XANUN! ASAGO ILMAYNAYO JACEL KADIIDAY HORTIISA KUSUUXEY

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 442

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +113

    Alle Muslim Iga Dhigay Baa Mahad Iska Leh Alx❤

    • @dheemanmuuse-ln8eh
      @dheemanmuuse-ln8eh ปีที่แล้ว +1

      Alx ilahayiba muzlin naga dhigayi😊

    • @ismyismahan323
      @ismyismahan323 ปีที่แล้ว

      Alhamdulillah ilahay ba maxaad iskaley

  • @rambo6383
    @rambo6383 ปีที่แล้ว +140

    I don't believe love I believe making money enjoy your self and put your self first

    • @nafisafarah9560
      @nafisafarah9560 ปีที่แล้ว +9

      Aad iyo aad waa kugu raacsanahay jacaylka banaanka aan ka raadineeyno iyo ineey dadka na jeclaadaan nafteena inaan anaga siino wax ka fiican ma laha oo waqtiga jacayl ku lumineeyno nafteena galino

    • @farhannabulsi
      @farhannabulsi ปีที่แล้ว +2

      Actually is right

    • @c.c.g.1464
      @c.c.g.1464 ปีที่แล้ว +2

      That is true 👍

    • @fatumazahra1752
      @fatumazahra1752 ปีที่แล้ว +3

      How did u born rambo with money your parents loved eachother then married tell me all people r not the same

    • @Geedaqorowmedia-ko5pi
      @Geedaqorowmedia-ko5pi ปีที่แล้ว +1

      Right bro

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +46

    Jah jaceelku wa cajiib
    Allow qof na jecel noo sahal ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Ramadan Karim walalaha somaliyeed

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 ปีที่แล้ว +55

    Ramadaan ka waa dhamaad Ilaahow khayr na see iyo caafimaad cumri dheer cibaado suuban aamiin yaa alaah ❤❤❤❤

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin Amiin yaa allh

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +72

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin o I wada sartan dhamantin SUBSCRIBED walalahen dhamantin guulesta dhamanten walalyal aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +45

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano

  • @salafibare8945
    @salafibare8945 ปีที่แล้ว +19

    Jiliinkaan wa heer sare 😂😂😂😂
    Gabadha samaynta sheekooyinka Riwayada ah wayku dheeraysaa

  • @abdallamx
    @abdallamx ปีที่แล้ว +15

    Qiso waalan waaye meelow usocotaan garan waayay😂😂

  • @wardfuad4368
    @wardfuad4368 ปีที่แล้ว +7

    Qofka qalbigisa waa la ilaaliyaa qof ku jecl inaad hesho waa nasib

  • @abdikanielmi2950
    @abdikanielmi2950 ปีที่แล้ว +74

    Wale waqtiga Ayad ii ga lu misay sheeko Aanan jirin qiyaali😅😅

    • @Salahfoi
      @Salahfoi ปีที่แล้ว +15

      Thanks for saving me 26 minutes I'm not going to watch ⌚

    • @yussufeyabdii
      @yussufeyabdii ปีที่แล้ว +1

      Tan adiga free makuqadhanlahet

    • @RoseMarry-em9eo
      @RoseMarry-em9eo ปีที่แล้ว

      Ma adaa beenale ah been kama aragnee😂

    • @RoseMarry-em9eo
      @RoseMarry-em9eo ปีที่แล้ว

      ​@@yussufeyabdii xitaa lacag kuma helaysid😂

    • @abdikanielmi2950
      @abdikanielmi2950 ปีที่แล้ว +1

      @@yussufeyabdii way daalan tahay🤣

  • @mohamedqadhar8622
    @mohamedqadhar8622 ปีที่แล้ว +10

    Brilliant story ...

  • @hujuumboy5175
    @hujuumboy5175 11 หลายเดือนก่อน +3

    In aad qof jeclaato waxaa mudan allah iyo labadaa waalin waxa soo haro waa dan un jaceylka banaanka ah waa baga bugaando 2020 baa albaabkiisa soo xiray alx forex gym naftee baa hormariyaa naag waqti ay leedahay waqtigeedana cid iga xegto malahan dagnaasho in loo noolaado ayaa fiican orod wax ma ku imaado 😊

  • @nagiibabdi9290
    @nagiibabdi9290 ปีที่แล้ว +12

    The love without money like.a tea without sugar

  • @amanimohamed1304
    @amanimohamed1304 ปีที่แล้ว +2

    First like first comment keep going

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +5

    Naagi saaxiib malah waa wax daneysata ah waa xasidiin shartooda laga duceystaah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼gabdhoh saaxiib naageed iska Jira💯💯👏👏

    • @tigerboy5408
      @tigerboy5408 ปีที่แล้ว +1

      Abayo saas maxaa uleedhahay adhi gabar matihid 😮😮

    • @happyhjmc1975
      @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +1

      Waan ahey Lkn saxiibnimada waxba kama yaqaanan adigoo wanaajinayey god kuu qodayaan

  • @abdiwelialihassan
    @abdiwelialihassan ปีที่แล้ว +7

    Ciyaal food wax baa heysto 😂😂😂😂

  • @AbuunuurAbdi-co6qx
    @AbuunuurAbdi-co6qx ปีที่แล้ว +5

    War waxan foolxumada badan maala jeclaadaa😂😂😂😂😅😅😅

  • @muscabjo9092
    @muscabjo9092 ปีที่แล้ว +8

    Jaceylaa wiil ku daadiye ma wax laga sheekeyaa , history jaceyl maka seeso mia qofta mxa ku dray wlale ,
    Wxa la ciloonoya waqtiga ee iga dhumisay, meshan ridwan lee faiday veiws

  • @abdinooralielmi1916
    @abdinooralielmi1916 ปีที่แล้ว

    Nice story I like the flow of the story.

  • @mssdiamond7193
    @mssdiamond7193 ปีที่แล้ว +2

    Ciwaaanka beeenta ah Ridwaanow iska jooji waaaaa Ramadaane
    Hortiisay kusuuuxday kulahaaa

  • @sadiyoabdullahi5076
    @sadiyoabdullahi5076 ปีที่แล้ว +66

    Qisadayda jacayl hada ka hadlo Sheekadi Ahmad ka baqaa 😂😂😂😂😂

  • @sadiyoabdullahi5076
    @sadiyoabdullahi5076 ปีที่แล้ว +54

    Sheekadan run ma ila eka lkn waan iska daawaday😂😂

    • @xawodagan63
      @xawodagan63 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂

    • @aizhaawad1099
      @aizhaawad1099 ปีที่แล้ว +4

      haa wlhi waxn ben be u egtahy😂😂

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว +2

      Alla beerka😂😂😂

    • @sadiyoabdullahi5076
      @sadiyoabdullahi5076 ปีที่แล้ว +1

      @@aizhaawad1099 Weey raad raadine sheekada qalbiyan uma hadleyso

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 ปีที่แล้ว

      Weynoqon kartaa run

  • @nuurmaxmae8429
    @nuurmaxmae8429 ปีที่แล้ว +1

    Guul ridwaan isack

  • @qanjeey0018
    @qanjeey0018 ปีที่แล้ว +4

    Waqtigaa ika lumay Wlhi waxpa Kama fa,iidin Been io baran bugaanto lee😡😡

  • @maxamedibrahim7535
    @maxamedibrahim7535 ปีที่แล้ว +6

    Beenta ugu wayn ee qof qof kle ka sheego waxa waaye inuu dhaho hebel naa iga dhax hadlaayo 😂😂😂😂

  • @apdilaahimohoabdi2373
    @apdilaahimohoabdi2373 ปีที่แล้ว +13

    waqtigad igaLumisay shekadan mid jirta mahan 😂😂😂

    • @khadrasiciid4044
      @khadrasiciid4044 5 หลายเดือนก่อน

      Adaa ii shegay maba daawan

  • @fartaaden6813
    @fartaaden6813 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi jecelku waa cajib abayo Anika hitaa qisadas wey igo dacdey

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว +1

      Kaly ridwaan u imow taxanaha musalsslka kaqeyb qado

  • @susansafi4296
    @susansafi4296 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi gabadha shekadeda wxba kama jiran😂😂😂🎉😊

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว +1

      Dhageeyso dulqadka badi😂😂😂

  • @suleimanabdiqadir6333
    @suleimanabdiqadir6333 ปีที่แล้ว +4

    Sheekda gunaanadkeda waa qof ijecel ayaan ku ciyaaray

  • @wilkiidahirow3885
    @wilkiidahirow3885 ปีที่แล้ว +10

    Waa true story 😁

    • @Kaalimk51
      @Kaalimk51 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 ปีที่แล้ว +7

    Ano suuxsan ayaa hospital la ii qaday anoo suuxsana waa la iga soo celiyay aaaa wllo waa ramadame said ka naga dhaaf nh😂😂😂😂😂😂😂

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว +1

      😂😂

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว

      😂😂😂 vaarka jowji

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 ปีที่แล้ว

      @@faisal-iv6hj hee Gabdha ramadaanta maba uso galin ayada😂😂😂😂😂

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว

      @@khaalidyare4252 ilaa hada qoslayaa nin dhib badantahy

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 ปีที่แล้ว

      @@faisal-iv6hj hhhhhhhhhh ma dhibadniye waa laygu xataa inan dnibanahay

  • @issanoornoordakat3070
    @issanoornoordakat3070 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa aad uu caqli badan

  • @zahittadeysey2227
    @zahittadeysey2227 ปีที่แล้ว +15

    Sharafti jacaylka maantay dhimatay😂😂😂😂

    • @abdisalanmuhumed6135
      @abdisalanmuhumed6135 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdulrashidali8752
      @abdulrashidali8752 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @Nalka60
      @Nalka60 5 หลายเดือนก่อน

      Jacel maba jireey maxee sharaftiisa dhimataa😢😢😢

  • @ibrahimamin4824
    @ibrahimamin4824 ปีที่แล้ว +7

    These are issues that many young somali ladies are facing while in school and some even drop out of their studies because of sickness.we need our big somali ulumas clarify for us the cause of this..
    That is my opinion Mr ridhwaan...big fan

  • @smartcomment7838
    @smartcomment7838 ปีที่แล้ว +3

    Quruxeey wajiga iska soo dhaq next time yaab waaye

  • @axmedcusmaan3643
    @axmedcusmaan3643 ปีที่แล้ว +3

    Ridwaanow MA Aadan Nagaxishoonin Waxa No keentay Gabar Filin Jileyso Xayesiinta Aye is ka Badisay
    Waxano kale Naga ilaali Sxb

  • @ridwanabdi4546
    @ridwanabdi4546 ปีที่แล้ว +4

    Sheekadan khiyaali bay u egthay😂😂

  • @KaranHeart-yv5by
    @KaranHeart-yv5by ปีที่แล้ว +7

    Horta mxy wax kle iskaga dhigosa mana shidne 😂😂

  • @cqanixasanwarsame2903
    @cqanixasanwarsame2903 ปีที่แล้ว +4

    Shekada way nagu dul sameen 😅🤣 waa iska shageestay lol 😂

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 ปีที่แล้ว +14

    Hadda maxeee noga shekeeeysay gabadhaan, muhiimadu shekadu Waa Iney wil jacel kadiiday waxas ma dhacdo cajiib ahoo Laga shekeyaa 😂😂. Meshan ridwan Leee kufaiday OO views kuhelay.

  • @amiiraabdishakuur9363
    @amiiraabdishakuur9363 ปีที่แล้ว +9

    First 🎉😂😂😂❤

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว +20

    Ridhwaan sheeko jecel "EEHEE EEHEE EHEE"😂 CAFIO

  • @kntv4856
    @kntv4856 ปีที่แล้ว +1

    gabdaha marka aad sanatka riixo o wakhtiga sii socdo ayey sotowan falcelintodi hore. ruux qaali ah ayey iska digaan. marka qof kasto o xiriir uso bandigto wey kafaanan ilaa sanatka caburiyo. wakhtigaan ku kasto wey lajaan qaadayaan wxayna dhahaan 'bora ni mwanaume" micna hadaaba rag yahay....bal weydi sheekadan mexey ukeentay imika

  • @caamirabdi8145
    @caamirabdi8145 ปีที่แล้ว +9

    Shekadan meqo malin ayey soo diyaarineysay qoftaan😂

    • @ainohh5402
      @ainohh5402 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @Kaalimk51
      @Kaalimk51 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 ปีที่แล้ว +2

    Miirdabolanka Horta ma jacelka leh 😅ani ma aminsani qof inu kaa dhex hadli karo wali tecnologi gaas lama gaarin 😊

  • @moisackabdi8260
    @moisackabdi8260 ปีที่แล้ว +2

    Qiyaali meesha la imaadey qoftan wlhi 😂

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว +1

    Gabar Aan Wax Loo Sheegan Magaceeda Gacanta Lagu Qortay Waa Wax Igu Cusub

  • @lonepoy8858
    @lonepoy8858 ปีที่แล้ว

    Walle dumara allow ana jcln😅xoolo dumar warba ka dhrty wlle

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว +30

    Adaaaba nasiib leh 😂 oo lagu jeclaaday oona laguu ilmeeyey 😂 cafio 😂 hadana adigaa xanuunka ku dambeeyo xasuustana kugu xun tahay 😂

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 ปีที่แล้ว +1

      Anee iku dhacday 🤣🤣🤣

    • @liibaancabdi2174
      @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว

      @@amalabdullahi328 ma itirina 😂 cafio 😂

  • @mohamedhussein6240
    @mohamedhussein6240 ปีที่แล้ว +8

    Hii story haina laadha 😅😅😅 weh ridwaan shekho2macquul laimoww

  • @luckyphotography1166
    @luckyphotography1166 ปีที่แล้ว +6

    Gabadhaan waxaan alifaadley makyahiin 😂😅

  • @samiraosman49
    @samiraosman49 ปีที่แล้ว +2

    Dhinacay u socoto wlhi maan fahmin😂😂

  • @siciidyusufcali67
    @siciidyusufcali67 ปีที่แล้ว +1

    Waxa paa bAaa laga dhaha aniga yaa noo jeclDaaa azmed wajigiisa wye😂😂😂😂isoo wirn hhhhhh

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 ปีที่แล้ว +3

    Waa 😂Sheeko Bug ah wax la qaadan karo oo Soconaya keena

  • @xiisxaaji6336
    @xiisxaaji6336 ปีที่แล้ว +2

    Iga tag sheeko macaan baan sugayee waqti lumis miyaan rabe marka😂😂😂

  • @mj.dhshane8583
    @mj.dhshane8583 ปีที่แล้ว +1

    If you have money you have everything girls needs money this world everything interest😊😢

  • @wllmuxka8097
    @wllmuxka8097 ปีที่แล้ว +5

    MARKEY MIHIR BEESHA YAA U SHEEGA IN ISBITALKA LOOLA CARAREY IYO IN TARTIIB LOO WADAY 😁😊🤣

  • @ibrahimkhalil6648
    @ibrahimkhalil6648 ปีที่แล้ว +1

    Shekadhan maarax waaaye wax jirto ilaamaekoo
    😂😂😂😂

  • @anfahnoor9054
    @anfahnoor9054 ปีที่แล้ว +1

    Walaley camera ayaaba hor imaanaysaaye Maad waxa kuu marsan iska soo dhaqdid??

  • @bellaabdalla912
    @bellaabdalla912 ปีที่แล้ว +3

    Filin miya mexe tahay 20 minutes+, Cadi iska dhiga 10 minutes kuso kooba Alla miino taasa laqataa 😂😮

  • @aizhaawad1099
    @aizhaawad1099 ปีที่แล้ว

    hhhh waxn wa sheko bena laso alifay😅😅😅😅

  • @ainohh5402
    @ainohh5402 ปีที่แล้ว +2

    Wax lasoo koobi karo ee noogu dheereene😂😂

  • @abdirahmanalihajji5692
    @abdirahmanalihajji5692 ปีที่แล้ว +9

    Hanabin wilka plz wll wakutuga . Ar aniga dulqad badhaniya wan dameste 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FarxaanXidig-vg6ry
    @FarxaanXidig-vg6ry ปีที่แล้ว

    Ani xitaa gabar ayan jeclahay lkn jaceylkeega Uma Shegan karo waa baqanaya marka maxa ii talo ah halii sheego asxaapey😞😩😭😭

  • @sabriinahmed1041
    @sabriinahmed1041 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha maxaa uweydiin weysay iyada wiilkaas gadaashiis waxa ku dhacay iyo iney guursatay iyo inkale😅

  • @kulmiyebare8
    @kulmiyebare8 ปีที่แล้ว +3

    Wow Ahmedka ruunta ah waa kaa camal 🤣🤣🤣

  • @malirasta2688
    @malirasta2688 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan madadaalo ahaan leee haloo qaato hahahahahah xarfaanee

  • @qatraqween
    @qatraqween ปีที่แล้ว +8

    Waxaan manta dadhan firsanay maa Jin muahay 😂😂

  • @ayubabdirizak4098
    @ayubabdirizak4098 ปีที่แล้ว +1

    Anaab taa oo kle igu dhacday oo ...waa iska aduun ...Alx😊😊

  • @saalimyare8375
    @saalimyare8375 ปีที่แล้ว +1

    Ridhwan naso Badi wll

  • @mjboy491
    @mjboy491 ปีที่แล้ว +4

    Ridwaan sxp wiilka sooqabo lawad iskubalmi sxp

    • @saidizakido6846
      @saidizakido6846 ปีที่แล้ว +1

      Wiil kee waxan jebkeede kala Soo baxda qof laga dhex qeeliyo ma ugtahay horta😂

  • @kaptanosmancade6177
    @kaptanosmancade6177 ปีที่แล้ว

    Barnamijkan ayan rabnaa nyw waxaan kale nagadaaf...

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว +1

    Commenti khaldan iyo vios khaladan aa soo galay😂

  • @sackali1464
    @sackali1464 ปีที่แล้ว +1

    Qofka ma qadan karo hadana jaceylka ma aqaan kulaha ridwan dulqad badanida sxp kk

  • @hanadnuur4966
    @hanadnuur4966 ปีที่แล้ว +1

    Aniga igu dhacday taas Wana ka badbaday😂

  • @Shamuurecabdi
    @Shamuurecabdi ปีที่แล้ว +3

    Hadan qiyaamin dhib malahan

  • @abdiNaasir-wi6yd
    @abdiNaasir-wi6yd 9 หลายเดือนก่อน

    LOVE IS NOT EASY❤

  • @MowlidCarabey-fx1lb
    @MowlidCarabey-fx1lb ปีที่แล้ว +1

    Bro isoo Qabo

  • @amirahmed5003
    @amirahmed5003 ปีที่แล้ว

    Sheekadaan waxaan u arkaa maaweelada caruurta 🤣🤣🤣

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 ปีที่แล้ว +1

    Mar hadee sheekada Facemas u soo marsatay Waa been iyo faataa dhug 😀😀😀😀😀

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 ปีที่แล้ว +4

    Gabar yar oo qurux badan. Telkeeda iso qora aniga aya wadaya ceeldheer ayan geeyna

  • @cabdirisaaqcumar1575
    @cabdirisaaqcumar1575 ปีที่แล้ว

    Warkaas
    Waa sheeko
    Lajilaayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farxanibrahim4814
    @farxanibrahim4814 ปีที่แล้ว +5

    Waxaa iga dacsin rabataa in nin rag kuu ilmeyey hadan ka yelo adiga iga fican wlhi gawar intaan u onlahay waxaa idhamo intaa single nimo ku joko qafyehey 😂😂

    • @mjama7664
      @mjama7664 ปีที่แล้ว +1

      Naago ismidan arag

  • @farxiyomoha4523
    @farxiyomoha4523 ปีที่แล้ว +3

    Eehe ehee kuu ku lha ana waqtikaa ika cunteena ciil ika haayo 😡😡😡

  • @ahmedabdimm
    @ahmedabdimm 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekada waxan kaqaadanayna jacaylka lacagta kawayn ragow jirkiina dhista shaqaysta maalintad jeebkaga hubtid qofkad rabtid Waad helikarta bye

  • @apdinaasirahmett9232
    @apdinaasirahmett9232 ปีที่แล้ว +5

    Gunaandaka waxa weeye qof ijecel ayaan ku ciyaaray😂

  • @CaliAbuukar-lm3rl
    @CaliAbuukar-lm3rl ปีที่แล้ว

    Waaaa aniga nin kas sxp

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว

    asc halmid qaadaneeyn qof suuxsan see dhaqtarka u soo celina no macquul

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 ปีที่แล้ว +1

    Naa wajga mad iskaa so dhaqdid intadan no imanin huno hhhh😅

  • @abdikharalim32
    @abdikharalim32 ปีที่แล้ว +6

    Save your time guyz😂😂

  • @apdiaziizhilwa3063
    @apdiaziizhilwa3063 ปีที่แล้ว

    Naag walan weeye 😂

  • @moha10593
    @moha10593 ปีที่แล้ว +1

    Magaca ma adiga keli aya lahaan kara 😅 marki lagu dahayo wiil ba magaca gacanta ku qortee

  • @madulibrahin8282
    @madulibrahin8282 ปีที่แล้ว

    Sxb rudwan aniga aya qiso xanun badan ihesata sxb

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว +1

    Sheekadaan Shimbira Yahoo Heesa Waaye kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @queenofhijab
      @queenofhijab ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassanabukestoofficial2246
    @hassanabukestoofficial2246 ปีที่แล้ว +2

    Khiyaali naga dhaaf wllo

  • @cismaanxiireey5748
    @cismaanxiireey5748 ปีที่แล้ว

    Nagaha sanadkan waa wada il

  • @wardaabdih1339
    @wardaabdih1339 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko pilaa macniya weyi waxani😅

  • @ahmedshukri1838
    @ahmedshukri1838 ปีที่แล้ว

    waqtii ayaa iga dumise shekaa beley😅😅😅😅

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd ปีที่แล้ว

    First comment 😂😂😂

  • @saidizakido6846
    @saidizakido6846 ปีที่แล้ว +4

    Waxan isalha sheeko balaya bey Soo wada qof baa iga dhex gala hayo waxa iga daran intaa karkan dentay ku qadatay😂

    • @Abdisamed-babe
      @Abdisamed-babe ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂subxnllh

    • @saidizakido6846
      @saidizakido6846 ปีที่แล้ว

      @@Abdisamed-babe , Ila hada ciil baa iga haya