ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

18 MAY MAJIRTO,, . FADERALKA IYO MAAMUL GOBOLEEDKA UGARNAQA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ค. 2019

ความคิดเห็น • 294

  • @nuuriyamohamed7935
    @nuuriyamohamed7935 5 ปีที่แล้ว +14

    Mashaallaah guuuul iyo gobanimo alah kuxifidiyo inshaallaah jazakalaahu kheyr

  • @yariswadanisomaliyeed6367
    @yariswadanisomaliyeed6367 5 ปีที่แล้ว +13

    Somalia somali baa leh
    Somalia ha israacdo oo hanoolato
    🇸🇴♥️🇸🇴

  • @faysaldiriye86
    @faysaldiriye86 5 ปีที่แล้ว +5

    Thank you my Brother. Surely you’re a Smart man and a Patriot.

  • @DrAbdulsuldan
    @DrAbdulsuldan 5 ปีที่แล้ว +3

    you are our hero keep the good work

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 5 ปีที่แล้ว +13

    Ramadaan mubarak halyeeyga ilaahey ha ku xafido

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 5 ปีที่แล้ว +10

    Maya no maamul goboleed dooni meyno waanu ka'daalney sodon sano ayaanu ku banjarney oo uu cadowga inoo diidey nolol iyo horumar iyo wax walba walaal dadaalkaga meeshaa kasii wad geesi geesi dhaley ayaad tahay MaashaAlLaah!

  • @chugrijama7139
    @chugrijama7139 5 ปีที่แล้ว +13

    Laga Bilaabo Maanta Waa Qasab In Somaaliya Labadbaadiyo Oo Dawladeena Lagarab Istaago, Indhihiina Ayaa Macalin Idiin ah Marna KENYA Marna Emmiratka , Dowladaan ha adiin Shaqeeysee Barwaaqadana Ha Idin Soosaaree Ay Emmiratka iyo Kenyaatiga Hortaaganyahay We Afartan Qarandumis Ee Sheydaanku Ladagay Aan Wadankeena Iyo Ubadkiisa Maanta It Beriba Unaxayn Waa Qasab In Dowlada Amar Deg Deg Ah Kasoo Saartaa Oo Gebigooda Lasoo Qab Qabta,Oo Kusimayaal iyo xooga Dalka Gacanta Ku Dhigtaa .

    • @marianabdulahi6633
      @marianabdulahi6633 5 ปีที่แล้ว

      Chugri Jama sax walashey wadaniyad wakugu raacsanahay

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 ปีที่แล้ว +1

      Af waakan may liki aamee beey tiraahda raxanwayn adiga iyo caynaanshe war wanaagsan baad ku hadasheen waana wax dan inoo ah dhamaan soomaali meel waliba ay joogto waxanse idiin sheegi adinka iyo aniga iyo inta inalamidka ah yuusan dhiigu inagu karin soomaali badan keeda qabiil baa dilooday inta caafimadka qabta baa yar tuugtan kenya iyo imaaraad laso heshiiyay waxaa wax ka qaban kara waa dadka ay maanulaan iyagiina qabiil beey hoosta ugu haystaan ilaa ay kacaan shacabka gobolada wax hagaagi malahan ilaahay baase inoo maqan

    • @wacanali3595
      @wacanali3595 5 ปีที่แล้ว

      @@mariamhaile564 waa runtaa wallahi soomaali qabiil cudur la Dhaho ayaa hayo kaas ayaaana aduunka ka reebay Allah ha caafiyo

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 5 ปีที่แล้ว +11

    Asc mansha Allah walaalkey caynaashe (Laxdu Ilaa La Gowraco Cirka Ma Aragto)marka dhalinyarada Somaliyeed waa haddii aysan iska qaban Nimankan dhulkeena waxaa qaadan doonna Ethiopia iyo kenya iyo carab,waanna aragnaa arrintaas,runtii Somali meel ay u socoto garanmaayo,dhulkoodii oo la qaadanayo oo ay gacanta ka bixinaayaan Madoobe,Deni,iyo Xaaf ayaay fiirsanayaan,runtii waa ayaan daro waxa socda,waa Somali ayaysan dhaqaaqin,patroolkeeda la soo bixin, yaayaan noolaan oo afar caloolbuur ha nagu hor socoto,ma garanayo waxa socda waxa ay ku dhamaan doonan.Insha Allah kheyr
    Baan fileynaa iyo dadka oo iska qabta dhibaata,Ethiopia mar horeba waxay sameeyaatay maraakiib marka xaggee maraakiibtaas la geeyn doonaa oo
    Somalia 🇸🇴 aheyn? (Thanks walaal
    garad baad tahay)kheyr Allaha ku siiyo sida aad runta dadkan ugu sheegso Thanks Again
    🌺🇸🇴🇸🇴💖💝❤️💕💕🌺🌺💖💖💝❤️

  • @luuluuluuluu613
    @luuluuluuluu613 5 ปีที่แล้ว +13

    Sax. SAX SAX SAX SAX.ilahay hanagagabto imartaka

  • @leiladore3153
    @leiladore3153 5 ปีที่แล้ว +11

    Ramadan Mubarak waa ku salamay caynaanshow halgankaaga ilaahay ha kula garab galo waa ku taagersanahay qarandumiyaasha alaah ha Naga qabto

  • @sarahabdi1174
    @sarahabdi1174 5 ปีที่แล้ว +9

    imaarad baa xukuma kuwan illaaahey umada ha ka qabto

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 5 ปีที่แล้ว +11

    Asalaamu Calaykum walaal Ramadan Mubarak iyo all over muslims, peace and love

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah my brother long life second think they are not working with government they are Gangster

  • @deeqoosmanali319
    @deeqoosmanali319 5 ปีที่แล้ว +10

    Baaraka laah markasta runtaad ka hadashaa waxaa fiicnayd in raga soomaaliyeed sidaada u fekeraan horumar fiican baa la gaari lahaa ee ilaahay xaqa ha tuso umada alaha ka qabto dalaaliinta shisheeyaha u adeega

  • @nafataurooncalj2286
    @nafataurooncalj2286 5 ปีที่แล้ว +21

    NOLOW INTY NOLOLU JIRTO MASHA ALLAAH❤️

    • @nuurtaksiile6484
      @nuurtaksiile6484 5 ปีที่แล้ว

      Scly saxiib waa runtada hadal waxlayir carab iyo cadaab xilbaanada lashaqeeya waa in laxiraa

  • @nasraaliyow480
    @nasraaliyow480 5 ปีที่แล้ว +6

    Waan u jeedan in 3nin at hoostageya was imaradka iyo cadowga somali waan ogeyn in u shirkaas fashilmayo nasiib daro shacabka ayaa weli nin jecleysi qaba e illahow no badbaadi dalkeen

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 ปีที่แล้ว +2

    Sax Waa noo muuqata. Fidnada iyo dhibaatada waxaa wata MM Goboleed. Somaaliyeey iska celiya MM Goboleed Insha'Allah

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 5 ปีที่แล้ว +11

    Ascww dear hasaan, maclumaat badan ya kujira, ilaahay ha ku gargaaro, Somali adigu u imo, kaalay Somalia,, بارك الله فيك

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 5 ปีที่แล้ว +1

      Yaa wadanigaan oo kale madaxweeyne nooga dhiga.

    • @meimunamohammed3158
      @meimunamohammed3158 5 ปีที่แล้ว

      Wallahi ya heli Kara isaga inti lamid ah, Allah yaxfadna

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว +2

    Ceyeyneyshe scw aamiin yaa rabi so dhow mustaqbalka madaxweyneynaha somaliyeed

  • @abdoosman3117
    @abdoosman3117 5 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah Somali Allah u Maqaan waxa loga faadhiya shacabka somaliyed inay talabo dagdag ah ka qataan mamul Goboleedyada

  • @quen__________naani2455
    @quen__________naani2455 5 ปีที่แล้ว +10

    Mudane ceeynaanshe wixii jiray waadnoo sheegtay lkn dadka ku fahmaya weey yaryihiin

  • @hiddigaale7951
    @hiddigaale7951 5 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahid mujaahid dhalay garabkaagaan ahay. Xaq udirirow✌🏾✌🏾✌🏾 Soomaaliya ha noolaato iskana noolaan mayse e aynu noolayno oo iska qabano cadawgeenna dadkaygiyoow 💙💙💙

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 ปีที่แล้ว +1

    MM Goboleedku Waxay umidoobeen inay dhulkeena iibsadaan Ilaahay SWT Hanaga Qabto Qabasho,Adag Allahuma amiiin Allah SWT asagaa garanaaye Madaxda Qiyaanada Wadattee hanaga Qabto.

  • @fadumoabdi6864
    @fadumoabdi6864 5 ปีที่แล้ว +15

    Allow ku wanaaji oo afkagaa coono lagu qabay allah maxad run sheegtay noolooow wllo geesi somli u kacay guuleyso

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 ปีที่แล้ว +9

    GUUL NABAD IYO NOLOL💕💙💪 CADOWGA SOMAALIYA DOWN👎 INSHA'ALLAH

    • @ahmedhussein8992
      @ahmedhussein8992 5 ปีที่แล้ว +1

      18 May dad ciil qabaa samaystay meelna kama soo gasho maalmaha la wada lee yahay.

  • @bilalhared8795
    @bilalhared8795 5 ปีที่แล้ว +7

    ramadan moubarek adeer thanks for your enlightements .

  • @shamsomuse7673
    @shamsomuse7673 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay khayr ha ku siiyo
    Imaaratka iyo kenya munaafaqiinta
    ushaqeeya dhib aan yareyn bay umada ku hayaan laakiin waxaa nasiib daro ah dad bad an oo indha la aan ku taageraya maamul goboleed yada. iyagoo og meesha ay kasoo. shidaalqaateen. ee ah
    Imaaraadka iyo kenya
    waxan leenahay ilaahayoow qabo
    daalimiinta adigaa qaadir ah.oo Wayne
    Xasanoow ilaahay ha kuu siyaadiyo caqligaaga
    Wixii dhiiglahoow kaca

  • @awoahmed2337
    @awoahmed2337 5 ปีที่แล้ว +3

    Maamul gobaleed wa cadoowga ummada Somali...we need to dissolve this thing, it’s not federal system these people need to be arrested. Subhan’Allah Subhan’Allah May Allah protect our beloved from evil!!!

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahayow naga qabo kuwaas shisheeyaha u shaqeeya Aamiin yaarabi

    • @awoahmed2337
      @awoahmed2337 5 ปีที่แล้ว

      Mariam Haile amin Walal

  • @zzzzzzz653
    @zzzzzzz653 5 ปีที่แล้ว +22

    Adiga oo kale soomaali kumjiro. nolow ilahey, ha inoobadiy. adiga oo kale wadenyi.

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว

      FAdumo runtii walaalo waa Xaqiiqa walaalo dadka fiican maxaa madax naloo ka dhigo

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 5 ปีที่แล้ว

      U sheg somaliland alha na asturo u sheeg m goboleyada waaf u shegtay alha hanunsho doomali ilahow adoo kale kafhig I ta samaha jewel thank you beles you

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 5 ปีที่แล้ว +38

    18 may caruurta hargaysa iyo gabilay ayaa laa cabsiyay anagaa wax nalaa baray Somali nimo iyo 26 June iyo qaran nimo iyo inay Somaliya inay mid tahay😍😍😍😍😍

    • @nimcaandayib6222
      @nimcaandayib6222 5 ปีที่แล้ว +3

      Adeer 18may waa maalin qaranka Somaliland leedhy cidii diidaana waa qaran dumis.dhalinyarada gabiley iyo hargeysoo kaliyi malaha ee waxale umada Somaliland from wajaale ilaa tukaraq ee taariikhda barro adoon waxba ogayn hayska hadline oo dib ubaadh Somaliland peace confenfereces and declaration indepedence.wxan leeyahy adeer calanka somaliland waa ka weyn yahy wax inta laqaado xamar lageeyo,waxa aan ka xigaa dil ereyga midnimo qofka somalilander ah ee midnimo soo hadal qaada waxa uu istaahilas dil waayo??sababtoo ah adeer calankani maaha sidii 60kii oo kale ee aan sidhibyar ugayn xamar ee ay qaadeen odayaashii dabaysha somaliweyn waday se kan maanta waxa loo huray naf wax naf loo huraana shay aduunka ka qaalisani majiro. Sida aanay suurta gal uhayn in lasoo celiyo dadkii udhintay qaran nimada Somaliland ayaa ay midnimana suurto gal uhayn.

    • @60fpsplayerps4pc6
      @60fpsplayerps4pc6 5 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa kkkkkk

    • @mrjkjk5574
      @mrjkjk5574 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhh kolay Adi dabadaada ayaad masuul ka tahay wax kale masuul kama tihid orod Aad meesha Aad rabto Adi 18 may rag ayaa leh waxa ayna Ku timid halgankii guulsidayaashii SNM wixii Neceb ha Ooyo ilaa qiyaamaha mana ciil baxeen hadalkooduna waa dameer dhuusyoo dhaqaaq hargeisa iyo gabiley kulahaa hhhhhhhh dameerku waxa LA yidhaa xayawanka ugu caqli xun weeyi dadka qaar kasii hooseeyana waad Arkaysaa viva Somaliland

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 ปีที่แล้ว

      Nimcaan Dayib qabiil qaran ma noqdo caqligu hashaqeeyo

    • @mrjkjk5574
      @mrjkjk5574 5 ปีที่แล้ว

      @@alahayowarligeygukiiisraac4225 Amison dawlad ma Noqon karto in ay Rag sidii dumarka LA ilaaliyo sharaf ka xun ma jirto hhhhhhhhhhhhh wixii Nin ahi waa garan gabadh iyo maangabna Loo sheegi maayo

  • @Aisha-mn9si
    @Aisha-mn9si 5 ปีที่แล้ว +5

    Cadowgena ugu daran ee uguna xun waa horgalayasha Somaliyed meeshey rabanba ha joogene xaqa Allaha tuso hadii kalena Allaha naga qabto, cadowga kale ee ah carab iyo gaal ha loo istaago Somaliyey hadii kale shicibkana waa la gadan doonaa!

  • @falastiin1000
    @falastiin1000 5 ปีที่แล้ว +13

    sadexda maamul goleed ee diidan wanaaga ha lagu banaanbaxo ileyn carab kama liidanee somaaliyay kaca oo ku kaca

    • @falastiin1000
      @falastiin1000 5 ปีที่แล้ว

      af xabasho ama itopian aad ku ha dashay

    • @monmo3385
      @monmo3385 5 ปีที่แล้ว +1

      Hadii la kaco maxad heeli

  • @dahaboshariif3903
    @dahaboshariif3903 5 ปีที่แล้ว +9

    Wax ka jira male 18 mey waa run. Ummada waa la wareeriyey. Somali ha is raacdo run hadii la rabo

  • @mariamhaile564
    @mariamhaile564 5 ปีที่แล้ว +2

    Rag baatahay igu rayi ah waa tuugo cadow ku shaqaysta soomaali kaca oo ku mudaaharaada way ina iibin ilaahay idin qabay Aamiin

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 5 ปีที่แล้ว +2

    Absolutely waa in la'iska wadaa saaraa ooay israacaan dawladaa kuligood wixii maalin ka'soo shaqeeyey sida ay reer Sudan 🇸🇩 iyo Algeria 🇩🇿 ay sameeyeen kuli xulufadoo dhan ha'is raac aan ayey dheheen hal qof xataa ma'arki karno hadii kale banaanka ayaanu joogeynaa anagana waa shacab go'aan adag leh iyo gool

  • @halelaonshe3354
    @halelaonshe3354 5 ปีที่แล้ว +1

    Waarid keenii dhintay ilaahoow unaxariiso janadii fardowsa gee ilaahoow somaligalbeed haxorowdo ilaahoow amiin deg dag

  • @dahaboshariif3903
    @dahaboshariif3903 5 ปีที่แล้ว +2

    Guul guul.shacabka ayaa ku.filan.aqliga ha sheqeeyo war ragii soomaliyed aaway. Dhiiga somaliyeed ayaa la rabaa. Ka kaca ninkii in yar oo dhiig leh ku jirow qabiil.ilowba

  • @moeosman3517
    @moeosman3517 5 ปีที่แล้ว +2

    Xassan Cabdi Caynaanshe, walaal waan kusalaamay. Salaan dabadeed, anigu lama socdo waxa uu shirkii Garoowe ku soo dhamaaday iyo guusha iyo guuldarada laga gaaray. Hayeeshee mid ayaan ogahay, canshuurta laga qaado Xamar iyo deeqda aan dibada ka helno lama siin karo Jubbaland, Puntiland, Somaliland iyo Galmudug. Waxaan ku dhisaynaa Hirshabeele, Banaadir iyo Koonfur-galbeed.

  • @rahmobulhan3592
    @rahmobulhan3592 5 ปีที่แล้ว +12

    soomaaliyay nimabka aan iska qabano

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 5 ปีที่แล้ว +8

    Soomaali sifiican baa loo gumeeyay

  • @foowsidirir
    @foowsidirir 5 ปีที่แล้ว +2

    ma sha Allah wadani dhab ah illahay haku xifdiyo

  • @khadijaabdi5970
    @khadijaabdi5970 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah yaa cizak waxaa tahay codkar waxgarada ee halkaa kawad wacyi gelinta adeer dadkeenu waa jaahiliin iyo masaakiin allah hanoo gargaaro

  • @nurjilacow3627
    @nurjilacow3627 5 ปีที่แล้ว +7

    Ramadan kariim Eeboow 🇸🇴🤲😎

  • @naimoabdo1109
    @naimoabdo1109 5 ปีที่แล้ว +1

    aslama caleekum xasanow khayr alaha ku siiyo waad iga ilmaysiisaa alaha ku dhowro ee ilaah hanaga qabto kuwaan wuxuushta ahilaahaan ku daynaykuwaan iyo carab iyo wixii la halmaalah

  • @sacdiyaomar1430
    @sacdiyaomar1430 5 ปีที่แล้ว +2

    Guul nabad iyo nolol maamulgoboleedyada iyo mucaaridka aan iska qabano soomaaliyey aan ku banaan baxno barlamaanka hortiisa

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 5 ปีที่แล้ว

    Jaza'akallaahu khayran adduun iyo aakhiraba i shaa'allaah waad gudatey waajibkaagii shakhsi ee dalkaaga iyo dadkaagaba, waa cibaada rabbaani ah qofka ummadda muslimka ah midaynteeda iyo wanaaggeeda kashaqeeya.

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 5 ปีที่แล้ว +5

    Mr.hassan waan ku salamaya
    Nimankan waa dagaal oogayaashi oo shadhka bedeshay dawladnimona umadaa lamaa rabaan ee yagaa hungurigooda ayaa uu cad

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 ปีที่แล้ว +2

    ANIGA SIDAY ILATAHAY DOWLADA NAFTEEDA LAHAYSTAA. SHACABKII BAALASHA UNOQON LAHAA DOWLADA OOY KUBIIBI LAHAYDNA BALAAYO IYO MM GOBOLEEDBA AFDUUBTAY.🙏🙏

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhibaato illaahey ha Naga qabto Afar tuug ee najaasada ah

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 5 ปีที่แล้ว +1

    اللهم فانصرنا على القوم الظالمين اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين ورئيس الصومال محمد عبدالله ودولتنا الصومال حسبن الله ونعم الوكيل

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 ปีที่แล้ว +12

    Raga Naaxay ee laga Naaxi waayay th-cam.com/video/mUVkWA0SXC8/w-d-xo.html

    • @nuurtaksiile6484
      @nuurtaksiile6484 5 ปีที่แล้ว

      Scly wall waa runtada qeer alaha kusiiyo

  • @fadumohassan9108
    @fadumohassan9108 5 ปีที่แล้ว

    Viva xasan caynanshe guuuuul guuuuul ha aaamusin waan ku garab taaganahay

  • @abdikarimhassan2351
    @abdikarimhassan2351 5 ปีที่แล้ว +4

    Shacabka iney is abaabulaan dalkoodana difaacdaan weeye. Hadii kale ka xoroowi mayno shisheeye

  • @foosfrosfros626
    @foosfrosfros626 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa malinta ssc ay u aqoonsatey Malin nadaafada

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 5 ปีที่แล้ว

    CAYNAANSHE CADAWGAAGU HA JABO OO HA JACIIRTO ALLAAH HA KU DHAWRO OO HA KU XIFDIYO AMIIN WADANI DAACAD U AH DADKIISA IYO DALKIISA DIIDAN DULI IYO DACIIF INAY GATAAN GEESI ALEE YAQAAN OO DIINTIISA IIAALINAYA BAA TAHAY ALLAAH HA KU ILAALIYO GUUL GUUL GUUL INSHA ALLAAH DAWLADEENA AMIIN AMIIN AMIIN ALOW NA DHAAFI DAALIMIIN OO DHAN AMIIN

  • @fardusismacil2326
    @fardusismacil2326 5 ปีที่แล้ว +1

    Ala way oo way ilaahy haynaga qabto cadwga soomaali qabyaalad baa gawracday iyo caada qaatayaal
    Yaaaa rabanaaa ilaahow noo hiili
    Shacabku waa hurdaan subxaana alaaaah

  • @hawaali5209
    @hawaali5209 5 ปีที่แล้ว +5

    mamul gobaledyadu waxay wadan wala ogolan garo maha wa inan af iyo adinba ku didna cadaw ayey hosta ku wanatan

  • @azagblong4229
    @azagblong4229 5 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah war ilahay kacabso aniga waxey Dawolad somaliyed wax layiirahado majoogto ee wa ninman tuug ah farmaajo kheyre fahad yasin wa argahixiso lama amiinkaro farmaajo wana beenlow wa mooryaan

    • @ganiabdi3019
      @ganiabdi3019 5 ปีที่แล้ว

      Mooryaan aa wlee inuu mooryaan ahayne waxa dawladu ka shaqayn la dahay baa mooryaan ah

  • @dalmaryare6269
    @dalmaryare6269 5 ปีที่แล้ว +3

    mamul goboledyada shaqadoda uguweyn ayaaba waxeey tahay Somalia ineeysan dowlad adag oo dalka dhan kataliso eeysan weligeed helin cadowga ummadda somaliyeed meeldheer ayuu wax kafiriyaa anagana meeldhow.

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahay haynaga qabto tuugta shisheeyaha u shaqeeya Aamiin yaarabi

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @chugrijama7139
    @chugrijama7139 5 ปีที่แล้ว +11

    Hadaadan Iska Qaban Ragan Gumeeysigii Wadankeena Raba Ineey Ku Soo Celiyaan Waliba Aad Ku Support Gareeysaan Wallee Caruurtiina Iyo Wadankiina Uun Baa maqan Emmiratka iyo Kenyaatiga Miiska Ayaa Naloo Saaray Midiyihii Ay Nagu Qalan Lahaayeen Ayay Afeeysanayaan.

  • @safiaabdulle8705
    @safiaabdulle8705 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk wllhi waa run waana waali SubxaanaLaah

  • @abdoosman3117
    @abdoosman3117 5 ปีที่แล้ว +1

    Hassan Abdi Aynanshe Dadka Somaliyed waxay Dhagaystaan BBC IYO VOA Allaha Ku Xafidoo Amiin

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 ปีที่แล้ว +1

    Asalaam Caleykum waRaxmatullahi waBarakaatuh
    NABAD IYO NOLOL iyo umadda Soomaaliyeed (90%) Waxay rabaan midnimada Soomaaliyeed oo kamaqna (30-ka sano) 👍🇸🇴👍
    DAWLAD GOBOLEEDKANA Waxay rabaan Iney Umada kalaqaybiyaan oo Qabiil iyo qabyaalad kusocdaan (gooni goonida).
    Waxaa cajiib ah dad Madax ah ee gobolada xil usaaranyihiin (30-ka sano) oo wadanka iyo umada kalaqaybiyeen oo iskurabaan LABA SHEY IN LOOSAMEEYO, HADDIKALE hishiis maleh.
    (1) Waxay rabaan iyago GUDOOMIYEYAAL ah, in loogu yeero Madaxweeyne/RW, Wasiirka dibada/gudaha ee gobolka hebel iyo hebel.
    (2) Waxay rabaan in dhaqaalaha dibada kayimaado in wax lagasiiyo. 😳
    Marka xukuumada gobolada oodahn including xumkumada Hargeysa, LABA midnoqda oo ah:
    (1) Ku ekaada Sidii hore ee Soomaaliya oodhan looguyaqaaney oo ah 👉 Noqda GUDOOMIYEYAAL GOBOLADA aad joogtaan, oo inagadaaya (7 Madaxweeyneyaal iyo 7 RW, iyo 7 kuxigeeno RW, 50 Wasiiro, Oo ku imaansada in Soomaaliya yeesho HAL MADAXWEEYN/RW iyo HAL CIIDAN OO QUWAD LEH. MARKAAS AYAAD XAQ ULEEDIHIIN IN DHAQAALAHA DIBADA WAX LAIDINKASIIYO.
    (2) Hadiikale idinka madaxweeyneyaal iskuyeera iyo wixii idinsacabtumayaan oo diida midnimada soomaaliyeed oo gooni gooni noqda oo raga iskadhiga isdhaqaaleeya, waxba hakasuginina dhaqaalaha dawlada somaliya, waayo Wixiina waa soomaalineceeb.
    Madaxda Gobolada Soomaaliya oodhan waa Iney dadka iskukeenaan ee ma ahan Iney Umada iskudiraan oo qabiil iyo qabyaalad Umada ku hogaamiyaan. *SOOMAALIYA IYO CALAANKA BULUUGA LEH 🇸🇴 WAXAA LEH SOOMAALI OODHAN. OO DOONIMEYNO KUN MADAXWEEYNE IYO RW, WASIIRO UMADA KABATEEN* Xageed noo wadaan waa daalne eh !
    Labada mid qaata: Midnimo ama gooni gooni. (Your Choice) !
    QOFWALBA ee Madax ah ogaada in taariikhdiina aad kureebidoontaa Soomaaliya ilaa Maalinta qiyaamaha iyo xisaabtiina.
    Ramadaan Mubaarak dhamaantiin.
    Thanks Mudane Aynashe

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah my brother this is reality we want this people they just hate each other phone nothing and they have a lot of resource my God

  • @user-xn3lq3yl6h
    @user-xn3lq3yl6h 5 ปีที่แล้ว +4

    xaji xasan waa burco. ..waly nagatahy

  • @sacdiyofooljaawe5459
    @sacdiyofooljaawe5459 5 ปีที่แล้ว +1

    Adeer xasanow waa runtaa walaahi

  • @buuloali4852
    @buuloali4852 5 ปีที่แล้ว +4

    Carab aan bada ku darno somaaliyeey gacnta is qabsada oo wadanka aan daafacno

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay taa hayna waafayo shacabka soomaaliyeed in aan tuugta iska qabano Aamiin Aamiin yaarabi

  • @AminaAli-wj1ws
    @AminaAli-wj1ws 5 ปีที่แล้ว

    Shacabka.somaliya.hala.kiciyo.wallo.shacabka.way.hurdaan.somalia.gurmad.bay.ubaahan.yihiiiiin.wallo.

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi7605 5 ปีที่แล้ว +2

    Saddex cadawo ayanu leenahaya ethiop iyo Kenya iyo carab

  • @ismailahmad4429
    @ismailahmad4429 5 ปีที่แล้ว +2

    muuse biixina haduu diidey soomaalinimo af soomaaligana hanoo daayo oo luuqad kale hala imaado saasbaan ku kala baxeynaa

  • @ajama3059
    @ajama3059 5 ปีที่แล้ว +4

    first to start watching

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi7605 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow kudaa geesi somaliyeed

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 ปีที่แล้ว +8

    Dhaqaajiya dhiiga, Dhalinyaraday
    Dhulkeeni, Waraabe kasoo dhiciyay
    intii Hantideena Hogaan Xumi heyso Dagaal hurimeyne
    Hurdow kakac meesha

    • @soulehassan
      @soulehassan 5 ปีที่แล้ว

      Kkk (dhurwaaga dhulkeena ,
      Ka soo dhiciyaay.) ...dh lay weeyi heestu ruux wadaniya ayaad tahay.

    • @kingkoshen
      @kingkoshen 5 ปีที่แล้ว

      paid man

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 ปีที่แล้ว +1

    Qabiil qaran ma noqdee caqligu hashaqeeyo 🇸🇴💕✅

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 5 ปีที่แล้ว +1

    RAMDAN KAREEM

  • @omarosman4440
    @omarosman4440 5 ปีที่แล้ว

    Sanad walba ILaahay ha soo celiyo 18 May iyo barakadeeda

  • @hmh3620
    @hmh3620 5 ปีที่แล้ว +2

    Great talk,

  • @luuluuluuluu613
    @luuluuluuluu613 5 ปีที่แล้ว +1

    XasbiyAllah. Wanimal wakiil SaX

  • @IsmailHaji-vh7lw
    @IsmailHaji-vh7lw 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazaaka allaah walal intaan arkaayay dadka kahadla arima umada waxaa tahay ninka ugu macquulsan uguna daacadsan uguna waayo aragsan xitaa nin aan kuhanweeynaa oo uheestay aqoonyahan daacada cabdi Ismail samar siliidata ayuu hadlaa ayaantan

  • @haberjeclokid1991
    @haberjeclokid1991 5 ปีที่แล้ว

    Happy 18may all somaliland ppl.
    somalia what's going on Brothers and sisters?!!! Isdajiiyaa khayr ban idin rajaynayaa

    • @bashiirali1090
      @bashiirali1090 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk adiga maxaa tahay markaa war yaa lagu waalin dunida waxay noo taqaan soomaaliya no qabiil only somaalinimo

  • @adoontiialle7922
    @adoontiialle7922 5 ปีที่แล้ว +7

    18 down down👎👎👎

  • @AminaAli-wj1ws
    @AminaAli-wj1ws 5 ปีที่แล้ว

    Wallo.waa.kudaawan.jiray.bar.yahan.waan.kuwaayay.waan.jeclahay.noo soogal.mar.walba

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 5 ปีที่แล้ว +2

    Dawlada tageera dawlada tageera dawlada tageera dawlada tageera. Sax sax sax sax walahi wa qiroodey☹🖕

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 5 ปีที่แล้ว +2

    You should come out and speak out all medias

  • @geelleguure8978
    @geelleguure8978 5 ปีที่แล้ว

    Nimanka dawlad goboleedyada waxa bahdilay oo ay xukumq cadawga ummadda Soomaaliyeed. Nimankan Carab, Kenya iyo kuwo ka sii waaweyn ayaa waxoogaa lacag ah siiyey. Kenyana guryo ayey ku leeyihiin. Danta ummadda ma wadaan.

  • @foosfrosfros626
    @foosfrosfros626 5 ปีที่แล้ว +1

    18may

  • @asijaberger6182
    @asijaberger6182 5 ปีที่แล้ว +4

    Somaaliya soomali baa leh. Carabna wallahi inaanay khayr noo wadin. Walaalayo aan waxgadkeena maqalo. Ninkan mudo baan dhegaystay,, wuxuu ka hadlayaa waa wax jira ama idinku soo socda.

  • @nimoosman360
    @nimoosman360 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah

  • @mohamedsaid3237
    @mohamedsaid3237 5 ปีที่แล้ว +1

    Run ahaantii waxed tahay dadka yar ee somalida runta caqliga ku harsanyahay umadii been iyo naceyb ayaa laga buuxiyey dowladnimada a waxa lagu helaa wa adoo runta ku dhaqma khitaaliga diida alle haku dhowro

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 5 ปีที่แล้ว +2

    Dowlada waxeey ku xuntahay waa dhagoole sida wax ujiraan wax uma sheegaan dowlada maxeey la aamusan yihiin aacuudu billaahi mina sheeydaani rajiim war hadla oo wixii jira noo sheega bisinka hadii kale noogu dhiiba dad cadkooda goosanaya. Muxuu la aamusan yahay axadkaan madaxweynaha noogala dhigay hadii kale nadhaaf.

  • @abdisalamjamal4916
    @abdisalamjamal4916 5 ปีที่แล้ว +1

    Whether you like it or not 18 may is the date we came back with our Sovereignty and now we are called The Republic of Somaliland. Viva Somaliland.

  • @mohamedhashi1860
    @mohamedhashi1860 5 ปีที่แล้ว +1

    WADANI BEENAAD markuu khaa'inul WADANKII abdulaahi yusuf aha AMXAARADA horsocday ma' adan nooleyn miyaa ma hadad dhalatay HOOYAAAAADA U SHEEG BEENTA WADANI ISKA YEEELKA

  • @shukriiman9972
    @shukriiman9972 5 ปีที่แล้ว +1

    didnay ogoow dalka yaga ninkii donayaaw inuu duud siya rabow anagu diidnaye ogoow mamul gobaleed waa cadawga dalkeena

  • @hawaali5209
    @hawaali5209 5 ปีที่แล้ว +4

    Ader wan yabay madax wayne mina madax wene kale la dodayo

  • @Hamsa4375
    @Hamsa4375 5 ปีที่แล้ว +2

    Dadweynuhu mudaharad moye waxkale ma sameyn Karan oo ay dalka Ku dhisi karan

  • @mohamedkulmiye8523
    @mohamedkulmiye8523 5 ปีที่แล้ว

    Asc raadaan karim umadyaha waan hurudnaaye kacaca arintu farmajo iyo kheyre maaha dalkii gacanta kabax

  • @princessmulki4927
    @princessmulki4927 5 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 5 ปีที่แล้ว

    Wey noo muqata ilahhey CIRIBTOODA ilahhey ha goyo ilahhey junudiisa ha ha usoo diro ilahhey baan u baryeyna waa bil ramadaan ilahayow naga qabo xaaf iyo modowe iyo deni iyo kooxdooda

  • @dahaboshariif3903
    @dahaboshariif3903 5 ปีที่แล้ว +1

    100.sano ka hor ayaa la inooga eexdey.carabta xata inta sano ee ay badrool guranayeen may helen ee waxa. La ogaa in hadii keena la bilaabo in ay.carabi.helayn badrool