • @abdulfatahjamar7314
      @abdulfatahjamar7314 5 ปีที่แล้ว

      @@burhaanali5196 darood faqash

  • @dhhashi814
    @dhhashi814 5 ปีที่แล้ว +6

    Maantay soomaali u barooranaysaa waxaas oo wanaag ah ooy horay u haysteen!!!😭khasaaro waxaan ahayna lagama dhaxlin dagaaladii qabiilka 30 yrs....

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 5 ปีที่แล้ว +1

    1976 75 74 woooooow from kismaayo paradise peace with no policing ((( waa su,aal da,Waynee dalkan yaa ISKALEH )))

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Geesiga Aqoonyahanka Ahna Wadaniga Soomaliyeed Mr Hassan, Abdi Aiynanshe Aad Baan U Farxay Markaan Maanta Aan Ku Arkay TH-cam!! Ayaantaan Kuma Arkin Halyeey!! Walahi Aniga Ahaanteey Waa In Aad Noqotid Iskuna Soo Sharaxdid Madaxweynaha Ummada Soomaliyeed In The Future Insha Allah Waxaa Tahay Qof Allah SWT Uu Siiyey Aqoon & Waayo Aragnimo! Allah Ku Xafido Mar Waliba / Ameen Aad & Aad Baan Kuu Dhageystaa Kuuna Taageera Mr Aiynanshe!! Insha Allah Mar Baad Soomali Oo Dhan Hogaanka U Hayn Bi Idni Allah Viva Geesiga Aqoonyahanka Gaarka Ah Ee Mar Walba Iftiinsha Xaqiiqooyinka Dhabta Ah Ee Ka Jira Gayigeena Somalia Mr Hassan, ABDI Aiynanshe 👍👏💪✌🏻😍❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 ปีที่แล้ว +2

    Cimriga iyo Caqliga rabi hakuu Barakeeyo
    waxa aan laqushuucay waa Runta Runtu waa Magnad dadka soojiidata

    • @jaamacsakab6509
      @jaamacsakab6509 5 ปีที่แล้ว

      Ax ax walhy waan qooroodaa warkaan heestan arko saynba xaaji

  • @natalia7911
    @natalia7911 5 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 5 ปีที่แล้ว

    xasan walaal run baad sheegtay allaw soomaali waafaji inay isdaba qabtaan oo ay iskaashadaan oo ay umidoobaan cadawgooda doonaya inuu kala qaybiyo kadibna gumaysto aamiin

  • @Luuladan54
    @Luuladan54 5 ปีที่แล้ว +9

    Wadani dhab ah baa tahey walaal

  • @batulaali5118
    @batulaali5118 5 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah allow ku xafid waxaa tahay waddani

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 ปีที่แล้ว +2

    Nin wadani ah ayatahay anigu adookalan ahay anigu waan rajo dhigay ee adigu horay usoco

  • @Hw15243
    @Hw15243 5 ปีที่แล้ว +2

    ASC Caynaashe waan ku salaamay Walaal ilaahay waxaan kaaga baryahayaa kuwa talada somaaliyeed wax laga weeydiiyo ama wax ka hantiya xilkeeda inaad ka mid noqotid sababtoo ah nin qalma ayaad tahay oo horyaal iyo xulkeedba balse waxaa isweeydiin leh Aawaye culimaddii, awoonyahanadii, waxgaradkii iyo odayaddii garta goonjiray ee gobalada sool, Sanaag, iyo togdheer xagee Mareen Maxaa ku dhacay dadkii ??? Aad iyo aad baan uga xumahay way oo way Caynaashow qodob kasto waad taabatay Axyaa waddani???!!!
    Wa billaahi toofiiq
    Sarmaangarow

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 5 ปีที่แล้ว +1

    The prophet peace be upon him predicted that the arabs would be fighting muslim country's for their resources including some of these countries in which they destroy somalia, syria, libya iraq,, sudan, etc. yemen in a hadith. Three men who are sons of kings -Hadeethiyyah: the hadith says
    “Three men will fight for this treasure of yours, each of them the son of a caliph, but none of them will gain it. Then the black banners will come from the east, and they will kill you in an unprecedented manner.” - Then he mentioned something - “When you see him, then pledge your allegiance to him even if you have to crawl over the snow, for that is the caliph of Allah, the Mahdi.”
    Narrator: Thawbaan the freed

  • @fadumoahamadwarsame2167
    @fadumoahamadwarsame2167 5 ปีที่แล้ว

    الله يعيننا في. هذا الكون. اصبحنا متشردين في هذا العالم. ورجالنا. الصوماليين. يتبادلو الاتهامات.

  • @sarahabdi1174
    @sarahabdi1174 5 ปีที่แล้ว +7

    allow ku daa ill cadow kuma aragto geesi cimrigaaga allow dheeree

  • @caushyy6267
    @caushyy6267 5 ปีที่แล้ว +1

    Jzakallahu Janah Aboowe adigoo kalaan u baahan ahay Allaha ku barakeeyo aduunka iyo aakhiraba 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️😍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍Alla run badanaa ninkaan

  • @ijabohussen3586
    @ijabohussen3586 5 ปีที่แล้ว +4

    Runsheeg waa ceebsheeg, afkaaga caano lagu qabay!!!

  • @hamdadahir1113
    @hamdadahir1113 5 ปีที่แล้ว

    mansha allh runta Ayad kaa hadshy 🙏afkga cano qabw lagu qabay ilxumi kuma arkto cadawgagu cagta hoose💪

  • @baahiloweheliye6565
    @baahiloweheliye6565 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah alahakuxiftiyo maashalaah

  • @natalia7911
    @natalia7911 5 ปีที่แล้ว +2

    Salan sare abwaan caynanshe

  • @slisoso5381
    @slisoso5381 5 ปีที่แล้ว +1

    صح كلامك

  • @ismaaciilgadhyare3463
    @ismaaciilgadhyare3463 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa wakhtigii aan nan ilaawayn intaan noolnahay
    Caynaanshe alle haku barakeeyo. .wadani dhab ah

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l 7 หลายเดือนก่อน

    Aamiiin

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 5 ปีที่แล้ว +3

    GUUUUUUL NOWLOLO ABTI

  • @khadijasaalah6108
    @khadijasaalah6108 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah guleyso runta usheg walaal jira illaahow kuda gushu weydhawdahay insha allaah weynugari

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha haku xafido

  • @AM-ip7xj
    @AM-ip7xj 5 ปีที่แล้ว +2

    Goboladaa waxay ka xidheen horumarkii airpot male
    Waxay yidhaahdeen meel aan hargaysa ahayn diyaarad ma tegikarto.sidaasi ma shaqynayso anigu aan noolaado keligay.

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan salaamayaa Ninkaan Soomaliyeed iyo gabadhi Afkeeda kaga qeeyb qaadatay xornimo raadintii dal weeynaha Soomaliyeed (Zainab Haji Ali Baxsan)wax yarbaa noo dhiman baan u maleeyni guushaas eey noo saadisay 4 decades ago

  • @farhiamahamad6952
    @farhiamahamad6952 5 ปีที่แล้ว +3

    Xasan sheekh. Iyo Inca dirashiid. Cabdiracmaan cabdishakuur. Axmad. Mavalin faqi. Iyo. Mahad salaaf. Odowaay iyo. Qaar kale oo badan carab. Ayaa. Lacag. Ku qarashagareen

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 5 ปีที่แล้ว

    Maya waa isku mid waana dad ku wadan ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 5 ปีที่แล้ว +1

    CAYNAANSHE GUUL IYO GOBANIMO GARAAD KAAGA WACAN ALLE HA KUU SAA'IDIYO WADANIGA DHABTAA DHAAYAHAA KU JECEL CAYNAANSHE ALLAAH HA KU XIFDIYO AMIIN YAA RABI

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 5 ปีที่แล้ว +2

    Malyuumaad ayakudhintay xata lama hiilin intii dhibtu heysatay

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 5 ปีที่แล้ว +2

    Waamaya wamaya waa maya waa halldowlad

  • @dalmaryare6269
    @dalmaryare6269 5 ปีที่แล้ว +6

    muse bixi 1971 rusia ayaa waxbarasho loogu diray maanta halqof waxbarasho rusia umadirikaro kacankii dadka uu waxsobaray kuli weey kukibreen.

  • @umihaashimumihaashim1135
    @umihaashimumihaashim1135 5 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wadniga soomalyeed illahay dhibaatada allaha naga saaro qaran dumiska allaha naga qabto

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 5 ปีที่แล้ว +2

    Guuleyso caynaansheWaaHalyeeySoomaaliyeed

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 5 ปีที่แล้ว

    asc.masha allah.waa i la sabro guushaa soo dhow.oo hadda ithiopia marakiib no sameysatey.cadowgu iyo kuwa la socda waa in la iska xoreeyo.wabilahi towfiiq.

  • @farhiamahamad6952
    @farhiamahamad6952 5 ปีที่แล้ว +1

    Haa waa runtaa sax

  • @DrAbdulsuldan
    @DrAbdulsuldan 5 ปีที่แล้ว +1

    Why other media personalities don't tell us the truce like you .I hope they follow you steps in the futures .. its time to be honest to ourselves so we could come out from this darkness .

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 ปีที่แล้ว

    xil kas abti horay usoco

  • @ChabelAwdal
    @ChabelAwdal 5 ปีที่แล้ว

    Bonjour
    Je vous félicite pour votre combat
    Afin de bien informer les Somaliens

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 ปีที่แล้ว +1

    👍🇸🇴👍

  • @umihaashimumihaashim1135
    @umihaashimumihaashim1135 5 ปีที่แล้ว

    Waa sax ma aqoon reer muqadisho lakiin cadow ayas helay oo shaar siyaasada inoo soogashatay shesheyanna u shaqeeyo

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 ปีที่แล้ว +1

    Runtaan u khushuucay, dhagahana waan uraariciyay, rabi ha igu anfaco

  • @vandenbrouckesamira262
    @vandenbrouckesamira262 5 ปีที่แล้ว +1

    Somalien

  • @salahliif7413
    @salahliif7413 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc intay somalinimadu ku weyntahay hassanow waxaad tahay caaqilkii somaaliyeed udheertahay aqoon iyo garaad sidaad ufikirayso waa dhif iyo naadir inta ku fahmayso.umadaan waxay rabaan in nala aduunsado waa dad iyagu isku cadawa oo uuka dhamaaday qabkii somaalinimo hassan kuwaan yey guguridin dhiikar.

  • @dsheikhali
    @dsheikhali 5 ปีที่แล้ว +4

    You people don't get it, do you? Your glory days were the worst days for us. Yes, we remember and now that you reminded us we are mad as hell. Those are the days we will never go back to!

    • @dsheikhali
      @dsheikhali 5 ปีที่แล้ว

      @Yas Gasovna I think you got your arguements mixed up. What the hell are you talking about?

    • @dsheikhali
      @dsheikhali 5 ปีที่แล้ว

      ​@Yas Gasovna And how did you help me? besides you should not debate people if you don't have anything intelligent to say.

  • @ubaxabdirashiid2747
    @ubaxabdirashiid2747 5 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan xaqiqa jirtu ka hadly u sheg wx dadka benta logu shekeyay

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 5 ปีที่แล้ว +1

    Gartayee nolosheeyda galadaan sugeeyniyo waqtigi weeyna soo galaye Insha'allaah

  • @aminahusen5163
    @aminahusen5163 5 ปีที่แล้ว +1

    Ciilmaqabno haday nonolyihin dadbadan o nohilindona masha allah alow nokiinda.

  • @bilalhared8795
    @bilalhared8795 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah qof runta sheega oo ayaad tahay

  • @waliidcamraanbi7471
    @waliidcamraanbi7471 4 ปีที่แล้ว

    Hadaan nahay shacabka magaalada hargaysa midnimada waan soo dhawaynaynaa ila meerayso waan ka daalnay

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 9 วันที่ผ่านมา

    waakan odyigii badhaciye ahaa walaahi hadaad ka hadhiweedo reer shekhi saxaaq helubeedka iyo dhulkooda walaahi in cirka iyo dhulka dabkaga kici toqnyohwo bilaatarikhida ahi

  • @adascekmohamedabdi6480
    @adascekmohamedabdi6480 5 ปีที่แล้ว +2

    Afkaaga caano lagu qabay

  • @nafataurooncalj2286
    @nafataurooncalj2286 5 ปีที่แล้ว

    Ader ENGRESKU XAGU.KA SOO DAGAY MARKII HORE WAA LA ISKU HAYATAA WAX BADAN AYAAN KAA FAIDNAY WAA MHDSN TAHAY ADEER???

  • @abdirisakgeele3983
    @abdirisakgeele3983 5 ปีที่แล้ว

    Faiidadaankahelnay weybadanthy dal,laan,dulleysigshisheeye.dillaaldhulkeenii,qarax,dil dadkii waxgalka ahaa.sunbadii lagushubey.gaalaysiin.badaheeniioolaqaatey.horumar aanlaynoo ogalayn.yeeylagudboontahy inay kagilgishaan oobadbaadiyaan dalkaba.

  • @scmmaxamed3267
    @scmmaxamed3267 5 ปีที่แล้ว

    Asc wadani soomaaliyeed
    Waa jidhidhicoonay waad noo xisaabsan tahay
    Garabkaaga alle ha galo Maya maya soomaali wayn lagama xukumi karo

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 5 ปีที่แล้ว +1

    Mucaaradku wax foolxun buu keenay wadanka
    1. Qabiil
    2. Qaad siyaasad lagau fushado
    3. Xabashi u adeeg
    4. Mucaarad xaaraan ah
    5. Shisheeye u adeeg
    6. Waddani nacayb
    7. Diinta oo la garab maro.
    Waxan xasuustaa 91 kii markii Xamar xabadda laga bilaabay, ayaa xaafadda huriwaa waxa bas ka dagay odey wadaadadii hore ah oo aad u da’ wayn iyo haweyney daba socota. Xabddadiii marka gabadhii maqashay ayey wadaadkii ku tiri ‘ ma maqlaysaa Sheekh Cusmaanow xabadda dhacaysa?
    Markaasuu yiri ‘May iska daayaan waxay dhihi doonaan tii hore ayaa noo dhaantay?’.

  • @libancaaqil6706
    @libancaaqil6706 5 ปีที่แล้ว +8

    Walhi wll kaniisadahas ayn ku soo xasuustaye nin isbuuc ka hor ayaa waxa dhacday in nin cadaan ah an is wareesanay wuxunay iiga sheekeyay nin sxbkis ah somaliland ku maqna gaar ahan hargeysa in uu soo laabtay isbuuc ka hor wuxuna ii cadeeyay in uu ahaa dadkan diinta kirishtanka ah faafiya wuxuna ii shegay sanadkiba in uu labo bil aado somaliland sidu diinta u faafiyo 😱😭

    • @libancaaqil6706
      @libancaaqil6706 5 ปีที่แล้ว +1

      Hanna Ibrahim wll wax sir ah meshaba ma yaaalan wuxuna ii shegy in konfurta somaliya dagaaalo ka jiran lkn somaliland si caadi ah sxbkis iyo kuwa kle ay u tagaan wax lgu farxo maaha waa wax lga murugoda anagu hdan reer koonfur nahay dagaal hadi si loo fiiriyo shar badan ayuu naga celiyay

    • @libancaaqil6706
      @libancaaqil6706 5 ปีที่แล้ว

      Hanna Ibrahim hhhhhh maxaa i tiri takffirnimo iyo shiicanimo ayaa idinku socota is war laab lakaca beenta ah iska daa shiico waa horaa ayaa dalka laga saray oo macala iiran xirikii loo jaray takfiirna waa dad qadiyadoda hysta oo islaam sheganayaa inkasto ay sii dabar go,ayaan ma fahanty bal ii sheeg hal meel oo ay kaga cibadeystan konfurta hilibkooda la jar jarayaa halka aad ka so dhaweysaneysan xalana ayad iska ledahay xalana waaa xarun milatry oo xarumaha UN iyo hayada kale ayaa ku yaala hadey donan haku cibadeystan hadey rabaan anaguba dhulalkan aaan u so cararnay wan ku cibadeysanaa ee mida aan la qaadan karin waa mustashriqin ama kuwa diinta kirishtaanka ah faafiya wax fahan wlley dadka lama aflagadeye waxba kuma dhihi karee

    • @libancaaqil6706
      @libancaaqil6706 5 ปีที่แล้ว

      Hanna Ibrahim inshlh kuligeenba wll xoriyada ilhy hana wada siiyo kuligiinba waxan nahay dad somaliyeed oo dhiban waxba iskuma hyno ilhy qulubteena ha mideeyo

    • @libancaaqil6706
      @libancaaqil6706 5 ปีที่แล้ว

      Hanna Ibrahim 😂😂😂😂😂 hye bal jihaaadka dhinacaga ka wad ana dhankeygaan ka wadayaa bal aan aragno gibiley iyo hargeyso in la ictiraafo waxba somaliland ha igu afbuuxine anigu wnba kaa fogahy bal ordo isku tagoo wax ku soo heshiya isaqow hadad rabtaan hargeysa iyo gibiley dowlad ayaaan idinka sida taiwan 🇹🇼 oo kale lkn idinkama yeeleyno boorama iyo lasscano inaad xoog ku muqunisan iyo sool iyo caymba bartiinan iigu sii xirnaado Shan sano kadib bes 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴

  • @ismailahmad4429
    @ismailahmad4429 5 ปีที่แล้ว

    #FARMAAJO MADAXDIISA IYO KUWA MAAMUL GOBOLEEDKABA WAA IN LA ISKA QABTAA XISAABI XIL MA LEH KULIGOOD

  • @AhmedHassan-km4zn
    @AhmedHassan-km4zn 5 ปีที่แล้ว +1

    geesi somaliyed oo wadani ah isaq rag waxa kujira ninkano kale ah sida coldon iyo livaan al cadala okale isaq ya usheega

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 5 ปีที่แล้ว

      Axmed xasan
      Coldoon lama mid ahan ninkan iyo ka kale sababtu waxay tahay labadan waxay kaceen markii tolkooda meel waayeen viva coldoon

  • @uuy3389
    @uuy3389 5 ปีที่แล้ว

    RUFYAAN WAAYE BARKEE HADDUU WAX ISLA HAYO MIYO TAGO GAASHAAMO OO XARUNTII REER TOLKIIS.

  • @fadumoahamadwarsame2167
    @fadumoahamadwarsame2167 5 ปีที่แล้ว

    لوسمحت احنا عندنا سؤال فممكن رقمك.

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 5 ปีที่แล้ว

    Ķķkkkkkkkkkkkkk?
    Mashallah Alxamdulillah Alxamdulillah Alxamdulillah Rabil caalamiin Rabiyow Somaliland dhowr Cadowgeedana Danbas Dabayli qaaday ka yeel Amin Amin Amin

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 5 ปีที่แล้ว +1

    WAA RUN SHACABOW KACA WAA INAAN DHIIDHINAA DHARBAAXO U GAYSANAA OO GURYAHOODA UGU GALNAA OO GUMAYSI U SHAQEEYE GAFUURKA LAGA GARAACAA ILEEN DOQON IN RUNTA LATUSO MOOYEE MA LEH CAQLI SHAN IYO SHARCI INTA BA WAA INAAN ISAGA CELINAA SHACABOW MAXAAN SUGAYNAA MA IN NALA GUMAYSTO INDHAHEENI OO SHAN AH MAYA MAY SUURTA GAL MAAHA SIDANU SIMAAHA SHACABOW FADHI MAYAAL WAA WAQTIGII ((SYL))WAAYO GUMAYSIGII MID KA XUN BAA NALA KU WADAA KACAAAY SHACABOW WIXII DAMIIR LEH OO WAX GARANAYOW DIYAAR NOQO YAYSAN NAGU SOO NOQON SOOMAALI MA AHAN WAA CADAW DOONAYA IN NALA GUMAYSTO OO CADWGEENA U SHAQEEYA WAA ISDIFAACAYNAA ALLAAHNA WAA NALA JIRAA WAAYO XAQBAAN KU DAGAALAMAYNAA GUUL IYO GOBANIMO INSHA ALLAAH

  • @faadumomaxed4088
    @faadumomaxed4088 5 ปีที่แล้ว

    xaqii eyaduutiyesey jeegani iyo khiyaanadi feedhehey kadilaacaya dulamigu maraago wanatana jeeganata kuqaraxadaya

  • @faadumomaxed4088
    @faadumomaxed4088 5 ปีที่แล้ว

    jeeganata waxa buuxasamey danatii eya llahaayeena ayeye kagaadhana Maraka ineya dumiyaana inaAna cidi uga danabayisa rabina