WAC JACAYLKAGA KUDHEH GABAR FAMILKA IGU DAREEN IGARALI NOQO

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @ridhwanissack
    @ridhwanissack  3 ปีที่แล้ว +512

    Waxaad igala soo xiriiri kartaa facebook-gayga. Waana kan👇👇👇
    facebook.com/ridhwanissack/

    • @naasirxasan5729
      @naasirxasan5729 3 ปีที่แล้ว +18

      Ridwan isack zxp Call prankiyda aad baan u xiiseeyaa inoo soo badi Hore u soco Bro
      From Hargiesa

    • @quenmaria1359
      @quenmaria1359 3 ปีที่แล้ว +8

      Ridiwn bowe qali 🙏 ku soco anig xitaa malin ku sobiqan

    • @catosh55bazengacatosh23
      @catosh55bazengacatosh23 3 ปีที่แล้ว +7

      Nin rag halagusameeyo markan gabdaha qalbiga najilce 😒😒

    • @shukrifaarah8763
      @shukrifaarah8763 3 ปีที่แล้ว +2

      Sxb alaabtan cml soo badi waan ku haystaa wlh sheeko sharu bay noo keenene

    • @mbkardashian2639
      @mbkardashian2639 3 ปีที่แล้ว +1

      Ridwaan qalbiga gabdhaha hajabin plz ishooda alaha kaaduwo qof qof jecel oo hadalkas laguedhehe nin iyo naag masahlano

  • @xarfaanmuhan1168
    @xarfaanmuhan1168 3 ปีที่แล้ว +1751

    Prank noocan ah in raga lagu sameeyo inta rabta farta taaga😂

  • @abdulahiisse7321
    @abdulahiisse7321 3 ปีที่แล้ว +394

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 plz qalbiga qofka ciyaar ciyaar magalo qofkii ifahmaayo ayaa ifahmaaya

  • @shamzdinmohamud6616
    @shamzdinmohamud6616 3 ปีที่แล้ว +406

    Ridwaanoow marka dambe raga oo lagu samaynaayo soo duuub waayo hada ragii ayaa gbdhihi ka oohisiiyey ee raguna ha yara ooyaan hada igu raacsantahy like 👍👍saar

    • @kariimaahmed3560
      @kariimaahmed3560 3 ปีที่แล้ว +2

      Mcney Wllhi Waan Kugu Raacsanahy Waxaan Rag Ma Ahan Uf Dheh Waan ku Jeclaahy Waana Kaaa ooysiinaa Yaahuu😡😏

    • @shamzdinmohamud6616
      @shamzdinmohamud6616 3 ปีที่แล้ว +2

      @@kariimaahmed3560 🤣🤣🤣🤣sax lkn nin baa ahy naag miya i mooday abaayo aar qosol igu dishay markaa dhahday macaaney🤣🤣🤣

    • @zuheybcade9995
      @zuheybcade9995 3 ปีที่แล้ว +1

      Nimanka sidan wey ka roonyihiin gabdheena wey iska jilcanyihiin uma maleynayo iney oyanayaan

    • @shamzdinmohamud6616
      @shamzdinmohamud6616 3 ปีที่แล้ว

      @@zuheybcade9995 🤣🤣🤣

    • @Amiin_1
      @Amiin_1 3 ปีที่แล้ว +1

      abti ragu maba oyaan dee

  • @hassanMohamed-do6nl
    @hassanMohamed-do6nl 3 ปีที่แล้ว +358

    Ridwan why are you alwys making our queens to cry 😢😢😢

    • @Mame.1999
      @Mame.1999 3 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hiirale2042
      @hiirale2042 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Mame.1999😂😂😂😁

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +2

      True wlhi 😢😢😢😢😢

    • @kaaluupoi
      @kaaluupoi 3 ปีที่แล้ว

      𝔸𝕗 𝕤𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕜𝕦 𝕙𝕒𝕕𝕒𝕝 𝕟𝕙 𝕤𝕙𝕦𝕓𝕒𝕒 𝕜𝕦 𝕕𝕒𝕤𝕙𝕖𝕪

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 3 ปีที่แล้ว

      @@kaaluupoi hhhhhhhh cay badnaaaH

  • @boqoradacida1845
    @boqoradacida1845 3 ปีที่แล้ว +261

    10 kii dambe ramadanka lagu jiraaaa iiso duceeya ani iyo jaceylkeyga inaaa is helno bacda ramadan midkiina ducadiisa in uu illahey noo aqbalo laga yabaa

    • @sakawediin3056
      @sakawediin3056 3 ปีที่แล้ว +1

      Allh calaf idin kugu daro jaceyl kina

    • @fosiyoxasan3819
      @fosiyoxasan3819 3 ปีที่แล้ว +3

      insha allh qali waisheleysan alle calaf isku kindaro abayo qali

    • @boqoradacida1845
      @boqoradacida1845 3 ปีที่แล้ว

      @@sakawediin3056 amiin yaa rabi bro

    • @boqoradacida1845
      @boqoradacida1845 3 ปีที่แล้ว

      @@fosiyoxasan3819 amiin yaaa allah abayo

    • @ishwaaqishwaaq1321
      @ishwaaqishwaaq1321 3 ปีที่แล้ว +1

      illahay calaf haisku daro abaayo ducadena hadii allah ku aqbalo naso qabo gee😅😅

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 3 ปีที่แล้ว +117

    Ilaahow rabiyow raxmanow gabar I jecel Anna aan jeclahay oo nolosha isku fahano isii waa bil ramadaane isoo duceeya walaalayaal waa igadhab walhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @iqromaxamud673
      @iqromaxamud673 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa ikan😥

    • @Updichanel
      @Updichanel 3 ปีที่แล้ว

      @@hassanabdullahi3341 Dhilaa ku dhashay 😂😂🤣🤣

    • @najmariyan8162
      @najmariyan8162 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga iyo adiga parkalha

    • @ismailahmed4342
      @ismailahmed4342 3 ปีที่แล้ว

      @@iqromaxamud673 lambarkaada isii anaa kusoo qabanaa

    • @alexandraromai1013
      @alexandraromai1013 3 ปีที่แล้ว

      @@iqromaxamud673 Facebook igu soo darso Quruxey( Aden Abdulle) igu qoran

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 3 ปีที่แล้ว +237

    brother sidaa u jeceshay in naftaada iyo qalbigaaga Loo ilaaliyo, u ilaali dadka.
    Ogow qofku kama bogsado dhaawaca ka yimaada dareenkiisa ama qalbigiisa illaa uu alle ka masaxo maahane, Fadlan ilaali qalbiyadeena isjecel.

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 3 ปีที่แล้ว +38

    Yaa rabbi waxan ka magan kalay inan qof bani adam qulubtisa inan jabiyo ama waxyeleyo qof bani Adam waligaa ha is wada raacin hadu ka tago alle baa kula jiro bani adam aad shalay baratay haku kalsonan 100%

  • @ishwaaqishwaaq1321
    @ishwaaqishwaaq1321 3 ปีที่แล้ว +113

    Wiilashana ku samey prank markooda always gabdhaha ley ku sameysaa hadaa igu raacsantahay like dhac kusii🙏

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 ปีที่แล้ว +1

      ishwaaq ishwaaq
      Hhhhhhhhhh
      Wiilashana ha,ooyaan dheh taasaa caddaalad ah sax 👈

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 3 ปีที่แล้ว +156

    Qofaad dhab u jeceshay inaad prank qalbigiisa waxyeelaya ku samayso adoo fiirinaya inaad TH-cam kasoo muuqato waa wax laga quruxbadnayahay muhiimada ay leedhay inaad TH-cam kasoo muuqato waxaa kawayan muhiimada uu jacaylkaagu leeyahy lagama yaabo inan public uga caalacalsiiyo xataa haday ijeceshay 100%10 aragtida dadka waxaa ka muhiimsan qadarinta aan jacaylkeeda qadarinaayo waayo wax la qadariyo waxa u wayn qof

  • @NasrudiinHooyo
    @NasrudiinHooyo 3 ปีที่แล้ว +121

    inta kuraaxeesaneeso oo yintaan team single ismuujiya ✌✌✌✌

    • @MohamedHassan-jt8oo
      @MohamedHassan-jt8oo 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 iskaabulo hanoo laato

    • @zaamiyomahdi511
      @zaamiyomahdi511 2 ปีที่แล้ว

      Ala manoooli 😂😂😂😂

    • @updykafi8984
      @updykafi8984 2 ปีที่แล้ว

      Iskaapulo hanolato😅😅😅😅

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd 3 ปีที่แล้ว +124

    Jey qoftisa wexe u cod egtahay queen hafsa inta ila aragtay like dhacdhac kusi

  • @youdoknow6633
    @youdoknow6633 3 ปีที่แล้ว +266

    Wiilka: hooyo gbdh ilajeclty
    Gabdha: sun an cabaa😣
    Ridwaan:😯😂😂😂😂
    Ani: sunta jiirka mise Tan dadka😅🥱

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad 3 ปีที่แล้ว +107

    28:04 ridwaan pro aabe iyo hooyo uur baa lii leeyahay soo samee aabaha hormari kadib hooyo I can't wait to see wlhi waa funny 😂😂😂😂😂😂

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 3 ปีที่แล้ว +55

    Rabbi ha ammansado kuwa ilaalinaya Qalbiyada dadka jecel♥️

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed 3 ปีที่แล้ว +80

    Romantic weeye hablaha rer nayroopi noolaada
    From hargaysa Somaliland

    • @cabdikariinismaciil2100
      @cabdikariinismaciil2100 3 ปีที่แล้ว +3

      Hhhh hablaha reer hargaysa romantic waxba kama aqaanaan 😫😫

    • @hamuch7083
      @hamuch7083 3 ปีที่แล้ว +2

      @@cabdikariinismaciil2100 romanticgapa qaado eedo hadu wX kula yahay

    • @cabdikariinismaciil2100
      @cabdikariinismaciil2100 3 ปีที่แล้ว

      @@hamuch7083 muxuu yahay 😂😂

    • @hamuch7083
      @hamuch7083 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdikariinismaciil2100 dee adaa sheegaye muxuu yahay

    • @wardacadaani1334
      @wardacadaani1334 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdikariinismaciil2100 waar korlaguu qaadye Hana caayin

  • @abdiwasac9506
    @abdiwasac9506 3 ปีที่แล้ว +37

    Ma gabdhaha reer Nairobi odhan aya isku coda mise wa hal cod intàn dawaday dhaman xata hadaladodu way isku wada eg yihin marka bal naga so yara xagaji Radwaan isaaq go forward brother

    • @hafssahanni2819
      @hafssahanni2819 3 ปีที่แล้ว +2

      Wa lahjadda ey ku hadalan aya isku si ah hadalka si bu carabka ugu dhagnyhy kkkkk

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 3 ปีที่แล้ว

      waxaaaan.waaa jiliin bro been wye

    • @PSA4
      @PSA4 3 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhh

  • @xawocolaadciise1152
    @xawocolaadciise1152 3 ปีที่แล้ว +75

    Mahadi waa wiil wangsan wlhi jeceyl ilaasho waliga tobasano jeceyl ilaasho❤ wlhi waa iga ilames anig dareenka 😭😭😭

  • @anshaxmedia9221
    @anshaxmedia9221 3 ปีที่แล้ว +21

    Allaaa wllhi Gabadhaheena qalbi jilacsanaa
    Qalbiyadooda aan ilalina in.a❤❤

  • @amou2770
    @amou2770 3 ปีที่แล้ว +48

    Gabdhaha ka dhaafa plz 😢 😭 🙏 😞

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 3 ปีที่แล้ว +33

    Jey.....wlhi hiyo prank yako ni kali sana hearttouching 😭😭😭😭😭😭
    Ridwan issack 👋 ultra legend 🙌 💌♥️

  • @abassabdullaahi6624
    @abassabdullaahi6624 3 ปีที่แล้ว +8

    Inta ka xumaatay in gabdhaheena qaaligaa Qalbiga laga jabiyo like saar!

  • @saraibrahem9715
    @saraibrahem9715 3 ปีที่แล้ว +36

    WUUUUU WX Kleh😘
    Wiilka Jey la dhahaaYo
    Gabarta uu La hadlayo
    Hafsa queen izku cod Yihin🥰

  • @abdirizakofficial3494
    @abdirizakofficial3494 3 ปีที่แล้ว +125

    Ilmhaan kenya ku dhashy hadalkoodah funny wyeh wlahi 😅😂😅

  • @cqaadirsanka7031
    @cqaadirsanka7031 3 ปีที่แล้ว +210

    Wlhi prank yadada wlhi wan ku hesta lpx horay usoco ino sobadi videoyada ridhwan issck mzul zre xfidullah❤️❤️💯💯

    • @maskaxbile6164
      @maskaxbile6164 3 ปีที่แล้ว +5

      Videoga waa 30 daqiiqo, isagoo laba daqiiqo yaalo TH-cam qoraal kasoo bixisay marka side ku ogaaday inuu brnaamijkaan wacan yhy mawa daawanine😂😂😂

    • @c.rixiimmugdi7939
      @c.rixiimmugdi7939 3 ปีที่แล้ว +12

      @@maskaxbile6164 hhhh nio iskaapulo hadaanahay waa noogu paxdaa dadka isjecel inaan iska daawano dhiigeena ku shaqeeya ii noolow

    • @kaysebaashe
      @kaysebaashe 3 ปีที่แล้ว +2

      Sidoo kale

  • @mahamedaden3720
    @mahamedaden3720 3 ปีที่แล้ว +29

    Wiilka maskerka whiteka wata wan wataa qoftiisa oo jey loogu yeeraya (qoftiisa she love her so much)

    • @ayanayana8699
      @ayanayana8699 3 ปีที่แล้ว +1

      Jey hindi waaye modaya gabdhana waa hindi somaali

  • @ahmedmo637
    @ahmedmo637 3 ปีที่แล้ว +70

    Inta ila argte Jey Qoftisa iney Queen hafsa uu Cod egtahy

  • @azmiitamalpoh1290
    @azmiitamalpoh1290 3 ปีที่แล้ว +26

    Qofki xanuun jacayal arkya un dareemi kara xalda gabdhaHam😭😭

  • @theoadnan9703
    @theoadnan9703 3 ปีที่แล้ว +69

    🥺❤️Gabar wax inay jeclato wan hilmmy wlhi zidan aniga wax ujeclnyy ligana tagyy

    • @farhiadiamond2144
      @farhiadiamond2144 3 ปีที่แล้ว +5

      Jacayl maba jiro marba hdii lgaa tago ani adi isku mid nahay💔💔

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan ka daaya ciyaarta gabdhaha
    Xaaraam walhi yaa allah war gabdhaha
    Xushmeeya ❤😥🇸🇴

  • @abdiwahabsiyadabdi2297
    @abdiwahabsiyadabdi2297 3 ปีที่แล้ว +224

    Inta jacelka qiimeeso is muujiya

  • @abdirahmanmohamedahmed7023
    @abdirahmanmohamedahmed7023 3 ปีที่แล้ว +35

    Ridwaan wllhi xasidaa thy Gabdhah sidan in lo galo ma u tul qadan karo😢😢😢

  • @farhaanmuhudiin1923
    @farhaanmuhudiin1923 3 ปีที่แล้ว +136

    Sun aan cabaaaa!!!!!!!!
    Taas waxaan ka xigaa dhimasho !!!
    Waan is dilaa !!!!!!!!!!!
    Somaali hdaan nahy afka aa Romantic ka nahy !!!!!!!!!!!!😂😂😂😂😂😂😂

    • @aishaali8539
      @aishaali8539 3 ปีที่แล้ว +1

      😅🤣😅

    • @kafiyaahmet2613
      @kafiyaahmet2613 3 ปีที่แล้ว +1

      Ada isyidhi boowe

    • @farhaanmuhudiin1923
      @farhaanmuhudiin1923 3 ปีที่แล้ว +2

      @@kafiyaahmet2613 dadka dhunsan aa ku jirtaa miyaaa adna😂😂😂

    • @mariyaclrizaaq3984
      @mariyaclrizaaq3984 3 ปีที่แล้ว +6

      Inta kudhaho waa isdilaya baa seexan lahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @shaamsafa4532
      @shaamsafa4532 3 ปีที่แล้ว

      Hhh

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 2 ปีที่แล้ว +26

    The way the first girl cried, it really broke my heart.

  • @capdimalikfans987
    @capdimalikfans987 3 ปีที่แล้ว +24

    Ridhwan niyoo Nini hikmaad badhan Ayaa tahee ALLAH kusiyadhiyo keep going sxb wankusalame

    • @capdimalikfans987
      @capdimalikfans987 3 ปีที่แล้ว

      Part2 prank raaka hablxaa kaliyee soqawoo sxb codsii waye ?

  • @fardowsaabdi6372
    @fardowsaabdi6372 3 ปีที่แล้ว +23

    🥺💔😭😥💔😡 coloshaa ixanuuntay whi plz plz wxn cml prnk ma ahn qalpiga dadka ilaaliyo gbrta wey iga oohisy whi wan isdilaa diry🥺gabdhow iyo wiilalw qof saan dhan haiskugu dhiibina ileen calafaa jiree qofkn korkda kama bixine

  • @zuhaybkheyley1474
    @zuhaybkheyley1474 3 ปีที่แล้ว +172

    Nairobi gabdho wada romantic ah baa jogo meshaas inaa tago waa halii oyee 😂

  • @muhsin677
    @muhsin677 3 ปีที่แล้ว +28

    The one&only youtuber pro keep going waku wataa

  • @sophyahmed6121
    @sophyahmed6121 3 ปีที่แล้ว +5

    Gabadha 3aad waan la ooyay Wallhi abayo mcn hal talo kusiinya nin ha u ooyin indhahaga quruxda badan uma qalmaan inad waxyalaha yaryarka kaga oysiiso lkn wiilkan wu ku jecelyhy alle ha isku kiin daayo😘

  • @hamda120haajiabdi4
    @hamda120haajiabdi4 3 ปีที่แล้ว +41

    Allh gabdhaheena maxey romntic yihiin 😢😢😢😢😥

    • @mohamettp7002
      @mohamettp7002 2 ปีที่แล้ว

      Hhh romtic aaa danbi bad romatic kagalayasa in lAisku cayro miya😁😁😁

  • @ibbe.29costa96
    @ibbe.29costa96 3 ปีที่แล้ว +39

    War waxan ma run ba o cad mise aniga ayey ilathy war kenya ii geeya wxn wax maqli karo m’aha 😂😂😂

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 3 ปีที่แล้ว

      waaaa jiliin.been

    • @hashimabdirashiid3303
      @hashimabdirashiid3303 3 ปีที่แล้ว

      Bro isloo wax walb wey yalaan 🤣🤣🤣 kali so dhaqso lacag laan hada tahay romatic wax kula jila malahan

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +34

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @xarfaanmuhan1168
    @xarfaanmuhan1168 3 ปีที่แล้ว +64

    Wiilka koobaad walhi badnaa dhaarta meesha ka saara wuxu prank waaye prank micnahiisu waa been markaa haloo fiirsado

    • @kapakapa9451
      @kapakapa9451 3 ปีที่แล้ว +2

      Dadka dharta wax weyn lama aha sxp🤣

  • @kingAman851
    @kingAman851 3 ปีที่แล้ว +64

    Bro ridwaan adiga sidee udageysaneysa waxan runti qalbi dagax tahay jecel Laguma kaftamo ❤🙏

  • @ahmedashkir10
    @ahmedashkir10 3 ปีที่แล้ว +35

    Prank wan ku haystaa gabdhaheena waa romantic wlaahi ilaahy ha xifdiyo

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 3 ปีที่แล้ว +89

    16:52 Oohin maHa wa jiliin ihi ihi ihi kama bilaabanto ohintu✅

  • @rooplemaxamedismacil1550
    @rooplemaxamedismacil1550 3 ปีที่แล้ว +30

    Nio part 2 raga ku soo sameee ayagana aan aragno siduuu dareenkoooda noqonayo ok

  • @sowdojama247
    @sowdojama247 3 ปีที่แล้ว +110

    😭😭 ridwanow adii jecelda gbadha ina qalbiga la jabiyo😢

    • @zenon9817
      @zenon9817 3 ปีที่แล้ว

      Midkada malajabiye🤣😂

    • @sowdas5498
      @sowdas5498 3 ปีที่แล้ว

      Samidheyda 🥀🥀🥀

    • @abdullahibile8270
      @abdullahibile8270 3 ปีที่แล้ว

      😂😂 Qalbi Dhagax miya wax isku yihiin

    • @blackthoughts7413
      @blackthoughts7413 3 ปีที่แล้ว

      @sowdo jama xlda kawarn

    • @sowdojama247
      @sowdojama247 3 ปีที่แล้ว

      @@sowdas5498 wow samiday love me❤

  • @princesssamiyadiamond4336
    @princesssamiyadiamond4336 3 ปีที่แล้ว +91

    Videowyada nuucaan waa jeclhy noo soo badi sxpow😂ani mugoo kenya nin ma iga soo jiro😂ba’aaaa xee tahy ninka 7 sano naagta la sheegeesanaaye tolow intaas maxey isku sheegayeen😂

    • @usamaibrahim5531
      @usamaibrahim5531 3 ปีที่แล้ว +4

      Tan aan layabanahy somaahn😃😃

    • @princesssamiyadiamond4336
      @princesssamiyadiamond4336 3 ปีที่แล้ว +5

      @@usamaibrahim5531 😂kuwaan umad ma ahan waxooda jaceyl ma ahan film hindi caadiya ay wadaan😂

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 3 ปีที่แล้ว +3

      Dadkay xamanayeen😂😂😂

    • @yussufarab5380
      @yussufarab5380 3 ปีที่แล้ว +2

      Malinta an dhashee ayn JCL bilaw talow meqa sano ayan JCL kudhax jiraa

    • @fathimohamed397
      @fathimohamed397 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @fosiyoxasan3819
    @fosiyoxasan3819 3 ปีที่แล้ว +30

    wlh gabdhahena qalbiyadooda walagu ciyaray madaremi karo wexe daremayan qof uun jaceylka wax kayaqan aya daremi karo wexe daremayan qofka ku jecel aad ogthy malagu ciyaaro qalbiyadooda

  • @abdisamedmohamoudshaal216
    @abdisamedmohamoudshaal216 2 ปีที่แล้ว +1

    Mr Jey iyo Saaxiibadii aad bay isku jecelyihiin ILLAAHAY ha isu kiin daayo.
    Runtii waan ka naxay labadooduba way ooyeen 😭😭😭😭😭😭
    Jacaylka dhabtaa ❣❣💯

  • @clahimohamudhassancabdulah7031
    @clahimohamudhassancabdulah7031 3 ปีที่แล้ว +8

    Waligaa jcyl dhaba oo dhuuxa kaagalay
    Maku kala dhantaaloo dhuuniga
    Bal daayo dhoohane makaa dhigay
    Mise waaba dhalan teedd 😭😭😭💕💕💕

  • @iskafiirso9951
    @iskafiirso9951 3 ปีที่แล้ว +100

    Film hindi drama inaa firsooyo cml ee ila eg thy 😭😭

    • @ahmedmiirisisxaaq829
      @ahmedmiirisisxaaq829 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhh.......

    • @zamzamsaalah7669
      @zamzamsaalah7669 3 ปีที่แล้ว

      😏😂😂😂

    • @Aisha-uf8ey
      @Aisha-uf8ey 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @marianahmed5331
      @marianahmed5331 2 ปีที่แล้ว

      Whli gabdho aad nugul ayAa jira oo horey falxun ku kici karo . Ugu dambn warka inuu prank yahey u sheeg

  • @ismailjaylaani2317
    @ismailjaylaani2317 3 ปีที่แล้ว +118

    Waan yaabanee reer Nairobi saan dhan miyay Romantic u yihiin ilma adeerayaalow qof Nairobi joogta aan rabaaye inta haday ku jiraan isoo qabto see waaye yaasheey 😂😂

  • @hussiendhaakul3840
    @hussiendhaakul3840 3 ปีที่แล้ว +16

    Gabdhaha Reer Nairobi dhammaantood sidaan miyey Romantic u yihiin ?
    Waa idin salaamey hablaha Reer Nairobi
    From Mogadishu.

  • @khadarchannel907
    @khadarchannel907 3 ปีที่แล้ว +10

    dumarka somalida reer nairoBi iska jeclay from Hargeysa❤

  • @boostariigmedia3889
    @boostariigmedia3889 3 ปีที่แล้ว +22

    Qalbi qof ha jabin laga yaabo inuu ilaahay jecel yahay 😭

  • @habaysanechannel5293
    @habaysanechannel5293 3 ปีที่แล้ว +32

    Cunugu 3aad codkisa caadi mahan wlhi.

  • @maxamedaadan7193
    @maxamedaadan7193 3 ปีที่แล้ว +3

    Midka barnaamijka wata haduu idhihi laha jcylkaaga sidaa ku same wlhi wa dharbaaxi lahaa waayo qiimaha gabadha aad buu usareyaa oohinteeduna aad bey iigubaysa wlh wayo gabari xurmo iyo in kor looqaado bey mudantahay nacas weeye ninkii gbr ka ilmeysiiya💕🌎

  • @mudahikosman4145
    @mudahikosman4145 3 ปีที่แล้ว +97

    REER XAMAR HDEE THY WEY OONE 😩🤣
    ALLA GBDHEHEENA REER XAMAR MSKIINSANAA

    • @asmakhadar3935
      @asmakhadar3935 3 ปีที่แล้ว +6

      reer waqooyi saas uma jilacana😂😂

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 3 ปีที่แล้ว +2

      maya maa jiilicssno ee jcl baa haya

    • @munamukhtar4818
      @munamukhtar4818 3 ปีที่แล้ว +2

      REER SOMLAILAND MA OOYAAN KAW 😅😅😅👊ALLH REER XAMAROOW OOHINTAH ISAGDAAAH 😅😅😅😅👊👊

    • @istaahilmahdi3687
      @istaahilmahdi3687 3 ปีที่แล้ว

      @@asmakhadar3935 waa runtaada😂

    • @istaahilmahdi3687
      @istaahilmahdi3687 3 ปีที่แล้ว

      @@maslahhash2624 waa la sheegay in aanay ooyeynin🙄😏

  • @najmahassan6694
    @najmahassan6694 3 ปีที่แล้ว +76

    Walahi anigo jecel maba baryi kari😂😂😂kibir asaga hita he knows 😂😂i love him so much but once he says its over he will just go😂I better cry in my bed later😂😂

  • @seykaabdi6194
    @seykaabdi6194 3 ปีที่แล้ว +38

    We need more chllng ..🥰👌

  • @jamalahmedmoktar6608
    @jamalahmedmoktar6608 3 ปีที่แล้ว +26

    Wow ridhwan kuu xiisnay sxp keep going

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan TH-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid .

  • @khayrqasaaro754
    @khayrqasaaro754 3 ปีที่แล้ว +22

    😅 SAA ha Samayn jey😅 wllhi waa IGA qosliyeen😅

  • @abdullahiadenabdi7948
    @abdullahiadenabdi7948 3 ปีที่แล้ว +8

    Qalbiga Bini Adamka waaa Qali wax lagu ciyaari karo ma aha gaar ahan gabdhaha ad ayey u Qalbi jilicsanyihiin E yaaan lagu ciyaarin Allahna an oga cabsano

  • @yuunisyare3404
    @yuunisyare3404 3 ปีที่แล้ว +2

    zxpow ridwaan horay u soco waan ku tageernah wll

  • @xamsebuzeed327
    @xamsebuzeed327 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah
    Nairobi Gabdho Qalpi Qurhon oo Qalpi xab xab ah ku noool
    Keep going sisters in live nairobi

  • @mbkardashian2639
    @mbkardashian2639 3 ปีที่แล้ว +15

    Wuu ooye asiga xita oh my god jacaylka walahi wax xun waaye oh my alah

  • @maxamedcabdi502
    @maxamedcabdi502 3 ปีที่แล้ว +13

    Mn sh allh barnaamij xiiso badan sxb noo soobadi 🤣🥰

  • @dalmarg7742
    @dalmarg7742 3 ปีที่แล้ว +19

    La’aanta ma Noolan karo
    Sun cabaa
    Taa Ani dhimasho ayaa ka xigaa
    Walaahi hadaad baxdo Ani waan isdilaa
    Inaan ku Arkaa rabaa Aniga
    Jey sxptiisa Caadi ma Ahan Runti😓🙏

    • @shukrifaarah8763
      @shukrifaarah8763 3 ปีที่แล้ว

      Hindi maa daawanoosaa aan is dhahaaye yariista waa gaadan tahay wlh aduuunka u cusub

    • @dalmarg7742
      @dalmarg7742 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shukrifaarah8763
      Quf Jaceeylka wax ka taqaano waye Runtii
      Weeyna Adagtahay In lahelo gabar ayada lamid ah Oo Sidaa U daacad Ah

  • @mancity1433
    @mancity1433 3 ปีที่แล้ว +16

    Wiilka jey la dhoho iyo ayaan waxaasaa jecel kaa ah ax ❤❤❤

  • @sahragelle2045
    @sahragelle2045 3 ปีที่แล้ว +13

    Gabdho soqabo raga halagu sameyo prank sagashankaba gabdho lee kusamayne ridhawan raga halagu sameyo let’s see their reaction

  • @maxamedmataan3650
    @maxamedmataan3650 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabdhaha somaliyed meelwalbo ay jogaan waa sharaf ayay mudan yihiin💖💖

  • @shugriqali5248
    @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +55

    16:30 gabadhas wan la ooyay sorry gabdhow sidaan dhan raga qalbigiina how racinina wlh wax kasta dhiciraro😭

    • @kaysebaashe
      @kaysebaashe 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhhhh waan ka naxay

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kaysebaashe haa waxa lagu qoslo maha wan qiiroday

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +1

      @Safwan Afrah maha

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 3 ปีที่แล้ว

      Subxanlh la aanta maloolan kari leeba k kasaayaan subxanlh

    • @umalmuse2025
      @umalmuse2025 2 ปีที่แล้ว

      Wllhi ana sid qalpiga u siiyaya

  • @Abdifatah10
    @Abdifatah10 3 ปีที่แล้ว +8

    Keep going bro you doing much better you are legend bro best youtuber

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 3 ปีที่แล้ว +45

    Please wll Ridhwan prank yada nucan oo kale ha sameyn sawab too ah waxa laga yabaa lawo qof oo is jecel iney ku kala tagan 🙏💯

    • @sxpfcniyowllba2793
      @sxpfcniyowllba2793 3 ปีที่แล้ว +2

      Sxp waa run dad badan ayaad kala geynaysaaa

  • @najmamahomed5011
    @najmamahomed5011 3 ปีที่แล้ว +25

    Plse kada Qofka in jcl ee janska ku helysan ee ad dhipaysa😥😥

  • @mohamedibrahimahmed3201
    @mohamedibrahimahmed3201 3 ปีที่แล้ว +8

    Raga qaar sidey dumarka ugu dheelayan waa wax aan ka xumadey wlh 😥😥😪😭😭😥

  • @kingganganaadan4836
    @kingganganaadan4836 3 ปีที่แล้ว +5

    Azxaapta iisoo duceeya anigu si kasta oo aan gabadh oola sheekaysto ana jacayl noo dhex maro mar qudha qalbiga ma galin oo qalbigayga kama dareemin ee iisoo duceeya azxaapta in ilaahay muxibo igu tuuro

  • @Abdifatah10
    @Abdifatah10 3 ปีที่แล้ว +5

    You are legend bro keep going bro best
    TH-camr 😍😍🥰😊😊😊 always keep going man you doing much better

  • @sra3918
    @sra3918 3 ปีที่แล้ว +14

    25:50 mar eeey mareyseee videoga wanbajojiye dawashadhisa bil ramadhan wana lagujiraa 😀😀😀

  • @quruxkudhiiglefans8684
    @quruxkudhiiglefans8684 3 ปีที่แล้ว +10

    WAN XIISEEYAA LKN QOSOL AYAA CAAA IGA DHAMADAY WAAN IS DILAAA KULAHAA QOFTII AYAN AHYD🙂🙂🙂😘

  • @abdiazizhassan2914
    @abdiazizhassan2914 3 ปีที่แล้ว +15

    Keep going legend but we need iskabula to watch

  • @abdihakiim_04
    @abdihakiim_04 3 ปีที่แล้ว +6

    Plz Hala ilaaliyo Qalbiyada Waxjecel Runti Plz❤😥

  • @nasteexomaxamed1819
    @nasteexomaxamed1819 3 ปีที่แล้ว +26

    Gabdha waa masaakiin runti allh no xifdiyo🤗🤗

  • @simansiman4640
    @simansiman4640 3 ปีที่แล้ว +2

    29.4 aabo wanagsan ayaa dhalay walah gabar islamed see loo ku ciyaaraa bismilah

  • @anabcanab1456
    @anabcanab1456 3 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi wanlaoyey gawartan weykujeceshaxay bro sithan xasameynin bardanbe

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 3 ปีที่แล้ว +15

    Wilka Dhahay Hooyadey gabar Igu dari rabta. Maskiin walhi gabadhas abayo macan sorry Waku dareemi kara Waxan Kugu so duceyna adiga Iyo saxibka in ilahay isku kiin sahlo ilahay Calaf haisku kin daaro 🤲🤲😢😢❣️❣️❤️

  • @bashkacade4642
    @bashkacade4642 3 ปีที่แล้ว +41

    Wan la qiirooday wlhi😪 jeeey ha jarin telka kulahaa😭

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @abdirahmanaliabdillahi566
    @abdirahmanaliabdillahi566 2 ปีที่แล้ว +1

    hablaha reer nairobe wlh wa romotik, from djibouti

  • @Muhyadinabdirahman
    @Muhyadinabdirahman 3 ปีที่แล้ว +20

    Huh wan qiiroode wlhi 😢😢 gabadha saas in uu ugalo ma aheen 7 yrs wixii lasoo sameenaaye o laso dhisaaye miyu wax yar ku baabi in rapay waan ka xumahy wlhi in gabdhaha somaliyed saas loo galo

    • @mariyaclrizaaq3984
      @mariyaclrizaaq3984 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣waaa wax yaroo iska kagtan ah✌

    • @Hodan7812
      @Hodan7812 3 ปีที่แล้ว +1

      7 years waaba ybnhy ma quraanba la isku akhrinya 7 sano😂😂😂😂

  • @ciisefantasticofficial8161
    @ciisefantasticofficial8161 3 ปีที่แล้ว +8

    🤘Barnamijkan inta jecel farta taaga 👈

  • @sacidoabdullahi3303
    @sacidoabdullahi3303 3 ปีที่แล้ว +13

    Nacasanaa wiilsha horta aşağa gabar jacek buu ku dheeeli aşkı ninkale leeyhy waxii kaimaada waa xgaaga😁😁

  • @artann7833
    @artann7833 3 ปีที่แล้ว +43

    i aamina wlhi "la'aanta ma noolaan karo" marka maqlo qosol waa weyna iga imaado 😂🤣 sababta cidii taqaano ha i caawiso plz😂

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 3 ปีที่แล้ว

      Waxas wa been 🤣🤣🤣

    • @hanixuseen3678
      @hanixuseen3678 2 ปีที่แล้ว

      aniga iyo adiga isku mid aa nahay😁😁😁😁😀😀😃😄😄😁😁🤒🤒🤒sidaan uqoslayay madax ixanuunay

    • @alteso10
      @alteso10 2 ปีที่แล้ว

      Wacalaa tahay 😃😃😄

    • @badrudinahmed4985
      @badrudinahmed4985 2 ปีที่แล้ว

      In badan aa lagudehe hadana lagaatagay

  • @lebanonbravo1722
    @lebanonbravo1722 3 ปีที่แล้ว +48

    Don't play with someone feelings who loves you so much.......

  • @farhiyaamuktar8477
    @farhiyaamuktar8477 3 ปีที่แล้ว +12

    Oloooy 🤣🤣🤣ani waisdilaa kulahaaa bismilah 🤣🤣🤣🤣suntaa anakukena intejogta🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @osmanyare7425
    @osmanyare7425 3 ปีที่แล้ว +16

    Waar nio ani qofta xijabka green ka ah ban ka helay say u jishay wlh qof caqli iyo xigmad badan weye mnsha allh sidi dumar nimo kulama hdlin ku laha 😂

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdullahiarabazaami3242
    @abdullahiarabazaami3242 3 ปีที่แล้ว +2

    Bro Ridhwan thnks libax Wn aragnay qalbiga ay leeyhiin gbdhaha oo wa msaakin jeceylkooda ka run sheegayo balse raga inta uu garsiisanyhy qfta ay isla wdaan jeceylka an argnee gbadhaha jaanis sii sxb mrkooda😍💯

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 3 ปีที่แล้ว +9

    Ax😭qalbiyada gabdhaha ha la ilaliyo tano kale waa xanun baranki maha

    • @abdullahimahamud2487
      @abdullahimahamud2487 3 ปีที่แล้ว

      Adiga qureysh miyaad tahay maxaad been usheegeysaa kaliya aniga waxan kuu aqoonsanahay qaali dumar