LABIS TABAL CAARA IGU SIRTAY GAAJA TAHAY LACAG HEYSAN -EX 2

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @abdirizakjoseph2319
    @abdirizakjoseph2319 ปีที่แล้ว +377

    Inta part 1 kuso qososhay fart taaga ☝️😀😀😊

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 ปีที่แล้ว +214

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🥺🙏

    • @ayanmohamed5115
      @ayanmohamed5115 ปีที่แล้ว +2

      Scw

    • @iloveyouallahalhamdulillah4742
      @iloveyouallahalhamdulillah4742 ปีที่แล้ว +3

      SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @maxamuudcabdi3383
      @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว +1

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله

    • @Mudane114
      @Mudane114 ปีที่แล้ว

      Tdichgjhff jdjdkdufydij fuzzy jjrd

    • @ahmedahmedwacays5556
      @ahmedahmedwacays5556 ปีที่แล้ว +2

      Tan waa diin faluus tan oo kale hadii ladhaho diinta kabax lacag baa lagusiine way yeelaysaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +68

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Infooz2022
    @Infooz2022 ปีที่แล้ว +33

    Gabdhaha Wiil islaameed inuu lacagsiiyo ama hormar gaarsiiyo kufakiraaya wallhi Caadi mahan naag isku tashta oo waxbarta waxaa jeceshihiin samaysta Hami yaraa wuxu 🫵😂 #team naag nool madaxa korkiisa🥰👸🏼

  • @omaraboubakar6147
    @omaraboubakar6147 ปีที่แล้ว +129

    Ragow lacag aan raadsano waa iga dardaran😂😂😂

  • @ramlamacalin8380
    @ramlamacalin8380 ปีที่แล้ว +4

    Saas aa lagaa rabaa 2 qaawan isma qaado lacag laan jaceel ma aamin sani gabarta waa saxantahay

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ปีที่แล้ว +14

    Sister Money is not real life but this guy look like honest keep going bro 🥰🥰

  • @aliabdullahimohamed5964
    @aliabdullahimohamed5964 ปีที่แล้ว +77

    My brother walahi you're a LEGEND keep going, you have asked her a good questions, but she fail to know the meaning of love, and I hope she will never going to forget whatever you told her today... money can come and go but love ❤❤❤

    • @walid1974
      @walid1974 ปีที่แล้ว +2

      War ninka hasirin marka naftisa inu hormairyo wye oo qimihisa dhiso

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 ปีที่แล้ว

      She is totally stupid that has no respect

    • @faisamusse8522
      @faisamusse8522 ปีที่แล้ว

      Love comes and ago n how many ppl who love each other end divorce because love don't pay bills money problems what created marriage issue

    • @faisamusse8522
      @faisamusse8522 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah this sis is smart 🤓 I did marry for love ❤️ my family disown me for marry him end me single mother KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK if I only listen my family if man can not do for hisself , he will not do for you that true poor man can't be family man full stop 🛑🇸🇴

    • @fadumoalinasir8920
      @fadumoalinasir8920 ปีที่แล้ว

      Waa sax Money doesn’t buy happiness but why is he calling all his ex girls? what is he hoping to get out this ?!

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi ปีที่แล้ว +75

    Qaaaq kani meel xun jooga la sheego weeye waa habeenkii labaad oo qac ka yeedhayso😂 waiting ayuub axmed’s reaktion

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +69

    Waa Uu daganayhay wuxuuna wataa Qalbi qurxoon Oo Nolol dhaba Raba Lkn Mid lacagi ay Hor Martay Buu Jeclaaday 😞😂Balaayo Daanyeer Raadinaysa Badanaa😞😞😂💔

    • @saidodahir5086
      @saidodahir5086 ปีที่แล้ว +4

      Hhhhh midan jacel waxba kaaqon baakusoo aday sorry

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว

      @@saidodahir5086 Lacag Bay Ooga cadahay Iyo Dahab may iska sugto Isagaaba Guulaysan Oo U gadi Doonee

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 ปีที่แล้ว

      Haa walahi

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +1

      @@xamdiadanhamdiadam4473 adoo Heli Kara Qalbi Daacadoo Wax Walba Kuu Huraya Maxaa Daanyeer Basa Ku fali😞

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว

      @@xamdiadanhamdiadam4473 😂😂😂Ha Helin Daanyeer

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 ปีที่แล้ว +20

    Love is not money. Relationship is about love respect one another .

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว

      Nadifo Get Ready You Gonna Be My Baby Blue.

  • @cafiifo5580
    @cafiifo5580 ปีที่แล้ว +18

    Wllhy jclku lacag kuma xirno ee qofka ku jecel madaneyo labiske wuxu darema qalbiga❤❤

  • @ahmadsamaan5750
    @ahmadsamaan5750 ปีที่แล้ว +74

    Lacagta waa qeybta ugu muhiimsan nolasha Gabartuna way saxantahy oo mustqablkeda danba bay ka fikirtay😁

    • @xanuunbabiye
      @xanuunbabiye ปีที่แล้ว

      qofbay lacag kuraacday hadhow wuu wayay hyh😅

    • @yasminmohamedduale6262
      @yasminmohamedduale6262 ปีที่แล้ว

      Qofkaa mantaa lacagta kuraacdo haduu waaayo maxey saameyn dontaa

    • @yuusufmuuse957
      @yuusufmuuse957 ปีที่แล้ว

      @@yasminmohamedduale6262 way Kala tagayaan maxaa sister live is easy 😆😆😆

    • @abdinasirmohamed2238
      @abdinasirmohamed2238 ปีที่แล้ว

      In this case qax mustaabal ay haysato majirto oo ma ahan naag nin dhaqan karo guursatay oo nolol sameysatay!
      Weli waa iskaabulo ninkale ooy iskeedahay dhaqaaluu heystaa xiriir laleh, lamana oga iney calfan doonto ninkaas🤷‍♂️

    • @Kamaara4357
      @Kamaara4357 ปีที่แล้ว

      Aqlixumo

  • @rahmaabdid
    @rahmaabdid ปีที่แล้ว +18

    Walahi lacagta farxad kuma sinaso ani jecelka❤❤

  • @sacadfaarax9704
    @sacadfaarax9704 ปีที่แล้ว +1

    Mihiimadu waaa inaan lacag yeeshaaaa ooo aaan dumar badan daanyeeer u noqdaaa kkkkkk ilaahaw tooopa

  • @adaustralianking.1821
    @adaustralianking.1821 ปีที่แล้ว +14

    Legend never give up 👊👏

  • @shukrinur5747
    @shukrinur5747 ปีที่แล้ว +25

    Markaa naago badan tahay saas kuu danbeyso 😢😂😂😂😂😂

    • @asmoabdi9921
      @asmoabdi9921 ปีที่แล้ว +2

      Shabeel naagood 😂😂

  • @abeysalanmohammed4092
    @abeysalanmohammed4092 ปีที่แล้ว +22

    Legend never bring shame

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 ปีที่แล้ว +68

    Money 💴 and love ❤️ who is the best 😂😂😂😂i can’t wait next keep going ridwaan isaq

    • @Abdifatahyare008
      @Abdifatahyare008 ปีที่แล้ว +5

      Love is nathing with out money and money with what well be?

    • @fartunabdullahi9804
      @fartunabdullahi9804 ปีที่แล้ว +3

      Love is one ❤❤❤❤❤✌️

    • @yaqubabdi9532
      @yaqubabdi9532 ปีที่แล้ว

      @@Abdifatahyare008 that is very wrong glimpse of view .
      How many people have money and can't maintain or retain there families? And how many people do not have money and grow old together?
      I believe sincere love for both sides

    • @abdidigale2032
      @abdidigale2032 ปีที่แล้ว +1

      Love no question 😊

    • @aminahassan2200
      @aminahassan2200 ปีที่แล้ว +1

      Money 💵🤑

  • @Queen-official
    @Queen-official ปีที่แล้ว +2

    Nin ba haduu lacag helo naag ma deynayo marka gabhana gar uleedahy sanadkan jcyl ma jiro

  • @abdullahiabdinasir4174
    @abdullahiabdinasir4174 ปีที่แล้ว +21

    Macalin xaliye hadalkiisa haduu Soo baxay naag lacag lee usheg😭😭😂

    • @maryanabdi1152
      @maryanabdi1152 ปีที่แล้ว

      Huuno dadka iskuwada mid mahin jaceyl iyo lacgna iskuma xerna runti

    • @khaaliddiyaaska389
      @khaaliddiyaaska389 ปีที่แล้ว

      Ritwan wll wilkan xage ka hela

    • @abdullahiabdinasir4174
      @abdullahiabdinasir4174 ปีที่แล้ว

      @@maryanabdi1152 Adi bay kuu qaas tahay😂😂

    • @maryanabdi1152
      @maryanabdi1152 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiabdinasir4174 😂😁ha dee

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 ปีที่แล้ว +75

    Gabdhaha maxaa qaaday lacagta waa la helaa ee nin rag ah lama liido ogaada gabdho ❤❤❤😢

    • @AA-hp2tk
      @AA-hp2tk ปีที่แล้ว +1

      Barlin qof caqli leh baad tahay masha allah. ilaahay haku xifdiyo qof nool adoo kale ah aduunka waa ku yar yahay.

    • @seynabosman
      @seynabosman ปีที่แล้ว +5

      Kan nin nuucee ah waaye waaba dhaandhaan

    • @Haffyy
      @Haffyy ปีที่แล้ว +2

      @@seynabosman see kuogatay 😂😂ani maskin taladi kawarertay bu ila egyahay

    • @amalcabdiqadir338
      @amalcabdiqadir338 ปีที่แล้ว +1

      @@Haffyy waa mid ciil iyo qaraar hayo

    • @Msskavya9139
      @Msskavya9139 ปีที่แล้ว +3

      Waxn wa ina rag hadad jcyl jcyl ku raacdo beri mrku guri kugeeyo wakii is bedela naag kalena raadsada mrka Ninku wa inu lcagna haysta coz dantaada maha jcyl jcyl beri mrka banan lagaga dhaqaaqo

  • @Enjoying6550.
    @Enjoying6550. ปีที่แล้ว +15

    What a comeback from this guy

  • @ifrahaden795
    @ifrahaden795 ปีที่แล้ว +14

    Money is everything 😂 good 😂😂😂😂 gawada lajiraaaaaa

  • @kheiramohamed9219
    @kheiramohamed9219 ปีที่แล้ว +23

    Will qalbi wanagsan tahayee qof wanagsan wad helii In Sha Allah

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 ปีที่แล้ว +8

    Ninkan karbashaa waa u qalmaa 🤣🤣 after how he treated the first girl.

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi gabadh baa ku heshay masha Allah 👏👏👏👏👏😍😍

  • @maqsuudaynte9947
    @maqsuudaynte9947 ปีที่แล้ว

    Mash allha Abw qurxuda iyo dabeecd kalsonid ay ika bdn lcg wax ma ahn Qalbika nadiiftey quftan ha ku wasaqyn awlba dhan ay wadatey ❤❤❤ aad ayn u jeclahey strong man raq adag hadlka qimah mash allha

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 ปีที่แล้ว +53

    Allaha gabadhan jacelka ayee qalad ka fahantay lacag waa la hela lakin qof ku jecel dacad ku ah lama helo Walahi wan ka naxay maskinka 😢Allaha mid jacelka wax ka taqano haku sahlo walalkey 🥲😢😭😭

    • @faadumoabdiofficially7771
      @faadumoabdiofficially7771 ปีที่แล้ว +2

      Jeceyl waxa jiro ma ahan 😤

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 ปีที่แล้ว +1

      Ameeeeen

    • @adammohamed5339
      @adammohamed5339 ปีที่แล้ว +2

      Dumarka hada joogo intooda badan lacag bay kuwaasheen wlhi nus dolar igama qaadeesiin

    • @najmociise5887
      @najmociise5887 ปีที่แล้ว +1

      @@adammohamed5339 saasa ka rabaa mida dacada ah xita waxbo ha iska siinin 🤣🤣🤣

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 ปีที่แล้ว

      @@adammohamed5339 inad wax qurto koley adigey sharaf kuthy

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +2

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo

  • @fathianour855
    @fathianour855 ปีที่แล้ว +1

    Waala heley nacaskii 👍👍

  • @kafiyamahamet
    @kafiyamahamet ปีที่แล้ว

    Nin lacag leh rba anigu🥺🙋‍♀️

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 ปีที่แล้ว +18

    War hayaay xariifkii waa la helay.... Gabadh adag😄😭👍

    • @drtifoow2643
      @drtifoow2643 ปีที่แล้ว

      Naagaha somalida shaafto iyo lacag isodir bis mataqanaaan wlh wax laqiyaana la lugoya watihiin

    • @rumanmatan3914
      @rumanmatan3914 ปีที่แล้ว

      @@drtifoow2643 🤣🤣🤣

  • @nafuzharagsan2196
    @nafuzharagsan2196 ปีที่แล้ว +8

    Extii sadexad ayn sugayna iyana waxay kaga tagtay ninkan😂😂

  • @nasriinaofficial508
    @nasriinaofficial508 ปีที่แล้ว

    Ayy gabar adag igdhe❤💃💃😁

  • @umuridwan5485
    @umuridwan5485 ปีที่แล้ว

    Masha’Allah wawiil dirac Oo qalbi wanagsan gabdho madan ayaa ku jecel hungurina jacayl manoqdo

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 ปีที่แล้ว +9

    Ninkani course xaliye waa inuu si dagdag ah isku qoro 1 ,2 waan dawaday dabaalnimo uunban arkaya inay uga ordeen xataa hadaa❤hada lacag hayso kuma rabay tidhi 😂😂😂😂

  • @ayaanabshir9481
    @ayaanabshir9481 ปีที่แล้ว +3

    Waa markii labaad oola foorjeeyo walee dumarkii waxbay fahmeeen cilmiyo cusub🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qatargamez5681
    @qatargamez5681 ปีที่แล้ว +2

    First 🎉

  • @axmedjaaburi322
    @axmedjaaburi322 ปีที่แล้ว

    legend keep going gabadhani dhiiqo ayay gashay waad ka badisay iska dhaaf

  • @nadrahappy2849
    @nadrahappy2849 ปีที่แล้ว +10

    hhhhh ex1aad ayaa fny ahayd wlllhi waan ka helay gabadh isku kalsoon ayay ahayd runtii

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 ปีที่แล้ว +34

    Ninkan gacan baan u taagay tey habeen kulmaanba waa Ex tiisa😁 Macalin xaliye wuu ku daawanayaa cadoow xisaabta ay kaa qabto qoftan soo daji waan kasoo celinaynaa🧐

    • @qaaliahmed4892
      @qaaliahmed4892 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa IGA qoslisay😂😂😂😂😂😂

  • @abdinasiralidiis3647
    @abdinasiralidiis3647 ปีที่แล้ว

    Nin rageed horay u soco wllkà guul wcn inshallah

  • @zuldamada9295
    @zuldamada9295 ปีที่แล้ว

    Tan cabsi cabsi wye wlh legend iga dheh

  • @ayanabdi7395
    @ayanabdi7395 ปีที่แล้ว +7

    Inanku waa boqor wlhi lkn tan waa hello kaash 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +11

    Keeps goings my brothers ridhwan isaq another's levels 💯♥️😍💪

  • @nadoibrahim
    @nadoibrahim ปีที่แล้ว +2

    Lacag xeetaree. Wax walbo jcl Ayaa ka weyn Wll tan Kuma jecla qalbi Kuma heyso eeka tag gabdho qalbi wanaagsan wey jiraan ee aad❤️❤️

  • @rukiagedi5016
    @rukiagedi5016 ปีที่แล้ว +1

    She is very true you will not eat love keep going sister

  • @macalinkascholka
    @macalinkascholka ปีที่แล้ว +122

    1:34 #Gabadha QoFkan Kumoday Maad Noqon Yaa iLa Maqlay😂😂
    6:40 #Wiilka Gaari Miyaa Rabtay😂
    7:09 #wiilka Wax Gaari KaFiican aYaan Kuu Hayaa😂
    7:13 #Gabadha Waxas Dadka Dhan Ayaa Haysta #Abayo aNi Miyaa i oGthy😂
    7:55 #Gabadha Jacaylkaba adaa Aaminsan Anigu Jacaylka Maba aaminsani😂 what ?

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 ปีที่แล้ว

      😂😂😭

    • @moha_walaalka6807
      @moha_walaalka6807 ปีที่แล้ว

      Nio talent leedahay 😂😂😂😂

    • @macalinkascholka
      @macalinkascholka ปีที่แล้ว +3

      @@moha_walaalka6807 Waa Sabbtan Canada uJoogo ?😂

    • @mohommetbashir4348
      @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +1

      @@macalinkascholka Gaari Ayaan Ku Qoslay Nio😥😅😅😅😅

    • @mohommetbashir4348
      @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +1

      QOF WALBAA LAGA HELI KARAA AA NIMANKA MALAGA HELAA TALOW WAXAAS🤔😅 YAS ISHEEGAYO

  • @deerocali2032
    @deerocali2032 ปีที่แล้ว +6

    Wiilkaan nasiib xumaa meeqo gabar ayaa ka tagtey 💔

  • @somalia641
    @somalia641 ปีที่แล้ว

    Masha allah willkan wiil qalb nadiif ah bls iku so xariir ridwaanow

  • @umalkheirahmed7727
    @umalkheirahmed7727 ปีที่แล้ว

    Fariid iga dheh😂😂♥️

  • @weeg1004
    @weeg1004 ปีที่แล้ว +4

    Naa ka joog Nabsi ayaa danbeeye 😂😂

  • @iqroabdi9087
    @iqroabdi9087 ปีที่แล้ว +6

    Balaayo iska dhig intuu laha Balo raacday 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @shuriye2377
      @shuriye2377 ปีที่แล้ว

      Yac, way lafahmeeen 😂😂😂

  • @abiikaryareyare7670
    @abiikaryareyare7670 ปีที่แล้ว +1

    Qofki ugu horeeyay ee iga qosliya waaye gabadhan

  • @fardowsaxamarrowofficial226
    @fardowsaxamarrowofficial226 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi wilkan waa qof wanagsan m.a
    Nagtii heshaa nasiib leh .
    Bro hore usoco nolal qurux bdn waad heleysaa

  • @abdirahmancaptancaana3213
    @abdirahmancaptancaana3213 ปีที่แล้ว +10

    Riwayadan Dadki jilaY weY Naga Qosliyen 🙆‍♂️🤣

  • @Ramlo275
    @Ramlo275 ปีที่แล้ว +7

    Wiilasha waxaan kula talinaa gabadhaa shukaansaneeso lacag ha isku barin hadey ku weydiiso ku adkee haday daacad tahay wey kula joogee hadii aysay daacad aheena ha iska baxdo midii saxda aheed wey imaandoontaaye sug. Love you wilshena 🥰

    • @drmariamosman55
      @drmariamosman55 ปีที่แล้ว

      Qof lacag ku diday sawab kula joogto maba laha 😂

  • @iqrocalicabdicalicabdi2910
    @iqrocalicabdicalicabdi2910 ปีที่แล้ว +1

    Dhulka ayy la goysay wlhi nacaska yuuuuuy😂💃💃💃

  • @qaalidcabdi249
    @qaalidcabdi249 ปีที่แล้ว

    Masha allaha bro lengen

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah waa wiil qurux badan oo degen wlhi anigu kan kama tageen nasiibkaan la baxnaanin lahaa waana iska daawan lahaa quruxdiisa iyo hadalkiisa degen ayaaba isoo jiitey🤔

    • @marwo143
      @marwo143 ปีที่แล้ว +3

      Sida tii hore haku dhaho waa kugu dheldheelayey oo waxa kuso bandhigtey dacad igama ahyn🤣

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh walal

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 ปีที่แล้ว

      @@marwo143
      😂😂

    • @istaraxmad4320
      @istaraxmad4320 ปีที่แล้ว

      Adunk lacg shaqeso ader shaqeso cabdi qasaro

    • @nimcoahmed5914
      @nimcoahmed5914 ปีที่แล้ว

      Tano isku jilcoya tii hore sow ula hadlayey so arag quruxeyy😥🤣🤣

  • @digaalecompany4621
    @digaalecompany4621 ปีที่แล้ว +2

    Lacag 💴 waa muhiim wlhi 🎉💪💴✊🏾

  • @mayo3034
    @mayo3034 ปีที่แล้ว

    #Legends sound..... Labiskan maaha midkaa ogeed ee waa mid kale ee la soco

  • @Abdallakinghonesty10
    @Abdallakinghonesty10 ปีที่แล้ว

    Legend waaye wlhi xariifka

  • @muftafcalibashi5018
    @muftafcalibashi5018 ปีที่แล้ว +6

    Lacagta waxaa ka fiican waa dabeecada qofka sidaan aan aamisanahay inta igu raacsan like soo dhaha☝😱

  • @mahdielmi1798
    @mahdielmi1798 ปีที่แล้ว +6

    ILLAAHAY idankii guulayso noolow Deeqow waxaad rabto ILLAAHAY idankii waad helaysaa markay barito soo noqoto AFKA KA LAAG SXB
    MAHADSANID RADWAAN ISAAQ
    WAA WERIYE XAWAADLE BRISTOL RADIO 📻 UK 🇬🇧

  • @halimaadow3466
    @halimaadow3466 ปีที่แล้ว

    Adho tawar caraa qadhanadhano gabdhaa 😂😂maxakugeye yahau ufff😅😅😅

  • @aminaanfac5688
    @aminaanfac5688 ปีที่แล้ว +2

    Walhi gabadhan wan tageeray kal iyo laab sababtuna warunta ay sheegtay

  • @xasanbeyzani264
    @xasanbeyzani264 ปีที่แล้ว +12

    Tan jecel uma Bahan jini lacagowaa Qabtaa 🤣🤣

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 ปีที่แล้ว +10

    Aniga jecellka waan aaminsanahay qofku jecel o bahan ayaa ka fiican qof lacag haysto o dhaqan xun ucode subscribe isaara like bilaacaleeg

  • @ssmunna3140
    @ssmunna3140 ปีที่แล้ว +1

    Okay Ex teyda kulaha markii ogudambese😂😂🤣kan mid fiyow maaha

  • @abdimalikmowlid5531
    @abdimalikmowlid5531 ปีที่แล้ว +1

    Legend hore usoo sxp deeg

  • @ifraahmahamed4331
    @ifraahmahamed4331 ปีที่แล้ว +8

    Lkn lacagta farxad makanto jecel waa farxad iyo nolal wanaag san jecelka ayaan ku hestaa lkn lacag maya sorry bro😭😭

  • @hajiraabdiaziz5016
    @hajiraabdiaziz5016 ปีที่แล้ว

    Can't wait ex3

  • @caashocasho5076
    @caashocasho5076 ปีที่แล้ว +1

    Macsokor gabaraa ku heshay sxb waa loo gudaaya samiro💯💯❤👌😭

  • @mohadeeq5038
    @mohadeeq5038 ปีที่แล้ว +5

    Milgaheedi Nafteyda Maad Marin Inta Dhagesatay Farta Taaga Ceeb Miyaa 🤣😂 Qof Qaleel Ah Lama Jclan Karo🤣😂🤣😂🤣 Captanka Shiidka Katag Meesha🤗🤗🤗

    • @hawoadan3035
      @hawoadan3035 ปีที่แล้ว

      Waa iga qoslise wllhi qofkii aan ku moday maad noqon😂😂

  • @saidosman858
    @saidosman858 ปีที่แล้ว +4

    It's not only about this girl by the way it's every girls dream to be with a wealthy person and let your first priority be money boys 💰

  • @hoodoahmed5209
    @hoodoahmed5209 ปีที่แล้ว

    Miskiin wllo alleh mid khyr qabta haku siiyo

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 ปีที่แล้ว

    Tana lacag ayay unooshay yaahuu

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 ปีที่แล้ว +5

    Heestii lacagtu waa lama huraan baa igu soo dhacday🤣🤣🤣🤣

    • @shuriye2377
      @shuriye2377 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk

    • @hawoadan3035
      @hawoadan3035 ปีที่แล้ว +1

      Maxuu love maran hayaaa😂 oo cad

  • @farxiyoadan9099
    @farxiyoadan9099 ปีที่แล้ว +4

    I'm waiting Ex3 😂😂😂

  • @biggestrenjufan6419
    @biggestrenjufan6419 ปีที่แล้ว +1

    Naag iska dheh ar tan inankeyga ma ku labeystaa muse walalkey ayaa u mehriyaa she is very smart girl 😂❤😂😂😂🤣🤣🤣🛫🛫🛫

  • @nuuradiincade6877
    @nuuradiincade6877 ปีที่แล้ว

    Waa baybe kaash tan ee ka carara🤣🤣🤣 lacag bay ka wayday deedna waatanaa🤣🤣 waydaalantahay

  • @ridwaanhaashi3174
    @ridwaanhaashi3174 ปีที่แล้ว +10

    tan mid soo gubatay oo faqiirnima kuso kortay u egthy. 😂

    • @feyzalhanad729
      @feyzalhanad729 ปีที่แล้ว

      🤣🤣

    • @nadaraadan3099
      @nadaraadan3099 ปีที่แล้ว +1

      Seey u quruxan tahay uma jeeydid miyaa faqiir kulahaa nin shiida inteey la geeynaa

  • @mayo3034
    @mayo3034 ปีที่แล้ว +24

    This might be just an acting 10-minute clip but it contains a full life lesson that exists today. I urge my fellow sisters to never consider money before someone who loves you dearly, money is something you can earn easily but hard to find true eternal love. I also advise my brothers to build their basic life before they engage in looking for love since most of the girls today aren't playing that league anymore unless the love league is paying well. hehehe

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 ปีที่แล้ว +1

      Sxb lacagtu waa lama huraan, ragga lacagta haysta dumarka kama fakaraan dumarku iyagaa ka fakara

    • @mayo3034
      @mayo3034 ปีที่แล้ว

      @@ahmedqumbe3644 hahahaha

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 ปีที่แล้ว

    Sxpkye Deeeqow wax Dinty adiga aya isku so Dhisye lkn Dib malha sxp legend aya Tahy Hore u soco

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 ปีที่แล้ว +1

    Wiil ku wu qurux badan yahay hore usoco

  • @fehimahajji3291
    @fehimahajji3291 ปีที่แล้ว +7

    Lacagey Nalka Daaran Waxa Tahay Nimcada Dumarka😂😂Hoy Baac Shaqayso Dumarku Tabal Waka mamnuuce 😂

    • @ugaspepecadde1002
      @ugaspepecadde1002 ปีที่แล้ว

      Kkkk lacagey nacala kugu yaal naagow wxd aamintee lacag lacagtana wey dhamataa

    • @user-ih6pu9hc5n
      @user-ih6pu9hc5n ปีที่แล้ว

      Usheeg wax mashaqestaha😂

  • @legendruuzi612
    @legendruuzi612 ปีที่แล้ว +8

    Way ka ween tahay wiilka
    Inay maskaxda ka qabsato ayey Rabtay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdifataaxmohamed7307
      @abdifataaxmohamed7307 ปีที่แล้ว

      Legend wad fahante qofta sida ay rapte

    • @mishatheempire5252
      @mishatheempire5252 ปีที่แล้ว

      Iftin model walalked😅😅💔

    • @legendruuzi612
      @legendruuzi612 ปีที่แล้ว

      @@abdifataaxmohamed7307 Inuuu mardambe la kulmo muusan aheen. Ama bulshada horkeeno

  • @shuceybabdulle507
    @shuceybabdulle507 ปีที่แล้ว +1

    Gabarey aniga wax lacaga maheysti ha igu soo qaldamin hana ha ilug gooyn i dhaaf 🤣🤣🤣

  • @sadiiqzola6050
    @sadiiqzola6050 ปีที่แล้ว

    Tan meel xun ayey usocotaa jaceylka ayey wax xun kafahantahay wlh my brother waxad tahay legend

  • @abdiwaliaden3972
    @abdiwaliaden3972 ปีที่แล้ว +3

    Part 3😭😭😭😭

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว +3

    Gacal = Jaceyl Gadaal Gadaal U Aqri Gacal = Lacag

  • @abdiazizhamoud3593
    @abdiazizhamoud3593 ปีที่แล้ว +1

    Horow soco sxp lacala beri toleh waxa dhici karta inaay kuhortimado 🥰

  • @samraana143
    @samraana143 ปีที่แล้ว

    Wow waaley hormarinayey intaas kulahaa
    No waqti lumis hhjj

  • @nafiisaxmed1385
    @nafiisaxmed1385 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka dadka dhaan wlala ayay ka dhigteen masha allah wayo sas u ficn🤣 lkin qof lacg laguma noco hdu naxris lee yaahy lkin rag somalida marka lacg hela wajiga badlan🤕

    • @asadyare6879
      @asadyare6879 ปีที่แล้ว

      Ano hada haysta xataa ma siiyo lcg naag waayo naagta lcg ku waydiiso tan cml waaye danaysato

  • @abdirahmanmuhidin6526
    @abdirahmanmuhidin6526 ปีที่แล้ว

    Macalin Xaliye Marhore baad igaso gaartay, khyr Allah ku siiyo 😃😃😁😇😇😀

  • @abdihamiidhussein5214
    @abdihamiidhussein5214 ปีที่แล้ว +1

    Ragow halashaqeesto meelaha caaacda kadaayee✋🏻

  • @ismahaancabdi8470
    @ismahaancabdi8470 ปีที่แล้ว +8

    Naagtaan waa nagaha daneysiga raga ku raaca balse wax kastaa waa kalsonida jaceelka iyo farxada intaas ayaa maal adunyo ka wanagsan❤❤❤❤❤❤❤❤ aniga jaceelka ayaan ka danbeyaa maasha allaaah waxkastaa waa imaan iyo kalsooni my brother horey u soco waligaa naaag lacaag kugu raacday naag makuu noqoneyso bro horey u soco👍

    • @deeqowhasan9740
      @deeqowhasan9740 ปีที่แล้ว

      🙏🙏🙏🙏💔💋🍒

    • @nim7534
      @nim7534 ปีที่แล้ว +4

      Jeceyl ma jiro abaayo haku lumin nin adigoo baahi ugu sabartay makuu wax Helo waa kaa tegaa

    • @nadaraadan3099
      @nadaraadan3099 ปีที่แล้ว

      @@nim7534 runtaa waaye

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +7

    Amarka ilaahay ex lamaba hadli karo wakhtiga iskamba lumiyo maxaaa qof ka tagay ama kala tagnay maxaa idaba wadaya
    Dadkan iga samir badna 😅

    • @xadiyojamac5736
      @xadiyojamac5736 ปีที่แล้ว

      Hhh sax doqonimo wayn weye

    • @siyathaidris5334
      @siyathaidris5334 ปีที่แล้ว

      Hhh kuwan waigadulqad bathan yahin

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh sis