AX! AROSKENA ADIGA QIYANO KU BUR BURIYAY LAKULAN EX Pt10

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @nasserofficial440
    @nasserofficial440 ปีที่แล้ว +332

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad Scw Scw Scw ❤️💙💙
    Like Saara

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 ปีที่แล้ว +169

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad صلي الله عليه وسلم ❤❤😍😍

    • @hababa8410
      @hababa8410 ปีที่แล้ว

      6

    • @farhiyahassan2553
      @farhiyahassan2553 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maxamedmukhtaarmaadow7960
    @maxamedmukhtaarmaadow7960 ปีที่แล้ว +103

    Ku sali xabiibkena nabi mohamed scw scw

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 ปีที่แล้ว +74

    I admire her boldness, cheating in your relationships will only affect you...she did what's best for her.. One's you see deceiving in relationships close it on the spot... It's better for your inner peace ✌️.

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +288

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤💞🤲🙏☝

    • @jokar1m
      @jokar1m ปีที่แล้ว +1

      Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh...
      subscriber isoo dheh RESPECT🔥

    • @maryamaabdikadir7029
      @maryamaabdikadir7029 ปีที่แล้ว

      Salallahu caleyhi wasallam

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 ปีที่แล้ว

      AAD. IYO. AABAAN. UGUFARAXSANAHAY. IN. AYGO. AAN. KAQAADATO. QAYAAMOOLE. MAASHA. ALLAAH

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว

      صل الله عليه وسلم ❤

    • @hafsalula9989
      @hafsalula9989 ปีที่แล้ว

      Salalahu caleyhi wasalam

  • @jokar1m
    @jokar1m ปีที่แล้ว +251

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh...
    subscriber isoo dheh RESPECT🔥

  • @drsfatimamoha262
    @drsfatimamoha262 ปีที่แล้ว +182

    Nin aad ku kalsoonaaty oo naago kle u hanqal taagaya faaiido ma leh keep going abayo wan kugu raacsanahy taas💪✌👍

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 ปีที่แล้ว +1

      aad iyo aad

    • @sucdiabdirahman9049
      @sucdiabdirahman9049 ปีที่แล้ว +1

      Haa saas waye

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 ปีที่แล้ว +6

      Qof ku jecel qofkle maba jeclan karo wee ku sugtay wllhi saasaa kaa raabaa qof mar ku qiyaanay mar labaadna woo ku qiyaanaa

    • @aminoibrahim8991
      @aminoibrahim8991 ปีที่แล้ว +1

      aad iyo aad 👏💪✅

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan layaabanahay gabdh aad la socotay 5 sano sidee codkeeda u garan weyday hadii gabadha saaxiibteeda ah dhihi laheeyd ii tijaabi saaxiibkeey waa macquul inuu shukaansado xitaa ma fiicno inaa saaxiibkaa sidaa u qodqodid waaba fahmi kartaa 5sano maxaa sameeyneeysiin waaba danbi anni sidaa ayaa u arkaa mcnto iyo macn aaba iska dhameeyseen guriga markii la tago sidaa ma soconeeyso.

  • @abdirahmanhassan7570
    @abdirahmanhassan7570 ปีที่แล้ว +41

    Allow qof walbo murad leh usahal yarabi 🙏🙌❤

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +268

    Dumarkeena waxaan Ku Jeclahay Qalbigooda Way Ku siinayaan Waliba si adag Lkn Markay Qalbiga Kaa saaraan ha Ka Yaabin Inay Kaa Ogalaadaan Inay Kugu soo Celiyaan.!!!!!!

    • @seibaahmet1821
      @seibaahmet1821 ปีที่แล้ว +10

      Hasa meynina wax aan idinkaga saari karno qalbiga🥺💔🤦‍♀️

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 ปีที่แล้ว +2

      Wasax taas wakasimnhy qalas qofka qalbiga kasarno

    • @anabanab8624
      @anabanab8624 ปีที่แล้ว +4

      Abyo nag adaga thy halkas kawad mashallh nag nol

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 ปีที่แล้ว +1

      aad iyo aad

    • @rahmaabdi4861
      @rahmaabdi4861 ปีที่แล้ว +11

      dumarka duruuf. weykugu dulqaadana qalbiga inlaga jabiyo umadulqataan wa xaqiiq taas

  • @nuuradiincade6877
    @nuuradiincade6877 ปีที่แล้ว +135

    Gabadhkastoo single ah si gaara ayaan cawa u salaamay👋💯💥

    • @Alinuur1
      @Alinuur1 ปีที่แล้ว +1

      Wanka qady bro ❤️❤️😝

    • @mulkiabdullahi8367
      @mulkiabdullahi8367 ปีที่แล้ว +1

      wa ka qadnay bro thanks 🙏

    • @nj5683
      @nj5683 ปีที่แล้ว +2

      @@Alinuur1 akram gabar maa tahy😂😂🙈

    • @Afsachannel774
      @Afsachannel774 ปีที่แล้ว

      @@nj5683 😂

    • @aminoibrahim8991
      @aminoibrahim8991 ปีที่แล้ว +1

      sido kale wllo 🤝

  • @djibnabadone5050
    @djibnabadone5050 ปีที่แล้ว +57

    She is right , she did what is her best for her life😚☺☺

  • @fartuunahmed3130
    @fartuunahmed3130 ปีที่แล้ว +24

    Waa 4sano kahor go.aanka qatay wana kugulaystay allhamdulilah nolol kawanagsan ayan helay wana gursaday hoyo ayana ahay qof daacad ii ah ayana rabi igu deeqay 🤲 allhamdulilah
    Gabdho go.aan adag qata hadii ad aragtan qofka in usan kuqalmin wlhi wax ka khayr badan aad helaysan

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki ปีที่แล้ว +54

    The besst person Ever The Most Knowledge Able & The most shine all created prophet Muhamed Scw Scw ﷺﷺ🤲💟🥺☝️

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 ปีที่แล้ว +154

    Hadaa ujeedo magaca nebigeena Muhammad صلي الله عليه وسلم ❤❤😍😍
    Like saar

  • @moidmoharerian
    @moidmoharerian ปีที่แล้ว +68

    This lady has done something wonderful I admire it this is what every girl should do before engaging in marriage he does not deserve her abit of reality as men we should be kind heart lets not cheat our sisters to this level that's is all

  • @umuc4389
    @umuc4389 ปีที่แล้ว +61

    Waaw, gabadh aad u caqli badan weyaan, Masha Allaah waxaad samaysay wax noloshaada muhiim u ah, gabadh walba hadey saas wax u hubsanlahyd aad bay ufiicnaan lahyd. Guul ayaan ku rajayn abaayo ❤

    • @lailafarah2575
      @lailafarah2575 ปีที่แล้ว

      Maxaa guul ah iyadaa iska dhigtey gabar kale oo soo raadsatey dulmiga waa xaram

    • @jacburjalfaq9641
      @jacburjalfaq9641 ปีที่แล้ว +2

      Inu xidhid kle iska Dido ayay ahayd o u Hal qalbi yesho gabadha way saxanthy anigaba hada walay qaba ninkayga hadaan talefan kale ka shukansadoo o u I aqbalo wllhi inana lasi jogeynin laba deyda will inta wataa dhaqajinaaa

  • @hamdashiine7145
    @hamdashiine7145 ปีที่แล้ว +100

    Qiyaano cudur daar malahan gabar adag mash Allah 😍

    • @caishamaxamuud4875
      @caishamaxamuud4875 ปีที่แล้ว +2

      Ma mudna 2aad in jaanis la siiyo wey KU saxan tahay👌👌👌👌

    • @hafsalula9989
      @hafsalula9989 ปีที่แล้ว +1

      Wan kugu racsanahay sz

  • @axmeda.d862
    @axmeda.d862 ปีที่แล้ว +45

    ALLAH janatul firdows naga waraabiyo aniga, idinka iyo muslimiinta oo dhan. Qofkii mustaqbal rabana ALLAH ha usahlo

  • @asmamohamed2177
    @asmamohamed2177 ปีที่แล้ว +25

    Adigu hadaad jeceshahay gabadhan mxaad ku Falaysay wlh runtii qof lagu noqdo matihid waliba yadu qalad saarayo🥺Hooy hablaha hala ilaaliyo raaca dariiqi nebiga scw N.N.K.H dumarka xadiis dhan ayaa laga so arooriyey❤🥰

    • @abdimohamed6596
      @abdimohamed6596 ปีที่แล้ว +1

      Asma abaayo waa runtaa

    • @Football-og5bb
      @Football-og5bb ปีที่แล้ว

      Ninka afar u banan

    • @asmamohamed2177
      @asmamohamed2177 ปีที่แล้ว

      @@abdimohamed6596 thanks wll

    • @asmamohamed2177
      @asmamohamed2177 ปีที่แล้ว

      @@Football-og5bb afarta ma diidin Lkn ayada meelba Kumu hubsane waxay ta kale uu raadinayo Caqli ku dar brother afartu Iskula so bood maahe🙄

    • @abdimohamed6596
      @abdimohamed6596 ปีที่แล้ว

      @@asmamohamed2177 Ilaahay haku xifdiyo baayo mcn

  • @sabiriinabdullahi7098
    @sabiriinabdullahi7098 ปีที่แล้ว +43

    Si fiican ayey yeeshey maansha Allaah waa gabar iska adag qalbi ma soo noqdo wlh 😂😂😂
    Subxaanallaah fududaa waa maxay iimaan darada heesay 😂😂😂😂

  • @abdiabdullahi4858
    @abdiabdullahi4858 ปีที่แล้ว +19

    I totally agree with her decision huge respect 🙏 to her

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 ปีที่แล้ว +24

    Time 07:52: I believe that If a man cheats You once he would do it again..Believe me i have Experienced it 😭I know How painful it is to be cheated over and over again..I wish i did the same decision as this girl💪But i was very young and thought that he will never do it again 🥰But Unfortunately he decided it again .. ..May Allah blessed You with a man that is honest and God fearing..Do not settle for less walalshey qaali🙏🥰❤️.

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +35

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @suleimanmuhumed9711
    @suleimanmuhumed9711 ปีที่แล้ว +20

    she is absolutely right, and you did what is best for you. I respect that. waxa kudhi laha you will find someone that will not cheat and will live a happy life with. keep your head up sis.

  • @ilyaascartan4689
    @ilyaascartan4689 ปีที่แล้ว +83

    Sidu u calaacalay ayaaba eh wax lafiirin karin walle jcl maaha ee waa passaborka😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 ปีที่แล้ว +2

      Aniga xitaa waan aaminsanahay taas

    • @Eidohajibotaan8650
      @Eidohajibotaan8650 ปีที่แล้ว +2

      Ma ila aragtey 🤣🤣

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 ปีที่แล้ว +2

      Jaanis ayuu is dhaafiyay wuuna is ceebeeyay 🤣

    • @sakiabdi5604
      @sakiabdi5604 ปีที่แล้ว

      Passport maa jaanis noqday taas gabdho badan baa ku qaldamee
      Passport haduu Farxad keeno hala iisooraadiyo mid farxad kaheshay wiilasha Hanaga waalina awal aad adinka godka kudhacdeen jacaylka aan kumuraaqoonee

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 ปีที่แล้ว

      @@sakiabdi5604 dhago hdlka igadaa cid kaa passport jecel majirto haii suuroone 🤣🤣🤣

  • @hassanahmedabdi3942
    @hassanahmedabdi3942 ปีที่แล้ว +18

    War gabadhu cadi ma ahan masha Allah imtixaan inaba caadi eheen bey kaqaadey

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 ปีที่แล้ว +36

    Mashaa allaah wlhi waa gabadh geesiyad ah oo qalbigeeda hanatay in taanu qof kale hanan👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👌👌gabdho gabadhan wax kabarta

    • @queenkhadra
      @queenkhadra ปีที่แล้ว +1

      M.Allah gesiyad .❤❤❤❤

    • @Khaire.10
      @Khaire.10 ปีที่แล้ว

      😂😂maskiinka passport aya seegey 😢😢

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 ปีที่แล้ว

      @@Khaire.10 kkkkkkkkkk waxbaa kudhacay ninka balse haduu daacad ahaanlahaa wuu helilahaa

  • @updyfatahahmed5952
    @updyfatahahmed5952 ปีที่แล้ว +58

    Gapadhi In ay Zaxzan Tahay Ma Izku Raacney😎

    • @isaagxassan7502
      @isaagxassan7502 ปีที่แล้ว

      Nan aydaa gaagistar ah tagdhee naagmiyaa lawaayeyaa

    • @zuuzuu3606
      @zuuzuu3606 ปีที่แล้ว +2

      Aaad iyo aaad wa gabar iyo bar Allah u ziyaadiyo garadkeda

    • @SalmaAden-km8xz
      @SalmaAden-km8xz ปีที่แล้ว

      Waxan garad ma ahn haday isgursdn xita asgo nag latagn hday aragto San Lee udhaqmi lahed war bx dheh girls are like matatu if you miss one you wiil get another one hay ninka inu oynyo way ujeda nin ragna waxii kaoysi mayaro so nocas inay ihdsho ma ahn Intan ilhy ahenba Usha way kadhcdaa

  • @salatabdirahman4880
    @salatabdirahman4880 ปีที่แล้ว +74

    Ridwaan! Ridwaan!
    Yoyo! yoyo! waxaa ka fiican o ajar iyo xasanaad ka helaysiad aan kuusheego waa
    السلام عليكم ورحمة وبركاته
    Waxaa luquu qoraa 30 xasanaad!
    ثبت عن سهل بن حنيف رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :«من قال: السلام عليكم كتبت له عشر حسنات، ومن قال: السلام عليكم ورحمة الله كتبت له عشرون، حسنة ومن قال: السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كتبت له ثلاثون حسنة» [رواه الطبراني]
    Bro, its good for u and u will get rewards for that i hope u will change from the next episode! و بالله التوفيق

    • @hafsalula9989
      @hafsalula9989 ปีที่แล้ว +2

      Walal qali anigaa ayabo kahelay wanadhadaa m.a ilhey cadhaabta hakailaliyooo adun iyo aaqiroo ilahy haka rali noqdoo

    • @erdogan2030
      @erdogan2030 ปีที่แล้ว +1

      Wa sida radhwan

    • @updyfatahahmed5952
      @updyfatahahmed5952 ปีที่แล้ว +1

      Waa Runta Waa Wll

    • @suleimanabdi8095
      @suleimanabdi8095 ปีที่แล้ว

      @@hafsalula9989 Asc

    • @layaansamiix6592
      @layaansamiix6592 ปีที่แล้ว

      Ridwaan talada qaado yow yow. Iska dhaaf suldaaan

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +35

    NABIGA HALUGU SALIYO salalaahu calayhi wasalam 😳

  • @Naruraabdullahi
    @Naruraabdullahi ปีที่แล้ว +27

    Baryadiisa iiga daranbo in loo soo jilcuu rabaa orod ku dheh😁 Waa kugu raacsanahy quruxey horey usoco☺️

  • @Ahmethozman
    @Ahmethozman ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂 doqonimadi oo qof ah hda maqashan waakana gabadhana wllh garaad illahy wuu siyay oo iskga tijabiso raga xun gabdhow saan wada sameya adinka dhan 😅

  • @monam7931
    @monam7931 ปีที่แล้ว +20

    Xoolo weeye way kugu sugtay walhi qof aad juhdi galisay waxas samynaya nin somli laga Hella dumarku wa maskin walhi 5 Sano 😭

  • @queenmaria3931
    @queenmaria3931 ปีที่แล้ว +4

    Kusliii rasulken❤Mohamed scw ❤🤲🥺

  • @hassanmohamud5470
    @hassanmohamud5470 ปีที่แล้ว +15

    Midkaan own goal caadi aheyn isku dhaliyey 😁😁

  • @umalamuura1200
    @umalamuura1200 ปีที่แล้ว +18

    Hhhhh indho adakaa ruuxu 😂😂😂 gabadhuna waa atriisho caadiya 😹😹😹 fariid👏👏

    • @nageye7793
      @nageye7793 ปีที่แล้ว

      Farid kulaha
      Ninku isagu ma hadlayo ee qalbigisa aya hadlayaa❤

  • @ikranyusuf8567
    @ikranyusuf8567 ปีที่แล้ว +11

    UFF caruurbey waqti iskaga dhumiday doqonta😂

  • @sahra4091
    @sahra4091 ปีที่แล้ว +46

    He is not mature enough to admit his mistake, instead he blamed her. She is calm, collective and articled.

    • @abdalarockstar915
      @abdalarockstar915 ปีที่แล้ว

      He is a peice of shit and he doesn't respect him self

    • @kawtharxh
      @kawtharxh ปีที่แล้ว +1

      Hes deflecting

    • @abdiwahabibrahim1561
      @abdiwahabibrahim1561 ปีที่แล้ว

      100% he is confused guy

    • @simona07
      @simona07 ปีที่แล้ว +1

      Yess, good for her for standing her ground and doing what's best for her!

  • @hamdixsan
    @hamdixsan ปีที่แล้ว +4

    Gabdhaan teamkayga ayey ka tirsantahay waa naag adag
    Keeeeeeeeeep Going

  • @mukhtarmahat4131
    @mukhtarmahat4131 ปีที่แล้ว +10

    The girl is genius
    You lost a gold 🥇..
    Cheating is unforgivable

  • @abdullahishariff9174
    @abdullahishariff9174 ปีที่แล้ว +29

    Cheating in a relationship cannot be taken lightly.... What a bold decision!

  • @umusuunaa
    @umusuunaa ปีที่แล้ว +11

    Anaa u horeeya wall hadaad i aragto please ha i dhaafin qisan so gudbiya so daawo adigaa i muhiim ah

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +4

    Qofkaa tagey waligaa fursad ha siin waayo bari ayuu ku toogan , horey usocod wacan abyo💯💯👏👏

  • @zaynabnuur3156
    @zaynabnuur3156 ปีที่แล้ว +18

    He deserves what he did good job young lady goan fican aya qadate I'm proud for you🥰

    • @abdiwahabibrahim1561
      @abdiwahabibrahim1561 ปีที่แล้ว +2

      The girl used used a lot of brain 🧠 she deserved golden cup but boy has not used the Brain

  • @umuilyaas6152
    @umuilyaas6152 ปีที่แล้ว +7

    Maansha Allah walaahi waa naag adag Keep going sis💪💪

  • @basraali8674
    @basraali8674 ปีที่แล้ว +4

    Haa waa sax wax fiican muu samayn balse waa dhakinyaro ragna damac kama dhamaado waana bili.aadmi intan Allaah swt kahahayn ba way qaldamaan marka waxan odhan lahaa gabadhan nabsi haku gelin hal mar o qalad lagaa galay e jaanis kale sii adigoo tixgelinaya wakhtigii wacnaa iyo wanaa gii a.islaso qadateen qirashada debigiisa baryada umada horteedad ukugu baryay balan qaadka ukubalan qaaday inaanu mardabe ku qiyaamin intaas o xaalo hoos ufiiri hadumaroobin e hooyo somaliyeed wabilaahi tawfiiq

  • @ciizesiyad8529
    @ciizesiyad8529 ปีที่แล้ว +15

    War qofta Tijaabi jaceyl kaaga oo another level ku sameysay Ani waxaan dhihilahaa Abaayo waa ku saxantahay sanadkan Naftad xitaa ka orod wye wlhi is ilaali Adi io gabdheheena somaliyed 🥰

  • @sumayoali2731
    @sumayoali2731 ปีที่แล้ว +9

    Abaayo wadkusaxantahay ee horey usoco qofmarku qayaamay markale in uukuqayaamo wey ufududahay

  • @makelough48
    @makelough48 ปีที่แล้ว +12

    Keep going man you deserve better Don't beg anyone who leaves develop your self

    • @binkeyadan1794
      @binkeyadan1794 ปีที่แล้ว

      Fact sxp ....move on don't let down yourself...

    • @ms_humble5901
      @ms_humble5901 ปีที่แล้ว

      Yeah! He needs to become better person and mature up, cheating is unacceptable.

    • @SalmaAden-km8xz
      @SalmaAden-km8xz ปีที่แล้ว

      Yeah move on

  • @sahraruun4195
    @sahraruun4195 ปีที่แล้ว +7

    Naya buri ninkan ridwan somali saju no so qawo😂😂 kuwasa funny ah

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว +16

    wll ridwaan.waykusaxanatahay wll.sidaas hadiilaiigalo waaanyelilahaaa❤❤❤❤💝👍

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 ปีที่แล้ว +30

    Ninkan markii horaba naga kale shukansan jiray wayo 5 years qof islasocdeen codgeda maxu ufahmi waayay nagihi ayaa kubatay waa kusugtay hanakusolabanin ABAYO horay usoco ❤😂😂😂

  • @shukriabdi5228
    @shukriabdi5228 ปีที่แล้ว +3

    Sifican bey ugashy passport buu raby, io in Germany lageyu weyna kafahanty . Nin afrika jooga oo chance gaad ah wey udhamaty. Good luck 👍 🎉🎉 horey usoo abayo quruxey qaali.

  • @cabdishakuur232
    @cabdishakuur232 ปีที่แล้ว +6

    Gabadha wlhi waqof kartileh m.a❤🌹👈

  • @ziyadhosseyn5938
    @ziyadhosseyn5938 ปีที่แล้ว +3

    I support the lady, she stood on the right side of law

  • @yagamiii.l
    @yagamiii.l ปีที่แล้ว +12

    tan gabar iga dheh👏❤️‍🔥

  • @hungrystudent
    @hungrystudent ปีที่แล้ว +11

    As a psychologist i do understand why this relationship ended.🤦

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 ปีที่แล้ว +5

    She very smart metur’
    He’s blaming her for his mistake’
    Qofka hadii aad qadarinaysid qof kale lamadan hasheen wakhtina maadan siiseen sxb’
    Jaanis fcn baad isdhaafisay niyo’
    Gabadhaana waxaan dhihi lahaa mashallah daganaataada iyo ku adkaysidga goaankaaga, horay usocod baayo

  • @ubaxladan7319
    @ubaxladan7319 ปีที่แล้ว +3

    Absolutely keep going sis

  • @DosSalad
    @DosSalad ปีที่แล้ว +3

    Asx Ridwaan walal waan ku salaamay. Haddii aan ka dhiibto fikradayda waan ku raacsanahay gabadhaan waa gabar ilaalsanahysa qalbigeeda ninka waa qiyaanoole waayo ayada oo jecel ayuu u hanqaltaagaayey naago kale, hadday cafiyo waxbadan ayey ilmayn lahayd gabarnimadeeda waxay isku badali lahayd qalbi jab. Goaanka ay kaqadatay waa mid sax ah. Mahadsamid Ridwaan walal keep going you doing well bro.

  • @kadidzeinab1853
    @kadidzeinab1853 ปีที่แล้ว +5

    Naag nool igadeh, keep going sister👍

  • @safaali1579
    @safaali1579 ปีที่แล้ว +5

    4:13 wey kugu sugthy wlhi waxbadso waxbeel beyleedahy waxaan leeyhy gabdhaas horay usoco faaraxyda hunguri xumaa hungurila aan dhigta 🤣
    إن كيدكن عظيم allaa horay inoo tilmaamy

  • @xubimedia1060
    @xubimedia1060 ปีที่แล้ว +22

    hadad somalinimadu kugu wayntahay iso raac👈wllkyga dhiga somaliyed ila wadaga 1k ma igadhsinkartaan😭😭😭😭

  • @zamuhzalahalihumblegirl53
    @zamuhzalahalihumblegirl53 ปีที่แล้ว +8

    Sister NIN qurxon raadso kan mid maahe 💔😭😂

    • @hafsainamagan2270
      @hafsainamagan2270 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hodanahmed2843
    @hodanahmed2843 ปีที่แล้ว +3

    Waya ku saxantay wlo keep going hore u soco ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahir8903
    @zahir8903 ปีที่แล้ว +29

    Ninyahoow ninka indho adkaa 😂😂😂 sxb qofta si xun u gashay Marba hadaad damacday in aad naag kale la kulantid

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 ปีที่แล้ว +2

    Haddii uu guur iyo mustaqbal mel ladhigtay gabadha maxuu u wiyaamsy abaayo kaqax midka khayr badan alle hakusiiyo

  • @Najuudcabdalla1979
    @Najuudcabdalla1979 ปีที่แล้ว +12

    Runtii gabadhan wey.saxantahy wayoo quf qiyanay hadana fused kale hadasiso way Usah Lantahay inuu Qiyano mar2 iyo Mar 3 🤍🌹🌹

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 ปีที่แล้ว +10

    😂😂shit maskiinka passport ayaa seegey 😢

  • @FNAFGACHA69
    @FNAFGACHA69 ปีที่แล้ว +21

    You are strong girl and I am with you on that if someone cheats on you ones they may cheat on you again.
    I’m really proud that you know what you want and what you don’t want.
    Keep going and protect your heart always.

  • @fartuundheeyman2825
    @fartuundheeyman2825 ปีที่แล้ว

    Qalbiga waa sida murayada oo kale murayaad jajabtay maiskuso celinkarta su asha waa maya ninkana sidas haka ahado wllo farxad igu waar qalanjo qali ❤⚘💯💯👍

  • @ishoafro763
    @ishoafro763 ปีที่แล้ว +30

    Masha Allah gabar adag tahay abayo somalida waxa dhahda mar idaga allah dago Mar labaad I dago Ana is dagay. qof adoo xarir laleh 5 sano naag kala Inuu meel kula kulmo gaaray lugta furdheh Sxb I wish gabdhaha somalida in aa cashar kaqataan abayadod gabdhaha nin naag qabo ka daba ooynaayo

    • @cuud4726
      @cuud4726 ปีที่แล้ว +2

      Nin nag qaba inadh gursato dambi maahan Walashey cadhi waye weydacdha Aniga gabar ban ahay waligey magursan manalashekeysan Nin naag qaba lkn Dintena quruxdha badhan wey ogoshahay Ninka maadhiga ama Iyadha kiliya malogudey Mcney NO so she has a right to marry a married Man

    • @xaawomaxamed1930
      @xaawomaxamed1930 ปีที่แล้ว +1

      @@cuud4726 waa denbi ya dhahy ba abyo lkn dadku isku mid maaha aniga nin naag qaba ma aminsani inow ijecelyhy

    • @sakiabdi5604
      @sakiabdi5604 ปีที่แล้ว

      Abaayo magac hakuciyaarin nin naag qaba iyo kan oo kale waa kala labo
      Kan ayadoodon la is dhadhamin buu kuqiyaanay lkn ninka naagta qaba tiisana ka adag tan labaad awood uu kuraadsadan waa leeyahay rabina waa ubaneeyey lkn kan aan hal Hayn oo mid kale kudulraadinaya magaca hanagaga dilin please

    • @ishoafro763
      @ishoafro763 ปีที่แล้ว

      sis hada guur doontahay nin free raadso ma dambiya maxa diinta ugu gambatiin naagow nin free guursada nimanka nagaha qabo waa guri karo eh ayada ma looguday erayga eh Haa ayada looguday ilahow nin naag qabaa kamagan galay iyo shiirkisa 😂

    • @ishoafro763
      @ishoafro763 ปีที่แล้ว +1

      @@xaawomaxamed1930 sax sister sas karaba adoo guri Vila aa kubaashashid heli kartid maxa hal qol iskugu kooba nin naag qabo wa adoo qol cariri dagan camal. Stress fakar beeen maanta dham iskadabashaqeys cuqdad

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 ปีที่แล้ว +23

    Wooow wale tana naag nool igadhe tan waxaadba modaa inay tahay tii iga yarayd o aan so tababaray anigu deg deg uso laabo intanu ku sixrin meshas waxba lagu sheg shegaye😂❤

    • @sakiabdi5604
      @sakiabdi5604 ปีที่แล้ว

      Hhhhh War kan iska biyo biyeyso baan dhihi lahaa si mid horay bahalka usoodhadhamiyey aysan ugudhin 7da ayagoon kabixin intuusan bahalkii meel marayaba raacin

  • @mohamudnoor2310
    @mohamudnoor2310 ปีที่แล้ว +31

    Naaagtan ayada xarfaan aha Wlhi sababtey utijabisayba waxey ahyd she has a plan B so awoowe nagtan waa tagtaye calacalka jooji 😂😂

    • @ruqiyocali4451
      @ruqiyocali4451 ปีที่แล้ว

      Wad fahantay🙆🤣🤸‍♂️

    • @ummulkhairahmed8336
      @ummulkhairahmed8336 ปีที่แล้ว

      Bro plan b hadey heysatayna A asagaa u ahaa haduu shabaqas kudhici laheynna waxan hubaa ineysan qofkale ka dooran laheyn lkn nin 6sano waqti intuu ka cunay wali aroskoda kahor midkale shukansanayo xaqiiqdisa Ilaahay ayaa tusay falkasna wafajiyey

    • @ummulkhairahmed8336
      @ummulkhairahmed8336 ปีที่แล้ว

      Tedakale wa gabar wxn hubaa intey asaga ku koobneyd iney niman badan diiday kan hada plan b ledahayna koley kuwi ayada rabay oo ay chance siisay le waye qalad kuma laha waxan hubaa haduu awoodo inta ay sugtay asaga masugen ee nag kale ayu gursan lahaa wlhi, I'm just feeling sorry for her

  • @AG-ms9hb
    @AG-ms9hb ปีที่แล้ว +21

    I really agree with the lady's decision bcoz doing the same thing but expecting a different result is the definition of insanity 💯

  • @mukhtarmahat4131
    @mukhtarmahat4131 ปีที่แล้ว +31

    It a better to be single with standard than losing yourself for approval 😉. Don't make someone who is not worth your love make you forget how much you are worth .

  • @saynabwarsame9738
    @saynabwarsame9738 ปีที่แล้ว +4

    Waa sax inaydiido wayo waa khaayin aan LA aaminikarin abaalkisa helay keep going sister

  • @habiba9267
    @habiba9267 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa Allah smart lady hore usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂 yaa wixiii waxkhayaanaba sidaas usooqabta woow

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +10

    Iydaa khayatay wuxu waa nin damac badan jaanis sii dadku waa khaldamaan haduuba khaladkiisa qirtay waqtina waa idinka dhumay isaga laftigiisa aad u timid dalka marka abaayo jaanis sii wali wuu ku jeceyl yahay ❤❤❤

    • @hamdi.mohamed
      @hamdi.mohamed ปีที่แล้ว +3

      Naaguhuba wa damac badan yihiin damacna marmarsiyo magalo

  • @abdiibnabdesh912
    @abdiibnabdesh912 ปีที่แล้ว +5

    Runti waa gabar qalbi wanaagsan, waayo dadka qalbiga wanaagsan wax maqayaanaan oo dhaawac umageystaan lkn hadii mar laqayaano umaadkeystaan
    Waay kusaxantahay inaay sidasi sameyso waayo qof jaceylkiisu uu gabagabadii guurka uumaraayo inaad qiyaano kuaragto marba looma dulqaadaan karo
    Balse sida wanaagsan Alle haa waafajiyo labadoodaba

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g ปีที่แล้ว +4

    Be strong women gabr fariid aH waaye ❤

  • @macalinkascholka
    @macalinkascholka ปีที่แล้ว +7

    Hadad caan tahay oo hdana xidhiidh la,aan tahay isoo raaac😂😂😂😂😂

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 8 หลายเดือนก่อน +1

    Runtii waa qof qolleh waana sida loo bahanyay waayo waxa la yidhi muslim o run sheeg Muslim owna aamin markaa waa sax khiyaano cidna ma anfacdo allaw na ilaali

  • @asliegal2683
    @asliegal2683 ปีที่แล้ว

    Waa naag nool waana ku saxantahay go,ankeda! Duleyste markasta waa isla saxan yahay. Khaladka asaga leh wuxuuna leeyahay shaqo ma admin, limo ma dhalin.ada isiray OMG duleyste is always duleyste. Horay usoco habo Maasha allah you put him his position ❤

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 ปีที่แล้ว +4

    Gabadha waa saxntahay Ninkana waxan leyahay way ku seegteee baryada joogi awoowo😂

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 ปีที่แล้ว +3

    Waa kusaxantahay abaayo guuleyso

  • @ayantaally8133
    @ayantaally8133 ปีที่แล้ว

    Wllhi waa geesiyad saas kaa rabaa Abaayo War gabdho wax aan ka barano gabadhaan🥰🙏

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 ปีที่แล้ว +2

    Bisinka inantu adaga ma qof 5 sano Isla socdeen ayey waxyar dartii ku burburinaysay markii horeba jacayl dhaba umay qabin wiilka😐🤔

  • @xaraagoxaraago5916
    @xaraagoxaraago5916 ปีที่แล้ว +6

    Wad kusugte queen .......nimankan komentiga nacnacda kuhaya nin rag lama cilo marka dumarka lacila miya .........wixi silac ah iyo saxarir ah dumarka logu talagale miya sheeko😏😡

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 ปีที่แล้ว

      Naagaaba u doodaayo waa yaab tii naag aheed wax aysan nafteed larabin ee walasheed la rabtaa

    • @xaraagoxaraago5916
      @xaraagoxaraago5916 ปีที่แล้ว

      @@queenaisha8930 nagaha waa igayabiyen istuska kabate nimanke wajii karadsanayan

  • @shakiibyare9519
    @shakiibyare9519 ปีที่แล้ว +38

    Gabadhan waa Libaaxad wllhi guulayso abayo kan Hada ayuu tuugtamayaa ee gooy dhe 😂

    • @nim7534
      @nim7534 ปีที่แล้ว +1

      Wlh waa fariid naag aqli badan

    • @hodanbashir7886
      @hodanbashir7886 ปีที่แล้ว +1

      😁🤣🤣🤣

    • @hodanbashir7886
      @hodanbashir7886 ปีที่แล้ว +1

      Fariid wye

    • @fatxilady638
      @fatxilady638 ปีที่แล้ว +2

      Horta nimanka soomaalida maxaa iimaanka Ka qaaday.iyagoo meel heesto ayuu meel kale u hanqal tagaayaa.

    • @hodanbashir7886
      @hodanbashir7886 ปีที่แล้ว

      @@fatxilady638 wa duli nimo🤣😁😁

  • @zeikhan1224
    @zeikhan1224 ปีที่แล้ว +1

    WOW 😳 queen 👑 always queen 👑 keep going sister👍💖wixi lopahna samysii kugu racsanhy intu Horan kaqariny aya kabdhn abyoo

  • @hanisulemanmahamed2078
    @hanisulemanmahamed2078 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wllhi waa gabdh Aqli badan Ogow wll Hadii alle wax ka qaado badalkiisa ayuu ku siinaa alle kama Qadeen Hadiipa uu kheyr ku Haa adi waxa laga yabaa in duco aad mar duceysatey alle uu ku Qabaley🥰🥰🥰

  • @sugulenuur5842
    @sugulenuur5842 ปีที่แล้ว +24

    Nin yar baa tahay qoftan goan ee kagartay marka hore usoco mid kheyr badan ilahay hakugu badalo calacalka jooji

    • @hodanbashir7886
      @hodanbashir7886 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣😁😁😁

    • @qalbisaleen6327
      @qalbisaleen6327 ปีที่แล้ว

      Qiyaanada jooji dheh maanta wajigiisa waa la bartay

    • @mohamedali-qr9wz
      @mohamedali-qr9wz ปีที่แล้ว +1

      @@qalbisaleen6327 Qiyaano majirto iyado horey ninka ey profileka soo saaratay intuu oogu xareesnaa. Beenta hanalaga yareeyo. Qofwalbo qofbaa lasoo hadlo ama rapitaan u sheegto ama yaqaano oo iska dhigo qofkale. Bal hada adiga iska hadal meeqo nin kulasoo hadasho ama xiriir kaa codsado. Hada dumarka ayaaba iska dhigayo kuwo 100/100 daacad ah.

  • @xasanmaxamed2446
    @xasanmaxamed2446 ปีที่แล้ว +7

    WaxaAN maqli jiray waayeel tag lama dhahee wuxuu ku tagaa la tusaa caanaw jaaniz baalagugu raadinayay waana ku dhacday 😂

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 ปีที่แล้ว +2

    huno waaan kugu raacsanahay goaanka aad qaadatey waayo ainga hadii aan ahaan lahaa sidaa no kale ayan sameyn lahaay🤝💔💘

  • @nimomohamed5035
    @nimomohamed5035 ปีที่แล้ว +2

    Wey ku saxantahay goaankeeda guul abaayo

  • @ramuulamohamed4700
    @ramuulamohamed4700 ปีที่แล้ว +3

    Ninka ragga fursad baa la siyaa wuu is badali karaa wlhi wilibo waxo noqon karaa midka ugu wanagsan nolosha

    • @abdrhmnoge2028
      @abdrhmnoge2028 ปีที่แล้ว +1

      Rntiii waa fikir aad u wanagsan lagayaba inuusan inta nolashiisa ka dhiman naag dambe hdalked iskadye uu fiirin waayo xitaa sbbto ah weligii hilmami maayo dhacdadii qabsatay😶

  • @nadiaquruxchannel794
    @nadiaquruxchannel794 ปีที่แล้ว +5

    Iso boqda walaheyga somaliyed ❤❤

  • @nadabashe4950
    @nadabashe4950 ปีที่แล้ว

    Thnks abyo cashrba na barty👸❤👏

  • @hindaosman4491
    @hindaosman4491 ปีที่แล้ว +1

    Gbdhan wiilka qabee iskaga rebtee la eed qofkle hoos ka wadaty kne wxey rabty sabab macqul ah oo ay ku reebto oo ayda aysan wax dambiya isku yelin oo bari iskaga dhigto sxb hore u soco ilma ha u calaclin